Sabtii wanaagsan Reer Buuti !!!
Ku so dhawaada Xalqada Kowaad :
Cuqubo Bulsho - Qisadii Karoonaha - Dukankaygii
Waa taxaniihi Ramadaanta oo aad Kala socon doontaan BUuTI.tv maalinta #Sabtiida, #Isniinta iyo #Khamiista Inshaa Allah.
Wuxuuna daaha Ka qaadayaa dhibaatooyin ama qaladaad aynu samayno bulsho ahaan taas oo u baahan in meesha Ka saarno habfikiradaadi.
Nagu xidhnaada bahda BUuTI
#CuquboBulsho
#Qisadii_Karoonaha
#Buuti with #love
Enjoy...🎉🎉
#BuutiTVproduction #buutitv #localvideoproduction #webtv #localmedia #africancreativity #africancreatives #africanfilmmaker #africanmedia #africanentertainment #djibouti #hornofafrica #eastafrica #africa
N'hesitez pas à #Commenter et #Partager cher(e)s ami(e)s!
8 апр 2022