Тёмный

RIWAAYAD CUSUB [SODOHDA MA CADOWBA?] IYO REER BURCO ||2022|| 

Maadshe Films
Подписаться 100 тыс.
Просмотров 74 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

22 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 65   
@saedyousuf1806
@saedyousuf1806 2 года назад
wan idin salaamay reer burco i miss burco wlhi plse part two ayaan idinka sugayaa(saydhiye sigaaraan kuusalaamayaa wll)
@asiaqueenmohamett2748
@asiaqueenmohamett2748 2 года назад
nasriin ma reer burcay ahayd awal😂😂war saydhiyow guribarwaaqo intuu kadhacay horte waan uxiisneee😘
@aameinahmeth1406
@aameinahmeth1406 2 года назад
Baryahan waa lagu laaye keep goin
@waynakaa2156
@waynakaa2156 2 года назад
Waa yaab soomalida waxa layaab ku noqotay in dadka is qaba guriga kali ugu noolan karaan!yaab wlhi waar gurila walalka/walsha iyo hooyada iyo dadkayagu toona lama laha ee 2 qof ayaa iska leeh wixi soo booqasho ah mooye la islama noolan karayo runta isku sheega
@haddimaxamad3061
@haddimaxamad3061 2 года назад
Way sax santahay walalkay gurigayga inu soo booqdo moyee kuma noolaan karo wayo shalmad la,aan suuliga ma gali karto daaradeeda ma dhex socon karto nafisba ma helayso way ka xishonaysa magaladisa ha galo wanku cawinayaaye hooyadayse 3daba wlh wanku furilaha haday sida ula hadasho
@haboonwarsame4303
@haboonwarsame4303 Год назад
Walalo guriga wxa loo dhisay tol waynaha guri aaan lagu soo hiran karina guri maaaha anu runtii ma jecli family ga is nicib wayo wxa fican ilmuhu mrkay dhashayn oo caqlistan waxa LA rabaa in ay galgacal ku barbaaran iyo ixtiraaam
@habonibrahim101
@habonibrahim101 2 года назад
Ceeeb wllhi maba jirto gabadh sodohdeed sida ula dhaqanta wa xad ka bax waxani
@lizmanelarosa
@lizmanelarosa 2 года назад
Asc wll reer burco dhamaan waan idin salaamay hakayeelin arinkaas gabadha war gabadhu dhibadanaa
@jimcaalejagta9180
@jimcaalejagta9180 2 года назад
Riwaayad waa dhaaftay tani hore u soco wall saydhiye
@fosiyaomar6660
@fosiyaomar6660 2 года назад
Manshallah wll hore uso
@cibaadodaahir4427
@cibaadodaahir4427 2 года назад
Hada diinteena mcaniba ma ogola dumaashiga waayoo ah nabigu scw wuxuu yidhi dumaashigu waaba geeri intay asxabtu waydiiyeen dumaashiga markaa diinta ha la barto soomaaliyeey wakbtigii ciyaarbaad kuumiseen aakhirana way ina sugaysaa wlee aakhiruu war yaalaa rabi ha ina asturew
@fahadcali1196
@fahadcali1196 2 года назад
Part tow Legend🙏🤴
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 2 года назад
Ilahayoow wax saasa Hana tusin aamiin aamiin 😢✅
@ahmedcaqli5775
@ahmedcaqli5775 2 года назад
very nice i lough😄🥰
@abdilahiyusuf5779
@abdilahiyusuf5779 2 года назад
Ceeb Ka Wayni Ma Jirti In Hooyoyinken Laga Doodo Inay Guryaheni yimaadan iyo In Kale
@haboonwarsame4303
@haboonwarsame4303 Год назад
😭😭😭😭😭😭😭😭wlh waaa ayan daro in ilmaha yaryar daawadan wxn bilaaa ixtiraaam ka ooo riwayada laga dhigay
@Abdisalan22
@Abdisalan22 2 года назад
Saydhiye sxb maxaa kugu dhacay waan kugu xidhnayne filimaantii noo wad dee
@mubaarigaadan4276
@mubaarigaadan4276 2 года назад
Ala beerka 🤣🤣🤣🤣🤣
@buuxshetv4290
@buuxshetv4290 2 года назад
Wa laydinka sugaaye salaama walaalayalow
@abdiwarsame6229
@abdiwarsame6229 2 года назад
Reer Maadashe baryahan xagee dhacdeen waa la idin waayey
@fesalfarah4368
@fesalfarah4368 2 года назад
Waa la waashay
@maxameddarbadfilmsandvlogs3222
@maxameddarbadfilmsandvlogs3222 2 года назад
Keep going zhp
@nasratogdheer2273
@nasratogdheer2273 2 года назад
SubhaanAllah 🤐 🤐 waaxan waa caabtii aduunka please jojiiya
@mushtaqabdihakin256
@mushtaqabdihakin256 2 года назад
Please part two saydhiyow
@amal0217
@amal0217 2 года назад
Pls part two idinkoo mahadsan😲
@barwaqobedriyaapdlahixasan3866
@barwaqobedriyaapdlahixasan3866 2 года назад
Keep going tiimka dhamaantiin💯💯💯❤❤❤
@najaahhuseen237
@najaahhuseen237 Год назад
Najax ilko dheeer dumaashegeed bay ku walcday🤣🤣🤣
@hobbabdi6938
@hobbabdi6938 2 года назад
Part 2 plz
@ahmedmohamoudahmedgass8172
@ahmedmohamoudahmedgass8172 11 месяцев назад
Ruwayada waxa laaga mataalaay wilasha reer buur doqoonimaadodaa daciifnimaada wilaasha burco
@isaxaaqyacquup9097
@isaxaaqyacquup9097 2 года назад
Saydhiye waan kuwataa
@Abdisalan22
@Abdisalan22 2 года назад
Hafaynban u dhiibay walaahi reer burco waa qosol
@haboonwarsame4303
@haboonwarsame4303 Год назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣balayo idin heshay
@ruunxasan2778
@ruunxasan2778 2 года назад
Saydhiyow wan ku salaamay part two dhaqso
@aidaroshassan1225
@aidaroshassan1225 2 года назад
Best film ❤
@fosiyaomar6660
@fosiyaomar6660 2 года назад
Barti 2 usameya
@safiyadheman8746
@safiyadheman8746 2 года назад
Keep going
@najahapdirahman9871
@najahapdirahman9871 2 года назад
Part 2 walal saydhiyaw
@buuxciise2167
@buuxciise2167 2 года назад
haye inanta sodohda meteleysa wa inan yar halka kuma habona saxib yal
@anabmohamed344
@anabmohamed344 2 года назад
Tani riwaayad maaha wey iska hadlayaan
@mohamedjawi7449
@mohamedjawi7449 2 года назад
M.a
@mohanahmed7736
@mohanahmed7736 2 года назад
Saydhiyow inder nin guri barwaaqo meyey
@zuleekhajannaleh874
@zuleekhajannaleh874 2 года назад
Lazoo dhakhzada
@raxmamaxamed9716
@raxmamaxamed9716 2 года назад
Part two
@barwaaqomaxamuud6023
@barwaaqomaxamuud6023 2 года назад
Part two ilmaderatal Wallhi ruwaayad iyo badh weeyeh😅😅
@king_idris2023
@king_idris2023 2 года назад
Lasoo dhakhsada qaybta labaad shoodhayaal
@ridwaanaxmed2423
@ridwaanaxmed2423 2 года назад
Haafenka cidi fahantay wey fahan tay doqona lo shegi mayo
@najahfaarah9235
@najahfaarah9235 2 года назад
War saydhiyow haafeyn mxd kawda Burcn idinkasoosalmyaaa♥️
@roodomohamed6534
@roodomohamed6534 2 года назад
Uur de 😂😂
@sumayahussein2298
@sumayahussein2298 2 года назад
Hayfenku ma uurka😂
@fouziajibril3294
@fouziajibril3294 2 года назад
😂😂😂😂 haafaynu waa maxay?
@hananqueen4510
@hananqueen4510 2 года назад
gabadhu masiibaysanaa 😂
@xayaatudiinoffcial9856
@xayaatudiinoffcial9856 2 года назад
War aaway ninkii guri barwaaqo ahaa lama hayo wayahaane armuu dhintay duqu
@axmedyaxye2460
@axmedyaxye2460 2 года назад
Kada ayonka hana tusin
@faadumofayo5652
@faadumofayo5652 2 года назад
War manoli war bumarow lal xishodo 😂😂😂😂
@farxiyadeeq1003
@farxiyadeeq1003 2 года назад
caadi maha 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@subeermohamedbaxnaan8786
@subeermohamedbaxnaan8786 2 года назад
Kkkkkkkķ
@sacdiyodiyo3507
@sacdiyodiyo3507 2 года назад
Waa ba isku eg tihin waalalo ruuna maa tihin
@muniirxidiro
@muniirxidiro Год назад
Ĺ
@saidawad1778
@saidawad1778 2 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣
@hodannuur4389
@hodannuur4389 2 года назад
Kkkkkkk
@muusecali3659
@muusecali3659 2 года назад
War naagta hlkaa ku fur
@shabcaancabdi5557
@shabcaancabdi5557 2 года назад
Bacac
Далее
DIY Pump Solutions
00:18
Просмотров 1,5 млн
"CALI OROMO OO INANTU JECLA LOO DIIDAY,
4:05
Просмотров 1,8 тыс.
SagaL Adam iyo codkedi macana
11:46
Просмотров 66 тыс.
Daawo Riwaayad cusub saxariir jecel part 35
22:37
Просмотров 159 тыс.
MEHERKII XAYAAT EE MUCJISADA AHAA!!@SawdaBillan
46:23
Xasuus Maal  Part1  [New Somali Film]
37:51
Просмотров 92 тыс.