Тёмный

Saar Deeqa Afweyn 

Wajeer TV
Подписаться 757
Просмотров 71 тыс.
50% 1

Saar AUN Deeqa Afweyn. My all time favourite poet. Waa bururee bilaaba isii.
Guulana waa eebahen
Ga'aa looxaa lagu dhigaa
God aakhara maleh gadoon
Gidisley maleh gargaar
Galana maleh gudis Islaan
Isoo gaar geeriwaya
ningo'ay geed looma waaba
gablamay wa wiill la'aan
Ana ga' waxaan dhaha
....................
hooohooy Waa dheeriya
Dhuubooy waa dheeriya
Dhaaadhaan waa wax aan Dhamayn
dhusuq dhaaya umaroona
dhagool kuma kaca dhuwaaq
dhag xuma waa laga dhintaa
nimba waa dhalashida
Dhaqaala aduunka waa
.....
Dhaqaala wanaagsanloow
ma dhac dha sidii dhalaan
ma dhag dhaga sidi dhamaaja
dhuuxleeyaha hoos weeyn
dharaarweeyn dhiig cabow
dheeroow dhiisiga rageed
......

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 38   
@abdisalansalat7315
@abdisalansalat7315 Год назад
Dagodiye cabadwaaqa deeqa afweyen
@idalahow
@idalahow 2 года назад
This needs to remain.....Aawi Saarki rasmiga ahaa.....This is tradition and needs to be advanced.
@adamcabdibare123bare9
@adamcabdibare123bare9 4 года назад
It's memory way back during my youth
@waceyswacane2940
@waceyswacane2940 3 года назад
Ilahow u naxariiso aad ban u jeclahay deeqo👏
@fartunfarmino2241
@fartunfarmino2241 3 года назад
Aaamin
@Huzzayn
@Huzzayn 3 года назад
Amiin
@maxamedcabdiguure-i4s
@maxamedcabdiguure-i4s 6 месяцев назад
deeqo afweyn gabar talxe amanrer ah
@siyadhassan6853
@siyadhassan6853 4 года назад
Please complete Deqa Afweyn. My favourite poet. Hoo'maa waa biya kudiin........
@wajeer
@wajeer 3 года назад
Coming soon. Stay tuned.
@wajeer
@wajeer 3 года назад
21 minutes of Deeqa ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-BRnquH_YsK8.html
@mohammedgureey9375
@mohammedgureey9375 3 года назад
Mansha.allah
@amriitachama6039
@amriitachama6039 5 месяцев назад
From tiktok 😅
@Warya4_222
@Warya4_222 Год назад
Deeqo Afwayn baa ladhahaa waa Gabadh Reer Osmaan ah -Marexaan. Ilaahay ha u naxariisto 😢
@AbuuAsmaa
@AbuuAsmaa Год назад
Waa dagoodiya cabaad waaqa ah
@maxamedcabdiguure-i4s
@maxamedcabdiguure-i4s 6 месяцев назад
Wa marexaan walibo talxe amanrer
@ibrahimsalah3939
@ibrahimsalah3939 5 месяцев назад
​@@maxamedcabdiguure-i4shoyaded aya talxa ah ayada dagodia cabudwaqa waaya rerkeda dollow ado ay dagan sxb😊
@aliabdi1025
@aliabdi1025 5 месяцев назад
Walashey Deqa Alla ya Raxma
@mohamednur7941
@mohamednur7941 3 года назад
I used to love.
@mohamedilyaas4237
@mohamedilyaas4237 3 года назад
Allaaah unaxatiisto deeqo waan aqaanaa
@aliamericaofficial4776
@aliamericaofficial4776 3 года назад
Sxbow war bixin iga sii gobalkay kaso jedaa
@huudyuunis2596
@huudyuunis2596 3 года назад
Gobalka liibaan ithopa
@abuhanifahibnumascuud9908
@abuhanifahibnumascuud9908 Год назад
Deqo Allah unaxarista waydimatay ee
@mohamedilyaas4237
@mohamedilyaas4237 3 года назад
Ma dhimtay deeqo oo ma lahubaa
@bashkabwoy6010
@bashkabwoy6010 3 года назад
Ha Mar hore
@baremohamud4375
@baremohamud4375 2 года назад
Ha
@baremohamud4375
@baremohamud4375 2 года назад
Caruurteda daris nahay
@jowharsec1161
@jowharsec1161 2 года назад
Which year
@mahatsalat8348
@mahatsalat8348 Год назад
Aboor ayA wax kawaye dhinasha iskabadafee
@abdidayaxdubane463
@abdidayaxdubane463 4 года назад
mansha allaah waa talxe reer cifaaf lkn dhalashadeedii hore waa dagodiye cabad waaq sidaan maqlay
@fartunfarmino2241
@fartunfarmino2241 3 года назад
Been baad shegty wall gbdha waa talxe ee dagodiye mhn
@guleidadan3772
@guleidadan3772 3 года назад
She is degodia. Her mother is Talxe your talking about. Deqa maalim deriye Axmed.
@huudyuunis2596
@huudyuunis2596 3 года назад
Waaa dagoodiyo dhalad ah waxeyna kunooleed adoo
@fjfj8847
@fjfj8847 2 года назад
Reer d Wa u reer abti lakin wa dagodi ayada
@fjfj8847
@fjfj8847 2 года назад
Ma qof 2dhakasho leh ba jira tadi hore la garaye wa cidas maxa ka wad
@ShaaroAlii-nd3ys
@ShaaroAlii-nd3ys Год назад
Asc
@RaxmoMoha
@RaxmoMoha 5 месяцев назад
Waxaan hees miyaa😢😂😂
Далее
21 minutes of Saar Deeqa afweeyn (AUN) long version
21:09
Hida iyogdhaqankb gobolka gedo
38:31
Просмотров 391 тыс.
GODBLESS LEMA AKIZUNGUMZA NA RAIS SAMIA MAMBO MAZITO
21:28
Gaaljecel samow
14:04
Просмотров 45 тыс.
Deqa afweyn somali saar
23:13
Просмотров 445
#haduu bururkada run yhy bilabaha dhig uyeel
12:27
Просмотров 59 тыс.
BISHOP IKONGO ATAJA WANAO HUSIKA NA UTEKAJI TANZANIA
25:45
Dahabo Cilmi Abwaanad SaranSoor Ah Saar Waamo
10:31
Просмотров 112 тыс.