Тёмный

Raalli Gelin Iyo katabatag Muxaadaradii Xalay || Sh Maxamed Umal 

Salafmedia
Подписаться 866 тыс.
Просмотров 97 тыс.
50% 1

✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 558   
@dal-xoreeye1030
@dal-xoreeye1030 Месяц назад
Anaga reer muqdisho ah shiekh umul na wan jecelnahay Allah dartii aana ujecelnahay Allah ha barakeeyo shiikha o cimrigiisa ha udaayo
@mansuur.p4779
@mansuur.p4779 Месяц назад
Wad ku saxantahaye shiquna Allah ha ku xafido waxan khaldoomin waa Allah
@AbudalxamustafeCali
@AbudalxamustafeCali Месяц назад
Allha shekh noo kaa daayo
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 Месяц назад
Fudedkan maxaa geliyey haduu isku kalsonyahy, qof Raddi Suu ulahaa buu qalad hor le galay. Maqaldame waa Allah lkn dgdga waxuu ka ahaady shaydaan. Degdegssiyo door Madhasho ألتأني من الله والعجلة من الشيطان
@AbdikadirNure123
@AbdikadirNure123 Месяц назад
Miidkan qaldamin waa Allah wana qadane sheeq shukran
@user-kz6ls7my5z
@user-kz6ls7my5z Месяц назад
Intaa yar waa qalad uu rabbi nagu abuuray xitaa ma uusan ula qasdin shekha m.a waana sifo lagu yaqaano caalimka allow noo barakeey shekheena walhi asadka sunada ee samankan حفظه الله ورعاه❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@CaafimaadkaRagga
@CaafimaadkaRagga Месяц назад
Walaal wuxuu kahadlayeyba suufiyada Bay ahaayeen ee uu lahaa ereygaas Bay leeyihiin laakiin dad Dana gaara leh baasikale utarjumtay
@iraadhuruusecoliraad1734
@iraadhuruusecoliraad1734 Месяц назад
Waa ku Saxantay unkaa leh ma ogtagahaymakaad timid xamar wiil baaa yiri waa isku qaxinaayà sheekh umal oo clawing waacin keenay
@CaafimaadkaRagga
@CaafimaadkaRagga Месяц назад
@@iraadhuruusecoliraad1734 Suufiyo wax walba ka Filo waana is qarxin karaan ileen diintaba nin amaankaa kala wayne
@saidamohamed8097
@saidamohamed8097 Месяц назад
Shiiqeena Alaah raali ha kaa noqdo aduun iyo aaqiraba
@user-yj6zm6jq5u
@user-yj6zm6jq5u Месяц назад
maasha Allaah Tabaaraka Allaah Reer oo Xasan waa dadkeeygi waana Shekheeygi iyo Mudiirkeeygi AL Sheikh Maxamad Haadi Raxmatu Llaahi Caleeyhi .
@JamaXurbe
@JamaXurbe Месяц назад
Sh umal ilaahay haxifdiyo shiikha waa xanuusanyahay waxaan jeclaan lahaa in lagakaafiyo cadaynta xaqqa arrintan
@Calinaaji1
@Calinaaji1 Месяц назад
Allah haka qabto musliminta umal hassaani inta ay dhumiyeen allah ha Soo hanuuniyo amiin 🤲🤲 umuda ay baadiyeenayan allah haka qabto
@ruqiyojacfar1244
@ruqiyojacfar1244 Месяц назад
Sh umal ilaah ha ku xafido
@mohamedhassan5617
@mohamedhassan5617 Месяц назад
Maaa shaaalaah waa raganimo in hadii la qaldamo raali gelin la baxsho. Shukran sheekh
@BARAKA114
@BARAKA114 Месяц назад
Allaha ku xifdiyo sheikh mohamed raaligilinta neh waan kaa qabnaa dad ayaa ka faaideystay hadalkaaga oo si qaldan u isticmaalay xaqa ha sareeyo ❤
@بكاه.الزمان
@بكاه.الزمان Месяц назад
Sheekh Maxamed Cabdi Umal Macallin Cabdi. Xafidahullaah.
@QamarAli-tk8ss
@QamarAli-tk8ss Месяц назад
Sheekh mohamed umul ale dartii kuu jeclahy allaah ku barakeeyo❤❤❤❤😢😢😢😢❤❤❤😢😢❤❤
@ahmedomar5692
@ahmedomar5692 Месяц назад
شيخنا الفاضل Allah kaa raali noqodo
@shamsohussein4180
@shamsohussein4180 Месяц назад
Sheeq umul Soo malaha muqawilka war dheer Marka unuka iskaleh ey leyhin 🆎 muqdisho ayaga iska leh😁
@BiilaaBoodboode-nw6qr
@BiilaaBoodboode-nw6qr Месяц назад
رضينا عنك، أسأل الله أن يرضي عنك فضيلة الشيخ، أحبك في الله
@user-ex8px2lu9y
@user-ex8px2lu9y Месяц назад
Sheekheeni soomaaliyeed Allaha ku xifdiyo
@adanmohussein
@adanmohussein Месяц назад
Waa sida caalimka iyo caaqilka lagu yaqaano alle hakaa raali noqdo sh maxamed ilahay umahad islamka ee soomaaliyeed hakuu daayo waan ku jecelnahay❤❤
@mohamedosman6000
@mohamedosman6000 Месяц назад
Allah ha ka raalli noqdo, Ilahay cimriga ha ku dheereeyo, wa sheikh wanaagsan o nadiif ah Ilahay ha ku barakeeyo
@ismailljama2205
@ismailljama2205 Месяц назад
Maanshaa Allah Wanaag badan ayaa kaamuuqda iyo kalsooni badan maanta waa yar uhay nin sidaa umada umaqala ama uraaligali ama dambi laga tirsado raaligalin kabixiya ilaahay haku xafido
@cabdikariimsharmake5953
@cabdikariimsharmake5953 Месяц назад
Waa mahadsan tahy sheekhuna raali gelinta waan ka qabnaa
@AniisaDiriye
@AniisaDiriye Месяц назад
Allaah yaxfiduk sheekhunaa Dadkan maanta nool inta sida wax San u fiirisaa aad bay u yaryihiin ha isku dhibin
@mohamedsharif6647
@mohamedsharif6647 Месяц назад
Mashaa Allaah sheekh ilaahay ha ku xafido waa Hadal si loo yiri qofna si u qaatey. Qof Muslim sax baad tahay oo Micnaha Raali Gelinta Yaqaana.
@halaneali6643
@halaneali6643 Месяц назад
Masha allah tabataka laah dar alle ayaan kuu jevlahay mucaadaroyinkaadana waan ku xirnahay ilaah ha ku barakeeyo Sheq maxamad cabdi umulow
@fiidowmrk
@fiidowmrk Месяц назад
Maa sha Allah shek umul rabi ha ku xifdiyo waliga wadna mhdsanthy shekeqena
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed Месяц назад
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-my7my5yr6c
@user-my7my5yr6c Месяц назад
وهذا من تواضع العالم ❤ بارك الله لك يا شيخنا الحبيب العالم
@exhibit1011
@exhibit1011 Месяц назад
Maa Shaa Allah tabaaraka may Allah grant our sheikh long life full of ibada and health and jannatul firdows hereafter Aameen ❤❤❤
@AbdurahmanAweys
@AbdurahmanAweys Месяц назад
Masha Allah caalimka soomaaliyed Allah haku xifdiyo cimriga Allah kubarakeyo.
@MaxamadDeeq-zo2uy
@MaxamadDeeq-zo2uy Месяц назад
Rer aw xasan wa culimo waaweyn oo caan ku ah cilmiga hal shakhsi oo xun ama labana wey yeelan karaan sh umal shukran
@asaabarakeyste1724
@asaabarakeyste1724 Месяц назад
Allah ku xifdiyo shiiqunaa sheeq maxamed umal
@abduwelidimbilei8318
@abduwelidimbilei8318 Месяц назад
Manasha Alaah sh/maxamed abdi umala Ilaahay haku barakeyo ☝🏼☝🏼☝🏼☝🏼☝🏼
@user-wf7oo9ho7w
@user-wf7oo9ho7w Месяц назад
Qofka muslimka ah waxa lagu yaqana inu khaladkiisa kaso noqdo sh umal wad saxantahay Alle cimri dher iyo cibado suuban haku siiyo
@SarahBashe-xy8bk
@SarahBashe-xy8bk Месяц назад
Allah ha ku caafiyo oo Cumri dheer iyo Cibaado Suuben ha ku siiyo Allahuma Amiin
@mohamudsheikalii4020
@mohamudsheikalii4020 Месяц назад
Sheikh mohamed abdi umal cilmiga iyo caqliga iyo cafimad kaba allaha kusiyadiyo umada wax badan wad ukhidmeeysay u faaideysay
@JamiiloXusen
@JamiiloXusen Месяц назад
ALLAH BArakoyo shekhena shekh umal ilahey janada guri ha kaka dhiiso❤❤❤❤
@aftinissack2886
@aftinissack2886 Месяц назад
بارك الله فيك ياشيخ وزادحرصك،وطول عمرك
@snw9257
@snw9257 Месяц назад
Masha Allah tabaraka Allah jizaka Allahu khayr sheekh Maxmed Illahay haku xifdiyo
@user-es8rs5tf1y
@user-es8rs5tf1y Месяц назад
Shikh umal allaha kaa raali noqdo umada cadow baa jira jaanis yar kugu raadaayo ma qaldame waa allah mar alala mar dadka wax usheeg idhaho dadba intay dhegeesta wax qaldan karadayo iyagoo mow qifkooga yahay in ay wax un ay ku qabsankaraan raadinaya allaha ku xifdiyo
@felisabdi3794
@felisabdi3794 Месяц назад
Maashaa Allaah sheekh Allaah ku barakeeyo Rabina ha kuu denbi dhaafo aamiin
@user-wn3hv8ws7e
@user-wn3hv8ws7e Месяц назад
Masha allah sheekh jigjiga ayan ad kaga bahanahaye noso wereeg sheekh insha allah hadeey sutogal tahay
@Awraali
@Awraali Месяц назад
بارك الله فيكم شيخنا وعالمنا
@samirr546
@samirr546 Месяц назад
Sheekh umal anigu reer muqdisho ma ihi hadan lahjadooda aad baan u jeclahay unukaa leh markii aad tidhina waan ku qoslay uun dhibna ma jiro sheekh shugran.
@Goljano-f1n
@Goljano-f1n Месяц назад
Maansha alaah sheekhanaa ilaahay hakaa raali noqdo Aakharo iyo Aduunba ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hamsemahamedali3380
@hamsemahamedali3380 Месяц назад
ماشاء الله تبارك الله شيخنا الحبيب
@maryamamatan3219
@maryamamatan3219 Месяц назад
Sheekha ilahay ha xifdiyo aduun iyo aakharaba amiin
@mahdiahmed2850
@mahdiahmed2850 Месяц назад
هذه هي صفة العلماء....اللهم بارك وزد في علمه وعمره بالصحة والعافية والنفع
@AbdiqaniYare-nk5mn
@AbdiqaniYare-nk5mn Месяц назад
Abti umada islaamka ah ee Soomaaliyeed iskudirkeeda iyo kalaqaybinteeda iyadana intaadan dhiman katoobadkeen oobulshada aad khaladka ufadwootay ee khawaarijta iyo baaska aad uhorseedeen,cafis waydiista insha Allah.
@Ahmednur9765
@Ahmednur9765 Месяц назад
Maa xeysa caadeyn isago maxadharo umada isku dhiiyarayo ALLAH kayab bro
@anabmohamed4036
@anabmohamed4036 Месяц назад
بارك الله خيرا يا شيخنا الفاضل و اكثر الله امثالك.🎉🎉🎉❤❤❤
@ahmedali5976
@ahmedali5976 Месяц назад
Baraka Laahu Fiika Sheekh Umalow, Allaha Raxmaanka ahi ha ku Barakeeyo. Waa ka Sheekha Caalimka ah dhabta ah.
@user-lh2sr8wt4l
@user-lh2sr8wt4l Месяц назад
Suukh Umas adigoo kaliyaa saxan oo haya jidkii rasuulka Suufiyaduna waa halaw Allaahu baynanaa wa sa yaxkun
@ismahaanfaarah9893
@ismahaanfaarah9893 Месяц назад
jazak allah kher sheekhun maxamed cabdi umal
@DumarBilla
@DumarBilla Месяц назад
Ilhy cimriga iyo cfmdkada hku barakyo shekh shukran
@salatabdirahman4880
@salatabdirahman4880 Месяц назад
JazakaAllah kheir jazaa
@nurdinabdirahman2776
@nurdinabdirahman2776 15 дней назад
Love you sh umal
@fathinuur7485
@fathinuur7485 Месяц назад
Allaah ha ku xifdiyo Sheequna Sheeq Maxamed Cabdi Umal
@user-oo3yl2ry3c
@user-oo3yl2ry3c Месяц назад
Sh umal inta aan arkey waa shiikha kaliya ee hadii wax laga tawdo saxa oo hadal ka dabageeya warkiisii hore waana sida madax looga baahan yahay waayo sayidinaa cumar watii gabartu saxday markii meherka qofku waa sabbatiiraxan karaa jisaakallah sheekh
@abdirashidadow3765
@abdirashidadow3765 Месяц назад
MashaAllah Sheikhuna....xadalkaga wu ficanyah..... JazakalLahu kheiral Jaza
@laamaha
@laamaha Месяц назад
Masha allaah walahi sheekh umal nin wanagsan Waye lakin qofkii allaah tusiyo xaqa AA fahmay 😢😢
@dr.amirmuse5974
@dr.amirmuse5974 Месяц назад
Allaah ku xafido Shiikh. Ixtiraam weyn ayaan kuu heynaa marwalba
@maamoqaali717
@maamoqaali717 Месяц назад
Alle hakaa raali ahaado fi duniyaa wal aakhira
@abdirizacktube116
@abdirizacktube116 Месяц назад
جزاه الله خيرا وبارك فيك يا شيخنا الفاضل
@jawahirweyrah8153
@jawahirweyrah8153 Месяц назад
Mashaallah sheeq alle swt ha ku barakeyo aduun iyo aqiraba
@aaminozahro4517
@aaminozahro4517 Месяц назад
Muqdisho wn joogna sheikhana ilaahay darti ayn ujecelnhy cimri dher iyo cfmd allaha ku siyo sheikh
@cabdullaahixasan981
@cabdullaahixasan981 Месяц назад
شيخنا waan ogaa inaadan qalad ula jeedin waadse ku mahadsantahay raali galintaada
@nuurnaasir6404
@nuurnaasir6404 Месяц назад
Jazakalaahu khayran mahadsanid sheekh.
@SaynabJamac-e8z
@SaynabJamac-e8z Месяц назад
Alaah hakuxafido shikhanaaa alaah hakubarekeyo❤❤❤
@Abdullahialim1
@Abdullahialim1 Месяц назад
ماشاء الله ، بارك الله فيك
@omaryussuf5788
@omaryussuf5788 Месяц назад
بارك الله فيك شيخنا الفاضل
@cousinbro1580
@cousinbro1580 Месяц назад
Illaahey haku sharfo Sheikhuna walhi Soomaalida very sensitive beey ku yihin qabyaalada kalmada sheikha yiri reerka lahjada leh baan ka soo jeedaa walhi in aysan wax xanuun ah igu qaban markaa maqlay culumada iyo qabiilkana culumada ila weyn sheikh umalna ixtiraamka aan waalidkey u hayaan u hayaa sheikh Illaahey cilmiga caafimaadka iyo cimrigaba kaguu barakeeyo
@najaxnajax4656
@najaxnajax4656 Месяц назад
Qof fiyow baad tahay oo aaminsan culimada oo la caayo ama loo gefo iney tahay arin xun oo Allah nooga digey, allaha barakeeyo adiga iyo inta caqliga saliimka u saaxiibka ah.
@mr.aosman3054
@mr.aosman3054 Месяц назад
Allaha kaa raali noqdo Sheekh Maxamed Cabdi Umal
@mahadhodey2774
@mahadhodey2774 Месяц назад
Cadaab deg deg ilaahay kugu rid musqul
@mr.mohameddahir3917
@mr.mohameddahir3917 Месяц назад
جزاك الله خيرا
@fadumohassan5561
@fadumohassan5561 Месяц назад
Jazaakallaah Kheyr sheikh Cimriga iyo caafimaadkaba Allaha kuu barakeeyo
@asliimuur5024
@asliimuur5024 Месяц назад
Maashaa Allah illaah illah ha ku xifdiyo sheekh umul
@hamseizhqi9554
@hamseizhqi9554 Месяц назад
Raali waan kanahay shiikhena hadaan naha rer ow xassan❤
@HappyArchaeology-zl5ok
@HappyArchaeology-zl5ok Месяц назад
Mxeytahy reerka aad kahadlayso yaab,ma duuxa ayeey kaa gashay bahasha
@hamseizhqi9554
@hamseizhqi9554 Месяц назад
@@HappyArchaeology-zl5ok kkk shilha na rali galiyay adiga kulama hadlin wax hubso
@CaafimaadkaRagga
@CaafimaadkaRagga Месяц назад
​@@hamseizhqi9554hhhh sax
@user-ve4cg1oi2b
@user-ve4cg1oi2b Месяц назад
Reer owxasan lama raali galinin ee waxaa la raali galiyay abgaal 😂😂😂
@user-of2mw4ik7c
@user-of2mw4ik7c Месяц назад
😂😂😂 waad waalantihiin somaliyey
@dahirawke9268
@dahirawke9268 Месяц назад
Shiekh allaha kuxafido macalinkeena ayaa tahay
@user-xr4jl5pc1w
@user-xr4jl5pc1w Месяц назад
M.a Alle haku barakeeyo yaaa sheeykhunaa
@rahmoabdirahmanxaayoow2403
@rahmoabdirahmanxaayoow2403 Месяц назад
جزاك الله عن دين الإسلام خيرا ❤
@safiyamukhtar2574
@safiyamukhtar2574 Месяц назад
❤❤❤❤❤❤ حفظك الرحمن يا شيخنا الفاضل وكثرالله امثالك
@foracademic1299
@foracademic1299 Месяц назад
MAA-SHAA-ALLAH jazaka Lahu khayr Sheikhana Al-FAADHIL
@ismailismail510
@ismailismail510 Месяц назад
Jazaakallaahu khayr khayran jazaa sheequnal faadil sh maxamed cabdi umal ilaahay subxaanahu watacalaa haku xifdiyo aduun iyo aakhiraba ilaahay sharta dadka caloosha ka buko hakaa xifdiyo
@user-eb7op3gr7c
@user-eb7op3gr7c Месяц назад
بارك الله فيك يا شيخ حفضك الله ورعاك اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@habibaomar5857
@habibaomar5857 Месяц назад
shukran yaa sheekhunaa allaha kaa raali ahaado.
@MahadHussein-zs9ie
@MahadHussein-zs9ie Месяц назад
Dhaman teen allah rali hanaga noqdo
@abdisharif8315
@abdisharif8315 Месяц назад
Maasha allaah waa Sheekh Iimaan leh oo ilaashanaya diintiisa iyo akhlaaqdiisa Jazaasakallaah kheyr SHEEKH UMAL.
@seidmahamed9825
@seidmahamed9825 Месяц назад
Mahadsanid sheekhuna allaha kaa ajirsiiyo
@nimcoali3237
@nimcoali3237 Месяц назад
Alaha ku barakeeyo sheeqeena sheeq Umul
@Ayan-le4hb
@Ayan-le4hb Месяц назад
MAASHAA'ALAAH ILAAHAAY haku barakeeyo Sheekh Mohamed Abdi Umal sida laguu saxayo , maa umada habeen iyo maalinba faraha gafkoodu ka baxay oo uu Soomoow u horeeyo iyo Suufiyada oo dhan oo dhanba khalad waliba caqiido Diineed looga aamusan yahay ????????? Soomaalidu habeen iyo maalinba gaf bay ku hadlaane halawada saxo Umada yaan Sheekh Umal kaliya la cayrsanine .
@engmohamudibrahim4402
@engmohamudibrahim4402 Месяц назад
Jazakallah kheir Ya Shiekh ❤❤❤
@user-yj6zm6jq5u
@user-yj6zm6jq5u Месяц назад
لو أنّ رجلاً : رجلاً إسم إنّ منصوب بالفتحة.
@abdullahihussein3808
@abdullahihussein3808 Месяц назад
Jazakallahu kheiran sheikh
@abdirashidmohamed5773
@abdirashidmohamed5773 Месяц назад
Guuleeyso sheekheena.
@SumayaCabdi-xv6gk
@SumayaCabdi-xv6gk Месяц назад
Salaahu calayhi wasalam salaahu calayhi ❤wasalam salaahu calayhi wasalam ❤❤❤
@amiinkareershiikh7359
@amiinkareershiikh7359 Месяц назад
شيخنا اُمل ربي يحفظك ويحميك ويسعدك ويفرح قلبك ويطول عمرك يارب
@cabdulahaibrahim6928
@cabdulahaibrahim6928 Месяц назад
maqal dame waa allaha waye halkaa kasi wad dacwada
@Aminasacdia
@Aminasacdia Месяц назад
Sheeeikh ilhay raali hakaa ahaado raali waan kaanahay
@user-zg7st2kb1r
@user-zg7st2kb1r Месяц назад
Shukran sheeqow baraka llah❤❤❤❤❤❤
@calixasanxuseen5198
@calixasanxuseen5198 Месяц назад
Maasha allaah shiiq maxamed c umul
@abdirahmanibrahim4334
@abdirahmanibrahim4334 Месяц назад
Masha allaaah allaah kaa raalinoqdo sheekhunaa
@layaansamiix6592
@layaansamiix6592 Месяц назад
Sheekh umal xagee kala xiriiraa. Igu caawiya wllky
@MohamedOmar-fu6uu
@MohamedOmar-fu6uu Месяц назад
Nairobi hadad joogto masjidka six Malaga waayo
@luuluu.69
@luuluu.69 Месяц назад
جزاك الله خيرا يا شيخ محمد الله يحفظك في الدنيا والآخرة
Далее
кого отпустят гулять чееек
00:53
Starman🫡
00:18
Просмотров 12 млн
Q 1aad || Mowliidka || Dr Sh Maxamud Maxamed Shibli
1:04:48
24 su aalood oo wada furriin ah || Sh Maxamed Cabdi Umal
1:25:06
кого отпустят гулять чееек
00:53