Тёмный

ROODA KAYF RABOW ICTIRAAF HELAAYE OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024 

Waqal WStudío
Подписаться 2,5 млн
Просмотров 443 тыс.
50% 1

Rooda Kayf hees somaliland
Ereyada & laxanka Mubaarig Cabdi
Music by Digaale Yare
Camera Monium
Edited by Ahmed Ak
Produced by Afro Waqal Furinle

Опубликовано:

 

16 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 463   
@mahametfigoh.
@mahametfigoh. 5 месяцев назад
Halmar usacbino fanaaninta soomaliland madaxa,saartay❤🔥🥶
@XaawoCabdulaahi-fv7nc
@XaawoCabdulaahi-fv7nc 5 месяцев назад
👏👏👏👏👏👏
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 5 месяцев назад
🤍💚❤🙏 40 kuu buuxiyay🎉🎉😮😊
@kadra825
@kadra825 5 месяцев назад
MASHA ALLAH HORUMAR WACAN SOMALILAND HAMBALYO HAMBALYO HAPPY 18 MY CONGRATULATIONS 👏🎉🎉🎉👏👏👏👏👏🎉🎉🎉🎉👏❤❤❤❤❤❤
@faisahassan2165
@faisahassan2165 5 месяцев назад
❤️❤️❤️💬💬💬💚💚💚
@munamuuse8346
@munamuuse8346 5 месяцев назад
Allow naa❤
@Samdiboy1
@Samdiboy1 5 месяцев назад
Reer soomaliland dhiigu afakaandho maaha 💚 🤍 ♥️ thanks waqal studios 🎙 ♥️
@muscabYusuf-z3i
@muscabYusuf-z3i 2 месяца назад
ROODAKIguul❤❤soomaail❤🎉🎉❤
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 5 месяцев назад
Salaam Alaykuma first one thanks waqal studio waarbal liketa igu dhooba 💚🤍❤👋😂
@Shefa0132
@Shefa0132 5 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊
@Shefa0132
@Shefa0132 5 месяцев назад
Soomalilan❤🤍💚
@muxiyadiincali1406
@muxiyadiincali1406 5 месяцев назад
🟩⬜️🟥
@omer-sayidhassan9135
@omer-sayidhassan9135 5 месяцев назад
The best sound of 18 May 2024! Well done, Roda Keyf 🎶🎸
@muxamedcabdi5141
@muxamedcabdi5141 5 месяцев назад
Abwaan mubaarik cabdi yuusuf laxan iyo erayo macaan ayuu sameeyey Rooda kayf iyana si cajiiba ayey u qaaday Guul ❤❤❤❤❤❤❤❤ somaliland
@KhadanSuleman
@KhadanSuleman 5 месяцев назад
Rooda keyf mxd samaysay queen wxni hees wy dhaaftee❤
@blackisbeauty4127
@blackisbeauty4127 5 месяцев назад
Ogaden Isaaq dhaley oo Hargeysa ku dhalatey baan haya. Guul iyo Xornimo ayaan Alle idiinka baryayaa ❤️🤍💚 Somalida oo ninwalbaa helo wuxuu rabo oo leysku garab qabto oo aan leys dilin in uu Alle I tuso intaan dhiman jecliyaa❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Qaadiga
@Qaadiga 5 месяцев назад
Abti qaali waanku salaamay❤
@Chanal508
@Chanal508 5 месяцев назад
Abti waad u dhalatay ❤❤❤
@Hargeisawi-e7c
@Hargeisawi-e7c 5 месяцев назад
Abti muwadinad ayd tahay we are somalilander intaas uunba muhiima somalinimadu ma tagayso ee mar hadi hore logu fashilmey midowaygi sidan aya inooga khyr badan
@adalmedia4291
@adalmedia4291 5 месяцев назад
Wadanka waad u dhalatay marti ma tahid qabiil laguma noqdo ,ma kubdhalatay
@luulaladan6314
@luulaladan6314 5 месяцев назад
Habo muwaadinad soomalilander ah baa tahay madaxa noo saarantay
@5minutesear
@5minutesear 5 месяцев назад
Everything about Roda is 💯🙌
@nimcoabdillaahi1272
@nimcoabdillaahi1272 5 месяцев назад
Fanaanintu sanadkan xadhkahay goysteen Masha allah axyaa wadani❤
@AbdullahiBarre-b6l
@AbdullahiBarre-b6l 5 месяцев назад
Hees wadan haku noqoto aduunka inta hartay xamar aya la idinka maamuli 😅
@Hargeisawi-e7c
@Hargeisawi-e7c 5 месяцев назад
​@user-zf8dl7sb3r soon or late the days coming Ee bal hays ciijin uun waxani xaasidnimo way dhaaftee 😂😂😂
@AbdullahiBarre-b6l
@AbdullahiBarre-b6l 5 месяцев назад
@@Hargeisawi-e7c bro do you think in dowlad noqoshada somaliland ay ku xirantahay somalida kale ! No dee calamkiba og in somaliland kaliya isaaq rabo dowlad isaaqna waa hal qabiil Ee ha is daalin walba oromo iyo qomiyada kala duwan keenaada maybe kenyan
@quran4u425
@quran4u425 5 месяцев назад
Waad iska hadashay walahi​@@AbdullahiBarre-b6l
@quran4u425
@quran4u425 5 месяцев назад
Soomaalilaan happy 18 may guuul
@MuseAli-w4r
@MuseAli-w4r 5 месяцев назад
Mashaa allah fananiinta somalilndr waa wada muwadinin dhab ah Sanadka si heer sare ah ayay qarankooda ugu hiiliyeen thanks you so much 💖
@XasannuurCabdicismaan
@XasannuurCabdicismaan 5 месяцев назад
Waa salaamayaa duriyada from muqdisho ❤
@jamalskp7280
@jamalskp7280 5 месяцев назад
Rageedii xerbtii xamar nagu salaan
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 4 месяца назад
🙌🫶🏻❤️🥰❤️❤️
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 5 месяцев назад
Hadaad sidayda dalkaaga #SOMALILAND ❤ JECESHY #________________Like_iisar❤ #HAPPY_18_MaY_2024❤❤❤ Raboow cimrigii jiraaye Raboow cadawgii jabaa Raboow ictraaf helaaye Cududii kumeel maraa
@AmiiraMahamed-ke5ps
@AmiiraMahamed-ke5ps 5 месяцев назад
Hanbalyo From Ogadeenia 🎉
@SuhaybUpdyDaHer
@SuhaybUpdyDaHer 5 месяцев назад
Quruxey wku calmade
@KhalidAlirunsheeg
@KhalidAlirunsheeg 5 месяцев назад
Ethiopia mashallah
@shucaybdualleh9950
@shucaybdualleh9950 5 месяцев назад
Thanks wll❤
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 5 месяцев назад
@@KhalidAlirunsheeg Haa masha Allah walahay itoobiya iyo smaliland
@AmiiraMahamed-ke5ps
@AmiiraMahamed-ke5ps 5 месяцев назад
Agah Ethiopia meesha mxaa kenay anagu Ethiopia mahinin hunayal🤦‍♀️
@ismailawil5557
@ismailawil5557 5 месяцев назад
Rooda Keyf Fankeedu mustaqabal ifaya ayuu leeyahay runtii cod, style, luuqba wey leedahay. Guulleyso indr🎉❤
@SadammohamedKaarshe
@SadammohamedKaarshe 5 месяцев назад
waa heesta ugu macaan ee sanadkan xuska 18 may loo qaaday
@AxmedXuseen-bz7fo
@AxmedXuseen-bz7fo 5 месяцев назад
Ciyaarna kumuu imane Halgan culus io dagaal Colaadaa lo maray❤
@Muoseapdilahimahamuod
@Muoseapdilahimahamuod 5 месяцев назад
I aamina oomaar Barbar uu daawanayaa😂
@MariaMohammed-tz3sr
@MariaMohammed-tz3sr 5 месяцев назад
Runta wyeH😂
@khadijoyusufsalah3784
@khadijoyusufsalah3784 5 месяцев назад
Muxuunaga bedalayaaa
@SahalAli-x5n
@SahalAli-x5n 5 месяцев назад
😂😂😂😂😂 vraiment runta weye
@ayanmuhumed3488
@ayanmuhumed3488 5 месяцев назад
Shaki kuma jiro tas😅😂
@JamaalBaashe
@JamaalBaashe 4 месяца назад
Jacaylka barrabar dadbaa wax ku noqon lahaa lkn rooda keyf shacabkeeda ayey ku meel martay😅😅😅😅
@drmahadahmed516
@drmahadahmed516 5 месяцев назад
Rabow cimrigii jiraaayay raboow cadwgii jabaa❤ happy 18 may people from moqdisho❤❤❤
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 4 месяца назад
🙌🫶🏻👍🏻❤
@Mr_Baraf123
@Mr_Baraf123 5 месяцев назад
Inantaydii aan dad dheernahay rooda qarankii oo faraxsan
@MunaSaleebaan
@MunaSaleebaan 5 месяцев назад
Rooda kayf way cibaadaysatay sanadka❤❤❤
@nimconux4601
@nimconux4601 5 месяцев назад
Wooow manshaAlleh happya 18 may❤❤❤❤soomaaliland guul iyo gobanimo rooda keyf..
@mohamedkhadar9830
@mohamedkhadar9830 5 месяцев назад
Everything about Rooda keif is 🔥🤍
@walifarah101
@walifarah101 5 месяцев назад
Iyadoo sanadkan ooda laga soo qaaday heesihii ugu badnaa ee loo qaaday maalinta xoriyad dib ula sonoqosashada jamhuurida barakaysan ee 18 MAY. Heestan iyo tii mustafe dollar waa kuwii ugu fiicna.. Mahadsanid Waqal studio,abwaan mubarig cabdi,digaale yre, Rooda kayf, monium and Ahmed AK 🎉🎉🎉❤
@MaryamMaryam-wz6pv
@MaryamMaryam-wz6pv 4 месяца назад
Abdirahmaan nasri naa kama yareeysto😮😂
@apdiqaniuthman
@apdiqaniuthman 5 месяцев назад
Waa heestii 17 Naad Ee Sanadkn loo Qaady Somaliland🔥 Happy 18 May My country 💚🤍❤️🥰
@AbdaleAwabdi
@AbdaleAwabdi 5 месяцев назад
20 weeye
@shucaybdualleh9950
@shucaybdualleh9950 5 месяцев назад
Super somaliland fanaaniin laguma gaadho m.allah
@CabdiMaalik-lq4cs
@CabdiMaalik-lq4cs 5 месяцев назад
Rooda kayf muwaadiin Dhab ah wye heestan wan ka hayna walal❤
@HodoAyan-is4fw
@HodoAyan-is4fw 5 месяцев назад
Wwwwwwwwwaaaaawww mashallah fananinta Somaliland waa muwadinin Happy may Somalilanders ❤❤❤❤❤
@mideeye143
@mideeye143 5 месяцев назад
Rooda kayf the best Fanaanad wllhi 🟥⬜️🟩👁👃🏼👁
@TEAMMBAPPE9
@TEAMMBAPPE9 5 месяцев назад
Wow nice our queen
@axmedzaki535
@axmedzaki535 5 месяцев назад
M.allah waka hayaa fanaanadeeni rooda keyf ❤❤
@himilo3460
@himilo3460 5 месяцев назад
Muuse ismacil hadan nahay rooda waxaan ku bedeleyyy boodkii bk
@NimcaanMohamet-bt5pw
@NimcaanMohamet-bt5pw 5 месяцев назад
Walee waalakalatagay orodna maha Somaliland oo ictiraaf heshay horumartay ayaan arkya
@maryamabdi632
@maryamabdi632 5 месяцев назад
Mansha Allah best singer rooda kayf ❤❤❤happy 18may ❤❤
@halhays
@halhays 5 месяцев назад
Illaahay dadka, dalka iyo diintaba ha inoo dhawro. Illaahay qalbiyadeena ha midooyo oo ha inaga dhigo kuwii cadowgooda meel ugasoo wada jeesta. Awood waxaan ku leenahay wada jirkeena iyo isku duubnideena. 🤲🏾 💚 🤍 ♥️
@Hamsinho14
@Hamsinho14 5 месяцев назад
Woow, great melody and heart touching voice roda keyf you did it!! Happy 18 may landers🟢⚪️🔴
@jamalskp7280
@jamalskp7280 5 месяцев назад
Reer somaliland Hambalyo 18may ❤❤ is muujiya farta taaga
@maxameddhamac7426
@maxameddhamac7426 5 месяцев назад
The flag ❤the outfit ❤ the song❤ the girl❤
@jamalskp7280
@jamalskp7280 5 месяцев назад
Maanaha Alaah ❤❤❤ rooda waxay i xasuusisaa kinsi xaaji aadan ayeyn u yara eeg tahay
@MohamedDaahir-n2v
@MohamedDaahir-n2v 4 месяца назад
SOMALILAND the best song and the best voice roda kaif
@GurayMaxamuud-zz6nk
@GurayMaxamuud-zz6nk 5 месяцев назад
Wale rooda kafy waa boqooly guul adiga iyo calankuba. nacbkii wad kaga ilmaysiisy wllo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aminadunkal7360
@aminadunkal7360 5 месяцев назад
Illaahay ducada ha noo aqbalo dad iyo dalba . Amiin Amiin yaa Allaah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹Guul Somaliland 👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑❤️❤️❤️❤️❤️❤️👑👑👑👑👑👑👑🌹🌹❤️🌹❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@GalaGymka
@GalaGymka 5 месяцев назад
Super Roda keyf ❤️🤍💚 Waw Guul somaliland !!!
@abdifatahabdirahman6595
@abdifatahabdirahman6595 5 месяцев назад
Aniga Ugu Horeya
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 2 месяца назад
wooooooooooooooooooww masha Allah Allah hees qaaliyaa 🥰🥰🥰🥰🥰
@najmacadey-ie2zr
@najmacadey-ie2zr 5 месяцев назад
wow myroodaydi thanks hambaly0 hambalyo dadkaygi happy 18 may
@ayanmuhumed3488
@ayanmuhumed3488 5 месяцев назад
Wow roda waka baxsatayHamblayo ♥️🥰 sanadguro wcn Happ 18 may gul gobnimo always ❤💪
@skid-rs2eo
@skid-rs2eo 5 месяцев назад
Jah Rooda Rashid Elsar inadeertay ceerigaabo queen sanadkan 18 may way u hagar baxday🇭🇺🫶🏽
@MohamedAhmed-im7cx
@MohamedAhmed-im7cx 5 месяцев назад
Roda kayf axyaa kayf waan ka haynaa tan ❤❤ Happy independence all Somalilanders ❤❤
@maxamuudcabdi92
@maxamuudcabdi92 5 месяцев назад
Wooow my queen best song
@OmarYuu-bf2cb
@OmarYuu-bf2cb 5 месяцев назад
Editing ka Rooda keyf ayaa iskleh i aamin ❤❤❤❤
@Jamalwarsame
@Jamalwarsame 5 месяцев назад
Wow rooda kayd The Queen🥰🙏🏽
@HamDaOpthiHnazir
@HamDaOpthiHnazir 3 месяца назад
❤one Love SomalilanD❤
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 5 месяцев назад
Happy 18 may all landerz dadkayga iyo dalkeygaba one love💚🤍❤🌍💪🏻
@NourraMuhiim
@NourraMuhiim 4 месяца назад
Ax ax guliyo gobanimo cadawgin hajabo yarabi horumar gadha in asha alh❤❤❤❤❤
@Khalil112-d4p
@Khalil112-d4p 5 месяцев назад
Amin mashallah Tabarikalla jamuuriyad barakeysa ee soomaaliland guuuul ❤️❤️❤️❤️❤️
@Jimcalekikoz
@Jimcalekikoz 5 месяцев назад
Digaale yare 🎹❤
@maracasvillage3313
@maracasvillage3313 2 месяца назад
Qoroxbadan🎉🎉🎉❤❤❤❤❤😮😊😅😅❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@arapoofficall2072
@arapoofficall2072 2 месяца назад
ROda kagay cimrigaa haniro hajoiogo aamin aamin aamin
@saadonoor7931
@saadonoor7931 5 месяцев назад
Msha alllh rooda dhigay shubtay waa heesti labad💚🗯❤
@anabomar2491
@anabomar2491 5 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤Masha Allah guuuuuul Somailland guuuuuul 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉hambalyo 18 May ❤❤❤❤❤❤
@abdisalaanciid-gb3kd
@abdisalaanciid-gb3kd 5 месяцев назад
She has came another world keep going rooda wow❤
@hodangafadi5042
@hodangafadi5042 3 месяца назад
❤ SOMALILAND ❤
@HamdaAbdilaahi-i4f
@HamdaAbdilaahi-i4f 5 месяцев назад
Waaw hees wy dhaaftu❤
@FARDUUSCALI-s5j
@FARDUUSCALI-s5j 5 месяцев назад
Waw Nice 🎉🎉🎉🎉❤❤
@user-Varahzaneeyyy...
@user-Varahzaneeyyy... 5 месяцев назад
Wr hesta midhaha iyo laxnka ya leh🎉❤waaw wna wlosin faninteena❤
@cawocumarjamac4597
@cawocumarjamac4597 4 месяца назад
❤❤❤rooda kayf iyo abwaan mubaarik cabdi yuusuf hambalyo ❤❤❤❤❤❤❤
@SuhaybraysIbnuMohamed-zz1qt
@SuhaybraysIbnuMohamed-zz1qt 5 месяцев назад
Rooda kayf keep going sister ❤❤❤
@Farxaan123Ismaciil
@Farxaan123Ismaciil 5 месяцев назад
m.alllah roda keyf❤
@zafwandeik4811
@zafwandeik4811 4 месяца назад
Yaa rooda maxay fanaan tahay
@KhalidJama-fo1tv
@KhalidJama-fo1tv 5 месяцев назад
Bedelkii Mohamed Sead Bk waad Naga Haysaan ❤
@CabdixakiimCabdiLaahi-i3w
@CabdixakiimCabdiLaahi-i3w 3 месяца назад
💚💚💚💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤❤❤❤ciiltiree my blood
@nasteexobashiir5811
@nasteexobashiir5811 3 месяца назад
Qabyaalada iska daaya somaali waa hal 😢
@CabdiwaliShubka
@CabdiwaliShubka 4 месяца назад
Somaland and way dhamaty somali somali wayo de maxad naledeyah waa Dowlad waa been nalaga dhadhiciyay muse bixii benta iga jojo cadowga ma dhigeyna miya inoga dhigeysan saomali waa dhigeyna citiraf ayn iska ilowno 30sano ayn lagu heli wayay mahada ayn Helena ishga dee🥰
@cawocumarjamac4597
@cawocumarjamac4597 5 месяцев назад
maasha Allah ❤❤❤❤❤❤ good song
@faraxmahdi-7478
@faraxmahdi-7478 5 месяцев назад
Saddex midablahaygoow ka lulo samadaa korkeeda❤❤ Calanka SOMALILAND Casaan iyo Cadaan Cagaarku sareeyo oo Casiis magaciisa iyo Tawxiid ku cigaalanyahay❤❤❤❤
@FilsanAhmed-r8l
@FilsanAhmed-r8l 5 месяцев назад
Rabow citiraf helaa aamiin
@sharmaarkemaxamed6
@sharmaarkemaxamed6 5 месяцев назад
Soomalilan GUUL 🎉😊❤
@YaasiinFaarax-fg7ef
@YaasiinFaarax-fg7ef 5 месяцев назад
Wow Mashaallah
@mukhtarnoor-o6i
@mukhtarnoor-o6i 3 дня назад
Wwww rooda kayf
@Muhacabdirashiid-cl7ri
@Muhacabdirashiid-cl7ri 5 месяцев назад
Wllhi way kaamaraysaa rooda kayf heestu ilaaha somaliland naga dhaliyey ayaa mahad leh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdirasakshiine9572
@abdirasakshiine9572 5 месяцев назад
happy 18 may landers❤
@ayaanmohamed4606
@ayaanmohamed4606 5 месяцев назад
dhamaan somlilnd waxaan leyhy happy 18 may dadkaygii 💚🤍❤️
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 4 месяца назад
Amiin yarabbi Amiin 🤲🤲🤲 Rabbow cadawgiisajebi Ammin ocududiisakumeelmaraa 🥰🥰👏👏👏🤩🤩❤️❤️❤️❤️
@mcnncm1318
@mcnncm1318 5 месяцев назад
Rooda kayf 2024❤ happy 18may
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 2 месяца назад
Aamiin aamiin yaa allaah ❤❤❤❤❤❤🇭🇺
@CabdulaahiCabdi-ge8nw
@CabdulaahiCabdi-ge8nw 5 месяцев назад
Happy 18may dadkeygow dushan idinkala socda❤❤❤
@mustafelamo
@mustafelamo 5 месяцев назад
Heestii sanadka ❤❤
@nadiraosman6726
@nadiraosman6726 5 месяцев назад
Machalla Machalla very beautiful Isaaq girls machalla Machalla very ❤❤❤❤
@muscabYusuf-z3i
@muscabYusuf-z3i 2 месяца назад
Soomaaliiguul❤❤❤
@usameqays4681
@usameqays4681 5 месяцев назад
Comment 6 Lixaad Like ta igu zharFa tartan ban ku jiraayeH❤
@ahmedpato538
@ahmedpato538 5 месяцев назад
Digaale onthe beat🎉
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 2 месяца назад
aamiin amaiin amiin
@burcaawicr9438
@burcaawicr9438 5 месяцев назад
Wan ka hayna rooda ❤
@faadumocabdi6827
@faadumocabdi6827 Месяц назад
Ayyyy somalind guuul❤❤❤❤
@AishaAadan-qi2uh
@AishaAadan-qi2uh 5 месяцев назад
Allha dhiiga dhiiga 🇭🇺🫶🏼🦁
@HiboMowliid-v4p
@HiboMowliid-v4p 5 месяцев назад
Woow heesti ugu mcnyd❤
@abdiwahabdahir1828
@abdiwahabdahir1828 5 месяцев назад
No body can't hate the amazing voice of keyf😊❤
@AbdirazhiidAhmed-ss1un
@AbdirazhiidAhmed-ss1un Месяц назад
Walaahi heestu dhiigey idhaqaajisey
@mrhalane6393
@mrhalane6393 5 месяцев назад
Il est le temps que les gens reconnaissent la somaliland. ❤❤❤
@khadarmohamed6846
@khadarmohamed6846 5 месяцев назад
All lander's 💚 hore u socda
@muzhdhool2353
@muzhdhool2353 5 месяцев назад
Mnsha allah allahuma aamiiin yaa rabi illahayow citiraaf helaa aamiiin yaa rabi guulaysta jiidhkaygii reer somaliland 💚 🤍 ❤ guul 💚 🤍 ❤
Далее
ROODA KEYF - UDUG - OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
2:41
Просмотров 4,3 млн
ROODA KAYF - TIRTIRAY - OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
4:46
MARWAAN YARE - SOMALILAND OFFICIAL VIDEO 2024
6:12
Просмотров 86 тыс.
DHANTO SHABKAXA cajiba By MAME KHAN
5:08
Просмотров 1,8 тыс.
ROODA KAYF - XUSKA MAY - OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
3:49