Тёмный
No video :(

Ruwaayadii Maalmihii Nolosheena Part 8 Nimco Jokar, Rooda Beerlula iyo Abti Liban 

naciimo jookar
Подписаться 274 тыс.
Просмотров 477 тыс.
50% 1

Ruwaayadii Maalmihii Nolosheena Part 8 Nimco Jokar, Rooda Beerlula iyo Abti Liban.

Опубликовано:

 

27 май 2019

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 574   
@Sharoobo
@Sharoobo 5 лет назад
First ana ah jookarey love io pinn waa daale subax wlaba sa online u ahaye
@UmuAisha642
@UmuAisha642 5 лет назад
Nasra Love 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🧐
@hafziino7878
@hafziino7878 5 лет назад
@@UmuAisha642 k
@mohamudabdi5238
@mohamudabdi5238 5 лет назад
Mohamud
@XallinCaafimaad
@XallinCaafimaad 5 лет назад
Hadaad fariintayda aragto Alle laylatul khatriga hakula kulansiiyo aamiin
@naanii1878
@naanii1878 5 лет назад
Aamiin Yarabi
@monstersamator5288
@monstersamator5288 5 лет назад
somaliland ilahay laytatul qadri wuu ka xarantimeeye
@khadiradiamondofficial4221
@khadiradiamondofficial4221 5 лет назад
Aaamiin
@safiyaaxmed5722
@safiyaaxmed5722 5 лет назад
Sirta Nolasha Soomaali amiiin wllky
@umumeyzxuseen5884
@umumeyzxuseen5884 5 лет назад
Ameen wllo
@zuzunoradin8486
@zuzunoradin8486 5 лет назад
inta quranka jecel farta taag
@ismahaanargsan7869
@ismahaanargsan7869 5 лет назад
☝️☝️
@nastexo100
@nastexo100 5 лет назад
👍👍
@islow_____7257
@islow_____7257 4 года назад
☝️
@munadahabo1164
@munadahabo1164 4 года назад
☝️
@maymuunabdullahi4084
@maymuunabdullahi4084 5 лет назад
Inba cadi Maha mnta jooker lacag nacdey ninkeygii beykaga dhagtey please filmka Musasal Malin walba ah nogadhiga Inta igu racsan like isara
@khadraali7062
@khadraali7062 5 лет назад
Musalsalka 5 malin inaga dhiga dee
@official_ninweyn123
@official_ninweyn123 5 лет назад
Allow inta soman lailatul Qadar lakulmi
@sofiajamal7199
@sofiajamal7199 5 лет назад
Aamiin yaa rabi
@raxmamustafemustaferaxma5269
@raxmamustafemustaferaxma5269 5 лет назад
Ameen yaa rabi
@ridwanugas9465
@ridwanugas9465 5 лет назад
Libaan markaan arko waslad in aan cuno ayaan soo xasuustaaa 🤣🤣🤣
@asmaabuukar1705
@asmaabuukar1705 5 лет назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂aniga xitaa cade
@queenamoornth8845
@queenamoornth8845 5 лет назад
ridwan ugas abaayo waslad maxee thaya isheeg🤔
@naimaindhodeeraley3863
@naimaindhodeeraley3863 5 лет назад
anush official hilib ari waye xbiibti
@sumayafaraxsumayafarax932
@sumayafaraxsumayafarax932 5 лет назад
@@queenamoornth8845 waxaa la dhahaa hilibka garabka ah
@aragsanaragsanmohamed7085
@aragsanaragsanmohamed7085 5 лет назад
Naamo Cadey hhhh hilib Ari Lee iga dheh waa garab gabar
@yusufnuur2525
@yusufnuur2525 5 лет назад
Intii qof ee sugeesay part 8 plz hit the like
@nasmabintamuuri7440
@nasmabintamuuri7440 4 года назад
NzmmmHgahj
@womenpowerfamily1769
@womenpowerfamily1769 4 года назад
Masha Allah wll dar Allah ayan kun jeyclahay you are soo funny❤❤❤😂😂😂😂
@noloshamaanta
@noloshamaanta 5 лет назад
Mashallah Horey u soco Naciima Jookar, You are so talented. Series inooga dhig.
@maryandiiriye1055
@maryandiiriye1055 5 лет назад
Inta xun iiga sheeg Afarbwaa guursan kadhaa lkn 4 saac Qalbigaagu waa studio lkn kkkk🤣🤣🤣🤣🤣jokar love you wllhi war anaa waslad ku siinaa ku teh
@Hamzalii1
@Hamzalii1 5 лет назад
Inta jecel jookar like I sara plz🙏
@amiinfaarxesanmarwaalba3540
@amiinfaarxesanmarwaalba3540 3 года назад
Jookar wa comediankeyna bee ahydi wantagerena
@xanaanjirde1000
@xanaanjirde1000 5 лет назад
Waaa riwaayada sadex qof ah hadana xarabe ah Viva jooker💖
@ZakariyaQudde
@ZakariyaQudde 5 лет назад
Jookar in the building big legend wlhi
@mrsayid3640
@mrsayid3640 5 лет назад
Mashaa allaah tabarakallaah waaa gabadh aaad u caqli badan haweenaydani maanta ayaa iigu horaysa dhagaysigeeda horey u soco walaal guulayso 🙏
@kheirqabto3446
@kheirqabto3446 5 лет назад
Ilove this film waaw ❤️❤️
@nimcoabdi8822
@nimcoabdi8822 5 лет назад
Ana uso horeyey wuuuw 🤣🤣🤣 like I siiya waligay ma helin
@ayanhealthyfood7586
@ayanhealthyfood7586 5 лет назад
Bintu Iqbaal walal channel kayga soo booqo ado mahadsan
@maryamaducale2106
@maryamaducale2106 5 лет назад
Masha allha naciimo jookar 😍😍😍 call box baa thy ku teh ar naciimaaa ❤❤
@shaymasaleh189
@shaymasaleh189 5 лет назад
😆😆😆😆😆😁😁😁😁👍 nacima jokar 😍😘 qosol by yigudishey masha Allah Quruxey 😘
@marryanali3342
@marryanali3342 5 лет назад
Iam first person get her like ta isaar ilaahay layatul khadrika ha na waa fajiro
@nastexobudul6641
@nastexobudul6641 5 лет назад
First view ❤️❤️❤️❤️
@alimramushti4574
@alimramushti4574 5 лет назад
I am first person
@ubeydyarre757
@ubeydyarre757 5 лет назад
Waaaa film aan caadi ahyn Sddex qof kaliya baa wada oo qofkiiba sddex qof u dhigma Inana caadi maaha
@nawaalnalka3200
@nawaalnalka3200 5 лет назад
Ninkan aad moodid birtii France😂😂😂
@ummuharuun5397
@ummuharuun5397 5 лет назад
Masha allaah naciima Sida isneelo utahaa ka helay waa quruxley
@ayanhealthyfood7586
@ayanhealthyfood7586 5 лет назад
ummu haruun walal channel kayga soo booqo ado mahadsan
@yasminabdirahim325
@yasminabdirahim325 5 лет назад
Inta nacima jokar jecel like iisaro asxapta
@wizzomarion3846
@wizzomarion3846 5 лет назад
Inaba Caadi mahan ruwayadaha @naimojokar keep going it ❤️🖖🏽
@maaisacadymaankadeeqda6884
@maaisacadymaankadeeqda6884 5 лет назад
Kkkkkkk Waxn Ku qosly Naciimo Joogar wllkeed 2dollar Hadaad Soo heshid Kumo Ninkaaz lee jooga.wazlada Hilipka Ah Kumo Lahoo😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣😂😂😂like Iisaara Hadaad Ila qososheeen
@nimcooslo1459
@nimcooslo1459 5 лет назад
minyara maseertay maan gaabanaa maqli jiray😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣
@galiahgaliah5268
@galiahgaliah5268 5 лет назад
Kkkk nimco hawar cusu baa ka barday mashalha hormar wacn quruxeey
@husseinbore1929
@husseinbore1929 5 лет назад
As caleekum nimco jorker waan ku salaamay ruwaayadda xigda magaceeda waa shalaado iyo tumasho kadhig thanks a lot maalmihii nolosheena dhamaan waan salaamay jilayaasha
@misshamdi1801
@misshamdi1801 5 лет назад
😂😂😂😂😂😂😂 joogar walee waxbaa kuyaaal xaaji macooow waaala wataa
@zamzamshire500
@zamzamshire500 5 лет назад
Sow adigu kama dhigin ninkaagii siibleydii jaadka Ethiopian ka keeni jirtay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 ilma qalow qalow like iisaara anigaa u masayreye jookar
@Ugbaadnuura
@Ugbaadnuura 5 лет назад
zamzam shire ssibleydi qaadka🤣🤣🤣🤣
@amalkelif9404
@amalkelif9404 5 лет назад
Masha allah anaa u horeyaaa like israa
@ayanhealthyfood7586
@ayanhealthyfood7586 5 лет назад
amal kelif walal channel kayga soo booqo ado mahadsan
@miirajbarre3060
@miirajbarre3060 5 лет назад
Naciim masha allah qaabkaa wax ujishid l like that 🌹🌹🌹🌹
@fatumahudle7001
@fatumahudle7001 5 лет назад
Part 9 plz ??? Can't wait
@najuhussein7966
@najuhussein7966 5 лет назад
20 badna cunugaaa 😹😹😹😹😹subhanaka ya adhim😹😹🙌
@kinghanadofficial7928
@kinghanadofficial7928 5 лет назад
Nin la aan iyo lacag la aan ayaa ku dhacday Nimco Jokar 😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣
@cumarxajiciise1552
@cumarxajiciise1552 5 лет назад
😃😃😃😃
@soltanajama5014
@soltanajama5014 5 лет назад
Jilaysha dhammantin salaamullah👋❤🌸🙏
@hanicadey3991
@hanicadey3991 5 лет назад
Nacima asal
@queennajma5663
@queennajma5663 5 лет назад
Liban waba nin dheer ka wrn 😍😍
@sodabiryar7580
@sodabiryar7580 5 лет назад
Mamo safiyo waa raliyo walhy ilahyow xafid mamo macaan galkacyo jogta 💋💕💋💕💋💕💋
@abdirazak8672
@abdirazak8672 5 лет назад
Soda Biryar mama safiyo yaa ladhahaa abaayo
@gobgun329
@gobgun329 5 лет назад
Mamo safiyo naciimo jookar hooyadeed alle haxafido iyo dhammaan hooyooyinkeen
@ayubahmett1160
@ayubahmett1160 5 лет назад
Nimco ioker io abti liban ,rodo berlula i luve this ruwayd keep going from dhul ufug
@amiiraabdirahman9036
@amiiraabdirahman9036 5 лет назад
4 kuu oglahay 4saac kuuma ogoli kulaha hhhh jokar waan ku jeclahay wlhi abayo xmr cade ka so salama❤🇸🇴
@nimcodiamon3577
@nimcodiamon3577 5 лет назад
nimco jokar waa ku tageraa ❤💯👏
@asmoadam4461
@asmoadam4461 5 лет назад
Nabi amaankan iso sheega jasakalah 🤗😘
@simancabdulaahiomar1918
@simancabdulaahiomar1918 5 лет назад
Ruwaayadan waa wax dhacay wlhi oo soomaalida kadhex dhacay naag iyo maser maxaa kala heysta 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@suwaaraqalanjadiireerpuntl4459
Jokar jiif kuma eka ee raadi niinkaaqii ha jiifine 🤣🤣🤣
@ayanhealthyfood7586
@ayanhealthyfood7586 5 лет назад
Suwaara qalanjadii reer puntland walal channel kayga soo booqo ado mahadsan
@fathumaupdimoha1110
@fathumaupdimoha1110 5 лет назад
Jookar xafada dariska u zocday🤣🤣🤣funny wye io Team-keeda🤗horay u zocda💗👏👏👏
@abdulkadirabdirasak8885
@abdulkadirabdirasak8885 5 лет назад
Wow, cadi mahan
@xidigmumin6684
@xidigmumin6684 4 года назад
Ilahaw Rabiyaw raxmanaw iga yeel nin xaasas badan leh 🤲🤲🤲🤲🤲
@sulekhamohamed1961
@sulekhamohamed1961 5 лет назад
You nailed it joker lol wow.. 👌👌
@hamzegaaz6774
@hamzegaaz6774 5 лет назад
Naciimo jookar ilahay Baa Xarabo socta ka dhiigy Go Forward
@hafsokhalif3909
@hafsokhalif3909 5 лет назад
Hhhh nicmo wlh waad igu bananthy qof igu qaliyah 🤣🤣🤣🤣🤣
@asmajaamac6037
@asmajaamac6037 5 лет назад
Anku salino nabigeena suban scw scw scw Allah khyrka Ramadanta hyna wafajiyee
@munasabriye2548
@munasabriye2548 5 лет назад
sii U sugaaaye lee part 8 Waaaku heystaa
@farhiyonur8498
@farhiyonur8498 5 лет назад
Anaa ugu soo horeeyo
@ayanhealthyfood7586
@ayanhealthyfood7586 5 лет назад
farxiyo nur walal channel kayga soo booqo ado mahadsan
@abirmahmud1895
@abirmahmud1895 5 лет назад
See camal qeybtaan 2 days baan sugaynaye ma soonkii baa idin cusleeyey🤗
@maryansiciid4921
@maryansiciid4921 5 лет назад
Intee sugaaayay riwayadaan ee laso dhakhso
@naftayartaa8081
@naftayartaa8081 5 лет назад
Hhh Ala jookarey dadka aad lanoshahy mxay qosol ka dhargeen wlhi waa ku jeclahy intaa noshahy farxad ku nolow ❤❤
@guuleedabdi6465
@guuleedabdi6465 5 лет назад
Call box halaysanaad noqotay kulahaa Kkkkkkkkk naciima jokar so funny Walhi
@farhiyomohamed9075
@farhiyomohamed9075 5 лет назад
Niicimo willka kula dhashay baa ka daran asagaba lacagtii ka gurtay 😂😅😆😆😁😄😄😃😄😄😆😅😅😅😅
@abdullahiabdulkadir4629
@abdullahiabdulkadir4629 5 лет назад
Keep Going Naciimo Jooker iyo Liibaan
@queenmj8688
@queenmj8688 5 лет назад
Ninkaan aad modo birtii faranca😂😂
@xafsaabdirisaq9372
@xafsaabdirisaq9372 5 лет назад
🤣🤣🤣😂 nimco qosol miidhan weeye
@swtzuheyla6206
@swtzuheyla6206 5 лет назад
Walahi jookar is very funny 😂😂😂
@salmaanmoomin
@salmaanmoomin 5 лет назад
Jookar qurux aftahanimo talent weeye fareejo way ku jiifta🤣🤣😂😂🤣
@abassyussuf7273
@abassyussuf7273 5 лет назад
qof iga maser badan wlhi tan
@nastexobudul6641
@nastexobudul6641 5 лет назад
First comment😂😂😂
@ayanhealthyfood7586
@ayanhealthyfood7586 5 лет назад
Nastexo Budul walal channel kayga soo booqo ado mahadsan
@adoontiiallem4224
@adoontiiallem4224 5 лет назад
Alle qeerka hana waa fajiyo leylatul qadriga Alle hana waa fajiyo ciida samo Alle hanagu ciidiyo sanadkaan sanadkiisa bash bash Alle hanagu gaarsiiyo
@maryamoruunmohamed7714
@maryamoruunmohamed7714 5 лет назад
Maanta waan so hormaray
@qnnaimaaldinour260
@qnnaimaaldinour260 5 лет назад
Riwayda wanu kuxirnhy nimcaay iyo ano nimca abyo nzo dhereya hda wanu idn dahsane koly mrdhow wa gabagabe sonkuye allha idn brakeyo will mizzu 👄👄😂❤funz
@amonhassan
@amonhassan 5 лет назад
Wallaahi wu iga qosliyy😂
@queenzunda4955
@queenzunda4955 5 лет назад
Nimco joker😍Zi qaaza ku tageera😋
@nalkadiiriye4523
@nalkadiiriye4523 5 лет назад
Nimco jogaakar kaftankaga jclahaay horaay usocoo abayo
@ayanhealthyfood7586
@ayanhealthyfood7586 5 лет назад
Nalka Diiriye walal channel kayga soo booqo ado mahadsan
@hamdamahmud5648
@hamdamahmud5648 4 года назад
Niciima jookar qaali aad ayaan ku jecelahayyyy so funny aad ayaan ku jecelahayyyyy
@abdiwahabhassan7992
@abdiwahabhassan7992 5 лет назад
Qasidada zayidka aya igu socota
@najmaahmedhussen8347
@najmaahmedhussen8347 5 лет назад
Birtiiii faransa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@zarazara665
@zarazara665 5 лет назад
Omg Liban needs to hit the gym Subhanallah. Pls bro waa iga talo.
@ifrahaxmed1053
@ifrahaxmed1053 3 года назад
Hhhh nimco jookar wan taageera horay usoco
@tasniimnaanii7743
@tasniimnaanii7743 5 лет назад
Ninkan aad modid birtii franca🤣🤣🤣🤣😂😂
@DJ_MAAN4
@DJ_MAAN4 5 лет назад
Gabadh waslad ii sameysa ban search gareynayaa ✌🏼
@caiishazain1549
@caiishazain1549 5 лет назад
Dj maan hhhhh ma bilabtay
@sofiaadenbarre6431
@sofiaadenbarre6431 5 лет назад
Naima jookar wan kutagersanahay Ina hooyo 💓💓💓💓💓💓 😂😂😂😂
@AJtheboss-po3cg
@AJtheboss-po3cg 5 лет назад
Waa studio qalbikaga anikaa dagan.🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@aragsanbeauty92
@aragsanbeauty92 5 лет назад
❤️❤️❤️ viva jookar iyo jilaayasha dhan ❤️❤️🥰🥰
@sumaayaawaale1602
@sumaayaawaale1602 5 лет назад
Part 9 am wait
@maankadeeqa2486
@maankadeeqa2486 5 лет назад
Musiiibo ku dhacde kulahaa maaalkeeda yaa igu wareeejiyo ar joookara😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@sagalbadel5755
@sagalbadel5755 5 лет назад
Nimco joooker kkkkkkkkk wadhinty manta maseer laisqarinayo nagaha qarsado xanukoda ee matalee wlhi
@glowgirl2988
@glowgirl2988 5 лет назад
Qalbigaga qol & barsad maaha waa studio anana dagan🤣🤣joooker umadena maha
@nasteexocaydid6710
@nasteexocaydid6710 5 лет назад
Kkkkkkkkk kkkkk
@falisgobey3120
@falisgobey3120 5 лет назад
Jookareey waad nagu daahiseen dee ruwayada sidan usugeyny ayaanu daal nay wlh funy waan idin jclhy kama daalo
@hooshshabeel5918
@hooshshabeel5918 5 лет назад
Hargab ba kudhacay
@ayanhealthyfood7586
@ayanhealthyfood7586 5 лет назад
Falis Gobey walal channel kayga soo booqo ado mahadsan
@falisgobey3120
@falisgobey3120 5 лет назад
@@ayanhealthyfood7586 waan kuu booqday wllo
@khadijamoallimamin8490
@khadijamoallimamin8490 5 лет назад
Naciimo jookar waa iga badisay wllhi 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@Muna2187
@Muna2187 5 лет назад
Hhhhhh wllhi si kal iyo laab ugu helaaaa run ahaanti
@foziamohamedomar4820
@foziamohamedomar4820 5 лет назад
Nimco jookar quruxleey waaye mshallh
@ninkadhiigaushubasomalilan6991
Waaaw niciimo qof jirta
@sagalshido5736
@sagalshido5736 5 лет назад
Qalbigaga wa studio kulaha anaana dagan🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@hodanabkor7816
@hodanabkor7816 5 лет назад
Walahay qosol baan oo dhiman gadhay Nacimo Jokar best actress .
@TherealNomad01
@TherealNomad01 5 лет назад
War xaguu xanuunka ula doontay ta yar😂😂
@Mumu2811
@Mumu2811 5 лет назад
Part 9 please👈
@engsihaamsaeed8089
@engsihaamsaeed8089 5 лет назад
Maxasuusat markan biyahan cabayay kusiiyay oo hafga ah kkkkk ina qali walow waan ku haystaa
@foziamohamamud3725
@foziamohamamud3725 5 лет назад
Ninkeygii baan gatay😂
@anabsaid1270
@anabsaid1270 5 лет назад
Xagee kubixiyaa kulahaa ma iska qarsato ayada kaliya 2bo isku naqato
@maryammohamedhusein3371
@maryammohamedhusein3371 5 лет назад
Wating part9
@afraahfaarah6275
@afraahfaarah6275 5 лет назад
Waslada inaad ka adkatay ahayn nimcoy oohin kulamay gaadhen😂😂😂😂😂
Далее
ELA NÃO ESPERAVA POR ISSO 🥶 ATTITUDE #shorts
00:20
Ruwaayadii Qiyaano Rageed iyo Qibrad Dumar
42:10
Просмотров 83 тыс.
FILIM CUSUB: DAB & BAASIIN JILAAYAAL CAAN AH 2019
30:52
SHEEKO GAABAN IIWAD HADAN IIWAD WAA IGU SOCATAAYE
50:49