Тёмный

Riwaayadii Sixirka Part 13 2022 

HOB FILMS
Подписаться 335 тыс.
Просмотров 913 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

2 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 2,5 тыс.   
@Madar_mohamed
@Madar_mohamed Год назад
*asxaabey maanta intee ugu qosol badnay ama kalmadee si gaara kaaga qoslisay*
@zamiashiine7601
@zamiashiine7601 Год назад
Wlhy aniga adaa beerka I caseeyey 😂 😂 ma nooli
@Madar_mohamed
@Madar_mohamed Год назад
Anigaaba Qoslay Markan dawaday
@jinkahaplahagala560
@jinkahaplahagala560 Год назад
Na anuu chaceylpah kugu imadayeg waxeyyy qoooqu madarow dadkeenah ma tihid 😭😂💔
@shiine4106
@shiine4106 Год назад
Naa soco ciic lahyne hhhh qosol qosol ugu dhamayseehhh
@QuranKarim526
@QuranKarim526 Год назад
i can't wait part 14
@sadaammukhtaar5464
@sadaammukhtaar5464 Год назад
Inta khaladaadka ruwayada rapta love saara ❤️😂
@ayaanlemsld7801
@ayaanlemsld7801 Год назад
Dhusada najmo ma maqashey qayladii bey igu dhex dartey😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@safiyahappy2628
@safiyahappy2628 Год назад
liicaato jixaabka inta aragta inuu ku soo baxay love saar😄😄
@anfaaldugsiye419
@anfaaldugsiye419 Год назад
❤❤❤❤
@lababaar2022
@lababaar2022 Год назад
Alla manoli😂😂😂😭😭😭😭😭
@shadiyamaxamed7623
@shadiyamaxamed7623 Год назад
@@ayaanlemsld7801 uuuuuuuuu
@hafiif
@hafiif Год назад
Inta jecel sayidka barkeysan in ruwaayada lagu soo daro ismuujiya 😂😂
@salmafaysal4542
@salmafaysal4542 Год назад
Wlhi wn jeclay in lgu soo daro🥺😁
@waxshi_official
@waxshi_official Год назад
Ani walllhi🤣🤣🤣
@boqoradajiliinka6668
@boqoradajiliinka6668 Год назад
Wlhi halagu soo daroh niow 😅
@xil_diidofficial7287
@xil_diidofficial7287 Год назад
Isagaan yelayn sayidkan ka aqaano filmaantan ma matalo
@maxamedfarxaan7122
@maxamedfarxaan7122 Год назад
Hal qof oo Soo qora saliga nabiga ❤️ 🥰 miyaa la waA yey 🥺
@rahmamaxamuud9361
@rahmamaxamuud9361 Год назад
Salallaahu callayhi wasallam
@abdulhakimhassen1556
@abdulhakimhassen1556 Год назад
Salalaahu calayhi wasalim ❤❤❤
@nasteexoabdi
@nasteexoabdi Год назад
Scw scw
@marwadeeq5551
@marwadeeq5551 Год назад
sᴄᴡ sᴄᴡ
@yasminayasmi6204
@yasminayasmi6204 Год назад
Scw 🥰💯
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Год назад
Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️😭
@CabdilaahiAxmed-pf8mb
@CabdilaahiAxmed-pf8mb 3 месяца назад
😅😮😮😮😢
@mamiinaxmed5897
@mamiinaxmed5897 2 месяца назад
صلي الله عليه وسلم
@handeeqa5264
@handeeqa5264 Год назад
Wax igu qosol badnaa 1. maamada : naa waxy bahashan golxada dheerle 2. Madar : bahashn fuqa dheer ee jinka u eeg 3.muna : war siida miyad leegtay 4. madar: abeeheed w*******tdn jinka u eeg 😂
@abdiqadirmahamoudgalaal9564
inta og iney intii ugu qosolka badnayd tahay like☝️👍😅😂🖐
@filzandiamond125
@filzandiamond125 Год назад
Wlh waa xalqadi ugu qosolka badneed🤣
@amalmuse6965
@amalmuse6965 Год назад
Haa funny waaye sidaan uqoslayay beerka ixanuunay
@mohamedhassan-en5wr
@mohamedhassan-en5wr Год назад
Inta jecel in flimkan in Guri barwaaqo lagu soo daro like ta saara ♥.
@ahmedqalo6567
@ahmedqalo6567 Год назад
Ha wlhei
@salmaxasan7670
@salmaxasan7670 Год назад
Kkkkkk
@Quba.tv558
@Quba.tv558 Год назад
Kadaa GURI barwaaqo ciyaalku ma leeke
@abdifatahali3012
@abdifatahali3012 Год назад
Guray barwaqo uyo dayax
@aqpalofficial18
@aqpalofficial18 Год назад
Haaa😂❤
@najmojano9314
@najmojano9314 Год назад
Yaxye=waar meeshu wa suuli Madar=waa caadi lapa nin nahney waxba iska arki mayno 😂😂😂😂😂
@manzourik.2849
@manzourik.2849 Год назад
Joog an xidhano surwaalke😂😂😂
@zamyabdullahi6075
@zamyabdullahi6075 Год назад
Yaxye Intu Fajida la dhigay Hadana Kulaha isku Madha 😂😂😂 Wlhi Waa Funny Muna Yaxye madar Liicato Best Actor’s 😂
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 Год назад
Salaada aynu ilaalino, waa dardaarankii Ugu dambeeyay ee nabiga صلى الله عليه وسلم‏😢☝️
@faraxmohamed6468
@faraxmohamed6468 Год назад
Hye ee aduu ma nabibaatay bidixooy
@abdiraxmaanahmed78
@abdiraxmaanahmed78 Год назад
Scw
@suusuukeerowcali6799
@suusuukeerowcali6799 Год назад
Scw Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 💓 ♥ ❤
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 Год назад
@@faraxmohamed6468 waxad so qortay fiiri wllo, Nabigu wuxu dhahay : qofku kalmad buu ku hadla aanu ka fiirsan oo naarta hoos ugu dhaadhicisa inta u dhaxysa bari iyo galbeed.
@mohamettahmet490
@mohamettahmet490 Год назад
صلي الله عليه وسلم 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@apdirahmancumar1320
@apdirahmancumar1320 Год назад
Ku sali nabigena mohamed scw ❤
@rahmamaxamuud9361
@rahmamaxamuud9361 Год назад
Salallaahu callayhi wasallam Salallaahu callayhi wasallam
@muunadayib3927
@muunadayib3927 Год назад
Salalaahu Calayhi wasalam
@hamzikmohamed1761
@hamzikmohamed1761 Год назад
swc
@hamzikmohamed1761
@hamzikmohamed1761 Год назад
swc
@saeedfarah2093
@saeedfarah2093 Год назад
عليه افضل الصلاة والسلام
@Cabdiqaniali10
@Cabdiqaniali10 Год назад
Ay ay 😍 😳 zxbiyal san ugu xiisay ma la iga dareemayah 😁 1 ila 12 waa dawaday inta daawatay (sugaysay) ismuujiyah ismuujiyah san igu xiisay the team hobfilms
@rayreboy9578
@rayreboy9578 Год назад
Aw ani iibashaqaywaa wll
@rayreboy9578
@rayreboy9578 Год назад
Ee maxaa haya wll
@juweeriyojimcaale4801
@juweeriyojimcaale4801 Год назад
Wiilkan qamiiska hiran yaxye maa la dhahaa mase cadnaan waanba fahmi waayay marba magac baa lagu wacaa uuun
@asuuu942
@asuuu942 Год назад
@@juweeriyojimcaale4801 yaxye magaciisa cadi ga weye
@moustaphaomar8267
@moustaphaomar8267 Год назад
@@juweeriyojimcaale4801 maya yaxya tiger la dhaha wll
@rayaanhaid2860
@rayaanhaid2860 Год назад
waxan dhihi karaa qayabatanii wa qayabtii ugu qosolka badanayad ano xanunya ayaan ooyay qosol dartii thank you all hob filims family😭😂😂😂♥️♥️♥️
@kahaahmed7152
@kahaahmed7152 Год назад
wlh anaa sidokalee
@nimcojukfi7328
@nimcojukfi7328 Год назад
Hhh
@mariamabdalla4058
@mariamabdalla4058 Год назад
(لعن رسول الله ﷺ المتشبهات من النساء بالرجال، والمتشبهين من الرجال بالنساء) Ninka naagta isku ekaysiiya ee labiska dumarka xirtaa halis buu kujiraa wll waxan iskadaa
@Aarkalaasgeel
@Aarkalaasgeel Год назад
Dhamaan dadka muslimiintaa waxaan doonayaa inaad Isoocaawiya waxaa ahey nin saaxibi ciyaal ah oo bilaa camal oo curyaan ilaahey dartiii igu caawiya
@samiiracadaani7937
@samiiracadaani7937 Год назад
Waxaba kuuma awoodo alalh haku sahlo nolol wacan
@faruusacabdi4793
@faruusacabdi4793 Год назад
Wll alle hakaa farxiyo aduun iyo aakhiraba alle haku garab galoo aamiin isha allaah aamiin aamiin 😢
@ahmedqalo6567
@ahmedqalo6567 Год назад
Film.kan waxan rajenaya qaybaha danbe in guri barwaqo team hob films🖐️
@mastar4899
@mastar4899 27 дней назад
Haa qali habenka Ha 😊😅indhaygi and 😮😢🎉😂❤
@fzahro4166
@fzahro4166 Год назад
Funny wllhi daacd u qosle maanta 😂😂 plz guys noola so dhaqsda qaybta kle i cant wait wlhi 😭😂
@saamiyacabdirahman4825
@saamiyacabdirahman4825 Год назад
flimkaba wxn ugu jeclahy inta yar ey madar io yaxye wda joogan jah❤️😋😂😂😂
@caaisha4176
@caaisha4176 Год назад
Wllhi yaxye la,aan tiis marax waaye🤣🤣
@nuurxasan976
@nuurxasan976 Год назад
Wlhy beerka baaa I casaday cawa
@mahmeddahir3119
@mahmeddahir3119 Год назад
Madar is the best Actor wlhi 🤝🤝🤝
@marworazmi4887
@marworazmi4887 Год назад
Wxs Oo Qayla io Is Eryada Yaxya Ka Danbeeyey 😂😂😂😂 Ileen Tano Kale Good Job Team Hob Films👍 Lkn please Dharka Dumaraka Ee Ragu Xidhanyaa Dhaqan Ahaan Io Diin Ahaan Inooma Banaan Inaga Daaya Wll
@naasirahmed8896
@naasirahmed8896 Год назад
Hadan ku Sixran waayo nimco sagaleey Ana way ino tahy kkkkk
@safiyahappy2628
@safiyahappy2628 Год назад
madar funny wlhi naagtii muna ahyd waa ka xaystay
@shukridini7667
@shukridini7667 Год назад
Madar Muna iyo Yahye very funny wa dadkaan dartood u daawado😂😂😂
@asmacumarelmi6955
@asmacumarelmi6955 Год назад
Way is qabaan kulahaa muuna faysal Umadeena mahaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Xalqadi uguu qosolka badnayd mnta ayaad soo galiseen hob filims keep going ❤🥰
@xil_diidofficial7287
@xil_diidofficial7287 Год назад
ALLE cabsada oo dharkan raga ama dumarka eed xidhanysaan nacdal ayaa idunku socotee wallyaal isdaaya Waan idin jeclay wllhiye
@mamoqaali2530
@mamoqaali2530 Год назад
Can’t stop laughing 😂😂😂😂specialy liicato
@hibodahirhssn262
@hibodahirhssn262 Год назад
Muna faysal ayaa ugu khatarsan iyo madar iyo cadnanan 🤩🤩😍😍😍🤩❤❤❤
@wardabalayah5234
@wardabalayah5234 Год назад
Qaldaadka riwaayda noo soo galiya 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@abdirizackhussein4466
@abdirizackhussein4466 Год назад
Laa ilaaha illallaahi wuxu dheeraa liicaato islaan deriskenaa ayuu u ekaaday🤣
@ugbaadquule5076
@ugbaadquule5076 Год назад
🤣🤣🤣
@boqran2974
@boqran2974 Год назад
Yusur islaan la dhihi jiray ayaan xasuustay 🤣
@ibraahinsiciid6180
@ibraahinsiciid6180 Год назад
Ku saliya nabiga scw scw scw
@bishaarocali9722
@bishaarocali9722 Год назад
Mcnto
@xasanyare3110
@xasanyare3110 Год назад
Wligay ruwayad tan kaqosol badan madawan😂😂😂 ya igu racsan
@ayaansaciit1836
@ayaansaciit1836 Год назад
Aniii ayaa kulamida 😂😂😂
@abdishakur3791
@abdishakur3791 Год назад
Muna faysal tikta waan Ku saaray cumaamadaada lama haysan Karo best actin women gabadh talent leh baa tahay runtii
@dheereyechannel
@dheereyechannel Год назад
Hob films best interests people's madar and licato and yahye and muna and najma and khadar another's levels I can't wait prt 14 holaac insha allah 💯☝️💯💪
@xamdaadam2327
@xamdaadam2327 Год назад
Anuu Madar iyo munapa dad hagagsan uma hysto🤣🤣🤣 pest Ruwayad wllHi Hop films Keep goinG
@ukpathusein8696
@ukpathusein8696 Год назад
Xaldani waa tii ugu qosolka badanyd wlhi qosol iguma hadhin 🤣🤣dhamntiin makla dhacdaan best actor's ayaa tihin wlhi
@ayanyusuf2003
@ayanyusuf2003 Год назад
Lii cato wlhi uu iga qosliyay wlhi bilahi riwayada isaga shiday 😂😂😂😂😂😂😂
@vr7619
@vr7619 Год назад
Liiban naaanystiisu waa (caasho dheer)😭😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@pjdire
@pjdire Год назад
lmaoooooo 😂😂😂😂😂
@hibodahirhssn262
@hibodahirhssn262 Год назад
Hhh
@vr7619
@vr7619 Год назад
@@hibodahirhssn262 😂😂
@aishacayush2660
@aishacayush2660 Год назад
Mi name 🙄🤣🤣🤣
@vr7619
@vr7619 Год назад
@@aishacayush2660 😂 sorry
@nimcohasen4003
@nimcohasen4003 Год назад
Wlhi ruwayad wey dhaftey magac kaleh halo pixiYo 😂 madar and muna bezt actor❤🤴😂
@sadamyussuf1984
@sadamyussuf1984 Год назад
Madar and Muna are the best for sure hobs filims wan idin wata from USA 🇺🇸 👋
@Dkayusuf
@Dkayusuf Год назад
This is the best part so far funny as hell 😭😭😭😭😭
@jinkahaplahagala560
@jinkahaplahagala560 Год назад
Muna: nagah tag bahalyow laxdah 😂😭💔 Madar:lax ha dhihin Orgi dheh Adaa laxdah noqonayeh laxipnah naylaan izkah dhalaynah Manooli maantah 😭💔😂
@aayahussein1593
@aayahussein1593 Год назад
😂😂
@muna_____somali
@muna_____somali Год назад
Riwaayadu waa funny 🙆‍♂️😂 HOB FILMS🤘💯
@ismacilmohamedmohamed2072
@ismacilmohamedmohamed2072 Год назад
Inta nabiga jecel ❤️❤️
@jamilamusa3156
@jamilamusa3156 Год назад
Madar is by far the funniest Somali actor😂 I’ve never laughed so much in my life, I swear 😂😂😂 we love you madar❤️ Love from the UK🇬🇧🙌🏾👏🏾
@haania2495
@haania2495 Год назад
Me 2 😂😂😂
@saleebaanawducaale3395
@saleebaanawducaale3395 Год назад
Hhhhhhhhhhhhhh
@salebaanjaama
@salebaanjaama Год назад
Saacdaa laga bilaabo anaa ku dhalaY
@Rayaneyyyyy
@Rayaneyyyyy Год назад
​@@salebaanjaama😂😂😂
@ruweyda4975
@ruweyda4975 Год назад
Waa riwaayadii abid ugu funny saneed😂😂😂
@ubahdhool8158
@ubahdhool8158 Год назад
Wadkumahadsantihiin daqiiqadaha oo aad nookordhiseen 😍thank you very much my team
@faycalaliabdi2790
@faycalaliabdi2790 Год назад
Hop films 🎥 wan idin taageeraa si wayn ana talo ayan wataa raggu dharka dumarka ha iska daayaan waayo nacdal ayaa ku soconaysa xitaa haduu dhinto dumarkaba sidoo kale thank alot hop films 🎥
@wad606
@wad606 Год назад
Waxan riwaayad wa qosol
@idiriscumaraasiya4857
@idiriscumaraasiya4857 Год назад
Muna faysal way iga qoslisay wlhi zxp Tani ruwaayad Aya dhaafatay keeping
@najuu439
@najuu439 Год назад
@@wad606 akhiro waa ruwaayad lagaa yeeli maayo wllo
@mumtaazmire5734
@mumtaazmire5734 Год назад
Allha Abeerka I xanuunay lii madar iyo yahaye iyo muno waa the best actor's 👌
@moktarahmedaden1830
@moktarahmedaden1830 Год назад
Machallah reer somaliland ❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️
@shuutiidarma
@shuutiidarma Год назад
Wllhi hadaa dhinto idinka la idiin qabsanayaa hob films waxaba igu daran sida leysku bursaday qosolkii baa iga dhamaday😂😭😭
@ilwadmahamoud8709
@ilwadmahamoud8709 Год назад
Riwaayad aad oo qosol badan 😅oo xiiso midhana keep going my teams 💯
@ayaanaxmed998
@ayaanaxmed998 Год назад
Part13 Wa XalQadii Ugu Qosolka Badnayd Qosolki Ba iga Dhamaday mnta🤣🤣🤣🤣
@maryanmohamet7953
@maryanmohamet7953 Год назад
Aabaheed w***yhy jinka u eg kulahaa ala madar hduussn ku jirin dhadhan maba mlhaaa ❤️🤣🤣
@hayadkajal3269
@hayadkajal3269 Год назад
🙈🙈🙈😀😀😀
@hudiitha4465
@hudiitha4465 6 месяцев назад
Yaxye Naa kaalay Naa naag ta nadishay maxay ahayd Muuna .tee Yaxye Naa naagta ninka eryanaysay maxay ahayd Ala beerka 😂😂😂😂 Kama daalo😂😂😂😂😂😂😂
@adnahfaysal8095
@adnahfaysal8095 Год назад
Inta wakhtiga badan tabysay ruwayada nolaso dhakhdda😊👍
@naima3531
@naima3531 Год назад
Beerkiiba i casaaday saan u qoslaye😂😂 WLL Khaladaadkana soo daaaya 😎
@muhsinfarah5613
@muhsinfarah5613 Год назад
Qeybtii Iigu Qosolka Badneyd Li & Madar & Yaxye 😂😂😂😂😂😂😂
@Ugbaadindhojacayl
@Ugbaadindhojacayl Год назад
Soo badiya riwaayadii maseer dumar
@asmaahmek8133
@asmaahmek8133 Год назад
Afka uraya Ku dhunkanaya ala madaroow 😂😂😂😂 best actor 2022 hala siiyo wll
@yashkeyow
@yashkeyow Год назад
I can’t wait wlhi 😢hob films 🎥 done ✅ good job 👏 soo I love you all respect ✊ and one ☝️ love 💔
@nuuraibrahim7326
@nuuraibrahim7326 Год назад
Yahye tiger is the best actor💕✌️
@daherawaleh7982
@daherawaleh7982 Год назад
😁😁😁😁😁😁😁😁
@wardaabdi6707
@wardaabdi6707 Год назад
Niyow horta qaylo badana tan najmadu wlhi qaybaheeda waa is dhaafiya lkn best actor muna madar iyo lii cadnan Plz najma qaylada malayacniga yare
@kaltunhirzi8213
@kaltunhirzi8213 Год назад
😂wllhi w Runta kula mid ahyy
@hafsaali8615
@hafsaali8615 Год назад
Maragte waa muran socdo iyo qeylo jhhhh
@HamzaHamza-vd3ik
@HamzaHamza-vd3ik Год назад
Baabuur uunbaa meesha soo maray kadibna qasab uunbbuu kuu fuushiiyay. Taasna qorshihiisa maahayn markii uu qadiyadan galayay. Qaladka filinka.
@maxamedcabdilahi3046
@maxamedcabdilahi3046 Год назад
17:11 that slap was personal 😂👌
@DAMASHAD_MEDIA
@DAMASHAD_MEDIA Год назад
Liicaato "Hoogay oo ba,ay" 🤣🤣
@moofficial839
@moofficial839 Год назад
War Ilaahay Ka Cabsado Oo Dharka Dumarka Ee Aad Filmka Ku Samaynazaan Waa Khalad Ee Joojiya
@aishamire4894
@aishamire4894 Год назад
Anaa u horeeya from Mogdisho🇸🇴
@quenqosol764
@quenqosol764 Год назад
Anaa uhoreya from bledwein😩❣
@mustaphamukhtar8757
@mustaphamukhtar8757 Год назад
masegyada waad soo wada aqridey lkn wll nabiga kuslli 🥰scw
@mustaphamukhtar8757
@mustaphamukhtar8757 Год назад
sᴄᴡ
@cabdifataaxmaxamed6307
@cabdifataaxmaxamed6307 Год назад
Scw scw
@mustaphamukhtar8757
@mustaphamukhtar8757 Год назад
muna io madar meeshay ku kulmaan qosol lagama waayo yaa igu raacsan😅😅😅
@xamdiali7387
@xamdiali7387 Год назад
I can't wait 🥺❤😭
@ubaxqaliubaxqali7919
@ubaxqaliubaxqali7919 Год назад
😍😍😍😍
@ayaanhusain1374
@ayaanhusain1374 Год назад
Scw❤
@sacdaciise8609
@sacdaciise8609 Год назад
Muna wll waan ku layaabay ee waxan ku layaabay waxa weeye marwalba riwaayado shidan ayaad soo matasgaa
@maxamedxassan1407
@maxamedxassan1407 Год назад
Lii caato ninka riwayada sii macaneeyay
@mamoqaali2530
@mamoqaali2530 Год назад
Wlhi wan fuuray qosol Ala beerka can’t wait part 14😂😂😂😂
@MaxamadXidiga-bq8ko
@MaxamadXidiga-bq8ko Год назад
Waxan ku qoslay markay is dilayeen ee aabaheed wastadan jinku ku jiro uu lahaaa
@naciimaabdirahmaan2145
@naciimaabdirahmaan2145 Год назад
Lii caato xijaabka ku qurxoona🤣🤣🤣🤣
@ikraanabshirikraandegan8071
Riwayadan wanka helay insha allah will hada dhalo madar ba ubixin wilkas ku samin octorka
@nasriinhusein4812
@nasriinhusein4812 Год назад
Wlhi waan qoslay way is qabaan kulah muna uma deena mahaaa allaa beerkaa 🤣🤣🤣🤣
@arliininacabdi6643
@arliininacabdi6643 Год назад
Walahi wa xilqadi ugU qoslka badna😂😂😂 Dadka filmka wadaba wa Afarta Lii caato madar yahye iyo muna faysal😂
@nimcomaxamed2266
@nimcomaxamed2266 Год назад
Naa waaxay qooqu maanta kulahaa😂😂
@abdirashiitismail814
@abdirashiitismail814 Год назад
Wanu sugi waynay walhi idin Jecelnahay hop_films😅🥰🥰🥰
@updy_khayreaaqilkaynan
@updy_khayreaaqilkaynan Год назад
Waxan film soomali ah daawan jirray film kii igu qosl badan lii io madar keep up hob films legendaries
@updy_khayreaaqilkaynan
@updy_khayreaaqilkaynan Год назад
Thanks 👍 inta like saarty comentigayga
@safamaxamed4807
@safamaxamed4807 Год назад
Ada mudn
@xamseothman2170
@xamseothman2170 Год назад
Qayibtani waa qaybtii ugu qosolka badnayid😂😂😂
@ZamiraAxmed-xe3kj
@ZamiraAxmed-xe3kj 11 месяцев назад
Wllhi waligy uman qoslin San u qoslayeyy 😂😂😂😂😭
@MUZTALIQ
@MUZTALIQ Год назад
Ruwaayadda ba waxa iga qoslinayay yaxye 😂😂😂😂😂 cadnaan la baXay 😅😅😅😅
@nicimaosman5441
@nicimaosman5441 Год назад
Qaybtiii ugu qosolka badned I can.t wait part 14😭😂😂😂
@Najuum6501
@Najuum6501 Год назад
Aabahed wastayahy jinka u eg kulahaa madar qosol igu ma harin maanta😄😄
@Wacan_aziiiz99
@Wacan_aziiiz99 Год назад
Isna Waa Orgi Yaddana Waa lax 🤣 NaYlana wey dhalaYan 🤣🤣 Soooran Alh hwnxirte Madar Baa Noo badalaY 🥺❤️
@farxaanmaxamed165
@farxaanmaxamed165 Год назад
A god 🙌
@bahjaxasan2536
@bahjaxasan2536 Год назад
Wlhi wan suuxey sidaan u qoslayeey lii caato wa qosal miidhan 😂 😂
@deeqoabshir5810
@deeqoabshir5810 Год назад
Ala berka wey dhaga la dahy aa😂😂😂😂
@ashrafcadde8360
@ashrafcadde8360 Год назад
The best part of the flim 🤣🤣🤣🤣🤣 sidaan u qoslayey kalyaha ayaa i xanuuney 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@hibaaqdeeq9483
@hibaaqdeeq9483 Год назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@hafsuuja2808
@hafsuuja2808 Год назад
Ala ana ka daran😂😂😂😂😂😂😂😂
@qamaria3517
@qamaria3517 Год назад
hhhhhhhhhh
@Rahmamohame19
@Rahmamohame19 Год назад
Ladan qof ee sixran yaa kala gura 😂😂😂😂😂
@fiiromedia1791
@fiiromedia1791 Год назад
Alla muna camalkeediibaa afduubtay 🤣🤣🤣🤣🤣🙈
@maryanruunbashiir8437
@maryanruunbashiir8437 Год назад
QosoLkii Oo Dad ah wlhi wan furaY sidaa u QosLaYe 😂😂😂😂😂😂😂😂
@SacdiyaSheekeeye
@SacdiyaSheekeeye 2 месяца назад
Wll ilaahay dartii ugu sali nabiga scw 😢
@mamiinaxmed5897
@mamiinaxmed5897 2 месяца назад
صلي الله عليه وسلم
@amiinupdy1753
@amiinupdy1753 Год назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 say isku daba ordayaan ayaaba qosola madar liicaati io yahye io muna wlhi fanny ayaad tihin
@hamzemukhtar8140
@hamzemukhtar8140 Год назад
dabadeed waxaynu izka dhalaynaa neyllO🤣🤣🤣🤣👌
@abdilahixaashi4867
@abdilahixaashi4867 Год назад
Illaahey Haydinka Qabto Nin waalan baa Ku Jiree😂
@samiirasuupan2554
@samiirasuupan2554 Год назад
Hhh naa maxa saa kuu qalajiyay ma kaneecaa kugu dhacday 🤣🤣🤣🤣🤣madar funny wlhi
@saynabxasan1103
@saynabxasan1103 Год назад
Waar liibaanow ninku wuu sixranyahay
Далее
Riwaayadii Sixirka Part 14 End 2022
31:16
Просмотров 746 тыс.
Voa Somali Radio Idaacadda Subaxnimo 03.10.2024
14:01
Просмотров 3,8 тыс.
ХОМЯК ВСЕХ КИНУЛ
10:23
Просмотров 635 тыс.
XIFAALTANKI UGU DAMBEEYAY PART9🥰🥰🥰👌
22:47
KU CELIS XALQADDA 7AAD EE MUSALSAL KA WACDI IYO WAANO
33:47
Tuug Jacayl Galay Short Film 2023
22:02
Просмотров 229 тыс.
RIWAYADII JINKA SEASON 2 EPISODE "1
33:58
Просмотров 1,4 млн
ХОМЯК ВСЕХ КИНУЛ
10:23
Просмотров 635 тыс.