Тёмный

Riwaayad Qosol leh C/shugri, Xaaskiisa oo jikada isku haysta,Igarre Video 

LAAC TV
Подписаться 143 тыс.
Просмотров 287 тыс.
50% 1

Развлечения

Опубликовано:

 

26 июн 2019

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 455   
@Badea-zaman
@Badea-zaman 5 лет назад
Wll gabadhu wacanaa dulqaad badana sidanaabu ugalayaa umamulaya mana xanaaqayso Abdushukri kkk hayska furin taa
@yasminmaow8191
@yasminmaow8191 5 лет назад
Subxaanallaah wee jiraan niman saan eh qode qode aa la dhahaa kuwo xoogaa kan karoon aa jiraan Yaab nin ma ahan gacan geed reero dhan aa ku dumay marka waa wacyi galin maashaa Allaah tabaarikallaah horey u soco qofka soo alifay
@munayaasiin2683
@munayaasiin2683 5 лет назад
Diiqoo. Afro
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 5 лет назад
kkkkkkkkkkkk alla beerka saan u qosley viva cabdi shukri waa dhaqqalo yahan china jaamacad uga soo baxay
@ahmedhanshi2422
@ahmedhanshi2422 5 лет назад
safiya mohamud hadna jamacada ma is la dhigan jirten
@zainabmirreh4533
@zainabmirreh4533 5 лет назад
Kkkkkk walahay waan ka helaa riwaadihiis minka soo badi
@user-hr2cc3rq3x
@user-hr2cc3rq3x 5 лет назад
😂😂.... Xadhiga jikada xitaa siduu u xidhanyahay waan aqaanaa ku laha 😂.. mujaahidka iyo qaadada 😂
@abdijabarmohamedmohamud9338
@abdijabarmohamedmohamud9338 5 лет назад
gabrta aad ayay u fiicna tahye allaah ah dhowro hodan qof wangsan waaye inabden oo jacel inay tusto umada dhibto iyo iwm ah hodan inbaden waxaan ku dhi lahaa hori usaco inabden guuleyso walla sare adiga iyo team kaade waa sheko cajiib ah oo waxa baden ka turjimayso inbaden mahad sandiin ok viv LAAC TV
@abdirizakic7464
@abdirizakic7464 5 лет назад
Wlhi c.shugri wuxu sameynyo markan arkay halkaan aan joogo ayaan ka xishooday bilhi caleykum hana cebeyn
@howdnugaal9607
@howdnugaal9607 5 лет назад
War wuxu waa riwaayad
@MudaneChango
@MudaneChango 5 лет назад
Abdishukri Nin Qaali ah very creative. Allahayoow Guryaha somaliyeed dhibaatada ka yareee, Dumarka somaliyeed na Shuxshuxda ka yaree. Aamiin Aamiin Aamiin🙏🤲
@spork_spoongamer5081
@spork_spoongamer5081 5 лет назад
Kkkkkk Allah kan yar ee abidishukri waa so funny
@mahmedinrahim1026
@mahmedinrahim1026 3 года назад
FFEO7OWOUO8OPW
@Somaliboy516
@Somaliboy516 5 лет назад
The people of Mudug are very much talkative, and he says (anoo cajiinka qoshaya ayad rabtaa inay dalqad iga ka dhacdo) !!!! and i am saying keep going !!!
@bareyare6059
@bareyare6059 5 лет назад
Hjhhjhhh alle igarre dhibadanaa wuu iga qosliyay wllhi naga aamu kulahaa magacaa ba ye hhhhhh wllhi igarre zxb waan kutaageeraa
@aliderie5908
@aliderie5908 5 лет назад
Laactv keep going Well done inshaa alaah guuleysta rageedi hhhhhh furha anaaa haya
@Lakiishofficial123
@Lakiishofficial123 5 лет назад
Gabadha margay xinaqdee kulaha hal qado kudarayaye 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@farsowsoqali2390
@farsowsoqali2390 5 лет назад
Kkkkkkkkk
@wowwow2259
@wowwow2259 5 лет назад
Kkkkkkkkk wlhi si kl iyo laaba ayaan uqoslay ilhy haweenku waa caruur cago waawayn like igu wabo
@nunow2722
@nunow2722 5 лет назад
This guy is talented. N and S working together. The future.
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 5 лет назад
The guyz are reer mudug but the girl is reer konfuur indeed
@xaliimoxajjinuur2331
@xaliimoxajjinuur2331 5 лет назад
Horta lkiin hadeer gabartaan waaxay diday inu cuntada kariyo horta in wax lesku kariyo qurux waye wa kumahdsan yahay lkiin inow dadka kontarola wa ceeb lkiin saiygada cuntow kuu kariyo wa wax loga mahd celiyo mrka c shugriyo qosol ayad katalisay
@abdihayehansshi8804
@abdihayehansshi8804 5 лет назад
Waa sheeko dhici karta qorqidaa la yidhaa ninka jikada ka sheekeeya
@deeqaisxaaq7984
@deeqaisxaaq7984 4 года назад
Waa sheeko shidan
@caashom624
@caashom624 5 лет назад
Allaylehe waa sheeko xiiso leh oo weliba laga yaabo inay dhacdo ayadoo kale markaa waad ku mahadsan tihiin.
@abdirisaqismail573
@abdirisaqismail573 5 лет назад
Adeer bg bro ayey baratey iyo qaar maalaayacniya ragan talentka ilaayah haybada usiiyo daawada
@Mohamed-wx2ll
@Mohamed-wx2ll 5 лет назад
😄😉😙😙😜😝
@odaykasheekee6929
@odaykasheekee6929 5 лет назад
Walahi inadan been ku sheegin run sheeg
@mahamedjamac3713
@mahamedjamac3713 5 лет назад
igare iyo shuri wan idin salaamay
@cabdiraxmaan78
@cabdiraxmaan78 5 лет назад
Kkk runtii waa ruwaayada qiimo iyo murti ku dhanaatay oo si wanaagsan loo soo diyaaritey.Thanks all of you
@naciimo_cabdisahal1625
@naciimo_cabdisahal1625 5 лет назад
Ar kanaa kabriidkii afar xaabnaa ku jirta
@mohanideekarjantin2959
@mohanideekarjantin2959 5 лет назад
Habar Habar logeyay Intii kuqososhay like isaar🤣🤣
@ruunugaas7552
@ruunugaas7552 5 лет назад
Kkkkkk aniga wlh
@warshmomar5608
@warshmomar5608 4 года назад
abdi shakur maxa
@shakaal174
@shakaal174 4 года назад
Mohani adiga gabar ah wiilka afkaga dheer kajeedi waxan waa filim wax run ah mahan doqon yohow
@iq4waaatpepee478
@iq4waaatpepee478 4 года назад
🤫🤫🤫🤫🤫🤫🤫
@rizamohamed7542
@rizamohamed7542 5 лет назад
Allahu manajinaa nin gacan adag oo qorqoda ah yaahuuuu
@hassanpk6100
@hassanpk6100 5 лет назад
Kaasoo kalaan kuugu duceeyey inuu nolosha kula wadaago bariiska hakuu miisee 😂😂😂
@mohamedabraas0005
@mohamedabraas0005 5 лет назад
Rag aan taageero horay usocda✋
@bashkaxaji5661
@bashkaxaji5661 5 лет назад
Cabdi shukri caadi mahan kkkkkkk rag nocaana dumar haystaan Allah dumarkenu qalisana 🌹🌺👌
@husseniddmohamed4634
@husseniddmohamed4634 4 года назад
Abaayo aaamino Musa wahliyauagtahay
@bulshoabdirisaq5222
@bulshoabdirisaq5222 4 года назад
Kkkk waa iga qoslisay
@nasroali1499
@nasroali1499 5 лет назад
Naagta cabdi shugri waa hooyadisa cml kkkk🤣😂😂ninkan waa iga qosliyey wllhi
@iq4waaatpepee478
@iq4waaatpepee478 4 года назад
Gabartaan INDHAHEEDA👀😭🥰😍 WAAKU WAASHAY quruxbadnaa
@abdirizakmd9711
@abdirizakmd9711 5 лет назад
Fiqiga aya ku Qaloocday Waba Dhibka Somali haysata ila kuwa Wax Qarxinaya
@kingcashjama920
@kingcashjama920 5 лет назад
wlhi waa talent labdan nin mansha alaa
@cfitaaxkaariye6055
@cfitaaxkaariye6055 5 лет назад
Kkkkkk wax kale waa riwaayad qosol badan horay u socda
@aliderie5908
@aliderie5908 5 лет назад
Hhhhhhhh intaas saa kufilan caadimaha anoo berta nabada ka imaadey bey igaqosliyeen soomaaliyaa guul iyo nabad iyo nolol guuleysta guuleystayaal
@rahimaali8212
@rahimaali8212 5 лет назад
Rag nucan waa jiran anaa so arkay allow ha i celin waa cadabul dunyo
@adamalhajj6606
@adamalhajj6606 5 лет назад
Rahima Ali nagahana kuwo imtixaan ah ba ku jiro raga nocan ah wa saqajanimo dhaqankoda lkn dumarkana ma dhib yaro
@odaykasheekee6929
@odaykasheekee6929 5 лет назад
Beeeeeeeeeen ku xoog badana
@sasqarimdiis8482
@sasqarimdiis8482 4 года назад
Hhhhhhhh wax ka bartay halkaan
@yassinawil5158
@yassinawil5158 4 года назад
Hhh rag nocani majiraanbaan isleeyya anigu sidan si maaheee cabdi shukrina waxbuu waalay
@ijaabomahamed2284
@ijaabomahamed2284 4 года назад
Kkkkkkkkkkk waa nin siyasa badan Masha Allah
@sayidmaxamuud2228
@sayidmaxamuud2228 5 лет назад
Hhhhhhhh malintaan ku guursanayay inan iskakaa fiirshay aheed
@jamaadelmi4466
@jamaadelmi4466 5 лет назад
Naa yaan hal dalaaq iiga kaa dul dhicin 😂😂😂😂😂😂😂
@daadredmerseysidelfc2870
@daadredmerseysidelfc2870 5 лет назад
Taalo maa ii dhistid kulahaa anigoo qaado haysta boqorka jikada 🤣🤣
@absameosman9113
@absameosman9113 3 года назад
Gawadan walai wa quruxley qarqari ManshaAllah.... Timaderta somaliyed
@bima9383
@bima9383 4 года назад
C/shugre iyo Igare cadi mahan waxan idunku barta Aflac somaliga
@seaditeyib9070
@seaditeyib9070 5 лет назад
Xaqiiqdii waan arkay nin sidana Oo xaaskiisa. Kudaba jooga.
@abdiazizahmed
@abdiazizahmed 5 лет назад
😂😂😂 So funny #Abdishukri
@NimcoGlam
@NimcoGlam 5 лет назад
Niman saas ahna ma jiraan alle ka magan bismilaah 😜😱🙄😂😂
@kindmustafelove9075
@kindmustafelove9075 5 лет назад
Iyadaa karisay waa macaan lkn waa gurista😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😭😭😭😭 war gabadha gaajo hu dilin oo wxba ha ugrin adigu
@mohamouddaud4313
@mohamouddaud4313 5 лет назад
Kabaha igu aasi lahayd sida mujahidka😂😂😂😂😂😂
@lajeclaydasomalinad4714
@lajeclaydasomalinad4714 5 лет назад
Habar habar logeyay intii ku qososhay farta taga kkkkk
@maryanaden5719
@maryanaden5719 5 лет назад
Cadi mandhaas ma ahan waa malaasi macalin hhh qaadada wayn ee wax laguguro
@nuurismail3003
@nuurismail3003 5 лет назад
Cabdi Shugri iyo igare wad iga qoslisan masha allh
@nasroibraahim3926
@nasroibraahim3926 3 года назад
tan waaa ruwayad lkn waydacda afsomali waxa lagudaga qorqod uuf
@QGprincess
@QGprincess 5 лет назад
Waaba nin fiican haduu jikada ugalee 😂😂😂😂😂
@abdullahisabriye8688
@abdullahisabriye8688 5 лет назад
Wlhi caadi mahaan siduu ugu biiqaamayo eeg
@kawsarmohamed2800
@kawsarmohamed2800 5 лет назад
Ar Abdishugri ninbuu ku banaan yahy wlhy wuu iga qosliyay waxa cajelda iga nasiya waan iska rabay 🤣🤣🤣
@muniir3654
@muniir3654 5 лет назад
Anaa kaa nasin
@ninbanaandegay7132
@ninbanaandegay7132 5 лет назад
Naa kan yaa Shubtay
@faaraxcumar6955
@faaraxcumar6955 4 года назад
Gabadhu dulbadanaa Hodan wllo Allaah haku gargaaro!
@xadaariibnuxarago1165
@xadaariibnuxarago1165 5 лет назад
Hhhh b inuu salka ka dhici doonan u malaynaya KU yeh wlhi qosol miidhan cabdi shukri
@hanadcrahmaan2786
@hanadcrahmaan2786 5 лет назад
Alla wacanaa hableheena mexey ceeba bdn qariyaaan rabi ha dhowro haweenka soomaaliyeed
@hamdihassan5231
@hamdihassan5231 5 лет назад
Waaw abdi shukri chnlkisa hada igu horeysaa walahi waa qofka kaliyeen taagero walhi stn TV ka fiirsan jiray
@shakaal174
@shakaal174 4 года назад
Ilahay amarkis cabdi shugri filiman tiisa aad baan u jeclahay
@meersiissports2515
@meersiissports2515 5 лет назад
kkkkkkkkkkkkk 10 sano dhaqaalaha baranayay igarre ku yeh ma jikaa baratay mise dhaqaale?
@amaalabdulahi8411
@amaalabdulahi8411 5 лет назад
Bisinka ku liq 😂😂😂
@ninweynootagay8838
@ninweynootagay8838 5 лет назад
Naa waxan bisinka kuliq kulaha😂😂😂😂😂😂
@lulali4439
@lulali4439 5 лет назад
Igarre nin wax garad ah lkn reerka galas biya xata maysan siin😂😂
@rahmarahma9457
@rahmarahma9457 5 лет назад
Abdi shurki wuuwaynadeee muurguursaday hhhhhhh
@nasiibbadan995
@nasiibbadan995 5 лет назад
Cabdi shukri waxaan ku qoslaa markuu dhaho naayaa waa naagta
@xajiculeeys3089
@xajiculeeys3089 5 лет назад
hhhhh walahi wa raga qarkod waxey kudhaqman wa aragti fican
@hassannuur649
@hassannuur649 5 лет назад
Kkkkkkkkkk I have never seen sameone like this in my life!
@TamanIsmail
@TamanIsmail 5 лет назад
Kkkkkkkkkk kkkkkkkkkk kkkkkkkkkk Waxaan ku qoslay "Naayaa ma'waxaad rabtaa anoo Qooshka qasaya inay dalqal igaga kaa dhacdo"
@ayaanhassan5459
@ayaanhassan5459 5 лет назад
Kkkkkkkķkk
@ayaanhassan5459
@ayaanhassan5459 5 лет назад
Waxka barta
@daalacoofficial6369
@daalacoofficial6369 5 лет назад
Kulahaa ma gurigii hooyo ayay ka bisishahay hhhhh
@farsowsoqali2390
@farsowsoqali2390 5 лет назад
Kkkkkkkk
@cctv7002
@cctv7002 5 лет назад
Kkkkkkkkkkkkk SHUGRI MADAX WAYNAHA QORQODAYAASHA
@nuxurofficial88
@nuxurofficial88 5 лет назад
Istaqfurulah nimanku jilitaan xumaa. Oo iyana isdaali ana riwayadii inacsiiye
@nimcoabdi8365
@nimcoabdi8365 5 лет назад
Kkkkkkk c/shukri waa fuuraa qosol hadalkiisa
@istarnur5938
@istarnur5938 5 лет назад
allah waan fuuray saa u qoslaayay
@axmedindho8040
@axmedindho8040 5 лет назад
Gabadhu Aamina weheliye wallashed miya u ,eeka maca codka
@sarardawa1409
@sarardawa1409 5 лет назад
Aad iyo aad bay ugu eegtahay
@asmaaadan39
@asmaaadan39 4 года назад
Haa way u eegthy hno
@sagaladam8131
@sagaladam8131 5 лет назад
Alla fiicanaa nin jikada kuu galaya anna u baahan mid ii galaya xagee ka helaa
@farabathanmoalimmohamed8373
@farabathanmoalimmohamed8373 5 лет назад
Kkkkkkkkkkkkk walahay waa iga qosliyay Kulahaa Waxaan ahay raaliyo kiushaqeeya kulahaa
@maryansaid7409
@maryansaid7409 5 лет назад
Wallahi he made me laugh so hard, nacimo jokar inuu lakeno waaye
@aliderie5908
@aliderie5908 5 лет назад
Hhhhhh diyadka afrikana waa gaartey dumarku waa dhalaan cagawaaweyn ilmayaasha irsaaqada iyagaa wata naayaa hee horusocda saaxiibayal waa idintabey 💘 u guy's
@jamacchassan4361
@jamacchassan4361 5 лет назад
Adiga naa miyaa tahay ama khaniis
@juweyriyaabdala4266
@juweyriyaabdala4266 5 лет назад
Moska jabaa maqan. Kulahaa xisabta waad baraty.
@meersiissports2515
@meersiissports2515 5 лет назад
igarre iyo abdi shakur rag igu qaali ah waa rag inta badan diirada saara dhaqanka somalida waad ku mahad san tihiin
@abdiwarsame6229
@abdiwarsame6229 5 лет назад
Kalahaa anigana waan dhisaya iyana way duminaysaa xataa mooskii aya ka baxsanwaayey 😂😂😂😂
@sharifbot0421
@sharifbot0421 5 лет назад
Abdi Warsame
@HAAJI-MOHA
@HAAJI-MOHA 5 лет назад
14:40 xitaa Kamera mann ayaa qoslay🤣😂😂😂😂😂😂
@maryamcumar5895
@maryamcumar5895 5 лет назад
14:54
@kingburcokaafi5351
@kingburcokaafi5351 5 лет назад
Xaaskaagu ma intaasey kabadsataaa kulahaa wax waalan😃😃🤣🤣🤣
@bandhigsommedia5557
@bandhigsommedia5557 5 лет назад
War cabdi shukriyoow baqiil nimadaan ma kuu qar soo need, halkeedaa dhigtay bro hhhhhh Igare sxbkaa jikada ka bax dheh.
@maxamedjaamac1240
@maxamedjaamac1240 5 лет назад
Kkkkkk qadadwayn waxnay riwayad kadhigayan eaabilaxigmad
@asmamohamed4070
@asmamohamed4070 5 лет назад
dadka qaadadweyn aad ku sheegaysid wa dadki idiin bixiyay qaadadweyn iyo gafuur culus erayadan waxa iska laha sayid mohamed isagana idiin bixiyay iidooraw
@habonwarsame3195
@habonwarsame3195 5 лет назад
Wey jiraan niman saan qor qode u ah oo cuntad iyo gurig xisaabiy
@muniir3654
@muniir3654 5 лет назад
Ilaahoow yaanan xisaabin cuntada guriga
@hajiabdo1116
@hajiabdo1116 5 лет назад
Waxan lamafirsan karo war raga ha cebayning waxa dhaqan somali maaha
@naciimoquube1680
@naciimoquube1680 5 лет назад
Sax
@mohamedduale5520
@mohamedduale5520 4 года назад
14:57 wlhi kaamira manka qosol Buu iscilin waayey naaayahe anoo bur qasaayo inay dalqad igakaa dhacdo miyad rabtaa Alla beerka hadad qosol ka aduunka Ina adeerow Bal ILLAAH dartii like love iisar
@abdullahiahmed5903
@abdullahiahmed5903 5 лет назад
*waar aniga gabdhan quruxdeeda ayaan daawanaayay ee filimka iguma socon ee igu soo xira haday madax banaan tahay haday xaas tahayna ilaahay ha isku kiin daaayo adiga iyo xaajigaga*
@shakaal174
@shakaal174 4 года назад
Wlhi qosolki aduunka cabdi shugri
@hananabdirisak7167
@hananabdirisak7167 5 лет назад
Wlhi wilashan wa jilayal ad uga helay riwayada hoda hore socda
@nawaalhussein3885
@nawaalhussein3885 5 лет назад
Kkkkk igaraa wlhi waa iga qosliyey maxa furaha jikada kuu geyey ku lahaa
@ninbanaandegay7132
@ninbanaandegay7132 5 лет назад
Kkkkk saa juwaankii ma Furtay
@naciimoquube1680
@naciimoquube1680 5 лет назад
😂😂🤣🤣🤣🤣
@halimaadan6461
@halimaadan6461 5 лет назад
cabsi ayaan dareemay اللهم نجنا مثل هذه
@samirojama6594
@samirojama6594 5 лет назад
Kkkkkk cabdishukri is funny
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 5 лет назад
ragaan wa reer mudug indho adeyg waa rasumaaal saas bey dhahan reer mudug kkkk
@rayaanummuyusra4620
@rayaanummuyusra4620 5 лет назад
o
@rabatpropertyLimited
@rabatpropertyLimited 5 лет назад
War reer mudug jiko magalan
@GARAADFARXAAN
@GARAADFARXAAN 2 года назад
M.a thnks
@ubahdaahir9972
@ubahdaahir9972 4 года назад
Mnshaaalllh halkaa gasiiwada
@walirastaproduction5678
@walirastaproduction5678 5 лет назад
Cabdi shukri wlaahi waa ninka kaliyoo jilaaga oo aan rubaayadi hiisa daawado aadna uxiiseeyo alaha kudaayo bro
@drshafsaabdihashi1690
@drshafsaabdihashi1690 5 лет назад
Hhhhhh kulahaa 2016kii ayaan soo iibiyay hhhhh walaahay waad iga qoslisay 😂😂😂😂
@laxawgatv2345
@laxawgatv2345 4 года назад
Caaaaadi maaahan ragaaan
@quranquraan7225
@quranquraan7225 5 лет назад
Abdii shukrii hortaa rer ma ledahay mise kkkkkkkkk wlhi wa sheko cajib ah
@halimoadan886
@halimoadan886 5 лет назад
Asc wr wbr aniga waxaan arkay guri markii la yimaado islaantii kaligeed oo guriga joogto hadii marti imaato iney ninkeeda ey waceyso ka dibna ilaa uu yimaado aan koob biyo ah aan la kabisiiney martidii subxanalah
@xaliimoxajjinuur2331
@xaliimoxajjinuur2331 5 лет назад
Halimo Adan oo waxaas majiraan aduun kaan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk inan dawado warkaane wa ii dhinees
Далее
РУБИН - ЗЕНИТ: ВСЕ ГОЛЫ
01:03
Просмотров 136 тыс.
Gabay  mag iyo daawo Mahad Maxamed Jimcale
9:39
Просмотров 31 тыс.
Igarre iyo Xaaskiisa iyo Riwaayad Cusub
16:50
Просмотров 32 тыс.
Igarre iyo shugri,iyo riwaayad aad u qosol badan video
49:57
Good job hero. #shorts #fyp
0:20
Просмотров 52 млн