Тёмный

RUUMAAN RUUXI SHAADIYO SHARAF LUUZIINA IYO FATUUSH OO MUCJISO KA DHIGAY XAFLADII 1M SHAADIYO SHARAF 

Goodax Media Production
Подписаться 384 тыс.
Просмотров 172 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 32   
@Ayan_Sharif
@Ayan_Sharif Месяц назад
Subxanallaah luzina sharif Allah ha ku sohadey😢😢 wa iska qabantahay😢 mustaqbalkag kama firin
@idilabduwahab1188
@idilabduwahab1188 Месяц назад
Caafimadka aya dhibaayo daradna wey oyneysay allow lugteyda iicaafi ayey laheyd jaliilki cafimadka siyey xata maso xasusan ookama xishoon
@MaryanQurux-kf7ru
@MaryanQurux-kf7ru Месяц назад
​@@idilabduwahab1188xaqiiq 😢😢
@mrcadani4707
@mrcadani4707 Месяц назад
Luzina uba daran waatay dariqa labada naas u dhexeya cadi u muuqdo subxanallah subxanallah 😢😢
@ayanitamahad414
@ayanitamahad414 Месяц назад
Gaalo kulankeda waye meshan subxanallah
@Kaafi1mk
@Kaafi1mk Месяц назад
Qarax bay u baahanyihiin malaha
@bakarnuur-lw9qv
@bakarnuur-lw9qv Месяц назад
atatata hadal arsenal cabsi cabsi🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@AminomohamedHassan-gc6qr
@AminomohamedHassan-gc6qr Месяц назад
Faatuush caanihii baa kabuuxo 😊
@gatihassan1371
@gatihassan1371 25 дней назад
Subxana allah 😢
@user-bv1qb9gx4b
@user-bv1qb9gx4b Месяц назад
Oo fatuush imihiii inte ka Ka timiii😅
@ManhaAbdi
@ManhaAbdi Месяц назад
Watan kuyabanahay ila aminkan😂
@ZimanAbdirisaq-ug3xt
@ZimanAbdirisaq-ug3xt Месяц назад
Hhh 😅aniga oo ka hur umulay baan ilaa hada ilmahaygii dul fadhiya sidii xabada digaag ayan wataa😂 yaab naa ilmah wax kaqaalisan majiraan walhi hooyo nimo waa darajo qaali ah oo sabar ubaahan
@cousinbro1580
@cousinbro1580 Месяц назад
Walhi umulihi xitaa ma fadhiisanayaan waa yaab
@user-nt5sz6dg2r
@user-nt5sz6dg2r Месяц назад
Markan magaceda arkey ilmihi ayuunba igu soo dhacey subxanalah
@CashaFure
@CashaFure Месяц назад
❤❤❤❤.
@cabdimajiiddhicisow
@cabdimajiiddhicisow Месяц назад
Loosina caadi ayeey uqaabanthye subxaanalaahe aduun macaankii kadhamaade joognaa wllhi
@mrcadani4707
@mrcadani4707 Месяц назад
Waatan hal asturan lagu arag dumarka subxanallah 😢😢
@MaryanQurux-kf7ru
@MaryanQurux-kf7ru Месяц назад
Aaad ayaan uguxumahay magaca guud eey naga ceebeeyeen😢😢😢😢😢
@Ayan_Sharif
@Ayan_Sharif Месяц назад
Hambalyo my Sister ❤❤ shadia
@minaali6128
@minaali6128 Месяц назад
Allaha nii soo hadeeyo abaayayaalow qaawnaantii baad qurux moodeeen
@HamdiMohammed-q3w
@HamdiMohammed-q3w Месяц назад
ILAHEY HAINAWADA HANUUSHEE MIYUUSAN QABRI IYO QIYAAMO IDINSUGEYN HADHOWBAA LADHIHIDOONAA WARKASAARA WALEE WALAIDIN FIIRSAN CIQAABTUNA ADINKEY IDIINTAAL
@user-iu4vz8ep4u
@user-iu4vz8ep4u Месяц назад
Fatuush sowtii la lahaa wa la qalay ma been horta noo metelan dad caanka ahi waxani waa waaliue😂
@mohamedadenahmedawaale6431
@mohamedadenahmedawaale6431 Месяц назад
waa hees buuqeda wadata oo la iskugu faanay
@zamzamabdullahi510
@zamzamabdullahi510 Месяц назад
Subxanallah😢😢😢
@BisharoCunsheye
@BisharoCunsheye Месяц назад
🤎🤎🤎🤎🤎🤎🤎🤎🤎🤎🤎
@CashaFure
@CashaFure Месяц назад
Heesti.hodon
@CabdulahiXasan-gr6my
@CabdulahiXasan-gr6my Месяц назад
Fatush closhada unax mcnto😢😢😢
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 Месяц назад
Cadi Bay udashay waakusida
@AmaalAxmed-dr8nq
@AmaalAxmed-dr8nq Месяц назад
Fatush sawti umusha ahyd wliba qaleyd😢wywda qawanyin lkin luzina cadiby uqswanty
@abdimohamed2250
@abdimohamed2250 Месяц назад
Nagtan so nagti heesti hargaysa Lagu qadaye e Amxar kuwi qadaye ku jirtay so maahan war waxa nuga bixiya magalada wasaqda yaysan naga xaramanin e
@faisacolow2850
@faisacolow2850 Месяц назад
Waxa wadobo waye waye malina laxumana waxna laga qaban karin
@mohacade8091
@mohacade8091 Месяц назад
Hahah ilaah waa qafuur raxiim gabdhaas luuzina xanuun ka ee xanuunsatay tussalo Uma noqon miyaa Hada neh inuu ilaah ku celin karo ilaah hasoo hadeeyo
Далее
AYAAN WADANI  HEESO SHIDAN OO KALA KACSAN MUSIC  2022
32:25
Xaflada Soo Dhaweynta Nasra Cabdiraxman Minnesota  USA
58:05