Тёмный

SAALAH SANAAG IYO KAFTANKA FANKA 

Abdala Jamaal Vlogs
Подписаться 658 тыс.
Просмотров 276 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

11 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,1 тыс.   
@dhakhtarshorts7183
@dhakhtarshorts7183 2 года назад
Saalah sanaaG voice impressive ❤️🥰💙keep going pro
@mowlidabdi7473
@mowlidabdi7473 2 года назад
hlked baryahn ka dhcdat
@hodansancade9422
@hodansancade9422 2 года назад
Dr salama sxb
@seynabca
@seynabca 2 года назад
Waw wllky ma
@najaxcisman6108
@najaxcisman6108 2 года назад
Salax sang madigiba
@MounaMouna-qx7yj
@MounaMouna-qx7yj 11 месяцев назад
@@hodansancade9422 MGyc
@nastexomuxumed7686
@nastexomuxumed7686 2 года назад
Mashalah saalax sanaag quruxdiiyo qofa codkiiyo qofa fankiiyo qofa aftahannimadiiyo qofa keep going brother adiyo cabdaleba
@hibomustafehibo6841
@hibomustafehibo6841 Год назад
Cabdale jamal prnkii laygu sameeyo plz
@abshiranshax
@abshiranshax 2 года назад
IntaH u xistay abdlaH jamal 🙋‍♂️🔥🤗 Legend welcome back 😘 ❤🤍💚 Saalax sanaag 🙋‍♀️ Welcome back caytoH ozontoH 🖐
@ayaanledayax2703
@ayaanledayax2703 2 года назад
Runtii waaa fanan aan jeclahay heesihisa nolow abidkaa saxib
@AB-880
@AB-880 2 года назад
Saalax Sanaag wuxu fanaaniinta kale ku dhaafay Codka Xaragada Xarakaynta Yaa salaam horuu soco wll.
@hudaahmed8833
@hudaahmed8833 2 года назад
Wwwww duriyadii reer soomaalilnd waar heedhe alxm ugu danbayn hadaad kii caydaruus Asonto soo heshay maasha allaah
@thedjsack4960
@thedjsack4960 2 года назад
jumeera qadatay dance🥺🤣
@mashaallahalhamdulillah9574
@mashaallahalhamdulillah9574 2 года назад
Masha Allah Saalax Very talented handsome young man. I'm proud of him the way he handled it. Aqlaaqda iyo Gobanimadu waa udhalasho horumar wacan walaalo. Waxaan rajeena in caydaruus furto RU-vid asagu leyahey.
@Noura-cy8ns
@Noura-cy8ns 2 года назад
qurux+cod+style+akhlaaq Fanaan dhmys Tirana Saalax sanaag Tageere buuxa wllo from cerigaabo❤🧡👑🇸🇴
@upsidesalam2870
@upsidesalam2870 2 года назад
Cerigabo calan bey ledahay aabo de
@najmaismail9485
@najmaismail9485 2 года назад
Cerigabo kulaha calnka shaydanka naga dulqad dhila kudhashee☹️
@naimahersi2094
@naimahersi2094 2 года назад
Salah sanaag boqorka codka mar kale inoo soo celiye cabddalle jamaal 💯🙏❤ from mugdisho 💯
@aidarusabdi2012
@aidarusabdi2012 2 года назад
Wlhi he is a young and talented man salah sanaG♥️
@abdihafidomar1890
@abdihafidomar1890 2 года назад
Mu Kaa Yar YaY😅
@iamabdirahaman3694
@iamabdirahaman3694 2 года назад
kkkk cayto imtixan
@zakizubeyrhussen
@zakizubeyrhussen Год назад
Q
@hossainechaji6158
@hossainechaji6158 2 года назад
Saalax sanaag labo reer oo waaweyn oo hibooyinka ku caan ah ayaa iska dhalay Daraawiish+Haayadda
@clqanimustafe7926
@clqanimustafe7926 2 года назад
cayto Ozonto💯 Apdalla JamaL legends💯🤙
@CabdisamadRashid
@CabdisamadRashid 2 года назад
Haaye ka yar wuu yara murugaysan yahay
@aragsan9200
@aragsan9200 2 года назад
Saalax sanaag cod macan Style qurux badan face qurux badan Wiil aad iyo aad u yar saalax is the best person 🤍🌹
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 2 года назад
Wiil aad iyo aad uyar 😀 oo face qurux badan wax kale 😂
@siciidcabdi5757
@siciidcabdi5757 2 года назад
30 minutes 2.5k another level keep going 💪
@suliemanabdiazizabdullahi1413
@suliemanabdiazizabdullahi1413 2 года назад
Salah sanaag is a young man talanted keep going bro❤
@zuhaybofficial
@zuhaybofficial 2 года назад
Legend always legend🥰
@fitaahmohachannel3876
@fitaahmohachannel3876 2 года назад
Daganan+aqlaaq+cod+xishood wlh ninkan saalax sanaag waa legend heesaha qaamta leh ban ladhacayba
@somalimaxamed9465
@somalimaxamed9465 2 года назад
Hadaad isaaq tahay Like isaar
@abdullahihurre9843
@abdullahihurre9843 2 года назад
Maansha Allah.. Young, talented with melodious voice... #Darwiish Laandhere Banaankiisa Ku Dhacay.... Maansha Allah
@inaaadan706
@inaaadan706 2 года назад
Wllhi habeen dhawayd ku riyonayay saalah oo iga qaadaya sawiro oo aan ku leeyahay waan dhukuranee sug aan koofiyad xidhee😂😂
@aiderusahmed1312
@aiderusahmed1312 2 года назад
Ali zaki next aqyaarta keep going
@hothanabdiwelihassan4751
@hothanabdiwelihassan4751 2 года назад
Ugbaad argsan so qabo abdalla jamal ❤🙏
@hothen777
@hothen777 2 года назад
Naa way umushay ugbaad maxaa laso qaban 😂
@jamaadahmed7990
@jamaadahmed7990 2 года назад
I haven’t seen you together in a long time ,I miss your smile azonto and abdalle ❤️ especially greeting to azonto cuz we have same favorite clubs realmadrid and chelsea.
@zeinabinaaboubaker3001
@zeinabinaaboubaker3001 2 года назад
Salax sanaag cod oo qof ah Keep going abdala jamaal and aidrou ❤💚🤍
@saamiyaaadan6789
@saamiyaaadan6789 2 года назад
Saalax sanaag wiil Darwiish ah nolow wllo mcn 🥰
@crizaksaed6247
@crizaksaed6247 2 года назад
Legends Abdale iu Aidrous Asonto keep going 👑👑👑
@asmitabasher7139
@asmitabasher7139 2 года назад
Saalax sujuudii mee ma cali zaki ku baabiiyay😂😂👋
@abdifatahhosein1569
@abdifatahhosein1569 2 года назад
Cabdi ciise cajuun zoo qabta plze💯😁
@kunkaroon4626
@kunkaroon4626 2 года назад
Hees aan jeclahy cumar dhuule halkeedu dhigay salah sanaag legend
@mubaarikofficial2820
@mubaarikofficial2820 2 года назад
*Next **#Cali_Zaki** Jeexiisii Dee Waar Yaa Ila Rabaaaaaay* 🤣
@apdiaziiz4759
@apdiaziiz4759 2 года назад
mahatsanthin cayto and caydaruus wlalhay wn idinku ogaa kartida 🤴🤴🤴 kings salah sanag onther level wlhi ☺🥰
@amiirhanad8440
@amiirhanad8440 2 года назад
Salax sanag waa wada xishood wlhi wll qlbi furan
@hibocudon6209
@hibocudon6209 2 года назад
Hargeyso wallahi dat ayay hayasa lakin Aniga an kala an kale anku haysata walallo farxad ku nolw Noloshada 💙🤙🧡🤩🧚‍♀️
@abdiyare6827
@abdiyare6827 2 года назад
Aidarous azonto wllhi si gaara kuugu xiisay bro makhaayada ku kala dhaqaaqa ayaan islahayn aniga iyo abdalle kkk kaftan legend abdala jamaal ✋❤
@jaceylowpoi736
@jaceylowpoi736 2 года назад
Waaaw Sami... Abdala jamaal... Idin xiisnay... ✨ Runtii...
@barwaaqobedriya3511
@barwaaqobedriya3511 2 года назад
Woow tree legend cabdale caydaruus saalax sanaag layaab layaab keep going prothers💯👑👑❤❤💉💉❤
@abuudikaren7971
@abuudikaren7971 2 года назад
Wlhi waa fanan aad udagan oo akhlaaqle iyo haybad rabi siiyay illahay ha ziyadiyo
@mohamudfaysal5023
@mohamudfaysal5023 2 года назад
Nio xagee kadhacden haye mashaqaysanaysanbee😘
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 2 года назад
inamadeydi isku so noqosho wcn legends azonto iyo abdala salax sanag poqorkeyga salan gopeed💚🤍❤ ina cali shah no so qabta🥰❤
@aizhamohamett5567
@aizhamohamett5567 2 года назад
Inta rapto mahamed mame inu ku xigo izooraca 🖤🥰
@hodayusuf1516
@hodayusuf1516 2 года назад
Saalax Sanaag fanaan dayar oowada xishooda abdala jamall iyo aydarus walaalo qaaliya madaxa noo saarantihiin from jigjiga 🥰🤩😇
@ridwanfariz709
@ridwanfariz709 2 года назад
Cali saki noogu xigsiiya zxp cabdale jamall legend
@adnoNour
@adnoNour 2 года назад
Apdalle jamaal Hooyadey aptigeed aniga awoowgeey nolow 👑💉🥰🥰🥰🥰🥰🥰from Putland 🥰👑👍🙏
@Ina_mohamet
@Ina_mohamet 2 года назад
I AM LIKE THIS Programme kaftanka fanka I am waiting more 😊 Legends Abdalla Caydaruus wow 💯 N our singler salah sanaag 🎧🎼🎤🎺I am Support Liverpool 😀 abdalloow
@Rittwan
@Rittwan 2 года назад
Comment ku dhiigle 😂😂
@Rittwan
@Rittwan 2 года назад
War adi kuwataa talacoow☝️😂😂😂😂😂
@aziamohamuud9283
@aziamohamuud9283 2 года назад
Team Liverpool ✊
@halapreety8888
@halapreety8888 2 года назад
Salax sanad ugu damayn walagu so qabty 🤪😍 jamal iyo caydarus keep going brothers
@dahabfilmsvlogs4588
@dahabfilmsvlogs4588 2 года назад
Cabdale iyo asonto waxn ka hela sidaa aad uga macaanaysaa dad ka legend wllhi
@apdicazaanyo1333
@apdicazaanyo1333 2 года назад
Cod Degnaan Akhlaaq Ixtiraam intaba wuu isku darsaday saalax🖤💪
@hodanmahamed5554
@hodanmahamed5554 2 года назад
Wow heesta Lagu bilabay si garan u jecelhy Young and talented man the only and one
@Mohamuth_khalif
@Mohamuth_khalif 2 года назад
legend.sidan jawiga masaxna nio qaabka fadhiga sidii hore ku celiya wlhi best sifican BAA la idiinka began jiray hadda indhihii xitaa idinma kla gadhayaa fanankii gaar azonto gaar adiga gaar mhdsd sxp
@ilwadmahamoud8709
@ilwadmahamoud8709 2 года назад
Wooow sadeex legend uu ishelay aadban idiin salamaya dhamantiin 🤗💝😘🤩🙋‍♀️
@abdirahman-24-u6e
@abdirahman-24-u6e 2 года назад
Asonto Kulankii Kiin Jaamac WllaHa waan Ku Tabna❣
@tayosiirdaacad3309
@tayosiirdaacad3309 2 года назад
Legend saalax sanaag lakiin waa muqajil saalax sanaag
@yurub5288
@yurub5288 2 года назад
Waad muteysatay hore u soco
@juliajano4645
@juliajano4645 2 года назад
Keep going Borther Abdale jamaal❤
@dekamohamed5102
@dekamohamed5102 2 года назад
Oof calayk mansha Allah codkiisu waa isku mid marka music iyo music la'anta Big fan ban ku nahay mahadsanid walalo abdallah ❤
@abdirahmanomer1645
@abdirahmanomer1645 2 года назад
Idirile abdi soo qabta next video from hargeysa 🤣😂
@mouparekahmett9079
@mouparekahmett9079 2 года назад
AbTI maanTa NiNka Camerada ayaaa vediogiisa waan saxY wlho Legend Kaasi ma khalid Ck baaa nio
@Sahalofficial2825
@Sahalofficial2825 2 года назад
Duubista:100% Editinka:100% LegendS: Apdala Jamaal apdale cayDruus asonto behind camera Khaalid Ck🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@hamseabdifataah5617
@hamseabdifataah5617 2 года назад
Welcome to back caydaruus wan ku farahsanahy inad chananka mar labaad kasoo muuqaty
@mumtaascabdirashiid745
@mumtaascabdirashiid745 2 года назад
Finnalyy saaalx sang wa hysaa lagemo💯
@muztaqiinhassan9457
@muztaqiinhassan9457 2 года назад
Saalax sanaag prother alle codka hku barakeeyo Idinko izku duuban wn idin zalmy protherz kygih 👑👑👑💋❤🌹💋💯👍
@hanadhandz3797
@hanadhandz3797 2 года назад
Real Madrid and Chelsea 😍
@iamabdirahaman3694
@iamabdirahaman3694 2 года назад
usher
@mahedbaaba6326
@mahedbaaba6326 2 года назад
M.a fanan aanku daydo zaalax sanaag illhy haku shrfo wll qli
@khayrmohamed628
@khayrmohamed628 2 года назад
cali seki so qabo cabdle hore u soco wll qali mnsha allah ❤❤
@munadahir2712
@munadahir2712 Год назад
Yaaa saalax sanaag. MashAllah quruxdiiyoo qof ah😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎
@hothohamza5716
@hothohamza5716 2 года назад
Ugpaad aragsan Z00h Qab0 dhawr jeer ku idhiyE wlll
@mustafebulshaale2648
@mustafebulshaale2648 2 года назад
Saalax sanaag waa nin Degan af gaaban oo xishood badan waliba. Waan taageera horay u socod ayaana u rajaynayaan fanaankan dhalinta yar.
@abdikariincigaaal5739
@abdikariincigaaal5739 2 года назад
Another level saalah sanaag ♥️♥️♥️♥️
@ahmedyaziinfayzal3793
@ahmedyaziinfayzal3793 2 года назад
Walahi Wan Dorana Zaalax Zanaag Raga Kisa Adag Taher Dhapa U Ahay ✌✌
@hothen777
@hothen777 2 года назад
Salax amuu jecel yahay gabadh hodan la dhaho wayo labada hesod ee u horeya magaca ayaa ku jiraa 😂❤❤❤❤❤
@ayuubabdiqani7923
@ayuubabdiqani7923 Год назад
Adaa lagu yiraahdaa magaca miyaa 😂😂😂
@queenmaryama9237
@queenmaryama9237 2 года назад
Legend wayn ba laso qabtay salaax sanag xikmad iyo dagnan bu isku darsday 😘❤🥰
@munitaahmed7273
@munitaahmed7273 2 года назад
Legend always legend salax sanaag 😍
@hamdamalaboofficail5907
@hamdamalaboofficail5907 2 года назад
Abdalle jamaal abdlle ibrahin wllo.mahadsanatahay in badan ayay sugayy in salah so qabataan adiga io aydarus cali zakina kuso xigsiya 🙏
@poqorsame_official
@poqorsame_official 2 года назад
Next Ali Zaki Yaa igu raacsan 👋🥰🔥
@itscaska
@itscaska 2 года назад
Waar odeyga baalaha ka marteen 😂😂 abdalle jamaal iyo asontooy 😂
@muniirakhairdon2690
@muniirakhairdon2690 2 года назад
First person every day A.j best volg and etide vedio
@xamdamaxamud6508
@xamdamaxamud6508 2 года назад
Caayto waanu tabnay so noqosho wacan bro 💁‍♀️
@queenhani2858
@queenhani2858 2 года назад
3 legends one love from Kenya
@Muzamil701
@Muzamil701 2 года назад
Waa khasaarado Cagaaran Heesuhu waa Qudhun Ninka Rabi kashaafiyaa Garan
@amaalqueen5981
@amaalqueen5981 2 года назад
Wllkey saalah sanaag codkii oo qof ah😋❤
@rethwankareh7148
@rethwankareh7148 2 года назад
Cabdale jamal kolba erayo ayu so kordhiya :iga daba kalaya :👏afsoomaligi oo qof ah 😂😂
@abdishakuurxasanvlogs7628
@abdishakuurxasanvlogs7628 2 года назад
Zhp saalax sanag legend ayaad tahay viva Madrid vs Liverpool ❤❤🔥🔥🔥🔥🔥
@mohamedafgaap804
@mohamedafgaap804 2 года назад
Next najma nashaad
@abdiqanianzhaxmedia4526
@abdiqanianzhaxmedia4526 2 года назад
Azonto is a back legend
@osmaanmaxamed7762
@osmaanmaxamed7762 2 года назад
Salax sanaag legend nimadaa wan kugu ogaa anigu shakhsi ahan adan kugu daYdaa takle jirtaa ah 2da team ee an tagero tagaerta
@hothoadam2597
@hothoadam2597 2 года назад
Ozontoooo we missed you man
@deeqsanabdirahman8969
@deeqsanabdirahman8969 2 года назад
war heedhe ck maxad ugu goyseen waabu idinku soo xisaabtamayaye 🤔
@queensomaliland6810
@queensomaliland6810 2 года назад
Oyayaaay inamadayadii 🙏🙏🦋
@abdirisaqahmed8889
@abdirisaqahmed8889 2 года назад
Zaalax sangaa fanaan aan taageero iyo abdale jamaal iyo ceyto nin aanu uxiisneye
@Shukrijeyte
@Shukrijeyte 2 года назад
nin kaan yari caadi maaha 😍🌠
@mohamedcapdifitaax5072
@mohamedcapdifitaax5072 2 года назад
Abdi kariin cali shaah #comin soon
@hilaalhassan4807
@hilaalhassan4807 2 года назад
Wiil xishood badan masha allah😊
@captainkasomaliland5998
@captainkasomaliland5998 2 года назад
Sowmaha 🥰😇
@mohamedmohaa1022
@mohamedmohaa1022 2 года назад
Hadal badan haan maa buuxsha. Wiilkan. Waa afkagan yhy
@nasrawarsame9470
@nasrawarsame9470 2 года назад
Woooooooooooow axsan yaa codo salaax sanaag kabax❤❤🌷🎊
@nihamcilmi5301
@nihamcilmi5301 2 года назад
Abdalow ciyaartii wll mxd uga qaybgali wayday🥺
@shuushunasir3860
@shuushunasir3860 2 года назад
Saalax wa qof dagan oo xishood badan waxan ba garan la’yahy sidu fanan u noqday 🥺
@hudiefiadem4304
@hudiefiadem4304 2 года назад
Salah sanag our legend 💥
@abdaleMedia6830
@abdaleMedia6830 2 года назад
WAAR DIRISLE SOO QABTA FANAANIINTANA INOO BALAMIYA CIYAAR 🥰🥰🥰🥰✋👍
@drabdirahmanbachir8659
@drabdirahmanbachir8659 2 года назад
woooow keep going lkin wxad soo qabataan cali zaki
@adaxyare3704
@adaxyare3704 2 года назад
Aydaruuz Azonto Ciyaalki Blooming 🤣🤣
@axmedzaki7
@axmedzaki7 2 года назад
Salax Sanag Hadal Yaqaan 👑👏👍
@asmamahamed1458
@asmamahamed1458 2 года назад
Masha allh wllhi salax ciid waxapa kaama qaapan kartu keep going
Далее
ABDIKARIIN ALI SHAAH IYO QAWDHAN BARASHO WANAGSAN
17:43
Mohamed maame “jidadka xidhanbaa isfuri”
44:45
Просмотров 48 тыс.
Новый уровень твоей сосиски
00:33
Как подписать? 😂 #shorts
00:10
Просмотров 536 тыс.
SCHOOLKA ABDIKARIIN ALI SHAAH HEES OO HEL ABAL MARIN
18:15
Beelaha ARAB oo Maamuusay Boqor Cismaan Buurmadow
9:44
XARIIR AHMED IYO KAFTANKA FANKA
18:39
Просмотров 477 тыс.
NAJMA NASHAAD IYO KAFTANKA FANKA
24:08
Просмотров 615 тыс.