Тёмный

Saado Cali Warsame - Naftaydaa Kuu Jiraban - Hees Qaraami Xul ah With Lyrics 

MUDUG BOY
Подписаться 74 тыс.
Просмотров 628 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

22 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 192   
@khaalidifay-k8t
@khaalidifay-k8t 9 месяцев назад
Waan ogahay heestaan inaa soo radisay 😢😊
@Sharma_Boy1
@Sharma_Boy1 8 месяцев назад
😂😂😂
@nimcodow1230
@nimcodow1230 7 месяцев назад
Kamaba daalo 🥺
@mohamouttabdulaahi
@mohamouttabdulaahi 5 месяцев назад
garac😅
@maxamuudmaxamed1870
@maxamuudmaxamed1870 2 месяца назад
​@@nimcodow1230vvvvvvvvvvv😮😮
@Shamuuremashalah
@Shamuuremashalah Месяц назад
​@@Sharma_Boy1waa iqabqtay😂😂
@crahmanyasinwcys2079
@crahmanyasinwcys2079 8 месяцев назад
Ana wxn dhagaysanaya duhur aan qado sido ano moto wata wan salamay qofkii arko
@taariikhchannel9733
@taariikhchannel9733 8 месяцев назад
Waan ka qaaday mataan
@AbdirahmanAbdiAli
@AbdirahmanAbdiAli 8 месяцев назад
Heestan waxn dheegisanaya galab isnin 30 ;01 2024 4;34pm qifkii iga danbeya salamya
@Shaashaa-fs8uy
@Shaashaa-fs8uy 2 месяца назад
Isnin 29/07/2024 5:12pm
@Maxamedabiib-i6k
@Maxamedabiib-i6k Месяц назад
Haaa khamis salaan wacan
@RashidMohamed-fr1po
@RashidMohamed-fr1po 8 месяцев назад
Hestan waxn dheegasanaya hawen isnin 26 February 2024 21:03 qofki igadambeyo salamulah 😮
@ZamiirCade-s2l
@ZamiirCade-s2l 2 месяца назад
Wan Ognahay heestan macan inaad dib uso boqaty like ha ila dhaafin hadq 2024 so bqotay❤
@AxmedMaxamed-vd4us
@AxmedMaxamed-vd4us 8 месяцев назад
Hestan waxan dhagaysanayaa 22/ 2/202 malin jimca waxan salamaya inta iga dambaysaa 😢
@Suuraley-f8x
@Suuraley-f8x 6 месяцев назад
Maba dhalan bariga😂😂
@abshirdagel5135
@abshirdagel5135 9 месяцев назад
Saado Cali warsame Allah kuu naxariisto❤🎉
@karamoige5268
@karamoige5268 8 месяцев назад
What a amazing song.!😮 Saado cali warsame AHUN. Waxay ahayd,fanaanad cod tolmoon. Still listining 30/01/2024 5:40am Aroor salaaso ah baan dhagaysanayaa.🎻🔥
@Youtube.comkelliyare
@Youtube.comkelliyare 8 месяцев назад
sifiican baa u qortay mudug boy. ereyada lakiin xaquuqdana soo raaci adiga oo mahadsan midhaha iyo codkaba iyadaale .
@bulshawiofficial3230
@bulshawiofficial3230 3 месяца назад
Af gudhiye ayaa leh erayada
@CabdifitaxCabdullahi
@CabdifitaxCabdullahi 8 месяцев назад
Hestan waxan dhageysana galab arbaca 7;2;2024 waxan salama qofki iga danbeyo 😂
@HaniosmaniilSimon
@HaniosmaniilSimon 8 месяцев назад
Aniga na cawa so radiyay😢
@Faay27
@Faay27 7 месяцев назад
Wka qaady inkasto hoyady Aan udaarayey😂 6/march/2024
@GuunCali
@GuunCali 23 дня назад
Sado cali warsame alle hakunaxaristo😢😢😢😢😢
@cabdiraxmaanmaxamed2857
@cabdiraxmaanmaxamed2857 8 месяцев назад
Ilaahow u naxariiso😢😢😢 eedo saado
@NaciimoNalka-sr8qr
@NaciimoNalka-sr8qr 7 месяцев назад
Amiin😢
@Clnasar
@Clnasar 10 месяцев назад
Axyaa hees sado alle hakuunaxariisto ❤❤
@Morgan-ge6nv
@Morgan-ge6nv 4 месяца назад
Heestan waxaan markii ugu horaysay dhegaystay August 1989.
@Nawaad
@Nawaad 6 месяцев назад
Maalin axad ah 14 april 2024 8 subaxnimo
@CkariimUmar
@CkariimUmar 2 месяца назад
Heestan waxan ku xasuustaa habeen aanu si aad uga dhegaysanay goob ciyaraha laga dawado oo ku taal magalada burco final champion league oo ay isugu yimadeen kooxdayda madrid iyo atlatico madrid 2014 Xasuus wayo wayo😢❤
@FarassVlogger90
@FarassVlogger90 2 месяца назад
Allah janadii Firdawzo Hoygeeda Haka yeelo ❤ Eedo Saado Cali Warsame
@Cabdiburale
@Cabdiburale Месяц назад
Heestan waxaa iigu horeysay 1990 diridhaba ayaan ku dhageystay anoo yar oo ka imi dulcad qoxootigii Kuna socda jabuuti
@CabdiXuseen-j5i
@CabdiXuseen-j5i 6 дней назад
Erayada waxa lahaa nin ree borama ah oo la dhihijiray Axmad siciid diiriye (AFGUDHIYE) isaga iyo Saado caliwarsame alayaraxma 2020 ayu boorama ku geeriyoday
@hawoluulmohamedhassan6064
@hawoluulmohamedhassan6064 2 месяца назад
Cawa oo ay tahay 22/8/2024 waxaan joogaa hyderabad anoo jacelkayga la hadalaya iku soo dhacaday allow i rumay riyadaa ku jiro ❤❤❤❤
@farxiyoahmedfarxiso9392
@farxiyoahmedfarxiso9392 3 месяца назад
4/July 2024 dhageYsaneYna aniga iyo hooyadey Talo jah warerty iyo sheeko intan isku keenY kadib hestan qadeY markas ban soradiYey wan ku Faraxsanhy wana xasusanan dona tariqdan Insha allah😭❤️
@MunaYousuf-qz7lc
@MunaYousuf-qz7lc 7 месяцев назад
Alle ha u naxriisto 2024❤
@maxamedcismaan216
@maxamedcismaan216 7 месяцев назад
Heestan waxan dhegaysanaya 7/3/2024 11:43 pm jawigu wa habi dabaq ayaan xagiisa sare fadhiyaa keligay laydh macan aya i maraysa magaalduna dushay iga muqata heestuna way igu socota
@Lpleo27
@Lpleo27 22 дня назад
Me:
@nalkakadiye7800
@nalkakadiye7800 10 дней назад
2024 ayaan dib uso bokhday team 2025 ayaan salamyaa❤
@foziahamoud395
@foziahamoud395 2 месяца назад
Heestan waxa sameeye ALLAHU naxariistee abwaan afqudhiyey 1988 saado cali warsame aya ku qaada.labadoodaba naxariis jano.
@SharaaraaBoy
@SharaaraaBoy 21 день назад
My favorite ❤😢😊
@Khalidlatiif
@Khalidlatiif 3 месяца назад
saado cali warrsame qofkii diley isku diin ma nihin mana wadaagno somalinimada ee rabi ha unaxariisto 😢💔💔
@ayubsaid2317
@ayubsaid2317 5 месяцев назад
Heestan wxan dhagesanya 28/04/2024 hben axad ah anigo hyderabad joga qofki smskan arka aad ban ku salamaya walal
@ayubsaid2317
@ayubsaid2317 2 месяца назад
War hedhe ayubow wku salamey wa anigi after 3 months libax ba tahy guleyso meshi growe ahyd ba jogta hder 19/08/2024 weyh cwa insha alh wa inoyo markle
@taariikhchannel9733
@taariikhchannel9733 8 месяцев назад
Saado cali alla yaraxa❤
@abdullahiyarisow4388
@abdullahiyarisow4388 4 месяца назад
Wlhi hesta. Malin wan warerna Ayan 16 jeer dagestay mudo 2 sacadod Ayan dagetay Heer waxam daremay musicada Wlhi 😢😢😢😢 Malin murugo ayey ii aheyd mudo kooban
@alikuno5297
@alikuno5297 7 месяцев назад
Hal xigmad ireeb wll 😮
@Siman-k9b
@Siman-k9b 5 месяцев назад
Yaa salaam raxmatullahi saado cali
@abdirashidsheikhmukhtar7781
@abdirashidsheikhmukhtar7781 6 месяцев назад
12/4/2024❤
@MaxamedXasan-s1h
@MaxamedXasan-s1h 8 месяцев назад
Waw hees iga dheeh❤😢😊😮
@abdurazack4u848
@abdurazack4u848 3 месяца назад
Maamo Saado Cali Warsame ❤️🤌🏾
@levzilla7082
@levzilla7082 4 месяца назад
From Ro😢❤
@mubarikmk-i2s
@mubarikmk-i2s 2 месяца назад
Alle ha unaxarizt0 saado cali warsame heestan macaan qiimaha badan waxan dhageysanaya 23/8/2024 hadi aad iga danpayzo oi heestan soo booqatid liketa iisaar
@nasiibnasiib859
@nasiibnasiib859 5 месяцев назад
Waxaan dhageestay heestaan subax 6:38 14/5/2024 waxii ika danbeeyo Waa nii salaamau
@Csamad-b2b
@Csamad-b2b 3 месяца назад
Ishcala hees❤😢
@CandisalaanMaxamedcabdi
@CandisalaanMaxamedcabdi 6 месяцев назад
ilaahay ha unaxariisto saado cali
@IsmailMohamud-k3e
@IsmailMohamud-k3e 2 месяца назад
It means a lot for those that understand
@mahira.547
@mahira.547 8 месяцев назад
Heesaha ma dhaysto mudo dhan 8 sano hees ma dhegaysan ee qaramigu bila muusiga ah 😢😢please iso jawaaba😢
@zamzamhabiib3513
@zamzamhabiib3513 6 месяцев назад
Heestu hadday bilaa music tahay dhib maleh walal
@abdirashidsheikhmukhtar7781
@abdirashidsheikhmukhtar7781 6 месяцев назад
10/4/2024❤😢😢😢😢
@abdirashidsheikhmukhtar7781
@abdirashidsheikhmukhtar7781 6 месяцев назад
11/4/2024❤❤❤❤
@fatimayasiin4442
@fatimayasiin4442 24 дня назад
Waxaan dhagaysanaya habeen axad ah taarikhduna tahay 29/9/2024 ilahow kuu naxariiso saado cali warsame
@zamzamhabiib3513
@zamzamhabiib3513 6 месяцев назад
Anna waxan dhagaysanayaa habeen isniina 8 april 2024, 22:45 saacada waan salamaya inga iga danbaysa😢
@cawlcaraale1345
@cawlcaraale1345 6 месяцев назад
13 April Hno
@cabdulahiaden448
@cabdulahiaden448 5 месяцев назад
7/5/2024 ayaan dib u soo raadiyay Cish Cala hees . Alle ha u naxriiso Maamo Saado Cali warsame 😭
@Muxiyadincabdi-v6k
@Muxiyadincabdi-v6k 2 месяца назад
hestan❤❤
@MohamedIbrahim22193
@MohamedIbrahim22193 2 месяца назад
22/08/2024 ayaan dhagaysanaya habeen jimco wixii iga danbeeyow salaama❤
@fatip2913
@fatip2913 2 месяца назад
Fanandada qaaliga ahayd rabi ha janeeye . Heestan Waa. Heesti ay Samaysay Erayada fananadu iyada iska leh waana hees dareen wadata jah Tariikh 19 August 2024. Hapeen 23: 13
@foziahamoud395
@foziahamoud395 2 месяца назад
Erayada abwaan afqudhiye aya sameeye wll labadoodaba ALLAH unaxariisto heestu 1988 ayey ku qaaday.
@RuquyoCraxiin
@RuquyoCraxiin 4 месяца назад
Habaliyo
@CabdisalaanaadanfaraxCabdisala
@CabdisalaanaadanfaraxCabdisala 5 месяцев назад
Ani madha geeysanayo ee wandawan 😮😮
@FoosYarta
@FoosYarta 5 месяцев назад
Saado cali warsame 😢
@Kabtan_Xoog
@Kabtan_Xoog 8 месяцев назад
13/2/2024 Maalin Talaada Ah oo Roob dhagaxaan wato Nagu Da,ay south Africa Allow Meel Dhaanta Ayaan Ku waydiistay 😢
@XamdaGaabo-t8u
@XamdaGaabo-t8u 8 месяцев назад
Aamin aamin wllo 😢
@XamdaGaabo-t8u
@XamdaGaabo-t8u 8 месяцев назад
Aamin aamin wllo 😢
@nihaaldagan
@nihaaldagan 7 месяцев назад
Heestan Wxn DhagayzaNayaa 10:06 hbenimo 2/3/2024❤ Yaa Iga DanbeYn DooNa
@maxamedcismaan216
@maxamedcismaan216 7 месяцев назад
Ana ka danbeya oo walhiba jawi mcn ku dhegysanaya
@updynaazirmohamedjama6306
@updynaazirmohamedjama6306 4 месяца назад
Labasaar iga dheh
@Cali-to3ko
@Cali-to3ko 4 месяца назад
Best song
@fathisalaad3907
@fathisalaad3907 27 дней назад
2024 aa dhgysoya jecliya hestan allow u naxariso😢😢😢
@BEERLAAB
@BEERLAAB 7 месяцев назад
manta wa jimco waxan qadka talefonka wada jogna aniga iyo maryan ruun waxa kala jognaa 2 qaradood hestaan ayaa kuwada luqaynay kadib ayaa qoralkeda karadinay google kadibna waxu noosi gudbiyay youtube. halkas oo qiiro meshi udanbaysay wada jabsanay 😢😢😢😢
@maxamed816
@maxamed816 6 месяцев назад
Waxan ku dhagysnya geed harki 1:49 20 bisha abril 2024 waxabn salamya inta iga dameysa😂❤❤
@AdkeWiligiadke
@AdkeWiligiadke 15 дней назад
❤❤❤
@caalamiinali
@caalamiinali 6 месяцев назад
Dhinaca aad iga jirtaa qalbigu ii jiidayaa😭💔😢
@HibaqAbdi-s6v
@HibaqAbdi-s6v 7 месяцев назад
Waxn dhageysan jiray 2017 wagaas oo jcyl daran i hayay😢
@zamzamhabiib3513
@zamzamhabiib3513 6 месяцев назад
Hadda maka bogsatay😢
@rafiiqjama2421
@rafiiqjama2421 5 месяцев назад
Heestan waxan dhegeysanayaa anoo safara uastralia Sydney 10:05 11/05/2024
@maxamedkaariye9105
@maxamedkaariye9105 25 дней назад
Waxaan dhagaysanay 27/9/2024= 5:30 maalin jimca ❤😂😢 lkn waxaan ahay freesh waxba dareemayo wllahi😂
@abdikarimalihussein4369
@abdikarimalihussein4369 2 месяца назад
Waxn dhagaysanayaa 22/8/2024 Talaa iga jaah wareersan
@tajudindayib5867
@tajudindayib5867 8 месяцев назад
Waxan dhagaysanaya galab jimco ah 26/2/2024 runtii heestan qofkii dhagaysta darenkiisu wu is badalaya 😢
@najmoabdi3368
@najmoabdi3368 8 месяцев назад
Wa ikan😢
@ApdiazizCali
@ApdiazizCali 4 месяца назад
Ani iyo heestan maxaa nakala haysta hadii aan maqlaba xasuus le galaa sabab to ah marki iigu horaysay waxan ku maqlay xabsi waliba dad aan kuwada jirnay xabsiga ayago qaadaya heestan tarikhdu waxay ahayd 19/8/2022 markii aan ka maqlay dadkaas waanba jeclaaday heestan markii aan kaso baxay xabsiga ayaan bilaabay inan dhagaysto ilaa hadana waan dhagaysta my song af juuqda gabay saado cali warsame
@MaxamuudMaxamedgorgor-fv7ob
@MaxamuudMaxamedgorgor-fv7ob 3 месяца назад
Cajiib
@zakisiciidcaano8027
@zakisiciidcaano8027 8 месяцев назад
2024/1/29😢😢
@FahmoJaamac
@FahmoJaamac 7 месяцев назад
16/3/2024😢❤
@CadnaanMuuse-x7k
@CadnaanMuuse-x7k 28 дней назад
@Wararka-dunida
@Wararka-dunida 5 месяцев назад
Maamo qaran rabi Naxariistii janno hasiiyo 30/4/2024 😢
@nacimadek7371
@nacimadek7371 5 месяцев назад
Aamiin ilhay jano fardowsa hakawaraabiyo
@hackerhac0016
@hackerhac0016 9 месяцев назад
Awood ban jirin xageyga oo afkiiba juuqda gabey
@hibaaqxuseen5819
@hibaaqxuseen5819 Месяц назад
🎉🎉❤🎉
@SidiiqsiciidCabdi-x2y
@SidiiqsiciidCabdi-x2y Месяц назад
😊😊😊❤❤❤
@AdkeWiligiadke
@AdkeWiligiadke 15 дней назад
Heeskanwa waxaa sameeyay abwaam afqurfhe oo ahaa nin habar gidira ala yaa raxxma dhamamaan tood frome hjeco burco ma ii jeedaa god nont over yaa saado ala yaa raxma
@CabdiXuseen-j5i
@CabdiXuseen-j5i 6 дней назад
Abwan Axmad siciid diiriye afgudhiye wuxu ahaa nin ree boorama alayaraxma 2020 ayu dhintay
@faatmafatumi
@faatmafatumi 7 месяцев назад
Saudiarabia ku suganahay 6/3/2024 Alle ha inoo dembi dhaafo dhageysiga heestaaan
@abdirizakomar3073
@abdirizakomar3073 18 дней назад
4 oct 2024 ❤ 21:40😢
@MakobashiirFarax
@MakobashiirFarax 22 дня назад
Heestan waxa dhegaysanayey 01/October/2024 12habeenimo
@ThomasNeilson-x6v
@ThomasNeilson-x6v 25 дней назад
Delphine Throughway
@asmaadan
@asmaadan 7 месяцев назад
21/Mar/2024 Tala Iga Jahwarersan 💔 💔 😢😢
@abbaskhan5405
@abbaskhan5405 3 месяца назад
Habeen qamiisi soo galeyso 18/7/2024 02:06am goobtu waa nairobi gaari beey iiga daaran
@ReyanJeldeq
@ReyanJeldeq 2 месяца назад
ʜᴇᴇsᴛᴀɴ 😢😭
@AsadXuseen-de9ss
@AsadXuseen-de9ss 5 месяцев назад
Heestan hadan dhegaysanayaa 1.30 habeenimo
@UgaazCabdisalaan
@UgaazCabdisalaan 4 месяца назад
EUSJ❤❤
@fardowsafilsan1565
@fardowsafilsan1565 4 месяца назад
Heestaan wxn dhagesnya glab talado 2024/5/28😢 intii igadanbeso wnzlmya😂🫶🏽
@HavzaCrisaaq
@HavzaCrisaaq 4 месяца назад
Wan ka qadany 22/6/2024
@MuxamadFarxaan-k2j
@MuxamadFarxaan-k2j Месяц назад
Eeerr
@galoose
@galoose 4 месяца назад
6/6/ 2024 ayaan dhagaysanayaa anigoo mirqaan ii baxayo.
@SuldaanC.casiis
@SuldaanC.casiis 3 месяца назад
Aniga waxan dhegestyi Malin duhura 12=35 21/6/2003
@husseinabdi6951
@husseinabdi6951 5 месяцев назад
Yaac 😢
@NasrocabdulleNasriina
@NasrocabdulleNasriina 6 месяцев назад
2024/4/24 💔😭😭
@MaxamadAxmad-v9u
@MaxamadAxmad-v9u 5 месяцев назад
2024 /5/8😂😂
@CabdiraxmaanAadam-m2s
@CabdiraxmaanAadam-m2s Месяц назад
🎉
@sahrodaahir7097
@sahrodaahir7097 7 месяцев назад
Heestan waxan dhegeysaya Habeen Arbaca ah 10:53 Habeenimo 6/3/2024
@Faay27
@Faay27 7 месяцев назад
😅😂 isku maalin nahay
@SuleimanSuleiman-mr1ti
@SuleimanSuleiman-mr1ti 6 месяцев назад
Heestan waxan dawaday1989
@mohametali854
@mohametali854 6 месяцев назад
Heestaan waxaa dhageesnayaa 21/4/2021 😢 Jawiga oo yahy mid roobeed waliba Kampala angoo joogo 💔
@elmijaras1202
@elmijaras1202 5 месяцев назад
1/5/2024 Still I am listening 👂
@AmiiraMuse
@AmiiraMuse 5 месяцев назад
Waxan dhagaysanaya 18 my 2024
@MustafeOdowa-le9xi
@MustafeOdowa-le9xi 6 месяцев назад
17 April 2024 Saacaduna 3:46 🥲
@AhmedLivelhood-rp7qd
@AhmedLivelhood-rp7qd 10 месяцев назад
NaftYD. Kuu. JirabN. WAXAY. HYZO. HAMASHADA. ADAAN. KU. JEELAN. JACAYL. BAAD. IGU. ABUURTEE
@AbdikadirMohamed-pv5yv
@AbdikadirMohamed-pv5yv 5 месяцев назад
Waxan ku dhagysana malin camis 2/5/2024😂sacad 2:34❤
@nimcodow1230
@nimcodow1230 5 месяцев назад
Hal maalin iga horeysey 🙄😁
Далее
Maxamed Mxasan kabanle
10:29
Просмотров 191 тыс.
SAADO CALI WARSAME HEESTII AFGARAD (QARAAMI KABAN)
9:56
Afgrad
12:05
Просмотров 2,2 тыс.
HIBA NUURA XIDIGYAHOW BEST LOVE SONG
6:32
Просмотров 7 млн
Naf ku jecel Adduunyada | sahra axmed jaamac | lyrics.
7:44