Тёмный

Riwaayadii ugu qosol badnayd| Laylatul Qadri| Asad Diaby-Libaax Kabeeye -Shaambiye iyo Samiiro|2021 

Asad Diaby
Подписаться 67 тыс.
Просмотров 198 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

10 апр 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 289   
@AsadDiaby
@AsadDiaby 3 года назад
Asxaabtayda qaaligaa Subscribe saara si aad muuqaalo kale oo cusub ula socotid Thanks all my fans one love caaqu wuu idin wataa ee ka fuqa channelkiisa iimaansada
@zakariyeqaycad9923
@zakariyeqaycad9923 3 года назад
Asadow riwayadaha iga Soo dhis sxb
@zakariyeqaycad9923
@zakariyeqaycad9923 3 года назад
Asadow ninku waa kaa shubty
@abdiazisabdilahi8174
@abdiazisabdilahi8174 3 года назад
Abudiabi zxb wlhy waan kahelaaa jilinkaaaga zxb good talent baadleeeday
@axmedvidal2023
@axmedvidal2023 3 года назад
Asad diaby zxp riwayadaha nooo zoo padi pwe lpx kpeye igu salaaam
@ahmedabdirsak5846
@ahmedabdirsak5846 3 года назад
muxuu yahay Laylatul qadriga Sahalka leh
@LibaaxkChannel
@LibaaxkChannel 3 года назад
hhhhhhhh anigiibaa sii qoslay Legands
@hodanitanajmanita6664
@hodanitanajmanita6664 3 года назад
Laylatul qadriga Qasaidka qadaya ciyar matihid-ba halis ... ma jadidbad tahay 😅🤣😂😄😅😄
@nimcosagal8869
@nimcosagal8869 3 года назад
Diyabi aboowe darta ayan kharaj usogalay si aad iiga farxiso noloshu kuma xumayso sxpta bulo iyo mutulkedi igu salan
@kokemohaosmaan3692
@kokemohaosmaan3692 3 года назад
Asad abu diaby love ii saar 😀😀😂🤭
@xagaltube6872
@xagaltube6872 3 года назад
Libaax waan ku salaamay sxb adi iyo soomaali oo dhan
@mohamedabdi9280
@mohamedabdi9280 3 года назад
Laylatul qadriga fure 6-da leh wata😀😀😀. 79 inaad siisaan bay ahayd.
@thetruthx235
@thetruthx235 3 года назад
😂😂😂😂 wlhi waan qoslay. Gadaalbuu ka qaatay almino 75 haduu wadan lahaa
@nimcanofficial4897
@nimcanofficial4897 3 года назад
Abu diaby marwalbo waan kula socdaa am ur first fan
@mohamedabshir4593
@mohamedabshir4593 3 года назад
Waa ku wadana legend anago bdn kuwada dawanaa adiga iyo teamkaga ilah ha idin xafido keep going legend🙏🙏🙏
@ileysmedia3953
@ileysmedia3953 3 года назад
Libaax kabeeye wlhi funny waaye waxas nahay madhahno kualahaa iska fahan😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@shaakircaalcad9046
@shaakircaalcad9046 3 года назад
waryaah istaag away Laytu qadrigiii😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁
@PuntlandMedia
@PuntlandMedia 3 года назад
Maashaa allah laakiin tiimka magac usameeya saxibayaal
@ahmedabtiyo2212
@ahmedabtiyo2212 3 года назад
Lajankii wayna ee libaax kabeeye wuu soo laabtay 👏👏
@mohametabdulkadir1597
@mohametabdulkadir1597 3 года назад
Waan idiin xiisnay Guuleysta ❤🌙
@hannafaarah3032
@hannafaarah3032 3 года назад
Asad iyo nadiir wlhi wiilasha aan sida daacada ugu xidhnahay noolaada ilma adeeryaal
@jamaaldaus8777
@jamaaldaus8777 3 года назад
Horay usocda Asad zhp sigarad IGA qoslisa Allah ku sharfo inoo so badiya ruwayadaha
@ahmednoor7683
@ahmednoor7683 3 года назад
Rag culus caadi ma aha diaby 🤚🖐💪💯
@Painkiller23248
@Painkiller23248 3 года назад
Ragi xuriyadoodi dib Miyey u heleen? Maashallah welcome back my brothers😊
@cabdulaahiaxmed1081
@cabdulaahiaxmed1081 3 года назад
Riwayadan wlhi dembi ayaa kabuuxa ma aha lelatul khadar in lagu tilmaamo qof waan jeclahy riwayadihiina lkn midaan waan diiday inkastoo aan kuqoslay astagfirulah astagfirulaah
@dharkayncabdiraxmaan3662
@dharkayncabdiraxmaan3662 3 года назад
Laytulkhadriga labarkiisa ii sheeg waan garaacayaa Aane
@sidiiqyare4592
@sidiiqyare4592 3 года назад
muxuu yahay laylatul qadriga sahalka leh
@yusufyussuf8707
@yusufyussuf8707 3 года назад
Kkkkkkkk thanks u make my day ( magaaladay Waaye halkaan
@mohance7635
@mohance7635 3 года назад
Zxpyaal laylatul qadriga quraafaad haku sheegina
@farxiyomuuse7827
@farxiyomuuse7827 3 года назад
The one and only legend Asad diaby ❤🤴
@maryamomaxamed9615
@maryamomaxamed9615 3 года назад
Asad diaby waji qosol😂🙂🤗👏hory usoco
@abdirizakhassanabdullahi444
@abdirizakhassanabdullahi444 3 года назад
Laylatul qadri sahal leh mash alh ano dalka ka maqan xata lacag wa u diri karaye
@yaasirmohmuud1438
@yaasirmohmuud1438 3 года назад
War ma tunbaad uqabtaa
@MOHAMED-ADEN
@MOHAMED-ADEN 3 года назад
waxaan aad moodid waxar muqleeysan ..... intii fahantay like saara
@Bwhersi
@Bwhersi 3 года назад
Waan ka helay Riwaayaddaan, waxaanse idinka filaynaa daily musalsal
@ogaalkadunida9764
@ogaalkadunida9764 3 года назад
Laylatul qadrigu miyuu baahanyhay lgu idhi inamda yar yar
@baroonyare2
@baroonyare2 3 года назад
Welcome back brother asad kugu farxaa
@ridwaan5949
@ridwaan5949 2 года назад
Indhaha giigtiran Waxar muqlaysan Maad biibtid Wr anu laylatu qadriban ahay Urduf sookiraysanay Naafataw Indhaha giigtiran Madaxa day 😂😂😂😂 wlhy riwaayadan kama daalo legend from Burco ❤️
@mariacadey5081
@mariacadey5081 3 года назад
dhagaha dey ad modid samecada 😂😂😂walhi wan qosley wan idin salamay😂😂
@iknow_my_enemy9750
@iknow_my_enemy9750 3 года назад
Maria salaan sare ishukaanso walaaleey🤣
@abdullahinoor1724
@abdullahinoor1724 2 года назад
@@iknow_my_enemy9750 waryaa hee, ishukaanso walaaley maxey tahey mabaadiyaad katimid? Xoogaa luuq luuq yadaa lasoo marmaraahe, Ma,af cad baa lagu dhahaa ishukaanso walaaley CML 👈
@queenpaju2286
@queenpaju2286 3 года назад
Asad keep going❤🇸🇴
@hassanhusseinjama3237
@hassanhusseinjama3237 3 года назад
Nio waxa ku hadlasaan waa danbi ilma fiicna wllahy qLi
@ibnubayle3698
@ibnubayle3698 3 года назад
Asad zxb wanku aaminsanHAY HORAY USOCO LBX KEEP GION🤞💫
@sacdiyozuzu1312
@sacdiyozuzu1312 3 года назад
Keep going bro from puntland 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
@zakariyeqaycad9923
@zakariyeqaycad9923 3 года назад
Ninkaas Asad ah waan wataaa
@mimi-bs8ku
@mimi-bs8ku 3 года назад
Legends are back waa ku heestaa
@samajecle5234
@samajecle5234 3 года назад
Khatar baa tihiin
@abdullahimohamed7680
@abdullahimohamed7680 2 года назад
Legend asad diaby
@muhzein4493
@muhzein4493 3 года назад
Vaar inta aragty marku fadhiisa rapay inay qoraxdu so jeede like saar
@aadanalpa3329
@aadanalpa3329 3 года назад
Asad sxp taagero kuu ahay keep going
@Engsugaal8090
@Engsugaal8090 3 года назад
Wlahi nimankan way ika qosliyen ma in labodaba ushegtay kulaha✌
@hidadinh8316
@hidadinh8316 3 года назад
Qofyohow xabada taraqaa u eg kulahaa
@cabdidhego8214
@cabdidhego8214 3 года назад
Ruwaaydaha magacyo usameeya waxiinu waa isku wada magac
@NasserGunner
@NasserGunner 3 года назад
Anaa nin adeerka laylatul qadri iga dhigaysaa 🤣🤣
@faadumoaxmed6606
@faadumoaxmed6606 3 года назад
Hhhhhhh wllhi kal iyo laab uqoslay
@Engsugaal8090
@Engsugaal8090 3 года назад
Baqeyl tunweyn kulaha wa qarar cadiya
@farxiyaseefseef3468
@farxiyaseefseef3468 3 года назад
Nabi qadar iyo leylatul qadri ba isaga daran
@qalabjaantube5438
@qalabjaantube5438 3 года назад
Masha Allah legends
@shiineestachannel4927
@shiineestachannel4927 3 года назад
Asc asad aboowe libaax kabeye mala soo daayay?
@abdifatahawmusse8598
@abdifatahawmusse8598 3 года назад
Haa
@daherapdih4193
@daherapdih4193 3 года назад
Laylatul qadri laf hormud ah wato wa cilmi kle 😂🤣
@ifraxxasan4827
@ifraxxasan4827 3 года назад
Waa arinkale
@shaakircaalcad9046
@shaakircaalcad9046 3 года назад
waaan idinsidayay laandherayaal🙏❤️💯
@a.rahmanx9957
@a.rahmanx9957 3 года назад
War nio asad waa xaraabo socoto🤩🤩🤩
@somalishow5922
@somalishow5922 3 года назад
Intaa aad si ledihin ruwaada alle ha u danbaabina
@zundusbileboss1508
@zundusbileboss1508 3 года назад
Horay usocda wllyal🥰🥰
@ayaandheeman943
@ayaandheeman943 3 года назад
Hhh whi wiilashan wan ku qoslaa waxaan kayaabayaa inaan xiiso aan idiin qabo magaaladiina imaado
@najiibmaxamed2034
@najiibmaxamed2034 3 года назад
Garoowe joogaan caadi bay hadda u dageen
@nimcanofficial4897
@nimcanofficial4897 3 года назад
Asad xageey jogtaa
@AsadDiaby
@AsadDiaby 3 года назад
Gaalkacyo sxb.
@Mukhtarbk
@Mukhtarbk 3 года назад
Laytukhadar ku 6 miYa waTa
@kifahkaftan9179
@kifahkaftan9179 3 года назад
Naafato wlhi iga gadan hhhh asad diyaabi sxb wan kuwata wlhi
@fcwiriqclub1680
@fcwiriqclub1680 3 года назад
Muxuu ah laylatul qadriga zaad ka leh
@abdiyare5933
@abdiyare5933 2 года назад
Asad abubi diyabi kuwataa
@raaqiyoasad5396
@raaqiyoasad5396 3 года назад
Asad diab samiga abahy guuleyso🥰
@cabdixakiin3844
@cabdixakiin3844 3 года назад
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته raag culus waan inid xisnay solabasho wacan
@mascutt1055
@mascutt1055 3 года назад
Keep Going TeaM Asad Diaby 🏅🏅👌
@LAQAAYE
@LAQAAYE 3 года назад
Waxyga Waaa Sarifanyaa 🤣😂😂😂
@kaamilmedia6310
@kaamilmedia6310 3 года назад
Asad iyo lipaaaax kabeeye aa daawday mana qoslin wlle qof kle aa tahy ee bini aadm markaa noqoto noo imow 🙏🙏😂😂😂😂
@kowsarhappeychanel4219
@kowsarhappeychanel4219 3 года назад
Asadow qalad qalad ayaad gasheen ee illah utoobad keena wllo
@mohammadamiin9031
@mohammadamiin9031 3 года назад
Aad iyo aad Horay U socda Howshu Ha socotto
@shaaficiproduction6991
@shaaficiproduction6991 3 года назад
Asad diyaabi waan kuu is taagay sxb
@aqoonmediaproduction5930
@aqoonmediaproduction5930 3 года назад
Laylatu qadrigii oo qof ah
@rapiilelaabjeceel1809
@rapiilelaabjeceel1809 3 года назад
Laylatul qadri fure 6daa muxu ahaa
@bazhirasensio2822
@bazhirasensio2822 3 года назад
Waxaasaan nahay ma dhahno😂😂😂🤣😅
@dilaakhdaauud
@dilaakhdaauud 2 года назад
Wewe libaaax & asad waa idin taageeraa
@hanad124
@hanad124 3 года назад
Riwayadan Wakhtigedi Lama Gaadhin Waad So Dadajiseen
@roblehyusuf8371
@roblehyusuf8371 3 года назад
Manshalla .soran iyo jawan
@zamiinhabdi6647
@zamiinhabdi6647 3 года назад
Azad diaby tageero buuxda pro 🥰😇👋
@daudmohamedhassan6613
@daudmohamedhassan6613 3 года назад
Look forward brothers
@user-mx2lq1eh9t
@user-mx2lq1eh9t Год назад
Laylatul qadri
@fuadabdirizak7089
@fuadabdirizak7089 3 года назад
Xabada Taraqa u eg. ☺☺☺
@istaraajiaxmed5423
@istaraajiaxmed5423 3 года назад
Foray USOCda walaalahay aanjeclahay
@balqiishappy5810
@balqiishappy5810 3 года назад
Leylatul qadar EVC lasiinAh astqfirulah
@aadancaddaaani2718
@aadancaddaaani2718 3 года назад
Riwaayddu mxey ka turjumeysaa asadow leyla tul qadri iyo dulitan mxaa iska galey
@nastehoumer6611
@nastehoumer6611 3 года назад
Bid war maa bidi kulaahaa 😃😄😁😁😆😁😄😄😃😀😀😁
@mofaliye9193
@mofaliye9193 3 года назад
Asadhhhhhhhhhhh🙏🙏🙏
@abdureislan8420
@abdureislan8420 3 года назад
Ninki Libaax Kabeeye Aha Masoo Baxay
@alxayatonlineislamic5115
@alxayatonlineislamic5115 3 года назад
Ma joogta qurbaha ma jeceshahay barashada quraanka kariimka ah hadaba machadka al xayat waxaa uu qaadanaya arday cusub kala xidhidh.whatspkan.063 39 23 480---
@roblehyusuf8371
@roblehyusuf8371 3 года назад
Manshalla
@mohamedmohamud1623
@mohamedmohamud1623 3 года назад
Laylatul qadri sahal leh😹😹😹
@abdilahiyusuf5779
@abdilahiyusuf5779 3 года назад
Laylatul qadriga aan Ilaa Arbacada Halkaa Dhaafayn Muxuu Ahaade 🤣🤣
@yuusufalidalboon747
@yuusufalidalboon747 3 года назад
Asad lpx horay usoo
@xaliimomaxamed7962
@xaliimomaxamed7962 2 года назад
Kiip going
@awilcirro7461
@awilcirro7461 3 года назад
Safirka aakhiro magalo
@rapiilelaabjeceel1809
@rapiilelaabjeceel1809 3 года назад
WaaaN idin watta asxaabteyda diyaabi iyo libax kabeye iyo dhamntin intina kle wan idin zalamy
@yassinshouke1532
@yassinshouke1532 3 года назад
Lanbarku furo lix weeye kulahaaaa😁😂😂😂😂😂
@mukhtaradanjaamac7034
@mukhtaradanjaamac7034 Год назад
Waa laylatu qadar
@abdiwalijaama9857
@abdiwalijaama9857 2 года назад
Hhhhhhhhhh wlhi waan fuuray saan u qoslayey
@maldinimaldini5459
@maldinimaldini5459 3 года назад
Laylatul qadriga hala iska jiro
@kamaaludiinsheikhabdulkari9489
@kamaaludiinsheikhabdulkari9489 3 года назад
Hahahaha ina adeerka ayaa leylatul qadri iga dhigeesa ku lahaa 😅👈
@abdiwahidgaas2253
@abdiwahidgaas2253 2 года назад
Hhhh wuu duuli la'yahay waan daba socdaa😀😀😀
@ayuutoboss2602
@ayuutoboss2602 3 года назад
Teamkan marka arko wa iska qosola anigo dawan baa qosolay
@ahmedbaraf8601
@ahmedbaraf8601 2 года назад
Tan waxan dhihi kara waxay kamid tahay 3da ugu qosolka badan ee u jilo diaby iyo ragisa
Далее
Лепим из пластилина🐍
00:59
Просмотров 455 тыс.
Воскресный утренний стрим!
1:00:16
Ku Qabso Qadimeysidee Asad Diaby Bisha Ramadaan 2021
13:01
RIWAAYAD CUSUB TANAASUL"
5:57
Просмотров 104 тыс.
Riwaayad qosol badan || bakhayl || by libaax kabeeye
11:46
Лепим из пластилина🐍
00:59
Просмотров 455 тыс.