Тёмный

Riwaayadii Sixirka Part 10 2022 

HOB FILMS
Подписаться 336 тыс.
Просмотров 697 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 2 тыс.   
@waqalmedia3
@waqalmedia3 Год назад
Filimka intaan duubayay📸 waa intii igu howsha badnyd aniga xataa Qosol darteed baan is celin waayay😅😅
@maxamedaxmed3270
@maxamedaxmed3270 Год назад
Wllhi waala dareemi kara
@AsmaAsma-mn2sk
@AsmaAsma-mn2sk Год назад
wlhi wa qosol manta berka icasada🤣🤣🤣🤣
@mohamedhassan-en5wr
@mohamedhassan-en5wr Год назад
Waar qaybta xigta maxaa dhacaya sxb ii sii sheeg bal 😂 😂.
@billionairebuskud4800
@billionairebuskud4800 Год назад
Hoognayeey oo kan wuuba ooyayaaye 😂🫡
@karamatrue5062
@karamatrue5062 Год назад
𝚔𝚑𝚕𝚊𝚍𝚊𝚊𝚍𝚔𝚒𝚒 𝚜𝚘𝚘 𝚍𝚑𝚒𝚐😹😹
@adnaanali6284
@adnaanali6284 Год назад
💯:AAWAY DADKII NABIGA JECLAA🥺 salalahu calayhi wasalam
@adnaanali6284
@adnaanali6284 Год назад
Scw scw scw
@nimcoahmed5904
@nimcoahmed5904 Год назад
Sallalahu calayhi wasalam ❤♥
@marjanroble2478
@marjanroble2478 Год назад
اللهم صل وسلم وزد وبارك عليه
@caishacaqil6687
@caishacaqil6687 Год назад
Wa nakan wll scw scwscw scw scwscw scw
@xamdimoha2374
@xamdimoha2374 Год назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@maraynqali6438
@maraynqali6438 Год назад
Kusali nabiga scw scw scw🕋🕋🕋🕌🕌🕌🕋🕋🕋🕋
@mahamettabdiaziiz5108
@mahamettabdiaziiz5108 Год назад
Halmar baan daawatay 9 xalqo wlhi kamana caajisin, marka waxan oran karnaa filimkaan Dad wada talented ah baa isugu yimid qofna qof kama dhaco, Keep going. Dhalinyaro ❤️
@Libilwstudio
@Libilwstudio Год назад
Wll Qali Marka Hore Allah Kusharfo Waa Anago Nhy Wĺlahaagi Waxaan Wadnaa Codsi Wax Kale Ma Ahan Kaliya Inaad Noodhahdo RU-vid Keeni Subscribe Waligaana Farxad Waarto Allah Kusiyo Wll Qali❤M
@zihamahmed8246
@zihamahmed8246 Год назад
Kula midban ahay wllhi
@Burcogril
@Burcogril Год назад
Kulamid AHaY 4:00 glpnimo ilaaa 8:08 waaN DwaNaYaaa kamaNa CaaJisiN
@ayaanhassan9536
@ayaanhassan9536 Год назад
Mahamet Well said. It’s true and very entertaining indeed. Manshaallah.
@nimcoqurux7850
@nimcoqurux7850 Год назад
Mnn ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@bardaaleabdi285
@bardaaleabdi285 Год назад
Woow Marshallah Thés is bon vidéo avec sport 👏 fourn Djibouti 🇩🇯👍♥️♥️♥️
@Music-gm2mm
@Music-gm2mm Год назад
Ma jiro ruux ka sharaf badan muxamed nnkh
@ALIIMZE
@ALIIMZE Год назад
war dhalnyaro yahye.. tiger. maxaa kaleedihiin wlhy ninkaasa flmka macaan uyeelaya. OO kala wada waa legend wlhy waan wataaa keep up brother
@Irrisolticrimini
@Irrisolticrimini Год назад
Ha WA Joker Ka filmka
@sadaaammuhumed3210
@sadaaammuhumed3210 Год назад
Aad iyo aad yaxye caadi ma ah
@nimcomohamed1841
@nimcomohamed1841 Год назад
liicaato funny waaye madar iyo muuna intaasoo is heshay qosolkii aduunka 😄
@Fahmimohamett1
@Fahmimohamett1 Год назад
Anoo adiga ku helana Waaba farxadii aduunka 😋😁
@luckygirl7305
@luckygirl7305 Год назад
@@Fahmimohamett1 ano idinka idin so dhx galay neh waa ilfurnimo😂💔
@halimasheikhmohamud547
@halimasheikhmohamud547 Год назад
Jah waa qosolkii oo dad ah
@mustaphamukhtar8757
@mustaphamukhtar8757 Год назад
liicaato is very funny yaa igu raacsan👆
@cadarmuse1551
@cadarmuse1551 Год назад
Waxan wlhie Ruwaayad Lama oran karo inta Liicato wadata isoo raaca 🥰
@Cabdiqaniali10
@Cabdiqaniali10 Год назад
Naga soo daya bal zxbiyal intan sugaayoba mahe 1 ilaa 9 inta lasocotay ismuujiyah ismuujiyah san igu xiisay the hob films 🎥 team ♥ 👌 🥰😊
@jamaaldj
@jamaaldj Год назад
Wll subscribe isaar channelka pls
@abdifataxabdilaahi4099
@abdifataxabdilaahi4099 Год назад
Liibaanow iyadana sixir filmku xalad ha yeeshee Aad baad u mahad santihiin hob films 📼
@filzandiamond125
@filzandiamond125 Год назад
Ana sidaas baan ku fikarye wlh fillimku mcn buu noqonaya hadey muno licato daba cararto madarna muno daba cararo🤣🤣
@abdifataxabdilaahi4099
@abdifataxabdilaahi4099 Год назад
@@filzandiamond125 Fariid wixiibaad fahmaysaa Mahad sanid
@asmamahamoud23
@asmamahamoud23 Год назад
😂😂hadeer bn sooqor islaha adaba igagasi horeyey
@abdifataxabdilaahi4099
@abdifataxabdilaahi4099 Год назад
@@asmamahamoud23 Ehlu sharaf anigaa inoo idhi waa inoo axada muuqaalka xiga sida muna laga yeelo🤣🤣🤣🤣
@xaragabaadansidihoyaded628
@xaragabaadansidihoyaded628 Год назад
Khasab wayi inu iyadna qaybta xigta la sixrayo cadnan rufiyan u kexyay ninki😂😂😂
@AhmeTt___136
@AhmeTt___136 Год назад
Halkan marayey 😂 Erayadii Abwaan jilaa sooraan ismaciil sugule alle naxariistii jano haka waraabiyee 😔💔
@Betterment29
@Betterment29 Год назад
Allaha unxariisto
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 Год назад
Aaamin yrapi🥲🤲
@Nafisa-n2e
@Nafisa-n2e 8 месяцев назад
Ala ha unaxariiso
@Saara-d1m
@Saara-d1m 2 месяца назад
aamin😢🤲🏼
@aamiinsaadiq2425
@aamiinsaadiq2425 Год назад
walhi waxan maqli jiray adkatay adkatay ee ruwayadan ragii ka danbeeyey caqligii somali weyin aya ku jira keep going zxp (taageere lanbar one☝️)
@nasiixamacalim1473
@nasiixamacalim1473 Год назад
Alla manooli filmka qeyba qeybta kadambeyso waka shactaro badan tahay Liicaato Madar iyo Muna funnynimadii oo dada 😂😂😂😂😂
@halimasheikhmohamud547
@halimasheikhmohamud547 Год назад
Jah ma isla soconaa pyo
@salmaanmaxamed6611
@salmaanmaxamed6611 Год назад
PART 11 INTA ILA SUGAYSA ISMUUJIYA🥰✋🏼
@jamaaldj
@jamaaldj Год назад
Wll subscribe isaar channelka pls
@mohamedjamac8464
@mohamedjamac8464 Год назад
Ani
@juweriyamalgas6454
@juweriyamalgas6454 Год назад
✋✋
@bachiirgaraad8138
@bachiirgaraad8138 Год назад
We
@maxamuudmaxamade
@maxamuudmaxamade Год назад
🥰🥰✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋
@farhiyahussein2985
@farhiyahussein2985 Год назад
Yaxye walahan wajiga alwaax kadhigi kulaha🤣🤣🤣ala yaxya wan wataa Best episode naa waxa kafur kuye🤣🤣🤣🤣
@najmaahmad7854
@najmaahmad7854 Год назад
Marku war hush dhahan ujclhy😂😂
@shaaficiibrahim9141
@shaaficiibrahim9141 Год назад
Waan idin salaamay hob films filimka waxaan doonaynaa inaad maalin dhaaf usoo daysaan ma sugi karno laba maalmood oo dhan inta Igu raacsan like
@starman4413
@starman4413 Год назад
ma nafaqo la'aanta Igu AraGtey😂 so Funny
@MohmedeyDiiriyaa
@MohmedeyDiiriyaa Год назад
Somalilaaand wayanu hurumarnay dhinac kasta ❤❤❤❤ halkaa aya ka ❤❤
@jamilaadem2598
@jamilaadem2598 Год назад
kani film wu dhafey wlhi hore u zocda dhalinyaro ❤ jecliya rer muqdisho from hargeisa
@Libilwstudio
@Libilwstudio Год назад
Wll Qali Marka Hore Allah Kusharfo Waa Anago Nhy Wĺlahaagi Waxaan Wadnaa Codsi Wax Kale Ma Ahan Kaliya Inaad Noodhahdo RU-vid Keeni Subscribe Waligaana Farxad Waarto Allah Kusiyo Wll Qali❤M
@inantaSomalilandkufanta7766
Reer muqdisho maxaya dadka wa reer Hargeysa🥰
@استغفراللهالعظيمواتوبإليه-ك8ل
@@inantaSomalilandkufanta7766 😅😅😅😅
@luckygirl7305
@luckygirl7305 Год назад
@@inantaSomalilandkufanta7766 liiban wa ayo?
@qadandaahir1000
@qadandaahir1000 Год назад
Riwayadii wayba sii macanaty madar iyo muna wllhi waa qosolka aduunka 😅😀Liina mahduu yimi 😅safarka liibiya qaybta xigta insha allh 💚
@shravandirri9087
@shravandirri9087 Год назад
Aar zhpyal hab jilinkiinu aad ayuu u wacan yhy hore u socda lkn mid zhpyl iska daaya (dhaartaas aad dharanaysan) wd mhdsantihin👏👏
@zahrashafali1890
@zahrashafali1890 Год назад
Liicaato be like didn't we struggled together wllo 🤣🤣 baz ruwaayada hadey zaaid lit 🔥 noqon marba our legend liicaato soo galay 😃
@cabdiraxmaancali3643
@cabdiraxmaancali3643 Год назад
Wllhi waa waan ku faraxsanhy hob films soo lapsho wacan halkaa jasii wad
@drssacdiyazuuzaana7929
@drssacdiyazuuzaana7929 Год назад
Liicaatana muno buu sixrayaa😂😂 musalsalkii dhan sixir buu isku badalay hayeeeeey😌
@hanihassanbile635
@hanihassanbile635 Год назад
😂
@diinaarichannel557
@diinaarichannel557 Год назад
May sixirka laga furaya madar 😂
@bachiirgaraad8138
@bachiirgaraad8138 Год назад
😂😂😂😂😂😂
@filzandiamond125
@filzandiamond125 Год назад
Ana sidaas ban ku fikiraya muno licato ha daba cararto madarna muno ha daba cararo🤣
@zakariemohamed8279
@zakariemohamed8279 Год назад
@@filzandiamond125 waa laysla waalanaya markaase😂
@apdrahmzmal7230
@apdrahmzmal7230 Год назад
Mohamed Dayax, Inta Tabtayy 🙌🥺
@ciyaarahacalamkatube1227
@ciyaarahacalamkatube1227 Год назад
hamzE qalinle ninka chenalka izka leh isku dhacsanyihin zhip
@apdrahmzmal7230
@apdrahmzmal7230 Год назад
@@ciyaarahacalamkatube1227 kaas wa nacebayy nio, wa kii markii hore baabiiyayyy kooxda
@najahmohamed3689
@najahmohamed3689 Год назад
Imkaaan TikTok ka soo arkaaay yaa ila mid aha😂❤
@cashodahir7809
@cashodahir7809 Год назад
Ani
@maxamedgeeddi7321
@maxamedgeeddi7321 Год назад
ANI WLLHI 🤣🤣
@alishadahir6465
@alishadahir6465 Год назад
Aniga
@Hanadhaaji6
@Hanadhaaji6 Год назад
aniga😂🏃‍♂️
@hamdaabdiyusuuf1093
@hamdaabdiyusuuf1093 Год назад
aniguba ku la midbaan ahy 😂😂
@yashkeyow
@yashkeyow Год назад
Legend is always a legend full respect and one ☝️ love 💕
@nimcoqurux7850
@nimcoqurux7850 Год назад
Xayaad Aadan is ❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤
@juweriahaybe1413
@juweriahaybe1413 Год назад
Go’nayeey kani uu oyayaaba 😭😂😂
@akmiishargsan5521
@akmiishargsan5521 Год назад
Ababaay👏🤩😁🤗 halkaa waxaa maanta iiga muuqda lnuu riwaayada kujiro legenkeenii weynaaa ❤❤🥳🤩mr LIIBAAN AADAN ALI LIICATO🔥 madar muna asxabtii filmka wooow keep going guy's from Germany idin lasconaa👏🥳🥰❤
@jamaaldj
@jamaaldj Год назад
Wll subscribe isaar channelka pls
@mumtazdaud5315
@mumtazdaud5315 Год назад
Liicaato xiiso gara ayuu filmka u yeelay keep going legend ❤🤩
@zahrashafali1890
@zahrashafali1890 Год назад
In 5 hours damn i can't wait, but i.a i will watch tomorrow when i awake up while i'm working ku turanaa 😁 to be honest this riwaayad is the best somali dramas i have ever seen keep going my wllaheyga big support 👊👏 From 🇺🇲 USA
@shaafiahmed4202
@shaafiahmed4202 Год назад
Hhhhh xiisa ayu leyahay filimka
@jamaaldj
@jamaaldj Год назад
Wll subscribe isaar channelka pls
@amber_rose1538
@amber_rose1538 Год назад
ilahow 🇺🇸 run kaga dhig 😂😂😂english 2023 waku haysta
@zahrashafali1890
@zahrashafali1890 Год назад
@@amber_rose1538 🤣🤣 privet baa grammar kaas laga soo bartay nooh 2024 dheh
@zahrashafali1890
@zahrashafali1890 Год назад
@@shaafiahmed4202 haa i knw right 🙂
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 Год назад
Somaliland❤❤ hoyga horumarka dhinac kasta iyo bar kulanka 5nta somaliyed
@ifrahyusuf5741
@ifrahyusuf5741 Год назад
I can't wait khaldaadka filimka please noo soo galiya 😁😁
@camaarcabdi3397
@camaarcabdi3397 Год назад
Hoyga Filimda Hargysa inay tahy waa la isku raacay😂😂😂
@amranmukhtaar4731
@amranmukhtaar4731 Год назад
Kulaha Go,nayey kani wuu ooyayaba so funyy wlhi yaxye🤣🤣
@umalkheirhamoud6057
@umalkheirhamoud6057 Год назад
Team hob films 🎥. ❤❤❤❤ film iyo badh caadi maaaha 🎉🎉🎉🎉 Nexttt……. We can’t wait
@Libilwstudio
@Libilwstudio Год назад
Wll Qali Marka Hore Allah Kusharfo Waa Anago Nhy Wĺlahaagi Waxaan Wadnaa Codsi Wax Kale Ma Ahan Kaliya Inaad Noodhahdo RU-vid Keeni Subscribe Waligaana Farxad Waarto Allah Kusiyo Wll Qali❤M
@kaapacudon8009
@kaapacudon8009 Год назад
ninka filimka wada bilda mudan waaa yaxye libax lba maahe waa midun talentgi oo qofa alle caqliga iyo mskxda hku brkeyo 🙏dhmn wxn mudnta iyo mhda sinya alle kasakow teamkan quruxda bdn ee mustaqbalka iyo himilada fog higsnya wxn idin leyhy dedalka hlka ksii wda wxd thn dad dhinac wlba kadhisaN oo dhimirsanan iyo dhiriglinba isku drsdy hormuda dhlinta somaliyed hob films gulysta lbda darodba anigon idnkala qaad qadynba guul incha allaH🤲🙏
@MohmedeyDiiriyaa
@MohmedeyDiiriyaa Год назад
Somalilaaand wayanu hurumarnay dhinac kasta ❤❤❤❤ halkaa aya ka wadaynaa ❤❤
@atnaanjordi5436
@atnaanjordi5436 Год назад
𝗹𝗶𝗶 𝗰𝗮𝗮𝘁𝗼 𝘄𝗮𝗻 𝘄𝗮𝘁𝗮𝗮 🌟⚡⭐
@jamaaldj
@jamaaldj Год назад
Wll subscribe isaar channelka pls
@ayaanabdi7519
@ayaanabdi7519 Год назад
Walahi wan furay qosol liban iyo mader soo funny 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@asmacumarelmi6955
@asmacumarelmi6955 Год назад
Next muuno liicato daba boodaysaaa Team hob filims keep going 💪 👏
@Munira_Abdi
@Munira_Abdi Год назад
😂😂😂
@mowlidaden8350
@mowlidaden8350 Год назад
Film ka manta ayuu ugu xamasad badnaa laba jeer ayaan kuceshtay Wow what a beautiful movie
@habonabdillahi9928
@habonabdillahi9928 Год назад
Alla yaxye wa lagend Wa funny aniga lahjada yaxye wan ko haystaaa From djibouti
@tanhang8697
@tanhang8697 Год назад
Lii cayto nafaqo la’aanta igu aragty kulaha 😂😂😂
@Libilwstudio
@Libilwstudio Год назад
Wll Qali Marka Hore Allah Kusharfo Waa Anago Nhy Wĺlahaagi Waxaan Wadnaa Codsi Wax Kale Ma Ahan Kaliya Inaad Noodhahdo RU-vid Keeni Subscribe Waligaana Farxad Waarto Allah Kusiyo Wll Qali❤M
@Amiinadam10
@Amiinadam10 Год назад
Waxan flim lama odhan karo Waa another level ❤
@gaduuse4119
@gaduuse4119 Год назад
aad iyo aad baan u sugayey waanad mahadsantihidiin ee takalana noogu soodhakhsada insha allah🙂🙂🙂🙂🤩🤩🤩🤩😁😁😁
@muscapismacil3620
@muscapismacil3620 Год назад
Best film qaybta xigta. Hore usoo daya
@Xankulul1
@Xankulul1 Год назад
Best musalsal🥰🥰❤️😍👌
@kawsarfaaruuq3630
@kawsarfaaruuq3630 Год назад
Nafoqo la antad igu aragty😂😂 Liicato marku yimi xld bu yeshay ❤keep going bro🎉
@Libilwstudio
@Libilwstudio Год назад
Wll Qali Marka Hore Allah Kusharfo Waa Anago Nhy Wĺlahaagi Waxaan Wadnaa Codsi Wax Kale Ma Ahan Kaliya Inaad Noodhahdo RU-vid Keeni Subscribe Waligaana Farxad Waarto Allah Kusiyo Wll Qali❤M
@heroman5849
@heroman5849 Год назад
Riwaayada waligeed sidaa ha usocoto ilaa xalqado 100 ku joojiya
@nasragaabo5142
@nasragaabo5142 Год назад
14 ku dhamnysaaa
@jamaaldj
@jamaaldj Год назад
Wll subscribe isaar channelka pls
@xaragabaadansidihoyaded628
@xaragabaadansidihoyaded628 Год назад
Haba jojinina dheh nio
@zulthan_zakariye
@zulthan_zakariye Год назад
Lil caato bila waji Macawiistii aan kuu barkin jiray😂😂
@dheereyechannel
@dheereyechannel Год назад
Hob films actions best interests people's I can't wait prt 11- 12 coming soon insha allah 💯😋💯💪
@Libilwstudio
@Libilwstudio Год назад
Wll Qali Marka Hore Allah Kusharfo Waa Anago Nhy Wĺlahaagi Waxaan Wadnaa Codsi Wax Kale Ma Ahan Kaliya Inaad Noodhahdo RU-vid Keeni Subscribe Waligaana Farxad Waarto Allah Kusiyo Wll Qali❤M
@emraanmetroofficial7476
@emraanmetroofficial7476 Год назад
Isma lahyn fanbaroj film lamida yaa dawa nay saa saacad ! Keep goin zxpyl part 11
@moktarahmedaden1830
@moktarahmedaden1830 Год назад
Waouh the best serie somaliland guul inchallah ❤️❣️🤟✌️👏💪🙏😍
@sharmaakempape2700
@sharmaakempape2700 Год назад
hush waryaa
@amenboss8633
@amenboss8633 Год назад
@@sharmaakempape2700 war ruuxa mxd ku maagtey cawaan 😏
@jaac_9m141
@jaac_9m141 Год назад
Wan ka heley filmkan ❤️❤️❤️❤️ madar & muna iyo liicato ❤️ najma❤️
@Hunter.tv_
@Hunter.tv_ Год назад
iyo yahye ha ilaawin ninkii ruwaayada inoo shiday miyuuna ahayn
@nimcoqurux7850
@nimcoqurux7850 Год назад
😊😅😮😢🎉😂❤
@maryanmahamuud
@maryanmahamuud Год назад
sidaa usugaayay lee🥺waa jeclaan laha in maalin walbo lasoo daayo lknse macquul mhan😩🖤
@adnaibrahim4821
@adnaibrahim4821 Год назад
Nayee kani wuu oyayapa😂😂😂yahye faninimada qofa😂😂😂
@aminaxasan6695
@aminaxasan6695 Год назад
The wheelman is pure villian😂😂
@manaalmohamed4643
@manaalmohamed4643 Год назад
Liicaato iyo madar oo is helay funny weeyan wlhi 😂😂😂😂😂😂😂
@ayanyusuf2003
@ayanyusuf2003 Год назад
Liii Cato kulaha ma nafaqo la’antad igu aragty wlhi uu iga qosliyay lii ku dara parts ka dambe waa xarabad 😂😂😂😂😂
@iloveyouxanta2335
@iloveyouxanta2335 Год назад
The legendry liicaato welcome riwaayada iyo hargaysaba😂
@haania2495
@haania2495 Год назад
War heedhe riwaayada dad waawayn baa daawanayeeee cayaal yar yar keliya ma daawan karneee bal dad waawayn ku soo Dara thank you
@mohamethhaaji2095
@mohamethhaaji2095 Год назад
Finally LicaaTo is here I cant wait
@mohamedmustafe4359
@mohamedmustafe4359 Год назад
Oh my God I can wait the next part 🤣🤣🤣
@Libilwstudio
@Libilwstudio Год назад
Wll Qali Marka Hore Allah Kusharfo Waa Anago Nhy Wĺlahaagi Waxaan Wadnaa Codsi Wax Kale Ma Ahan Kaliya Inaad Noodhahdo RU-vid Keeni Subscribe Waligaana Farxad Waarto Allah Kusiyo Wll Qali❤M
@mahamoudcharif8352
@mahamoudcharif8352 Год назад
@@Libilwstudio ruwaayadil sixirka part 11ème
@raadiyamaxamed5099
@raadiyamaxamed5099 Год назад
Waan wataa Yaxye
@ilwadmahamoud8709
@ilwadmahamoud8709 Год назад
Yaxye "raga sidan kadaa" kulahaa😂Muna boqoradii dumarka👸❤
@abdilahicabi
@abdilahicabi Год назад
Wlhi inan malqacad kaga dhigay ahayd😅😅 Sixirki u shegaya yaxye😅😅
@bishaaroaadam4552
@bishaaroaadam4552 Год назад
Haa legendary gaas asa riwayadaba igu haya🤣😂
@akramcali2024
@akramcali2024 Год назад
Lii hadalkii xitaa waa bada shay😭😭😂👍
@roodamaxamed233
@roodamaxamed233 Год назад
Macawstan kubarkin jiray🤣🤣so funny liicato
@khayreaxmedkhayreaxmed738
@khayreaxmedkhayreaxmed738 Год назад
HoB film 🎥 la soo dhakh sada wllayaL cajiska joojiya😁😁😁😁
@zulechaabdi7038
@zulechaabdi7038 Год назад
Nafaqo laanta xarabe badana 😂😂❤❤❤
@barwaaqokhadar1767
@barwaaqokhadar1767 Год назад
Lii caato is back 😊
@Shacbaandauus9
@Shacbaandauus9 Год назад
😂😂😂😂lii caato funny sana muno wax ciijeyey heshay 😂😂😂
@Lander02
@Lander02 Год назад
These guys are hilarious.
@mohamedhassan-en5wr
@mohamedhassan-en5wr Год назад
Inta u xiistay najma jiliinkeedi like ta saara ♥.
@izramohet7881
@izramohet7881 Год назад
Rufiyaanka meesha waa yahye🤣🤣🤣🖐
@najmanuraciid1045
@najmanuraciid1045 Год назад
Aar lii caato legend wa wada dhimanaysaan jacayl laysku wada khasbayo😅😅
@nataazhamawlitt8624
@nataazhamawlitt8624 Год назад
Alla Yaxyow Siro badanbaad kashiftayy Maad xishoon walee war kadaa muuna ha sixrineee Leeee😱😭😁
@ayaanhassan9536
@ayaanhassan9536 Год назад
Alla, I was supporting muna , because I thought she was honest and looking for better life. when she reach abroad she was to come back and ask hand in marriage with her future husband madar. But her too was in another relationship with someone else in that short notice. What the hell.
@kenzaosman377
@kenzaosman377 Год назад
😂😂😂 best episode so far
@Libilwstudio
@Libilwstudio Год назад
Wll Qali Marka Hore Allah Kusharfo Waa Anago Nhy Wĺlahaagi Waxaan Wadnaa Codsi Wax Kale Ma Ahan Kaliya Inaad Noodhahdo RU-vid Keeni Subscribe Waligaana Farxad Waarto Allah Kusiyo Wll Qali❤M
@aymankasaanostudio1000
@aymankasaanostudio1000 Год назад
Yaxye kulahaa Dhageyso ma muuna Jeceshay Waxa miyaanu waalidkii u ducayn 😂😂😂😂
@Libilwstudio
@Libilwstudio Год назад
Wll Qali Marka Hore Allah Kusharfo Waa Anago Nhy Wĺlahaagi Waxaan Wadnaa Codsi Wax Kale Ma Ahan Kaliya Inaad Noodhahdo RU-vid Keeni Subscribe Waligaana Farxad Waarto Allah Kusiyo Wll Qali❤M
@Amiiraqurux
@Amiiraqurux Год назад
War ma fata la'an nagu aragty 😂lii cato funny wllhi😂😂😂
@ahmedmaxamud
@ahmedmaxamud Год назад
Tiimo isku xidhan masha allah shaqo wacan ayaad haysaan Hal mid ayaan idinku darsan lahaa ama fikir waxan ku noolahay wadanka jaramka waxan ahayaa dhacdooyin u bahan wacyi galin insha. Allah jawabtiina ka dib lanbarkayga ayaan doo qor ama isoo sheega meel aan adinka soo xidhiidho
@omartoni9138
@omartoni9138 Год назад
War waa s iga daayo musigada filmku ku dhamaado heestiisa rabaaaa dadow❤❤❤❤
@nisriinabdirahmaan9158
@nisriinabdirahmaan9158 Год назад
Codka lii caato🥺jah from burco
@xamsetoni7352
@xamsetoni7352 Год назад
Na ninku naagu qaba lol 😆 😂
@nisriinabdirahmaan9158
@nisriinabdirahmaan9158 Год назад
@@xamsetoni7352 waar hbo haygu ciyaalobin
@xamsetoni7352
@xamsetoni7352 Год назад
@@nisriinabdirahmaan9158 oh my yasitaan iga dheh bas waye bye 👋 😒
@MohamedAhmed-qo1dt
@MohamedAhmed-qo1dt Год назад
I can't wait part 11 😁
@Libilwstudio
@Libilwstudio Год назад
Wll Qali Marka Hore Allah Kusharfo Waa Anago Nhy Wĺlahaagi Waxaan Wadnaa Codsi Wax Kale Ma Ahan Kaliya Inaad Noodhahdo RU-vid Keeni Subscribe Waligaana Farxad Waarto Allah Kusiyo Wll Qali❤M
@munamawe3l016
@munamawe3l016 Год назад
subxannlH wllHi best episode caadi baaba laysu dilay madar iyo liicato 😂😂😂😂😂
@Libilwstudio
@Libilwstudio Год назад
Wll Qali Marka Hore Allah Kusharfo Waa Anago Nhy Wĺlahaagi Waxaan Wadnaa Codsi Wax Kale Ma Ahan Kaliya Inaad Noodhahdo RU-vid Keeni Subscribe Waligaana Farxad Waarto Allah Kusiyo Wll Qali❤M
@xaragabaadansidihoyaded628
@xaragabaadansidihoyaded628 Год назад
Kab iyo xusul cadiya socda mesha ma la socotaa😂😂😂😂😂
@Biyo-Dhac
@Biyo-Dhac Год назад
Hoogyo ba ay kulha ninku waa nin sixran😂😂🥶
@sadiqmoha9284
@sadiqmoha9284 Год назад
Filimkan wanku haystaa wllhi😂❤
@Libilwstudio
@Libilwstudio Год назад
Wll Qali Marka Hore Allah Kusharfo Waa Anago Nhy Wĺlahaagi Waxaan Wadnaa Codsi Wax Kale Ma Ahan Kaliya Inaad Noodhahdo RU-vid Keeni Subscribe Waligaana Farxad Waarto Allah Kusiyo Wll Qali❤M
@husseinmohamedhersi8761
@husseinmohamedhersi8761 Год назад
Heesta iga dhexbaxday isheega 😂😂 film war waa kadhenyahaye✌️🤣
@habisadiiq8512
@habisadiiq8512 Год назад
Gggggggggggggggg
@mariaabdiasiis
@mariaabdiasiis Год назад
Naa munaay swtan noloshii kusoo egtay lii catanaa xaguu hystaa😂😂
@Safuuna_mire
@Safuuna_mire Год назад
Keep going 🤗 filimku hadu mel macn maraya piz 🤌 sobadiya😂😂😂
@AbdiraqibAbdiraqib
@AbdiraqibAbdiraqib Год назад
Kan waa garac kan wuu oyaaye🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@moussagassira8723
@moussagassira8723 Год назад
Impatient pour le episode 11 from djibouti 🇩🇯 madar🤣🤣🤳
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 Год назад
Afka hooyo maxa idinku dhibay reer jabuti faransis aya iska kiin yeeshay
@asmaa5466
@asmaa5466 Год назад
@@mustafeadan6924 wax xoga qoralka ki adag wllo
@nabihadaher
@nabihadaher Год назад
@@mustafeadan6924 deee jabuti af Somali nagulama dhigo 😂😂😂😂
@naimah3472
@naimah3472 Год назад
Kkkkk run run ayapa laisku dilee😂😂
@bushradahabo273
@bushradahabo273 Год назад
Yahye waa rufiyaanka flimka 😂😂😂😂
@nuradinomer2181
@nuradinomer2181 Год назад
Yahye ayan udawada filmka anu😂😂😂
@faizaapdalla4033
@faizaapdalla4033 Год назад
Same
@iqramahamed2608
@iqramahamed2608 Год назад
Ayy lii caato masuul sare 🤴😇🦁 💞💞💞💞⚘💯💯💯
@maxamadali9812
@maxamadali9812 Год назад
Pleas nagu soo dhaqsada part 11 🙏
Далее
Riwaayadii Sixirka Part 11 2022
35:02
Просмотров 638 тыс.
Riwaayadii Sixirka Part 8 2022
24:14
Просмотров 972 тыс.
RUWAAYADA WAALIDA DHAQANTA
14:11
Просмотров 128 тыс.
SOORAAN IYO JAWAAN ARXAN DARADA GANACSATADA
51:25
Просмотров 193 тыс.
Riwaayadii Sixirka Part 9 2022
20:01
Просмотров 1 млн
Tuug Jacayl Galay Short Film 2023
22:02
Просмотров 231 тыс.