Тёмный

Ruwayaadi Ugu Qosolka Badnayd Ee Barbaera Lugu Matalay Khannaas Dawo 2018 HD 

YAASIIN BALBALAADHSHE
Подписаться 309 тыс.
Просмотров 340 тыс.
50% 1

♥♥♥ Ku Soo Dhawoow Channelkaga , Fadlan ha ilaawin inaad Subscribe Gareeyso, Thanks ! ♥♥♥
• Well Come To Your Channel Please Subscriebe Thanks
• Channelkani waa Mid uu tagaan Raali Galinta Bulshada ,waxaana iska leh Camera Man ka Balbalaadhshe waxad kala socon dontaa Majaajilooyin aad u qosol badan waa KOOXDA XIGMO IYO XARAABO { Jilayaasha Jilaha Canka ah Abwaan Bashiir Qaashle, Safiya khaliif yuusuf iyo Xirsi cabdilahai Cali qolay iyo Nadra xirsi Cabdilaahi iyo Raxma Cabdilaahi maxamuud iyo Mustafe saleebaan kamo iyo Gudomiyee Yaasiin Balbalaadhshe dhamaan kooxda xigmad iyo xaraabo FADLAN HA MOGAAN HANA KA MAQNAAN MAJAAJILOOYIN TAXANE AH Waxad Hada Kala Socon dontan Filimadi Ugu Danbeyay Hamogan Commin Soon Koxdani Waxay Ugartahay SAAB TV

Развлечения

Опубликовано:

 

5 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 136   
@suxufilibaax3175
@suxufilibaax3175 6 лет назад
Woow waar dhulku qurux badbaa like kuqabo
@fxchannel2019
@fxchannel2019 6 лет назад
Mansha allah qurux wadankayga ilahay ha barakeeyo
@bandhigadaljir8172
@bandhigadaljir8172 5 лет назад
Aameen ya rabi
@mohamedosmaan1777
@mohamedosmaan1777 4 года назад
Caqaayadu iyo kan buuran maanta soomali odhan iyagaa ugu horeeya
@awrdabre5012
@awrdabre5012 6 лет назад
Kkkjk walhi noloshaas nolol la mid ah dunida ma jirto ilaahow igu celi dalkayga walhi waan qurbaha caafimaad ma yaalo nolol xor ah rabbo dalka na tus shaqada taaal
@hassanhussein272
@hassanhussein272 6 лет назад
Xikmadii afsoomaaligu way dhamaatay, bal nimankan waaweynee sheekadoodii inoo soo gudbiyay eega
@xuppifaysal4475
@xuppifaysal4475 6 лет назад
ar ma barbaraa noo caa ueeg qurux wllhi mashalah
@safiawarsame2244
@safiawarsame2244 6 лет назад
Mashaa Allaah wadanku waa qurux dhibku wuxuu kataaganyahay daroogada uu dadku cunaayo oo dadkii adoonsiga ku haaya.
@xlcy.9437
@xlcy.9437 6 лет назад
Berbera qurux bdn mocha allh 🙏
@mohamedosmaan1777
@mohamedosmaan1777 4 года назад
Ruwaayadihii wad joojiseen dadku waxay u baahanyihiin ruwaayadaha caqaayada iyo kan buurani matalayo in ad soo badisaan
@hamdaaadan7252
@hamdaaadan7252 6 лет назад
Yaa salaam berbera iyo boogtii jceylka 😍😍😍
@abdirahmanabdikarem7416
@abdirahmanabdikarem7416 6 лет назад
berbera fantastic city🙋
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 4 года назад
Waasidii Siyaad Barre ugategey waxba ismabedelin Berbera
@mohamedosmaan1777
@mohamedosmaan1777 4 года назад
Wahi way lakaceen sooraan iyo jawaan daaqada ayey katuureen
@sakariyrarpac1537
@sakariyrarpac1537 6 лет назад
mazha allah berbera my blood wllhi
@jimcalenuur9847
@jimcalenuur9847 4 года назад
Masha allah wadankii maxan u xiisay
@dahirmahamuud2321
@dahirmahamuud2321 6 лет назад
waa runtaa abdi moge Allahu Akbar
@SalmanSalman-ps2bb
@SalmanSalman-ps2bb 6 лет назад
Wargelin iyo Xaauusin🤝 walaalyaal idinkoo mahadsan riwaayadaha ka ilaaliya waxa diinta iyo dhaqanka meel kaga dhacaaya .hada anoo daawanaya waxa aan ka naxay hadlka aad Tidhi ee ah (alla inadeer yaa inooga fura)!! ✅✅✅
@ubaxibraahim6948
@ubaxibraahim6948 6 лет назад
unto
@ismailabdiismailabdi3708
@ismailabdiismailabdi3708 Год назад
hhhh oo markaana ala waa hal hays qofku markuu wax ka yaabo ayuu dhahaa kalmadaas
@hawlqabad7803
@hawlqabad7803 4 года назад
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk funny Waswaas iyo khanaas
@honeylove4100
@honeylove4100 6 лет назад
Masha allaaah Barbara qurux badanaa Dubia banba mooday markii horr ayadaba ka quruxbadan Burce waw
@shukriali3547
@shukriali3547 6 лет назад
MANSHA AALLLAAHHH SOMALILANDER ALLOW BARAKEEYEE BALAYAADE HAREER MARIIIII .
@abdikanialiisse2366
@abdikanialiisse2366 6 лет назад
Yaasiin ruwaayadan waxuu ula jeedaa sxbadii ku caasiyoobey ee jawaan iyo sooraan aadbuu ugu karbaashey wlh kkkkk
@mohamedosmaan1777
@mohamedosmaan1777 4 года назад
Soomalida caqaayada iyo kan buuran ayaa soomalida ugu khatarsan
@afbarwaaqo4394
@afbarwaaqo4394 6 лет назад
Waaaaaaaw wa xarunta ganacsiga wadanka an jarka nahay ee Somaliland qurux badana yurub ba modey
@abdiroble2576
@abdiroble2576 5 лет назад
Tolloow ma wax jiray ka hadlayaan Mise innay wax fidneeysan oo xummaan laga bartay doonayaan. Waxana sheeko xariir iyo qosqosal ka badane. Idaacadaha xummaan iyo been sheega waxaaba ka darran waxaan jirin dhicin dhaqan loo lahayn shactariyo maadaysi ka dhigoo dadka u soo bandhig. Kilaabtan waxan soomaali ka suurtoobin ku shactaraynaya waxaanba dhihi lahaa hala karbaasho
@calisaladsugurow2363
@calisaladsugurow2363 3 года назад
Q . .
@hajiyare7657
@hajiyare7657 5 лет назад
Jilayaashi reer burco markay waayeen deegaano qurxoon ayku matalaan riwaayadi ayay berbera yimaadeen welcome...ina muraad iyo cidin isku meel ma istaagi karaaan kkkk kaftan weeye
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 6 лет назад
Ala waa berbera waxaan soo xusuustay cadiirkii aan dadarta la fadhiisanjiray waad mahadsantihiin
@hoygagujir7170
@hoygagujir7170 4 года назад
Cadiir iyo dardar waaxay wll
@t.d8775
@t.d8775 6 лет назад
masha allah waar wadanka wuu shidmay meshasi hada ma berbera ilahow u siyadi
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 Год назад
SUBXAANALLAH MA DAD BAA SIDAA KU SHAQAYSTA?
@jamalwarsame4522
@jamalwarsame4522 6 лет назад
Tolow kuwa hore ee uu ka duubay ee yaacay ee uu sheegayaa ma jawaab iyo sooraanba
@rakuubtube4158
@rakuubtube4158 3 года назад
Waa iyaga sxb cid kale ma sheegaayo
@mohamedosmaan1777
@mohamedosmaan1777 4 года назад
Ruwaydiihii mad joojiseen wali mahayno ruwayadii kii qolsolka ahaa
@rahmaali2050
@rahmaali2050 6 лет назад
Mansha Allaha Battalale miyan lagu qabanayn iyo Cilmi Boodhari hoygisi?
@mahadmaxamedxogalaf3120
@mahadmaxamedxogalaf3120 3 года назад
The company
@cabdiraxmanmaxamed3962
@cabdiraxmanmaxamed3962 6 лет назад
Maansh allaaah
@abdirahmanbarud9560
@abdirahmanbarud9560 4 года назад
kkkkkkkkkk 17:44 walaahi waa inaad eedaa Qadadaase kkkkkkkkkk kulahaa
@jimicde7993
@jimicde7993 5 лет назад
Somalilan. Wan jeclahay wana dad isdhisen mana kadhalan waxna IMA galan lkn halmid magaca Allah calanka kabixiya hadeydan dhawrikarin xafladaha iyo hesaha maga ilahay wab mabnuuc please walalayal xafladu markey dhamato dulka ayu yaala Nairobi Ayan dhaqankas Ku arkay
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 Год назад
Way masayrtay inlaantii
@dgabdirisaakchanel3128
@dgabdirisaakchanel3128 6 лет назад
nice magaladyda aaan kufaaano somalilaan
@14octobermaalinmurugo25
@14octobermaalinmurugo25 6 лет назад
Masha Allah qurux badana berbera tolow rer konfur ahaye mala iso dhaweyn hadan rabo inan ku noolado? Allah dhulalka somaliyed qurux iyo qiimo badana ilahow dadka somaliyed is jecleysii ada awoode
@ummamohameali7801
@ummamohameali7801 6 лет назад
14 october maalin murugo waa lagugu soo dhawaynayaa hadaba reer koofur badanbaa jooga
@14octobermaalinmurugo25
@14octobermaalinmurugo25 6 лет назад
ummamohame ali mahadsanid walashey
@cabdiraxmanmaxamed3962
@cabdiraxmanmaxamed3962 6 лет назад
Haaa gacmo fura ayaaan kusooo dhawanayn lahay
@fadimohashi771
@fadimohashi771 6 лет назад
14 october maalin murugo soo dag wllo cidi kaama xigto Somalidu xagaa weyku fiican yihiin😍😍
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 4 года назад
Dhalinyarada waxaa ka muuqata busaarad iyo shaqo la’aan bal ubaxii dalka siduu u egyahay day allow Somalia daba qabo
@dgabdirisaakchanel3128
@dgabdirisaakchanel3128 6 лет назад
mnsha allh saaaaaaaaaaaaaaxil
@abdimoge3839
@abdimoge3839 6 лет назад
Fadlan magaca Alle an kabilawno capital letter
@baalebb7371
@baalebb7371 6 лет назад
abdi moge hdi lga bilabo iyo hdi kleba wa isku mid kalmadahasi wxy ka yimaden christianatiga camo e wx si wcan u eeg
@abdimoge3839
@abdimoge3839 6 лет назад
DR Madaale masaas ayaad uaragtaa walal adiga
@mohamedabdimohamed3447
@mohamedabdimohamed3447 3 года назад
Sheekadan waa sheeko jirto
@mahadmaxamedxogalaf3120
@mahadmaxamedxogalaf3120 3 года назад
Each time
@shabcaanmaxames235
@shabcaanmaxames235 5 лет назад
Mash allah barbar
@siciidcade4640
@siciidcade4640 6 лет назад
Yaazin Zhp qaybti Bada meday
@abditahirgas4813
@abditahirgas4813 Год назад
Waa laba xaaraami
@dnpydb-liee
@dnpydb-liee 6 лет назад
Jig jiga City part2 waa Jabuti jilitaanka wa midke ugo casrisana waydan dawado
@dahirsagal8696
@dahirsagal8696 5 лет назад
Su'aashu waxay tahay riwaayada noocan ah maxay Berbera kalasoo dooneen?
@rogaalm1236
@rogaalm1236 6 лет назад
Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh qosol waynaa war way iga qosliyeen kuwani caqdimaaha
@abdulkariim0226
@abdulkariim0226 6 лет назад
kkkkk waleee kkkk
@husseinbukhari4450
@husseinbukhari4450 5 лет назад
xasuusin !!!! wll marka wax lamatalayo waa inaad ubandhigtaa shereecada islaamka ! waan ogahay inaad wanaag kabaadhaysaan sikastaba oo aad udhigtaan ! lkn wanaag waxaa leh wax alle ogolyahay
@ahmedmaslaxomar711
@ahmedmaslaxomar711 4 года назад
Isagaa inasoogaraaci Khanas iyo
@geeljire395
@geeljire395 5 лет назад
😂😂😂 iisoo celi ku lahaa ana waan kuu soo celine 😂😂 Saaqidiin kkkkk
@siciidhaariye9330
@siciidhaariye9330 5 лет назад
kkkkkkkkk
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 4 года назад
Saaqid bila aqoona lama sheegin qasqas ayay kashidantay🤣🤣🤣🤣🤣
@hamdadagantadagan3124
@hamdadagantadagan3124 5 лет назад
Astaq furun laah khanas io was wad ku yeh ilahow anu belo isku masyn
@Am3n26
@Am3n26 6 лет назад
Goal kasi wu dhashe inaga fogee hhhhh
@abdiazizcumeyr5491
@abdiazizcumeyr5491 5 лет назад
Reer kan iidoor markasta ayjilayaan rawaayad qaad bey cunayaan un waa aydaaqaan
@shakirjr7269
@shakirjr7269 6 лет назад
Kafayga sida loowalaaqo waad dhamayseen rageedii😂
@ahmedgaroonalichanel9852
@ahmedgaroonalichanel9852 5 лет назад
Hhhhhh riwaaaayad cajiiiba
@cabdiraxmaanyuusuf2187
@cabdiraxmaanyuusuf2187 Год назад
Cade
@abyanabyan6636
@abyanabyan6636 6 лет назад
Waar berberi qurux badanaa
@adansantur4677
@adansantur4677 5 лет назад
Nice , location no development
@ahmedshakir7506
@ahmedshakir7506 6 лет назад
Asal magaaladaydii barbara ilaahaw hay dilin ilaa aan kusoo laabto
@abdimoge3839
@abdimoge3839 6 лет назад
Ahmed Shakir hadaa inee jogtaa walal
@Saidmedia25
@Saidmedia25 6 лет назад
Berbera iyo bari samaadkii xasuustay
@saidoelmi4351
@saidoelmi4351 6 лет назад
Shaydaanimo ayay bilaaben bisinka
@drzaki5265
@drzaki5265 6 лет назад
nio wadooyinku quruxbadanaa
@AliAli-uq3wg
@AliAli-uq3wg 5 лет назад
asc
@nimcaan175
@nimcaan175 4 года назад
Kkkkkkkk
@mascamo2629
@mascamo2629 5 лет назад
Naqaskeenaa kubaxay kuye
@drmuniiryaree2341
@drmuniiryaree2341 6 лет назад
Barbara ayaaba shidnaatee
@abwaanganaarochannel882
@abwaanganaarochannel882 5 лет назад
Gopolkiii ciise muuse walee ragbaad tiin waad dhisateeen gopolkiini wlihi
@abdiahmed3903
@abdiahmed3903 6 лет назад
Mashaa alaah barbara qurux iga dheh
@siciidmaxamed5819
@siciidmaxamed5819 6 лет назад
Mansha allah
@abdulahiahmed5067
@abdulahiahmed5067 6 лет назад
burc laamiyada ha lo badiyo
@seerabta9261
@seerabta9261 6 лет назад
Mansha Allah
@mohamedosmaan1777
@mohamedosmaan1777 4 года назад
Waxay umatalayaan sidii ruwaayadihii la arkijiray todobaatanadiii war soobadiya
@sarahussein5872
@sarahussein5872 6 лет назад
Wanaas iyo Kansas wa soran iyo jawan kkkkkk
@abdirisaqismail573
@abdirisaqismail573 5 лет назад
Waad garatey sxb jawaan iyo sooraan ayey kusocotaa bahashu beriguu uduubi jirey ruwaayadaha ee ay kaga baxeen lacagtii ay ingiriska kasoo qaateen
@raagedirir9171
@raagedirir9171 6 лет назад
Waar waxani wax la daawankaro maaha bac jaada ayuunbay la wareegayaan yaa idinku yidhi Bal marka wax la matalaayo waa in jaad la cuno?
@xasanxasan1921
@xasanxasan1921 6 лет назад
hhh reer hargeysa
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 4 года назад
Illhy maxu baray sida naagaha loga shaqaysto😄🤣🤣🤣🤣
@muzzeriin3975
@muzzeriin3975 6 лет назад
Waar malaaa maaaha Berbera halkaasi
@Axmedmaxamedcali-ts3xz
@Axmedmaxamedcali-ts3xz Месяц назад
Kkkkk
@rudwanxarago3970
@rudwanxarago3970 6 лет назад
AnaGa DucaDa sidNe mad NagLa HaaDhi Ka BuurN CalooZha TagN
@fuadalimouse3503
@fuadalimouse3503 6 лет назад
Asxby wxbaa ka dhcy
@jamalwarsame4522
@jamalwarsame4522 6 лет назад
Waxay ku tusaysa dadka wadanka jooga sida aanay u nixin ninka godoonka ah ee passport ka u baahan ayey Lee yihiin kun noo baadh baadh
@foosiyaismacil5821
@foosiyaismacil5821 6 лет назад
Jamal Warsame 😈😈😈😈😈😈
@drmuniiryaree2341
@drmuniiryaree2341 6 лет назад
hhhmm
@siciidmaxamed5819
@siciidmaxamed5819 6 лет назад
MANSHA Allah
@mastermind-centerforgreatd5918
Ala jawigu daganaa oo fiicanaa dhulka somalidu waa iskumid,
@geeljire395
@geeljire395 5 лет назад
Laba faasid kkkk Ninka iyo naag ayay isku direen
@ninbanaandegay7132
@ninbanaandegay7132 6 лет назад
Baange Ninkaa Inaan la dhoco mooyaane
@ahmedabiib9087
@ahmedabiib9087 4 года назад
Hhh
@siyaadmaxamedxasan7004
@siyaadmaxamedxasan7004 2 года назад
D
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 4 года назад
Meeshu tuko badana waa xeeb tolow mabarbara🤔
@mukhtarcabdi244
@mukhtarcabdi244 4 года назад
Kkkkkkkkkk
@drmuniiryaree2341
@drmuniiryaree2341 6 лет назад
hhmmm
@munajama4282
@munajama4282 6 лет назад
Berbera caasimada mustaqbalka dhaw e somaliland
@adanhassan2604
@adanhassan2604 6 лет назад
Mash alaah Berbera waxay noqotay dubay
@ninbanaandegay7132
@ninbanaandegay7132 6 лет назад
Now tii Balbalaadhe way isku dhex yaacday-ba kkkkk ku lahaa kala Dooro Qaadka intay 2ba Sufur soo qaadatay kkkkk
@ugbadahmed5467
@ugbadahmed5467 5 лет назад
Hhhhhhhhhhhh is not going anywhere near to 6AM 8 from 88inches 6AM and a few
@ceebkasaliim4322
@ceebkasaliim4322 6 лет назад
hhhhh shaqa cusub weye halugu yaco
@nagaad_roblox2197
@nagaad_roblox2197 6 лет назад
samiir yare 0
@farahfarah3604
@farahfarah3604 6 лет назад
Waa meel baadiya tuulo yar weeye waa xagee
@am-yt7ks
@am-yt7ks 6 лет назад
Ruwayad beey ka dhamaan la'yihiin waar arin kale keena aduunka waad hoos marteene
@yusufosman3280
@yusufosman3280 6 лет назад
Reer Burco Waa Imtixaan Hhhhhhhhhhh Khanaas Iyo Wanaas
@ninbanaandegay7132
@ninbanaandegay7132 6 лет назад
kkkkkkk waxay Dadka isku diraanba eyagii ayaa isula yimid Riwaayadii kkkkk ku lahaa maxad u lahayd Gabadhu way cunto karis xun tahay
@hodanwahbi3328
@hodanwahbi3328 6 лет назад
11:05 , kkkkkkkkkkkkk sheeyga Dumarka, layidhaaa, ,!!!!!!!! ahahaha,
@hhhkkkylz9349
@hhhkkkylz9349 6 лет назад
Amy Fadi😂😂😂😂
@hodanwahbi3328
@hodanwahbi3328 6 лет назад
Nasser SHANKAROONLAND BOY HEEEEEEE!
Далее
RUWAYAADI LAGU MATALAY FILAYNTA BARBAERA DAWO 2018 HD
47:42
Riwaayada Mobile ka HCTV Drama
41:46
Просмотров 309 тыс.
MUUQAALKII UGU QOSOLKA BADNAAY
8:33
Просмотров 485
FILM CUSUB FILAYNTA BERBERA DAWO 2018 HD
47:42
Просмотров 145 тыс.
Все ради семьи!❤️
0:55
Просмотров 2,3 млн
Медвежий папа
1:00
Просмотров 4,6 млн
Папа гений
0:23
Просмотров 2,6 млн
Dancing Together_061 😍🎵 #dance
0:30
Просмотров 11 млн