Тёмный

RIWAAYAD CUSUB ISMAQADO WAABERI QAYBTI 2 2014 HD 

YAASIIN BALBALAADHSHE
Подписаться 323 тыс.
Просмотров 52 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

22 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 27   
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 2 года назад
Riwayadan waxa Alif AHUN maxud cabdilahi cise sangub waxan ku dawaday National theater hargeysa waxan dhigay hoboladii waberi ee hargeysa
@tayoqaran.1446
@tayoqaran.1446 3 года назад
Alle Ha u Wada Naxariisto Inta Dhimatay Oo Ay Ka Mid Yihiin Abwaan Sangub, Busi, Kinsi, Indho Jacayl, Meecaad, Basbaas, Maxamed Caraale, Ardo Daahir, Axmed Sheekh, Cabdilaahi Cabdi Dafe Iyo Inta Aan Xasuusan Hada. Waxaa Nool Aamina Cabdilaahi, Cadar Axmed, Maxamed Barow, Maxamed Xeebow, Cabdi Falaash, Caasha Yoonis, Qadan Cilmi, Khadiija Qalanjo Iyo Intaan Ilowsanahay Wakhti Fog Ayey Ahayd 1987kii Miilaadiga Waxaana Riwaayadan Sameeyey Abwaan Maxamud Cabdilaahi Ciise (singub) Alle Ha u Naxariistee Iyadoo Lagu Qabay Magaalada Hargeysa.
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 3 года назад
Aun qadan iyo caasha yonis way ka horeeyaba sangub caasha yonis aun bari jiray dhimatay dhowr iyo toban sano ka hor ILAAHAY kuligoodba naxariis waasaca ha siiyo
@abdihakinabdullahimuse7723
@abdihakinabdullahimuse7723 3 года назад
Amiin amiin
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 2 года назад
Sax wad mahadsantahay waxan ku dawaday National theater hargeysa iyado Live lkn Adigu dadkii dhigay waxad heysay magacyadod
@tayoqaran.1446
@tayoqaran.1446 2 года назад
@@xuseendhangub9704 haa walaal xaga taariikh uruurinta aad u raadshaa
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 2 года назад
@@tayoqaran.1446 sxb tariikh waa Qali lkn man fankii somaliya manta cid heysay ma jito Abwanadii iyo fananiita badnkodu wey dhinten
@mohamedibraahim5390
@mohamedibraahim5390 4 года назад
Waa tiyaatarkii hargeysa ninka fadhiyey isago 8 sano jira ka warana waliba waa riwayadii kali aheyd goor subax ah ama maalin ah la dhigey 1987
@haniahmed3481
@haniahmed3481 4 года назад
Maaanshalh nasiib kaa
@diegodollars90
@diegodollars90 5 месяцев назад
Riwaayadii ismaqaaddo oo dhamaystiran
@abdihersiwarsame31
@abdihersiwarsame31 4 года назад
Waxba kadhacay
@Rayidka
@Rayidka 10 лет назад
Waaaw Maxaed Xasan Barow iyo Aamino Cabdulaahi
@kalelty3536
@kalelty3536 3 года назад
a tip: watch movies on Flixzone. I've been using them for watching lots of of movies these days.
@gregoryace2957
@gregoryace2957 3 года назад
@Kalel Ty yea, have been watching on Flixzone} for months myself :D
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 7 лет назад
Berigaasay hobaladu iyo erayaduba qiima lahaayeen
@momindekk1
@momindekk1 10 лет назад
Maxamed xasan barow caaadi maaha
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 10 месяцев назад
ninki odey basbaas ahaa baa iimiiqdo😂😂😂
@hoobaan8674
@hoobaan8674 2 года назад
Dhijaamaha maxaa laga waddaa
@cawaalekulmiye9883
@cawaalekulmiye9883 Год назад
Dhijaan ama Jidhaan waa Biyo fariisin yar
@momindekk1
@momindekk1 7 лет назад
kinsi ilahow kuu naxariiso
@MIRALUUL979
@MIRALUUL979 4 года назад
Aaamiin Kinsi oo yariis ah Tolow goormey dhimatey
@haniahmed3481
@haniahmed3481 4 года назад
@@MIRALUUL979 2011 kii
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 года назад
@@haniahmed3481 ma xilaagsay dhimatay ale hau naxariisto
@fatimaibrahiim8127
@fatimaibrahiim8127 6 лет назад
wsc
@Ahmad17056
@Ahmad17056 2 года назад
Balbalaadhshe beenaale thy
@smartworkingshopilyaascarte
@smartworkingshopilyaascarte 9 лет назад
khhhhhhhhhhh
Далее
RIWAAYAD CUSUB ISMAQADO WAABERI  QAYBTI 3 2016 HD
36:36
СДЕЛАЛИ СОБСТВЕННЫЙ МУЛЬТИК
25:15
aespa 에스파 'Whiplash' MV
03:11
Просмотров 22 млн
RIWAAYAD CUSUB ISMAQADO WAABERI QAYBTI 1 2016HD
36:34
RIWAAYAD "ISUMAQADO" KOOXDA WAABARI HARGAYSA
35:46
Просмотров 171 тыс.
Djibouti: Riwaayad 4Mars      21/12/2014
1:41:33
Просмотров 53 тыс.
Riwaayadii Shabeel Nagood🔥majaajilo iyo heeso
56:44
Просмотров 256 тыс.
Djibouti: Riwaayad Gafaneh
53:41
Просмотров 1,2 млн