Тёмный
No video :(

RAMADAN ROUTINE DAY 12 MAXAA NAKALA QABSADE TEAM CLAF IYO CAASHAQ 

Sundus Ayaanle
Подписаться 398 тыс.
Просмотров 119 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

22 мар 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 297   
@FartaAli10
@FartaAli10 4 месяца назад
Sundus gabar maskiin baatahy 😢muqalada saan lee u soo Gali anaganah garabkaaga baan nahay❤😊
@farxiyayusid7421
@farxiyayusid7421 4 месяца назад
Alla sundus waa nala shaqeynosaa hdda kadip xanta si fcn nagu soo duub hanaga ilaawin😅😅😂
@Abeera_cade-s8q
@Abeera_cade-s8q 4 месяца назад
Kusali nabiga the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🥹🕋🤗
@HassanMohamed-qf5op
@HassanMohamed-qf5op 4 месяца назад
Abeera intee kabaxday walaal
@user-zg5id1ic3q
@user-zg5id1ic3q 4 месяца назад
Scw❤
@Abeera_cade-s8q
@Abeera_cade-s8q 4 месяца назад
Kusali nabiga the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋🤗🌙
@user-zg5id1ic3q
@user-zg5id1ic3q 4 месяца назад
Scw
@Abeera_cade-s8q
@Abeera_cade-s8q 4 месяца назад
Team sundus one like 👍🤗
@shukriwarsame8074
@shukriwarsame8074 4 месяца назад
Abeera omg maxaa kugu dhacay 😢😢😮😮😮😮
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 4 месяца назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋☝️
@DHASAC
@DHASAC 4 месяца назад
Koko ma isku yaacna ❤
@sagalabdullhisagalsiman4562
@sagalabdullhisagalsiman4562 4 месяца назад
Sundus qurux aniga horeeya cwa like dhac sii xppt😂😂😂
@muneiraguzel7212
@muneiraguzel7212 4 месяца назад
Yaa Ila jecel sundus qurux ❤❤❤❤
@user-qx1th5sv6j
@user-qx1th5sv6j 4 месяца назад
Ani ❤
@muneiraguzel7212
@muneiraguzel7212 4 месяца назад
@@user-qx1th5sv6j 💜
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 4 месяца назад
أَسْتَغْفِرُ اللَّهَ الْعَظِيمَ الَّذِي لَا إِلَهَ إلَّا هُوَ الْحَيُّ القَيُّومُ وَأَتُوبُ إِلَيهِ❤🇸🇴🤲
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 4 месяца назад
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ🎉
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 4 месяца назад
اللَّهُمَّ اغْفِرِ لِي، وَارْحَمْنِي، وَاهْدِنِي، وَعَافِنِي وَارْزُقْنِي🎉🤲
@khadrakhaliifdheeman1469
@khadrakhaliifdheeman1469 4 месяца назад
Amira dhib badanaaa wlhi amira dawday mna qosin been dheh😂😂😂😂
@user-zi3os3xf9r
@user-zi3os3xf9r 4 месяца назад
Alla sundus waan iska jeclahay wllahi ❤😊 quruxleydayda 😊
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 4 месяца назад
🥰❤🖐: quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoraalkayga aqrineyso ❤ 😢😢
@Muniiiiitamaxamad
@Muniiiiitamaxamad 4 месяца назад
Amiira she is funny 😂😂😂😂😂😂sundus keap goin ziz❤
@qaalimaxamud7760
@qaalimaxamud7760 4 месяца назад
Kusali nabiga the best person ever the most knowledge able and the most shine all created mohamed scw
@SundusAbdi-cv1bh
@SundusAbdi-cv1bh 4 месяца назад
Sundus Behind the camera noso duub amiira iyo ceyda wxey sameyan abyo Quruxey wxabdn ka sugeynaa hada nhy team qabqab 😂😂❤
@nimcoismail4745
@nimcoismail4745 4 месяца назад
Sharbkay siisaa umaLaynaa 😂😂
@Bellaa309
@Bellaa309 4 месяца назад
sunduseeey waaaa ku baryeena qabqab behind the camera dooda hada ka bacdi nooogu xad plssssssss koleeey wa dareensan nhy inuu xariir ka dhaxeeye jh 😍🤩🤩🤪🥰🥰🥰🥰🥰
@munahajji2722
@munahajji2722 4 месяца назад
Kartibadaney nolosha kum xumeyso❤
@tuneeyyyyy
@tuneeyyyyy 4 месяца назад
Sundus cwa ceyda iyo amiira xanta si fcn nooguma duubin ee hda ka dib si fcn u duub😂
@Sarasiman123
@Sarasiman123 4 месяца назад
Ciil aya I qabtey wlhi 😂😂
@xanaandhuxulow
@xanaandhuxulow 4 месяца назад
So ma aha😂
@Liiiiyaan
@Liiiiyaan 4 месяца назад
Maxaa waaye xanta
@Liiiiyaan
@Liiiiyaan 4 месяца назад
@@xanaandhuxulow maxaa waaye ifahansii please
@xanaandhuxulow
@xanaandhuxulow 4 месяца назад
@@Liiiiyaan vaar e kawadaa xan majirto
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 4 месяца назад
(بِسْمِ ٱللَّٰهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ)الٓمّٓۚ 🤲 ذٰلِكَ الْكِتٰبُ لَا رَيْبَ ۛ فِيْهِ ۛھُدًى لِّلْمُتَّقِيْنَ🤲الَّذِيْنَ يُؤْمِنُوْنَ بِ الْغَيْبِ وَ يُـقِيْمُوْنَ الصَّلٰوةَ وَ مِمَّا رَزَقْنٰھُمْ يُنْفِقُوْنَ🤲وَ الَّذِيْنَ يُؤْمِنُوْنَ بِمَآ اُنْزِلَ اِلَيْكَ وَمَآ اُنْزِلَ مِنْ قَبْلِكَ ۚ وَبِالْاٰخِرَةِ ھُمْ يُوْقِنُوْنَ🤲اُولٰٓٮِٕكَ عَلٰى هُدًى مِّنۡ رَّبِّهِمۡ‌ وَاُولٰٓٮِٕكَ هُمُ الۡمُفۡلِحُوۡنَ‏🤲🤲🤲😘🇸🇴
@sugalaye6430
@sugalaye6430 4 месяца назад
6:00 6:07 6:09 intaz wixi dhacay aya ishegi kara😂 team qab+qab
@ikraangureey6218
@ikraangureey6218 4 месяца назад
Amiira ceyda jucie cabsiisay 😂😂😂😂
@Ali847-q3i
@Ali847-q3i 4 месяца назад
Alla wey idhaaftay markee sundus lahyd ceyda biyaha amiirs ayuu cabaayay wan dareensan nhy waxaasa kaa lamaana ❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥😭😭😭🤞🏻they drunk from same straw guysss behind the camera is on fire romance going on😁😁😁🔐
@FarxiyoHilowle-dl2fc
@FarxiyoHilowle-dl2fc 4 месяца назад
Na saas ma ahan jes isla dhehen😢😂
@caliyamohamed4318
@caliyamohamed4318 4 месяца назад
@@FarxiyoHilowle-dl2fc adaa ila fahme wllhy sababtoo ah markay amiiro camerada qabato daawo waxy odhanysaa suubiya idinkuna qaado hee oo dhaha cml jess😂❤
@FardowsonurcabdiCadey
@FardowsonurcabdiCadey 12 дней назад
ramadaan mubaarak ❤❤
@luliaden
@luliaden 4 месяца назад
Sundusey abaayo markaad qosleysid ilkaha isku qabso qosolka naga qurxi baayo ❤ we love you❤
@user-nv9hh4bm3k
@user-nv9hh4bm3k 4 месяца назад
Sundusey abyo ad iyo ad ayan kujeclahy waxan kuleyahy horay usoc abyo mcn malin kasta san kuda wanayay indhih lee ixanunay hhhh walshy mcn ilahy hano kaday abyo mcn lkn amiiro iyo kokon igusalan mcntooy❤❤❤❤❤❤❤
@AYAANXuseen-og5hv
@AYAANXuseen-og5hv 4 месяца назад
Koko io ceyda funny waye wlhi😂😂markasta noo kena sundus❤
@user-mo5iv9pv5s
@user-mo5iv9pv5s 4 месяца назад
Xapipti hore usoco insha allah bacdal soon 200k ayaan kuu rajeynaa congratulations 🎊 👏 💐 🥳 100k
@Jamadiini
@Jamadiini 4 месяца назад
Wllahi adi iyo zeyn waad isku soobaxaysaan❤
@user-mm3fn9lm5v
@user-mm3fn9lm5v 4 месяца назад
Team Sundus 200k coming soon i.a ❤
@ashaomar6719
@ashaomar6719 4 месяца назад
Is ilaali gacanta aad bannanka u bixineysid adigoo gaariga saaran Sundusey gacanta yeey ka go'oin. Allahumma Najeynaa. ❤❤❤❤ couples + Koko 😂😂😂
@NajmaAli-mi7ld
@NajmaAli-mi7ld 4 месяца назад
Sundus big fan kuu ahay ❤koko io ceyda noo keen markasta ❤😂
@manaalmohamed9558
@manaalmohamed9558 4 месяца назад
Ayy Sundusteyda ❤️😍walhi tagernimada kuma qasarin ceyko nosobadi queeney adile gesiyad ah labadan so dhigi karo dadka kale wekacabsodane❤️
@Aliinaa1
@Aliinaa1 4 месяца назад
Labadan aaba dhahoysaye ceyko mxaa kwad😂
@AYAANXuseen-og5hv
@AYAANXuseen-og5hv 4 месяца назад
​@@Aliinaa1wax aa fahmo kartid maha😂😂
@AYAANXuseen-og5hv
@AYAANXuseen-og5hv 4 месяца назад
Jah waa haysaa alpi❤❤
@Aliinaa1
@Aliinaa1 4 месяца назад
@@AYAANXuseen-og5hv nayaa ceymir anoo arka wax kle fahamkood marabo 😆buuqa igala tag
@hudafuture1330
@hudafuture1330 4 месяца назад
Sariirtaada yari waa another level😂 walaashay keep going i love you
@mumtazciidle6005
@mumtazciidle6005 4 месяца назад
Jah team qap qap ❤😂
@Mineyyyyyyy
@Mineyyyyyyy 4 месяца назад
Alla😂sudusaa jh wlhi wano adegesaa ceyda io amiro o camero ladwkcdey😂
@zahruujadeey4083
@zahruujadeey4083 4 месяца назад
Amira iyo sundus ❤❤❤
@ikraancali-xo9vt
@ikraancali-xo9vt 4 месяца назад
Koko iyo ceyda Park ku soo samey 200k ku gadhsinaya🎉🎉🎉😂😂❤❤❤
@Amirafan1
@Amirafan1 4 месяца назад
Amira io ceyda dhib badnaa😂😂❤
@user-pv8rs7wf4l
@user-pv8rs7wf4l 4 месяца назад
Allaha 😱mahasanid yaqay sundus ceyda iyo aamira waxey samey nayen wan fahmay xabibti ku xad camerada 😂😂amiiro kawaran wey uba qeysa yacni amus bey kawada allaha hoyooo
@user-iy6tf4pv9i
@user-iy6tf4pv9i 4 месяца назад
Maxay sameyeen ani ma fahmine😂
@user-dj5vz1lh9z
@user-dj5vz1lh9z 4 месяца назад
Suntusteydih ❤ceyda io koko waa funny vediyowyadoda noso badi😂❤
@MaxamedCabdulahi-fn6yz
@MaxamedCabdulahi-fn6yz 4 месяца назад
amiira iyo ceyda camerada gadaasheeda ma fahmin 😂
@rakia111
@rakia111 4 месяца назад
Jacel la jila Ka wada anaga camera nova waa laan 😂😂
@Liiiiyaan
@Liiiiyaan 4 месяца назад
Afka laga tirtiray😂😂
@nimcoismail4745
@nimcoismail4745 4 месяца назад
@@Liiiiyaanmya sharabkay siisay 😂😂
@Aliinaa1
@Aliinaa1 4 месяца назад
​@@Liiiiyaan naa hna waalin jees Lee is dheheen😂
@Kiii629
@Kiii629 4 месяца назад
@@Aliinaa1jeeees ka weyn afaarahas ma daremi kartid 😁😁
@user-yl9xe5tf9k
@user-yl9xe5tf9k 4 месяца назад
Sundus abayo waku tagera adi iyo dhaman team27 ceyda iyo koko vedio noga so same codsi wayay nolow ❤😢😊
@Qoraxdi-carartay
@Qoraxdi-carartay 4 месяца назад
Sundus laadirad cadi waye shaxdiyay fahantay😂 halaha hore team ceymir halaha damabana team ceyko😂😂 Sundus is not easy kusoco👏
@hayat-q8y
@hayat-q8y 4 месяца назад
Zunduz lafteda waa team cayko marke si socden waxay dhahdey 2ba deyda....... Afki ba kaso dafay😂😂😂
@Janno66
@Janno66 4 месяца назад
Ceyda iyo koko bilaasha leskugu dhadhajinaayaa mpa isku nuurayaan ayaantana wey kala dhaceen😂😂😂
@hayat-q8y
@hayat-q8y 4 месяца назад
@@Janno66 wax ay kala dhacan malahan amira ayada ceyda la anfurta o wax laso duubto ceyda lkn musalsal bu buzy kuyahay challenge maso galiyo sidas ba lesugu arkin
@user-jt7xx3qb8i
@user-jt7xx3qb8i 4 месяца назад
Sundus abyo wa kujeclahay❤
@Canabmaxamedgeedi
@Canabmaxamedgeedi 4 месяца назад
Alla amiiraa amiro wn iska jeclahy wllhi❤
@Sabiriinfahad
@Sabiriinfahad 4 месяца назад
Sundus wa team ceyko labadayda kulahaa😂🥰
@SaadoXasan
@SaadoXasan 4 месяца назад
Hore u soco xbti sundus ayanle
@Hafzaaaaa
@Hafzaaaaa 4 месяца назад
Horta ceyda Away Giftigii uu balan qdy marke sundus 100k garto maku boday 😂
@Inacarale
@Inacarale 4 месяца назад
Ala.sundusey xanta team qab qab naga daba gey hee quruxey😂😂😂😂😂
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 3 месяца назад
Keep going Sundus ayaanle
@abdirahiinabdalla8447
@abdirahiinabdalla8447 4 месяца назад
Sundus qof qalbi wnsgn m.-a payo ❤
@xanaandhuxulow
@xanaandhuxulow 4 месяца назад
6:05 Alla WE idhaftay igu soceliya Ar sundusaa😂😂😂❤ vaarka noso sheg😂
@Sarasiman123
@Sarasiman123 4 месяца назад
Ma aragtey
@user-nz6yy7cx4l
@user-nz6yy7cx4l 4 месяца назад
Quruxdeyddd sundus marnab nohoos❤❤
@user-yn8ti9bj6c
@user-yn8ti9bj6c 4 месяца назад
Ramadan mubarak
@user-yn8ti9bj6c
@user-yn8ti9bj6c 4 месяца назад
Sudusey reply isoo gal
@AniishAriif
@AniishAriif 4 месяца назад
Teydih cayko adaa isku keeni karee isku keena labadaan way is rabaane alpi noso badi😂❤❤
@user-ij2ml8iy1i
@user-ij2ml8iy1i 4 месяца назад
Zeed RU-vid ha loo furo wlhi saaid utageersaa❤❤❤❤
@user-nh1hk1kw8t
@user-nh1hk1kw8t 4 месяца назад
Sundus waan kutagera mcntoh koko io ceyda noso badi❤❤
@Amiiqurux123
@Amiiqurux123 4 месяца назад
Coming soon 130k hppTi❤
@Yasmiinabdiyusufad
@Yasmiinabdiyusufad 4 месяца назад
Sundus horay usoco ❤❤❤
@abdinazirofficial8212
@abdinazirofficial8212 4 месяца назад
Qosolkga xoga hos udhig qalpi dambi wye gabdhaha qosolkoda in la maqlo
@fatumofatumo-oc4lc
@fatumofatumo-oc4lc 4 месяца назад
200k coming soon l.a
@FatahMohamed-vx5bk
@FatahMohamed-vx5bk 4 месяца назад
200k coming soon I.n
@user-sh4xk7gt5s
@user-sh4xk7gt5s 4 месяца назад
Keep going 2ook conguralation abaayo horay usoco❤❤❤🎉
@user-dx4lq8bx3q
@user-dx4lq8bx3q 4 месяца назад
❤❤❤sundus abaa hori usoco goood
@IfraaxIsmacil-tw5hs
@IfraaxIsmacil-tw5hs 4 месяца назад
Sunduz abaayo meak up iskabadal fondheeshanka white isticmaal please
@mohamedyousef-yw5ql
@mohamedyousef-yw5ql Месяц назад
sundus aad baan kuu jecelahay💋💋💋💋💋😽😽😽
@aydarusmohamed7982
@aydarusmohamed7982 4 месяца назад
Sundus Ayanle !!! Assalamu caleykum, aad iyo aad ayaa kuutaageraa. Hore usoco Marwalbo 💯💯💯 InshaAllah very soon 200K 😊
@user-ze6zx8yu1g
@user-ze6zx8yu1g 2 месяца назад
Xanta soo badi sundus
@user-il5ov7lk3t
@user-il5ov7lk3t 4 месяца назад
Team Suns one like
@Kiii629
@Kiii629 4 месяца назад
Sundiseey qabqab camera da nogu xad hada ka bacdi romanceka ina aragna rabnaye 😁😁😁😁😁
@farduuzhaaji-uy4sv
@farduuzhaaji-uy4sv 4 месяца назад
Sundus qrx keep up qalbi❤
@user-os7pc6he2n
@user-os7pc6he2n 4 месяца назад
I love you sundus keep going sister ❤😊
@Cabdishakuursiidcali27
@Cabdishakuursiidcali27 4 месяца назад
Team sundus ayaanle marnaba nohoos ❤😮😢
@BoqRaD
@BoqRaD 4 месяца назад
Karti badaN Sunduz ❤
@riishumahmoud5029
@riishumahmoud5029 4 месяца назад
Team Sundus yaan laga daalin walsheen farxadeda 😊😊❤
@RoodoCarab-bk3nz
@RoodoCarab-bk3nz 4 месяца назад
Team sundus one like❤👍
@MssaYaaniita143
@MssaYaaniita143 4 месяца назад
Sundus xaanta nuga soo dup team qap ap
@tazniimhupii8266
@tazniimhupii8266 4 месяца назад
Alla cheers isku dhaheen amiira iyo caayda😂😂😂
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 4 месяца назад
Sundusey xaraaba tahy 😂😂xanta adaan kugu ognahy❤😂
@quenazuu6580
@quenazuu6580 4 месяца назад
Sundus 200k coming soon 🎉❤
@Ahmad.shreif.team27
@Ahmad.shreif.team27 4 месяца назад
Sundus is not isi hore usoco tedakale San unahy team27 garabkaga weye❤❤❤❤
@user-ip6jx3rz6c
@user-ip6jx3rz6c 4 месяца назад
Noladha intey nolal jirto walalahaygi 💋🥰❤️
@Yarennn2
@Yarennn2 4 месяца назад
Wllshy hore u soco❤❤
@QaaliMuuse-zq5qo
@QaaliMuuse-zq5qo 4 месяца назад
Sunduus ❤❤❤
@-farhia
@-farhia 4 месяца назад
Aniga waxan layabahy amiira Iyo cayda waxa layskugu dhajiyo dad is le eg maaha aamira wayba run modey yaab rer TikTok kawaley wlhi
@dalmaraadan1848
@dalmaraadan1848 4 месяца назад
200k comig soon abaayo ❤❤ guul wacan❤❤❤😮
@ashaomar6719
@ashaomar6719 4 месяца назад
My car is black old one was white. Maasha Allah.
@Mera661
@Mera661 4 месяца назад
Sundus karti bdn❤
@ubah_cx
@ubah_cx 4 месяца назад
Horr soco sundus we ilove you❤❤❤❤❤❤❤
@ayaanmohamed8974
@ayaanmohamed8974 4 месяца назад
Sundus karti badan so funny 🤣 wllhi 😊
@faizafaizamohamed
@faizafaizamohamed 4 месяца назад
Sundus walashey love you ❤😢
@haniabdi3866
@haniabdi3866 4 месяца назад
Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa milkiile)
@zundusmohammed3575
@zundusmohammed3575 4 месяца назад
Queen sundus hore usoco stronk woman❤
@nayramahmed7682
@nayramahmed7682 4 месяца назад
Zeyn iyo sundus iyo amiira iyo ceyda barakallah 😂
@user-sx8ms8tv5x
@user-sx8ms8tv5x 4 месяца назад
Abaayo keep going and if it in my life and the other day in maleysiya
@user-pj7jy4un9k
@user-pj7jy4un9k 4 месяца назад
Ramadaan kariim❤❤❤❤
@kaltunahmed1767
@kaltunahmed1767 4 месяца назад
Mnsha allh 🎉
@Nur.Ducale
@Nur.Ducale 4 месяца назад
Hal maalin 30k sundus is not easy 2 days kadib 200k ayaan kugu hambalyeynaa walashey waad u qalanzaa ❤
@sulekhazulii6727
@sulekhazulii6727 4 месяца назад
Keep going siz❤
Далее
Gelik yoki Velik?
00:20
Просмотров 897 тыс.
AMIRA IYO CAYDA YES OR NO ……..😱
9:31
Просмотров 162 тыс.
MARTIQAAD AMIIRO  SUNDUS IYO SAMIYO AFUR IYO QARAAXO
11:41
Ramadan Routine | Jadwalkeyga Maalinlaha Bisha Ramadan.
12:32