Тёмный

SAALAX SANAAG 2024 | GAARISA WAA II BERBERA | HEES CUSUB 

RICH PRO
Подписаться 179 тыс.
Просмотров 292 тыс.
50% 1

Видеоклипы

Опубликовано:

 

4 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 348   
@RichPro
@RichPro 22 дня назад
GARAADKU WUXU I YIDHI DAD AAN KALA GUURI KARIN INTAAD KALA GOYN LAHYD MIDKII ISKU GEEYA NOQO ❤
@HuseenMuhamed-d4p
@HuseenMuhamed-d4p 15 дней назад
Wallky wad masantahy
@user-po1bu2hq7m
@user-po1bu2hq7m 15 дней назад
Zxp heesta ereyada heesta yaa samee yey abwaanka heesta samee yey magacii ❤❤❤
@AhmedabuukarAhmed-yo3sy
@AhmedabuukarAhmed-yo3sy 14 дней назад
Ok❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@JamaalCabdi-t8v
@JamaalCabdi-t8v 10 дней назад
Salah sanak wankusalamey sahib guuul 1:22
@user-qx3fh4qe7z
@user-qx3fh4qe7z 7 дней назад
relly😮
@ismahancali6643
@ismahancali6643 23 дня назад
Salax Sanaag wll Aad baad U Mahadsantahay Runbad Kashegtay Damiirkada Caafimadka Qaba iyo Garadkada Qiimaha Badan , ilaahay haku Xafido Wll Qaaliya. Ayagana Rabi Garadka Ha U soo Celiyo.🇸🇴🤍💙🖐❤️❤️Salax Sanaag❤🫶❤❤️❤️❤️👍👌👈
@QadanMascuud
@QadanMascuud 21 день назад
O😊
@AxmedNuur-wv7gm
@AxmedNuur-wv7gm 22 дня назад
Xigtiyo gacalbaa tihiin Geed iyo xididbaa tihiin Guntaad kamidaysan tihiin Guulaystoo wada jiroo Illaah garabkiina joog 😢 Ereyo aad uqaaliya wallaah ax yaa ax😢😢😢
@XabiiboCabdinuur-lp9rs
@XabiiboCabdinuur-lp9rs 23 дня назад
Wlhi wan jeclhy quf walba somalia❤😢🇸🇴
@RichPro
@RichPro 22 дня назад
❤💯
@aliinahmed506
@aliinahmed506 23 дня назад
Yaa salaaam💯💯💯 inta caqli u saxiibka ah ayaa u hadashay
@warsanmahamed7040
@warsanmahamed7040 23 дня назад
Woof Gobonimo Lagu Shegayaba Waa Intaas 👏
@HodanCali-e1k
@HodanCali-e1k 23 дня назад
Ilhyow wadankeneena no midee ya Allah 😭❤️🇸🇴
@MariamAlimiguil
@MariamAlimiguil 19 дней назад
Yo🎉o2rl😮😢
@MariamAlimiguil
@MariamAlimiguil 19 дней назад
Uh😢😢yeleotzc😢😮😅jtbm😮
@bilanbilandeka6289
@bilanbilandeka6289 23 дня назад
Masha Allah tababarkallah legend guul walalanimo ❤❤❤❤
@dmilkadhalintasomaliyed2925
@dmilkadhalintasomaliyed2925 23 дня назад
Hees lama dhihi karo wa erayo qof walbo somali ah oo garad leh qiiro gelineysa waligey hees comment kama bixin lkn dhiiga soomaalinimo iga keenay ina comment qoro Guuleyso Wllky salah sanag Fanaan wa dhaaftay Sharaf ba ledahay
@MisaankaCulus0
@MisaankaCulus0 23 дня назад
هذه هي الحقيقة
@RaxmoAbdullah
@RaxmoAbdullah 22 дня назад
❤❤❤😢
@sabirhassan3229
@sabirhassan3229 22 дня назад
Sharaf sharaf wa dhaftay wiilkan yar lagama hadlinkaro
@hamdiduu8338
@hamdiduu8338 22 дня назад
Walhi wan qirody 😢😢
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 21 день назад
KAAGA DARANKA WAXAA QIIRO KU HAYA OGUBAYA WAXA ANIGANA IGUBAYA MARKAAD TAHAY HARTI ISAAQ DHALY 2DAADA WAXYOOD IS CUNAYAAN WALHY XANUUN NAGU HAYSAA SOAMLI ALAHA BOGODA BURCAD ISU MARIYO AAAMIIIIIN​@@sabirhassan3229
@XaliimoXasan-ju9qv
@XaliimoXasan-ju9qv 23 дня назад
M.a barteedi ayaad dhigtay❤❤❤❤❤
@Oumalkermohamed-xe8pd
@Oumalkermohamed-xe8pd 23 дня назад
Wllahi heesti amxarada aad baan uu necbeysdey 5 taa somali waa wllalo from Djibouti
@user-ht7mp9wf3h
@user-ht7mp9wf3h 23 дня назад
Salax sanag sxb horay usoco wall key wad dadaleysa ee halka Kaga wad sxb 💯💯💯💯💯
@MohamedAbdillahi-q7c
@MohamedAbdillahi-q7c 23 дня назад
Iskugee
@HaMZeAbdisamed-ct3tx
@HaMZeAbdisamed-ct3tx 23 дня назад
Nin aqli badan fanaanka shanta soomaaliyeed
@buhoahmed2837
@buhoahmed2837 23 дня назад
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏🙏👍👍❤️❤️❤️❤️❤️Mashalah. Tawarakalah
@nimoahmed4252
@nimoahmed4252 23 дня назад
Hees tan waxay Tabatay qalbigayga viva somali ❤❤❤❤❤❤❤🎉
@user-rk6yn3zx3i
@user-rk6yn3zx3i 12 дней назад
Legendary man keep going pro ninka raga waa kii xal KEENA marka leysku dhaca
@RaaxoFaarax-dy2mo
@RaaxoFaarax-dy2mo 22 дня назад
Mnsha allha salax sanaag ❤fanaan qaran ❤respect 🙏 somalinimo ❤
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 21 день назад
Anoo galdalooladiyo gufayn kara ceebaha gudaha iintayda taal go iyo maro saari karo geeraar kuma baahin karo Gaf dhacay anigoon dhalan gayigaan kuma qaybin karo Garaadka wuxuu yiri dad aan kala guuri karin intaad kala gayn lahayd midkii isku geeyo noqo🌺Waxay gabagabadu tahay gobyahay Soomaaliyeed xigto iyo gacal baad tihiin geed iyo xidid baad tihiin guntaad ka midaysan tihiin guulaystoo wada jiroo iLaahay garabkiina joog🇸🇴Walaana garawe iyo gabiileey kala jeclayn oo aan guriceel iyo godeey ii kala sokeeyn gaarisa waa ii sanaag gaariso waa ii barbero🌺Gugaygu wuxuu ka koray inaan guul ka dayo gumaynta qofkii i xigo inaan garabraac kali noqdo naftaa iga diiday ha guulaysato walaalnimada 🌺Gobyahay Soomaaliyeed xigto iyo gacal baad tihiin geed iyo xidid baad tihiin guntaad ka midaysan tihiin guulaystoo wada jiroo Ilaahay garabkiina joog🇸🇴🌺abwaanka iyo saalax iLaahay ajir ha ka siiyo Soomaalia ha is raacdo aamiin🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@cabdicabdullaah
@cabdicabdullaah 23 дня назад
Saalax Sanaag magac ka weyn baan kuu bixineynaa laga bilaabo caawa waa in laguu yeero SAALAX SOOMAALI
@saiidubdyofficail3071
@saiidubdyofficail3071 23 дня назад
Saalax sanaag legan aan aad utaagero bro fankaa kuu baahan adiga ka hor fan maan jeclaan
@MadiinoinahMahameth
@MadiinoinahMahameth 23 дня назад
Intino dhanba salaxba idinka badshay guul iyo goba nimo somalinimada naga badan
@AbdulahiIftiinAbdule
@AbdulahiIftiinAbdule 22 дня назад
Ax yaaa oraaah olaahayooow abwaankii sameeeeyay jano siii asi iyo fanaanka qqaaaliga saalax
@ApdiRahmaan-bf9pc
@ApdiRahmaan-bf9pc 23 дня назад
Abaha fanka salaxsanag gesi somalinimadu kuwayntay❤❤❤❤
@MyYoutubeK42
@MyYoutubeK42 22 дня назад
Waa dareen hadalka Soomaali waliba oo leh Maskax fiyoow iyo Damiir damqada, kana badqaba jahliga iyo qabyaalada ummadeena Soomaaliyeed la haray. 🤲🏽🤲🏽Rabbiyoow soomaali jahliga iyo faqriga kawada dulqaad meel waliba ay ku suganyihiin 🤲🏽🤲🏽.
@JamaalCabdi-t8v
@JamaalCabdi-t8v 10 дней назад
Salah sanak wankusalamey sahib guuuul
@sumayahassan6900
@sumayahassan6900 23 дня назад
Saalax madax weyney soo bar baar insha Allah
@SafiyoShariif-ju7lq
@SafiyoShariif-ju7lq 19 дней назад
Saxix way Somalia 🇸🇴 wa hal 1
@MohamedAhmed-ie4nd
@MohamedAhmed-ie4nd 20 дней назад
Saalax Mideeye Shanta Somali
@NMH-gt7eh
@NMH-gt7eh 17 дней назад
Ax alla jidhka somalinimo macana gulaysta from jaarso❤❤❤❤❤
@Yahyeyareofficial
@Yahyeyareofficial 13 дней назад
Fanan ayku wentahay somali nimada salax sanag ❤
@abdullahiabukar8913
@abdullahiabukar8913 7 дней назад
Masha Allah wilka yarka Ah caqliga alle ha,ubarakeyo banleyahay ❤
@hodanhawsi575
@hodanhawsi575 8 дней назад
'Mar hadaanad dhowreen maxaad isku jecley siisay',masha Allah waa message culusn
@rodajama7111
@rodajama7111 23 дня назад
Somali oo dhan baad baaq wanaagsan udiraysaa!!! Masha allah!!
@user-sv6nw7tu7m
@user-sv6nw7tu7m 22 дня назад
❤❤❤❤❤
@abshiroomaar5541
@abshiroomaar5541 22 дня назад
Mashallha allhmdulilha bro waxan nahy mid qof kan goeyn illhey ha so hadeyo somali wa mid form somlia
@Xamdicabdiqadirciise
@Xamdicabdiqadirciise 23 дня назад
Hes iyo bar❤🎉
@abdiabdulahi5781
@abdiabdulahi5781 23 дня назад
Ax wlhi qofkii dhagastaa isma hayn karo dhiigu caadi maha ax ax illhayow somli midee
@SaharaXasan-fr5jv
@SaharaXasan-fr5jv 23 дня назад
Ma jecli in ay qadiyadu aan ka noqdo somalinad ah lkn heestan wan khiroday😢
@bilana289
@bilana289 21 день назад
Waa sax aniguba qadiyada JSL kama noqonayo lknse in Somali si fiican u wada nool adan ayaa wanaagsan
@MohamadAli-tc3kx
@MohamadAli-tc3kx 15 дней назад
Qadiyadu waa been waxaanay ahayd qaybin Ethiopia ku burburneysey somalia markii hore cabdilaahi yusuf bay u yeedhay oo majeerteen ahaa kadibna way ka booday markey ogaaadeen inuu daarood ahaa kadib isaaq bay u yeedheen imakaana somaliland xataa dagaalkii laascaanood Ethiopia ayaa lagu soo Abaabulay hadana Samaroon bay hoos ula shireen siday saylac ku qabsan lahaayeen deedna muuse ayaa ogaaday oo usoo saxeexay Ethiopia waxay ku fikiraysaa inay somaliland qabsato lkn dad badani ma fahsana waxay rabtaa inay somalida kalena ku dir si aan loogu soo gurman somaliland
@user-pv5qf3zn1z
@user-pv5qf3zn1z 19 дней назад
Abdi Nanette encouraging his somali brother during marathon .😢😢 this shows me love from somali brother ❤ 😊
@SaAs-si9tp
@SaAs-si9tp 17 дней назад
Mashaallah 👍👍👍👍👍👌👌👌👌👌
@ChouchouMednour
@ChouchouMednour 12 дней назад
Macha allah mn frère salax sanag
@rahma11115
@rahma11115 23 дня назад
Maskax caafimad qabto o qaangaar ah aa ufikirtay heesta 💯👏🏾
@nimcoxuseen-vr4qq
@nimcoxuseen-vr4qq 9 дней назад
Masha Allah saalax qalbi dahap guulayso wllo❤❤❤❤❤
@SadiaAhmed-cs5ez
@SadiaAhmed-cs5ez 21 день назад
Maasha allah somalinima inaga Iam somalilander I love all somali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@libanosmanmohamed628
@libanosmanmohamed628 11 дней назад
Saalax sanaag somalinimada kuweyn
@m.hassenamin701
@m.hassenamin701 12 дней назад
Legend Alaha ku xafido
@SawtulXaq
@SawtulXaq 22 дня назад
Bog iyo jiil cusub baa u bilaabanaya Soomaaliyoo dhan, bishaaraysta oo gagabkii ugu danbeeyay baan.ku jirnaa. Ceebtana iska dhawra waqti baa is qoraya
@IbraahimXiish
@IbraahimXiish 15 дней назад
Salax sanag prda qalbiga saliimka wakii siwanagsan ushaqeya kuli Somali Wan kuwadana
@SawdaCabdi-tp5pe
@SawdaCabdi-tp5pe 15 дней назад
Saalax sanaag mansha allah❤❤❤
@mustafalogaanipiano5153
@mustafalogaanipiano5153 15 дней назад
Nice job 👍 sxb caadi maaha heeskan ❤ alla yacizak ❤❤
@thaliajeske2412
@thaliajeske2412 23 дня назад
Somalia ha noolato🥰🇸🇴🥰🇸🇴🥰
@user-cu3rg3sy4f
@user-cu3rg3sy4f 23 дня назад
Somali waxa laysku hayo waxa laysku yahaa kaweyn somli waa hal mid
@user-vs9yh9bx2t
@user-vs9yh9bx2t 22 дня назад
It's so beautiful 💕,sanaag live long my bro
@libanosmanmohamed628
@libanosmanmohamed628 11 дней назад
Best song
@fooziahanad7488
@fooziahanad7488 9 дней назад
I love u duriyada form of ❤❤❤
@MohamodMoalim
@MohamodMoalim 18 дней назад
Saalax sanaag way ufadhidaa abwaanka qoreyna runtii waa nin somalinimada ku weyntahay
@muhavich143
@muhavich143 4 дня назад
Inta Somalinimada ku weynthy like dhac kusii waxan hees way dhaftey
@MohamadAli-tc3kx
@MohamadAli-tc3kx 15 дней назад
Heesta waa Qarniga horta jabhadii somalia dawladdi kacaanka riday ujeedoodu soo may ahayn uun daneysi shakhsi iyo ku Awr kacsi shakhsi ah .Walee rag baa somali gumeeyey Ethiopia sameysatey cabdilaahi yusuf kow ka ahaa iyo caydiid iyo SNM taariikh aad xun bay ka tageen wiilkanina taariikh buu qorayaa waana nin Fiican oo xalaal ah❤
@omaraqil9638
@omaraqil9638 23 дня назад
From Garissa I love all my somali people ❤ inkasto gumestaha nagala qeybiiye weeli iskuu dhiig aya nahaay Allow anoo berbera iyo xamar arkiin haidiliin
@yurubabdi6837
@yurubabdi6837 23 дня назад
❤❤❤❤❤salax sanag best fanaan
@CabdicaliCabdulle
@CabdicaliCabdulle 23 дня назад
Run ahaanyii waa heesta kaliye ee qalbiyada dadka isku soo fumi karo
@azhaarahmed2878
@azhaarahmed2878 23 дня назад
Masha allh bowe caqligaga allha ku siyaadiyo❤ Kuwo ka waweyn inta garan maayan
@HuseenMuhamed-d4p
@HuseenMuhamed-d4p 15 дней назад
❤❤❤❤❤Wan ku wata salax sanag nin raga
@user-gx3ci9xn9x
@user-gx3ci9xn9x 23 дня назад
Alaaya cisak hno🔥💗👏🙌
@AbdifatahAbdifatah-r2e
@AbdifatahAbdifatah-r2e 9 дней назад
❤❤❤
@suheilaabdulahi1604
@suheilaabdulahi1604 20 дней назад
Está calaa heestaan qalbigeyga ayee taabatay waxaa fahmi kara qof damiir leh wadanimadaku weyntahay. Waxaa isku qabno waxaa ka weyn, wxn isku nahay ilaah wxn ka baryeeynaa inuusan cadowga naga faaideysan oo 5ta somalia 🇸🇴 ku midownaa bogeena burcad Allaha isku mareyo SOMALIA HA NOOLAATO 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ thank you SALAAX SANAAG indr wiil gob ayaa tahay Allaha ku xifdiyo🤲🤲🤲🤲 ❤❤❤❤
@MariamAlimiguil
@MariamAlimiguil 19 дней назад
😂
@MariamAlimiguil
@MariamAlimiguil 19 дней назад
Yft0glglz kf7t0s upyd
@simanppedaadax8033
@simanppedaadax8033 23 дня назад
FANANKII Qaranka Wakan King of casimatul somalia🤍💙🤍🫶
@NasteexoMaxamed-nr8rd
@NasteexoMaxamed-nr8rd 22 дня назад
Heesta dhamaadkeeda fiiri gacmaha wilasha shanta soomaliya bay kamadalayaan xidigta shan da soomaliya baysameeyeen m.a 5lagnds gulaysta🙌👏👏🤝
@user-ti8mv3is1t
@user-ti8mv3is1t 22 дня назад
Masha alah salax sanag madax sare jiro jog abti from djibouti
@yusrasaciid8401
@yusrasaciid8401 23 дня назад
Saalax nin jiro alle hakaafarxiyo ❤❤❤
@Rahmo-r4e
@Rahmo-r4e 15 дней назад
❤❤❤❤❤ caqli waayeel
@MaxamedDeeqmoha
@MaxamedDeeqmoha 16 дней назад
❤❤❤❤❤❤🎉🎉
@user-hx6wz5mf8f
@user-hx6wz5mf8f 22 дня назад
Walahi wan qirooday❤tan hees way dhaaftay❤
@FuaadCabdulaahi-u2f
@FuaadCabdulaahi-u2f 18 дней назад
Alle haku dhowro wll
@MuhaApdikadir
@MuhaApdikadir 20 дней назад
Tan heees Maaha E waa Dareenka dhapta E Qarannimo iyo Somaalinimo buuxda❤
@ApsisamedFarax
@ApsisamedFarax 21 день назад
Saalax sanaag wa garadka soomaliyeed
@SamiiraCabdizalam
@SamiiraCabdizalam 16 дней назад
Saalax sanag allfanaan waa qiro
@XamdikaydsaneYuusuf
@XamdikaydsaneYuusuf 23 дня назад
Fannnan qaran wye salax sanag❤
@yasminhussein9256
@yasminhussein9256 23 дня назад
Geesi caqli badan ayad thay wlahi legendary ❤❤❤❤❤❤❤❤😊
@CabdibaasidducaaleXasan
@CabdibaasidducaaleXasan 23 дня назад
Somali waa wallaalo wax odaya yaashan cuqdadaysan ha maqlina dhalin yaro
@user-zx2qu2ed7l
@user-zx2qu2ed7l 22 дня назад
❤❤❤❤❤ wllo Allah hakuxafido
@faafintakhayrka5457
@faafintakhayrka5457 22 дня назад
Salaxsanaag waxgarad, Somalinimadu biyo dhigtay Guulayso legend❤️❤️
@HassanIbrahim-kz7kd
@HassanIbrahim-kz7kd 23 дня назад
This is what we want from our Somali musician instead of dividing our people
@JaakkoKikila
@JaakkoKikila 5 дней назад
Maashaa alaah. ilaah. hadaayo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂
@sahraabdi9464
@sahraabdi9464 23 дня назад
mansha Allah wlla ❤❤❤❤❤
@SafiYano
@SafiYano 19 дней назад
The legend 🙌 ❤
@SaadoMuhumed
@SaadoMuhumed 19 дней назад
Saalax Sanaag madaxaad isaaranthy
@buhoahmed2837
@buhoahmed2837 23 дня назад
Mashalah. ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💜
@AaminoCismaan67
@AaminoCismaan67 23 дня назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@XasanAli-b2d
@XasanAli-b2d 13 дней назад
Heestii uga saameynta badana sanadkan ma noqo kartaan 1M gaarto like
@Esdii
@Esdii 22 дня назад
War Somalaay is qadariya❤❤ Dalinyarada manta saan unahy wanu warernayoo qabiilba qudha naga galiye❤
@susansomaliland1
@susansomaliland1 23 дня назад
Abwaanka 🧠 💯 Wlhi waa nin culus oo wax badan OG ❤❤❤
@husseinolad4297
@husseinolad4297 22 дня назад
Alaahu ma baarik ilaahay ha ku karaameeyo oo guulayso!
@RoukiaRoukiaAbdi
@RoukiaRoukiaAbdi 16 дней назад
❤❤❤❤❤❤
@user-ho4up1kt5t
@user-ho4up1kt5t 23 дня назад
Somalia ilahayow mid ka dhig amiin amiin amiin amiin
@ChoukriElimHassan
@ChoukriElimHassan 21 день назад
M.a my Brother thank you
@SaciyoOsman
@SaciyoOsman 17 дней назад
Fanan 😢wax garad aqonyahan nabadon 😢😢😢guuleyso abid abowe mcn😢😢😢
@fardousaabdi1938
@fardousaabdi1938 23 дня назад
Masha Allah waa fanaan da da yar aqli badan Allah ku xifdiyo cizi iyo sharaf baa mudantahy
@user-np3hw6nf2b
@user-np3hw6nf2b 20 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤
@AxmedCabdi-fh5br
@AxmedCabdi-fh5br 19 дней назад
❤❤
Далее
SAALAX SANAAG-ISMAAN DHAAF-OFFICIAL VIDEO 2023
5:09
КРАСИМ ДЕНЬГИ В РОЗОВЫЙ!
01:01
Просмотров 464 тыс.
СЛУЧАЙ В ЧЕРНОБЫЛЕ😰#shorts
00:19
Просмотров 222 тыс.
Jawigii maanta ee golaha Wakiillada Somaliland.
10:51
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
Просмотров 250 тыс.
FULL SHOWGII | MAXAMED MAAME | MUQDISHO | 2024
54:31
Просмотров 322 тыс.
Султан Лагучев - Гасишься
3:02
Просмотров 116 тыс.
UZmir & Mira - Ey yor (MooD video)
2:52
Просмотров 1 млн
Tamiga & 2Bad - Tell Me | Official Video Extended
4:45
daryana - по Москве (Lyric video, 2024)
2:30
Просмотров 133 тыс.
KIZARU - OBUZA
2:25
Просмотров 546 тыс.