Тёмный

ROUTINE MAALIN TAYDA CAADIGA WAXAAN QABTO /A DAY IN MY LIFE 

Amira Qurux
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 129 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 169   
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Год назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋☝️❤️😢
@user-vr7xq2ul8u
@user-vr7xq2ul8u Год назад
Scw scw
@user-cs8yo3zu4y
@user-cs8yo3zu4y Год назад
Scw
@Tubta_nolosha
@Tubta_nolosha Год назад
@BiinnHhhh
@BiinnHhhh Год назад
Scw
@faadumohasan4021
@faadumohasan4021 Год назад
@@Tubta_noloshavbvvpbrbuvuv
@Ladancidin1
@Ladancidin1 Год назад
Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤ Like Saara🤲🩷🥰❤️
@Josephboy1122
@Josephboy1122 Год назад
amiira qurux this woman is the one of the best youtubers and videos creators i have ever watched. sister i am always number one supporter 4 u 🤝
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Год назад
Alle Wuu Naxriis Badan Yahay ❤
@Mumtaashassan25
@Mumtaashassan25 Год назад
Amira shein noga faiday sida ugu dalbato abayo adiga mahadsan dharka ciyalka iyo dharkgaba abayo pleeas waku barya abayo 😢😢
@samiiranor2166
@samiiranor2166 Год назад
Aby youtube ley ku qor wad arkey cidna ha tugsan
@Zahraruuxi34
@Zahraruuxi34 Год назад
Nabigena sharafta badna Mohamed wll ku sali janadah Allah nagu kulmiyo
@Zahraruuxi34
@Zahraruuxi34 Год назад
Kuu sali xabbkena Mohamed sallaahu Aleyhi wasaalam ❤
@ayaanjama2507
@ayaanjama2507 Год назад
Adna ciyaalkeeda wa aqli lowyaal mashallah Azim jiljileec ba ka batay cunugta adna waxba kama yaro hadaney iiyada mashallah wayee illahay hadesto ❤
@ifraaaxwarsame6962
@ifraaaxwarsame6962 Год назад
Waa runtaa Abyo ilmo kaligiis ah waye Qoftaas military ay ku dheh jirtaa
@dekahassan2505
@dekahassan2505 Год назад
Hadane aadbe u kol koolisa cunuga waa lagu adkeya
@user-xt9mq9bo5n
@user-xt9mq9bo5n Год назад
Allah is one❤❤❤
@barlinyusuf8803
@barlinyusuf8803 Год назад
Masha alah abayo hoyo wanag sana tahay ilahay haku xafido ❤❤❤
@ishwaaqahmed5609
@ishwaaqahmed5609 Год назад
abayo iska dhaaf haiska qalin walalkay baa turkiga dhowr bil ka hor iska qalay sankii dhan wuuba sii xanuunaya biyo baa iska socda qabow yar haduu dareemo biyo ba ka socda dabayl yar haday soo dhacdo like that walahi ani walalkay hada wuuba ka shalaya cafimad kasii qaad intuu is dhahayy wuuba kasii daray
@NooraAhmed-rh7zv
@NooraAhmed-rh7zv Год назад
Kusalli Nabigena MuxaMad scw sxw scw sxw scw sxw ❤
@Mohamed-q9l
@Mohamed-q9l 7 месяцев назад
Allah is one ☝️
@XasanXasan-km2iz
@XasanXasan-km2iz Год назад
Queeny girl amiira you don't deserve to be alone ❤ hw cn stupid man let pass away this queen girl ❤❤❤
@XabsaCali-ml8py
@XabsaCali-ml8py Год назад
wow masha allaah wllo hore usoco💗💗💗
@shuwtiramcabdi4417
@shuwtiramcabdi4417 Год назад
Amira Ambo sidaa cml ahaa waan ku xanusan jiray alxamdullilah hada waa la iqalay Alhamdullilah abyo iska qal adnh insh Allah waad cafimade❤😊
@faadumoabukar1198
@faadumoabukar1198 Год назад
M.a amira gabadha kaliya team 27 aan ugu jeclahy🥰tauykeep going Aqwaan🤣
@fartamoh6fartamoh660
@fartamoh6fartamoh660 Год назад
Amiiro ha cabsan abyo. qaliinka waa caadi oo wax dhib eh ma ku kenayo ani baa sameyay oo waan ka nastay sanboor wlhi ❤
@user-ss8he5sq8i
@user-ss8he5sq8i 9 месяцев назад
Maya ha is qalin aniguba sanboor waan qaby waliba indhahaa ibiyayn jiry hada kabuskoday geeed ladhaho gacmodhere ah iskga shub sanka biyihisa somaliya ka baxaa waxa ka soo dhacaya cayayaano ku jira sanka
@Asadhagio298
@Asadhagio298 Год назад
Plz and plz soo qor saliga nabigeena mohamed(scw scw )
@Akim_1794
@Akim_1794 Год назад
Team Cusb Caan Waaye😂😂😂
@muhubaMaaalim
@muhubaMaaalim Год назад
Amiiroy danka advertisements ka waku fcntahy runtii❤❤ somali advertiser noqo... keep going sweetheart
@hodan4905
@hodan4905 Год назад
Amiray iska daa qalinka ana galoo sanad ka dib sideda ayu igu zo noqdy 😢 Adna ilahy ha ku cfiyo
@neimaniina5009
@neimaniina5009 Год назад
Macha Allah tabarkallah Allow kuxifdi wllo ❤
@user-up8jl6nx2b
@user-up8jl6nx2b Год назад
Cuntada aad siiso bby asiim soo gali❤
@user-kp8jw6oq3r
@user-kp8jw6oq3r Год назад
❤❤❤Mashalla amiira allaha ku caafiyo sanboorka waa halis Ani ahaan Waxaa kugula talin lahaa inaa qalinka qasho qaliimada cunaha sanka iyo dhagaha waa save meel walbo Malesia waba ka sii fiican tahay waxaa laga yabaa hadii adan iska qalin hada uu mustaqbalka dhaw uu sanbabada ku xanuunaan sidoo kale qunfaca iyo hindhista badan ama marmarka indhaha uu ku keeno duqnimo Soo dagdagto uu wajiga ka dhaco iyo indhahoo ku barara ah stay healthy one love❤❤❤❤
@user-lp4ed6zj5w
@user-lp4ed6zj5w Год назад
Subxanallah ani xitaa saas an ahy sanbor qabo yar uma dulqadan karo sanka hilib iga yala qaliiin cabsi cabsi wye 😢😢😢
@MaxamedIbrahim4669
@MaxamedIbrahim4669 Год назад
🤩😍😮Masha allah👌👍🎉👏🥰💯❤👑😚
@maymaqueen573
@maymaqueen573 Год назад
Masha Allah
@MaryamCuud-hi9ku
@MaryamCuud-hi9ku Год назад
Mashallah keep going sis
@cawocalicawodheman4938
@cawocalicawodheman4938 Год назад
Amiira hays qalin anigaa faa iido ka waayey nin ruush ah ayaa hargeysa igu qalay laakiin wax faa.iido ah waan ka waayey
@taqwachannel9897
@taqwachannel9897 Год назад
abaayo dhagayarre shiido koob biyo hal qandho dhaga yare ku kar kari kadib cab qaraar zaid waaye lkn koob malinti hada cabtid hilibkana wuka yarana sanboor kana tartiib ukaga ba ba aa insha allah ana hoe u isticmalay faido badan na waka hhelay waxa rajena ina ku faidi dontid adi iyo qof kkasto sanbur ka cabanayo oo asxabta ka mid ah insha allah
@Umumahamed1
@Umumahamed1 Год назад
Thanks wllo ana waxa I dhibay San bor iyo hilib mcna dare eh
@farhiahassan8887
@farhiahassan8887 Год назад
sanka hilibka ku yalo ma iga dawena dhaga yaraha abayo
@taqwachannel9897
@taqwachannel9897 Год назад
​@@farhiahassan8887 haa abaayo saa u maqlay ani laftigey qof baa i shegay mar dhow aa bilabay wuna iga yareyey alhamdulilah lkn in kuli ba bi inaayo ma hubo qofka ila wadagay sanboor dhan waka cafimaday u dhahay hilib kina wuu iga dhamaday marka malinti 2 koob bas aa kugu filan shaha caadiga ah asi ku badalo wax badan ani iskaga gartay alhamdulilah ano qalin rabo ina ado aa hadane iska barawey is dhahay dhago yaro waa dhir dhibato ma kunayo wuna ii shaqeyey alhamdulilah
@taqwachannel9897
@taqwachannel9897 Год назад
@@Umumahamed1 ada mudan walal qaali ina ku cafimadid ku rajena insha allah malinti 2 koob ka cab subax and habeen 1 qandho yar oo dhago yaro koob biyo ku kar karso cab wuku dhiba bilawga lkn wala qabsane insha allah
@KhadiirafaaraxbuuxKhadiirafara
@KhadiirafaaraxbuuxKhadiirafara Месяц назад
Amiira qurux maanku taa geeraa wllo❤
@KingAkwadani-fu4pq
@KingAkwadani-fu4pq 11 месяцев назад
Amiira qurux 600k ma aha 700k waye l.a coming soon Abayo 700k 🎉🎉🎉🎉❤❤
@muxyebishar4333
@muxyebishar4333 Год назад
Rasuula ku saliya scw scw scw scw scw scw scw
@Hacabsan99
@Hacabsan99 Год назад
Waa baran kartaa luqada English-ka kaliya qof go'aan leh noqo ❤
@Rahmaruuxi805
@Rahmaruuxi805 Год назад
Ani dhib ku qabaa waan Baran la ahay 😢
@shugrishacni9733
@shugrishacni9733 Год назад
Iska jabi abaayo si kale kagama baxayo sanboorka yeel waa fiicnane inshaallah
@KhaasimMoha-pw5tg
@KhaasimMoha-pw5tg Год назад
Aniga gormee wx nila cunidoona malinta rotine dubeysi hda kadib wa is diyarina 😂😂😮
@aliyare228
@aliyare228 Год назад
Queen always queen❤❤❤
@user-hi1po8ev5v
@user-hi1po8ev5v Год назад
M.a Allah baarak fiikum 😊😊.
@fatimaabdi1847
@fatimaabdi1847 Год назад
Abaayo subixi iyo habeenii waxyalahad faceka u isticmasho nosoooo duuub plz plz plz❤😢
@farxiyofarax9058
@farxiyofarax9058 Год назад
Ma.a sis hormar wacan❤
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 Год назад
Hamplyo 555k subscribers coming soon 600k subscribers si dagdg ah welipa i.a🎉
@layladiis2926
@layladiis2926 Год назад
Abaayo ga bar Wausau Kira’s veer to idol salaam
@muhimrashiid9145
@muhimrashiid9145 Год назад
Qaliin hagalin abayo dawo isticmal
@user-qe7wx8de3x
@user-qe7wx8de3x 7 месяцев назад
waa xuun whil🎉🎉😢
@subargril4586
@subargril4586 Год назад
Mss qab-qab habeen wanaagsan ❤🎉
@beingseima1333
@beingseima1333 Год назад
Team labo qawan wa utoosti😂
@adnasiciid3262
@adnasiciid3262 Год назад
Waaw abaayo aadbaan kuu taageera❤❤❤❤
@fatima-5726
@fatima-5726 Год назад
Ana kula mid sanborka indhaha & sanka cun cun alle hana wada caafiyo
@user-dj1hx4qy1b
@user-dj1hx4qy1b Год назад
Abyo aamiro qalinkaas anaa galay sanad kahor wuu fududyahay waana casfimaday alxm
@FartuunhusseinAxmed-kv1dk
@FartuunhusseinAxmed-kv1dk Год назад
Masha allah❤
@AbdiraxmaanAbdi-ql2ed
@AbdiraxmaanAbdi-ql2ed 4 месяца назад
Xanuun maha abaayo
@muxyebishar4333
@muxyebishar4333 Год назад
Mashlh yutubarada wangsan
@farxakaftankaftan3208
@farxakaftankaftan3208 9 месяцев назад
Amiira Salida wnraba halke kahelaa mcnto
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Год назад
Manshaallah 😍
@luulmuqtaar3646
@luulmuqtaar3646 Год назад
Sanka qalin ha kalin abyo dao ku bufi😭
@osmandaad8275
@osmandaad8275 Год назад
mashaalaah abaayo mcn 😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤😂❤😂❤❤❤❤❤😂😂❤😂❤❤❤❤❤❤❤
@user-nl4cm8rd3o
@user-nl4cm8rd3o Год назад
Maasha Allah
@mariabella7190
@mariabella7190 Год назад
Qaliinka hadad gasho sidada le ahane Wadan aan maleysia ehen tag wuka baxa hawada ka raca tas wala arkay So tijaabi
@naciimoaxmenaciimo1031
@naciimoaxmenaciimo1031 Год назад
Salida natus ❤❤❤❤❤. Abaayo
@HanaAbdishakurAli
@HanaAbdishakurAli Год назад
Waa fiicnaane ani xitaa waa lii qalaa
@missdarajo2865
@missdarajo2865 Год назад
Waan Ku salamay Amira wllshy ado raliya salida ma I tusi karta way fote
@Manalcabdi1
@Manalcabdi1 6 месяцев назад
Amira qurux😂
@ayanishinaxaaji2371
@ayanishinaxaaji2371 Год назад
Amiiro Xale waxan kuriyoday anigoo ku arkay
@skukriali638
@skukriali638 Год назад
Abyo xabad sowdo oo Miro Miro ah dub oo tun kadib maro batiya Ku shub markas urso saddex jeer wa xanuun himdhisa Ku walane lkn alx wku fcnan i.a ana Ku fcnaday❤
@mukhtarwarsameyare3799
@mukhtarwarsameyare3799 Год назад
Xalay adigu qalin galay aan ku riyooday oo 3 bilood koomo ku jira aamira marka adiga lee waaye hadaad qalin gasho walaashay intaas waa iga kaftan ilaahay ha ku fududeeyo qalinka
@mushtaaq707
@mushtaaq707 Год назад
😂😂😂
@amiraqurux
@amiraqurux Год назад
Bisinkoo😂😂😂
@mukhtarwarsameyare3799
@mukhtarwarsameyare3799 Год назад
😂😂 maahmahyo xun laba qawan waa u toostay baan ku quslay wlhy caawa sida maaha sister waa laba qawan isma qaadi karti simply khayr baan ku rajaynaya wll
@sayidcumarmaxamuud2665
@sayidcumarmaxamuud2665 Год назад
Amiira qurux funny aa tahay wllhi
@user-gs5kl1lp9s
@user-gs5kl1lp9s Год назад
Nosobady❤❤
@user-gn2zs1in5h
@user-gn2zs1in5h 11 месяцев назад
ماشاءالله تبارك الرحمن❤❤❤❤❤
@MaxamadIsmail-ye7tg
@MaxamadIsmail-ye7tg 25 дней назад
اخت
@MaxamadIsmail-ye7tg
@MaxamadIsmail-ye7tg 25 дней назад
عيد❤❤❤ ء روس❤❤❤❤❤❤
@Munaahmed0.11
@Munaahmed0.11 Год назад
Noo sooo. Badi amiiro✨🫶✨✨
@ubaxabduqadir5026
@ubaxabduqadir5026 Год назад
Amiiro abaayo cunug xafyaada ka daa
@NasriinIbrahim-jk7tu
@NasriinIbrahim-jk7tu Год назад
Abaayo routen noo soo badi
@umulkheirmahdi9701
@umulkheirmahdi9701 Год назад
Abayo salida swr caadi ah Noso gali plz
@XabsaCali-ml8py
@XabsaCali-ml8py Год назад
💗💗💗💗
@fawsiy
@fawsiy Год назад
Amiira waxaan kabaryayaah inaa tiktok gaan inaagLagasiso abaayo waan kubaryayaah igalakacih wakaas aniitaa 124 igalakacih xappti
@idiljama4969
@idiljama4969 Год назад
Dumshi biliney ❤
@hoyofatuma615
@hoyofatuma615 Год назад
0:54 0:58 1:00
@user-ug8ki6ep8h
@user-ug8ki6ep8h Год назад
Manisha Allah ex dumaashi iyo asiimka
@user-xt2ni7ve9l
@user-xt2ni7ve9l Год назад
we nee another vidios baby azim please amiira🤤😭😭😭😥
@hoyofatuma615
@hoyofatuma615 Год назад
Hi amira❤
@user-yc6tj2zs9s
@user-yc6tj2zs9s Год назад
Pat 2
@craxmanisxaaq
@craxmanisxaaq Год назад
Amiira koko lanbarkeeda
@shuunducaale8180
@shuunducaale8180 Год назад
No so badi🖤
@Realwritter
@Realwritter Год назад
Wankujeclhy abayo
@maxamedyare-zb2ys
@maxamedyare-zb2ys Год назад
M.a nolasha ku maciisho my sis
@zabrinabea
@zabrinabea Год назад
Apyo ana liga qalay alxm hda waa ka ficnhy qalinka sanka io cunaha
@KhadarXariir-rh9nh
@KhadarXariir-rh9nh Год назад
Mashallah
@Zahraruuxi34
@Zahraruuxi34 Год назад
Xbbti amiiro video qeebta dambe cod malahan mala socota
@SterlingOska-zv8li
@SterlingOska-zv8li Год назад
Plz plz plz plz plz amiro isoqabo plz plz plz plz shega kuhya eeee
@Opthifatahyamal
@Opthifatahyamal 2 месяца назад
❤❤❤❤
@AyanAli-cm8lv
@AyanAli-cm8lv Год назад
Wll kininki sanborka iska yaree ma fcna xabasawdo isticmaal
@cabdiqaadircumarmaxamed.7309
M.a amiira
@said_real_goat_10
@said_real_goat_10 Год назад
UKUNTA ISKAYAREEY SANJABIILKA BADSO SABUUNTA DETTOL SOOGADO
@NiiraBebe
@NiiraBebe Год назад
Amiira abaa sida shein wax looga gato noo soo gali
@dekahassan2505
@dekahassan2505 Год назад
Abayo jamacad black castor oil miya masexty castor oil kariya ila sohadl gabar 8 bil iijogto tita ka banan
@nafisoomar5679
@nafisoomar5679 Год назад
Sxbey hada ogato iso qabo aneh kula mid baan ahy ❤
@dekahassan2505
@dekahassan2505 Год назад
@@nafisoomar5679 waaa soo ogaady sawirkeda hayaaa inte kugu soo diraa
@user-iw2rn1ij1k
@user-iw2rn1ij1k Год назад
Abaayo please please please weligeyga waxan ku sooo qoro ma firisid waxaa soo suba doro mid uun dooro ceyda soo qawo
@axlaaamnura9337
@axlaaamnura9337 2 месяца назад
Magaceed saliida
@Realwritter
@Realwritter Год назад
Amiira
@SainabMohamed
@SainabMohamed Год назад
555k👍
@fawsiy
@fawsiy Год назад
Waxaa udhawtahay 6000 xappti dadaal waan kutaa geraah dadka waxaydhahayaan iskadaa xappti
@user-yy9sx1jf9m
@user-yy9sx1jf9m Год назад
1waan lik
Далее
MAALINTA 9AAD RAMADAAN ROUTINE
8:05
Просмотров 94 тыс.
JADWALKEYGA HABEENKI WAXAAN QABTO / NIGHT ROUTINE
8:54
Я ЖЕ БЕРЕМЕННА#cat
00:13
Просмотров 231 тыс.
ASIM OO DADKA KA YAABSADAY MAANTA SIDAAN MA FILEENIN
9:13
SAFARKII UGU SHIDNAA 12QOF KAMID AH TEAM27
12:57
Просмотров 327 тыс.
MALINTAYDA FASAXA SEE U EGTAHE // FULLDAY ROUTINE
8:50