SHEEKO " Si aan ragganimadiisa u qalmin ayey gabadhiisii caruurtiisii oo ag taagan u canaanatay. Mabuu xanaaqin weji xunna ma uu tusine si fudud ayuun buu ugu yidhi: “Walaalo heblaayooy, markaynu dalkii joognay sidaan kuu qabi jiray uun ii qab” Mar alle markay hadalkaa maqashay ayaa indhaheeda ilmadu sida roobka is qabsatay, oo intay isku duubtay, ee ay madax iyo mijo ka dhunkatay ku tidhi “Huuno maalin dambe haddaan erey gefa ku idhaa Alle naarta ha igu fogeeyo” Abwaan Weedhsame .
Rachid Nour est un sacré comédien. Bravo de Xudur - where Maay dialect/language is best spoken and is in fact the the source origin of the Somali language, as Maay and Maxaa are the two dialects that make the Somali language. Il est pourtant vrai qu'il nécessite une certaine notion de Français et de la culture disons Djiboutienne à fin d’apprécier mieux les contextes auxquels il fait souvent allusion.