Тёмный

Riwaayad Cusub Guri Barwaaqo Shikh Ismod Qosolkii Dunka 

Guri Barwaaqo
Подписаться 550 тыс.
Просмотров 322 тыс.
50% 1

Kuxidhnoow Guri Barwaaqo Tv Subscire Dheeh lIKA Seer Seer Gareena Waad Mahda Saanahay

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 729   
@mustaphemahamedismail8780
@mustaphemahamedismail8780 5 лет назад
Intee taageerta guri barwaaqo 😂😂😂❤️❤️❤️ likta ugu deeqa sxpiyaal
@mohamedyacquub2973
@mohamedyacquub2973 5 лет назад
intii dhimatey ee ruwaayadan daawatey alle ha unaxariisto like ta igu qabo
@armaanboss4301
@armaanboss4301 6 лет назад
Dawada nooca doonaysaan wali maan soo dowlond garayn😂😂 intaa inta kuqososhay like isaara😂😂
@King_Budnacab
@King_Budnacab 6 лет назад
"Kan yar hasoo kaxaysan waa edeb daranyee" kkkkkkk waa yeelkadii
@shiinexajiali3129
@shiinexajiali3129 6 лет назад
Ciyaalkii hore reer burco ee RU-vid ka degen salan hoose ilmadeerayaal iyo Guri baarwaaqo teamkiisa
@btjkhdr2089
@btjkhdr2089 6 лет назад
Shiine Xaji Ali shiine markuuz zln sare zxp qli
@abaascabaas
@abaascabaas 6 лет назад
How are you
@maxamedcaddaanni
@maxamedcaddaanni 6 лет назад
Shiine Xaji Ali ex burco ragi la taby
@nuuracdy1480
@nuuracdy1480 3 года назад
Hhhhhhhhhhh hhhhhhhhh kkkkkkk
@naaleeyemediachannel8656
@naaleeyemediachannel8656 4 года назад
Qosolkii aduuka Gurey Barwaaqo 🤗😁😂😂🤣🤣😂Hadaad taageertO gurey Barwaaqo like saar ku sali nabi mohomed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@muxiyoaarka8922
@muxiyoaarka8922 Год назад
Scw scw ❤
@user-mq2oj6el8q
@user-mq2oj6el8q 4 месяца назад
Scw scw scw scw scw scw scw e
@abdirahmansiraadsaahid6771
@abdirahmansiraadsaahid6771 6 лет назад
in ta caday wuxuu Ula jeedo fahantay like iisaara kkkk
@maxamuudindho8222
@maxamuudindho8222 4 года назад
Kkkk. Maxa. Adigu. Ubahantay.
@mouztapheuk847
@mouztapheuk847 6 лет назад
Hhhh guri barwaaqo waa nin jiraH walhi ku xidhanahy intii iga danbysa like sara iyo sabiskryb
@milinermilaan570
@milinermilaan570 6 лет назад
Riwaayadu waa best kkkk imisa igu raacay
@t-hassanmalim9972
@t-hassanmalim9972 6 лет назад
Mïlïøñêr Mïlääñø aniga jiroos
@islamsom4286
@islamsom4286 6 лет назад
Milioner milaano nice bad taher
@abdullahiabdi2182
@abdullahiabdi2182 6 лет назад
anigu kugu raacay.horta Zhp
@yacquubfaarax4370
@yacquubfaarax4370 5 лет назад
imisaa okiyale sita kk
@maxamedcabdidaahirmaxamed2603
@maxamedcabdidaahirmaxamed2603 5 лет назад
Sidooo kale wll
@oneday7050
@oneday7050 6 лет назад
Inyar aan kaga tabto riwaydan ☝ koley commenty akhris utimiye Daawo 😆 coz waa riwaayad mcn✔✔💯❤
@mahamedck5321
@mahamedck5321 6 лет назад
fádxí fany pop stars hhhhhh
@hamseofficial
@hamseofficial 6 лет назад
Ismaaciil aad ayaan kuu daawadaa una xiiseeyaa ruwaayadahaaga ama sheekooyinkaaga fadlan soo badi sanadkan you are the comidian in Somalia
@qurbaawis642
@qurbaawis642 6 лет назад
Inta taagerta Abwan Guribarwaqo Like isaara
@burcaawi9737
@burcaawi9737 6 лет назад
kkkkk Riwaayadi Ugu Shidaan Shikh Beenale
@artislekhadar2361
@artislekhadar2361 3 года назад
Lambarkaga isoqor duncarbed
@sultansaid6815
@sultansaid6815 6 лет назад
Xawo dheeeer 😂😂😂😂 ninkaaaas waaaa libax xawa dheeer matalayaaaaa
@nimcohibaaq6580
@nimcohibaaq6580 5 лет назад
r
@nasrifaarah4325
@nasrifaarah4325 6 лет назад
15 melficnbay kabilabayan hhhhh inta igadanbeysa liketa igu qabta 😂😂😂😂😂😂😂😂
@armyshelpy3231
@armyshelpy3231 6 лет назад
guri barwaaqo intee ka dhacdey shiikh ismood ruwaayad shidan dheh inta iga dameysa like igu qabo
@moharon3676
@moharon3676 6 лет назад
asxbta
@shukriahmedfarah585
@shukriahmedfarah585 6 лет назад
Waw cadi mhan
@cabdirshiidhamta4501
@cabdirshiidhamta4501 6 лет назад
Qosolka uun iska guri barwaaaqo
@mowledismael5524
@mowledismael5524 6 лет назад
mancha allaah horta si wanaagsan baad u wadaa wllo guri barwaaqo waan kugu dhiiri gelinayaa inaad halkaa ka sii wado insha allaah. hal wax baan intaa ku darayaa suaalna ha iga noqotee riwaayadaha aan jishaan ama matashaan oo dhan xataa ku dar kuwa soran iyo jawan waxaad soo matashaan xilli salaad lagu jiro salaaday doontaba ha ahaatee.
@sahal_baane
@sahal_baane 5 лет назад
Guri barwaaqo zhp waa DJ Zir oo ku leh hore uzoco
@jimaleomar4967
@jimaleomar4967 6 лет назад
Guri barwaaqo madaxa xaraaabaha nooolow rijaaaal✋️✋️
@samiiraqali242
@samiiraqali242 5 лет назад
Hooooy guribarwaaqoy ilaahaga kacabso diinta haku dheeldhelin meelwalba yaanu kaagalin kftanku xakamee brother 🙄👏
@cabdirahmansalebanwayrax7264
@cabdirahmansalebanwayrax7264 6 лет назад
Tani meherada way iga xidhaysaa goormaa caday kugu danbaysay kkkk inta guri ka qosliyo Like
@amalsalebanaden4640
@amalsalebanaden4640 6 лет назад
cabdirahman saleban wayrax wlhy daacad uu qoslay kulaha 15 jirku meel wacanu ka bilabay meelahn oo kle kama bilaban
@cabdirahmansalebanwayrax7264
@cabdirahmansalebanwayrax7264 6 лет назад
Amal Saleban Aden hhhhh haa waa ku cadeeyay ninkan waa majajilayste dhamays ah xbbti
@amalsalebanaden4640
@amalsalebanaden4640 6 лет назад
cabdirahman saleban wayrax sowmha kula adigu taansul tahay
@cabdirahmansalebanwayrax7264
@cabdirahmansalebanwayrax7264 6 лет назад
Amal Saleban Aden wuxu ka wadaa gorma qodho kugu danbaysay kkkk
@amalsalebanaden4640
@amalsalebanaden4640 6 лет назад
cabdirahman saleban wayrax hmm maahee waa nin waalan aragisan ku qoslaa hadlkisa dhaafo Kulaha qufaca lambar one Hayda xaquq insanka uu tag Ninka nin dheh rag iskma jiraane
@sahrahaybe6301
@sahrahaybe6301 5 лет назад
Nin calaa muqmad gaadh hbar dhamaaty qufac2 kulahaaa # gari-barwaaqo IGA qoslisy wllhi hory usoco 😍
@samatarmoh16
@samatarmoh16 5 лет назад
Kkkkkk kulahaa tani mehrady iga xidhesa ya iga kaxesta aax berka 👍👍👍👍👍
@saedmuhamed9748
@saedmuhamed9748 6 лет назад
😂 cabasho dhnka sariirta All imtixansna. 😂😂😂
@zakarieabdiali6494
@zakarieabdiali6494 6 лет назад
Wwwwwwww Aniga waaba yaabeee riwaayad kastu oo guri barwaaqo jilAayo markasta waaaa LA adumaaaaa
@nuuranalka615
@nuuranalka615 6 лет назад
😂😂😂😂😂😂😂aduu tanasul badtahe hlke laga helaya
@amsamohamoud1838
@amsamohamoud1838 6 лет назад
Abwaanka guri barwaaqo waan taageera runtii nolow prother alle caqliga hakuu barakeeyo 👏👏👏👏👏👏👏👏👌👌👌👌👌👌💖💖💖💖💖
@djjoker1172
@djjoker1172 6 лет назад
Baaalayo aan Ka qoslin blyo maha guri brwaaqo cadi.maha inksto shekda ay tahy danbi zhp
@burcaawi9737
@burcaawi9737 6 лет назад
waxa kuxiga heeso badalada cawale hibo
@gudoomiyahagudidailaalinta9265
Dun Carbed TV zoo gali zhp
@motivation2558
@motivation2558 6 лет назад
Sxb Guribarwaaqo hore u soco, Riyaadaha iyagoon dhamaan ama an ujeedadii laga lahaa la fahmin baad dhamaynaysaan markaa waxan idinkula talinlahaa in aad sii wado ruwaayadihii hore we Hinaasaha tii tuuga.
@khalloweeye
@khalloweeye 6 лет назад
Hadaan reer hargeisa Nahay qofkan furfuran ee kaftanka badan wxn u naqana hebel waa guribarwaqaysanyay😂😂
@qalbidejiya5479
@qalbidejiya5479 6 лет назад
Hhhhhh kugu racsanahy😂😂😂😂
@dareenkashacabkamedia2048
@dareenkashacabkamedia2048 5 лет назад
Bl hubi xagaas😂
@khaliifibraahin1133
@khaliifibraahin1133 4 года назад
Kkkk
@khaliifibraahin1133
@khaliifibraahin1133 4 года назад
Kugu racsanhy
@HajibRajab
@HajibRajab 6 лет назад
Hhhhhhhh waligay uma sidan oo kale thanks GURI BARWAAQO
@rahmaaidrus6653
@rahmaaidrus6653 6 лет назад
Dawada nocad donayso manu so download garay hhhhhhhhhh guri barwaaqo so funny
@suhaibabdimouse4761
@suhaibabdimouse4761 6 лет назад
Wllhi waa ubogay guri barwaqo nolow sxp
@abdirahmanmohamed9196
@abdirahmanmohamed9196 6 лет назад
Kkkk walaahi wad iga qoslisey guri barwaaqooy horo u soco zxp
@abdirahmanmursal5515
@abdirahmanmursal5515 4 года назад
Adigu tanaasul baa tahay xagee calafkaaga laga helayaa kulahaa Gurey barwaqo waxaan kaasoo salaamaa xamar cadey walaal
@SomGaming77
@SomGaming77 6 лет назад
Viva g.barwaaqo anoo murugaysan iga qoslisay ee noolow intay nololi jirto
@hanadali6155
@hanadali6155 5 лет назад
Dantaydaa qiiqa gashay kulahaa guri barwaaqo sxb horay u soco qosal miidhan ayad tahee..
@salammahamed8608
@salammahamed8608 6 лет назад
ragii oromadu laysuu haa ku lahaa hhhh like sara wixii qoslay dee fro like
@qadanaadan7502
@qadanaadan7502 6 лет назад
Kkkkkkkkkk hore u soco guri barwaaqo
@wiilkareergermany2790
@wiilkareergermany2790 6 лет назад
Gagacana Utagay Riwyadan 👌👌👌😂😂
@khaliddirac6965
@khaliddirac6965 5 лет назад
Guray barwaqo zxp taageere gaara
@amsamohamoud1838
@amsamohamoud1838 6 лет назад
Caano maanku raaciya koloy tabcaanbadtehee👌👌👌
@ogaalkatilmaamaha5260
@ogaalkatilmaamaha5260 4 года назад
Zxb guti barwaaqo hore usoco
@Dualle1
@Dualle1 6 лет назад
LeGenD 👏👏👏
@claahiupdirahmaanhassan5719
@claahiupdirahmaanhassan5719 5 лет назад
dawada noo caad sheegaysan wali maan soo dowlod gareen kulahaa gurey barwaaqo😂😂😂😂😂😂😂
@cqicaalamka9326
@cqicaalamka9326 6 лет назад
guri barwaaq wadaad dadalaysaa zhp bartaaka sii wad
@weedsmokah2984
@weedsmokah2984 6 лет назад
Anaa ku arka😎😎
@redwaanosman592
@redwaanosman592 6 лет назад
GuraY barwaaqo saport ku hyaa LipaH
@updizamedpogba2217
@updizamedpogba2217 6 лет назад
Waa CabashO Dhanka ZariirTa aH 😂😂😂😂😂😂😂😂 Al beerka 😂😂😂
@New-generation4
@New-generation4 6 лет назад
Updizamed Pogbà hhhhh haaa wlhi
@dahapoahmet6323
@dahapoahmet6323 6 лет назад
waaa qof kaliyey si dhapa utagero wllhi
@akilaburco474
@akilaburco474 3 года назад
Bareejo kuLaHaa
@cabdiraxmanhafafa9875
@cabdiraxmanhafafa9875 6 лет назад
Ninka inta uusana hadalka bilaabin aan sii qoslo guri barwaaqo taageeraan kuu hayaa sxp
@cabdiraxmanhafafa9875
@cabdiraxmanhafafa9875 6 лет назад
ok sxp waa uqalantaa
@indhouroonabdi8979
@indhouroonabdi8979 6 лет назад
Ninka diraac hasoo xidhiniiaa waaa ceebee walhyy xawo dheer la leeyahyy
@ahmedsaleban3629
@ahmedsaleban3629 6 лет назад
Lkn ana ka maqan riwaayada hhhh
@hajiguled8517
@hajiguled8517 6 лет назад
Riyaan ku arkay guri barwaaqo wallahy isoo riwaayad matalaya aad baan u taageeraa
@alfananxariiryaresomalilan4548
Meesha la dhex seexdat yanay hore usoco sxbky matankyga guray Barwaqo
@ahmedmussa5890
@ahmedmussa5890 6 лет назад
Waa cabasho dhanka sariirta ah 😎
@liibaanwardheere1303
@liibaanwardheere1303 6 лет назад
*6:45** hhh ar wilka hadalkay ku dhajiyeeen xanun badana*
@searchrightthings.947
@searchrightthings.947 2 года назад
Kkk deemaya sooka khashifiyey 90ka kaliya
@liibaanwardheere1303
@liibaanwardheere1303 2 года назад
@@searchrightthings.947 hhhhhhh kkkkk😂🏃‍♂️😂
@asmarfj881
@asmarfj881 2 года назад
Legend olws legend guri barwaaqo
@laylaibrahim7355
@laylaibrahim7355 3 года назад
Keep going brother
@mohasaid3288
@mohasaid3288 6 лет назад
cayaal land manta like soo dntye iga tiiriya intaa nasab iska dhigtaan
@markizulimamulawzaaci4038
@markizulimamulawzaaci4038 6 лет назад
سبحان الله أخي أتقي الله لا تكن مستهزي
@yxngbih9231
@yxngbih9231 6 лет назад
Markizul Imamul Awzaaci wll cadi iska dhig wxu waa ruwayad he is just trying to entertain us
@hanadahmed3315
@hanadahmed3315 6 лет назад
Yes wan kugu raacsan
@yacquubfaarax4370
@yacquubfaarax4370 5 лет назад
carabiga ma fahmee usoomaaliyee
@khadarmi6810
@khadarmi6810 6 лет назад
Subxanalh war ninkan dharki dumarka xidhy eg nacdal illhy ba ku socota wlhi
@apdirahmandaacad6144
@apdirahmandaacad6144 6 лет назад
calooshaa ixanuuntay tlhi yeelko itish 😂😂
@rooblemontolivo289
@rooblemontolivo289 6 лет назад
Apdirahman Daacad 😂😂😂
@kbpost6947
@kbpost6947 6 лет назад
ma banaana in dharka dumarka la xidho .
@hamsejama9795
@hamsejama9795 6 лет назад
Kkkk allaa yaa cisak.....gurayow...zxp...bas...yaan ..qosol....udhimanee........
@Cukaashe.
@Cukaashe. 6 лет назад
Lkn *chenelka hawl wadihiisu ma gurey laftiisaa mise waa cid kle*
@cabdimajiidabokorxussen5783
@cabdimajiidabokorxussen5783 6 лет назад
inta guribarwaaqo ka heshay subscribe igu qabta reer somaliland😀😀😀😀😀😀😀😀😀👉👉
@cabdiyaasinali4399
@cabdiyaasinali4399 6 лет назад
Asc riwaadaha haku jilin waxyaalaha aan wanaag sanayn insh alh
@bazhirfanprojplay9339
@bazhirfanprojplay9339 6 лет назад
Hazhkax Hazhkax Hhhh 😂 the one Somali Comedy's Guri Barwaaqo
@abdillahirosanero4779
@abdillahirosanero4779 6 лет назад
Guraw zxp ino so badi sheekoyinka
@abdiwelihassan9036
@abdiwelihassan9036 5 лет назад
Inta ila aragtay like isara rubayad Walbo oo nimankani waqoyi Dhigaan iney sijaayada kabaha ladulmaraan kkk
@najahxarago7486
@najahxarago7486 6 лет назад
Gureeeey😂😂😂we love wlh
@FarhanAhmed-uq8bx
@FarhanAhmed-uq8bx 6 лет назад
masha allah SOMALILAND GUUL GUUL bulashada RER BURCO WA DAD HIBO U LEH JILISTA IYO XIGMADA VIVA BURCO IYO SOMALILAND GUUD AHAANBA
@Omar_jawo
@Omar_jawo 5 лет назад
guri barwaqo nin an jecelhy😍
@alisalah6802
@alisalah6802 6 лет назад
Nice ruwayad 👍
@user-kd5zq7kp3d
@user-kd5zq7kp3d 6 лет назад
subxaanalaaah war qeybka alaah baa og laguma kaftamikaro xataa subxaanalaaah ku lahaa waxwalba waa ogyahy xataa waxa maqan walaahi waad kudenbaabi riwaayadlaynine
@cawaaleyareofficialchannel9069
@cawaaleyareofficialchannel9069 4 года назад
2021 /2/3 yaa daawanaya liketa ku qabta
@zaedismacil5684
@zaedismacil5684 6 лет назад
Hhhhhhhh gormaa caday kuugu danbaysay alla beerka fahmayuunaba fahmaaya halkaas😂😂😂😂😂
@zakiofficial2814
@zakiofficial2814 6 лет назад
Hindhisooyinkaa Sida hoobiyaha aad u tuuryaso Ayaan lug iyo gacan u taagay guri barwaaqo aad Ayaan kuu tageera akhi ✋✋✋✋
@qalinlemedia2339
@qalinlemedia2339 6 лет назад
guri zxpo walhi waxaad tahay ninka kaliya ee iga qosliya woow maaancha Allah Nazap kamiLa Noolow zxp
@yaasiinducaysane1976
@yaasiinducaysane1976 6 лет назад
Adigu tanaasul bad tahy inaadeer
@yazinmaxamed1597
@yazinmaxamed1597 6 лет назад
Xaaatish yeeelko😂😂😂😂😂😂😂inadeer gurayow horey usoco
@Farhan27723
@Farhan27723 Год назад
"Buugiiba faarax jaamac baa iga buuxiyey".
@abdikanijama6445
@abdikanijama6445 6 лет назад
Hhhhhhhh Guri Barwaaqo Majaajilayste Caaaaaadiya Hhhhhhhhh lagaa Yaab Zxb
@moharon3676
@moharon3676 6 лет назад
Abdikani Jama
@moharon3676
@moharon3676 6 лет назад
Abdikani Jama
@moharon3676
@moharon3676 6 лет назад
VB
@amalsalebanaden4640
@amalsalebanaden4640 6 лет назад
Guri Barwaaqo Tv wll joojiya ninkan gabadh iska dhigay ee dharka dumarka xidhan nacdal alle dusha kaga soo dhaceysa ee inta kle sax weyaaan wll talo wlal
@gulledcadde5307
@gulledcadde5307 6 лет назад
Guri barwaqow De imka way yaraden ruwaydahgiye Hore Hore uzoo. Padi an dawanee
@osmanismail21
@osmanismail21 6 лет назад
Plz wakhtiga badiya waan ku tagaara guri barwaaqo
@khadarmaxamed4376
@khadarmaxamed4376 4 года назад
Riwayad xumadada meesha kalataga
@xamsexusen7229
@xamsexusen7229 6 лет назад
guribarwaaqo warkaga jira sxb hawsha balaadhi
@sultansaid6815
@sultansaid6815 6 лет назад
Hhhhhhh aaaaaa tash yeeeeeelko ciyalkiiii magalada 😂😂😂😂👌🏻
@bazhirmahamed8624
@bazhirmahamed8624 3 года назад
2021 ina fiirsanaysa
@mohamedomar1371
@mohamedomar1371 6 лет назад
Gurey barwaaqo hore u soco
@aminmohamed1854
@aminmohamed1854 6 лет назад
Guri barwaaqo saarkal saree waan ku salamay sxb qaalie
@djsentinas38
@djsentinas38 6 лет назад
Waa cabashO xaga sariirta ah kuYe Indho adagaa ree Burco kkkk
@hamseheersare7205
@hamseheersare7205 6 лет назад
Jawan iyo sooraan lashaqee wayo aragnimaad kahelaysaye
@yachyahusen9717
@yachyahusen9717 6 лет назад
Dj sentina Barca 😂😂😂😂😂💏
@cabdikariimmaxamed9553
@cabdikariimmaxamed9553 6 лет назад
Dj sentina Barca i
@cabdikariimmaxamed9553
@cabdikariimmaxamed9553 6 лет назад
Dj sentina Barca Hhhhhhhhhhhh
@kinglovlytv6125
@kinglovlytv6125 6 лет назад
Guri barwaqo rechaL iLaHy
@khubaybcabdirisaaq4196
@khubaybcabdirisaaq4196 2 года назад
CabasHo DhanKa Zariirta ah 😂😂😂😂😂😂❤🤲
@shucaybothman5792
@shucaybothman5792 4 года назад
Guri barwaaqo jilaa aan taageero taageerina doono
@nasirsancawi2416
@nasirsancawi2416 6 лет назад
mash alah guri barwaaqo rag raga
@abdishakuraden7815
@abdishakuraden7815 6 лет назад
guri barwaaqo ✌
@khadaraxmad1028
@khadaraxmad1028 3 года назад
Keep going. Pro
@ibnuruush4753
@ibnuruush4753 6 лет назад
super hit Guri barwaaqo
Далее
Maxaa Gadaal u dhigaya Noloshaada? #xaliye
21:15
Просмотров 125 тыс.
Xaaraan Ramadaantu Xero Ma Leh 2016 HD
48:10
Просмотров 25 тыс.
Нарвался на сотрудника ФСБ⚡️
01:00
Bike Challenge
00:20
Просмотров 19 млн
when you have plan B 😂
00:11
Просмотров 24 млн
Guri Barwaaqo Riwaayad Cusub Qosol Iyo Qaraaxo
15:37
Просмотров 359 тыс.
Burco wa magaalo cajiiba! | Gobolka Togdheer
18:46
Просмотров 42 тыс.
Нарвался на сотрудника ФСБ⚡️
01:00