Тёмный

Ramadan Routine,Day 2🥰🥰maxaa kasoo baxay baqshadii ilmahayga? 

Habiba Addow
Подписаться 49 тыс.
Просмотров 9 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 71   
@fardawzashidane4806
@fardawzashidane4806 Год назад
Mashaa allah abayo habiba ilaah haku xafido familyga ramadaan mubaarak xabibti wan kula socda mshaa allah adbaan uga helay videoyadada horey usoco abayo inshaa allah pancake inoo so geli sidaa u samysay aadbaan uga helay waa qurux ,fudeed iyo macaanba xaajiga waa u jeclyahy blse qabab kale duwan o qurx bdn oo so jiidasho leh uma samyn karo abayo inshaa allah cuntoyinka qurxuda bdn oo fudud inoo soo badi xabibti❤❤❤❤💋💋💋💯😘😘 allah yaa baarik🤲🤲
@umlkhayrabdiumlkhayr743
@umlkhayrabdiumlkhayr743 Год назад
اللهم صلى على النبي محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤
@hodanhodan8863
@hodanhodan8863 Год назад
Mash alaha wallshey 😂😂😂aad ayan uu qosoley ilahey haa ku xafiido dhamatiin adiga caruurtada iyo seeygada mash alaha ❤❤❤
@aishahassan4772
@aishahassan4772 Год назад
Masha Allah qurux iyo akhlaaq Allaha ku barakeeyo adiga iyo awlaadada
@saynabibrahim2298
@saynabibrahim2298 Год назад
Mnsha Allah ❤❤❤xbbti Allah ha ku barakeeyo
@azmodhohl8959
@azmodhohl8959 Год назад
❤❤❤❤masha allah
@peacefulmind7745
@peacefulmind7745 Год назад
You re so funny Machallah I feel better after I watched you. My old son is hyperactive and I count the time when will he grow up
@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv
Masha allah xabibti
@sabirhassan3229
@sabirhassan3229 Год назад
Mashaalah tabarakalah jisakumulah qeyr habibti hadan kugu so biray wan ku jeclahay ilahey dartiis strong mother adoo kale alaha naga dhigo magacaygu wa saciida hasan ❤
@habibaaddow7868
@habibaaddow7868 Год назад
Masha allah abyo, soo dhowow waad nanuutrisey❤️❤️
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Masha Allah. Abaayo wallahi I love you for the sake of Allah❤❤❤ Baraka Allahu fiiki & familiga.
@habibaaddow7868
@habibaaddow7868 Год назад
Allah yujziiki habiibti ishraq❤️❤️❤️
@aishahassan4772
@aishahassan4772 Год назад
Allaha ku jeclaado abyo xabiba
@zuhayla8310
@zuhayla8310 Год назад
Masha Allah Ramadaan mubaarak abyo pancake nasoo hormari❤
@habibaaddow7868
@habibaaddow7868 Год назад
Dalabkiina waa amar my 🫅 waan soo geliyey❤️❤️❤️
@khadradagan3876
@khadradagan3876 Год назад
Masha allah
@UmuCimraan-n4u
@UmuCimraan-n4u Год назад
M.a habiiba cadow hora usoco xbbti
@xafsanuura8633
@xafsanuura8633 Год назад
Manshallah family qurxoon❤️
@fadumaahmed1264
@fadumaahmed1264 Год назад
Masha allaah wallo qaali waan ka heley maanta ayaan kugu so biirey horey U soco❤
@ibtisamabdirahman1535
@ibtisamabdirahman1535 Год назад
I like Muslim❤
@dardaamuktar6776
@dardaamuktar6776 Год назад
❤❤❤masha Allah 🎉
@sacdiyocookenbeauty3737
@sacdiyocookenbeauty3737 Год назад
Masha Allah qurux Horey usoco abayo
@umlkhayrabdiumlkhayr743
@umlkhayrabdiumlkhayr743 Год назад
مبروك يا اختي الكريمة ❤❤❤❤
@nasrakiin4187
@nasrakiin4187 Год назад
Masha alaah khayr ilahay hakusiyo❤❤❤
@ifrahcumar4352
@ifrahcumar4352 Год назад
Fiidyowga Soo gaabi siaanaa ugu caajisin walaashay
@leenaahmed4944
@leenaahmed4944 Год назад
Masha Allah ❤❤
@Manmah201
@Manmah201 Год назад
Salaam sister. You are so funny ma shaa Allah.😂❤
@sadiyosahal8995
@sadiyosahal8995 Год назад
Ramadan Mubarak sister maanta ayaan kugu soo biiray Mashaa Allaah
@habibaaddow7868
@habibaaddow7868 Год назад
Soo dhowow walaal qurux, waad na ifisey, kusoo biiritaankaaga aad baan ugu faraxnay❤️❤️❤️
@RuqiyaMohamud-p7z
@RuqiyaMohamud-p7z 23 дня назад
ASC Habiba Kusoo noqo RU-vid kaaga ha u joojin dad dartood hawshaada wado iska ignore garee waxma garatada Laakiin caruurtaada ha soo galin
@xamdaosman1134
@xamdaosman1134 Год назад
Mncha allh qli inan kula so xiriro ayan raba hlken ka hela mncha allh tagero ku ahy
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Qurux masha Allah😍😍
@hodanqaali4919
@hodanqaali4919 Год назад
Maasha allaah adigu dadkan ubahnaa aan wax badan ka faaidilha aya thy geesiyad hore usoco maxan mar hore ku baranwaayey saaka kuguso biiray ilhy hku xafido from gobolka togdheer burco S/lnd🥰🥰🥰
@habibaaddow7868
@habibaaddow7868 Год назад
Yaa Rabbi, togdheer jecliyaa qalbigaad ku taalaan reer burcooy, soo dhowow qaaliyey boqorada togdheer❤️❤️❤️
@hodanqaali4919
@hodanqaali4919 Год назад
@@habibaaddow7868 shukrn wllo mcn❤️❤️
@deeqamahamedyurub8645
@deeqamahamedyurub8645 Год назад
Hadalkaaga kama xiiso dhaco wll allah haku jeclaaado wxn rabaa inaaan kula soo xidhiidho hlkan ka helayaaa❤
@fahmoabdullahi3161
@fahmoabdullahi3161 Год назад
احبك الله الذ ي احببتني فيه
@naimaaadamelmi9188
@naimaaadamelmi9188 Год назад
Masha Allah abyo ina jogto an umalena Deutschland
@habibaaddow7868
@habibaaddow7868 Год назад
Haa abyo
@maxamuudibraahim2284
@maxamuudibraahim2284 Год назад
xabiibo aniga sido kale ilah dartis ayaanku jecla hay❤❤
@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv
صوتك جميل
@aishacuud1840
@aishacuud1840 Год назад
M.a
@ifrahyassin8991
@ifrahyassin8991 Год назад
Manshaa allah alle cimriga iyo caafimadka ha ku barakeyo wll weegan baan kugu soo biirey aad ban uga helay vedioyadada ❤
@habibaaddow7868
@habibaaddow7868 Год назад
Soo dhowow quruxay allah haku barakeeyo❤️❤️❤️
@habibaaddow7868
@habibaaddow7868 Год назад
Soo dhowow abaayo, waad na nuurisey❤️❤️❤️
@CabdiCanbuula-zn5if
@CabdiCanbuula-zn5if Год назад
Alle akuu xafido gurigaaga iyo carortada
@habibaaddow7868
@habibaaddow7868 Год назад
Fadlan cuntooyinka aad intiina badan aad xiisasysaan ila wadaaga❤❤❤ mahadsanidiin🥰🥰
@deeqamahamedyurub8645
@deeqamahamedyurub8645 Год назад
Xbiibay wan kujelahay allah dartii hore usoco isoo dir Instagram kaaga aadban kaaga hely
@داعيةالخيررمله
Masha allah hppti xabiiba alle haku barakeeyo Waxad noosobgalisa cuntoyin fudud qarash badana aanu kubaxayn shukrn
@Dhoolzeadupdi
@Dhoolzeadupdi Год назад
Hbo ku jecliyaa qof diin leh mallah waakula socdaa
@anababdi5307
@anababdi5307 Год назад
mabruuk
@qalbiuroon746
@qalbiuroon746 Год назад
Abayo bahalka kus kuska burka caml ah noso gali qali video yada gagaban ayan jeclahy o waqti badan qadaneyn hooyo karti badan aya tahy abayo m.a ❤ carurta igu salaam mit freundlichen Grüßen Naima
@habibaaddow7868
@habibaaddow7868 Год назад
Hye abaayo videoda xigo insha Allah❤️❤️❤️
@munoali8395
@munoali8395 Год назад
❤❤❤❤❤❤❤
@prinseszeynebhassan2018
@prinseszeynebhassan2018 Год назад
Pancakes 👍🏻👍🏻
@habibaaddow7868
@habibaaddow7868 Год назад
Dalabkiina waa amar quruxlaydeena, waan soo geliyey❤️❤️
@prinseszeynebhassan2018
@prinseszeynebhassan2018 Год назад
@@habibaaddow7868 shukran xabbti sida dagdaga ah ee aad dalabkeena nooga ajiibtay
@prinseszeynebhassan2018
@prinseszeynebhassan2018 Год назад
Waana sameeyay kaalay iska arag meeshu maray ilaa hada waa layswaydiinayaa intuu ka vaxay meel alle 😂😂😂😂
@luqmaan753
@luqmaan753 Год назад
Habiba,adow walasheeey hadda geska,afrikada bari waaa 9:13 am jarmalka meeqa saac waaaye😊
@habibaaddow7868
@habibaaddow7868 Год назад
Hada marka lajoogo hal saac ayaan idinka dambeynaa, lkn axada wixii ka bilowdo saacad kale ayaa nalaga jaraa si uu maalintana wey noo dheeraaneysaa😂😂😂 meeshaan waqtigeeda marna waa laga jaraa marna waa lagu daraa😂😂😂
@mariamsaid9138
@mariamsaid9138 Год назад
Luģayma
@asmaburale4828
@asmaburale4828 Год назад
Baankeeg
@habibaaddow7868
@habibaaddow7868 Год назад
Waa soo galiyey ❤️❤️❤️ dalabkiina waa amar quruxey❤️❤️❤️
@fahimomohamed8261
@fahimomohamed8261 Год назад
Bankeek miyaa mise malawax hhhh
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul Год назад
Qofka wuxuu kuu soo gudbiyo ma ahan niyada ineey kaa jabto. Wixii ku anfaca oo wanaag iyo dhiira galin ayaa laga qaadtaa wixii kalena ka soco. Wll ilmaha school maxaad u geeynwaysay kidnapping ugu ma baqaysid miyaa.
@habibaaddow7868
@habibaaddow7868 Год назад
School wey aadaan abayo, meeshaan school haday gaaraan oo aadi waayaan Police ayaa soo doonaa, keliya 3 malin oo isku xigta oo cudur la aan, kan sanadka jirana anaga ayaa school u ah wali, illaa 3 sanana meel ma geyn doono insha allah❤️❤️
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul Год назад
@@habibaaddow7868 Abaayo waxaan ka wadaa ilmaha in lagaa afduubto kama baqaysid miyaa. Maxaad u raaci waysay oo kaligood u dirtay.
@deeqamohamed675
@deeqamohamed675 Год назад
Masha allah ❤
@um.samiir3755
@um.samiir3755 Год назад
Masha alaah
@ifrahcumar4352
@ifrahcumar4352 Год назад
Masha allaah
@dawal7837
@dawal7837 Год назад
❤❤❤❤❤
Далее
Думайте сами блин
18:15
Просмотров 257 тыс.
Только ЕМУ это удалось
01:00
Просмотров 455 тыс.
Friday Routine, Jimca wanaagsan❤️
8:07
Просмотров 4,5 тыс.