Тёмный

RAHMA HASSAN | Ruux igu lamaan | Official Music Video 2021 

CASKA FILMS
Подписаться 290 тыс.
Просмотров 3,6 млн
50% 1

Contact us:-
Instagram:- hassendharaar
Snapchat:- idharaar
Copyright © 2021 CASKA FILMS all rights reserved

Опубликовано:

 

22 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 782   
@kalifahmed619
@kalifahmed619 3 года назад
Caadi maaha heesta inta igu raacsan markay dhaafto 1million like dheg ku siiya
@jaamcyare6404
@jaamcyare6404 3 года назад
weey gaartay 1million✌️❤️❤️
@inaraguehofficial8831
@inaraguehofficial8831 2 года назад
Way dhaaftey
@FooziyaMohamett
@FooziyaMohamett 6 месяцев назад
3.3m bey mareysa😂❤
@ZalaadEid-rj9sv
@ZalaadEid-rj9sv Месяц назад
3.5 maraysaa Haa s0c0t00 Hawshuu❤❤
@SiciidoMahad
@SiciidoMahad Месяц назад
❤😊ooo Tg😅​@@inaraguehofficial8831
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 3 года назад
RiHanna_da SomaLida ayay noqonysaa Tan yRi Golden Voice 🥶🤍💯
@abubakarmussa9368
@abubakarmussa9368 3 года назад
Zaw mah 😂😂
@ikramfarah
@ikramfarah 3 года назад
Qumey meel walba jooga🥀❤🤣
@suhaybxasanaxmed8304
@suhaybxasanaxmed8304 2 года назад
🎇
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 2 года назад
@@ikramfarah Hpi adiga sow kuma eegto 😂😂
@amnyali8654
@amnyali8654 3 года назад
Rahma qof LA cod ah Wali Maan arag woow like waxaad kaga sii cod macaantay markaad quraanka akhrinayso walahi masha allah tabarakalah weeye xaqa alle u caraar sister addunku waa maalme
@muxumedxaraar4307
@muxumedxaraar4307 3 года назад
Asc
@zamaarailkacaz9448
@zamaarailkacaz9448 3 года назад
Yurub iyo farhia iska aya ka cod macan iyo khadra silimo
@mukhtaar_officiel
@mukhtaar_officiel Месяц назад
​@@zamaarailkacaz9448 isku jiilba maha walal iskuma dhigman kuwaas fanki dheexe ayay shiiten oo cid gaadhaysa jirinba
@jammamartilaaq7433
@jammamartilaaq7433 3 года назад
Joog iyo jamaal Qurux iyo cod macaan🤩
@muxumedxaraar4307
@muxumedxaraar4307 3 года назад
Asc
@bushromohmud3802
@bushromohmud3802 3 года назад
Say mnzha allh
@apdoulwahab8309
@apdoulwahab8309 3 года назад
Laxawgii jaceylka iyo laydhbaa ii sidatee luguhuna hal jirto bay ikanaan Waxaa kalee ❤❤❤
@abdinajib327
@abdinajib327 3 года назад
Inta gabadhan khadra ahaanta ku taageerta😀😀🤣🤣likta ha ila dhaafina
@muxumedxaraar4307
@muxumedxaraar4307 3 года назад
Asc
@sahnibrahim833
@sahnibrahim833 3 года назад
Ma khadra dhashay
@qamarlucassuudaanilove463
@qamarlucassuudaanilove463 3 года назад
Soil kii hooyadaa wase🖕🖕🖕🖕🖕🖕🖕🖕🖕
@nimojama586
@nimojama586 3 года назад
222
@Jookar1
@Jookar1 3 года назад
Ruwayadii ramadaantii ku bartay khadro iyo khadar🤣
@mohamedapdiqadir6191
@mohamedapdiqadir6191 3 года назад
Her voice is so heart-melting❤👑
@nuur-crisaaqabshir2841
@nuur-crisaaqabshir2841 3 года назад
Scbw so labo 😀
@kawsarcabdi6751
@kawsarcabdi6751 3 года назад
Maxado
@saadidrisssaad1874
@saadidrisssaad1874 3 года назад
😘🥰🥳Her voice is
@craxmaanofficial351
@craxmaanofficial351 3 года назад
💔💔💔💔💔💔
@craxmaanofficial351
@craxmaanofficial351 3 года назад
@@nuur-crisaaqabshir2841 😃😃👏💔
@alimohammedahmed7223
@alimohammedahmed7223 3 года назад
I am djiboutians afar and i love our own peoples 🤞
@maryamabdi1816
@maryamabdi1816 3 года назад
Abaha waas brother ✌️
@farxiyayuusuf844
@farxiyayuusuf844 3 года назад
@@maryamabdi1816 srgfr and a
@mnviepapa2003
@mnviepapa2003 8 месяцев назад
@@maryamabdi1816 adou kaga mad wastid
@abdiqadir9824
@abdiqadir9824 3 года назад
Habeenkaan laxanka heestan saarayey ismaan lahayn sidaasay noqonaysaa Long life rahma
@mahadgesale3368
@mahadgesale3368 2 года назад
ader gabdhu waa qolloma yayi cissah ka thyi? hadi aad run sheegyiso?
@ayaanlemahdi3521
@ayaanlemahdi3521 6 месяцев назад
😂😂😂 beenale
@ramosdias2513
@ramosdias2513 3 года назад
i from colombia i don't understand but love te voice and music 🇨🇴
@inasalaaxqasin2491
@inasalaaxqasin2491 3 года назад
😂😂😂😂 naga da ciyaarta somali dhako weyne bad tahaye 😂😂😂
@libanali556
@libanali556 3 года назад
@@inasalaaxqasin2491 oooooooò
@mr.rajtheofficial2668
@mr.rajtheofficial2668 3 года назад
But reality
@ibnumohamed2256
@ibnumohamed2256 3 года назад
Wryaa somaliyow anaga wxa hanagu akhrin ee mgca dias means God weeyan ee iska badal qudhcyahow
@mulkixaashi1878
@mulkixaashi1878 3 года назад
O
@GuledNaleye
@GuledNaleye 3 года назад
Hees iyo Riwaayad Labadaba Number one ayaad ka tahay Rahma Hassan Rihaanada Somalida Best Voice
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 3 года назад
My fav song 🦋👸🏻🖤
@nasraebraahim6424
@nasraebraahim6424 3 года назад
Inta Tiktok kaso racday is muujiya
@hudaguzel8452
@hudaguzel8452 3 года назад
☝️☝️☝️☝️
@fahmimohamed7372
@fahmimohamed7372 3 года назад
Merci 🙏
@shukrimohamed1193
@shukrimohamed1193 3 года назад
Aniga walee
@mssourmohamed1270
@mssourmohamed1270 3 года назад
Moi
@harounr402
@harounr402 3 года назад
Moi aussi
@craxiin_key797
@craxiin_key797 3 года назад
Hoyga fanka nogu kalay rahma aad qaraxdide dabcan ad fanka heer ka gadhide Welcome hargeisa
@AhmedMohamed-sp3wn
@AhmedMohamed-sp3wn 3 года назад
Wn Kugu raacsanahay zhp
@qiimobadan5498
@qiimobadan5498 3 года назад
saasay ba ku qaraxday😍magaalo laguma qarxee codkaga ku qarxiyah🥰❤️
@AhmedMohamed-sp3wn
@AhmedMohamed-sp3wn 3 года назад
@@qiimobadan5498 Hoyga fanka lagu qarxaa cod maahe
@housseindeheyehofficial2125
@housseindeheyehofficial2125 3 года назад
Mesha somalo dhan faanka bartay bay jogta
@abdirashka9468
@abdirashka9468 3 года назад
Djibouti 🇩🇯 Meeshay xuduntaydu ku aasantahay Walahi jacaylkaan u qabaa igama go 'o Inkasto intaan arkay yartahy love u summer isha allh waan joogaa isha allh
@Alsafeer232
@Alsafeer232 3 года назад
Greetings from Sudan to the Somali people, although I do not understand the language, I enjoy music. Love the beautiful people 💙🌸
@shukriadan2376
@shukriadan2376 3 года назад
I have forget her name but there z one sudanese friend of mine here in Nakuru who knows a somali song Ahmed Rasta of wedding i really like her
@warsawahmed6841
@warsawahmed6841 3 года назад
Thanks we love sudanes music
@bashiirmohamed6783
@bashiirmohamed6783 2 года назад
Thanks alot bro walahi I can't measure how much I love sudani people. 🙏🙏🙏🙏كل التقدير والاحترام
@luulmo9264
@luulmo9264 2 года назад
🥰🥰🥰🥰🥰❤✋💋😍😍😍
@amlaabdiazizyuusufamlaabdi5566
@amlaabdiazizyuusufamlaabdi5566 3 года назад
Qofta riwayada qatar soo dhigtaa wan ku wataa baayo reer jabuti oodhan waa ini salamey nasab iyo gob ba tahay
@fathiafany1918
@fathiafany1918 3 года назад
Allah yasalimak✋✋✋
@oumahawa6414
@oumahawa6414 3 года назад
Shoukran
@zaabiriiaxmed5623
@zaabiriiaxmed5623 3 года назад
Masha allah walashay illhy hagu xafido raxmo form somali🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ifka9013
@ifka9013 3 года назад
Qoftaan fanaaniin badan oo maanta magac leh ayay codka kaga fcnthy 100%
@suhaanacumar286
@suhaanacumar286 3 года назад
Hestan hadad tictock kasi racdy ood iga danbeso like isar 1m coming soon ❤😘cod mcn 😘
@barwaaqoxamse535
@barwaaqoxamse535 3 года назад
This
@hamdadaoud6059
@hamdadaoud6059 3 года назад
From Djibouti 🇩🇯
@Alxmdullilah0219
@Alxmdullilah0219 3 года назад
War sxp heestan xalay ayay qof aan aad isku jecel nahay iso dirtay wllhida jacaylkan uqabay midkasi badan ayay igalisay heestan ♥️♥️♥️♥️ Suugaanta sidan oo kle waxbay kaa badalaysa runtii
@mustafemoktar
@mustafemoktar 3 года назад
Farii
@mustafemoktar
@mustafemoktar 3 года назад
Fariid ❤️❤️❤️
@Alxmdullilah0219
@Alxmdullilah0219 3 года назад
@@mustafemoktar Thnkz quruxy ♥️♥️
@mustafemoktar
@mustafemoktar 3 года назад
Samaale Osman wll Mahad sani wll qali
@mustafemoktar
@mustafemoktar 3 года назад
Qofkad jeceshahayna ilaha hakuu sodhaweyo ❤️
@waxwalba1408
@waxwalba1408 3 года назад
Hala hala dadkii heesaha laha wakuwaa nio, axlaa jabuuti. Rahma hassan joog iyo jamal iyo codbad is raacsatey, kuwan hadda heesa gacan galey. From somaliland
@mizwacan3065
@mizwacan3065 3 года назад
Heesta 2021ka raxma cadey🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@ozanali5258
@ozanali5258 3 года назад
I have watched this song more than 20 times coz it's lovely song and it touched me so ❤️😘
@semonmohamed1142
@semonmohamed1142 3 года назад
Intaa Tiktok ka soo Aragtaye Love sara
@maamehaybe6388
@maamehaybe6388 3 года назад
Jabuuti fanaaniin erayo waaweyn wata ayaa ka soo baxa hore u soco quruxlay Rahma war Djibouti iga soo qabta midhan hhh
@Dangarad.01
@Dangarad.01 3 года назад
from hargaysa✊💚
@Sh-kj3qf
@Sh-kj3qf 3 года назад
Wxni raxmay cod waa dhaafay dee🥰🥰🥰👸❤
@A.A.A045
@A.A.A045 3 года назад
Rahma is an absolute beauty .She has an amazing voice 😍
@seynabadan4777
@seynabadan4777 2 года назад
Exams Natasha Slash sarcasm kuujiclahay
@saynabcabdidagaal5906
@saynabcabdidagaal5906 2 года назад
Raxma isan
@sihaamshardi9408
@sihaamshardi9408 3 года назад
Ereyadada Heesta:💯💥 - Ruux igu lamaan lag iyo feedha bidix Laabta guri ku yeesho ku lingaxan wadnaha oo igu ligan inaa tahay (X2) -Malado haweenkii sida lamadoojiyo nafta ula lagdamaya laca wada toosaa (X2) -Laxawgi jeceylkiyo leer baa isidatoo luguhuna halkad jirtey ladanow ii kenaan (X2) -Libintey arkaan laabentii kalgacal wada dheneyniskiisoo Libanta cashaqaa baryo igu labeeyo (X2) -Magam 'o la aanta nuurka aan wada qabo nafta lawa lagdoodkiyo lahashada madeysee (X2) -Laxawgi jeceylkiyo leer baa isitidoo luguhuna halkad jirtiyo ladanow ii Keenaan. (X2) Dhamaad.
@hassanibrahim4465
@hassanibrahim4465 3 года назад
Sorry huno siham malado( haweenki maha ee wa malado habeenki ) (libintey arkaan maha ee wa libintiiyo yerkaan laabentii kalgacal wada dhanay liskiiso)
@suldaanabdi5328
@suldaanabdi5328 3 года назад
Ikk
@sihaamshardi9408
@sihaamshardi9408 3 года назад
@@hassanibrahim4465 ma wll lahjadayda sidaa ah haween baan dhahnaa anga :)
@hassanibrahim4465
@hassanibrahim4465 3 года назад
@@sihaamshardi9408Marhaba huno
@mahadmuuse1065
@mahadmuuse1065 2 года назад
Ma gam'o la'aanta lurkaan awadaa qabo
@CryptosomaliAcademy
@CryptosomaliAcademy 3 года назад
Ma sha allah Golden voice ✨
@AbduraxmansaidAwale
@AbduraxmansaidAwale 8 месяцев назад
2021 markan turkey joogay😊
@theadorableboy8633
@theadorableboy8633 3 года назад
Inta ila midka ee quruxdeeda daawaneysa like dhac ku siiya.
@raxmaismail7439
@raxmaismail7439 3 года назад
Roux igu layman 👬👬
@caytocali6988
@caytocali6988 3 года назад
Waa codkii ugu macaanaa ee aan maqlo dhawaanahan. Jecliyaa dadkayga reer djibouti from hargeysa Somaliland❤️
@munagarad9004
@munagarad9004 3 года назад
Nimco
@munagarad9004
@munagarad9004 3 года назад
Nimco LoveÜ
@hoodobashiir3998
@hoodobashiir3998 6 месяцев назад
Thnks
@koofiyadofficial1808
@koofiyadofficial1808 3 года назад
GAALADU WAXAY COD KANO KALE DHAHAAN ONOTHER LEVEL BEST SONG🙏💯👑
@emilymohmed6584
@emilymohmed6584 3 года назад
Marka magaalbathy
@zamashh9414
@zamashh9414 3 года назад
Muslimka wxy dhahan best of the best
@asli8565
@asli8565 3 года назад
@@zamashh9414 🤣🤣🤣🤣💋
@maxamedxaji2995
@maxamedxaji2995 3 года назад
pure voice + erayo macn + qurux raxmay waxkle 🔥🔥 hestan wan ka helay from turkey🇹🇷 25/5/2021
@hodanmaxamed757
@hodanmaxamed757 3 года назад
Waaw isheecal cod mcn wan ku wata from borama 💕💕👑👑😍😍
@Sahel.
@Sahel. 3 года назад
I don't understand Somali music but vocals makes me keep replying the song 😂😂✌
@samiamahmud859
@samiamahmud859 3 года назад
Yeah right! 😂😂😂😂😂😂
@miskihassan2493
@miskihassan2493 3 года назад
@@samiamahmud859 pp
@queenmuqdisho4921
@queenmuqdisho4921 3 года назад
😂😂😂😅😅😅👊
@zamzamjacfar2440
@zamzamjacfar2440 3 года назад
☺️😂😂❤️
@abthirizakyoowjii8041
@abthirizakyoowjii8041 3 года назад
Intaan zomalinimadaasa zhaki galiyay alle danpi dhaaf haynoo dhigo 😂😂😂 from japan
@hudahussein218
@hudahussein218 3 года назад
The best voice in the world mashaalah
@muniirajirdeh766
@muniirajirdeh766 3 года назад
Waxan Hees iyo Cod Lama Odhan karo Way Hees iyo Cod Dhaaftay🥰♥️👏 Rahma keep Going 😍
@LovelyGarterSnake-iu1zu
@LovelyGarterSnake-iu1zu 6 месяцев назад
wllhi waxan ka heley sidi yar ee magaca suben eey igu dhawaqdey masha allah ❤❤❤❤
@cabdixaafidcalisaladh6205
@cabdixaafidcalisaladh6205 Год назад
Igu ligan intahayy❤
@marwaabdi8908
@marwaabdi8908 3 года назад
Yeah waan sugaynay heestan❤💋
@nasriinamagan5738
@nasriinamagan5738 3 года назад
Quruxey wan ku wataa wlhi heesaha iyo sheekoyinka comedy ah ee aad wado ❤
@mr.rajtheofficial2668
@mr.rajtheofficial2668 3 года назад
Rahma Hassan❣❣Je suis tn grande frère et tn supporter a viə🤩
@sayidcabdi-co9br
@sayidcabdi-co9br 5 месяцев назад
Inaba caadi maaha heestu inta ila mid ah love ❤ saara ❤❤❤
@asmasouldan
@asmasouldan 3 года назад
Du succès pour elle 🌹 vraiment en+d’etre belle sa voix🤩🥰💥🇩🇯
@jevkfs4409
@jevkfs4409 Год назад
Joosoyook7lil1iiosikkjljih kj0kj8kjlk
@Farayare451
@Farayare451 5 месяцев назад
2024 yaa ila daawanaya heestan ereyada iyo laxanka macaan leh ❤
@samram8905
@samram8905 3 года назад
(Rux)Ruux igu Lamaan Legiyo feedha bidix Labta (Laabta) guri ku yeesho Ku Lingaxan wadnaha oo igu Ligan inaad tahay ❤+❤🎎👫🦴🫀🏠🖇💞😭 Ma lado habeenki Sida laamaddoojiyo ( laamadoodkiyo??) Nafta ula Legdamaya (Laca) Laaca waaga toosa 🌃😪🤢🤧🛌🚫🔄🥴💔🔆🌄🤦 Laxawgi jacaylkiyo Layrba i sidato Luguhuna halkaad jirtay Ladanow i keenaan 🤒🤕💔💨🧚‍♂️🤴🏃‍♀️ Libintiyo yarkaan Labeenti kalgacal Wada dhanay Liskiiso Libaanta caashaqa Beryo igu labeeyo 💫💔🥛👫🎎🖇 Ma gam'o laanta Lurkan aawada qabo Nafta laballegdoodkiyo Lahashada ma daysee 🔥🔥💤❌💫🤼‍♀️😫🥴💔
@caydarussomalichannel939
@caydarussomalichannel939 3 года назад
Ereyo reer wajooyi ah.
@samram8905
@samram8905 3 года назад
@@caydarussomalichannel939 iska jir😅😅 reer barigii iyo reer galbeedkiina mey koonfuroobeen ?🤣🤣🤣 kaftan.som😁❤ wadaba isku geeyoo wuxu wa ereyo ama suggaan somaaliyeed , afkeeni hooyo , dhaxalkiii awoowayaasheen❤❤
@ahmedgiriyad606
@ahmedgiriyad606 3 года назад
Wad la keenty 😀
@asli8565
@asli8565 3 года назад
Wlhi Somalie way midob daay m.a gul 5 Somalie zaz ba no balan ah🥺❤❤
@badriyocsalaan7069
@badriyocsalaan7069 3 года назад
wwwwwww is the best thing you can ever think about yourself and your friends who don't have
@dekamoussa683
@dekamoussa683 3 года назад
elle a une très belle voix, je crois que c' est la seule djiboutienne à avoir 1 M de vue en peu de temps macha Allah Rahma bonne continuation fière de vous bravoo .
@faadumocalicabdi-z7d
@faadumocalicabdi-z7d 11 месяцев назад
💓💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋
@idmancaday8186
@idmancaday8186 3 года назад
Waa gabdhi igu horey uu reer jabuuti sidan uu qurux bdn
@mnviepapa2003
@mnviepapa2003 8 месяцев назад
Adi wala gu dhama uun foolhumoy
@mnviepapa2003
@mnviepapa2003 8 месяцев назад
Qurux nakuma gareysid
@salmaanaxmed7763
@salmaanaxmed7763 Год назад
I love soomaali songs I'm soomali Rahma HASSEN Your Voice is so Heart melting❤️‍🔥👀
@saxafideeqsan1105
@saxafideeqsan1105 3 года назад
Rahma ya igu shega nio ano gabar ah wn jeclahy from hargesa
@husseinrashead960
@husseinrashead960 3 года назад
Raxma xasan mar uun kaaley hargeysa aad fanka ku biirtidee😍😍
@sukaynaahmeth3218
@sukaynaahmeth3218 3 года назад
Ohhh my gosh she is amazing wallahy
@hamsemarcelo8224
@hamsemarcelo8224 3 года назад
Her voice beats me ☺️❤️
@سلطانالجراش-س8ط
@سلطانالجراش-س8ط 3 года назад
كل عام وانتم سعداء انقياء ...بقلوب بيضاء ووجوه مشرقه مبتسمه ....كل عام وانتم آمنين مطمئنين كل عام والفرح يعم حياتكم والعافيه تغلف اجسادكم 💞كل عام واشعب الصومالي بالف خير نفسي اتعلم الغه الصوماليه سنتين بصومال ومابعرف شي 💞
@cadnaanstudio6019
@cadnaanstudio6019 3 года назад
Her voice is so heart melting 💓
@mohamedfaais987
@mohamedfaais987 3 года назад
Increddible voice🥰🙆‍♀️
@wanaagaqoyska7887
@wanaagaqoyska7887 3 года назад
 𝐖𝐚𝐱𝐤𝐚𝐥𝐞 𝐢𝐧𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐟𝐚𝐧𝐚𝐧𝐚𝐝 𝐜𝐨𝐝𝐥𝐞𝐡 𝐰𝐞𝐥𝐜𝐨𝐦𝐞
@haawocabdi718
@haawocabdi718 3 года назад
💗💗💗💗💗💝💝💝💝💞💕💘
@craxmaanofficial351
@craxmaanofficial351 3 года назад
😊💔
@ambassadorc.shakur3216
@ambassadorc.shakur3216 3 года назад
indhawayd miyan heesba dhagystey. classic weeye yartani ❤️ino Sara labadayadaba
@housseinali8861
@housseinali8861 3 года назад
Fanka ina lenahey aya nugu heysta rer djiboutI ahan 🥰🥰
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 года назад
Midhanoo Kaliyaa Idinka Soo Baxdaye Halkeed Ku Yeelateen😅
@housseinali8861
@housseinali8861 3 года назад
@@lamajofficial2446malalaha waxad tahey dadki danbe doda laga aburey waliged djiboutI fanka 1 ayay aheyd de dib uu noqo 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 my home ❤
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 года назад
@@housseinali8861 MalaHa Isku Fan Ayaynaan Sheegayn Dee Anoo Hargeisa Kala Soo Hadlayaaba Ma Faantamayee Xagay Saladu Ka Xidhmi Ladahay
@omarbeileh6931
@omarbeileh6931 3 года назад
Keep going my sister from 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯😍
@aqlisalah5662
@aqlisalah5662 3 года назад
🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹
@mustafaali8038
@mustafaali8038 3 года назад
Macan😋, Keep going Rahma Hassan👏❣🔥
@sarahali1600
@sarahali1600 3 года назад
Machallah c'est une belle chanson Rahma🥰😍
@samaaleabdul3178
@samaaleabdul3178 3 года назад
Waxan yari qurux badanaa oo cad macanaa mxy ahayd m.a🇩🇯❤️🎤
@nimoabdi6856
@nimoabdi6856 3 года назад
M.a cod mcn iyo qurux isku darsate rahma hestan 4 times Ayan kuheshte
@kaletwiseman1
@kaletwiseman1 3 года назад
Her voice is awesome
@happyahmad9689
@happyahmad9689 3 года назад
Mashallah wooow keep gowing queen of queens
@AyutiSweety
@AyutiSweety Год назад
I still listen this ❤ love this song 😩
@blackkiller-uu8kf
@blackkiller-uu8kf 3 года назад
Heestaan jag ayaan ku ahay🥰
@saadiaabdillahi9262
@saadiaabdillahi9262 3 года назад
Elle eqt mignonne...élégante..très ouverte et aimable accompagnée une voix en or..petite artiste djiboutienne 🥰🥰
@qamarlucassuudaanilove463
@qamarlucassuudaanilove463 3 года назад
Soil kii hooyadaa wase🖕🖕🖕🖕😂😂😂🖕🖕🖕
@inaraguehofficial8831
@inaraguehofficial8831 2 года назад
@@qamarlucassuudaanilove463 Pourquoi tu l'as insulte
@hanadkodar2612
@hanadkodar2612 3 года назад
Wooow cod waa ku dhamaday qoftan🔥🔥
@dontstresscalljessdontstre8110
@dontstresscalljessdontstre8110 3 года назад
What a beautiful Song and the girl is very beautiful, love all the way Canada 🇨🇦 ❤ 💕
@dayaxjetberbera7218
@dayaxjetberbera7218 3 года назад
boqorada farxada inta u taqanaa i cumaamda 😘😘😘
@korontostudio5448
@korontostudio5448 3 года назад
Dhoola cadaynteeda aan wax loo dhigaba jirin ❤❤😍😍
@abdirisakmohammed7942
@abdirisakmohammed7942 3 года назад
She's so beautiful
@shamisbudul9517
@shamisbudul9517 3 года назад
Am with you
@abdirahmanabdiwali5920
@abdirahmanabdiwali5920 3 года назад
WoW😍Amazing wlHi M.A
@suusuubashiir2475
@suusuubashiir2475 2 года назад
Kabax xiish calaa hees rahma hassan the best sing and sound
@somalilandermidnimo3980
@somalilandermidnimo3980 3 года назад
Masha allaha Rahma waad ka baxsatay Runtii Ee hore u soco
@hamdikiin1419
@hamdikiin1419 3 года назад
Wan ku wataaa ❤️Rahmay
@nabiilcade2512
@nabiilcade2512 2 года назад
Alla cod macana kuna si macana quraanka😥
@abdirahmanabdirisak647
@abdirahmanabdirisak647 3 года назад
Waamaxy nimankan ciidanka ah ee hees jacayl ah laga hor qaadaya. Waar niyow hoyga fanka ee hargaysa gaadhimaysan hees wadaniyad ah inanta u dhiiba 💯
@djamilaahmed3228
@djamilaahmed3228 3 года назад
Kkkk ma nooli wad Iga qoslisey ano djiboutien ah
@abdikriinsaid5645
@abdikriinsaid5645 3 года назад
Gabdha ReeR jabuti iGu darzaDa❤️🥺👸🏼🙏
@xaashicali8818
@xaashicali8818 3 года назад
Fanaanada khaaska ee aan taageero cod ayaa ay haysaa hore u soco wllshay😊😊😊
@mrfresh1432
@mrfresh1432 3 года назад
je suis tombé amoureux de cette nouvelle chanteuse.
@mohamedosman1416
@mohamedosman1416 3 года назад
Pareil 😍😁
@zahraomar5322
@zahraomar5322 3 года назад
Ce bn
@prettysweaty7523
@prettysweaty7523 3 года назад
Naagtan cod iyo qurux wn uga harey wlhi ❤️❤️‍🔥
@gulledducaale7251
@gulledducaale7251 3 года назад
Alla bal fiiri ciidankooda sida ay Ula ciidayan shacab iyo ciidanba u dabaal degayaan Alla nabada ha u siyaadiyo 🇩🇯 Anana ilaahay nabad waarta hana siiyo anana Ciidankayaguna anaga ayay iska kaaya ilaaliyaan #from #muqdisho Waan jeclahy wllhyga Djbouti
@idylmohamed8845
@idylmohamed8845 3 года назад
Amine inshallah nabad warta 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🤲
@maryansaciid8659
@maryansaciid8659 3 года назад
Ooh mashll walhi boqorda codka ku caleemo sari lhaa kumwasi ku beth miyumoo shah khanozee😍😍😍😍
@AliMhmd-e9d
@AliMhmd-e9d 9 месяцев назад
❤❤
@abderahimgoray7437
@abderahimgoray7437 3 года назад
What a Voice she has a Talent i loved this song🥰
@zaynabmohamud7084
@zaynabmohamud7084 3 года назад
Rahma hassen dhinac kaste #1 ayay tahay wlhi woooow👏👏👏
@lakiqurx6145
@lakiqurx6145 3 года назад
Another level weeye🍂💣
@ooniyafregnia5735
@ooniyafregnia5735 3 года назад
M.a cod macana Wxay uqalantey in loogu yeedho sawtu raxma 😘😘 codkaaga isoo jiitey🚶‍♀️🚶‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️
@khalidyare2355
@khalidyare2355 3 года назад
So cute 🥰 sound I like it 🥰
@zalmaanwardi5234
@zalmaanwardi5234 3 года назад
Cidkeedu wlhi waa best
@dervishhero381
@dervishhero381 3 года назад
Rahma you f*king killed it💣👑🎆😱
@khalitqays7274
@khalitqays7274 3 года назад
Nio hesta laxankeda yaa leH❤✋
Далее
RAHMA HASSAN | BOQOR | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
4:33
impossible lungs test !! 🫁
01:00
Просмотров 4,4 млн
aespa 에스파 'Whiplash' MV
03:11
Просмотров 22 млн
Борщ в стиле высокой кухни!
00:57
ROODA KAYF - TIRTIRAY - OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
4:46
RAHMA HASSAN FAAKIHAYSI OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
6:37
RAHMA ROSE 2014 DIGTOOR OFFICIAL VIDEO
6:05
Просмотров 15 млн
impossible lungs test !! 🫁
01:00
Просмотров 4,4 млн