Тёмный

Ruwaayadii Cawaan Caashaq Galay, Deeqo Afro iyo Diidan 

Xogmaal Media
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 350 тыс.
50% 1

Ruwaayadii Cawaan Caashaq Galay, Deeqo Afro iyo Diidan

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 391   
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Год назад
Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️❤❤❤🇸🇴🥰🥰🥰🥰💢💯❤🤍💚💟 Heesaha waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan🌹🌹❤❤💢💢💯
@oubahmika4700
@oubahmika4700 Год назад
Scw Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@barwaakohassanaaden7209
@barwaakohassanaaden7209 Год назад
wasax scw
@fartuunxasan2514
@fartuunxasan2514 Год назад
salalaahu calayhi wasalim
@fahadhassannuur7329
@fahadhassannuur7329 Год назад
Ani iyo inta muslima
@abdrahmenibrahimahmed9646
@abdrahmenibrahimahmed9646 Год назад
ﷺ ﷺ ﷺ ❤
@hafsadahir1707
@hafsadahir1707 Год назад
Ninkaan Diidan la leeyahy waa bilaa dhaqan allah soo hadeeyo, deeqo afra ayadana dhaqan xumo iyo diin la’aan baa ka muuqato miskiinta plz dadkaan ha la wacdiyo keep it up yaan la dhihin.
@nasriinakayf942
@nasriinakayf942 Год назад
sax abaayo dadkaan diinlaan ayaa haysa
@khadraciise2044
@khadraciise2044 Год назад
Ninkaan lablabuuf miya hortah
@amiiragaaz4515
@amiiragaaz4515 Год назад
Diin la ani mshayso e iyaga ugutalagaly dhaqan xumadn inay kudhaqman adunka ma cid jahilka ah dinta islamka bajirta
@sumayomoh8921
@sumayomoh8921 Год назад
Subaxana allah somaliti nagahodi masana udambeysay diiinti metay ilahay xasusiya inay inoqtan oo inay naar kalayso deeqo afrax ilahay haku soo hanuniyo
@Filsaniita
@Filsaniita Год назад
WAX yabaha qar inaad dawata waa damiir xumo diintena oi dhaqankena midna Ma Zoo galan waxan😏🤨🤨😏
@fe8445
@fe8445 Год назад
"Indeed, those who love that immorality be spread among those who believe, for them is a painful punishment in this world and the Hereafter, and God knows, and you do not know." Al noor, v19.
@nimcocali5832
@nimcocali5832 Год назад
Qy
@nimcomaxamed9221
@nimcomaxamed9221 Год назад
Subxnallaah wllayaal aaway diinteenii mcnayd dumar qaawan iyo dad ajanib kala ah oo is gacan qaadaya illaahay kabaqa aduunku waa afar cisho e
@siradm
@siradm Год назад
Cawaan laakiin waa diin-laawe, waa qof aan waxba caabudin haba yaraattee
@samsamadam9641
@samsamadam9641 Год назад
Deeqa afro waa funny war imisaan lahaa cawaan somali ban rabaa kulahaa 😂😂😂👌😍🥰
@hibocismaan-tc5vu
@hibocismaan-tc5vu Год назад
😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@allowikaalmeyofficialchane4488
Asc. Subxaana Allaah Allow na cafi intii soo sameysey intii fiirsatey aniga aan ka mid ahay.
@aminaomar1882
@aminaomar1882 Год назад
ALLAAHUMA AMIIIIIIIIIIN YAA RABI RAXMAAN
@xaliimoyuusuf1989
@xaliimoyuusuf1989 Год назад
Aamiin Aamiin
@oumaldiyara2496
@oumaldiyara2496 Год назад
amiin amiin
@foosmohamed1078
@foosmohamed1078 Год назад
I loved ruwaayada Is funny waxaan ka helay matelaada deeqo afro Maxamed prasitamol iyo Yasmin tiina ❤😂😂.
@warbaahintadhacdo7560
@warbaahintadhacdo7560 Год назад
Tiina maba naqaanee, cirka may naga soo gashay 😀
@mohamedali-wn2zg
@mohamedali-wn2zg Год назад
Waaaaw Didan iyo Deeqo afroo wey ka baxsaden iyo asxabta kale jilayasha Parastimol Wa Ruwayadi ugu shidneyd horey usocda ❤️
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 Год назад
Waaaaaw nice film Diidan Caadi maaha pic respect keep going Guuleyso Mar kasta insha Allah ❤️❤️❤️❤️❤️🤲🤲🙏 Viva Diidan
@ifrahmuruud1970
@ifrahmuruud1970 Год назад
I like 👍 🥰 ninkan cawanka matalayo walahi wa nin talent leh
@Sumayawan
@Sumayawan Год назад
Asc walal please isoo booqo adoo mahad san subscribe isoo dheh shukran
@waleedmohamed3311
@waleedmohamed3311 Год назад
Qaniisinta baaa lasowada, abti. Doqon usha agteeda kudhufo hadhowna ladhac waaaye.
@iidyuusuf3120
@iidyuusuf3120 Год назад
@@waleedmohamed3311 waa ree America khalaas ninka cawaanka waan nacayi guskiisa laga dhax arka dharka dhajiska ah ish
@umumasaakiin5396
@umumasaakiin5396 Год назад
Waxaan bal maxay umad kusoo kordin? Riwaayad ma ahane lacnada Allah habaqa umad ciyaalkii yaryaraa qowmu luudh uganaxsan bey waxaan usoo bandhigayaan waa dad aanan xishooneyn wax kastana kasuurta gala allah shartiina hakaqabto umada 😢😢
@dalxisiyowaayoaragdalxis5208
Qof xanun san ba tahay nacdal yahay hadan farxad haysan ama adan nolol haysan dadka faraxsan ee nolasha haysda lagu ma mashqulo
@ladanjogdher3105
@ladanjogdher3105 Год назад
Islaamo waaweeyn oo IS Qaawinaya naa IS astura aduun waa wax yare noo shactireeyo laakiin xishoodka ku Dara
@zahrablack8010
@zahrablack8010 Год назад
Walaahi deeqo Afro aad bay u aqli badantahay waa nolosha ugu macaan oo ugu stress yar nolosha duurka
@ubaxbare8197
@ubaxbare8197 Год назад
Wlhy qosol ban udhintay alaberka 😂😂😂😂😂diidan qosol bu isku celinlayahay 😂😂😂
@deeqocadarcali9616
@deeqocadarcali9616 Год назад
😂😂😂shekadii deeqa laag sameyaa
@nasromaxamed5281
@nasromaxamed5281 Год назад
وما الحياة الدنيا الا متا ع الغرو
@akafiadow7187
@akafiadow7187 Год назад
Deeqo afro caadi ma ahan wlhi ruwayada way kala kacisay🤩🤩
@mohamadadirazak8308
@mohamadadirazak8308 Год назад
Subxaana Allah walaal raga Muslimka ah waa ka xaaraan dharka durarku
@taqwalaah5911
@taqwalaah5911 Год назад
Hadaad ma naagahan qaaqaawan daawashadooda ayaa xalaala?
@razebrawlstars542
@razebrawlstars542 Год назад
Walay Deeqa gurux way iska celisay dadkii waxan ku cebeynayay love you sisster 💯❤️
@qoorka5375
@qoorka5375 Год назад
Waan ka naxay siday isku gashay iyadoo waayeel ah balaayadaan soo kartay bal may asturto
@qoorka5375
@qoorka5375 Год назад
Islaamihii baa naga saaqiday. Xilligay ku jiraan iyo xishood darada.sodoh ilaahow ha iga dhigin.habrahaan bilaa xishoodkaa ah.
@self-motivationmohamedahme7100
Qoftaan deeqo afro ah Wwaxay keenta sheekadan duuurka Markay is qqaawiaasy bay iis tiri sooomali hayskuu ceeebeeen Markaaasay duuur aaday iileen
@MK-th1xd
@MK-th1xd Год назад
Subaxanalah oo qof dumar ah baan u haysteee ma ninbaaaaa
@fartungulled5060
@fartungulled5060 Год назад
Deeeqo Marka arko habeenkiii aroooskeda soo xasustaa saaan gaariyadaaa udaba cararayey anoo ciyaaal ah iyo Wagaa say ubuurneeed hadanaa anaa. Kaweyn
@hafsaali8802
@hafsaali8802 Год назад
Warba adaa haye igadaba gee 😂
@getto10
@getto10 Год назад
Anigu deeqo afro bilaa dhaqan ayaan u arkaa
@juweriya_abdinasir
@juweriya_abdinasir Год назад
Deeqa afro waa funny sootan dhirtii inaa saartay😂😂
@nimohussein9781
@nimohussein9781 Год назад
Subhana Allah fear Allah don’t dress like a woman it doesn’t matter if you acting or not.
@American_patriot110
@American_patriot110 Год назад
What did Allah say about film making?
@whoareyou3591
@whoareyou3591 Год назад
@@American_patriot110 allah said a men can’t dress like a women and a women can’t dress like a men it die st matter if it’s acting or not go educate your self
@American_patriot110
@American_patriot110 Год назад
@@whoareyou3591 i asked what Allah has said about film making do you have an answer for that? Please
@whoareyou3591
@whoareyou3591 Год назад
@@American_patriot110 oh I thought you disagreeing with the comment but Allah said Movies, plays, and artistic works are permissible as long as they do not present, as we see today, what is contrary to Islamic teachings. Movies that provoke vices and fitnah (temptation) are prohibited. Edit:by the way I got this from google
@maxamedjaamac6008
@maxamedjaamac6008 Год назад
Woow dad ba is heelaya another level
@soumayaabdi1501
@soumayaabdi1501 Год назад
Am the first person anu ahhhh😂😂😂😂susu 😂
@Sumayawan
@Sumayawan Год назад
Asc walal please isoo booqo adoo mahad san subscribe isoo dheh shukran
@qalbifuran8586
@qalbifuran8586 Год назад
Deeqo afro please labiska Naga badal oo diric soomaali xidho dharka Naga daa sheydaanka u eg
@suhaylatu8354
@suhaylatu8354 Год назад
😂😂😂😂shydanka ueg
@haphsanoor2717
@haphsanoor2717 Год назад
Aniga waxan qabaa Afro in ad iskadaftn jilitankedha
@hamdi592
@hamdi592 Год назад
somalia 🇸🇴 cawaan kulaha deeqa fani 🎉
@iftinnuraamidiyaa5259
@iftinnuraamidiyaa5259 Год назад
Subahanalah sani ma ficino isgo nin inu iska dhiqo naq Xaran waye mata hunbad kha darten
@nimconimcodagan1686
@nimconimcodagan1686 Год назад
Waaaw. Diidan. Waa. Fani. Keep going. My. bro❤️❤️❤️❤️❤️
@aa-mc1vv
@aa-mc1vv Год назад
Subbhanallah ilahaye ka baq oo waxas naga daaya nin saas iska dhigaya waxaye nacalada allah idinku dhici
@JuJu-ve2lo
@JuJu-ve2lo Год назад
Deeqo riyadedi America logu rumeyay 🤗
@bushramrsegeh8743
@bushramrsegeh8743 Год назад
Very talented yasmiin Tiina Wey qarsooneyd dheh
@fuaadabdalle7331
@fuaadabdalle7331 Год назад
Yaasmin tinaa wa jilaa weyn 😍👑🙌
@jamiilanuur2007
@jamiilanuur2007 Год назад
Geed Qurac ah dushiis guri uga dhis😂 deeqo afro dooq wanagsana nolol bilaa stress ah beey jeceshahay 😍
@zeynabhajizeynuu5254
@zeynabhajizeynuu5254 Год назад
Wabo jeclahay deeqo lkn deqo is astur abyo
@shriifoabdulahi
@shriifoabdulahi Год назад
@@zeynabhajizeynuu5254 insha allha
@karimahashim6579
@karimahashim6579 Год назад
Shekadan film hindiya ku dawaday deeqay hindiga is ka yare intii dawadatay like 😂
@suhaylatu8354
@suhaylatu8354 Год назад
17:45 salaanta😂😂 Saruu baruu baruu😂😂😂
@somalia2730
@somalia2730 Год назад
Xogmal. Allaha ka cabsada hadaan inoo keenteyn ragga ku labsan dharkii Dumarka
@ayanitaayb1673
@ayanitaayb1673 Год назад
Deqa afro waxa ku dhec dhintay Nin cawan ah iyo badiyo😂🤣😆😁
@zakiyamibrahim3582
@zakiyamibrahim3582 Год назад
Kan walaahi isagaaba markuu sidan ulabistay gabar u ekaaday war yaan lagugu qaldamin
@Layla6793
@Layla6793 Год назад
Subhana Allah Xogmaal Media what is this Dumarkan kontankii dhaafee dhaqan xumada wata. Waxa la idinku ogaa hablo yaryar oo xishood iyo Xijaab watee. War Rabigiin ka baqa oo xishooda
@dhucdhucofficiall9158
@dhucdhucofficiall9158 Год назад
Subxanallaaah deeqo qaawan
@beerluula2390
@beerluula2390 Год назад
Funny waaye diidan iyo dhamaantiin🤣🤣
@bahjobilan5298
@bahjobilan5298 Год назад
Hhhhhhhhhhhhh hhhhh saan uqoslayay Beerkay icasaday
@anabnasir4099
@anabnasir4099 Год назад
Kkkkk. Dur. Iyo. Magalo. Duledka udhaxeya. Wey kusegtay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Abdiqanisaleban8154
@Abdiqanisaleban8154 Год назад
Acuudubilaahi oo hada ma sheekadii baa Flim loo bedelay 😄😄😄
@shacnidaimon6936
@shacnidaimon6936 Год назад
Haaa. Hee xaa kle.
@NordinMohamed-m7y
@NordinMohamed-m7y Год назад
Waar diidan caadi bu u waashay show doqonimada uu jila jiliin maaha ee wax ku qarsoon🤣🤣🤣 oo xaqiiqa
@bahjobilan5298
@bahjobilan5298 Год назад
Diidan weye alla manan qoslin dee
@Sir21Goals
@Sir21Goals Год назад
flintstones welcome to the Somalis community
@aaminozahro4517
@aaminozahro4517 Год назад
Allow na astur🤲💯
@sahraabdilaahi881
@sahraabdilaahi881 Год назад
Duniyaa aakhiru saman
@ilwadmed3465
@ilwadmed3465 Год назад
Subaxallah abdikarim waa laakuhasaree bisika iii niilaaal dehe
@najmasiciiddumarbila4188
@najmasiciiddumarbila4188 Год назад
Hhhh wllhy dacadan ugu qoslay ruwaayada😅😅😅
@Sumayawan
@Sumayawan Год назад
Asc walal please isoo booqo adoo mahad san subscribe isoo dheh shukran
@anisoabdulaahimaxamuud392
@anisoabdulaahimaxamuud392 Год назад
Deeqa Africa 🌍 waa qosal maadhiin
@ubah_cx
@ubah_cx Год назад
Walaahi waan qosley cavan.somalikulahe
@diyeey
@diyeey Год назад
heesta dhaxdeed aan ba ku qosle 😂😂😂😂
@fartuunaxmedsayid6115
@fartuunaxmedsayid6115 Год назад
Acudu billaaaah Somali iyo sana alle ma laga Balo riwayadi Wx qabanmeyse kala fogada
@shufeermadia
@shufeermadia Год назад
Naagta ugu naasah wacan naagah carmalka oo somalia ah oo fananita
@Qarbeytak
@Qarbeytak Год назад
Wa qoowmu luudh, lacana allah caleyhim
@bisharojamac3108
@bisharojamac3108 Год назад
Deeqo ciyar baa cawan ku nqotay wlee tagtay hhhh
@taarikh24
@taarikh24 Год назад
DIIIDAN waa nin waaaalan😁😁
@ibrahimalixaji5369
@ibrahimalixaji5369 Год назад
Madaaawan kari 😭😭😭😭 Nin dhan naag iska dhigaaaaa Damiir aan ku daawado mahaayi
@ibrahimhazzan3260
@ibrahimhazzan3260 Год назад
Cawaanimo uu Maradona sxp
@ayanmohmed510
@ayanmohmed510 Год назад
Waxa la dawankaro ma ah waa niin weeyn oo is dhandhamayo subxanalaah subxanalaah
@samraaabdihashishire3113
@samraaabdihashishire3113 Год назад
War naag leynee waa cawaanimo laxeey 😏
@abdifaysal7292
@abdifaysal7292 Год назад
Naagtii qawanayd ee habarku ku dhacay ayad soo galisen masha
@yurubsaalax6253
@yurubsaalax6253 Год назад
Naagtas cawaan bayku waatay wlhi😅😅😅
@sharmaxadaarboy3104
@sharmaxadaarboy3104 Год назад
Deqay wlalo ilaahy ulaabo isna astur
@raxmonuur4574
@raxmonuur4574 Год назад
Godad siiqutay kulahaa Ar deeqaa cadi maha wllhi haha 😄😆🤣😂😅😜
@bilanmahamed7498
@bilanmahamed7498 Год назад
Maxmd qurux wn ku slmy aniku mish maxmd ayn ka dwyd💞❤🙏🙏
@asmacrahmaan
@asmacrahmaan Год назад
😔subxanallaah
@xayaatbbb7514
@xayaatbbb7514 Год назад
Deeqo afro jinka saan u walaaqayo duurka inuu geynayo shaki igamama jiro
@dadirhanas8534
@dadirhanas8534 Год назад
diidan waa neef caadiya hhh
@Kw58437
@Kw58437 Год назад
Lakiin asdura jidhkiina
@nacimaaden7376
@nacimaaden7376 Год назад
Deeqa iigu darn😂😂😂😂😂
@quryashibrahim9756
@quryashibrahim9756 Год назад
Yaaaa washekolale🤣🤣🤣
@fe8445
@fe8445 Год назад
Riwaayad ma aha. Waa qorshe lagu faafinayo Qowmu Luud bulshada Soomaaliyeed dhexdeeda. Lacag bay ku qaateen.
@maxamedibraahin03
@maxamedibraahin03 Год назад
Hhhh deeqo afro geed haleesaaro😂😂😂😂😂😂😂😂
@aishaahmed3794
@aishaahmed3794 Год назад
Deeq afro jiliinka ayey Ku macaaan tagay inoo so badiya afro jiliinkeeda
@mohamudaden1375
@mohamudaden1375 Год назад
Ruwaadayan diinka iyo dhaqanka soomaaliyeed wayka soo horjeedaa
@muniishmanka6573
@muniishmanka6573 Год назад
Walayabay 😄😄😄😄😄
@apdrizackofficial
@apdrizackofficial Год назад
Tani kaftan kaftan bay cawaan ku noqotay lift from cawaan 🤣🤣
@hafsaabdi744
@hafsaabdi744 Год назад
😭😭😂
@amiirafamilyyoutube7494
@amiirafamilyyoutube7494 Год назад
Deeqa dadka wallan ayaa 1 uthaya bisinka wanba ka cabsaday wlhi
@mohamadomar4591
@mohamadomar4591 Год назад
kkkkk Diidan Runtii wuu iga qosliye kkkkkkkkk
@ismailaden7
@ismailaden7 Год назад
Lol😂😂😂😂😂 Didan Nin waalan
@Muslimah536
@Muslimah536 Год назад
Tani been been bay cawaan ku noqotay😂
@fardosa9749
@fardosa9749 Год назад
Paracetamol wxd kusodartiin ayadoo deeqo kuqasaarty dooqeeda, oo nolashii adkayd ay qaban wayday, habaarkii aabaheed kasoobaxy, too kalana ay aflaxday oo deeqo ay soobaraarugtay
@ifraxmaxamud9617
@ifraxmaxamud9617 Год назад
Subxaanalaah gabdhahan cimriga ku jira xaa Dharka u diiday please xishooda dumarow
@SakariyeJb
@SakariyeJb Год назад
Green, Brk ayd daaad ugu dhigteen 😂😂😂
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 Год назад
kkkk suu ujilaayo ayaa iga qoslisay ninkan cawanka ah 😂😂
@khadraciise2044
@khadraciise2044 Год назад
Deeqo Afro balayo fildaran Caatanimo wexe ku darsatay Edab daro iyo dhaqan xumo
@iidyuusuf3120
@iidyuusuf3120 Год назад
Wayi dhimatayi habartu😄😄😄😄
@warbaahintadhacdo7560
@warbaahintadhacdo7560 Год назад
21:48 si fiican ayuu u fahmay, dhuunta lee qofta wax ka maqashaa.
@ShamsoAadan-qf9dr
@ShamsoAadan-qf9dr 10 месяцев назад
Deeqo afo Please 🙏 Madaxa Xero Adigoo Raaliya My sister
@calioumarx4289
@calioumarx4289 Год назад
Wlh waa funny nice skit deeqa iyo Yasmin jiila weyn
@Wiyeeryare
@Wiyeeryare Год назад
Waxyaabaha liita ee aynu ka dhaxalnay warbaahinta kala duwan waxaa weeye nin rag ah oo shabahaaya naag,diiniyan iyo dhaqan ahaanba waa dambi horena maynaan u lahaan jirin, Imaka la kala garan maayo teebaa dumar ah yaa nin ah?! Markii hore waxaan u haystay labo haween ah ka dibna dhawr jeer oo uu iga soo horbaxay clipku ayaan u fiirsaday inay yihiin nin iyo Haweenay.
@maskiintiialleinaahmed733
@maskiintiialleinaahmed733 Год назад
Ma wanaagsana balse ilaa 80’ gii ayeey na daba socotaa shekadan😢
@dalxisiyowaayoaragdalxis5208
Deeqa Afro ❤❤ wlc Back 😢
@abdisamiejama2196
@abdisamiejama2196 Год назад
Qofkii ugu horeeyay ❤🎉
@miskimohamed346
@miskimohamed346 Год назад
Subxanallah
@fafis2743
@fafis2743 Год назад
Deeqo afro waa funny 🤣🤣🤣🤣
Далее
Ruwaayadii Jeeb Dilaac "Fikradii Diidan"
11:53
Просмотров 349 тыс.
QOOTO QOOTO PART 42 FULL  HARGEISA
39:53
Просмотров 3,5 млн
Bike vs Super Bike Fast Challenge
00:30
Просмотров 4,2 млн
🎙А не СПЕТЬ ли мне ПЕСНЮ?🍂
3:04:50
DHOOF PART 26
21:55
Просмотров 33 тыс.
DEEQA AFRO INTII QALAS GERIYO TAY
4:36
Просмотров 269 тыс.
Ruwaayadii Curudkii Ciishooday Part 2
31:08
Просмотров 556 тыс.
Kaftanka Siyaasada 518 oo aad u xiisa badan
39:57
Просмотров 56 тыс.
DEEQA AFRO  SHOWGII SANDKA CUSUB EE 2023 MINNEAPOLIS.
16:23
Bike vs Super Bike Fast Challenge
00:30
Просмотров 4,2 млн