Тёмный

RUWAAYAD CUSUB | QABIIL QARAN LAGUMA GAADHO | SOORAAN & JAWAAN | 2020 

SLNTV
Подписаться 312 тыс.
Просмотров 430 тыс.
50% 1

Fadlan: Subscribe + Like + Share
Website: slntv.tv/
Facebook: / slntvone
Ku Xidhnow Goor Kasta: Telefishanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kala Soco Warar iyo Barnaamijyo Ku Xiiso Galiya.

Опубликовано:

 

2 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 234   
@hodanmohamed8772
@hodanmohamed8772 3 года назад
Alah hau naxariisto sooraan 😢
@samirasaed5452
@samirasaed5452 2 года назад
Alleh haku naxaristo sooran aad ayaan uu jecela
@mohamednour644
@mohamednour644 4 года назад
Bahashii qabyaalada waxad moodaa in lagu soo baraarugayo somaliyeey qabyaaalad hadii la aaso dalku inagu filan oo inaga bdn
@cabdifataaxcabdilaahimuhum2645
@cabdifataaxcabdilaahimuhum2645 4 года назад
Kkkkkkk inta jecel sooran liketa zara
@searchrightthings.947
@searchrightthings.947 3 года назад
Ilaahey haw naxariisto sooran
@awadkayse4736
@awadkayse4736 4 года назад
Kkkkkk Caruurta ha ku korsadee ku lahaa , Afar caruuri maxay tari haddii qarankii dayacmo
@xamdaqueen0582
@xamdaqueen0582 3 года назад
Waxaba wallle allah ha inoo hagaajiyo dalkeena iyo daddkeenaba amen
@NSalah2006
@NSalah2006 3 года назад
Sax😅
@Gudbi755
@Gudbi755 3 года назад
Alle ha u naxariisto sooraan. 10 bil ka hor ayay ayd riwaayadani blse hadda bilo yar ka hor ayuu geeriyoday.
@Cabdi.raxiim
@Cabdi.raxiim 6 месяцев назад
Alle unaxariist0 amiin
@nouradiinabdirahmanmohamed3962
@nouradiinabdirahmanmohamed3962 4 года назад
Caruurta haku korsado😅😅🤣
@m.c.cgraphicdesigner7241
@m.c.cgraphicdesigner7241 3 года назад
Alle ha u naxariisto abwaan sooraan 😭😭
@Yuusuf-Adam143
@Yuusuf-Adam143 4 года назад
Wakaaladaha somaliland haddii dani kaa so gasho waxaad u baahantahay oday kula Soo dhameeya hadda waa adeegii aad xaqqa u lahayd markaa ruwaayadu waxay ku socotaa dawlada mana ogo
@mhassan0163
@mhassan0163 4 года назад
dee dawladdu xagaay ka timid, waa dadka, waa odoyaasha, dadku waa dawladda, dawladdu waa dadka, ileen kamay iman Australia
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 года назад
@@mhassan0163 dawlad la'aan ayaa jirta
@Yuusuf-Adam143
@Yuusuf-Adam143 4 года назад
@@mhassan0163Walaal waa runtaa.
@abdisalanali4114
@abdisalanali4114 4 года назад
La isma caasiyee jilaaaga somali ugu khtarsan waa sooraan
@amoolaomar4231
@amoolaomar4231 3 года назад
😭😭
@xamdaqueen0582
@xamdaqueen0582 3 года назад
Haa allah ha unaxriisto amen yaa allah
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 3 года назад
Cajiib buu ahaa Alle haw naxariistee Sooraan, geeridiisu waxa ay banneysay kaalin aad u weyn oo xataa jilaashii waaweynaa ee waaberi qaarkood maantay hadday nool yihiin aysan buuxin kareen. Alle haw raxmado Sooraan.
@AhmedAli-fb7ub
@AhmedAli-fb7ub 4 года назад
Waxay ahayd in Jawaan qaato ninka dalka joogaa ee belada ah ee reer ka u sharaxan, doorkaa ayaa Jawaan ku fiicnaa
@xaajilacag828
@xaajilacag828 4 года назад
Mashalah waa wacyi galin fiican
@asmasahardid8111
@asmasahardid8111 4 года назад
Hhhh ruwayada ma dhamaysn wakhti yar dartii lkn sidayda ayey ugu dhigen , rerkastaba kooda ugu imaanka la e ugu dhibka badan ayey xilka u soo diyaariyaan , waana ta ina babisay
@yasiribrahim6392
@yasiribrahim6392 2 года назад
Alle ha u naxariisto
@RAOAILENJOY
@RAOAILENJOY 3 месяца назад
Allow kuu naxariiso
@nouhizmail9920
@nouhizmail9920 Год назад
Alle Ha unaxariisTo Sooran 😢🤲🤲🤲
@farxanshine
@farxanshine Год назад
Ale haw naxaristo
@ميسومالحلوة
@ميسومالحلوة 2 года назад
Ilahah ha ku naxariisto
@JirehRxl
@JirehRxl 4 года назад
20:50 sooraan itaxaan weeye wllhi 😂😂 kulaha ha yaacdee intaanay yaacin 👏👏😂😂😂👏👏👏 top
@suldanhamzehazzan4675
@suldanhamzehazzan4675 4 года назад
wlhy aad baan uga helay Riwaayadan Wacyi gallinta ah waxaad moodaa in aynu ku baraarugayno Xumaanta qabyaalada
@cadar1499
@cadar1499 4 года назад
Lakiin somali wax kuma qaadato waanada dheg weey ka maqlaan dhegta kalena weey ka saaraan HEESTA dhageeyso waa hees bari hore la qaaday murti badan leh hadan wax waxku qaataa majiraan JAHILNIMADA QABIILKA WAA HALKEEDII ( wasiirkii reerkeena ahaa)
@apdirahmanqonof2002
@apdirahmanqonof2002 4 года назад
Booska ninka bilaa aqoonta ah waxaa ku qurux badnaa jawaan mrkaasay qosol lahaan lahyd 😂
@calicabdi7820
@calicabdi7820 3 года назад
Suldaan
@calicabdi7820
@calicabdi7820 3 года назад
afr76475899t848
@mmcc4347
@mmcc4347 4 года назад
Walaahay waa wacyiga dalkeena ka jira oo run ah.halkeeda ayey dhigeen
@omarbaalwi3544
@omarbaalwi3544 4 года назад
Qabiil iyo dherer habel bad way this movie excellent I like 👏👏👏👏👍👍👍
@ahmedabdilahi5604
@ahmedabdilahi5604 2 года назад
Ilay ha u naxariisto
@abdallaahmed9105
@abdallaahmed9105 3 года назад
Hahaha wlhi nimankani xaqiqaday ka hadlaan hhhhh Soran lanti abaar😂
@xamdaqueen0582
@xamdaqueen0582 3 года назад
Haaa wlhi allah ha unaxriisto amen
@NSalah2006
@NSalah2006 3 года назад
ALLAYA raxma raaximiin.
@NSalah2006
@NSalah2006 4 года назад
Kkkkkkkk Qabyaalada Somalidu belo badanaa, xad ma leh, cuduud maleh. ILLAHOW naga dawee.
@xamdaqueen0582
@xamdaqueen0582 3 года назад
Amen
@bellashariif4214
@bellashariif4214 3 года назад
Allaha u naxriisto janatul fardowsa allaha ka waraabiyo
@sulaimanabdi5461
@sulaimanabdi5461 4 года назад
Hhhhhh udaa caruurta hakukorsadee Waata nahysata maanta
@osmanhiired6743
@osmanhiired6743 4 года назад
War welipa ninkani Haduu cadhoodo waa dadka xun sooraannnm😅
@anwarahmed5161
@anwarahmed5161 4 года назад
Ragaan waan wataa
@halabuuralibaashimaxamedof6006
@halabuuralibaashimaxamedof6006 3 года назад
Hhhh sooraan Waa islaan xariifa isla markiiba way aragtay
@mmcc4347
@mmcc4347 4 года назад
waa nin wax dhacsan karaaya waa kelmada aad loo adeegsado maanta
@JugeQaaraamiMusic
@JugeQaaraamiMusic 4 года назад
Waxaad meesha ku haysaanba waa qabyaalad 😀Somaliland haddaan maqlaaba hal reera unbaan maqlaa😀
@Yuusuf-Adam143
@Yuusuf-Adam143 4 года назад
Soo dhowow Walaal. Arintaa aad ka dhawaajisay wax xal ah ma haysaa mise waad soo tuurtay oo carartay.
@heersareofficial7814
@heersareofficial7814 4 года назад
Isagaa inoo bbcya😂😂
@shukriciise6475
@shukriciise6475 3 года назад
Qof nool oo Facebook leh baa tahay
@Zakariye.abdilahi
@Zakariye.abdilahi 4 года назад
TV qaranka Somaliland
@genmustafeburcaawi6972
@genmustafeburcaawi6972 4 года назад
Handaraab difaaciisa igadaaya lacag waayi maysaane
@muhandnasri3303
@muhandnasri3303 4 года назад
Adiga kucaden wad xidhanty
@genmustafeburcaawi6972
@genmustafeburcaawi6972 4 года назад
@@muhandnasri3303 Kala garo nin iyo geed
@makebravo7133
@makebravo7133 3 года назад
KKK DHUUSO
@xaliimaaxmed9560
@xaliimaaxmed9560 4 года назад
😂😂😂😂🙈 caruurta haku korsado ku lahaa sooran
@mawliidhassan8348
@mawliidhassan8348 4 года назад
Hhhhhh sooraan waa cajiib Witirka (Twitter) ugu qorno
@HanaHana-ij3fi
@HanaHana-ij3fi 4 года назад
Kkkkkkkkk wasiir lacaayaa wasiir lacaayaa ayu leeyahay kulaha kkkkk
@mhassan0163
@mhassan0163 4 года назад
ku lahaa Aqoon looma baahna ee xiniinyo baa loo baahan yahay, macnaheedu waa nin aamin ah looma baahna ee Tuug baa loo baahan yahay, sida Ina Xaashi Abdi, Rati nin lihi dabada hayaa ma kaco, ha fadhido farow,
@QaysMovies
@QaysMovies 3 года назад
Jaaaaaahil iyo geeeesoolaaa hadhaya aqoon iyo khabiiir baa soconaya
@abdiali4991
@abdiali4991 2 месяца назад
Soran allahu yarxamu
@fowsiahmedismail3900
@fowsiahmedismail3900 Год назад
Kkkkkkkkk walle IIDOOR kii dhulbahanta melsaaray waligiin riwaayad ku wareegaysta QARAN Kulaha IIDOOR de QARAN hanoqdo IIDOOR LAND baxa de SOMALILAND shaqayn waydaye
@quranonlineteaching3429
@quranonlineteaching3429 4 года назад
Saacatul waziir
@drahmedhassan7673
@drahmedhassan7673 4 года назад
Caruuurta haku korsado hhhhhhhhhh sooraanow kugu xiintay
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 4 года назад
waa runta wadanka taala
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 3 года назад
Riwaayaddaan waxaa ku jira micna badan, waxa Soomaaliya meesha xun dhigey.
@xadarisoxadir2940
@xadarisoxadir2940 4 года назад
Marka qof dooranasid qof somaliland matali kara doorta dadkii layga beerow
@cajabfiqi
@cajabfiqi 3 года назад
Somaliland ama SNM iyadaaba qabyaalad iyo riwaayad kudhisan markaa qabyaalad isku doorta
@thiagotakaweyne6562
@thiagotakaweyne6562 3 года назад
@@cajabfiqi maxa ka galay SNM iyo somaliland? 🤔
@cajabfiqi
@cajabfiqi 3 года назад
@@thiagotakaweyne6562 haday wax iga galeen iyo hadaysan iga gelin arin kukhusaysa miyaaaa⁉️
@thiagotakaweyne6562
@thiagotakaweyne6562 3 года назад
@@cajabfiqi dadbad dadkoodi wax ka shegaysa misad ledahay wax ku khuseeya miya aqli aad inta ku garato oo ku fikirto kuguma jiro miya haacogiyow 🤣🤣
@cajabfiqi
@cajabfiqi 3 года назад
@@thiagotakaweyne6562 🤮🤮🤮hada ma qabyaalad iyo qabiil baa kaa nacnacsiinaysa waxyohow⁉️
@hamdiali6398
@hamdiali6398 4 года назад
Masha Allaah
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 4 года назад
M biixi muxuu u garanwaayay taas
@khadarmoxmed.4906
@khadarmoxmed.4906 4 года назад
In waxan dadka lagu mashquuliyo waa liidnimo iyadoo qabyaaladdii wax kaste lagu watto in dadka lagu marin habaabiyo majaajilaystayaal dawladdu biil siisay. Dawladdu iyadiibaa qabyaaladda iyo eexda la mataanowday. 😡
@abdilhakimmusa9236
@abdilhakimmusa9236 4 года назад
Wacyi galin ayaa la yidhaa wll oo bulsho waliba way u bahan tahay si shacabka loogu sheego wax qabyaladina faaiiido ay dalka u soo sidaa ma jirto reer iyo reer in laga baxo weyaan oo gobol gobl loo tartammo dadkuna reer hebel ka baxaan oo qaran jacayl wax walba ka horeeyo marka madax iyo mijoba wa la dhismi laakin hadan kani aday iyo dhaaliil joogto ah la taagnaano horumar ma jiro. Ee aan wax fahano
@aminabaladi5698
@aminabaladi5698 3 года назад
Jawaan masha allh
@Zakariye-rv4ux
@Zakariye-rv4ux 8 месяцев назад
🇸🇴💪🤝somalilaan💪
@Cabdifataax400
@Cabdifataax400 4 года назад
QabiiL Qaran Laguma gaadhO 👌
@ahmade.h5660
@ahmade.h5660 4 года назад
Nice film wacyo gelin
@saedsudi
@saedsudi 4 года назад
Adeer caruurta haku biishee uga hadh
@maxameddeeqyaascre5574
@maxameddeeqyaascre5574 3 года назад
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkj
@umalkheyr8267
@umalkheyr8267 3 года назад
inta laydh cas kuradisa ee tagero sa'da uqabta soraan liketa dhac
@Qalbiholcay6
@Qalbiholcay6 4 года назад
Sooraanow imika ayaad islaan heshay 🙃🙃🙃🙃
@shankarkaofficial1541
@shankarkaofficial1541 4 года назад
As
@dhagax1126
@dhagax1126 3 года назад
Kkkkkkkk alla beerka kulahaa waar waxan neefkii miyuu waalan yahay kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@saidaliadan1991
@saidaliadan1991 Год назад
Wy iska cadahay soomaliland in ay isaaaQ thy yaaa wxa u sheekaysaan dhulbahante wu gaaray guul
@soolmediainc49
@soolmediainc49 4 года назад
Somaliland oo dham ayaa qabiil ku dhisan.waa meel caadifad iyo.qabiil.ka buuxo say matalayaam riwaayadan
@shabeellyarreofficial9904
@shabeellyarreofficial9904 4 года назад
inasn Cay Tarashka Kaga Dhigno 💥
@suhaybsaleban5120
@suhaybsaleban5120 3 месяца назад
Kkkk maanta shacabka aan xilka hayn iyo dawlada waxaa qabyaalad badan dawlada . Goobaha qabyaalada lagu qaybiyaana waa xafiisyada dawlada.
@abdiazizaliwarabeh926
@abdiazizaliwarabeh926 3 года назад
Isaakland qabiil maaha
@mohamedsiciid708
@mohamedsiciid708 3 года назад
islaantu waa ilbax
@faysalmire7624
@faysalmire7624 2 года назад
Waa muse
@SaidAdan
@SaidAdan 3 года назад
Inalilah wa ina ilahay raajicuun
@mohamedxaji3277
@mohamedxaji3277 4 года назад
sooran iyo jawaan waa jilayaal aadiyoad uyagaana jilida
@Qalbiholcay6
@Qalbiholcay6 4 года назад
Qof nool oo Facebook naleh
@thiagotakaweyne6562
@thiagotakaweyne6562 3 года назад
Somaliland iyo somali oo dhan oo qabyalad ka dheer waa riyadayda 😊
@edelshaker9039
@edelshaker9039 3 года назад
Ya allah qabyalada nagasaar wata manta somali halkaas dhigtaye
@ibraahinhadhuudh3620
@ibraahinhadhuudh3620 3 года назад
Kulahaa iskuul aqoonwlayne kkkkkk
@gaafowgaafow
@gaafowgaafow 4 года назад
Qabyaalada waqoyigana ileen wayjirtaa
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 3 года назад
Alla sooraan jecliyaa
@Real_jozehp
@Real_jozehp 3 года назад
Keep goin
@sharmakeabees4745
@sharmakeabees4745 4 года назад
Sooraan iyo jawaan in badan ayan sugaynay
@mohamedadenabdi4333
@mohamedadenabdi4333 4 года назад
Garab garab kulahaa sooran
@sultansomalijr990
@sultansomalijr990 3 года назад
Macawistaas dooran anigaa ka ibiyey oo kasiiyey $5 dolar
@doodaay5822
@doodaay5822 3 года назад
Wacyi galin dhab ah masha Allah
@hassanabdi5939
@hassanabdi5939 4 месяца назад
Allaayarxamu raaximiin
@hubaalmedia1000
@hubaalmedia1000 3 года назад
TVGA QARANKA WAA IN WAXBADAN LAGU SOO KORDHIYAA OO DHANKA TECHNICAL KA AH WAA IN AY SHAQAALAYSIIYAAN DHALINYARADA SUUQA JOOGTA EE LEH HIBADA MUQAALDUUBIS IYO DIRECT NIMADA EDITING HADA MALA ORANKARAA TV- QARAN BAA DUUBAY RIWAAYADAN #aragti
@farhansandhere3886
@farhansandhere3886 4 года назад
Cay tarashka kaga dhigno kulaha hhhh🤣🤣🤣
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 4 года назад
Riwaayad macne badan xanbaarsan
@kurulusozmanzomali2577
@kurulusozmanzomali2577 3 года назад
From somaliland ilove somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 Год назад
Yaab
@faysalmire7624
@faysalmire7624 2 года назад
sax
@abdiwahab77
@abdiwahab77 3 года назад
Thanks
@cabdishiineadan4061
@cabdishiineadan4061 2 года назад
Dadkani maxanuunka dhibirkay qabaan qabiil iyo qaran iyo isaaqland iyamaay waalanyihiin
@adamsulaiman3969
@adamsulaiman3969 4 года назад
Meesha ma xiniyaa la rabaa caqli baa soconayee
@ak.0-010
@ak.0-010 4 года назад
Qabilka waa aqoonsi oo sida shahadada iskulada meel buna leyahay oo waa usahlantahay mustaqbalka qoos isago hadlin xoolana lagu xujen nina dhalashada nina dhuuniga haduu kusoo barbarin beyadas uu qangar yahay damano walid ooy isku afgartan labada walid kadibna shaqo loo aburo lana sinada reerkis garab dagaa muda kadibna isagaa qabil noqday oo batay haduu ilahey usarifo jiirtis ishii xuman aragta wey baqdaa hadan lasacidin ma ufududo iney reer radiso ilaa iney xisab radisa ufudud xisab la aan waa laxirmaa waxad sahashato waa kusahladan oo cules makutihid waana xil la aan isqaliyeyntana kumaqado sheko laba gabdhod baa reerkod siyen niman waxay isku dhariyen iney guursan ooy dhaqin waxay joganba ragina iney furin baa loshegay ooy guursadan ilen afar baa ubanan wey gursaden ragii oo midwalba ciyaal buudhalay markii dhadodi weynatay gabdhihi midbaa iscelin weyday oo ninki utimid ootiri waan kuogoladay sidas baana sadex wiil kudhashay wey uweynaden markasey kutiri hooyo saxib baajirto oo balanta ooga baxay ee ogada inad isku si noodhaqalesan oo iikentan noloshana intad igadanbeysan uqurxisan hooyadin ookale sidas ayey kubadbaden labadodi
@basharnoor8751
@basharnoor8751 4 года назад
hhhhhhh soraan kulahaa caruurta hakorsato
@cabdullahimaxamed5913
@cabdullahimaxamed5913 3 года назад
Gar aad naqayso oo kugu noqsan baa jirta ayan maqli jiray iyagii baa leh qabiil iyo qaran meel mawada galaan. Marka qabiilland taas way garteen ee maxay dafkooda dhinac uga raaci wayeen
@cawaalexuseen5220
@cawaalexuseen5220 3 года назад
Soran iLhy ha u nxrsto Amn
@CaliXuseen-rb9hs
@CaliXuseen-rb9hs Месяц назад
😅😅😅
@musecadde8400
@musecadde8400 2 года назад
waser bayn
@farxanshine
@farxanshine Год назад
asc
@faysalmire7624
@faysalmire7624 3 года назад
Kkk hhh
@amatallahbintuosman1092
@amatallahbintuosman1092 3 года назад
Alle ha unaxariisto sooraan wuxuu ahaa hal abuur wanaageena ka shaqeeya Allow qabriga unuuri oo ducadeena u aqbal
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane Год назад
9:26 caruurta haku korsado adeer😂😂 20:50 Ha yaacdee intaanay yaacin😂
Далее
SOORAAN IYO JAWAAN IYO CABDI GOOD
47:26
Просмотров 205 тыс.
majaajilo xisbiyada Somaliland.flv
34:41
Просмотров 1 млн
Riwaayad Jabuutiyaan  Hooyo ayaa Tiri
21:42
Просмотров 133 тыс.
SOORAAN IYO JAWAAN RIWAAYAD CUSUB KHIYAAMO GUUR 2020 HD
17:16