Тёмный

Routine baadiyaha iyo muqaal qurux badan 

dhaqan kaaba
Подписаться 226 тыс.
Просмотров 80 тыс.
50% 1

Facebook page dhaqankaaba

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 200   
@shugriduhul2170
@shugriduhul2170 Год назад
ASC walaal dhaqan kaaba, Masha Allaah aad ban uga lelaa Barnamijadada quruxda badan, Dhal magaalo ban ahay balse Dhaqanka baadiye aad ban u Jeclahay. Allaha ku Barakeeko.
@mussaali3842
@mussaali3842 Год назад
Masha Allah waa maqaal iyo tabin qurux haban shaqo wacan baad haysaa horuu soco dhaqan dhaaba.
@maanka1111
@maanka1111 Год назад
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato✊️❤️☺️🙌👋😍🧡🥺
@ahmadmahamed8973
@ahmadmahamed8973 Год назад
❤❤❤😊😊😊😊❤❤
@Farhia_ali
@Farhia_ali Год назад
Maasha Alaah. Abasyo Qof Adagtahay baadiya Idulqaadanaaya. ILASH kuusiyyadiyo
@mariglaire
@mariglaire Год назад
Masha allah tabarakallah sida aan u jeclaa tuulada idaha iyo riyaha ramadan kariim wlchy ❤❤
@safiamohamud1222
@safiamohamud1222 Год назад
We’ll come back my daughter manasha Allah
@salma3ahmed890
@salma3ahmed890 Год назад
Timir badan cuna. Caanaha. Ariga hala kar kariyo kadib miir kadin. Timir ku cuna ama ku qasa. Mishin ayaa fiicnan lahaa. MashaAllah. TabaraAllah. Nolol qurux badan Ani waligey baadiyo ma arkin insha Allah maalin waa imaani doona. Abaayo madama aad magaalo tagtid. Golofalka. Marada so sameyso. Iska ilaali dabka. Allah ku ilaaliyo. Afsoomaali qatar kuma ahi ❤❤❤.
@NimoMohamud-ct1jb
@NimoMohamud-ct1jb Год назад
Mansha allah walshay dhaqan kaba waan ku sakamey waxad noo soo bandhigta muqalo qurux badan rabadan karim
@fadumoadan644
@fadumoadan644 Год назад
Masha allah waa muqal aad uqurxan dad badan oo reer magal ah ayaay ka farxad badanyihin badiyihu
@nimoomer9500
@nimoomer9500 Год назад
Nacam😍
@codewithkabare4688
@codewithkabare4688 Год назад
haa walahi allamadulilah
@maanka1111
@maanka1111 Год назад
ilaahay Danbigiisa ha dhaafo qofka hal subiskareebe iisaara ee walashey ama wllky ee soomaliyeed ❤️✊️✊️❤️☺️🙌👋🧡🥺🖤💓
@Imraan53
@Imraan53 Год назад
Mashallah gabar kaftan taqano aya tahay videogada xiiso ayu leyahay❤
@maryamadaud8856
@maryamadaud8856 Год назад
Wan ku salamay walshey gabadhan dar Allah ujeclahay Masha allah
@Xasannuur-go4ts
@Xasannuur-go4ts Год назад
Masha Allah
@ayaanahmed7946
@ayaanahmed7946 Год назад
Ramadan mubarak masha allah⭐🌙❤❤❤❤❤
@adenamiiroali303
@adenamiiroali303 Год назад
Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah.
@salma3ahmed890
@salma3ahmed890 Год назад
Abaayo. Geedka. Timirta maa ku abuurtaan. Waa geedo adag. Abaayo tijaabi. Sidda aad taariikha ku xusto. ❤
@hawohussein2919
@hawohussein2919 Год назад
dhaqanka waa larana❤❤❤❤❤ thank you so much dadka usheeg ciida dudumada waxa laga sameeyaa weel somalida kama faidastan dudumada
@JIMCAALE__10
@JIMCAALE__10 Год назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته hargaysa kaala socdaa ❤
@sagalahmedsagalahmed
@sagalahmedsagalahmed Год назад
Masha Allah dhaqan kaaba horey usoco mcnto ❤❤❤❤❤
@Gory-ali
@Gory-ali Год назад
Maasha. Allaah. Habo. Waan. Kuu. Diiday. Anagu. You tube ka ayaan. Kaa daawanaaya. Jiray. Mudaan. Kuweeynay. Maxamad. Yaroo. Weynaaday. Badan. Markaa. Maasha. Allaah. Waan. Idin salaamayaa
@shariifohassan1735
@shariifohassan1735 Год назад
Fan majiro abayo runtaa waye,
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 Год назад
Daris kiina nahay ilaahay xaqa haduso oo nabad ha dhex dhigo amiin
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c Год назад
Maaha Allah abyo guul kuurajeyna I.a
@jamiiloabdi1610
@jamiiloabdi1610 Год назад
Dhaqankaabo horo usoco
@NadaAxmed-cp6no
@NadaAxmed-cp6no Год назад
Mn allaah
@Rihaana_
@Rihaana_ Год назад
Mashalah wllo
@warsamedacad123
@warsamedacad123 Год назад
Assalamu Aleykum dhaqan kabaay walal qali waan Ku Salamaaya, Runtii waanka hala Video muqalada So Gudbiiso Aad Ayan oga helaa Wanan Jaclahay Badiiyaha dhulkeena hooyo, alle haku Amansado 🙋❤️
@rahmokiinofficial2366
@rahmokiinofficial2366 Год назад
masha allah alle haku barakeyo wll dhusamareb ban ka dawanaya i.a wn jeclhy ina badiyan tago maruun🥰
@cabdilaahioodweyne2734
@cabdilaahioodweyne2734 Год назад
Thank you so much waaku hastaa jawiga wllhi abaayo keep going,,,💥💥💥
@abdirahmanaidid1289
@abdirahmanaidid1289 Год назад
Ader manshaalaah tabarakalaah wa goobanimada. Ay leeyiihiin . Reer miyiigeeno oo dhan dhaqan bay u leeyiihiin inan lagu ag qanid iyo sorry wacan manshaalaah
@maryanmahat4713
@maryanmahat4713 Год назад
Mashallah Abayo
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 Год назад
Maasha allaha ⭐🌙👍❤❤
@fahima6186
@fahima6186 Год назад
MASHA Allh Tabarakllh afurkaas caadi maahan tinaarta hadaa dabool usameeysi aad beey usahlanaaneeysaa Insha Allh anagaa reer koonfur ahe👍💯👍👍❤❤❤
@xalwocabdirixman7198
@xalwocabdirixman7198 Год назад
Wad Nogala dahdey waxay ahyd marki sonku dhashy in ad bilowdo qaliyey lkn alxmdllh mar hadad noso dubtey horey usoco qaliyey💋💋💋💋💋🥀
@abdirahmanfarah4928
@abdirahmanfarah4928 Год назад
Maanshaalaah wuu ii soo carfay rootigaas aad dubtay suqaarka qasac kalluun ku dar
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 Год назад
Mansha allah, waan kuu xiisay habo. Mudo hore iigu kaa dambeysay.
@abdirizakhassan8094
@abdirizakhassan8094 Год назад
Alla meeshaas idahaygii baa kumaqan dhaqan kaabaay. Lkn dhibkaaba ah ineey arigiina kusumad yihiin.
@naimoalisiyad1527
@naimoalisiyad1527 Год назад
dhaqaankaba salan sare Abayo hore usoco Gabar Adak
@mohameddabar8212
@mohameddabar8212 Год назад
Mshllh abayo jigjiga aya kadawada badiyo bari aya tagay gabar aan daris nahay aya reerkooda baadiyo daganyihin taan iga racday xajigeyga sidu igu qeyliyay nolasha badiyaha no mashqul waye
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 Год назад
Ramadan Mubarak ❤️❤️🥰🥰
@abdimajiibabdullahiabdulle3508
@salma3ahmed890
@salma3ahmed890 Год назад
Bur macaana inta ayaa ka dareemi. MashaAllah. TabaraAllah
@sharmaakeabshir9008
@sharmaakeabshir9008 Год назад
Masha allah wllhi xiligaano kale badiyaha waa looxiisaa ❤❤
@hindafarah9663
@hindafarah9663 Год назад
ماشاء الله تبارك الرحمن ❤❤❤
@xaliimokhaliif-gr3oc
@xaliimokhaliif-gr3oc Год назад
Ma shaaa allh dhaqan kaba ilxun kuma aragto qali
@mohanreermagaal8324
@mohanreermagaal8324 Год назад
Dhaqan kaaba 🕋 I am the fast freind
@salma3ahmed890
@salma3ahmed890 Год назад
Abaayo. Biyahana. miira. Luluma ayaa ka baqda. Waayo. Lulumada. Cudurkeda waa taqar lama arko. Allah ini badbaadiyo . ❤. Insha Allah. Roob caafimaad qabo. Oo barwaaqo ah.
@nuuraadan4465
@nuuraadan4465 Год назад
Abayo kal iyo lab ayan kusalmay ❤ halmid kacudsana ha fulin du dunta maficno jinka dago aya ladha e iska dhaf abayo aamna aalh hurmar wacan ayan kurajena❤
@dhaqankaaba7350
@dhaqankaaba7350 Год назад
❤❤
@nuuraadan4465
@nuuraadan4465 Год назад
@@dhaqankaaba7350 mahad sanid abayo
@Zurich527
@Zurich527 Год назад
Dudubta markaa koreyso haddaa adkarta Akhrisato wax dhib ma leh
@fatxiyaosmanbarry3996
@fatxiyaosmanbarry3996 Год назад
@@dhaqankaaba7350 asc Ramadan karim muda foogba iguka dembeydey
@ayaandhalaalcooking8985
@ayaandhalaalcooking8985 Год назад
Masha alah abyo muqal qurux badan weyan horey usoco guuleyso ❤❤
@samirafaysal6526
@samirafaysal6526 Год назад
Abyo Masha Allah illah dulqadka haku siyadiyo badiyo nolasheda wey adktahay dalxiis lee ku fcn Ee degan ku ma fcnco 😮
@hayaathabiib9608
@hayaathabiib9608 Год назад
Bur xabaal waanba ku haystaa. Kaabay inaan kuu imado waaye Qurbaan ku daalaye. Wakee Dunarka is cadeeyo Dab ma gali karaan
@raxmacaday727
@raxmacaday727 Год назад
Ma shlah wll wad fcnthy abaayo shaqo badnidaa
@omhajar69
@omhajar69 Год назад
Maashaa'Allah muuqaal qurux badan Maanta 2bo erey bixinood baan kaa bartay ilin dareershe iyo dameer reer hebel kkkk
@Drs-saamiyachannel5lt58
@Drs-saamiyachannel5lt58 Год назад
Alle haku barakeeyo ❤️ walshy ubax degan ♥️ Garoowe ayaan kaala socda marban rajayn inaad Nagu Soo booqan doonto I.a
@salma3ahmed890
@salma3ahmed890 Год назад
MashaAllah. TabaraAllah
@ikraanxasan677
@ikraanxasan677 Год назад
Masha allh xbbti hore usoco
@xaragodheyman5226
@xaragodheyman5226 Год назад
Ramadan mubarak❤
@saraaly4020
@saraaly4020 Год назад
Shaqlan xasuus ramdaantii ban badiyaha ku afurijirnayaa talakad bad modaa😅
@shamsohussein
@shamsohussein Год назад
Msha Allah tabaraka, Allah hormar wacan abayo qali
@raxmataali8598
@raxmataali8598 Год назад
ماشاء الله تبارك الله Habo usturka aan kugu jeleclahau
@Zurich527
@Zurich527 Год назад
Masha Allah nolol tan ka wanaagsan maba jirtey ila tahay waayo magaalka saliid iyo cunto culus oo crastarol leh baa nagu dishayba
@fadumoahmed9655
@fadumoahmed9655 Год назад
Masha Allah ❤
@MaryanHussein-nu9yd
@MaryanHussein-nu9yd Год назад
Maashaa ❤ alaah
@leyloxusen3809
@leyloxusen3809 Год назад
Asc abyo ramdn mubaarak quruxy malmhn waankuwaayay
@malak4651
@malak4651 Год назад
abayo kabaha bud bud xiro ayaga ku fican ❤
@nimoomer9500
@nimoomer9500 Год назад
Masha allaah wallshay meeshasi waa meelma xagee weeye
@sahraalin7478
@sahraalin7478 Год назад
Watfadashay horoy usoco
@nasteexoabdi1607
@nasteexoabdi1607 Год назад
Mashaallah wllshey qali Allah ku xiftiyo
@bellaguul840
@bellaguul840 Год назад
MashAllah ❤❤❤
@bashkabashka665
@bashkabashka665 Год назад
Masha allah wlashy hor mar weyn ayan kuurajeynhayaa
@sumayocabdiraxiim8151
@sumayocabdiraxiim8151 Год назад
Maasha Allah abaayo xagee joogtaa waan kuu imaanaahe❤❤❤ maadama aad aan kuu taageero 😊😊😊
@liibaansiyaad5584
@liibaansiyaad5584 Год назад
Shimbirta dhawaaqeysa ani ahaan waxaan u aqaan qooley. Dhaqan kaaba waxaan rajeynaa inaad adina ila mid tahay.
@malak-tn5ic
@malak-tn5ic Год назад
Ana hada afur samayna from kenya
@yaxyamaxamed396
@yaxyamaxamed396 Год назад
Caamirsatahaagana qof daacad ah u ekyahy illahay Haku daayo
@allowikaalmeyofficialchane4488
Asc. Maansha Allaah.
@MarwoMhmed-ij2hz
@MarwoMhmed-ij2hz Год назад
Jecliyaa baadiye
@cabdinaasirmaxmed-hr1nk
@cabdinaasirmaxmed-hr1nk Год назад
M.a video cml oo baadiyaha soo badi please geel jir iyo ari jirt cml walal
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh Год назад
Masha Allah wax aana aqoonbaa kaafaaidey qas ahaan burkaa biyaha iyo cusbada lagu qasay waa inaa tijabiya lakiin adeyg soo manoqonayo 😊
@omarismail1123
@omarismail1123 Год назад
Carabta jeel burkaan waaba casri masha allh❤
@saabirilyaas2266
@saabirilyaas2266 Год назад
Asc walal hal codsi wajigaaga inaa na tusto hal Video xitaa. adigaa iska leh go’anka waa codsi kaliya mahadsanit.
@HassanAhmed-ty6xw
@HassanAhmed-ty6xw Год назад
Hhh burka danbas kala boodkii oo la casriyeyey waa masha allah waayo saliid malaha iyo fixiso toonna
@NadaAxmed-cp6no
@NadaAxmed-cp6no Год назад
Dhaqan kaaba
@liibaankhaliifa9367
@liibaankhaliifa9367 Год назад
Ala wa inadertey uxiisey codkeda wnagsan waxqabadkeda
@neime607
@neime607 Год назад
Waxaan is waydiiyay adnaa aan jeclahay inaad iiga jawaabto maxay reer miyigu deerka ama xirada guriga qoryo qalalan ugu ootaan, oo u diiday inay geedaha iyagoo xidido le ku talaashaan guriga hareerihiisa. Uguna qaboow badn una aragti iyo indho roon.
@salma3ahmed890
@salma3ahmed890 Год назад
Abaayo. Qoreyga digsiga lagu walaaqo isticmaal qada ma fiicno.
@CaabiahmedCaabi
@CaabiahmedCaabi Год назад
Asc wll xageed joogtaa hada kadib waxan rabaa inaan kula soo xiriira
@mohamedhassanjeilani2259
@mohamedhassanjeilani2259 Год назад
Wlhi anigu adiga ayaan kaa helay waxaan rabaa inaan farxad kula qaybsado
@chineabdi6324
@chineabdi6324 Год назад
Dankaboo wan kujeclhyee
@kastaro4485
@kastaro4485 Год назад
Inta muqalkan dawanayey geed laharsan karo kumayaal masafada intaa le eg so sad 😢
@Haldhawr
@Haldhawr Год назад
Wlhi qof aad u caqli badan baad tahay meesha aaad waxka eegayso allaha kubarakeeeyo
@fowsiyahassan3018
@fowsiyahassan3018 Год назад
mashallah
@Dekomohamed58
@Dekomohamed58 Год назад
Allah idiin barakayo❤
@malak4651
@malak4651 Год назад
masha alah🥰🥰🥰
@sacdiyaomar7613
@sacdiyaomar7613 Год назад
Masha allaaha xbbti jiar oa jag mcn
@miskiinabdiqaadirciise1664
@miskiinabdiqaadirciise1664 8 месяцев назад
Bahalada gala is kakarow wll
@safiahassan3655
@safiahassan3655 Год назад
Masha Allah Rabadan Mubark 🥰🥰🥰🥰
@suheybo15adan88
@suheybo15adan88 Год назад
Masha allh huno❤❤❤❤
@degelkhayr
@degelkhayr Год назад
Dhaqankaaaba baadiyaha waa jeclahy lkn waxaa necbahay abaasada iyo masaska hada uk 🇬🇧 baa kunoolahy baadiyaaa usoo socdaa abaasadaas baa walwal igu haysa
@Drs-saamiyachannel5lt58
@Drs-saamiyachannel5lt58 Год назад
Dar ilaahay kuu jeclahy walshy dhaqan Kaaba ubax degan
@farhiyamohamud5466
@farhiyamohamud5466 Год назад
Masha allaaah ❤
@faadumocabdulaahi-sm8qr
@faadumocabdulaahi-sm8qr Год назад
Kkk abaayo burhogees caadiyo dubo
@abdullahimowlid9052
@abdullahimowlid9052 Год назад
Walal halgan Badiya ma ahan waa tula
@OHH2004
@OHH2004 Год назад
Oo kaalay digaag miyaad dhaqatid
Далее
Bali ama war ayaan afurka kusookariyey
12:16
Просмотров 61 тыс.
Meherada ama maqaaxida dhaqankaaba😁
14:57
Просмотров 102 тыс.
بادية الصومال | Miyiga Soomaal
38:11
Просмотров 1,2 млн
Normal Life Routine galabtii ilaa habeenkii baadiyaha
15:20
YURUB GEENYO WARAYSI XIISO BADAN
20:11
Просмотров 225 тыс.
FILO PART 123
31:35
Просмотров 331 тыс.
Sida rerku udagay baadiyaha
14:36
Просмотров 93 тыс.
Isbadalka nolasha qoysaska baadiyaha
13:56
Просмотров 195 тыс.