Тёмный

Reer Somaliland Oo Ka Hadlay Siyaasiyiinta Somaliland E Sida Kala Duwan Uga Hadlay Xidhiidhka Jabuti 

Hamze Hariir
Подписаться 30 тыс.
Просмотров 14 тыс.
50% 1

Reer Somaliland Oo Ka Hadlay Siyaasiyiinta Somaliland E Sida Kala Duwan Uga Hadlay Xidhiidhka Jabuti

Опубликовано:

 

2 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 71   
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 2 дня назад
Djabouti waa walaal ❤❤❤❤ jaarkayaga ee ka joojiya aflagaadada waryaadhahe.
@AbdirahmanAdan-ru2ou
@AbdirahmanAdan-ru2ou 2 дня назад
Jabuuti waxba igama khuseeyaan adeer
@user-gd2vf9cl6l
@user-gd2vf9cl6l 2 дня назад
Maanta cadawga somaliland ugu xumi waa wadani ilahay sharkooda hanaga qabto mahadsanidin muwaadiniinta dhabta Ah ee reer somaliland
@zayaamad3080
@zayaamad3080 День назад
Cadawtinimada aad u haysataan laydin ka joogin. Af xumo colaadna wax kaagama tarto nabadna way ka kaxaysa. Xishooda
@shuenhassan9489
@shuenhassan9489 2 дня назад
Walaahi waa runteed inantaas waan joogey saylac wakhatigaas inamad isaaq ee laguso daadin jiray saylac waliba warshad kaluunka ee saylac faaw
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 дня назад
Guul soomaalilaan ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@kadrahadji9734
@kadrahadji9734 2 дня назад
Gabadhey jabuuti ho iyo hiilba way kusiisay ragayagii iya ku dhamaaday boqorkayagii iya inii masruu faayey meelkaste oo kamida jabuuti iyaa daganayd la fihii jabuuti waad dhuxdeen maxaa hadhay waraaq dayadii iyaad kumarta aduunkaka maxaa lui haday
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 дня назад
@@kadrahadji9734 dhegayso laxdaay dhaqaale reer sh isaxaaq kaasoogashaad kunooshahay xoolha suuqaaga lagu qalo burco iyo hargaysaa laga qaadaa ciida guryaha iyo wadooyinka laguugu dhisayo soomaalilaanbaa lagaaga qaadaa markay canfartu kuqabsan gaadhay ciidankaygiibaa kaa fogeeyay oo kudhintay xoriyada markaad qaadanaysay rag isaaqaa kusuntan ilmo yar oo aan ilaaliyaad tahay markaasaad qadaad wayn iisoo raacday waraaqahaad sheegtay lacagbaad siisataa waraaqdana siyaasi mooyee shacabki kii soomaaliya iyo Ethiopea ayay kudhoofaan is hubso
@abobasement346
@abobasement346 2 дня назад
idor ilahay bah duleyay shalay irir samaleh bay ku werarayen shacabkah lasaanod waa ilahay mahadih hadu ilahay isku diray sadexdih Argagixisoh
@user-mr6sp3yh7e
@user-mr6sp3yh7e 2 дня назад
Wallna ma nihin cadawga
@januarySl2024
@januarySl2024 2 дня назад
Shacabka badan ee Somalilaand ee jecel in Jamhuuriyada Somalilaand ka mid noqoto dawladaha waaweyn ee guuleestey ee Caalamka wax tara ee aan sida Somaalia Italiana baryo ku noolayn, ee jecel in Dekeda Berbera ta kowaad ee dunida noqoto oo maraakiibta dunida iyo ganacsatadu isugu yimaadaan, ee jecel in Berbera Dubai labaad noqoto oo Afrika oo dhami ka dukaamaystaan ee jecel in shidaalka iyo gaasta dhulkooda jiifa in loo soo saaro oo ay dhooiyaan oo dalkoodu noqdo sida la sahmiyey wadanka 6 aad ee ugu shidaal iyo gaas badan dunida, shacabka jecel in kaluunka xeebshooda buuxdhaafay maraakiib waaweyn lagu dhoofiyo oo dahab lagu bedesho, shacabka jecel in uu diyaarado uu ku safro iyo qaar uu Qaranimadiisa ku difaaco, shacabkaasi waa in aanu Ciro iyo xisbiga Xirsi Gaabow dooran. Ciro oo aad doorataa waa Farmaajo oo aad dooratay "wadani" madaxdiisu ismay qarin. Mar walba way cadeeyaan in aanay Somalilaand doonayn ee ay ka jecel yihiin hoyga argagixisada iyo jiritaanka fashilay ee loo yaqaano Somaalia. Dawladnimada, horumarka, nabada iyo quruxda Somalilaand burbur iyo fashil iyo Somaalia iyo ATMIS iyo xerodhiigta ayay ka jecelyihiin. Waayo, waa xaasidiin, waxay xaasidayaan isbahaysiga Kulmiye ee doonaya madaxbanaanida iyo Qaranimada Somalilaand. "wadani" wuxu godka argaguxisada isugu tuuraya, masayr uu Kulmiye ka masayray iyo xisbigiisa oo Ictisaam Habar Yoonis iyo Dhulbahante ka buuxaan oo Mustafe u horeeyo ! Ogow Ciro oo aad doorataa waa wuxii 300,000 oo shahiid u godgaleen oo aad bulaacad ku tuurto ! Ogow Ciro oo aad doorstaa waa halyeeyadeenii u shahiidey xuriyada ee Afweyne iyo Faqash dalkan ka xoreeyey oo aad habaar ka daba geyso. Ogow Ciro oo aad doorataa waa 33 sanadood madaxbanaanidii, nabadii, dimuqraadiyadii iyo horumarkii iyo magacii Caalamiga ahaa ee dalkaagu gaadhey oo aad sidii 1960 u tuurtay ! Ogow "wadani" oo aad doorataa waa Dekeda Berbera iyo Suuqa Xoolaha Burco iyo badweynta shidaal iyo gaas oo aad Faqash iyo Somaalia bakhtiday aad hadiyad u siisay. Wallaahi Ciro iyo "wadani" oo dhulkan loo dhiibo waxa ka door roon dagaal sokeeye oo 10 sanadood socda sidii Angola oo lagu kala adkaado oo lagu kala hadho!!! Waar sidaan Somalilaand aan tacab iyo dhidid iyo maalkaygii halkaa ku soo gaadhsiiyey ugu dhiiba oday Faqash gaboobey ah oo fadhiid ah oo meel walba, Maka, Jigjiga, Kenya iyo Qadar kula shir Huwan Daruud Faqash ! Sidaan ugu dhiiba oday martabadaa ku soo gaadhey dayday uu buuro korsiyo oo sabey, shebado iyo maato iyo Ciidankii Amniga Qaranka dhiigooda gamcaha ku sita !!!
@mohamedmohamud9691
@mohamedmohamud9691 2 дня назад
Thank you so much my sweet Sister for your timely and in-depth knowledge Abt the prevailing situation in Somaliland. The Djiboutian dictator is a self centered ruler who is ruling that Country with an iron fist. Now that he wants to destabilize Somaliland, I blv he will not only fail but he will find himself hanging suspended at impossible angles politically. Somaliland must allow the Anfar liberation front to be given a place to start their liberation war because that is the only language the Djiboutian dictator and his cohorts understand. Period!!!
@mohamedalimohamed5828
@mohamedalimohamed5828 2 дня назад
Ma.baqayo kulaha o ma lugaha. Kala gaben ma silka.na tuusi
@hindamuxumed3701
@hindamuxumed3701 23 часа назад
Wixii uuaaha ayunbu noqday barkhad dameer
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 2 дня назад
Wasakh buu ahaa midgaanku
@zahrasaed148
@zahrasaed148 2 дня назад
Maanta waa maalinteena oo buuxda ee israaca Somalilandres israacdaan haubaqin ee iyagaa ubaahan iney kabaqaan cadawga maxishootada ah wey soo dhamaadeen ee xaarka xejista baanu leenahha. Waa lawada falay oo dhiigoodii baa fadhistey qudhun foqal qudhun. Waxba isumanihin xabashidaanu kasoo dhaweysaneynaa ee hauwada dhintaan. Guul 💚🤍❤️🫡🎉💪🫶👏✊🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽♥️♥️♥️♥️♥️
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 18 часов назад
GUUUUUUUUUUUUUUUUL WAA TALO FIICAN Walaal mucaarad ma hired waa sland diid
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 18 часов назад
1988kii.jabuuti waxay soo raaftay dhalin.yaro.reer.sland..waxaanay usoo.dhiibtay.faqash.dninka waxay noo tartay.jabuuti lihi waa dadka huwanta lashaqaynay
@AxmedGaagale
@AxmedGaagale 2 дня назад
Waxaanu kamid nahay xisbiga wadani laakiin waxaaniu gonahay in jabuuti ay cadow inagutahay oo aanu ognahay madaxwaynaha miise biixi waanu garab taaganahay waayo cadowgayagu isga dhinac ayaanu ugasoowada jeednaa ee
@Abdullah-rs7tm
@Abdullah-rs7tm 2 дня назад
Inaga waxa la inoou keeni jiray lowyacado waana lagu gowrici jiray
@seinabhersi404
@seinabhersi404 День назад
Mucaaradku dhamaan waa fapasha halayska celiyo
@abdifarah4017
@abdifarah4017 День назад
Gabadhani waxba ma oga Djibouti snm xafkai u gurtai wai takulsinaisai dhakhtaradeda aya dhawavina lagu dawainayai Cidanka djibouti ba snm takulainayay Heshisna waxai ku ahayen inai isugu tagan samaron
@zayaamad3080
@zayaamad3080 День назад
Jabuuti hadday xamar jeceshay hala midawdo iyadu xamar.
@hawaawil1880
@hawaawil1880 2 дня назад
Ha shaweeyo sharcigu hadii kale taagan bay idinku dul burburi soomaliland
@aminaali5323
@aminaali5323 2 дня назад
Jabuti weligoodba somaliland may jeclayn dadkeenunba walaalsanayee inama jecla qof aan jiritaankaga rabina inaad walashato saxmaaha hala tashado cadawga oo haloo tashado
@ahaiban1
@ahaiban1 2 дня назад
Xisbiga Wadani iyo wuxuu cago ku qaataa waa ku dheeraad Somaliland, markay siyaasada dibada taagan tahay waa qoor gooyo qofka ka soo hor jeestaa Somaliland, xukuumadii Somaliland baa daawaneysa kuwa wax waloo xunba ku kacaaya. Jabuuti inakaa walaal ka dhigana ee iyagu dhibaata Somaliland ayey ku dhergaan...
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 День назад
KUWA JABUUTI U NIIKIYA WA KUWA ABAHOOD AHA EE LACAGTA KA QATAA DAD BADAN OO REER SOMALILAND AH BAA MAAL KA SOO GURTA JABUUTI MAADAMA AY REER JABUUTI YIHIN KUWASI SOMALILAND MA METELAAN IYAGU HADAY SHARCIYO KULAHAYEEN U QAXEEN WA DALKOODI LAKIIN JABUUTI WAY XASIIDAY sOMALILAND KJUN JEER REER SOMALILAND WAAY OGTAHAY
@ibrahimismail1113
@ibrahimismail1113 День назад
Somaliland shoul not trust Ismail Omer Gaileh. Gor the last 33 years Ismail was supporting Somaliand.. Somaliland should show it's Military force, and defend it's country if the dictator of Jabiouti must sieze and disist the interference of Somaliland..
@hindamuxumed3701
@hindamuxumed3701 23 часа назад
Anigu waxan layabay kuwan barmanka inofadhiya ma marbay huwantu kufsatay oosirbaykahaysa sidodi ayay uhadlan marwalba
@idirisjamac1074
@idirisjamac1074 День назад
Waxan soo jeedin lahaa in dowlada somaliland xeer ama sharci kasoo saarto marka tan oo kale jirto siyaasiga ka hadlaya ama difaacaya cida somaliland is hayaan lkn nin siyaasiya ama barlamka dhex fadhiya inuu madax waanigii kadaba hadlo waa arin inagu ceeba waana in wax laga qabtaa
@amalos3435
@amalos3435 2 дня назад
Wadani iyo inaxshi xirsi ciro maxamud xashi oo markhati u ah in xirsi uu kala he shiyey in Somalia iyo Somaliland layskudaro maximum xashi waa ki isna hawdi Somaliland siyay Waxa kulasocda oo kale barlbanka Somaliland oo ay xukuman in xashi iyo xirsi Maxaa lagud boon shicibka Somaliland
@seinabhersi404
@seinabhersi404 День назад
Jabuuti fapashata. Way. Noog xumayd
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam 2 дня назад
Anigaa ka mid ahaa kuwii faqash u soo dhiibtay ee ka nabad galay
@zahrasaed148
@zahrasaed148 2 дня назад
Sax sax beenawaasiintaa aynu iska qabano. Hore beynu usoconeynaa cadaw loojoogsan maayo maanta Aamiin wallo💚🤍❤️🫡
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 2 дня назад
In ay kaduubaanba may ahayn
@AbdirahmanAdan-ru2ou
@AbdirahmanAdan-ru2ou 2 дня назад
Barkhad doqon xoolo
@zahrasaed148
@zahrasaed148 2 дня назад
SAARA SAFAARADOODA CUMAR FOOSTO HAOGAADAAN SOMALILAND MAWGIKEEDA. Xaasidiin iney yihiin leyskuma hayo ee udhintaanu leenahay!!
@ZahraIbrahim-vp2ez
@ZahraIbrahim-vp2ez 2 дня назад
Waxaan hadlaya waa kuwi u lacagtaa wadasiyey waa hungri raac baal dadkaa wadankodi wadankale u gahilinaya muxu'ukhaban shicibkisa u codkaa qadonayo
@zahrasaed148
@zahrasaed148 2 дня назад
YAAHUU BAANU LEENAHAY SOOMAALI OO DHAN KHAASATAN INTA SHEYDAANKU CALOOSHA UFADHIYO U DHINTA MAKHRUUQNIMADA BAANU LEENAHAY.!
@zahrasaed148
@zahrasaed148 2 дня назад
Waaney kusaxsan yihiin waayo dalkoodaa kahorey Somaliland sidaa awgeed umahadlayaan. Waa caadi ee aynu danteena wadano ka utageen usoo niikinayana halxidho waa Cowan oo waaa khaayin Qaran.
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 2 дня назад
Ha waashaan wr ka warama laascaanood?ama goojacade?
@NimcoAli-hb1zs
@NimcoAli-hb1zs День назад
Waykalamiirantay xusbiga wadani wuxuu la shaqeeyaa xasan uraaye ciro waa qarandumis sidaana laguna taliyo
@aliwaays3501
@aliwaays3501 2 дня назад
Somaaliland ney mid walba oon waxba aheyn intood wax ka dhigtaan, 20000 cod iyo gabadh ayaa isugu darteen , maantana burburkiina iyo duminta qaranka ayuu ka shaqeynayaa isagoo idin dhexjooga lacagna lagu siiyaa. Ishiina ayaa laga arkey.
@seinabhersi404
@seinabhersi404 День назад
Kuwa cashuurteen. Ku naaxay ee. Baarlamaanka joog albaabada haloo xidho
@mabrukadirir1398
@mabrukadirir1398 2 дня назад
Waar jabuuti maxaa loobaryayaa ee xidhiidhka logu jari waayay waar shacabkoo ku mudahraada safarada jabuuti
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 2 дня назад
Nacasnimo wayna oromiya iyo xabashi ayaa dagaalamaya adiguna xabashi ayad amaanisa ka waran warkaagu so xabashi iyo amxaaro maha?khatar
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 2 дня назад
MAAHA!!!!.ADAANAAN.KU DOONAYN!!!!!.WAX BA KULA WADAAGI MAYNO!!!!.IS FAHMI MAYNO!!!!!.AAN KALA NABAD GALNO!!!!!.
@liibaancismaan4140
@liibaancismaan4140 2 дня назад
Runtaaweeyaan anaakamida dadkay jbti soodaadisay ilhay bdbdiyay
@zahrasaed148
@zahrasaed148 2 дня назад
Jabuuti bidhbaaxo kulul baa ku haboon oo lamailaawaan ah.💚🤍❤️💪🫡🎉
@user-fh1en2dr1h
@user-fh1en2dr1h 2 дня назад
Labada.nineebaarlamaandheex.fadhiyaeehuwanta.waa.inmadaxnuhu.amamarkoodaqabasho.bixi.miyaynudaawanaa.uun.hadiilaqabanwaayo.suuqaalagu.karbaashidoonaa.oowaykaxumaandoonta.
@fadhiaaar213
@fadhiaaar213 2 дня назад
Hala fuufiyo huwanta gudaha munaafiqiinta biidhiqaatayaasha.
@MawliidIimaan-xz8nz
@MawliidIimaan-xz8nz День назад
Barkhad baadtun waa inan guumed adeer jabuudti 86 sideedan iinan intay soqabadtay ayay lawayacado faqashtii usoo dhiibtay lagu qawracay walaalakay baa kamid ah tasu naxasuusinaya adeer barkhadaw waxbanad ka ogaynee hanadamqiin oradoo utag cadaw an ku khasaray baadte adeer muuse bixi isaga usoo dhiintay usoo halgamay wadani iyo faqashta faqashtu dhashay walahibanu kursii fuulayn wana laydiin la xiisabtami dona huwangal galka dagaal shacab ayanu idiin lagalayna duulqadkii wuu dhamaday gacanba lays kagaga shaqayn barkhadaw orood ojabutii qabo walahibanad barlabanka fadhiiyayn adiga iyo😢
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 2 дня назад
Waa run sheeg Sfcn ayaad ka doodeen Xlada Geska Africa oo dhan iyo khaladka ay Djibouti kuwado Qaranka Somaliland caalamkuna ogyhy siyasada qurucan djobuti kuwado reer Ninka djboti tagera isna waa Huwan kalkaal weyi
@HamzeMed-py6up
@HamzeMed-py6up 2 дня назад
Faraswal 2 xidigle reer djibouti ah oo abdalla sacaad waxa uu kaa cadhoday daad kii laraafaye ee besha isaaq ee loyacado lakeeyaaaye ayu kaa dagalamaye tarikh daa goof kasta oo reer djibouti ah lakiin waxa laa diidaya inaye daadka gacalka iyo xigaalka ah aye calool xumo imato waye jiiraan daad badaan oo ciise ah oo snm ladaagalamaaye oo garaab siiyaaye oo anu daadban aya garanaya oo ciise hii xeebta ah
@AxmedGaagale
@AxmedGaagale 2 дня назад
Waaruntiisa ninkaasu wuxuu ku hadlay hadal saxa waayo xitaa dadka reer jabiiti waa cadow ay hiyiin
@KokoM-wp6ok
@KokoM-wp6ok 2 дня назад
Batuun kuwii iyo iimaan waa midgo iimaana odaygan dusha uraya waxa weeyaan odaygii isaaq madhiyay midguhu waxay ahaayeen shiishwanaag markaa kuwii isaaq madhiyay barkhad ha la dilo alaylehe Barkhad in la garaaco weeyaan
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 дня назад
Qofka ururka wadani macaarad moodaa habeen majiro lkn hadii indho caafimaad qaba lagu eego dalka 3xisbibaa kajira 2ba xisbi soomaalilaanbaa laga leeyahay halka ururka wadani soomaali Etal iyo jabuutay lagaleeyahay markaa yaanu idiin dhuuman maskaxdiisuna hahaqayso😮
@hawaawil1880
@hawaawil1880 2 дня назад
Waa run qaali waa faqash
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 дня назад
@@hawaawil1880 yes
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 2 дня назад
Wr waa cajiib naagahan waashay ee Kala hadalka wada wr jabuuti sowtii muuse biixi iyo sacad muuse ku ooyiyey naa umada hanagu dirine dhillo nimo looma baahna
@zayaamad3080
@zayaamad3080 День назад
Naagtan ooyaysa maxay tahay ee waddani ku ooyaysa. Naa naga aamus doqonyahay
@aadanmahamoud3762
@aadanmahamoud3762 2 дня назад
Maxay ii doodi ciisihii waxabay taagan yihiin somaliland cadaw ayay noo tahay mana rabno inay somaliland aqoonsi hesho halkan ayan ka dhagaystey xamse xariir chanelkii san
Далее
Can We Save Goku In 5 SECONDS⁉️😰 #dbz #goku
00:15
"Madaxweynuhu ha is difaaco" Xildhibaan Maxamed Abiib.
6:36
JABHADII AWDAL OO LA QABTAY JABUUTI LAGA SAARAY
8:52
Can We Save Goku In 5 SECONDS⁉️😰 #dbz #goku
00:15