Тёмный

RAHMA HASSAN IYO MUKHTAAR JIGJIGAWI | JAWIGA YAAL JIGJIGA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 

ABDI ASKARI TUBE
Подписаться 1,7 млн
Просмотров 2,2 млн
50% 1

JAWIGA YAALLEE JIGJIGA
JALIIL KU ABUURAY IYO
JACAYLKAAGI DARTII
MIYAAN HURDA JIIFSADAY..
ADAAN KUU HAYAA JACAYL
---------
SONG OF THE YEAR
JAWRADDII JABUUTI VS XIDDIIGA JIGJIGA
RAXMA XASAN IYO MUKHTAAR JIGJIGAWI
EREYADA: ABWAAN DHAKO
LAXANKA: MUKHTAR JIGJIGAAWI
MUSIC: CABDIQAHAAR ILKACASE
DIRECTED BY: SHAKIIB
PRODUCED BY: ABDIASKARITUBE
--------------------------------------------------
Subscribe for more awesome content (IT'S FREE) bit.ly/3oTYCR1
It would be wonderful to follow us on our social media platforms.
/ abdiaskaritube
Twitter: / abdiaskaritube​
Instagram: / abdiaskaritube
TikTok: / abdiaskaritubbe
Email: abdiaskaritube@gmail.com
''Thumbs up if you think I brought this video to your attention'' Thank You.

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 350   
@mustaphe301
@mustaphe301 2 года назад
Wuxu aha qofki ugu wanagsana uguna naxariis badanaa ee dunidan soo Mara Rasuuluna Muxammed scw scw scw scw
@deeqsandeeqsan2137
@deeqsandeeqsan2137 2 года назад
Inaad danbi tahay ma ogid miyaa meshan uma qalmo inaad ku soo qorto qoraalkan mesha fusuqu ka socde wax kale inaad qorta kuu roon
@abwaanabdiaziizdhako
@abwaanabdiaziizdhako 2 года назад
Aniga Oo ah Abwaanka Heesta Curiyay Ayaa Ku Leh Thanks In Badan
@farxiyaibrahimismacil7591
@farxiyaibrahimismacil7591 2 года назад
Salalaahu calayhi wasalam ♥️♥️
@abwaanabdiaziizdhako
@abwaanabdiaziizdhako 2 года назад
Csw csw
@sulekhacabdisulekhacabdi9466
@sulekhacabdisulekhacabdi9466 2 года назад
sallalhu calayhi wasalam sallalhu calayhi wasalam sallalhu calayhi wasalam sallalhu calayhi wasalam sallalhu calayhi wasalam sallalhu calayhi wasalam sallalhu calayhi wasalam sallalhu calayhi wasalam sallalhu calayhi wasalam sallalhu calayhi wasalam sallalhu calayhi wasalam sallalhu calayhi wasalam
@hodanizha6003
@hodanizha6003 2 года назад
Waan jeclahay reer jigjiga from Muqdisho 🥰❤️
@raoneweye2544
@raoneweye2544 2 года назад
Love u too🥰
@fadumoomar6314
@fadumoomar6314 2 года назад
Wan jeclahay reer jigjiga from Muqdisho 🥰🥰🥰
@t6f
@t6f 2 года назад
We love ❤️ ❤️‍🩹you too wll
@naruurab1114
@naruurab1114 2 года назад
Anagana Waan ku jecelnahay
@nasriish128
@nasriish128 2 года назад
Sido kle ree muqdisho wa idin jecelnahy👑💉🇸🇴
@Enginerev
@Enginerev 2 года назад
Naag gaaban iyo nin dheer isku qurux badanaa 👌🏾
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 2 года назад
Ilove you reer jigjiga iyo reer jabuti🥰♥️
@t6f
@t6f 2 года назад
We love ❤️ you too
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 2 года назад
@@t6f 🥰🥰
@mahadciidey5697
@mahadciidey5697 2 года назад
HEES MCN WEEYE HEESTU LKN QUR'AANKA KA MCN BADAN WLLHI ❤❤❤
@maxamedcali5473
@maxamedcali5473 2 года назад
M.a sax
@farxiyamaxamud671
@farxiyamaxamud671 2 года назад
inad isa so barbar dhigtaa waa qalad
@user-vh3md7mb4z
@user-vh3md7mb4z 3 месяца назад
💝💝♥️♥️
@ayanbourhan5497
@ayanbourhan5497 2 года назад
Gabadhayada qurux iyo cod allah ku manaystay ilxun kuma aragto rahma
@abdallaeid045
@abdallaeid045 2 года назад
Rahma Codkeedu Waa Ashqaraar Runtii Aniga Cimaamadeeda Waan Tuuray💯🙌
@maxameddj5694
@maxameddj5694 2 года назад
Jigjiga❤ vs jabuuti❤from hargeisa nabad kuwaara🙏
@miranahmed1424
@miranahmed1424 2 года назад
Wawww jowharadi djibouti 🇩🇯🇩🇯 fananadena rahma hassan keep going sister from djibouti jano ❤🇩🇯
@faraxabdillahi3361
@faraxabdillahi3361 2 года назад
Reer jigjiga aad bn u jecelay caruurtayda mustaqbal kana wiil ogaadeen ayaan rajeynaya inuu aabo u noqdo
@ahmedahmedahmedahmed680
@ahmedahmedahmedahmed680 2 года назад
Soo dhawow qaali dumar
@faraxabdillahi3361
@faraxabdillahi3361 2 года назад
Mahadsanid indr
@ahmedahmedahmedahmed680
@ahmedahmedahmedahmed680 2 года назад
Adaa mudan qali
@asmahappy7737
@asmahappy7737 2 года назад
🥰
@asmahappy7737
@asmahappy7737 2 года назад
Fubj
@Younowhatimakillya
@Younowhatimakillya 2 года назад
Labo fanaan oon kala dhicin iyo erayo qiimo leh, jecliyaa Djibouti iyo jigjigaba from Borama 👍
@Sharbeela
@Sharbeela 2 года назад
Omg 😱 10 jeer kabadan wan dawaday waa heesti sanadka Styl codka jilninka %100❤️❤️❤️🇸🇴
@Nursalah2
@Nursalah2 2 года назад
Walee raxma fankii weey la wareegtay Raxmaay saf kawada mar iyagoo dhan 🤩🤩 Waxaad tahay jeex kamida Jismiga ruuxdayda oo Jacaylkaan kuu hayaa Kawayn jamashiyo ciyaar
@abdixakiimxamarji3773
@abdixakiimxamarji3773 2 года назад
Heesta nin wayn baa sameeyay Abwaan dhako Laxan fiican buu u helay mukhtaar Rahma iyo mukhtaar jigjigaawi codka way Ku raaxaystee One love Somali wayn Alle haydin barakeeyo meelkasta oo aad dunida Ka joogtaan somaliyeey walaalayaal
@abwaanabdiaziizdhako
@abwaanabdiaziizdhako 2 года назад
Wall alle haku sharfo in badan Waan kugu ogahay gobonimada
@abdixakiimxamarji3773
@abdixakiimxamarji3773 2 года назад
@@abwaanabdiaziizdhako mahadsanid wll🙏🙏🙏
@apirahmanmohametthusseinma9737
@apirahmanmohametthusseinma9737 2 года назад
@@abwaanabdiaziizdhako ma adaa heesta leh see wax kasiyihin🤔🤔😏
@UmniyahAdem-qw3cx
@UmniyahAdem-qw3cx 3 месяца назад
@abwaanabdiaziizdhako🎉❤
@kifaaxabdi4794
@kifaaxabdi4794 2 года назад
Hees way dhaaftay tani boqorada codka rahma hasan ❤💫
@ismahannooribrahim2623
@ismahannooribrahim2623 2 года назад
Wiilkayagu qurux Steyl iyo cod buu isku darsaday Mnsh allah🥰
@Banban12626
@Banban12626 2 года назад
Rahmana kama foga waa gabadh Og ah
@iqbaaljalaqsan8598
@iqbaaljalaqsan8598 2 года назад
Jigjiga hoygi poqortoyada 💚💙💚
@omarabdiaziiz726
@omarabdiaziiz726 5 месяцев назад
Baarliine jaceylkaan kuu qabaa ka ween mcn ❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢
@rashkaabdulaahi9792
@rashkaabdulaahi9792 2 года назад
Raxmo...🎤Cood Kaga Mcn Wanka Helay Adiga ima Jediid Balse Kan Ciwanka Leh Waxan Ku Shega..Ani She.is,Love Raxmo..😘😍😍😍
@asaddiamond4416
@asaddiamond4416 2 года назад
Boqorada Codka Rahma Hassan👑😍💋💋💋💋💋💋💋💋💋
@ayaancabdi2770
@ayaancabdi2770 2 года назад
Codkeeda the best 👌 waaye masha Allah
@afardhan8026
@afardhan8026 2 года назад
Jawharadi Djibouti 🇩🇯🥰 vive rahma hassan gabdh na matasha
@nasteexocrisaaq4598
@nasteexocrisaaq4598 2 года назад
Jigjiga wa marki igu horysa aa imaadya heestan ku dhaagysn 😓😓 August 11 2022
@adirecc6200
@adirecc6200 2 года назад
Abdi qahar wuu nawaalayaa music wax kle wadnuhuu taabanayaa I liked it 🔥💯
@rahmaabdi9019
@rahmaabdi9019 Год назад
Masha Allah muqtar and Samideyda rahma Noladaaa.❤
@saadhawa9376
@saadhawa9376 2 года назад
wowww rahma hassan from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@aktarsharmaarkeofficial3837
@aktarsharmaarkeofficial3837 2 года назад
ILAAHAY DANBIGIISA IYO KA HOOYADII HADHAAFO QOFKA HAL SUBISKAREEB II SAARA EE WALSHY AMA WALLKY AH EE SOOMAALIYEED🥰
@Deergraphics
@Deergraphics 4 месяца назад
Raxma xasan wankujecelahay ❤🇩🇯
@hannifomar6894
@hannifomar6894 2 года назад
I love Djibouti wlhi from Wajeer . Mar Allah igeya. Love you my people ❤️❤️
@mouktarabdi6327
@mouktarabdi6327 2 года назад
Insha Allah
@Younowhatimakillya
@Younowhatimakillya 2 года назад
Love wajeer iyo Djibouti from Borame , jecliyaa somali oo mida
@hannifomar6894
@hannifomar6894 2 года назад
@@Younowhatimakillya waaay midobi mar daw inshaalah sxp . Borame hoyga wax barashada anba waan jecla runti .
@user-oy3ft5uq5w
@user-oy3ft5uq5w 3 месяца назад
Xcv
@mubarigcaska25
@mubarigcaska25 2 года назад
Boqorada codka raxma xasan and mukhtaar Jigjigawi Siday heestan iso gadhay ba waan kuso celcelnaya
@XaYadFilMsMusicPro
@XaYadFilMsMusicPro 2 года назад
RAHMA CADEY IYO MUKHTAAR JIJIGA LABA LEGEND AYAA IS HELAY WALEE
@xidigtdaaroodandog9723
@xidigtdaaroodandog9723 2 года назад
Woooow heesa weya dhaftey jawiga yala jigjiga jano❤ rahma
@asmamohamed3376
@asmamohamed3376 2 года назад
Omg hees way dhaftay
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Год назад
Keep going por labo lejin oo is helaya ❤
@sadenuurxinbilsnx6704
@sadenuurxinbilsnx6704 2 года назад
Ikaabay ilajiraaay jahoradii jabuutiyay another level song
@nuuramukhtaar2350
@nuuramukhtaar2350 2 года назад
Jah jigjiga my home jabuti melan jeclhey 🥰❤️🙈
@abuhassan673
@abuhassan673 Год назад
Waan u❤xiisay jigjiga caday iyo jawigii macana
@najmi4100
@najmi4100 2 года назад
Will abaskuul legend
@ugaazahmedshire91
@ugaazahmedshire91 2 года назад
Muqtaar jigjigaawi iyo raxmo Xasan Hees iyo bar 🙏👋
@kaderadam7543
@kaderadam7543 2 года назад
Wow!!!!!!!! Inaba caadi ma ahan!!! Mukhtaar jigjigaawi , Raxma Xasan... Iyo Alfanaan + Musician C/qahaar. Dhamaantiin Salaam wllo Janoy janadii ifkay Naftaa kuu jeelanoo Halkaan jago kaaga dhigay Ma jiro ruux tegi karaa. 🙄🙄 Eesh qiyaazak
@abwaanabdiaziizdhako
@abwaanabdiaziizdhako 2 года назад
Thanks wallkayow
@abwaanabdiaziizdhako
@abwaanabdiaziizdhako 2 года назад
Thanks wallo
@ilyaasahmad5123
@ilyaasahmad5123 2 года назад
Rahma hesta way u qaraxday waxay kolba meel tagtaba jigjiga ayay uga qaraxday
@Jecelow.77
@Jecelow.77 2 месяца назад
I love this song❤
@hibomoud1565
@hibomoud1565 2 года назад
Belle chanson avec uses belles voies top
@ABDIASKARITUBEShorts
@ABDIASKARITUBEShorts 2 года назад
siduu hanka kuula jiro isii adna jeer kalgacal❤
@maxamedamiin2146
@maxamedamiin2146 2 года назад
Fanka ayd nolysn dhihi karaa cod iyo laxan Amazin 😘😘
@mubariccsamadxusen5401
@mubariccsamadxusen5401 2 года назад
Haraan uturay cimaamadaada rahma xasan boqorada codka tagera number one 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@queennasra8552
@queennasra8552 2 года назад
Johradii jabuutay aaaa hees iyo badh😍😍
@sahraali6929
@sahraali6929 2 года назад
Hees dhaaftay🔥❤️ Halkaan Jega Kaaga dhigay Majiro Ruux Tegi karaa🔥🥰
@maxamuudaxmed-v5t
@maxamuudaxmed-v5t 2 месяца назад
Djibouti 🇩🇯i love you
@qaaliquman.official696
@qaaliquman.official696 2 года назад
Wlle heestan waan kuu tuuray cimamada anika 👏🏻🥰jecelkan kuu haya kaweyn jamsho iyo ciyaar 🫣
@abwaanabdiaziizdhako
@abwaanabdiaziizdhako 10 месяцев назад
Kkkkkkk
@rabiabdillahi235
@rabiabdillahi235 Год назад
Rahma la meilleure chanteuse de tout les temps . Notre fierté
@mahamedabdi5026
@mahamedabdi5026 2 года назад
Jigjiga 🇬🇲
@zamiyasm1920
@zamiyasm1920 Год назад
ayyyy this is my song 😁💎
@kawsarsaid2251
@kawsarsaid2251 2 года назад
Ma sha Allah tabarak Allah Rahma cod dahab 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@Ahmed_sh.khalif10
@Ahmed_sh.khalif10 2 года назад
Jigjigaan idinkaso salaamayaa 🥰🖖
@burhaancirro7705
@burhaancirro7705 2 года назад
hestu waa cajiib codadkana waa cajiib waliba raxma waa fanaan buuxa oo leh cid sixir ah❤❤❤🚻🚻
@hamsefuad9595
@hamsefuad9595 2 года назад
The best camera in jigjiga shakib keeb going
@manaicha5976
@manaicha5976 2 года назад
Belle chanson notre jeune fille Rahma 😍
@anfacmaxamed1023
@anfacmaxamed1023 2 года назад
9⁹9p
@anfacmaxamed1023
@anfacmaxamed1023 2 года назад
9
@abuhassan673
@abuhassan673 Год назад
Al fanaan sxbkay qaali mukhtaar jigjigaawi waa sxbka Axmed jigjigaawi from Australia ee aad bunka wada cabi jirteen with axmed canada salaan sare wll
@mustafemahamed277
@mustafemahamed277 2 года назад
Woow two legends keep going best song and abdi askari tube another level good job
@somalifanproducts9965
@somalifanproducts9965 2 года назад
Jigjigaay gudahaaga💋❤❤❤💋ilove reer jigjiga
@mymoonmukhtaar7948
@mymoonmukhtaar7948 2 года назад
raxma on t aime vive djibouti
@nasriinsomali5161
@nasriinsomali5161 2 года назад
Ay boqortoyada codka mukhtar jigjigawi and rahma hees iyo bar wayye coming soon 1m views isbuuc 🥰
@princesssmily8442
@princesssmily8442 2 года назад
Wow Rahma hassan iyo jigjigadi gobta😍
@amyeden8616
@amyeden8616 2 года назад
Heestan Waan ku kolba ceceshanaa wlh 👌💯
@shoaibsheikhabdullahi7828
@shoaibsheikhabdullahi7828 2 года назад
Adaan kuu hayaa jacayl another level
@ahmedsalimabdi3043
@ahmedsalimabdi3043 2 года назад
WAW!. I like it.
@naazirilyaaz9292
@naazirilyaaz9292 2 года назад
Besta songs two legends
@akuuleabdinaasir5907
@akuuleabdinaasir5907 2 года назад
Best song 🎵 2022 Mukhtaar Jigjigaawi and Rahma Hassan two Legends 😍
@salmoqurux5614
@salmoqurux5614 2 года назад
”w²1 i
@somaliafrica2079
@somaliafrica2079 Год назад
Rahmahasaa
@somaliafrica2079
@somaliafrica2079 Год назад
Graham a has a Rahmahassa
@sakariyadahirhassan8767
@sakariyadahirhassan8767 2 года назад
Abwaan abdicasis dhako hees iyo badh ayuu keenay
@abwaanabdiaziizdhako
@abwaanabdiaziizdhako 2 года назад
Thanks wallkayow
@nuurabiib9227
@nuurabiib9227 2 года назад
Two lengends ayaa ku baraajeeyay heeska
@nimcodow1230
@nimcodow1230 2 года назад
Manshalh Mukhtar jigjigaawi raxma Hasan legend fanaanin 🥰🥰
@ciisemaxamuud5722
@ciisemaxamuud5722 2 года назад
How the melody and remix they did is amazing with the beats 💓☕🍰
@Somaliyoutuper
@Somaliyoutuper Год назад
Basa
@husnivlogchannal5160
@husnivlogchannal5160 Год назад
Axsn heees cajib ah walhi saki ila hda waakuceshanoyaa hesta kama daalo dhagesiga hetan waxn jecl iga dheh alfnan liban iyo raxmo waa fananin halkeda dhigay wxn kdawsnoyaa Minneapolis tarikh 29/11/2022 good
@diamondcali8695
@diamondcali8695 Год назад
Jah qoraalkaaga sigooni ah ayaan udareemay Waa hees iyo bar masha allah allha kugu xafido meeshaada
@diamondcali8695
@diamondcali8695 Год назад
Waxeey turjumeysaa 2da fanaan inee jigjiga iyo jqbuti kasoo kala jeedaan axsan jcl aloow calafka noo hagaaji
@aaminacaliaaminacali2266
@aaminacaliaaminacali2266 Год назад
Mashaallah rahma
@qadracabdi4554
@qadracabdi4554 2 года назад
Waxaa thy jeex ka mid ah 🥰🥰🥰🥰 M 🥰🥰🥰🥰
@saharaibrahim988
@saharaibrahim988 2 года назад
Wooow m.a both of u hve nice voice 👌
@maxamuudaxmed-v5t
@maxamuudaxmed-v5t Месяц назад
Love You my People 💕💕💕
@user-oc4th3ih8n
@user-oc4th3ih8n 7 месяцев назад
Below ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ djabuti iyo jijigag I love you 😍
@sadaamahmedismail7076
@sadaamahmedismail7076 2 года назад
Mansha allah hees qurux badan
@rahmaahmed2690
@rahmaahmed2690 2 года назад
Djapouti & jigjiga rahmo io muqtaar❤❤
@yuusufhajiandsucaadabdi3084
@yuusufhajiandsucaadabdi3084 2 года назад
Jawiga Jigjiga Yaal♥️👑♥️
@FARHIAMOHAMED360
@FARHIAMOHAMED360 2 года назад
I liked this song ❤️
@xasanmahad2490
@xasanmahad2490 2 года назад
TanyR fankii waa shidaty say doontay ka yeeshay waleee keep going
@roukialoulahamoud5868
@roukialoulahamoud5868 2 года назад
👸👸👸👸👸👸👸RAHMA la Star de Djibouti /Grand big up the new generation.
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 2 года назад
Nice song 🎵 👌 👍 👏 ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️
@DalmarNuur-eb3os
@DalmarNuur-eb3os 8 месяцев назад
Asc qurux badan❤❤❤❤❤❤❤❤
@deeqaxuuseen397
@deeqaxuuseen397 2 года назад
raxma hasan boqorqdq codka 🇩🇯🇩🇯😍🥰
@adarsaid5801
@adarsaid5801 2 года назад
Ma reine rahma dieu protège ce qui fait mal 🖤🖤
@saalimayuub1129
@saalimayuub1129 2 года назад
Cudur kuma haleelo aqliga kaama Suuloo ceeb kuma salaantoo Cadaw kaama guleysto dadka Kaama cararaan marna wehel Ha weyn cafimaad iigu nolow 💪💪💪💪
@abdallejelle7528
@abdallejelle7528 2 года назад
Aaaaah ooh myy daysssss🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@housseinosman9316
@housseinosman9316 Год назад
Best song wawww rahma belle voix mashallah keep going
@muqdishaawiboy2309
@muqdishaawiboy2309 2 года назад
Inkastoo aad chance ii haynin hadana wan kaaga mahad celinaa inaad comentigeyga akhrisay🖐️
@mashaallahallahkuxafidohun2587
@mashaallahallahkuxafidohun2587 2 года назад
Waad dhegtayn halkaan rabay. Fankaa Qurodaydaa waa kaaa Nolladaa heestaan waa Shegakalleh.
@istarcawad2132
@istarcawad2132 2 года назад
amazing 👏 🥰 igu socotaaa jah
@abdiraxmaanmaxamed
@abdiraxmaanmaxamed Год назад
Khaam hees
@mogadishustreets4979
@mogadishustreets4979 Год назад
Heestaan aad baan oga helay runtii
@salaanmaxamed
@salaanmaxamed 5 месяцев назад
Waaw jawiga yaala jigjiga
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 2 года назад
Hees macquul ah ABDIYOW beryahan waa seexatay ee soo bax 😄
@fartunhussain3374
@fartunhussain3374 2 года назад
Hees way dhafte tan♥️
Далее
KU SAARAY TAAJKA
5:05
Просмотров 404 тыс.
Они захватят этот мир🗿
00:48
Просмотров 563 тыс.
Sigma Girl Pizza #funny #memes #comedy
00:14
Просмотров 1,6 млн
Tufaax Darajo iyo Mukhtaar Osman  | GOOGAA | 2018
7:50
Rahma Hassan I Dhaaf New Song Video Official 2022
4:08