Тёмный

REER GALMUDUG IYO PUNTLAND OO WACDARO DHIGEY IYO HOOYO DISHEY WAREEBE SI AY U BAD BAADISO CUNUGEEDA 

Qurux Ku Dhiigle
Подписаться 961 тыс.
Просмотров 70 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

27 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 215   
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 2 месяца назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🥹🕋
@ahmeybatay3908
@ahmeybatay3908 2 месяца назад
Scw❤
@AbshiroIssa
@AbshiroIssa 2 месяца назад
Scw scw scw scw ❤❤❤❤
@YuukeyXusen-eq1ln
@YuukeyXusen-eq1ln 2 месяца назад
Scw scw scw
@AbdiBara
@AbdiBara 2 месяца назад
Kawsar maragajo koko😊😅😮😢
@cashamaxamed892
@cashamaxamed892 2 месяца назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@Farxaanfani
@Farxaanfani 2 месяца назад
Inta qurux Ku dhiigle kaftankiisa ila jecel like ❤️👍
@Lana-1-0B
@Lana-1-0B 2 месяца назад
Anaa kow ka.ah❤❤❤
@ifrahali7125
@ifrahali7125 2 месяца назад
Hoyo hooyoy yaaku heli kara halis walbo ilmaheeda wey u galee hooyo ❤
@KOKO_BUULE_45
@KOKO_BUULE_45 2 месяца назад
Kawaran Haduu Allaha Caawa kaa Farxiyo Aadna janada ku gasho Saliga Nabiga scw Aad share Garesay Awgeed ❤️😊
@zeynuuahmed4368
@zeynuuahmed4368 2 месяца назад
Dumarland hadaa Nhy Hana yaresanin jack wan amusnhy ma ahee😂😂😂1M come soon ❤️❤ farxada 1m wan sugi la ahay😊
@luisfangal1437
@luisfangal1437 2 месяца назад
Ninka kaliya videogiisa dhamaysto masha Allah
@afrahap4406
@afrahap4406 2 месяца назад
Geesiyaal dumaraka soomaliyeed❤❤❤
@abdijama1984
@abdijama1984 2 месяца назад
Maamo waa geesi geesiyad .aya hooyo waa hooyo ogaada ragoo dumarka hadayicin waa xayi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@eazrayiylmohammed9743
@eazrayiylmohammed9743 2 месяца назад
اللهم ارنا الحق حقآ 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼☝🏼🥺🥺
@AliIbrahimMohamed-fh1yd
@AliIbrahimMohamed-fh1yd 2 месяца назад
Coming soon 1m
@CeyniAbdirahman
@CeyniAbdirahman 2 месяца назад
Qurux ku dhiigle 😢❤
@GuuledbashiirAxmed
@GuuledbashiirAxmed 2 месяца назад
Wllhi hooyo oyinku way naxariis badan yahiin wallahi😢❤
@BoqoradaRerkeenadiid
@BoqoradaRerkeenadiid 2 месяца назад
Pland io galmudug waa walaalo xaq isku leh derisna ah masha allah tabaarakallaah waan idin slamay dhalinta galmudug io pland
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 2 месяца назад
Maasha allaah hooyadaas soomaaliyeed waa geesiyad illaahey ku xafido
@NaimaMohamedAli-k6k
@NaimaMohamedAli-k6k 2 месяца назад
Dumarka baadiyaha waxas weysameyaan habaryarteey baa waraabe dishay oo habeen walba ari ayuu ka jiidan jiray habeenkii danbe ee xera u gashay markuu is yiri so qabso ari beey ceego ku dhagtay marka dumarka baadiyaha jooga waa masha allaah hooyoyin ad adag waaye allaha no daayo hooyada ayadoo xaamilo ah cunugeedii badbaadaatay
@mohamedkorene4683
@mohamedkorene4683 2 месяца назад
Haa waxaas waxba lama aha libaaxbayba xoloha karidaaan Lkn mamadan been ayay kudartey gacanteydaan kudhufte sanka dhiig ka imade koleyba ninkii warabee garuun kudilay wuu fahmaya😂
@NaimaMohamedAli-k6k
@NaimaMohamedAli-k6k 2 месяца назад
@@mohamedkorene4683 Haa alla og
@asmaxasan7803
@asmaxasan7803 2 месяца назад
mansha allah 1m cominn soon
@adandiiriye4333
@adandiiriye4333 2 месяца назад
1 million coming sooon❤🎉❤🎉❤🎉❤
@MohamedQarbe-x3w
@MohamedQarbe-x3w 2 месяца назад
Sala Laahu Calayhi Wasalam SCW
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 2 месяца назад
Maashallah this mom brave.
@mowlidnoor8985
@mowlidnoor8985 2 месяца назад
Masha allah hooyo qalbo ciiyalkeda kama kaftanto
@xasancade6671
@xasancade6671 2 месяца назад
1million coming soon
@AbdioOmarkukai-ud1io
@AbdioOmarkukai-ud1io 2 месяца назад
My Dear familj ❤❤❤
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 2 месяца назад
Subxanallah this man.
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 2 месяца назад
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
@AminaDaganfaroole-ym1no
@AminaDaganfaroole-ym1no 2 месяца назад
Scw scw scw scw scw scw scw
@AminaDaganfaroole-ym1no
@AminaDaganfaroole-ym1no 2 месяца назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw
@Nusayba-s1j
@Nusayba-s1j 2 месяца назад
Hooyo ilmaheeda kama kaftanto wey udhiman
@shucaybmohamedabdi397
@shucaybmohamedabdi397 2 месяца назад
Guuleyso sxp❤
@abshirokeyr6418
@abshirokeyr6418 2 месяца назад
Qurux ku dhiigle Diinta ha ku cayaarin waxaan oo kale shirki waaye ha soo qaadan
@wazaazaBuulle
@wazaazaBuulle 2 месяца назад
Team qurux kudhigle one lika plz🥰👍
@M44id9
@M44id9 2 месяца назад
First comment 😂❤
@AsliCali-sb1qx
@AsliCali-sb1qx 2 месяца назад
Izaaq iz is not easy ❤
@felisabdi3794
@felisabdi3794 2 месяца назад
Jahliga diin la’aanta iyo budcada baa halkaa gaarsiisey ninkaani inuu diintii Illaahey iyo awoodii Rabigeen uu nin baniaadam ah ka weyneysiiyo waa arin ka baxsan diinta Islaamka iyo in lagu cayaarayo Diinta Alle oo mugrinimo waaye , iyo shirki baraxla’a
@faraxabdalla4596
@faraxabdalla4596 2 месяца назад
Wllhi xafad idil Qosol ban laladhiban lahay amal iyo mamo qaran😂
@BoqoradaRerkeenadiid
@BoqoradaRerkeenadiid 2 месяца назад
Bisinka waraabe guri soo galay,salaamaad kuli aafaad
@Hamza42k.h
@Hamza42k.h 2 месяца назад
😂😂😂 keep it up brother
@hindaali4301
@hindaali4301 2 месяца назад
Dhamaan reer adeerkey waxaan leeyahay alaha nabada noo siyaadsho dhaman maamul goboleedada kale nah siiyo nabad soomaliyanah alaha ka dhigo midi israacdo❤❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Zehaa007
@Zehaa007 2 месяца назад
2:25 farxiyo is not easy😂😂
@axmadnurqorane4530
@axmadnurqorane4530 2 месяца назад
Abti 1M maxad lagaadhi ladahay
@adandiiriye4333
@adandiiriye4333 2 месяца назад
😂❤gabar reer keedà ama cideeda ka ween meeel iima gasho
@Kadraabdi-p7i
@Kadraabdi-p7i 2 месяца назад
Hoyo wa hadii hno med
@asmacii20
@asmacii20 2 месяца назад
Sh cabdiqaadir is not easy😢
@salmaanxasan1164
@salmaanxasan1164 2 месяца назад
Qurux ku dhiiglow wll mcn waxaan camal haso qaadan waayo danbigiisa ayad la qeybsanee ninka dhahaayo shiiq cadiqadir waliba malaa iga ilahey isla simaayo qeer Allah ku siiyee wll ilahey haku xafdiyo
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 2 месяца назад
Subaxanalah ilaheya ayuu ugafaya
@FoosCabdi-dk9xh
@FoosCabdi-dk9xh 2 месяца назад
Hooyo mcne 😢😢❤❤❤
@daraqoon
@daraqoon 2 месяца назад
Allaah hooyoyinkena janada hageeyo
@cabdifataax3739
@cabdifataax3739 2 месяца назад
Naag nool hadad maqasho waa tan oo kale
@NaimaMohamedAli-k6k
@NaimaMohamedAli-k6k 2 месяца назад
Subxanallaah naarta darba ku dhufaa aaa allow naarta naga badbaadi
@MowdafaBari-mz9jt
@MowdafaBari-mz9jt 2 месяца назад
Hooyoonika Allah ha xafido cid kale oo khatar nafteeda kuu gelin karta majirto oo hooyo ahayn
@Mrkadiir
@Mrkadiir 2 месяца назад
Nio Qurux kudhiiglow waxan dambiga ah nagadaa ..pro ❌️🙏
@XuseenAbdishakuur
@XuseenAbdishakuur 2 месяца назад
اذا لله واذا اليه راجعون wrong انا لله وانا اليه زاجعونright
@naimaahmed252
@naimaahmed252 2 месяца назад
😂😂😂😂 keep going
@MohamuudaadanShariif
@MohamuudaadanShariif 2 месяца назад
Viva qurux kudhiigle❤❤
@CabdinaasirMaxamed-mg8fm
@CabdinaasirMaxamed-mg8fm 2 месяца назад
Sobahanalah
@xaliimoabuukar9842
@xaliimoabuukar9842 2 месяца назад
Booto funny and funny manooli 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@GuuledbashiirAxmed
@GuuledbashiirAxmed 2 месяца назад
Qarankii oo guuraya😂❤
@maryamfarahw9773
@maryamfarahw9773 2 месяца назад
👍👍👍👍😍😍
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 2 месяца назад
Allah beerka labo markab oo cusbo wado kulah 😂😂😂😂😂very funny
@FoosCabdi-dk9xh
@FoosCabdi-dk9xh 2 месяца назад
❤❤❤❤
@dekowibrahim8049
@dekowibrahim8049 2 месяца назад
Waa hooyo geesi ah💪✅
@mmc6782
@mmc6782 2 месяца назад
Waa hooyo geesi ah
@ayansharif9531
@ayansharif9531 2 месяца назад
Kkkkkkkkk wa gesiyaad somalilana❤❤
@Qadanibrahim-f1p
@Qadanibrahim-f1p 2 месяца назад
Dumur land is not easy
@رحمهعلي-ط7ع
@رحمهعلي-ط7ع 2 месяца назад
سبحان الله
@Cabdiqani6657
@Cabdiqani6657 2 месяца назад
Wacabsi 2:44 2:44 2:44 2:44 2:45 2:45 2:45
@IstaahilIbrahin
@IstaahilIbrahin 2 месяца назад
Haye qurux kushiiglow waan ogalay😂😂
@SirajiIbrahim-bk3so
@SirajiIbrahim-bk3so 2 месяца назад
Hello Jack colour blue qurux ma ahan
@m.abaadirbaanaamin7864
@m.abaadirbaanaamin7864 2 месяца назад
Wara qosal kudhiglow iga wareji nfta igaqaade😂😂😂😂😅❤
@hizamhasa9189
@hizamhasa9189 2 месяца назад
Qisadii hadraawi ma maqal miyaa ee libaaxa hooyadii ka badbaadsatey
@Samatardahir-ty4sf
@Samatardahir-ty4sf 2 месяца назад
Weeydhacda sxb sow hooyo maha , hooyo waxa ka adag wala waayay sxb ha beenaysan bro
@AminaDaganfaroole-ym1no
@AminaDaganfaroole-ym1no 2 месяца назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@AminaDaganfaroole-ym1no
@AminaDaganfaroole-ym1no 2 месяца назад
Scw scw scw scw scw
@AminaDaganfaroole-ym1no
@AminaDaganfaroole-ym1no 2 месяца назад
Scw scw scw scw scw scw scw
@ijaaboosoble1320
@ijaaboosoble1320 2 месяца назад
Hooyadaan waa geesiyad ee haloo gurmado
@MaryamoAbdi-fu5lt
@MaryamoAbdi-fu5lt 2 месяца назад
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@QadanAhmed-d9g
@QadanAhmed-d9g 2 месяца назад
Qadan qadan 😂❤
@BoqoradaRerkeenadiid
@BoqoradaRerkeenadiid 2 месяца назад
Labo buurbuuran oo is diriray foolxumaa yaa soo duubay, war is dila oo duubista iska daaya belaayo wada balqyo waaweyne,ma xishoodaan dumarku belaayaa noo keentay enternetyadan faaxishada miirana uf,waligeeday naaguhu is dili jireene duubistaan baas kheyr malehe cowradiini baad umada dhan tuseeysaane isku xishooda fadlan
@adanabdi5249
@adanabdi5249 2 месяца назад
Hooyo number 1.
@Saydika101
@Saydika101 2 месяца назад
QARAX KU DHIIGLE OO IS CADEEYAY SUBXAANALAAH
@Abdirahim-sx7ow
@Abdirahim-sx7ow 2 месяца назад
Boqortoyo nolow sxb wan ku wata
@liltamam2907
@liltamam2907 2 месяца назад
Koro Didi naaji ft ismaIP reaction kasosame
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 2 месяца назад
Subxana allah xisbiyada galbedkan waxankumaqlijiray bidixdafog iyo midigtafog macnaha waxaykalayihin midwaliba afkarta uaminsanyahay ayukufogaday her xagjir ah jahilkana sufinimadi bukufogaday sufidu diinmabartan c/qadir shekoyin lagasameyay khiyaliya balabara naska iyo sunaha wakaxanaqan sababta inaykahorimanayan shekada C.qadir
@ubaxsalad4891
@ubaxsalad4891 2 месяца назад
War ha cabsanine guurso soomaliyada geesiyada ah waayo waa qof ku difaaci karta xitaaa naftaada caruurtaada
@samiahussein9590
@samiahussein9590 2 месяца назад
Hooyo hadaad maqasho sidaan iyo ka badan wey sameenee ilmahaheeda darteed
@SalonkeySalah-vp9ci
@SalonkeySalah-vp9ci 2 месяца назад
Happy man ever in history since he stated RU-vid ❤
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 2 месяца назад
War illaahay ha ku tuso qarankaga soomaaliland
@fayomar9684
@fayomar9684 2 месяца назад
😂😂😂😂😂😂 Subxanallha
@FarhiyaahmedFarhiyasadiiq
@FarhiyaahmedFarhiyasadiiq Месяц назад
😂😂😂😂😂😂😂😂 5:58
@allahbawayn
@allahbawayn 2 месяца назад
Walalo dhalintan xijabka xidhan ee hadana faraha badan ee muusiga ku xadraynaya waxay cebaynayan muslinimada
@AbdiBara
@AbdiBara 2 месяца назад
Mooryan ku dhiigle😊
@najiibbalaalaofficial7378
@najiibbalaalaofficial7378 2 месяца назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fitimamohamadnor
@fitimamohamadnor 2 месяца назад
Wlhi wa iga qoslisay jeck😂😂
@safiyomaxedmacalin6419
@safiyomaxedmacalin6419 2 месяца назад
Asc hooyo macan wax yaabahan oo kale denbi baa lagaa helaa ISKA ilaali
@nasreenwhatdowedohavali1425
@nasreenwhatdowedohavali1425 2 месяца назад
Odeygan wixiisa waa iska riwaayadi
@muparikmohamed
@muparikmohamed 2 месяца назад
Waa harqaysa😂😂😂
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 2 месяца назад
Xaliimadaas waa geesiyad geesiyad dhashay.
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 2 месяца назад
BIYAAN DAADINEY😂ANAGA😂BUUNSHAAN CUNAY😂ANAGA😂!! ABWANIMADII HABAAR BAA REERKA KAGA DHACAY!! anyway SANAD guuro wacan Dhulkii UDUGA♥️🫶🫶🫶🫶🫶🌹🎊🌷🌷🙌💐💞💞💞💞💞💞🌺🥀💗🩷🩷💘💘💘Reer PUNTLAND 🩷💞🎊🎊🌷🌷Cimri dheer🤲Caafimaad 🤲iyo Cibaado🤲suuban🎉kuwaara(ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲🤲🤲Cadawgiin u sareeya🎉Boowayaal🫀
@Faadumomaxameddaahir
@Faadumomaxameddaahir 2 месяца назад
NAARTA WA DARBAYNA KU LAHA 😂😂😊
@mohamedidil8755
@mohamedidil8755 2 месяца назад
Like wakusara
@HaderedoIbrahim
@HaderedoIbrahim 2 месяца назад
👍👍👍👍
@sarahgawdan2215
@sarahgawdan2215 2 месяца назад
Non c’est une blague 😂❤❤
@Miimisom
@Miimisom 2 месяца назад
Qurux kudhiigle funaanadaan aad gashantahay micnaheeda mataqaan mise funaanad ahaan uwadataa Sawirada kusawiran fiiri kadib adaa fahmaayee ama dadka weydi
@CabdishugriXasan
@CabdishugriXasan 2 месяца назад
Kkkkk quraxkudhiigle ninsuniya waaye
@ikraam_72
@ikraam_72 2 месяца назад
Oo hadeyna ilamaha ka dhigan ma daawan laheed horta kan ma walan yahy
Далее