Тёмный

SABABAHA KUU KEENA JILBA XANUUNKA IYO DARYEELKA UGU FIICAN! 

ADIGA IS AHAAW
Подписаться 63 тыс.
Просмотров 8 тыс.
50% 1

#adigaisahaaw

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 39   
@FartunCilmi-j8g
@FartunCilmi-j8g День назад
Jazaaka Allaahu qayr Aljazas Abaayo❤❤❤🥰
@sakariyaaden7309
@sakariyaaden7309 27 дней назад
Asc wr wb xbt jizaaka allaahu khayr maasha allaah alaha ku barakeeyo wax wanaagsan ayaad noo sheegtay ❤️❤️❤️❤️👆🏻👆🏻👆🏻👆🏻👌👌👌👌❤️❤️❤️❤️
@FowziyaAhmed-zt7zx
@FowziyaAhmed-zt7zx 17 дней назад
Asc naima waad ku mahadsan tahay sida wanaagsan aad noogu soo gudbisid wax yaabaha fiican jazzaka allahu qeira
@halimam.7359
@halimam.7359 21 день назад
Wacalaykum Assalam warahmatullahi xabibti jazakallahu kheyr
@user-nf5wl4be2o
@user-nf5wl4be2o 22 дня назад
Adigana ilaahay ha ku jeclaado
@najibenhodan7598
@najibenhodan7598 8 дней назад
Masha Allah ❤❤❤
@kaltunahmed3518
@kaltunahmed3518 25 дней назад
Masha alalh shugran walalo❤
@mahadasaidyusuf4169
@mahadasaidyusuf4169 24 дня назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته jeclaado Abaayo. Maashaa allaah ilaahey ha ku
@naciimocisman4904
@naciimocisman4904 16 дней назад
Maansha allaha alle dartiis my sis
@BushroUpdirihmaan
@BushroUpdirihmaan 19 дней назад
Thanks abayo
@nura8724
@nura8724 28 дней назад
Salalahu calayhi wasalim
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 27 дней назад
Muqdisho wuu yaal dukaamada waaween ayaa laga helaa
@kaahokader4664
@kaahokader4664 27 дней назад
Alha kuxafido naciimo
@KhadraAadan-k2e
@KhadraAadan-k2e 6 дней назад
Hadalbadnidaa inaadeer dee naga sheeg waxaad wado waxay waxaan oo doodi dee dulqaad kaa iga yare iga raali noqo
@farahkhayre7838
@farahkhayre7838 24 дня назад
DArilaahay ayaankujecelahay nacima gabadhyartahay waxankafaiday waxaixanunay dhabarka❤❤
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 25 дней назад
Wan kufy dhowr jer walhi jibkaha xanun
@NagadMcalin
@NagadMcalin 27 дней назад
Asc abayo Naiima. Adiga iyo reer Aaramow waa idin wada salama. Glutathione supplements ma ka hadali kartaa hadii aa waqti u heshid. Mahad sanid walasheey duceeysan.
@f.mohamed4638
@f.mohamed4638 27 дней назад
MashaAllah TabarakaAllah nacimo cadey kulecleya illahow noka xafid oo noka daa ya Rabi Rahman. Ameen thuma Ameen ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ illahow kubarakey adhi familkaga daman. Kiss for me micraj yaresey
@maryanmohamudismailgamer8275
@maryanmohamudismailgamer8275 27 дней назад
Asc. Wll labada daawo miyaa la isku darikaraa oo labadabo mala cuni karaa mise mid kaliya ayaa lacunayaa.
@hamdamohamed4155
@hamdamohamed4155 26 дней назад
Ilaahay hakaa abaalmariyo cimiga aad noo faaiidaynaysid dhabar xanuunka ka waran
@Farhiyo_yusuf
@Farhiyo_yusuf 27 дней назад
Asc wr wb xabibti naciima walashey qaali allah ku xafido adiga iyo awlaadada iyo zowjkaada abaayo telkaada ma heli karaa inaan kula soo hadlaan rawaa waa walashaada ku xeran chanels kaada aadna u jecel horumarkaada.
@AbdicasiisXuseen-ec4vk
@AbdicasiisXuseen-ec4vk 27 дней назад
Aamiin aamiin yaarabi allaah haku caafiyo insha allaah
@sadiahussein398
@sadiahussein398 27 дней назад
Jazaakallaahu khayraa
@Hika-r8c
@Hika-r8c 27 дней назад
wlly kininigan ma jilbaha Kaliya loqadanaya mise milkasta oo Carjowda kadhamatay sida lugta faraheda sido kale dadka lafohoda is xoqayan Maqadan karan
@maryanruunmahdi3962
@maryanruunmahdi3962 27 дней назад
thank you so much Naima kasohadal Shilajit
@jamiilajasair2134
@jamiilajasair2134 28 дней назад
Ilaahay haku xifdiyo adiga iyo familkaaga teeda kale waan kula soo xariiray dhanka nambarkaada ee iiga soo jawaab
@habonsudi3399
@habonsudi3399 26 дней назад
Jazakalaah Kheyr abaayo ❤️❤️
@MumtaasXasan1
@MumtaasXasan1 27 дней назад
Mahadsanid walal ❤❤❤❤❤
@khadijahaaji6683
@khadijahaaji6683 27 дней назад
Maashaa Allah ❤️ ❤️ ❤️
@umuabdirahman961
@umuabdirahman961 27 дней назад
Shukran abayo illah ajir haka siyo
@jamiilajasair2134
@jamiilajasair2134 28 дней назад
Wcs wrm wbr xabiibtii wan ku salamay ducadane ilaahay ha aqbalo aamiin yaa rabbi. Teeda kale cirba xanuunka iyo in lafaha lugaha ku xanuunaayo maxaa sababa. Maxaane lagu daabeeb karaa
@Umo580
@Umo580 27 дней назад
JASAAKALLH ❤
@hamdixiischannel1482
@hamdixiischannel1482 27 дней назад
2022 ilaa hadda ayaa jilbaha laiga haayaa waxaan qaataa Vitamin D dhowr sano lkn V.C maku qadan jirin 6 bilood ka hor ayaan bilaaway Glocosamine alx jilbihi sidi hore ma ahan jaranjaradana dhibki hore kuma qabo lkn wali waa i xanuunayaan waana shanqaraan , video gan wax badan baan ka faaiiday Mahadsanid Walaal Naima.
@deqadegan
@deqadegan 27 дней назад
Anigoo weligeey jilba ixanuunin ayaa calcium inaan cuno bilaabay. 28 berri markaan waday ayaa xanuunsaday, jilba xanuun afka oo iqalala, tabar daro si aan weligeey u xanuunsan ayaa uxanuunsaday. Kadib waa iska dhaafay lkn ilahada jilbihii waa ixanuunaan inkastoo sidoo hore Ka fcnahay.
@Maria-wb7lj
@Maria-wb7lj 27 дней назад
Abay Nimco suasheydi wasuga Inshallah Vitaminada lesku duro iyo caadi loqaato maxay kukaladuwanyihiin kuwa laliqa waqti dheer uqadana
@Simran_ashokAshok
@Simran_ashokAshok 27 дней назад
Apayo waxa tiri saliid kula isticmala vitamin c yacni wa saladee?
@user-qg1kx3cb2m
@user-qg1kx3cb2m 27 дней назад
Oilive or macsaro 2 qaado ku darso casalaatada ama borashka ama canjeelada
@hawayassin7172
@hawayassin7172 26 дней назад
Maasha allah
@PKXDdünyası123
@PKXDdünyası123 8 дней назад
Vitamin c biyuhuu ku milmaa, kan saliida u baahan waa vitamin D iyo K
Далее
SIDA UGU FUDUD EE LA ISKU CAATEEYO | WEIGHT LOSS
6:05
Просмотров 207 тыс.