Тёмный
No video :(

Riwaayada Jacayl Gaagaxay - Qaybta 2aad 

The Somali Museum
Подписаться 127 тыс.
Просмотров 210 тыс.
50% 1

DIRECTED BY: Osman M. Ali Gurey
ERAYADII HEESAHA/Songs Lyrics: Osman M. Ali Gurey
MUSIC BY: ABDIWAHAB ANTAR NAAJI
EDITED BY Siyaad Said Salah
SCREENPLAY BY: Osman M. Ali Gurey
SOOSAARIDII/Produced by: Somali Museum of Minnesota
The Museum's programs explore the changing role of traditional arts and culture as the Somali people move across borders and time. This program is part of our annual celebration, which is happening virtually this year due to Covid19.
Please donate to support us in bringing more programs to our global community!
Donate: www.paypal.com...

Опубликовано:

 

15 окт 2020

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 174   
@bintuabdallah6097
@bintuabdallah6097 3 года назад
Riwaayadaan waxaan ka fahmey in gabdhaheena aya uun ku dulmanyihiin meel walba oo qalad ay galin kor laga saaro 😭😭
@hussein7504
@hussein7504 3 года назад
Waa nasiib daro!
@user-me9bz5dt4o
@user-me9bz5dt4o 3 года назад
Walahi rawayadaan waxaa fahmikara qof jacel soo maray sida anigoo kale
@teamjama1901
@teamjama1901 3 года назад
Bk oo fanka ka baxay ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-kvh-lr4ZaYI.html Maxa ka jira
@teamjama1901
@teamjama1901 3 года назад
@@hussein7504 Bk oo fanka ka baxay ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-kvh-lr4ZaYI.html Maxa ka jira
@teamjama1901
@teamjama1901 3 года назад
@@user-me9bz5dt4o Bk oo fanka ka baxay ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-kvh-lr4ZaYI.html Maxa ka jira
@aminohamdi9510
@aminohamdi9510 3 года назад
Runtii waa riwayada qiima badan wad ka baxsaten jilikeda dalmar iyo hodan masha alah
@neimamohamed5739
@neimamohamed5739 3 года назад
Dalmar yare et hodan abdirahman super star je vs aime from djibouti.🤩🤩🤩🤩🤩🤩😘😘😘😘😘
@neimamohamed5739
@neimamohamed5739 3 года назад
Longue vie à tout les deux inchaallah. Amin.😍😍😍😍😍
@a.c.a8221
@a.c.a8221 3 года назад
Halyeygii idhaliyo hooyadey macaaney Hanti heygu gadanina Heybaan calmadayoo igu habay jaceylkoo Halboowlaa igo anoo halistiisa caashaq Hoos buu udhaadhacay ana hiirta waabari Hooyo iyo aabe yaanan idiinka haajirin Intaa markey hodan tiri wlhi ilinbaa indhaheyga soo dhaaftay Al gabdhdhuhu kudulman yihiin guurka qasabkaa
@suadabdi992
@suadabdi992 3 года назад
😭💔😭😭😭😭😭💔💔😭💔😭💔😭💔😭💔😭💔😭💔😭💔 dhulka Maygu Soo RidaY😭😭 Rabow Wiilkan is jecelnahay isku kaya sin Kolay familku wuu ii diidan yahaY Inan is calmanee🤲🤲🤲
@mohamadnuur1684
@mohamadnuur1684 3 года назад
Waalidka yaa wanaaga garanaya
@ilkacasinackarim4635
@ilkacasinackarim4635 3 года назад
Aamin wlo alhh isku kiin simo jcylkiinu guulaysta noqda
@aishinaqurux3082
@aishinaqurux3082 3 года назад
Wlh heestan wey i taabatay 😭😭😭waayo wxaa jiro wiil aan is jecleyn kadib qalad yar darti waan isku dhacnay😭😭😭kadib wxaa ley baray ama leygu daray wiil kale waanba diiday wlha isla markiiba waa leyga furay 😭😭😭ila hada waan jclhy asagana wxu u maleya ama marwalba i dhaha shalayba nin baad raacday waxana kaso wareegtay afar sano illahow hadu qyr iii yhy qalbigisa iso jeedi😭😭 gafku aniga ma aheyn😭😭
@kariimacabdicasiis7473
@kariimacabdicasiis7473 3 года назад
Aamiin wlasheY alle ha kuu so jediyo haduu khayr kuu yahey
@noradinomer5457
@noradinomer5457 3 года назад
Amiiin wllo haduuu khayr ku leyahay alle haku so daweeeyo wllo
@ugbaad4136
@ugbaad4136 3 года назад
Walaal raga soomaaliyeed fahamka ku yar qadarkana ma yaqaanaan aqli ma jiro waayo Wuxuu qiimeyn waayey qadarka dhacay ee waalidku sababay ee ka tasho kaas qalbigaaga allaha kuu adkeeyo midkuu khayr kuugu jiro allaha kugu aadiyo
@aishinaqurux3082
@aishinaqurux3082 3 года назад
@@kariimacabdicasiis7473 amiin abyo
@aishinaqurux3082
@aishinaqurux3082 3 года назад
@@noradinomer5457 amiin wll
@haniabdi3540
@haniabdi3540 3 года назад
Hodan abdirahman 💖💖❤❤❤❤🥰only love you
@mohamedgacal7809
@mohamedgacal7809 3 года назад
Hodan abdirahman ❤❤❤❤❤
@ameliaalli1127
@ameliaalli1127 3 года назад
Gabadh nin la siyay ayuunba xanuunka dareemaysa 😭😭ilmada jidhkay socota haday dadku ogan lahayen xanuunka riwayada may daawaden qisada aniga inta laysiyay ilahay ka qabtan ku jira alx ilhayba mhdle
@Alxmdullilah0219
@Alxmdullilah0219 3 года назад
Isfahanka iyo jacaylkuba wuxuu imada marka lays xalashado wll mrka hadad aminsanato uun qof waa lagu siyay waa mushkilad idinko wax hore iskasi aqoon ayad hadana mrkad xalaal isku noqotan isfahmi karaysan
@cashoabdirahmanmohamed8008
@cashoabdirahmanmohamed8008 3 года назад
Sanadkan baa 18 iigalag waalidkay waxay igu daren nin anoo racaya ducada hooyaday ayan ogoladay layguma qasbin lkn duca ayan hoyaday kaga qatay saasto waxu iga waynyahy 12sano mudo 3sano ah baa is qabna wali ma kulmin mar dhow baa ilahay na kulmin wlhi malin waliba ilma iga imada kaligay baa iska ooya waxaan jeclan jiray wax barashada waxan ku ekeyay dugsiga sare ilahay baa xaladada garana hadana saaso tahay intaa waxaan is dhaha taada mida walidkaga ka hormari waa intaaso ilahy jid kuu fura wlhi malin waliba kaligay baa iska ooya markan arko gabdhihiin aan wax wada baranjirnay lkn waa iska aduunyo ialahay waxan ka baryay gabdhaha inuu dhibatada ka ilaaliyo waalidkna kiwa nafahma ilahay ha inooga dhigo😐❤️👋🏿
@kamalcabdirisaq6700
@kamalcabdirisaq6700 2 года назад
Wlhi waa wx lga murugoodo wlhi lkn waxatahy poqorad jecel waalid keed m.a
@zunduzbarre6435
@zunduzbarre6435 3 года назад
Hodan waa the best 💋♥️mnsha all
@najuuyussuf9209
@najuuyussuf9209 3 года назад
Hodan aya tagerihi fananinta oo dhan kaligeed qadatay kulaba aniga hodan abdirahman ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘
@adoontiialle6781
@adoontiialle6781 3 года назад
Jacayl gaaxdayoo hore ayaa igu godladayoo igu reebay gocoshee😭😢❤
@mohamedmohamud5778
@mohamedmohamud5778 3 года назад
stay like live alive stay like bed home Somalia
@Anonymous-og8py
@Anonymous-og8py 3 года назад
Hodan she's super 🌟👌keep going we love Siss 👈🏳❤
@mohamedkaariyeofficial8388
@mohamedkaariyeofficial8388 3 года назад
5 ..... .. ..............
@ahmedwadnelaqe4201
@ahmedwadnelaqe4201 3 года назад
Hadad gabdh jecl uqado saso kala walid indho xidhan kga bixin mxa nin rageed geed lagu laalay wxn leyahy gabdho taas sun kacaba hdey dhacdo❤
@suadabdi992
@suadabdi992 3 года назад
Rabow Jacylkyga igu garab sii taas oo kale way ihaysataa😭🤲🤲 Igu soo duceeya kaan is jecelnahay inan is Hananao❤🌎🤲
@ayanmohammed7419
@ayanmohammed7419 3 года назад
Niyada khyr usheeg ilhy bari salaatul layl waydiso wx khyr kugu jiro abyo jcylkaga guul insha alh
@suadabdi992
@suadabdi992 3 года назад
@@ayanmohammed7419 zhukran abayo mcnto
@apo4417
@apo4417 3 года назад
@@suadabdi992 wlzhay wlidkaga wxay donayan wanagaga zidado kle wlzhay baan ka kari waynay inaY izka dyzo ninkaY jcezhahaY wxanan ku zameyn malahaN lkn dhalantedki ay run modaY mrkaY 3 da a oo kuwo mataano yhiin u dhazhay wataN ay cidlada kula dhaqaqen awaY jeceylki mrka uu benta ugu zhegay xumantu ugeeyztaY ma izlihi waligeed waY ilobi donta mrka wlzhaY dhalanteed run hamodin
@mumtazofficial6799
@mumtazofficial6799 3 года назад
Wall calol xumadu meel walba way tala cawa ilinta waan ceshan wayay walhi arintan oo kale waxay igu dhacday 2009 qofkan aduunka ugu jeclaa ayaan wayay inta ka dib sadex nin ayaan guursaday sadex caruura ayaan haysta alxamdulilah lkn nimanki isma fahmayno mana jeclaan jacal ka dambeyey kii 2009 igu dhacay 😭😭😭😭😭 wali jadii aan helayo waan jeclaan lahaa wadankii xata waanka tagay qurbahan aaday walina ma ilaabin jacaylku waa xanuun walhi
@mohabdalla8651
@mohabdalla8651 3 года назад
Heesaha layska qaadaayo sidaan ayaa ka fiican best waaye Dalmar iyo Hodan Abdirahman.
@rainbow56891
@rainbow56891 3 года назад
noo so badiya walal
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 3 года назад
Maan.sha.allah.hodan.abdirahman.iyo.dalmar.yare.iyo.dhaman.ti.wan.idinjecley👍💋💋💋❤👏
@mohamedgacal7809
@mohamedgacal7809 3 года назад
Boqorada codka hodan abdirahman ❤❤❤
@nashaadmohamed7431
@nashaadmohamed7431 3 года назад
Somaalida inbadan wykudhacdaa sheegadan iyo kuwakaloo xanuun badan
@mohaentertainment
@mohaentertainment 3 года назад
HODAN ABDIRAHMAN OON UUR LAHAAN LAHEEN JILEENKEEDA SIDAAN WOO KASII QURUX BADNAAN LAHAAA QISO XANUUN BADAN WYE RUWAAYADA😥
@ugbadyusuf9223
@ugbadyusuf9223 3 года назад
Wlhi I’m crying 😭 hodan jcl xanun waye 😭😭
@xabonmimi494
@xabonmimi494 3 года назад
Gabadhi god gali maysee nin baa nooga horayn oo hortayo gali godka aakhiro halkii loo badnaa
@roseabeer4518
@roseabeer4518 3 года назад
Waaaaw
@alhanazlam2526
@alhanazlam2526 3 года назад
True story waye marwalba somalida ka dhexdhaca
@zakijr1367
@zakijr1367 3 года назад
Ar waan qiirooday ba wlhi Dhacdo tan oo kale ah ban soo xasuustay😭😭😭😭😭😭
@kaahiyeabdi892
@kaahiyeabdi892 3 года назад
Meelo badan ayey iga tabtay aniga ahaan lkn waxan leeyahay wax la fiirsado intay wax dhicin oo hablaha wax la waydiiyo addun way iska dhamaato
@sacdiyamaxamed9785
@sacdiyamaxamed9785 3 года назад
Mashalaah walalahayga sharafta badan isaara subscribed
@hudacismaan3930
@hudacismaan3930 3 года назад
Hodan She's fani
@mahadomuhubo7617
@mahadomuhubo7617 3 года назад
💟💟💟hodan cabdiraxman💟💟💟 Dalmar yare💟💟💟
@roodacarab9198
@roodacarab9198 3 года назад
Waa dhacdooyinka ugu badan ee soomalida ka dhex dhaca
@miskiabdallamiskiabdalla445
@miskiabdallamiskiabdalla445 3 года назад
Amazing dalmar nd hodan
@bilanmahamed8850
@bilanmahamed8850 3 года назад
Dalmar & hodan waa faax wlhi🥰💯
@nimcoayaaanjaylani3783
@nimcoayaaanjaylani3783 3 года назад
Ax😭😭ilaahow isku soo dhawe intii is jecel🤲
@akramaabdi2377
@akramaabdi2377 3 года назад
aamiin
@nimcofarah5673
@nimcofarah5673 3 года назад
MashaAlah wooow
@drsfaraxsanshariif9580
@drsfaraxsanshariif9580 3 года назад
Tani wa qiso i tabatay😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥
@asmajibril446
@asmajibril446 3 года назад
Qeybta 3
@geenyadamadow292
@geenyadamadow292 3 года назад
Sanad Guuro wngsn Runtiii 🥰
@amranxaaji6998
@amranxaaji6998 3 года назад
Boqor hodon iyo dalmar add uku bxasantaa 😘😘😘
@haldhaainboqor5026
@haldhaainboqor5026 3 года назад
Istaag abayo iyo abowe haydhafin subscribe ii saar qofkasta dadkiisa wax ku yahay idinkana waxan marti idinka ahay inaad subscribe ii saar tan 1k ii gadhsiya dadkaygii layga beerow
@teamjama1901
@teamjama1901 3 года назад
Bk oo fanka ka baxay ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-kvh-lr4ZaYI.html Maxa ka jira
@ayandirie5428
@ayandirie5428 3 года назад
Wlhi waxa daremikaraah qof nin qasab logu daray 😭😭😭😭
@jawahiromohamed3122
@jawahiromohamed3122 3 года назад
😆😂😂😂😂
@jawahiromohamed3122
@jawahiromohamed3122 3 года назад
😭😭😭😭😭😭😭😭
@guuleedcaanaboodhe9643
@guuleedcaanaboodhe9643 3 года назад
waaw
@kaahiyeabdi892
@kaahiyeabdi892 3 года назад
Riwaadan waa cajiib
@Int868
@Int868 3 года назад
Entertaining, Mashallah!!
@hayatomar5302
@hayatomar5302 3 года назад
Wn qiroday wlh 😢😢🤦‍♀️💔💔💔
@farxiyoqoyste3865
@farxiyoqoyste3865 3 года назад
Hodan ⚘🌹❤❤❤
@sayidalikhadar75
@sayidalikhadar75 3 года назад
Qiso xanuun badan weeye xisada riwaayadan laga sameeyay Hodan abdirahman N dalmar
@adnaanabdikheyr802
@adnaanabdikheyr802 3 года назад
Riwaayadaan xgee Lagala socon karaH
@qiimobadan4681
@qiimobadan4681 3 года назад
Xasuus ayaan galay 🤐😰😰😰
@sowdaasair6747
@sowdaasair6747 3 года назад
Ruwaayadah waxaah ka maqnaah naciimo jokar
@xaawokhaliif279
@xaawokhaliif279 3 года назад
Ala haa
@umuraage2984
@umuraage2984 3 года назад
Maxey qalad ah oo ay gashay gabadha weyba u sheegtay in ee waalidkeeda ku dari rabaan wiil kalee isaguna ma uusan la gurman amaba lama uusan dadaalin ka soco dheh ruuxaan kuu naxeyn.
@hadiyahbintuaxmed6855
@hadiyahbintuaxmed6855 3 года назад
Raga qalad fahankoda laga hadlya wll
@hodanmahamed3190
@hodanmahamed3190 3 года назад
runti anig waya iga ohisey hure u socoda hodan iyo dalmar😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@ayaneycadey6575
@ayaneycadey6575 3 года назад
Ruwayada way iga gadantahay wlhi
@zuldankageska7699
@zuldankageska7699 3 года назад
Dulmiga gabar lagu falaa Geeri u horseeda dumarke Admaam ka gadoodi doonaa Gafafka aan galeyno😪😪
@malmo4235
@malmo4235 3 года назад
Somali museum MN WAA MEEL MAJIDHO AMA MAJEERTEEN AY MAAMUSHAAN NAF MALEH CIDEEY DOONAANN BEEY SIIYAAN SIDA SOMALI WEEK LONDON ALLAHU AKBAR
@nimcoquen3300
@nimcoquen3300 3 года назад
Wll soo badhi 😔
@issackmohamed4298
@issackmohamed4298 3 года назад
hondan iyo Delmar super😗😗😗😗😗😗😗😍😍😍
@zunduusaid3948
@zunduusaid3948 3 года назад
Riwaayada Qaabka Jiliinka wax Wynba ka Siyee Nagaso Habeeya Qaybaha Danbe 🙌
@mohamedabdi8547
@mohamedabdi8547 3 года назад
I loved the last song 😭
@nafissaladieh9671
@nafissaladieh9671 3 года назад
Ax Qiso layableh
@zamzamadan6137
@zamzamadan6137 3 года назад
Ani ayay iqabsatii tan okaleee😥😥😥😥
@aminadahab2310
@aminadahab2310 3 года назад
Hodan codka wax iga sii plzz mashallah
@abdallabaa2524
@abdallabaa2524 3 года назад
Qisadan anee igu dhacadaya
@abdallabaa2524
@abdallabaa2524 3 года назад
Balse wiilka jeclaa ima xumeen balse diiwada jiray anaa wacay hadana calaf iskuma yeelan
@abdallabaa2524
@abdallabaa2524 3 года назад
Wiilkale ayaan hada gursaday ijacal ana aan jeclahy
@alnaimi4035
@alnaimi4035 3 года назад
Wxaas horta miyaanay somalidu ka ilbaxayn inan inta layska iibsado iydoon lagala tashan waar hablaha dookhoda u daaya oo kadaaya qoftan laysku dul iibsanayo haday dhacdana kala tashada waalidow
@rehaanabreezy1803
@rehaanabreezy1803 3 года назад
18/10/2020☝
@mobulhanlyrics1720
@mobulhanlyrics1720 3 года назад
100k subscribe mar Waa Gaari oo Waan ku ciil bixi Somaaalida Qofkasta waan u samen Doona RU-vid shareout insha allaaah💏👌🏼🌹🙏
@mamanasteexo6115
@mamanasteexo6115 3 года назад
👌👌👌💯💯💯💯✈✈✈✅✅✅
@humaraali66
@humaraali66 3 года назад
Hodhan iyo dalmar nolaada. Intey no lol jirto.
@anisawarsame7136
@anisawarsame7136 3 года назад
Hodon clraxman cod mcn udaa
@umnalka7740
@umnalka7740 3 года назад
WoW codka ayaa idiley waxey u cod egtahay Khadra Daahir yaa igu raacsan
@inahassan4357
@inahassan4357 3 года назад
Ma ila riwayadi bay nin reer le rabta hodan wa yaab
@manshaallhmohamed7881
@manshaallhmohamed7881 3 года назад
mayla aragtay anaaba yaabay
@fardowsoahmed3041
@fardowsoahmed3041 3 года назад
Waxan waa ruwayad xaawolay gabadha ka fuqa 😁😁
@inahassan4357
@inahassan4357 3 года назад
@@fardowsoahmed3041 maxaanu fuqna markay tidhi ana far ba igu godan yabay be
@maryamjamac2904
@maryamjamac2904 3 года назад
make up may kasoo habenyan hodan 😁
@Alxmdullilah0219
@Alxmdullilah0219 3 года назад
@@maryamjamac2904 make upku adiga ayuu kugu wayn Yhy Wll Nagtan Waaa Naag American somali ah Ee Kuma Wayna Kolba sida logu mariyo 🤣😂
@qiimobadan4681
@qiimobadan4681 3 года назад
Guuledku ma dhifiQ baa sibuu igula egyahay
@fatumaosman680
@fatumaosman680 3 года назад
Lasodaqsadha partka3
@hamdihaashi8402
@hamdihaashi8402 3 года назад
Naka aamus
@hamdihaashi8402
@hamdihaashi8402 3 года назад
Hihihi
@ilkacasinackarim4635
@ilkacasinackarim4635 3 года назад
Waan qirody wlhi
@abdisufi
@abdisufi 3 года назад
Naa nacagta qaado jaceel waxaa ks dabreyah naceeb
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 3 года назад
Keep going my walal anigane isoo booqo like subseskreb wakusaray marhore
@odayafrikaan1266
@odayafrikaan1266 3 года назад
Waan idiinsaaray wixiib lkn ila Soo hadla
@jowletest1207
@jowletest1207 3 года назад
Odagan ku hysta😂😂
@favousfa3979
@favousfa3979 3 года назад
😭😭😭
@favousfa3979
@favousfa3979 3 года назад
Hodan wad iga ohise wllo iga daa
@halwa0083
@halwa0083 3 года назад
Odayga gedi magacisa sheego
@muna_____somali
@muna_____somali 3 года назад
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@monaabdilahi8030
@monaabdilahi8030 3 года назад
Mxy ka hadyelysa ruwayadani kaman helin lamaba fahmayo
@noorshow5429
@noorshow5429 3 года назад
hdaanad fahmin wxba mkalagaranaysid wlal
@fadumajama9687
@fadumajama9687 3 года назад
Sxbta Subscribe isara alaha ha idin siyo wax kheyr
@saynabmuxumed3882
@saynabmuxumed3882 3 года назад
Hu
@najmashiikh6720
@najmashiikh6720 3 года назад
Hodan iyo mursal qisadoda jacel wye hhhh
@maftouhofficial5867
@maftouhofficial5867 3 года назад
wll ilaahay ayaan kugu dhariyee ha i dhaafin adoon subscribe ii saarin alle janada ha idinku kulmiyo adi iyo waalidkaa Amen🤲🤲💯nn
@princessayanaragsan4243
@princessayanaragsan4243 3 года назад
Wanba zugi la ahay🙄
@zulekhamustafa6997
@zulekhamustafa6997 3 года назад
Rawayada way qurux badnan hada ku so dartaan nacimo jokar iyo safiya tusmo iyo mohamed prctmol
@teamjama1901
@teamjama1901 3 года назад
Bk oo fanka ka baxay ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-kvh-lr4ZaYI.html Maxa ka jira
@najahgass4933
@najahgass4933 3 года назад
😜
@azmajimale6350
@azmajimale6350 3 года назад
🤔🤔😭😭😭😭😭 remember some thing 🙄🙄🙄😬😬
@djshuceybofficial5641
@djshuceybofficial5641 3 года назад
RASULKA KU SALI SCW SCW SCW SUBSCRIBE KANA IGU CIMAMAD
@masriaali984
@masriaali984 3 года назад
Scw
@akramaabdi2377
@akramaabdi2377 3 года назад
scw
@kaltonyasin5623
@kaltonyasin5623 3 года назад
Kkkkkkkk
@nimcodegan3615
@nimcodegan3615 3 года назад
Nimco jokar kena mesha iyada iyo hodan shidayan meshe
@xaawokhaliif279
@xaawokhaliif279 3 года назад
Inta rabta in nacimo jokar laga dhigo xaazka dalmar yare is muujiya
@farahhussein657
@farahhussein657 3 года назад
@mr.ic3blackraciallyaggrava972
@mr.ic3blackraciallyaggrava972 3 года назад
QURBAHA SOMALI: Goorma ayaad qabanqaabineysaa SHIRKA MIDNIMADA QARANKA SOOMAALIYEED? #SomaliNationalUnityConference Contact: #SomaliSpeakers ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-V9GRenuKNUs.html
@waayahadunidalyrics5283
@waayahadunidalyrics5283 3 года назад
Riwaayadan oo aysan kasoo muuqan barastimool, jokar iyo mama tusmo Dhadhan malaha hubaashii
@simpsonluca1701
@simpsonluca1701 3 года назад
21:50 I'm single 😥😥02:56
Далее
Riwaayada Jacayl Gaagaxay - Qaybta 1aad
28:52
Просмотров 181 тыс.
아이스크림으로 진짜 친구 구별하는법
00:17
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
Просмотров 54 млн
Riwaayadii Somali Museum 2021 ( Ismaan Dhaaf Qoys )
38:30
RIWAAYADA DHACDO DHAAWAC BADAN , Somali Museum 2019
45:30
Ruwaayadii Qiyaano Dumar Part 1
24:30
Просмотров 258 тыс.
Manta iyo Mohamoud | Marwan HD
5:50
Просмотров 86 тыс.
아이스크림으로 진짜 친구 구별하는법
00:17