Тёмный
No video :(

RUNTU WAA LAMA HURAAN MAXAMED BUSKUD IYO GABADHIISA CADEYNTU WAA BAR BAR DHAC 

HAl-ABUUR CAWIL Bile
Подписаться 254 тыс.
Просмотров 15 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 69   
@marwanog2383
@marwanog2383 2 года назад
Anagu waanu ogayn inuuna yaasiin marnaba qaldanay adeer Adu lkn dhiiqaad gashay oo waxaad tiri qabiil ahaanbaa raganu ku haystaan buskud ee arin ay xalinayaan ma jirto
@aktarsharmaarkeofficial3837
@aktarsharmaarkeofficial3837 2 года назад
ILAAHAY DANBIGIISA HADHAAFO ISAGA IYO HOYADIIBA QOFKA HAL SUBISKAREEB IISAARA EE WLSHY AMA WLLKY EE SOMAALYEED 🥰🥰
@farhiyaabdi1578
@farhiyaabdi1578 2 года назад
Nin gaal ah sabay u guursan kartaa iyadoo diin hayta Subxaanallah
@rodaali169
@rodaali169 2 года назад
MA yaabty warqadii meherkii watan iyo gabdhii oo tidhi gala ayaa iqabta
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 2 года назад
Edadeed baa waydiisay away ninkagii hore marka maxad ka hafantay war nagtaan waa tii kamaal abdul cml ee la fahan
@mamaruney4373
@mamaruney4373 2 года назад
Subxaanallaah hooyada gabadha dhashay sidey ugu ogolatay gabeedheda iney gaal caruur u dhasho
@mssdahiro6113
@mssdahiro6113 2 года назад
Subxanalaah wa aaqiro samaan intey la noleday gaal oowsan ehen miyow hada noqday allow na astur
@marwanog2383
@marwanog2383 2 года назад
Wllhi nin wanaagsan baan waagii hore ku moodi jiray Lkn adna waxaad cadaysay inaada daarood arki karin nio
@sagalsicid1492
@sagalsicid1492 2 года назад
Shalay waadigui xagxaganayay yaasiin halyeey mahadaa dagtay xanuun qabiilbaa kuhaya iyo reernaceyb cawil waanu kutaageernaaye caadi iskadhig
@ziham_ayanle
@ziham_ayanle 2 года назад
O wa Ayo inantu
@iftinomar2356
@iftinomar2356 2 года назад
ilaahaybaa wax og
@relaxing1339
@relaxing1339 2 года назад
Shalay waa yaa dagaal ku jirtay goormee dhexdhexad noqotay qabiilka ku taabtay miya 😂😂😂
@ziham_ayanle
@ziham_ayanle 2 года назад
O wa qabiilke 🤣
@halimoa4348
@halimoa4348 2 года назад
🤣🤣🤣🤣
@mariammahamoud9914
@mariammahamoud9914 2 года назад
Desole cet une puree Djiboutienne waa reeer jabuti pura oo jabuti ku dhalatay
@iftinomar2356
@iftinomar2356 2 года назад
subxaanalaah
@farxadfamilyoficiel9917
@farxadfamilyoficiel9917 2 года назад
Ninwalbo waa malinkisa kamal abdull wad kudigatay waqtigaga waaye. xaqii kamaal kaso baxy asoo arintiisa cidna ogyn ayuu maskiinka social media ka keeny kamaal xaqiisa dilaacy🥺
@hadonmaxma2067
@hadonmaxma2067 2 года назад
wcs yaahu
@amalsuldaan7305
@amalsuldaan7305 2 года назад
Yasin tur bulacada bodhari two Jealous laba xasid yahuuu
@filsanabdi2044
@filsanabdi2044 2 года назад
Walla adigu iso qor telkaga aniga waxa badan Ka GA waramaya wallo
@daganabdulahi7588
@daganabdulahi7588 2 года назад
Marwalba hooyo ayaa saxan
@shugriegek3670
@shugriegek3670 2 года назад
WALAL ADAABA DALKII JOOGE MAAD U TEGTID ISLAANTA GABILAY JOOGTA HAL SAAC BAY KUU JITAAYE BEENTU HA HADhamaate HOOYO BEEN MA SHEEGAYSO
@daauudalasow2401
@daauudalasow2401 2 года назад
Sxb marka hore waa fududataa lkn marki danbo waa so noqotaa guleso
@zakimusa1546
@zakimusa1546 2 года назад
War cawil mesha ma kubad aya lagu ciyaraya cawa may kaqasantayan mar haduu walid u mesha so galo madaxa melka saryso o latabta majirto buskut u ogaa waxas o dhan sidee ayuu ukenay social media waxan u arka aniga dhafor tabasho lasoco sodohda wa hoyada side ayu uraba in caruurtisa abtyo ayayba muyunan urabin dumar wa dumar uun ku foganmaye
@farhiyaabdi1578
@farhiyaabdi1578 2 года назад
16 sano bay xaaran ku jirtay
@fxcooking9677
@fxcooking9677 2 года назад
Waa ceeb cayda waxaan alaah baa og waxa run ah yaasiin ha iskadaayo adna iska daa fayuus baa idinka cararay waxa aad ku hadlaysaan waa laqori
@Bubble33-l3m
@Bubble33-l3m 2 года назад
Cawilow saan mar waliba xaqa ku taagnoow maanta iyo bari kala badan
@Has-o9d
@Has-o9d 2 года назад
ولانتكحو المشركين حتي يؤمنو ولعبدمومن خيرمن مشرك ولو اعجبكم
@ayaanbilanbarwaaqo7047
@ayaanbilanbarwaaqo7047 2 года назад
Gaal see u ogalatay inuu qawo taasbaa sual ah 😩 😫gawadha ewel caqligeda ma shaqeyneen
@yasermohamed3284
@yasermohamed3284 2 года назад
sax waarunta wlll waa sual iswaydinmodan 😢waxaa kadaraan kaaan difacaaya
@marwaqalanjo4902
@marwaqalanjo4902 2 года назад
Waxa dici karta in marki is jecladen bi gursati marka muslima bi ku dehdi markasu muslima wayi
@Bubble33-l3m
@Bubble33-l3m 2 года назад
Kan gaalka la doonaya gabadha ka waran o u diidan ninka islaamka ah
@farhiyahassan9229
@farhiyahassan9229 2 года назад
Ninyahow seef labod lama noqdhe waxba lahubsadha markad caden henin waxa fican inad iskaga amusto ama dadaxad ad noqoto somaahan
@saamquen7928
@saamquen7928 2 года назад
Lkn ninka yasin waxan arkay Nin franch u qoray kadib ninkaasi wuxu yidhi Ninku gaalbu ahaa waliba madaw ah
@fatimahassan6872
@fatimahassan6872 2 года назад
Cawil adaba somalind jooge maad hooyada u tagto tan kale ninka gabadha mehershey adeerkedba maha waa qaraabo
@Degaliah
@Degaliah 2 года назад
Good point,
@intisaarfaarax7422
@intisaarfaarax7422 2 года назад
Idinka hawshan yaa idiin dirsaday orda oo camal raadsada
@xaawosalad9879
@xaawosalad9879 2 года назад
👍
@siman4216
@siman4216 2 года назад
Hal abuur cawil bile salaan walaal,anigu waxaan la yaaba nahay yaasiin iyo ragaan ku dhagan buskut iyo xaaskiisa shaqo la,aan miyaa heesa maxaa Dabo dhige reerkaan biniadanka lamo dabo galo waa ceeb gabadhaan waa qof wayn dhibka ninkeeda ku haaye ee ugu soo tagtay ayadaa og ma caruur baa maxaa Loo dabo galaa waa yaab ruuntii
@iftinomar2356
@iftinomar2356 2 года назад
blz waa ceebe cawrada dumarka maad deysaan ilaahay kacabsada hawad wadina
@ladiyaciise6146
@ladiyaciise6146 2 года назад
Waar dadyoow dadka maad iska daysaan nin walba dookhii maad u daysaan
@queennimco5571
@queennimco5571 2 года назад
War haku wareerin arinkan waxba ka qaldane hooya cadeysay waxayna tidhi dadka meheriyay ma aqaan shekada wey cadahay
@daauudalasow2401
@daauudalasow2401 2 года назад
Sxb kamal waa ogeed arintiisa oo la so indha cadeed oo nin ima qabin
@halimoa4348
@halimoa4348 2 года назад
🤣🤣🤣
@gamaalaadam2029
@gamaalaadam2029 2 года назад
Maxay saxantay bal nacaskan eega marka ubadkay udhashay ma wicilaa
@farhiyaabdi1578
@farhiyaabdi1578 2 года назад
War indha isqabansyaa
@jihaan457
@jihaan457 2 года назад
😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔Ilaawo inaga qabo ceebta
@nasraahmed7678
@nasraahmed7678 2 года назад
Horta youtube maxkamad mahaan dadkana raginan garsore ma tihiin mahamed arintan inta ha kaga ee karo social media reerka gawadha iyo adiga hoos u dhamesta in aad cid ucadeso uma bahnid
@kiinmahammed5867
@kiinmahammed5867 2 года назад
Afkaga canu lagu qabaay
@zamzambasay32
@zamzambasay32 2 года назад
🤣🤣🤣👍
@queenjiija5572
@queenjiija5572 2 года назад
Hargeysa kuleel xun ayaa ka jiraa u malaynaya
@amalsuldaan7305
@amalsuldaan7305 2 года назад
Yab badan niin gala iyo niin somaliya maxa is barbar dhigay
@nimoelmi966
@nimoelmi966 2 года назад
Nacas qof canera wuu fiifikara isaga xora
@Waris668
@Waris668 2 года назад
Dadkan wareeray fahmimaynee nagadaaya
@gamaalaadam2029
@gamaalaadam2029 2 года назад
Viewsku beryahan aadbuu kaaga jilicsanyahay
@geenyoGadoon08
@geenyoGadoon08 2 года назад
Ina adeer daacad baa tahy
@anabmusa5603
@anabmusa5603 2 года назад
Waar nin ku miyaanu naaag xor ah guursan karin waxani waa ceeb naagtu wax ba ka khaldan sharcigii lagu furay meeh Adigu wax cad baa loo bahan yahay naagtu way waalan tahay ninku marki horeba ninku 16 ama 17 ayuu qabay marka waxa u doonaba ha ku qabee naagtu way walaan tahay caruur ayuuba ka dhalay
@saadhohaji9046
@saadhohaji9046 2 года назад
ilaah baa wax inaga oog laakin makulatahay hoyo macaan ,abti iyo walaal baa inantotha ladonaya nin gaal ah macquul matahay ?mid kamidah wuu khaldami Kara laakin sadexthba iney inantotha nin aan Muslim aheyn ladonan waarin an caqlga qathankarein
@yasermohamed3284
@yasermohamed3284 2 года назад
sax waa runtaa wll macquul mahaa hoyo mcn inaay niin galaa ladonayso Gabadhdeyda lkin arin mahamed buscod sosameyey
@halimoa4348
@halimoa4348 2 года назад
@@Degaliah bisinka.
@deeqomohamuud73
@deeqomohamuud73 2 года назад
🙏🙏🙏🥰👑👍🙏🙏🙏
@umufatimadegen9965
@umufatimadegen9965 2 года назад
Waar horta ninkan meday gabadhu qarin jiray miyaa laga dalacay teda kale dadkan maxa daba dhigay ma iyaga qabay somali du dhibadana wllo cawilow shekadan dhaqankena maha wax dhama ino soo geli
@safiyayasiin4977
@safiyayasiin4977 2 года назад
Vedio sugsyey
@um.samiir3755
@um.samiir3755 2 года назад
Owal.muslin.ma.ahayn.ninka.ey.ilmaha.udhashey.hada.maxey.uga.tagtey.markii.hore.miyeysan.ogeyn
@sagalsicid1492
@sagalsicid1492 2 года назад
14 sano ayay lanooleydmaaha bil iyo labosano
@jabibabaa4022
@jabibabaa4022 2 года назад
Codka mawa fahmay neeh maxaan maqal naah war wax la qaato noo sheega🐑
Далее