Тёмный
No video :(

RIWAAYADII CUSUB ABTI LIBAN IYO FILSAN SHORT FILMS DHICI BEENOWBEY OFFICIAL VIDEO BY STUDIO LIIBAAN 

Liibaan Jama
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 245 тыс.
50% 1

Copy Right Protected By Liibaan Jama 2019
SHORT FILMS DHICI BEENOWBEY
CODADKII: ABTI LIBAN IYO FILSAN
VOCAL RECORDING BY: STUDIO LIIBAAN
EDITED CAMERA BY STUDIO LIIBAAN
SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA
follow her FANPAGE on
/ studio-liibaan-2863249...

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 672   
@hibacasal9842
@hibacasal9842 5 лет назад
Nimanka shiishada cabo waa kuwo nolosha ka dhacay ilaahow gabar walba nin diin iyo akhlaaq leh kusoo aaddi
@kamalwilqaran2896
@kamalwilqaran2896 5 лет назад
Gabar shiishad cabtana hhhhhh idinka ba u badan
@hodonhodoneey4628
@hodonhodoneey4628 4 года назад
Amiin amiin amiin yarabi wlshy sido kale adiga na dhamn teen nin qayr qaba alle hayno sahlo
@ayaannour2976
@ayaannour2976 4 года назад
Ameen yarbii
@ayaanlexuseen4899
@ayaanlexuseen4899 5 лет назад
Kkkkk hadad Ck reaction ka bixinaya kasoo aragty Likta
@zahrahassan319
@zahrahassan319 5 лет назад
been bdnaa
@akram2219
@akram2219 5 лет назад
😂😂😂😁😂sax wlh balaayo dhuuso badan
@nafisamohammed2613
@nafisamohammed2613 5 лет назад
Ck dartis ayanba u imid so funny 🤣🤣🤣🙄
@mohakassim6927
@mohakassim6927 5 лет назад
Hadaad commentigeeyga aragtid waad duceesan tahay hye dheh like saar hee 😂😂😂😂😂
@ayanhealthyfood7586
@ayanhealthyfood7586 5 лет назад
moha kassim walal channel kayga Subscribe isaar ado mahadsan
@mohakassim6927
@mohakassim6927 5 лет назад
@@ayanhealthyfood7586 dyr adna iisaar
@ayanhealthyfood7586
@ayanhealthyfood7586 5 лет назад
moha walal wankusaray mahadsanid
@zakiali9771
@zakiali9771 5 лет назад
Mayee wa habaarantahy sida inaad ii duceen karto ama aad habaari karto dhuusada iyo shiishada hadad aragtay give me like🔥
@mohakassim6927
@mohakassim6927 5 лет назад
@@zakiali9771 adi waxad usoo uroosa sida dhuusada😂😂😂😂😂😂
@GulaidFaisalMohamed
@GulaidFaisalMohamed 5 лет назад
Murugo alle kuma tusee wllo qlli subscribe isaar please❤️❤️❤️❤️❤️
@xamdishacni5073
@xamdishacni5073 5 лет назад
wn kusaaray
@GulaidFaisalMohamed
@GulaidFaisalMohamed 5 лет назад
@@xamdishacni5073 thnks wlllo sharafeey
@naqwachannel5952
@naqwachannel5952 5 лет назад
Iisara waanku saare walal
@GulaidFaisalMohamed
@GulaidFaisalMohamed 5 лет назад
@@naqwachannel5952 hye wllo thnks
@GulaidFaisalMohamed
@GulaidFaisalMohamed 5 лет назад
@xamar bile media chenalka saxda ah hye wllo thnks
@adnaanmohe1290
@adnaanmohe1290 5 лет назад
Cimri dheer iyo cibada suban iyo sawj salaxa alle haydin wada siiye subscribe ta isaara walalahyga somaliyeed oow🙏🙏🙏
@maxdar11
@maxdar11 5 лет назад
cadnaaan waan kuu saaray bro adna ii saar
@nasroyahye394
@nasroyahye394 5 лет назад
Waa kusarey Amiiin
@wayhanolzba2428
@wayhanolzba2428 5 лет назад
Waan kulaa yaan nio 🤣🤣🤣🤣melkaste baryaad la tagntay
@adnaanmohe1290
@adnaanmohe1290 5 лет назад
@@wayhanolzba2428 sxb gacaliye kuman baryin e waxan qof qalbi fican o dadka la jecel gusha marka hadi hadalkaygu ku dhibay loma bahnayn in ad comment ama reply so gasho aad
@wayhanolzba2428
@wayhanolzba2428 5 лет назад
@@adnaanmohe1290 🤣🤣🤣 kal sar dee nio kuma didani had qalbi ficntay dadkan aad wax la jecshay Sowdiga subscribe isaa leh ha lagu saree dadka wax tusoo dadka soo jido meshan ku arkbaa wad calcalyzaye 🤣
@faadiradani1680
@faadiradani1680 5 лет назад
Abti liiban inta aragtay inuu videogan ku dhuusay like isaara 😂😂😂😂
@YT-MAQUUSTE
@YT-MAQUUSTE 5 лет назад
Qof walba oo SUBSCRIBE ii saara😭 ilaahay Muraadkiisa Ha u sahlo🙏
@MohamedAhmed-ce6ys
@MohamedAhmed-ce6ys 5 лет назад
Bro waad iga haysa ducada soo badi
@hodandalmar5752
@hodandalmar5752 5 лет назад
Wanku saray
@naqwachannel5952
@naqwachannel5952 5 лет назад
Waanku saare ii saar plz walal
@saciidosomane6141
@saciidosomane6141 5 лет назад
Madama ad duceysay wan ku saray kumana xasidayo
@axmadmacalinxusen7408
@axmadmacalinxusen7408 5 лет назад
Wwww
@munnaxawadley2392
@munnaxawadley2392 5 лет назад
Kan Ruwaayad iyo flim midna ma dhihi karo anshax xumo dheh
@Aziiza_A
@Aziiza_A 5 лет назад
Waan kugu raacsanahay munna Nin wanaagsan ayan u maleynayey abti liiban manta iigu danbeso dhaqan xumadiisa
@somalisomalibaleh2
@somalisomalibaleh2 5 лет назад
Sax wa wa anshax xumo ilahey halaga cabsado waba so dhigatenee Subxana allah
@aminadhere8875
@aminadhere8875 5 лет назад
muna me 4 qali tas waba kugu racsanahay ruwaye labo labo iga dhe ma dhusa firsan karna ilahay Ayan lenahay kkkkk
@mascudsalad7092
@mascudsalad7092 5 лет назад
Amina dhere mad walanthy Qofka sas u nefsan kara secand majiro wa lajilaya
@user-ry8et1qw9x
@user-ry8et1qw9x 5 лет назад
Waa anshax daro iyo xishod la aan tii udanbesay uf uf uf
@shukrihaji3839
@shukrihaji3839 5 лет назад
Soo dhawow we miss you acting
@ashrafabdinoor9390
@ashrafabdinoor9390 5 лет назад
Hada qosol is celin weyday like isaar 😂👍
@zaraxukun499
@zaraxukun499 5 лет назад
Ala kani nimankii somaliyeed wuu ceebeyay. Balaayo kula boluq buluqleysay sida bac biyo lugu shubay. Doqon uf😣😣😕😕
@muminoabdullahi
@muminoabdullahi 5 лет назад
Wali intan film dawanay kan oo kale ma arkin. Wa anshax la’an uf. War dhaqanka hanoga ciyarina intad viewers lacag ku radineysin. Duf kubax ☹️☹️☹️
@defensegeneral9893
@defensegeneral9893 4 года назад
Dhaqan maa jiro? Soo kuwa 30 San o isdilaya, is kufsanaya, is boobaya
@sihamabdiwali9159
@sihamabdiwali9159 5 лет назад
Labo labo bila xigmad. Somalidii. Walneed. 2019 ruwayad ayey kuwada kacsanyihiin. Wale wala yaway.
@bellakiin
@bellakiin 5 лет назад
ninkaan saan muu caadi ku yahay??? aqas tan agfadhido iigu daran waa nin dhaqan xun nacalaa sharaftina ku taalo
@iamabdi2114
@iamabdi2114 5 лет назад
Plhi dhoozadiiza Dal ayaa lagu xureynkaraa gantaalada izkawado 😂😂😂
@bellakiin
@bellakiin 5 лет назад
waa wareeeeeey dadkii maanta maxaa ku dhacay tuugsi badanaa??? all comments waa tuugsanaayaane see wax u jiraan????
@umuayuubcade3177
@umuayuubcade3177 5 лет назад
muna shariif wan la yaabay ane maxe ka helaan ma lcg mise dhibco
@AmFAmF
@AmFAmF 4 года назад
Tuugsinimaada uptigood liiban bey kabarteen. Nacala ha kuyaale.
@balqizayarey
@balqizayarey 5 лет назад
abti dhuusaye ahaaaa balaayo kula calool waynaatay, wax shiishad cabo allow hanagu xirin
@majortuure1822
@majortuure1822 5 лет назад
Balqiza beellah
@simanhassan7130
@simanhassan7130 5 лет назад
Love from Djibouti Team Liban 😘😘😘😘😘😘😘
@faysayusuf3427
@faysayusuf3427 5 лет назад
Love too Djibouti💖💖🔙🔙 Dad sharaf leh 100%🇩🇯🙏🤩 Me from somaliya 🇸🇴🔙guul somaalida Africa🔙🇸🇴🇩🇯🇭🇺🇪🇹🇰🇪💖
@qalbidejiya5479
@qalbidejiya5479 5 лет назад
Illahayow sharfta iyo cisada anu lenhy hana qadin subxana llah
@mushtaqcadeychannel721
@mushtaqcadeychannel721 5 лет назад
qofkii ugu horeyey aan ahayee ilaah dartiis subscribe ii ku dhaha waa haduu dhiig somalia kugu jiro 🙏🙏
@YMXPRODUCTIONCO
@YMXPRODUCTIONCO 5 лет назад
Waad Mudan Tahay in Laguu saaro
@mushtaqcadeychannel721
@mushtaqcadeychannel721 5 лет назад
@@YMXPRODUCTIONCO thanks my bro 🙏
@mushtaqcadeychannel721
@mushtaqcadeychannel721 5 лет назад
@@YMXPRODUCTIONCO ana waa kuu saaray
@YMXPRODUCTIONCO
@YMXPRODUCTIONCO 5 лет назад
Thank You 😘 dear sis
@MohamedAhmed-ce6ys
@MohamedAhmed-ce6ys 5 лет назад
Waad iga haysaa quruxey
@nasiibbadanmohamed5291
@nasiibbadanmohamed5291 5 лет назад
Hhhhhhhh apti Liiban lkn dhuusa badanah bisinke Riwaydan dhusadisa ayu no xyaysin wana anshax xumo wxaso Kle
@qumandarajo9353
@qumandarajo9353 5 лет назад
show dhusadu wa run ninkan wlhi riyawad kliya mahe sambac nimo uraacsan
@waxbaajirotv3938
@waxbaajirotv3938 5 лет назад
kawaran maanta inti qoraalkayga aragto hadeey Subscribe ii saaran meeqa Boqol ayay noqonayaan hadaba walaal ha ila dhaafin SUBSCRIBE WALAAL
@asmarofficial3469
@asmarofficial3469 5 лет назад
Ok Iisaar Annah Haan kuusaaree Zxp
@asmarofficial3469
@asmarofficial3469 5 лет назад
Waad iga Haysaa aniga
@waxbaajirotv3938
@waxbaajirotv3938 5 лет назад
@@asmarofficial3469 waan kuu saaray masuul
@mushtaqcadeychannel721
@mushtaqcadeychannel721 5 лет назад
@@asmarofficial3469 waa ku saraa ma isaareee
@farxiyosimanfarxiyosiman882
@farxiyosimanfarxiyosiman882 5 лет назад
Waxbaa Jiro Media haye suldanka
@malabsanahmed352
@malabsanahmed352 5 лет назад
Ilahey inow janada kugu bishareyo hadad qorkeyga aragtid subscribe isara 🥰🥰🥰💝
@suldaanwrg5315
@suldaanwrg5315 5 лет назад
Xalkeen kulahaa garaac weyee xalkay sowado buu diidey duuso buu kusiideynayaa hhh like iisaar hada jiif kudawanaysiid
@Waayeelka899
@Waayeelka899 5 лет назад
Allaha so hanuuniyo dadkaan waa weyn iskuna maleeyo iney caruur yahiin waxii laga xishoon jiray ayaa hada lugu fanayaa caqligaga ha shaqeeyo wallalkey✌✌✌✌✌
@abdideeqabdi4584
@abdideeqabdi4584 5 лет назад
Kkkkkk Liiban dabadiisa abatetka ufurn 😂😂😂😂🤣
@nimcodheman3613
@nimcodheman3613 5 лет назад
Liiban abtiyo caloosha bilaa fikirka ku timid naga yaree wllo
@raajaboy3475
@raajaboy3475 5 лет назад
Waxaan ahay RU-vid cusub oo weliba doonayo waxyaabo fiican injj Soo geliyo like ii saara wll
@jibriilsiciidjabro3320
@jibriilsiciidjabro3320 5 лет назад
waa riwaayad dhamaca inta iga danbaysa like ta ha ila dhaafina
@nashaadmohamed2187
@nashaadmohamed2187 5 лет назад
Qofkani cadi mayahay
@faruurofficial4533
@faruurofficial4533 5 лет назад
Garacan wuuba ku raaxeysanayaa dhuusada😁😁
@caaqiloadam1070
@caaqiloadam1070 5 лет назад
Liibaan jama profilka marka badashay wanba kugaran waye huuno ee so celis sawirki hore e sarna 😂👍🏻
@nazteexbinuzhadaad1294
@nazteexbinuzhadaad1294 5 лет назад
Intay dhuusada liibaan u urtay SUBSCRIBE ha idhahaan 😂😂
@tigerhajiahmed2203
@tigerhajiahmed2203 5 лет назад
Inkaari kugu dhacday kanu waa bilaa akhlaaq sans respect weeye Waxaanu arki jirnay muuqaalo LA leyahay waa wacyi galin lkn waxa manta kow ah in dadka lagu wacyi galiyo daraagis iyo wax yaalo kale oo anshaxa ka baxsan o.m.g somali Mel kastay joogaan masiiba ku habsatay
@lunamud3143
@lunamud3143 5 лет назад
Habo garashada Allaha kuu siyaadiyo wacyi gelinta dhalinta halkaad joogto ka bilaw kuna waani dhalinta iney iska ilaaliyaan dhaqan xumadaan.
@tigerhajiahmed2203
@tigerhajiahmed2203 5 лет назад
Wacyi galintu ma nocan baad u taqanaa Aan akhlaaqda lahayn
@lunamud3143
@lunamud3143 5 лет назад
@@tigerhajiahmed2203 habo khalad ayaad fahamtey waxan sidaad uga soo horjeedo ayaan uga soo horjeedey ee waxaan ka hadlayey adigu inaad wacyegelin u bilowdo dhalinta ku le'eg halka aad joogto dadka wanaagsani waa iney dadka waxa u sheegaan sidaado kale. Peace!
@tigerhajiahmed2203
@tigerhajiahmed2203 5 лет назад
@@lunamud3143 sorry wll waa talo wanagsan thankz
@khadargeeldoon9650
@khadargeeldoon9650 5 лет назад
Sidaan u qoslay weligay uma qoslin , Kii danbiga ahaa ayaan qosley. Gabadhu dulqaad badanaa ,Liibaan dhuusadu kamaba dhamaanayso Hoobiye iyo Madfac nukliyeera waxaan ahay.
@samanbadan1466
@samanbadan1466 5 лет назад
😂😂😂😂😂😂😂lugtaba hadu tago abti lipan ma turanaysaa 😂😂😂 xabadan iga fcn plhi ma jilayn😂😂😂 bahasha ma jecli
@maxameddeq3064
@maxameddeq3064 5 лет назад
Taasina wexey eheed rubayadii la magac baxday dhargane dhuusaye hhhhhhhhhhhhhh fanka markaad ka so daahdo sidaan ayuu Ku xunyahay ..magacaa ba.a......
@ahmedabshir9117
@ahmedabshir9117 5 лет назад
Wllhi saan u qoslaaye matag iga imaatay really keep going bro libaan
@abokorabdi254
@abokorabdi254 5 лет назад
Dhuusadu ha kuu socoto liibanaw kal iyo laap iga qoslisay
@Antony32118
@Antony32118 5 лет назад
hada funny iyo qosol jeceshahay 10,490 Subscribers ayaan heesta ee 20 kun iiga dhiga duco qabayaal
@abdulahiyarisow3564
@abdulahiyarisow3564 5 лет назад
Inta abti liiban tagerto like isara 😂😂😂😂 Dhuuso fresh
@user-ry8et1qw9x
@user-ry8et1qw9x 5 лет назад
Waba tagerahasee ilahow aan tagerin uf uf
@kingupdykanivlogsfilims2896
@kingupdykanivlogsfilims2896 5 лет назад
Inta ck ka so aragtay like isaara inta ay dhan yihin aa arko team ck 👍👈😘😘
@macalinqaraac6324
@macalinqaraac6324 5 лет назад
Inta dhaqan xumada neceb fadlan like ii saara.
@maryanahmed624
@maryanahmed624 5 лет назад
Keep going all this its prank Abti libaan so funny 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@abdiwahaab9225
@abdiwahaab9225 4 года назад
Abtiyo amaanka futada xidho inta qososhy 😂😂like saara
@mohamedabdirahman4208
@mohamedabdirahman4208 5 лет назад
Nin weyn oo madhan weeye kni wllh Wxan yaa umda ka qabta
@user-ry8et1qw9x
@user-ry8et1qw9x 5 лет назад
Umada waa in laga qabtaa
@user-ry8et1qw9x
@user-ry8et1qw9x 5 лет назад
Yaa kaqabanayo
@suhanahpipeh7401
@suhanahpipeh7401 5 лет назад
Ruwayad jilow ba ku fcnthy wlhi liiban Jama😂inta igu racsan like👍😂
@munadalac1700
@munadalac1700 5 лет назад
Alla naagta iyo ninka waaweynaa oo buur buuranaaa jah kuwaan on TV screen inee yimadan sax maheyn wlhi waa qalad
@abdiazizhalaazi1832
@abdiazizhalaazi1832 5 лет назад
Inta dhusada abti liban cabsi galisey like hayla dhafina 😂
@ishwaaqali8305
@ishwaaqali8305 5 лет назад
Pismulahi doosatha gaga Tarana💖💖💞💞💞💖💖💌💌💌💞💞💖💖
@abdowolowq2596
@abdowolowq2596 5 лет назад
Macnaha dadka shiishada caba dabada waa u furan tahay waa xirka goosatay bilii xuduud hayso marin indhaha qatar ayey ku jiran
@mustaqiimabdiqani4816
@mustaqiimabdiqani4816 5 лет назад
#Liibaan kabtiisa Lama gashan karo ku tuura cumaamada #dhuuso ku jawaabayaa😂😂
@birqayeofficialmedia3792
@birqayeofficialmedia3792 5 лет назад
Embow ama embay ku kasbeya SUBSCRIBE
@saciidothabit3482
@saciidothabit3482 5 лет назад
Liiiban jama wan furay manooli dhulka Caku abti libaan wa funyy
@saiidadaryel2982
@saiidadaryel2982 5 лет назад
Dhaqan fican ma aha ilahay ka cabso Jirkada astur allaha ku so Hanuniyo liban dadka wac ay ka faidayan Dhaqan wanagsan ba fican ilahay ka baqa dhalinta cusub ha fasaha di nina
@kamilcadey1589
@kamilcadey1589 5 лет назад
ar kana liban dhuso badna kkk😂😂Alaa qosol weyna 😂😂😂
@tayomaalshowofficial5459
@tayomaalshowofficial5459 5 лет назад
Jamal liban cidii tageerayasa Like isaar ah
@xaalidheeman
@xaalidheeman 5 лет назад
🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩 walaahi waaa nin cajiiba
@najipmohamed
@najipmohamed 5 лет назад
Abtiyo LIBAN waxba lagama qaban karo😁😁😁
@mahdiyoungpubg7323
@mahdiyoungpubg7323 5 лет назад
Abti liibaan wlh gacanaa utaagay funny funny wlh 🤣
@zuubarre9326
@zuubarre9326 5 лет назад
Hhhhhhhhh Abti liibaanaaa😂😂😂👏
@xaydarofficial
@xaydarofficial 5 лет назад
Abti wxn kaa socda ciraaq in lagu xoreeyo ayay u bahan thy dhishiike iyo gantaalaba way dhaftay😎
@fathumaupdimoha1110
@fathumaupdimoha1110 5 лет назад
Akhaz wuxu ma zhiishad bu cabaa finish nin oday ah ba modayayba🙄. Hebalka wazlad🤔
@hannaruuney8973
@hannaruuney8973 5 лет назад
Shisha ma ceba mideda kale asga cabayo adi max ka galay ma.ada cabayo
@suldangroupofmedia3253
@suldangroupofmedia3253 5 лет назад
Haloow cafimaad majiraa abti libaan
@sugalstudio3323
@sugalstudio3323 5 лет назад
Hadad fadhi ku dawenaYso like isar
@suhanibiligjisuhanibiligji4294
Dusada ineye isoo ureyesa u maleyey 😂😂😂😂
@queenzluula573
@queenzluula573 5 лет назад
Nin aduunyo ka waalisay labiskan ku qoslaa
@ayaanaxmed1430
@ayaanaxmed1430 5 лет назад
Alla necbiya bahashaas qofka cabta hadana bulshada laso dhex gasha
@fatushfatushbulsh5902
@fatushfatushbulsh5902 5 лет назад
Ayaan Axmed dowlad baad tahay uff anaa kula neceb nasab ma cabo waxaasoo kale akhas!
@willfriid2696
@willfriid2696 5 лет назад
Liban sidaan mu eheen waa la sixray maskiinka Allaha sidaadi fiicneed kugu soo celiyo war aaway dadkiisi maskiinka quraan halagu aqriyo ninkaan sidaan mu ahaan jirin walahi ooh ya rabi maskiinka Allaha soo hanuunsho
@bensonlekamario5695
@bensonlekamario5695 5 лет назад
Saan uqoslaye ayan iskudhuse markasan dhusadi abti liban mooday iney iso ureso 😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣
@Ragiihore
@Ragiihore 5 лет назад
Waar wuxuu dhaqanxumaa kan waslad buu mar mataloo waywaaleenba waar dadka dhaqanka xumada kala tag
@fadumohassan1540
@fadumohassan1540 5 лет назад
Liibaan Jaamac iyo Naagtu dulqaad badanaa xataa haday dhuusadu Run aheyn Ala necbiyaa uff Naa meesha ka carara hhhhh
@tayomaalshowofficial5459
@tayomaalshowofficial5459 5 лет назад
Huuno it is natural Waa caad adiguba waa naqaskaa imaada
@fadumohassan1540
@fadumohassan1540 5 лет назад
@@tayomaalshowofficial5459 Oo miyaa suuqa lala dhex istaagaa dee hhhhh
@abdinhoofficial8290
@abdinhoofficial8290 5 лет назад
Liibaan dhusaaye😂😂😂🅰 like i sara nacalaa sheydan ku yalaah
@saciidbare6342
@saciidbare6342 5 лет назад
Abti libaan qoliyo barso anaqatay
@amkacali4448
@amkacali4448 5 лет назад
Abti libaan caadi ma ahan wlh😂😂
@zamzamhassan2594
@zamzamhassan2594 5 лет назад
Kal iyo laabayaan uqoslay dhuuso wuu kuraaxastay liiban inta dhuusda taagero uah saar lagta
@homar7399
@homar7399 5 лет назад
Qurbo iyo shiishad waa walaalo, somali meel walba balwad ayaa dishey🤣🤣🤣
@user-ni9wx1dw9z
@user-ni9wx1dw9z 5 лет назад
Wllo anaba wanu jogna hadana no balwad wlhi kuwa dalki joga qaar badanban dhamaa!
@user-ry8et1qw9x
@user-ry8et1qw9x 5 лет назад
Balwada iyo aqlaq xumo tii udanbesay waye
@fardusjibril8503
@fardusjibril8503 5 лет назад
Liibaan wasladdii baad kufiicneed aqas waxani waa dhaqanxumo.
@sawdasabnaa1188
@sawdasabnaa1188 5 лет назад
Liban jama plz wxn ngadaa uma adkaysan karynee😂😂😂😂😂😂🙏
@fatimacayni3359
@fatimacayni3359 5 лет назад
Waxan doqon ta ah ruwaayadiisa ha haysto dhuusada ka kaca ayaa yidhiaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@abdulahiyarisow3564
@abdulahiyarisow3564 5 лет назад
Inta CK reaction so firsatay like I Sara Team CK igarsiya 100 like
@akram2219
@akram2219 5 лет назад
Dhuuso badane kan ck baan ka yaabay wlh😂😁😁😁😁 War subscribe iisaara chanlakeyga
@maxamadnageeyemaxamad1271
@maxamadnageeyemaxamad1271 5 лет назад
Ilma aderayaalow ninka miyuu walan yahay horta cafimadka wuu ku yar yahay nagtan ag fadhidana way ka daran thy qofta
@abdiato21
@abdiato21 5 лет назад
Hada ila aragtey in Liiban Jamac Uu Riwayadii ugu horese uu soo dubey Like ii Saar 👍👍👍👍
@nimcaeebiyaale4854
@nimcaeebiyaale4854 5 лет назад
Abti liiban ruwayadihiisa ku heestaa billahi
@abdulahijimale315
@abdulahijimale315 4 года назад
Abti liiban nolaashaasa la raba
@hannaabdallla6338
@hannaabdallla6338 5 лет назад
Balayo jlnaaso weyn ilen wuxu la burna bahshaan bakhtiga ah ayuu cabaaah
@ismailaweis6024
@ismailaweis6024 5 лет назад
Kkkkkk bal asxabey like halay saaro an arkee wixii lagu dhefayo
@suadabdi954
@suadabdi954 5 лет назад
Whl sidn u qoslayey waan dalay dhusada ayaba la yabay sidu u deynayo funny wayey
@ahmedshanta2962
@ahmedshanta2962 5 лет назад
Inayna dhuusadu isku kiintaagin Like noosaara biiiiiiiiiq🤣🤣🤣
@saciidbare6342
@saciidbare6342 5 лет назад
Kkkkkkkkkkkk abti libaan amaa xarkudartaaaa
@kingkorNel77
@kingkorNel77 5 лет назад
Liiban jama inuu sawirka chenalkiisa badalay inta ila aragtay liketa igu waala😍😍😍😜😜
@abootoabootey8264
@abootoabootey8264 5 лет назад
Lee wa nafarxad galisaa meesheeda kasi wad 👋👋👋👋👋👋❤️❤️❤️❤️😘
@bilaalalibilaal1523
@bilaalalibilaal1523 4 года назад
Lebanow musiiba thy ha isku xaarin
@salatdakane535
@salatdakane535 5 лет назад
ilma adeeryalow subscribe isaada Baal waxaan ka wardonayaa faidada le daxaay
@abirmahmud1895
@abirmahmud1895 5 лет назад
Inta dhuustay waxaanoo dhuuso marky maqleen like i Sara 🤣🤣
@ayanollal7099
@ayanollal7099 5 лет назад
dadkan like kuwashay aduunyotagty lugaha heystan
@adnaahmed7785
@adnaahmed7785 5 лет назад
Hol fican wada i dhahaan kulaha dhusa hol ficaan laga dhigtay omg uuffff....
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 5 лет назад
Abti liibaan miisaanka iska dhin si Fardowsa Gym LIFE kuu aroosto 😂😂😂
@quruxoday533
@quruxoday533 5 лет назад
Abti dhuuso ega dheh habiqleeyo
Далее
Timings hated him #standoff #timing #meme
00:14
Просмотров 489 тыс.
Аруси Точики ❤️❤️❤️
00:13
Просмотров 190 тыс.
Dooqii Noloshayda By Ismadhanto Ent
12:39
Просмотров 147 тыс.
Qasayid- Nabow yaa nural maka
5:21
Просмотров 21 тыс.
Qalbi Qarxay Part 1 Filim Cusub 2019
20:48
Просмотров 134 тыс.
Timings hated him #standoff #timing #meme
00:14
Просмотров 489 тыс.