Тёмный

Riwaayad Cusub Dumarka lagu xamaasho Cabdishugri iyo Umal kheyr Igarre daawo 

QASAAL TV
Подписаться 149 тыс.
Просмотров 155 тыс.
50% 1

#Subscribe
#Share
Riwaayad cusub oo hadda aan sameeyay

Опубликовано:

 

5 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 190   
@Mustaphe4336
@Mustaphe4336 4 года назад
Bahda Qasaal tv waxaan idinka codsanaynaa Inaad umul khyr riwaayadeheda nooso badiya midday ku jirto xiiso gaara ayay leedahay 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏 from Deutschland 🇩🇪🇩🇪🇩🇪
@nasirahmed6509
@nasirahmed6509 4 года назад
Sxb gabadha unaxareso Bo's caadi iskadheg
@rodawaiss5967
@rodawaiss5967 4 года назад
Umul kheyr waa gabadh actress cajiib ah oo jilikaanka ku fiican ma sha Allah
@habibamohamed7959
@habibamohamed7959 4 года назад
Abdishuri waxanraba digtha
@odayjama1829
@odayjama1829 4 года назад
Waa qofka ugu fiican dhalinta wax meteshay
@Mustaphe4336
@Mustaphe4336 4 года назад
Umal khyr udub dhexeedka kooxda hore usoco wllshy qaali horemar wacan ayaan ku rajaynayaa priyanka jobra of somali🇸🇴🇸🇴
@sahracr1073
@sahracr1073 4 года назад
Umal khayr maansha alah waad ka baxsatay jilidaada hore u soco I love team laac tv
@AbdifatahYareOfficial
@AbdifatahYareOfficial 4 года назад
Abaayo sharafeey subscribe isaar allaha ha ku sharfeee
@Baba20240
@Baba20240 4 года назад
oo hadaa la socoto maa soo dhansatit
@khadarciiltire1276
@khadarciiltire1276 4 года назад
Al umulkheyriye gobti ila dhalatay jilitaankaagu waa 💯👌🏻caadi ma ahan horay usoco hno mahadsanidiin bahda qasaal tv💯
@munacaynab4534
@munacaynab4534 4 года назад
Waa xaqiiq jirta hooyoyin badan oo soomali ah ayaaa dhibtaa qaba😢😢😢 wlhi waxaan is i dhiraga soomalida qaarbadan oo kamidi 😢😢😢😢Alle kama baqaan😢😢😢😢
@fadumamohamed6343
@fadumamohamed6343 4 года назад
QEEB KALE USOO YEELA WEEYGU SOCOTAA JILAYAASHA QARNIGA ❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹👑👑👑♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍
@muktaarbantu2683
@muktaarbantu2683 4 года назад
Maansha allah umulkheyr u r the best drama aad &aad buu uqiimo bdn yahay jilitaankaaga M A samir badni waad ka qaaday cupka
@Mustaphe4336
@Mustaphe4336 4 года назад
Waryaa Cabdi shugri inanta budka aad ku gujineyso ka daaa lols boqortooyo weeyaan umal khyre❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@araweelo2aaden126
@araweelo2aaden126 4 года назад
C/shugri iyo igarre iyi umal khayr wlhi waa iga qosol
@najmamohamed9045
@najmamohamed9045 4 года назад
Walaalo qeybo kale uso sameeya
@cabdiraxmanjamal8352
@cabdiraxmanjamal8352 4 года назад
Umul kheyr waan kaa helay adi iyo jiliinkagaba love you
@sahalyare5375
@sahalyare5375 4 года назад
Umu khayr waa ay ka baxsaty kalinteda m.s allah
@jaxxwade2873
@jaxxwade2873 3 года назад
I know Im kind of off topic but do anyone know a good site to stream newly released movies online ?
@shilohjuelz2478
@shilohjuelz2478 3 года назад
@Jaxx Wade I use Flixzone. Just search on google for it =)
@farhiyahassan3009
@farhiyahassan3009 4 года назад
Mashaa Allaahu hore usocda
@64yearsago59
@64yearsago59 3 года назад
Abdi shugri ma sidan baad tahay inaadeer horta riwaayad walba wax dhintay baad ku matashaaye 😁😁😁😁😁caku xaasidsanaa
@mselmitube6543
@mselmitube6543 4 года назад
Umul kheyr iyo Abdishugri 💯💯
@khadiijocabdiraxmaan1143
@khadiijocabdiraxmaan1143 2 года назад
Nimanka islaamka dumara weey gumeestaa markaa ilaahay kagahormaraan
@khaliva
@khaliva 4 года назад
Gabadhaas lixdeeda lampar qofkii ikeena Abaal marin ba heliyaa✋
@umalayanbadanumalayanbadan4017
@umalayanbadanumalayanbadan4017 4 года назад
Thanks abowe
@zamzamjamac2571
@zamzamjamac2571 4 года назад
Anaakuhayo
@khaliva
@khaliva 4 года назад
@@umalayanbadanumalayanbadan4017 halkeeka helaa sharfyy
@umalayanbadanumalayanbadan4017
@umalayanbadanumalayanbadan4017 4 года назад
@@khaliva mala ada iga fudud wll hhhhhh
@umalayanbadanumalayanbadan4017
@umalayanbadanumalayanbadan4017 4 года назад
@@khaliva +254792474481 ka iga so wac hadad wax talo ah no hayso wll thanks
@bigbroofficial2632
@bigbroofficial2632 4 года назад
Reerkaygan dhaqanya
@hamdaliza9067
@hamdaliza9067 4 года назад
Oh!!! Wn dawan kari waayay wllhi ano og inay jilniin tahy hadana wn u dulqaadan waayay inan sa loo galyo😭
@Aybmhm
@Aybmhm 4 месяца назад
Haye 4 sano ka dib ma daawan kartaa😂
@axmeddhere4107
@axmeddhere4107 4 года назад
riwaayad mahaa tanu waa gabadh lagu xadgudbay
@nimcohassan155
@nimcohassan155 4 года назад
Alla abdi shukri dhib bdnaaa
@saciidogumbe8068
@saciidogumbe8068 4 года назад
Wsc walaala yaal wamahadsantihiin wacyigalinta aawadaan horay u socda laakiin cabdi shugri waxaan kacoddanayaa erayga nayaa i nuu iskadaayo waa nin wayn o macuntamo inuu waligii naayaa agtaagnaado
@shshariif3931
@shshariif3931 4 года назад
Hhhhhhh reer Muqdisho maa tahay ayakaa naayaadu ceeb latehee dadkaan waa caadadooda xumaane kama ahan
@ldnh.6300
@ldnh.6300 4 года назад
Nayaada riwaayada un soomaha hadi kale kuma dhaco
@umufowsiofficial6217
@umufowsiofficial6217 4 года назад
Qasaal Tv horay usoco masuul chanalka sooshida
@harweynfoundation3431
@harweynfoundation3431 4 года назад
Masha allh sidaas baa lidin ka raba hori usocda
@xayaadali8655
@xayaadali8655 4 года назад
Cabdi shugri inaaderr ushu waa khatar sida kale waa fiicantahay marar badan baan qarkay Adi goo ul taag taagaya iskajir indha hayska gelinia
@fardowsoabdulahimuhamud8978
@fardowsoabdulahimuhamud8978 4 года назад
Wiilakan ruwayadahiu kuso baxo wakuwa dumarak labah dilayo dhaan
@deeqaisxaq7939
@deeqaisxaq7939 4 года назад
Wwwww mnshallh
@sharifodahir528
@sharifodahir528 4 года назад
Waadjilitaqaan xilagubanimadahorayusocoda
@ayaanleabdule4715
@ayaanleabdule4715 3 месяца назад
Asc Asxaabeey waxaan maqli Jiray Timir tii hore ba dab loo waa Asxaabeey Ruwaayadii hore ayaa mar mar leedin ka waayay mid kale hanagu furina War Xagee wax iska Qaban la yihiin waa wareey.
@maxamaddiini9585
@maxamaddiini9585 4 года назад
xaasidsanaa cabdi shukri
@yazincavani5357
@yazincavani5357 4 года назад
alla waxaad ka hada shaan waxa aduun ka ka socda noolada Zxb o
@iq4waaatpepee478
@iq4waaatpepee478 4 года назад
Somalida COMEDY wax ma kaseso Wax walbo wa uxunyhiin ADEERKA ACTOR WA DHAAFAYwlhi🥰😘💗💗😎
@saharahajj9668
@saharahajj9668 4 года назад
Naxa.riisdaranaa.cabdi.shugri.qorqode.yahuu.muxu.balayo.jilay
@ahmedcade5139
@ahmedcade5139 3 года назад
Cabdi shukri xaga qamar ji nimada waa number 1
@hooyomacaanumayma239
@hooyomacaanumayma239 4 года назад
Caku cabdi shugri gabdhahu bahdilaa
@amalmaygaagxusen8662
@amalmaygaagxusen8662 4 года назад
Umu khar Ma xasuusataa saxarihii iyo biyo la aantii
@umalayanbadanumalayanbadan4017
@umalayanbadanumalayanbadan4017 4 года назад
SAxarahee wll waa kuma
@nemorachid9992
@nemorachid9992 4 года назад
May tahriibtay alaha sahlo
@sharecoabdilahi2420
@sharecoabdilahi2420 4 года назад
Umal khyr waxaan wada joogi jirey Addis Ababa Boli Michael hadaysan ilaawin. Waqti hore. Weliba hal xaafad wada degnayn waxaan arkay qoftii oo aktarad noqotay horu mar baan kuu rajayn inabti
@khaalidmx1373
@khaalidmx1373 4 года назад
Asc asaxabta laac tv dhaamantin wan idin salamaya walaldy cabdi shuuri iyo iggare waa riwayadi igu naxadita banad
@nastexonalka7864
@nastexonalka7864 4 года назад
Wxkle gacan utagay wlle
@abdihollandshow2147
@abdihollandshow2147 4 года назад
Gabadhaan waa actorad
@2plus2equals59
@2plus2equals59 4 года назад
Illaahay amarkiis umul khayr waan jeclahay, warbal ninka qaboow haiga caroon. Inantu waa walaasheene
@hanasalahtalawadaagsalah3991
@hanasalahtalawadaagsalah3991 4 года назад
Gabadha uurka leh biyaha ha u dirin asigaaba xog leh
@shamsaomar9076
@shamsaomar9076 4 года назад
Alla c/shukri dhib bdnaa wlhi waa qosly😁😁😁
@AbdifatahYareOfficial
@AbdifatahYareOfficial 4 года назад
Abaayo qaali subscribe isaar adoo mahadsan sharafeey
@hananabdulahimohamed3525
@hananabdulahimohamed3525 4 года назад
hhhh alle ku caadab bal wu daab socda mudhaamiyo
@mohamedsharif5693
@mohamedsharif5693 3 года назад
Wow abdishukri nin libaax. Ayaa tahay aniga iyo adiga isku mid ayaan nahay anigu dumarka aan qabo hadal iguma soo celin karaan
@fatmaabdulkadir9797
@fatmaabdulkadir9797 4 года назад
Istaxiil
@genmustafeburcaawi6972
@genmustafeburcaawi6972 4 года назад
Sidan Ma Daaroodkaa ula dhaqma Xaasaskooda Anagu maanan arag waxanoo kale
@ShukriAbdirahmaanAfjar
@ShukriAbdirahmaanAfjar 4 года назад
Naga xishoooo
@abshirhasan4580
@abshirhasan4580 4 года назад
Gen Mustafe Burcaawi , dadka qaarkood garaad yaraa maxa qabiilka keenay, riwaayad ayaa la jilayaaye
@fathiabdirizak5745
@fathiabdirizak5745 4 года назад
Xile gube war hanaceebayn nin saas ah majiree allah ku qaadye
@xalimasalaad7585
@xalimasalaad7585 4 года назад
Xasidsana usha madhigo
@cabdiraxmaangaas1301
@cabdiraxmaangaas1301 4 года назад
Kowo kadarnabaa jira
@khadarismaaciil3057
@khadarismaaciil3057 4 года назад
Gabadhan jilideedu waa her sare c/shugri tgera ku nhay zhp
@maryamashiikh317
@maryamashiikh317 4 года назад
Bismi laahi cajiib
@kiesagulled1507
@kiesagulled1507 4 года назад
umaleyn maayo inuu jiro niin saan unaxa riisdaran lkn waxey ku fic need naga kumanka ku lagu mehriyo in saan loola dhaqmo¨
@ldnh.6300
@ldnh.6300 4 года назад
Waa buuxan rag ku sheeg sidan iyo si ka daran u dhaqma
@najaxxuseen303
@najaxxuseen303 3 года назад
waxn wa ruwaayda
@wahiibaxmed3729
@wahiibaxmed3729 4 года назад
Raggu sidan ma noqon Karan gabadhisa oo uur u leh biyo Soo dhami ma odhanayo anaa huba
@abdulaziizabdlaa8846
@abdulaziizabdlaa8846 4 года назад
War hoooy masajidka ciyarta kadaya buuq loma bahane like ta igu qabo 😂😂😂😂
@salmaancabdi642
@salmaancabdi642 4 года назад
Masaajidku meeyay wll?
@abdulaziizabdlaa8846
@abdulaziizabdlaa8846 4 года назад
@@salmaancabdi642 adigu iska fahan dee dhagta hasoo wadhiine wlo 😂
@salmaancabdi642
@salmaancabdi642 4 года назад
@@abdulaziizabdlaa8846 wll wacadalley ka tahay inaan fahmin bal iisheeg adoo raali ah Mahadsanid?
@abdulaziizabdlaa8846
@abdulaziizabdlaa8846 4 года назад
@@salmaancabdi642 waxa weeyan ninka gurigiisa ku ciyarysa iyo gabdhiisa dhiibay sidaas wlo
@nhassan4874
@nhassan4874 4 года назад
sidaas bay wax ku leeyihiin dumarku
@khaliifm.a3512
@khaliifm.a3512 4 года назад
This is islii ,8th street opposite to atlas college
@daudmahmud6035
@daudmahmud6035 4 года назад
Aan u sheer gareeno Qasaal TV dhammaanteen
@kadarawale3314
@kadarawale3314 4 года назад
Libaax
@Naciima-bd3eq
@Naciima-bd3eq 7 месяцев назад
Ax wa ka naxay wlhi😢😢😢😢😢
@abdirahmaandhimbi5740
@abdirahmaandhimbi5740 3 года назад
Allah qoftaan dhibaato loomaba quuro waa nacnac macaan wllhi hhhhhhh
@Boss_abdi
@Boss_abdi 4 года назад
Kkkkkkkkkkkkkk laandheere
@leilaomar8966
@leilaomar8966 4 года назад
abdi shukri caadimaaha
@nemorachid9992
@nemorachid9992 4 года назад
Waa balo kani jilitaan waa looga hadhay soomali ragoodu ma wada xuma lkn baruurbaa baruuryo qudhmisa
@Aybmhm
@Aybmhm 4 месяца назад
War waxaan dulligaa ee cabdi shukri lagu sheegayo😂 2024 isla sidam buu gabdha wareer ugu hayaa😂
@hanasalahtalawadaagsalah3991
@hanasalahtalawadaagsalah3991 4 года назад
Kan maxaa helay naxariis daranaa
@geesigaasidhalay1146
@geesigaasidhalay1146 4 года назад
Qof saa looguumaystaa majiraa hada
@s77official3
@s77official3 4 года назад
Abdishukri kkkkk sxb libax libax dalay sxb
@maxfuudmustafe5886
@maxfuudmustafe5886 4 года назад
Umal khayr habo hore soco
@ahmedcade5139
@ahmedcade5139 3 года назад
Umul kheyr caadi ma ahan waa aktarad dhames tiran
@XamdiXuseen-rg2nc
@XamdiXuseen-rg2nc 4 месяца назад
Me dhalmo Doon wll
@BarwaaqoIsmaaciil-p5i
@BarwaaqoIsmaaciil-p5i 3 месяца назад
Riwaydii dhalmdoon meday😢
@sahracr1073
@sahracr1073 4 года назад
Kkkkkkk C/shugri suu usha garbaha u saarto iyo naagta la raro raxanwayntaan ku xusuustay Soomaalida kale Hal inkaari ku dhacday waa laga helaa laakin uma badna in ay naag waliba uur leh raraan Somalida kiinya ma aqaan sideedaba naag la bahdilo waa doqon uu baroobeeyey
@AbdifatahYareOfficial
@AbdifatahYareOfficial 4 года назад
Abaayo qaali subscribe isaar adoo mahadsan sharafeey
@kabadisanadkaesomaliyed1047
@kabadisanadkaesomaliyed1047 4 месяца назад
Cabdishugri umalkhyr San umaqalanto xamalka kadaa 😂😂 walalw😢
@fartunnuuur6729
@fartunnuuur6729 4 года назад
Yaaa huuuu nin San u dhaqma majere riwayada ciyarta kadaya 🤣🤣🤣
@safiaadan9304
@safiaadan9304 4 года назад
Walai inujiro weliba midh kan kasidharan
@ldnh.6300
@ldnh.6300 4 года назад
@@safiaadan9304 haa wlhi buux waye
@zakariyeonline5407
@zakariyeonline5407 4 года назад
wlh been madan sheegin wll nin sidaan xaaskisa u gelaya waligey man maqlin hadu jirana waa mid jaahil ah oo an waxba baranin baadiye ka yimid
@zamzamjamac2571
@zamzamjamac2571 4 года назад
Aduun casriyaa lajogaa riwayadan waa qalad wx lagumaystaa majirto
@mukhtarmohamed3156
@mukhtarmohamed3156 4 года назад
hhhhh sheko.ayad heysa ina.ader
@bookh1323
@bookh1323 4 года назад
Cabdi shugri ninragaed
@abdirazakkronto8241
@abdirazakkronto8241 4 года назад
Gumaysibu kani kuso koray
@ISMOBeautyandCooking
@ISMOBeautyandCooking 4 года назад
Asc asaxabay alleh dambigiina adhafee isaar subscribe like share idinko mhdsan ifka lagu yhy wll 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🤲🤲
@nemorachid9992
@nemorachid9992 4 года назад
Ma awoogii baa uga sheekeeyay sidii dumarka loo gumaysan jiray 1800 yaahuu
@farxaantdh5335
@farxaantdh5335 4 года назад
Dumarku sidaas ayay ku haboon yihiin hadii kale way kib rayaan
@maryanruun5591
@maryanruun5591 4 года назад
👀👀👀👀👀😏😏😏🗡⚔🗡⚔🗡😏😏😏😏👀👀👀👀⚔🗡🗡
@salmaancabdi642
@salmaancabdi642 4 года назад
Waryaarahe xaasidsanidaa?
@nemorachid9992
@nemorachid9992 4 года назад
Ma adaa lagu gumaysan jiray ceeb
@Boss_abdi
@Boss_abdi 4 года назад
Wacal qayru mazuul
@honestman6308
@honestman6308 4 года назад
Soomalidu wa cawaan war waxan waa ruwaayad ( acting ) dhab ma aha wa wacyi galin waxan u jeeda naago iyo niman habaaraya yarka ruwayada jilaya. Chill out people 😆
@iq4waaatpepee478
@iq4waaatpepee478 4 года назад
Bile Jama HAA WEY KU CUSUBYIHIIN RU-vidka Hadi luuqadaha kale fahmilahayen ka waran sxbOw😂🤣🤟🏿
@deebeyadem1604
@deebeyadem1604 4 года назад
Hooy soomaaalida Afkaga kaa jeedi☝😎😎yaad iis mooday adi
@maryanigal3300
@maryanigal3300 4 года назад
Cabishugri waa agtar cajiib ah sodium reer mudguards Uniqlo Ayaan ka helaa
@safiaadan9304
@safiaadan9304 4 года назад
Haye aah wale kan xamal aniga caga weji ogudufanlah
@AbdifatahYareOfficial
@AbdifatahYareOfficial 4 года назад
Abaayo sharafeey subscribe isaar
@safiaadan9304
@safiaadan9304 4 года назад
@@AbdifatahYareOfficial OK abowe
@markovan7975
@markovan7975 4 года назад
Warya gabadha kada sida
@honestdude70
@honestdude70 4 года назад
Xilihiisa cune aya layiraahda kanuu kale asaga aya lasuu gumeesan jiray marka oo yara
@safiaadan9304
@safiaadan9304 4 года назад
Kan okale nin amaaha waa xasid yahuuu
@ismaaciilmacaawiye2218
@ismaaciilmacaawiye2218 4 года назад
Hhhhh waa runtaa balse waxaa la ogaaday dumarkiina siday ubadan yhn nin kan oo kale bay jecel yhn midka naxariista bdn wey ka cararaan kkkk
@safiaadan9304
@safiaadan9304 4 года назад
@@ismaaciilmacaawiye2218 hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
@safiaadan9304
@safiaadan9304 4 года назад
@@ismaaciilmacaawiye2218 aniga kan naxris iqabo makaxarari lehen hhhhhhhhhhhhhhhhhh
@isaackilike4520
@isaackilike4520 4 года назад
Hhhhhhhhhh mzee
@hanasalahtalawadaagsalah3991
@hanasalahtalawadaagsalah3991 4 года назад
U sheek oo reerkisa ku dacwee
@shukrimumin868
@shukrimumin868 4 года назад
umul.kheyr.kkk
@hasnawais424
@hasnawais424 2 года назад
gorma lagatagey warkaa wax la diili jirtaye dumar kiihore wakhti mata lajogo dumar laliya
@nadiifodahir2239
@nadiifodahir2239 4 года назад
Jano beel jano kuyeh
@farxaantdh5335
@farxaantdh5335 4 года назад
Rar wax umad mahee
@mubarik447
@mubarik447 4 года назад
Umulkhayr madax sare
@husseinabdirahmanabdow9994
@husseinabdirahmanabdow9994 4 года назад
Abdishukri
@abdifataahhassan1245
@abdifataahhassan1245 4 года назад
Hhhh,waan baahanahay oo masnta dhan afkayga waxba ma galin,oo maxaa iga galay!
@nemorachid9992
@nemorachid9992 4 года назад
Kkkkk waa shaydaan maryoole kani waa mucjiso
@Aybmhm
@Aybmhm 4 месяца назад
9:24 waa jirgaan maran😂
@hanixasanadontialle3317
@hanixasanadontialle3317 4 года назад
Hhh alaa umul qer cadi mahan
@ldnh.6300
@ldnh.6300 4 года назад
Sheekada dhameys maaha dee😄😄😄 cabdi shugri iyo ushiisa waay isku soo baxaan
@zamuuabdi7822
@zamuuabdi7822 4 года назад
Riwayadaan aad baan uu qoslaa markaa arko wlhi umuu qeer iitiirisho ler lagaa raabay Adi😂😉😉
@zakariyeonline5407
@zakariyeonline5407 4 года назад
alla nin reer badiye an naxaris laheyn wa kano kale wlh
@ubaxaadan1938
@ubaxaadan1938 3 года назад
Hhhhhhhh hhhhhhh heerkygan dhaqanayaa
@zakariyeonline5407
@zakariyeonline5407 4 года назад
alla naaga waatee gurigega iyo reerkega dhaqanaya furiin ma rabee iska kee daa adeerked meesha uga dhaqaaqday
@shukrimumin868
@shukrimumin868 4 года назад
masha.allahaa
Далее
Women’s Celebrations + Men’s 😮‍💨
00:20
How Many Twins Can You Spot?
00:17
Просмотров 24 млн
Riwaayad Cusub Cabdi Shugri Igarre Daris Xumo Daawo
33:54
Riwaayad qosol badan igarre, shugri,hodan daawo video
23:50
Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 41
22:16
Просмотров 147 тыс.
Women’s Celebrations + Men’s 😮‍💨
00:20