Тёмный

RAMADAN DAY 19: AKAFI IYO QURUX KU DHIIGLE OO ISKU BAA BA'AY 

Fartun Duvet girl
Подписаться 349 тыс.
Просмотров 104 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

11 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 277   
@AbdisalanAli-ql3dw
@AbdisalanAli-ql3dw Год назад
Qurux kudhiigle wa youtuber wayn halaga xishoodo he deserves some respect ✌️
@monamhssan7217
@monamhssan7217 Год назад
vedioyada kii ugu qosolka badnaa😂jack dhib badnaa
@amranmahamud-8577
@amranmahamud-8577 Год назад
Qurux ku dhiigle meshu shidaya wlhi lkn de fartun Ina meel u badan thy ayaa modaa❤❤
@sumayobintumohamed3563
@sumayobintumohamed3563 Год назад
Meshe upadanthy😂
@iloveallah3519
@iloveallah3519 Год назад
Qurux ku dhiigle masha Allah wuu yara cayilay
@aahanahashim4382
@aahanahashim4382 Год назад
Fartun Hooyaday ku jeclan jirtay wee ku daawan jirtay marwalbo 🥺 hooyadey kugu bartay 2018 ilaa hada waa ku dawaday love you abyoh ❤
@shamsahasan86
@shamsahasan86 Год назад
Halaaah✌
@11naa44
@11naa44 Год назад
Mrky walal gang aheyd
@aahanahashim4382
@aahanahashim4382 Год назад
​@@shamsahasan86 🥰
@faraxj5329
@faraxj5329 Год назад
19:10 caloosha iyo adiga ka hor sujuuda kuma laho Jack funny weye kkkkk
@nafisamohamed3574
@nafisamohamed3574 Год назад
Jack dhiblow waye😂😂
@ahmeddahir8939
@ahmeddahir8939 Год назад
😂😂😂 Manoli jack wa waxkle😅😅
@aragsanmaxamed8923
@aragsanmaxamed8923 Год назад
Jack was like am not here to cook😆 dhiblow waaxid😅😅😅
@abdiasisali
@abdiasisali Год назад
Subxan Allah Jack waa maxay qofgu muuna Muslim aheyn yaab🤔
@amranmahamud-8577
@amranmahamud-8577 Год назад
Akafi somalia meel laga fano maha ok Waka so jeda
@kaifmaxamed4949
@kaifmaxamed4949 Год назад
Jack =dhib farxad iyo faninimo markastana wunaga qosliyaa love you abowe ❤️🥰🙏
@cabdiqaniaadan7383
@cabdiqaniaadan7383 Год назад
Jack iyo fartun waa laba qof oo isfahamsan noloshu waa isfaham isku waara sxbayaal
@MALE07YT1
@MALE07YT1 Год назад
😂😂😂😂walaahi waa funny Jack Waxaan ku qosley xawaajiga iiga batey😂😂😂😂😂
@ubah_cx
@ubah_cx Год назад
Walaahi Jack ninka qosel baden
@shadiyosharaf8548
@shadiyosharaf8548 Год назад
Aaar jack dhib badanaaa😂😂😂😂😂❤ qiyaana di oo qofaaa dhibloq😂❤😊
@Sara-ed7ol
@Sara-ed7ol Год назад
Aboow aboow, Qurux ku dhiigle gasaca mindidii weyneyd u qaatey inuu ku furo maba la is waalaayo nooh🤣🤣🤣 Viva Africa ✊🏾
@maanka1111
@maanka1111 Год назад
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato😢❤👋🥺❤️😌😊
@fahmamohamedabdirahman217
@fahmamohamedabdirahman217 Год назад
Waaaw m.a Aya tihin really inkiheystaaa specially qurux kudigle❤❤
@NusayboAbdi-in5ks
@NusayboAbdi-in5ks Год назад
Alla quruxkudhiigle dhibadanaa kkkkkkk😂😂😂😂😂
@malyundahir9711
@malyundahir9711 Год назад
Hhhhhhhh😂😂😂😂 qurux ku dhigle anaa cabay canaha 😂😂
@husseinabdul8290
@husseinabdul8290 Год назад
Waa la qayaamay Alaafi adigana Xaq ma soorin Fartuun in la dhamaystiro ay ahayd kabacdi aad dhadhamiso Jack aad dhagaysatay Xaq maaha kuceli mar labaad 2❤❤❤
@hamsecr1567
@hamsecr1567 Год назад
Jack nin shactaro badan😂😂😂😂😂
@kifaaxhajjihussein204
@kifaaxhajjihussein204 Год назад
😂😂jack waa wadanaa akokey
@Theacademichouse
@Theacademichouse Год назад
18:15 Jack kulahaa dhidid maaha Cholesterol weeye 😂😂😂💀
@hodannuur
@hodannuur Год назад
Wilka indhaha hakaridina dee wah😳
@user-sk8bn2bj2u
@user-sk8bn2bj2u Год назад
Asc fartuun qurux kudhiiglo noodhaqaalay Marti buukuuyahay waawiil qalbi fiican
@najmacadey7747
@najmacadey7747 Год назад
🤣🤣Jack dhibkii o qofa but love him anyway ❤
@faraxabdalla4596
@faraxabdalla4596 Год назад
Jack qasaye😂😂 funy
@maryammoalem6280
@maryammoalem6280 Год назад
Kkkkkkk jack dhibka dhaaf 🤣🤣🤣🤣🤣🤣 qosolka Adunka Akafi waxeyga away horta kkkkkk
@Ayaaat.Abdullahi
@Ayaaat.Abdullahi Год назад
Kaafi hadalkiisa funny waa waan ku heystaaa🤣🤣aboooowe waxeyga ma cuntay horta aaway kulahaa daacad u qoslay Wlhi 😂😂
@user-xk4ik7wr2z
@user-xk4ik7wr2z Год назад
Fartuney Jack igusalan siqaasa😜
@ahmedarab7526
@ahmedarab7526 Год назад
❤juck inaba caadi Maha kkkkkkk ❤my sweet sister keep going ❤
@aminamacalim61
@aminamacalim61 Год назад
Jack funny wlhi😂❤
@princesskajal9595
@princesskajal9595 Год назад
Alla jack🤣🤣🤣🤣
@NasroAbdi-bt8qj
@NasroAbdi-bt8qj Год назад
Wa furay qosol dartiis jack mixnad ilahay weye🤣🤣🤣
@gabarsomaaliyed33
@gabarsomaaliyed33 Год назад
jack fany😂
@shukriqueen3569
@shukriqueen3569 Год назад
Quruxow you are funny wlhi😂😂
@Nursalah2
@Nursalah2 Год назад
Qurux ku dhiigle dhib badanaaa😂😂😂😂
@hibomm4748
@hibomm4748 Год назад
Jack ur so funny 😅😅😅
@dulmar9139
@dulmar9139 Год назад
I am team qurux kudhiile👍😂😂
@hanihassanali9423
@hanihassanali9423 Год назад
Alla jack dhib badnaa 😂😂😂
@PrincessIstahil
@PrincessIstahil Год назад
This must be the best and funniest video on fartun’s channel 😂😂😂😂👌
@Silimaa77
@Silimaa77 Год назад
No this was not fear #teamakafi ✊🏾 jack destroyed it all this time.
@khaalidismacil6052
@khaalidismacil6052 Год назад
Jack is not easy 😂
@kowtharomar2597
@kowtharomar2597 Год назад
Jack qasaaay😂😂😂
@aaminoabdikarin7626
@aaminoabdikarin7626 Год назад
African cutting ar Jack dhib badna😭😂🤌🏻
@zuhraadan
@zuhraadan Год назад
hhhhh wlhi wan fahmay markuu dirayay inuu khiyaano wado miskiin daacad ayuu isaga baxay sorry Akafi waxbaa ku helaye caadi buu niyada ugu furay inuu si raaxo leh ku cuni doono lkn waa laga jiidhay hahahaha.
@nimcogaas9562
@nimcogaas9562 Год назад
Jack faani wlhi😂😂😂😂😂
@Queennouran336
@Queennouran336 Год назад
Jack wllhi waa funny 😄 ❤❤
@shashaxleey6927
@shashaxleey6927 Год назад
"Canaha waa cabe onaa ihaye kulaha" i died laughing😅😅😂😂
@jamiloabdulahi699
@jamiloabdulahi699 Год назад
Why akafi is so serious about this it should be fun jack waku wataa🫶
@nkem9170
@nkem9170 Год назад
2:28 girl you’ve got your Into for the upcoming videos 😂😭 shoutout to Akafi😅
@Theacademichouse
@Theacademichouse Год назад
Hahahah Fartush adlibs Soooma 😂😭
@deeqaciise5804
@deeqaciise5804 Год назад
Dad is fahmay m.a Allah idin barakeeyo abayo fartun I love you 🥰
@munamaxamed9363
@munamaxamed9363 Год назад
This is so funny I’m crying. Those guys are so funny I like the way he change the cake oh my god so funny. 😂👏🏼👏🏼👏🏼🤣🙌🏼🙌🏼
@queen-hy1tj
@queen-hy1tj Год назад
😂😂😂😂 istaaqfuralah jack
@fadumofarax2177
@fadumofarax2177 Год назад
Jack and fartun ❤️❤️❤️
@abdikhalidbilal8399
@abdikhalidbilal8399 Год назад
Legend jack wakuwata s funny💪
@Yourlittlegirl-jt5nj
@Yourlittlegirl-jt5nj Год назад
Video Videogan anoo aamusan ayaan bilaabay waxaana dhameystay anigoo caloosha ixanuuneyso oo qosol dartiis la oynaayo😂😂 wlhi chanelka fartun qof la fiirsado wey tahay wlhi
@sevdaomer4666
@sevdaomer4666 Год назад
Waan qoslay wallahi😂😂jack dhibka dhaaf kaafi waa dacad 😂
@ayuubfaniin6703
@ayuubfaniin6703 Год назад
iney isjacel yihin jack iyo fartun inta igu racasan lof sara
@iqlazinhotube8635
@iqlazinhotube8635 Год назад
War wiilkaan ka leexda saa gabar kasta ugu dareeseen waa daaliseen
@ayuubfaniin6703
@ayuubfaniin6703 Год назад
@@iqlazinhotube8635 kkkkkkkkk labadas wey isqaban warkas kagudub an isku qabsano
@najmaxasan9953
@najmaxasan9953 Год назад
​@@iqlazinhotube8635 😂😂😂😂😂
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 Год назад
Qurux Ku dhiigle funyy🤣🤣🤣🤣
@ayaancabdi4521
@ayaancabdi4521 Год назад
Jack waa xarabe wixiba ubadeshay😂😂
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 Год назад
Aar Qurux ku dhiigle😂😂
@dulmar9139
@dulmar9139 Год назад
Qurux ku dhiile wamxay waxanoo khayayano ah 😂😂😂😂😂😂😂😂
@NadaAxmed-cp6no
@NadaAxmed-cp6no Год назад
QURUX KUDHIIGLE🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤
@ahmedwayneofficial8738
@ahmedwayneofficial8738 Год назад
Guriga dhan 1 baaquli maa yaalo mise qurux k dhiigle aa laga qariyay 😂
@princessaynaartan804
@princessaynaartan804 Год назад
Akafi waa dacad walhi hhhh 😅😂😂😂❤ abowe waxaygii away ma cuntay miskiin😢
@eza882
@eza882 Год назад
😂😂😂jack mxaa zameysey
@hafsamoha4652
@hafsamoha4652 Год назад
Jack qosol uu igu dile😂😂😂
@SamiaaHMED-b3e2
@SamiaaHMED-b3e2 Год назад
Jack funny wlhi lkn kaafi waaa Dacad wana buuq miran 🤣🤣🤣
@aishaabbas1579
@aishaabbas1579 Год назад
Gabarta kaliya aaan jeclahay qalbiyey allah ku xifdiyo ❤
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 Год назад
😂😂😂 jack tartiib fuded ka batey marka wax jaresid mindiyahas wa wen iska ilaali ye gacanta ka jarin becareful
@amiiraabdirahman8560
@amiiraabdirahman8560 Год назад
Labadan burburan 😂waxaba kama fahmo iga amuusa jack ha hadlee isaga LA fahmayaye❤
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl Год назад
Adiga ku dhibee Amira if your in love just say that 😂
@naimadahir519
@naimadahir519 Год назад
Dadka ixtiraam😏 duluf yahay
@ayanisse9198
@ayanisse9198 Год назад
Jack channel kisa aad mxa inta ku keenay sharafy
@freeseijuro6780
@freeseijuro6780 6 месяцев назад
Cant wait for the this years ramadan series!! ❤❤❤
@fahemaomer6008
@fahemaomer6008 Год назад
Aboowe abaayo waxaygii me wlhi marku dhahay dacad ban u qoslay waliba waa saq dhexe😂😂😂
@SaynabMawliid-dy7be
@SaynabMawliid-dy7be Год назад
Qurux judhiigle dhibkiyo qofa qosol wlhi akaafi hdalkiisa jeclhy tuuney caadi ma ahan iyana kulahaa iyada iskdheh kkkkk
@muhuboabdi3614
@muhuboabdi3614 Год назад
Garbk ilaali❤
@hodanjamaccali-pi1dh
@hodanjamaccali-pi1dh Год назад
Dadaal wcn waaye dad is fahmey ba tihiine weligiin kor ahaad qalpiyaal
@hannaahmed8556
@hannaahmed8556 Год назад
Xabadan ku soo koray 😂😂
@shukrimusewehliye8081
@shukrimusewehliye8081 Год назад
Alla Qayaano Badanaa Qurux ku dhiigle kkkkkkkk waa fuuray feerahaan ka jabay.
@sacdiaabdullahi7439
@sacdiaabdullahi7439 Год назад
Waaa fuuray saa uqoslayey😂😂😂😂😂😂 team kaan wlhi qosol weeye😂😂😂😂
@secretstar8830
@secretstar8830 Год назад
Saan idin jeclahaya doolshadana ujeclahay😂❤❤
@husseinabdul8290
@husseinabdul8290 Год назад
Mashaa Alaa Abaayo Mara salaadka ku quruxday Waynka ku asturtay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Ramadan. Wanaagsan
@hamdasaed3957
@hamdasaed3957 Год назад
😂😂😂 alla maanta saan u qoslayey wn fuuray istaqfurulah labadan yaa isu balamiyey 😂😂😂
@ubahabdullahi2074
@ubahabdullahi2074 Год назад
😂😂😂😂😂 saan uqoslay Lee astaqfurullah 7 mar kaban baan kucelceshtay apologising ka marka laguqasbaayo love you Tuuneey Iyo Akafi and Jack
@basmaahmed7359
@basmaahmed7359 Год назад
Ayayadey aan udaray muqalkan 😂 Hh hh qosol ayey kudhufatay
@qaalimuxudiin7466
@qaalimuxudiin7466 Год назад
Qosolkey iga dhameyeen kuwaan i love you guys 😂❤
@ubaxaden2485
@ubaxaden2485 Год назад
Wan isku jeclahy temkan ❤
@منوشة-ج2ف
@منوشة-ج2ف Год назад
Wa video gii iigu qosolka badnaa wlhi 😂😂
@caaqilncm-kd3vo
@caaqilncm-kd3vo Год назад
Wlhi daacad iiga qosol siiyeen kuwaan😂😂😂
@mohamedkhalil4934
@mohamedkhalil4934 Год назад
walhi jack he is not normal 😂😂😂
@roodosalaad192
@roodosalaad192 Год назад
Next nesteho plz 🤣 qoftaaa jikada way necebtahy soo qabo byo Mcn
@hamdiali871
@hamdiali871 Год назад
Telefonkaaga awe qrux ku dhiigle
@khadra5319
@khadra5319 Год назад
Quru ku dhiigle wan arkayay isago janis u helay wax qasano ladiyariyay marasu kudul shubay meeshisi
@humeyramohames
@humeyramohames Год назад
Akafi wala dhacay miskiinka fartuun aba kasii daran labadiina 0 tihiin kulahaa😂😂
@najuumaahmed5104
@najuumaahmed5104 Год назад
Kuwan maanta way ku khasariyeen fartuun😂😂😂
@user-yj2ik5wd1c
@user-yj2ik5wd1c Год назад
This so hilarious please do more of this 😂😂😂 qurux ku dhiigle is not fear
@daarulkheeyr2798
@daarulkheeyr2798 Год назад
Away dadkii kheeyrka jeclaa ❓❓ Kheeyrka ayaan sogaliyaa igu tageera kheeyrka waxa ugu wanaagsan in laisku diri galiyo waa kheeyrka ajirna wad kaheleysa hada fafiso insha allaah 👍 Isoo racaa kheeyrka dartiis kas ayaan kulibaaneeyna aqriyo Iyo aduun hadaan isku tageeyrno بإذن الله 🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️ USoo cararaaa kheeyrka 🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉
@naimadahir519
@naimadahir519 Год назад
Jeck😂😂😂 waa durey wlhi
@maanka1111
@maanka1111 Год назад
ilaahay Danbigiisa ha dhaafo qofka hal subiskareebe iisaara ee walashey ama wllky ee soomaliyeed ❤️✊️😢❤👋🥺
Далее
AKAFI IYO JACK WAXEE ISKU YIHIN TOM IYO JERRY
17:22
Просмотров 124 тыс.
RAMADAN DAY 12: ANIGA NIN SOMALI AH LOVE BAA KU AHAY!
15:45
PRANK QOSOL BADAN: WAA KA NIXINE QURUX KU DHIIGLE
15:32
ILA TALI: CARUUR AAN KU HESHIIN BAA DHALNAY
14:56
Просмотров 71 тыс.
MIYAA QAYAAMAY? HADII AAN U SHEEGIN INAA GABAR EHEEN.
19:19
ILA TALIDAAN DHIIGKAR BEE IGU KICISAY
10:00
Просмотров 39 тыс.
QURUX KU DHIIGLE HADA TEAM KEENA BUU KU JIRAA!
16:41
Просмотров 129 тыс.