Тёмный

RANIYA 30 SANO AYEY FUUSTO KU JIRTEY MARKII LA HELEYNA LAMA FILAAN BEY NOQOTEY NAXDIN 

Hodan Online
Подписаться 390 тыс.
Просмотров 98 тыс.
50% 1

##ADNACHANNEL##ARIMAHEENA##ASADHAGIO##HODANONLINE##ADNAHENNA##HODANONLINE##ARIMAHEENA## HODANONLINE##ASADHAGIO##DADWEYNAHACHANNEL##HODANONLINEE## ADNACHANNEL##

Опубликовано:

 

18 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 755   
@MohamedBuskutOfficial
@MohamedBuskutOfficial 3 года назад
anaa first ah maanta
@Hodanonline
@Hodanonline 3 года назад
Mahdsanid wllky
@muslimayusuf5885
@muslimayusuf5885 3 года назад
Naba doonka RU-vid iyo hodon online like faro badan 😂
@nazmohammed5271
@nazmohammed5271 3 года назад
Yaa. Nabadoon. Waa. Ugu horeysa 💚
@MohamedBuskutOfficial
@MohamedBuskutOfficial 3 года назад
@@Hodanonline thanks walaashey iyo teamkaaga
@nasroalidheere1424
@nasroalidheere1424 3 года назад
@@Hodanonline mashalh hodan
@nimcokyf
@nimcokyf 3 года назад
Shekadaan iyado af Germany ah ayan dawaday exactly sidaa hodan ushegayso waye mahadsanid abayo qisoyinkan i like it's
@beelarashiid4015
@beelarashiid4015 3 года назад
Inta ila jecel hodan qosilkeeda lik iisaara I Lov you hodan qaali Waa bilan oo kaso salamaysay garowe ptlnd somalia
@Muslimah536
@Muslimah536 3 года назад
wllo hodan cameradu waa caadi wa faseex thanks sida wacan eed nogu dadashid qiso yinkaaga walhi aad uga helaa
@fatimamoalimabdullahi4962
@fatimamoalimabdullahi4962 3 года назад
hodaneey hadii aan awoodi lahaaa billion banku geyn lahaa subsribe lkn mawa awoodo ❤
@ASMA437
@ASMA437 3 года назад
7: 45 Baayo aso naagtisa qabo ayu guursan kara gabar kale lkn hamblaha somaliyed badankood maba u jeedan wadadas Nin naagtisa hortada ku furay barina adu ku fura Marka naagtada ado heysadid I guursan karta dhihi laha👌 ya igu raacsan🥰
@sacidmaxamud7949
@sacidmaxamud7949 3 года назад
Kkk ben tamahan iney barqo kala furan ayeeyraban
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 3 года назад
Waa inan gaatsina 100k hodan online way u qalanta bls 🙏❤❤❤
@Hodanonline
@Hodanonline 3 года назад
🥺😩
@iloveallah3519
@iloveallah3519 3 года назад
200k dheh
@garyaqaanfaiza7781
@garyaqaanfaiza7781 3 года назад
Waan so cararay 🏃‍♂️🏃‍♂️ markaan arkay sheekada, like fara badana waan saarey🥰🥰🥰
@iqraacooking6079
@iqraacooking6079 3 года назад
Subscribe igu caawi walal adoo raali ah
@garyaqaanfaiza7781
@garyaqaanfaiza7781 3 года назад
Haye diyaar
@yussufabdi7517
@yussufabdi7517 3 года назад
Thanks my little sister l like you for your liberty, prosperious FREEDOM and happiness ,to you and your family. Good luck and keep good job.and happiness to you and your followers.Masha Allah AMIN AMIIN.
@musalsalafsomali4826
@musalsalafsomali4826 3 года назад
Ida ila qaldan waayo nin wax la aamino malahaan thanks 🙏 hodan wlhi waxle ka faidena qisoyiinka sida gabadhan camal ey galsonida ugu qabde ninka
@Samia_Abdi
@Samia_Abdi 3 года назад
Subxanalalah 30 sano wax dhow ma ahan walee dowladana wa qaldan thy iyadana wa qaldanthy masha alah hbo 💃🏼✊🏻 qisada ano dhamesan comments maba ka bixin karo
@namannarrin7539
@namannarrin7539 3 года назад
Walaashey qeyr Alaha Ku siiyo cadowga ilahy haka qabto
@xamdialicabdi6074
@xamdialicabdi6074 3 года назад
Masha allh hodan leyk farabadan Iska sar farii mahnow masha allh ❤❤🌹❤❤❤❤❤❤❤
@mahamutapdelahi4449
@mahamutapdelahi4449 3 года назад
XppTi wlhi tageero ku ahay maca carurta guriga hooyo iyo reerka from somaliland
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 3 года назад
Ayyyyyy first view my sis coming soon 100k insha Allah
@iqraacooking6079
@iqraacooking6079 3 года назад
Subscribe igu caawi walal adoo raali ah
@sumayoabdullahi2116
@sumayoabdullahi2116 3 года назад
Insha Allah Xabbti
@nimcomohamed235
@nimcomohamed235 3 года назад
hodan iyo qisooyin xiiso leh aad ban u sugaa shukran hodan🌹🌹
@Bunzuunyt
@Bunzuunyt 3 года назад
MaashaAllah hodaneey horey u soco qalbi ku jecel❤️🙏🙏
@ugbadjama5057
@ugbadjama5057 3 года назад
Hodan quruxey manta ana uhoreeyo❤❤
@iqraacooking6079
@iqraacooking6079 3 года назад
Subscribe igu caawi walal adoo raali ah
@maizaali5012
@maizaali5012 3 года назад
Hooyo cameradane we qurux badnthy midna kuso duubo ♥️💋
@nastehohassanhoch8250
@nastehohassanhoch8250 3 года назад
Second personne tagerahaqa from Djibouti 🇩🇯
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 3 года назад
Policeka ayaa qaldan waayo xilba iska mey saarin teeda kale waxaan dhihi kara kiiska si cunsuriyad kujirto ayey ufiiriyeen waayo gabadha saxiibadeed baa leh policeku wuxu iweydiiyay asal amerikan matahay marka gabadhan ninka saaid bey ujecleed baan isleyhy
@zuzanabdi8374
@zuzanabdi8374 2 года назад
Haa byo wa cunsiriyin say umuuqato Qaabke uhadleen suaal Laatin America ma dadka madowga baa
@marwobuni9872
@marwobuni9872 3 года назад
La Hawla Wa Quwwata Illa Billah 😭 waa aduun wallaby’s, sideedaba dumarku waa masaakiin gaal iyo muslim ba dhinaca khayrkayna wax ka eegaan, waxay is tiri waad iska sasabi waxay samaysay qalad ay ku hoyatay 😢 police ayaa qaladka ugu wayn lahaa 😔 waa xaal aduun maxaa dumar dulman 😢 jazaka’Allahu Khairan Habibti 🤲❤️🤲
@xafzamaxamed3084
@xafzamaxamed3084 3 года назад
wllshy hodan waxaan kuu rajaynayaa inaad gaartid guulaha aad rajaynayso ilove you hodan from hargeysa
@maxamedgaid5131
@maxamedgaid5131 3 года назад
1-gabadha Aya khaladka lahayd 2-ninka ayaa khaladka leh 3-dawlada ayaa khaladka leh
@nawaalhassan2142
@nawaalhassan2142 3 года назад
Ayyy anaa manta ugu horeyo fast person🥰🥰😍😍
@humayzahbintuzead9518
@humayzahbintuzead9518 3 года назад
Walazhay HodaN routine noozo samee adoo mahadzan iyo vloGs 😘😇
@Hodanonline
@Hodanonline 3 года назад
Ok
@humayzahbintuzead9518
@humayzahbintuzead9518 3 года назад
Mahadzanid 🥰
@B72_____
@B72_____ 3 года назад
Asc edo 😂 hadlkaga mcn m.a
@maqsudxilo4133
@maqsudxilo4133 3 года назад
Hodaney ano qisadada school Ka dhaxdisa Ka shegenyo 😪 maclin uul iga naxsady😍😂mcney ale haku xafido
@maryanmathaw46
@maryanmathaw46 Год назад
Hada iskulki madameysi😁
@zumiosman2179
@zumiosman2179 11 месяцев назад
​@@maryanmathaw46😂😂
@hiboahmed7866
@hiboahmed7866 3 года назад
Hodan way u qorned lkin dumarka rabo nin xasleh hadana rabo nagta kale in lafur kadib booska ayad lagu badalo runti midas wa aqali xumo noci ugu darneyd waxad naftada larabi lehen qof kale hala jeclanin
@naimaabdullahi6252
@naimaabdullahi6252 3 года назад
Keep going runti xita codkada aad umacan wlhi masha Allah
@AbdiMoh797
@AbdiMoh797 3 года назад
Masha allah haa aniguba wan ka helay cod yar oo dagan weeyi wllhi
@sabirinaxmad3963
@sabirinaxmad3963 3 года назад
Hapo manta qofki ugu horeyay ahay love isar hada xushamad ii heso🥰🥰
@Kaarshe_channel
@Kaarshe_channel 3 года назад
Hadaad iga dambeyso like✅
@iqraacooking6079
@iqraacooking6079 3 года назад
Subscribe igu caawi walalkay mahadsanid
@Sahalali9
@Sahalali9 3 года назад
@@iqraacooking6079 anaa ku saray wlshyda
@ikranrooroow7645
@ikranrooroow7645 3 года назад
Alah wa ku jeclhy walshey waba kugu sexda aniga codkaga iyo qisoyinkaga mash lha ilahey haku xafido hodan😍🥰
@khalicaade290
@khalicaade290 3 года назад
Fusto. Iyo. Barmil. Waa. Iskumid
@aishamohamed6075
@aishamohamed6075 3 года назад
Ani ugu horayay manta love you hodantydha
@mohamedmnur4670
@mohamedmnur4670 3 года назад
Waxaan rabaa inaan sheeko kula wadaago, maheli karaa telkaaga mise kaygaan kula wadaagaa
@muxiyadiin2760
@muxiyadiin2760 3 года назад
Ggggghhhhhhhghhgggggggggggggggggggghhhgggghghhhhgggghhhghhgggghghghghhghgghggggghgghgggghgghhg
@mohamedmnur4670
@mohamedmnur4670 3 года назад
SHEEKADU WAA SHEEKO DHACDAY 35 SANO KAHOR ADIGA QOF AHAAN MAAHA
@mariaabdikadir8985
@mariaabdikadir8985 3 года назад
Hodaney camerada wa qurux maanta horay usoco qaaliyey wan ku jeclahy xabibtii
@gabadhasafiirka1097
@gabadhasafiirka1097 3 года назад
Anigaba Eedaday ayaa I soo share karaysay. Ilaa hada hal video ima dhaafo❤️❤️❤️👏🏽🇸🇴
@hamdiibrahim150
@hamdiibrahim150 3 года назад
mashaa allha abyo 3 markabadan baan fiirsaday sadata lodabagelen waxay eheed next of king maysan eheen saaxbteed magaca ninka serta ah ay boyfriend u ah gabadha dhimatay qof uma shegin
@aragsanmohamed7083
@aragsanmohamed7083 3 года назад
Masha allh quruxey ana waxan ahey gabadh cusub
@Hodanonline
@Hodanonline 3 года назад
So dhawoow Qali
@kaltunhh5514
@kaltunhh5514 3 года назад
From borama keep going sister
@sadamdrqofal8781
@sadamdrqofal8781 3 года назад
An sidoo kale borama
@susuahmed1973
@susuahmed1973 3 года назад
Me to from boorama🙌
@safacadey6082
@safacadey6082 3 года назад
Masha Allah abayo hore o soco 🥰❤🥰🥰
@ikraanyuusf244
@ikraanyuusf244 3 года назад
Mcnto wnku jecelnahy wlhi Alle Ha noo kaaaa daaaayo mcnto
@bahjomahad522
@bahjomahad522 3 года назад
My sister hodan online inolow xbiiti 🤩🤩🤩😘💋💋💋💘
@ayanabdulahi7542
@ayanabdulahi7542 3 года назад
Mashallah walshy
@IbrahimAli-gh6wn
@IbrahimAli-gh6wn 3 года назад
Scw hodon maashaa allah kamida waa fiican tahay ee horey usoco
@ibtisamgacal4406
@ibtisamgacal4406 3 года назад
Hodan hormar wacan
@oumalkaireabdillahiomar6336
@oumalkaireabdillahiomar6336 3 года назад
Mash Allah wllo macaan
@radiyamohamed3110
@radiyamohamed3110 3 года назад
Anigu waxan odhin lahaa zedexx duba wey leeyihii waayo kalsoonidey isiisey muu dareemin iyaduna ninba lama siiyo kalsooni buuxda dawladuna hadey ku dhaqaaqilahay waa lahelilahaa waayo waxay maskax dooda galyeen in ayney wax ka galin waayo gabadhu mey ahayn gabadh u dhaltey amirica😱
@abyanhassan8644
@abyanhassan8644 3 года назад
Abaayo mahadsanid sida aad noogu soo jeediso qisooyinka aniga dadka kale waxba kama fahmo lkn adi waan ku fahmaa wllhi i love you macanto💓
@issetakar846
@issetakar846 3 года назад
horey usoco ✈️✈️✈️
@kiinabdilaahi4249
@kiinabdilaahi4249 3 года назад
Masha allah walashey qaali hore u soco
@habonjamac8123
@habonjamac8123 3 года назад
MAASHA ALAH WALAASHEY DADAALKAAGA WUU MUUQDAA EE INTAAS KA SII WAD WAAD GAARI NIYADAAADA WXA EEY JECESJAHAY INSHAA ALAAH
@sumayaabdiwahab7016
@sumayaabdiwahab7016 3 года назад
Wa marki iqu horeysay oo an so bogdo chelenkan wana ka helay horo usoco waalashey khaladka ayada aya leh oo ninka isku dirtay
@habibaosman7293
@habibaosman7293 3 года назад
Asc hodaneey qisooyin kaaga aad iyo aad ayaan ooga heley walahi masha alaah hodaneey soodhawaw🙏
@Ayaanqurux.
@Ayaanqurux. Год назад
I am watching it after 2 years❤
@zalmiitaofficiall4722
@zalmiitaofficiall4722 3 года назад
Naakta Ayaa Qaladka Leh Because Ayaadaa Marki Hore Isku Aaminte Nin Dhahaya Waxaan Kasoo Tagaa Xaaskeygi Iyo Caruurteeddi Maanta Haduu Kuwaas Kasoo tage Bal Biri Maxuu Ayadana Ku Sameen Karaa Hadee Intaad Iska Dhaadhicin Laheed Gawadhan Dhib Ba Muusan Soogareen Lkn Waa qoraal Rabi waxkasta Love you sister hodan
@halimamukhtar2594
@halimamukhtar2594 3 года назад
Ani coffee isoo qaata qisooyinkga🙏❤❤
@sagalgaraad6sagalgaraad691
@sagalgaraad6sagalgaraad691 3 года назад
Wlh Mar walbo aad dhahdid 100 wax yar ayaa dhiman waan sii caroodaa waayo hadaan awoodo Hal minute Ayaan kuu dhameestiri lahaa waan isku dayaa tel walbo inaan kaaga saaro shergareeyo ilove you hodan qurux
@ibrahimosman3492
@ibrahimosman3492 3 года назад
Yep way leyihin am in USA 🇺🇸 qeyb hoose aya jirta oo alabta la dhigto
@saabiriinabshir8201
@saabiriinabshir8201 3 года назад
Hodan hpo blwadaydaad noqotay lov you♥️🧕
@lajecleey
@lajecleey 3 года назад
❤ kuma waayo hodan la aantaa abaar
@zafirachannel296
@zafirachannel296 3 года назад
Maasha Alaah walaashey horumar baan kuu rajeynayaa
@istahilosman9196
@istahilosman9196 3 года назад
Hodan iftiin qurux waaye abyo tan ku duub ku dhihi lahaaa ani ahaaan
@Hodanonline
@Hodanonline 3 года назад
Mahdsanid Qali 🥰
@umuraage2984
@umuraage2984 3 года назад
Goortuu muuqaalkaan ii soo dhacay inta kuuma oolin balse muuqaalo kale ayaan ku mashquulsanaa qalbigeygana hodan online ayuu jiray laakiin hadaan daawanayaa waa inoo hadhow wcs.
@munagujis9223
@munagujis9223 3 года назад
Hodan wllshy qali waxa qaladka leh gabadha waayo nin naag leh ayeey aamin tey
@ASMA437
@ASMA437 3 года назад
😢 cunugi calosha ku jirayne ma dhintay لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم
@ashamohamed6996
@ashamohamed6996 3 года назад
Foolish
@oumalkairehousseinbarreh5747
@oumalkairehousseinbarreh5747 3 года назад
Macha alah i number one
@mattaneofficial2342
@mattaneofficial2342 3 года назад
Masha Allah keep going
@iqraacooking6079
@iqraacooking6079 3 года назад
Subscribe igu caawi walal adoo raali ah mahadsanid
@safiamohamud1222
@safiamohamud1222 3 года назад
Mansha Allah bless you and your beautiful family’s ✊🙏🏻
@faizaabdigulled2687
@faizaabdigulled2687 3 года назад
hodaney gabarta aya qaldaneed sababto ah niinka ayeey amiintay ma eheen iney niinka amiinto
@nazrazead
@nazrazead 3 года назад
Keep going wlloh Allah keep you mcnto
@iqraacooking6079
@iqraacooking6079 3 года назад
Subscribe igu caawi walal adoo raali aha
@anisaqaali1235
@anisaqaali1235 2 года назад
I love the way you explain the story hodan online ❤ 😍 💖
@asalraacmedia
@asalraacmedia 3 года назад
Hodon qurux wlashey wan kujecladey marki an kudawado naxaris ayan darema mashalh mashalh adiga iyo famlygaga alla haidin barakeyo
@nazmohammed5271
@nazmohammed5271 3 года назад
Maanta. Foosto. Ma. La aaday ❤️💚
@bilanbeauty8208
@bilanbeauty8208 3 года назад
100k kuu rajeynaa inshallah dhaqi ku gaar mcnto
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 3 года назад
Masha allaaah insha allaaah wane ku rajeyan mami inada gareso boqolka
@Msahmed837
@Msahmed837 3 года назад
From America 🇺🇸 Haa hodaney basement ayey leyihin guryaha house ka ah wana ku salaamay wllashay hodan online
@cabduwahaabibraahimmaxamed274
@cabduwahaabibraahimmaxamed274 3 года назад
Maashaa allaah wallaashey waxaan ku faraxsanahay wax qabadkaaga
@fadumoaidid2670
@fadumoaidid2670 3 года назад
Qaladka waxaa leh gabadha oo nafteeda labo good xaqirtay
@faadilcaraale---
@faadilcaraale--- 3 года назад
Hadan. Adi amarkaga wan qadan lkn adi love manoo sartid ee nagada ciyaarta ...... Camera is very prefect
@deeqaahmed6716
@deeqaahmed6716 3 года назад
I am frist view ❤❤❤❤🥰💯
@ikramqalbihooyo1323
@ikramqalbihooyo1323 3 года назад
Ax waa qiso muruga badan Fikirkaygana Seddexdba way khaldanaayeen Subxannallah *Hodan Ku Mahadsanid soo gud bintaada*
@hanaali8143
@hanaali8143 2 года назад
Hodon wllo mcn allhe ha ku xiftiiyo wlhi hadi anaan ku dawan wlhi cajiis ban dareema.dawo baad baanoo.noqtaay wllo allhe dartis ku jeclhy
@nimafaisal1879
@nimafaisal1879 3 года назад
Hodan ❤️❤️❤️❤️💕💕 we love you so much sis go forward💕❤️
@lakiladan7238
@lakiladan7238 3 года назад
Abayo ka helay wlhi videoyadan masha allah alle ha ku dhowro abayo ku tageera runtii
@hamdanazer724
@hamdanazer724 3 года назад
Qaladka gabadha way laheed oo marnba kalsoonida sidaas uwayn mahen inay siiso 🥺
@naimaabdullahi6252
@naimaabdullahi6252 3 года назад
Masha Allah hodan
@aishaibrahimkamala1732
@aishaibrahimkamala1732 3 года назад
Gabadhaa lahayd qaladka maxaa yeelay inlaykuma aamino mahmakaan
@halimafarah1223
@halimafarah1223 3 года назад
Asc xbbti masha allaah
@halimafarah1223
@halimafarah1223 3 года назад
From mogdisho ilove hodan
@halimafarah1223
@halimafarah1223 3 года назад
❤❤❤❤❤❤
@roodacabdi6136
@roodacabdi6136 3 года назад
gabadhaa qaldan dumarka oo dhan ayaa nacas ah in ay raga aad u aaminaan
@salmacali8853
@salmacali8853 3 года назад
M.a wakujiclahay😍😍😍😍😍😍😍😍
@fatmaficanshow4765
@fatmaficanshow4765 3 года назад
Masha'Allah mcnto ❤
@nimcakitchen6903
@nimcakitchen6903 3 года назад
ماشاء الله الكاميرا 👌👌👍👍😊😊
@umuwarda7513
@umuwarda7513 3 года назад
Keep going wllsh hodan
@abdulaahimoh5272
@abdulaahimoh5272 3 года назад
Asc hodaneey wan kuusaaray like you sbicarb thinks hodan
@ikraanmohamed7612
@ikraanmohamed7612 3 года назад
Maya dawlada qaldan hadii ay wax ka qaban lahayen mar horeba waa laheli lahaa
@aishahennaharts9394
@aishahennaharts9394 3 года назад
Hodan Fuusto maha Xabibti ee waa Foosto anigu labadaba waan u aqaanaa (Barmiil iyo Foosto)
@jamiilanoor2085
@jamiilanoor2085 3 года назад
Marka hore Allah ayaan qorin in la helo marka xigta iyadaa is dayacday iyo saaxiib teed inay sheegto ayay ahayd in uu ninku uu hanjabay uurna u lahayd
@jamiilanoor2085
@jamiilanoor2085 3 года назад
Ffxxxxxyýy2👺🦝🦝🦝🐴🐴🦝🦝🦝🦝🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🐯😙😙🍅🙄🥰😆xxfgg
@kevlitaquen6656
@kevlitaquen6656 3 года назад
Hodan one love ❤❤
@medmoussa149
@medmoussa149 3 года назад
wan sax waxba kamagaldano haa waswasi Hodaney ok wa nadife .
@Jinoleyy
@Jinoleyy 3 года назад
Horta kama daalo shekooyinkaada abaayo❤ Marka xigta gabdha qald wey leedhay lkn mid saas usii weyn mahan waxa waa dumar qof hadey jeclaatana waaaba caruur oo aan waxba ogeyn oo iska socda wxaba usii dheera uur ayey laheyd oo ninkeeda ayey u beer jilicdey taas waa taas Tan sadaxaad dowlada qaladka ugu weyn ayada leh qofka ajnbiga ah in saas loo faquuqo maa aheyn in la baadi goobo oo eey soo helaaan ayey ahyed meydba ha ahaatee Sharta raga alle hanaga haayo amiin
@ayanhussein5644
@ayanhussein5644 3 года назад
Kolay gabadha ii ninka ku kicisay dhib isno inuu dilaa ku qaldanaa sis allah Ha ku xafido hodan wall ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Далее
NOLOSHA IYO WAAYO ARAGNIMO PROF. DALXA | GORAY PODCAST
2:57:07