Тёмный

Sababta fashilka xiriirada jaceylka salman khan iyo dembiyada oo galay || qiso Salman khan 

Touha Bella
Подписаться 53 тыс.
Просмотров 47 тыс.
50% 1

qiso somali Sababta fashalka xiriirada jaceylka salman khan iyo dembiyada oo galay
I'm Fathia ku so dhawow my channel
Hadafka channelkeyga waa inay Gabadh kasto Somali ah ay awoodo inay marsato makeup yada ku Haboon.
waxan kuu sharxi doona waxkaste oo ku saabsan Makeup
qaabka iyo noocyada ..........
& waxa ku habboon qof kasta.
#Somali
#SomaliMakeup
#TouhaBella
Facebook page : Touha Bella
My instagram :fathiaumkarim

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 244   
@Fatia
@Fatia Год назад
*ASC qisda ma dhman waxa hary xirirki Katrina Kaif iyo dagalkii shahrukhan iyo salman khan* *wu dhib badna walhi video kan hada rabtan video yada sidan ah qiso like iyo share ku cawiya*
@aynabosman6692
@aynabosman6692 Год назад
Diyaar
@nimcodarwiish552
@nimcodarwiish552 Год назад
Wcs mcny horay usoco haka caajisin abayo plz safe Ali khaan wslhiiz oo ka baxday actresska noso gudbi qisadeeda
@Fatia
@Fatia Год назад
@@nimcodarwiish552 ❤️❤️❤️❤️
@Fatia
@Fatia Год назад
@@aynabosman6692 ❤️❤️❤️❤️❤️
@hudohussein6233
@hudohussein6233 Год назад
Hye abyo noso daay katrina io salman khan plz
@Sultan-ee3ej
@Sultan-ee3ej Год назад
Gabdhaha aad ka sheekeyneyso adaa ka qurxan maa shaa allah.
@Fatia
@Fatia Год назад
Shukran hn Sultan 🌼
@zaynikadir6762
@zaynikadir6762 Год назад
Wan jeclahy qaabka aad wax u soo gudbiso ❤️
@Fatia
@Fatia Год назад
❤️❤️Zayni ❤️❤️😘😘
@mustafeshinbir117
@mustafeshinbir117 Год назад
your way of story telling is absolutely stunning, sister keep going forward
@YusufAli-wi6lt
@YusufAli-wi6lt Год назад
Adiga xita wa qurxontahy,Somali Hollywood ma ku jirta,mashAllah
@Fatia
@Fatia Год назад
😆😆😆alh yaxfdk hn Yusuf 🌼🌼🌼
@wiilkashidan420
@wiilkashidan420 Год назад
Waa ku salaamay macalin Lkn Salman saxiibkis Waxa la dhaha sajid nadiadwal bast producer Waaye
@EBYAN5
@EBYAN5 Год назад
Abaayo wlhi been kuumasheegayee markaan kudaawanaayo adoo qisooyin kawaramaayo way iigu kaabaxdaa masha alllh tabarakalaaah wixii caytamaayo ayagay utalaa anakaa kujecl mcnto❤❤❤❤
@quenzaam8010
@quenzaam8010 Год назад
Wow qisadaa rabe ayaa ka hadashay sister ku soco adaa ku xisiiyaa sharafeey🥰🥰🥰🥰😘
@Fatia
@Fatia Год назад
Alh yaxfdk Xbbti ❤️❤️Zaam ❤️❤️😘
@nadiiracali0123
@nadiiracali0123 Год назад
Thanks qli waa qiso xiiso leh Waan ka dareemay salman khan sida aad ka sheegtay
@Fatia
@Fatia Год назад
❤️❤️❤️😘😘😘❤️❤️Nadiira ❤️❤️😘😘
@zuhyrmohmed1968
@zuhyrmohmed1968 Год назад
Wallahi qisadaan rabey weeye thankz wll qlli ah
@Fatia
@Fatia Год назад
❤️❤️❤️❤️❤️❤️😘
@amiraadem2780
@amiraadem2780 Год назад
50k baa soo dhawdahay routine soo samee fareha guul ban kuu rajeynayaa
@Fatia
@Fatia Год назад
Shukran Xbbti qali Amira ❤️❤️❤️
@axmedxuseen9107
@axmedxuseen9107 Год назад
Wcs wll qaali allah yaxfidak
@Fatia
@Fatia Год назад
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@azmakamil559
@azmakamil559 Год назад
Msh allh Thank you xbbti albi alle haku sharfo
@Fatia
@Fatia Год назад
Alh yaxfdk Xbbti qali ❤️❤️Azma ❤️❤️😘😘😘😘
@hassanyare2706
@hassanyare2706 Год назад
Adiga xitaa waad qurbadnthy waana dagenthy waana kaahely sister
@Fatia
@Fatia Год назад
Shukran hn 🌼
@nemoabdurahman3179
@nemoabdurahman3179 Год назад
Please part 2 so samee ❤❤❤ much love, much respect!
@Khalid-qx7jy
@Khalid-qx7jy Год назад
ASC DEAR SIS waxaan rabaa ina naga cawisid sida lo nuuriyo wajiga raga sida wajiga isbadala sidii diblogu so celin lahaa nuurin shineing face for man please
@redlovehd2656
@redlovehd2656 Год назад
Shekoyinkan okle noso badi quruxey❤
@Fatia
@Fatia Год назад
❤️❤️❤️
@jimjum1547
@jimjum1547 Год назад
Qali actor qofkaste oo wax matala ama jila aya la idhahda lkn waxad adeegsata main lead or male lead cus isagu waa qofka hogaminaya filimka gabadha filmka hogamineysana waxa la idhahada female lead qolyaha kalena ee actor's ka ahina waa supporters
@Fatia
@Fatia Год назад
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ Jim Shukran for information
@NH-lb2tw
@NH-lb2tw Год назад
Masha Allah wallo quruxey sheekadi Nancy ajram iyo tuuga noso gudbi
@Fatia
@Fatia Год назад
❤️❤️❤️❤️
@qancisa._
@qancisa._ Год назад
Thnk you xabibti saa u sugayay😂♥️ gabdhoow videoka u hagar baxa oo like saara🙂
@Fatia
@Fatia Год назад
Xbbti ❤️❤️Qancisa ❤️❤️😘cafwaan qali
@qancisa._
@qancisa._ Год назад
@@Fatia mhdsnid Touha❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@abdifitahbisle4979
@abdifitahbisle4979 Год назад
Lkni paaayo digga jwbaha xun-xun haku mashquulin Xanaaq badanidaa
@Fatia
@Fatia Год назад
Shukran hn
@mustafeawsahal9409
@mustafeawsahal9409 Год назад
Waan ka helay qaabka aad wax usharaxsyso hore usoco wll
@Fatia
@Fatia Год назад
Shukran hn
@mustafeawsahal9409
@mustafeawsahal9409 Год назад
A
@allahismylife1206
@allahismylife1206 Год назад
Si wacanba wax u tabinaysa hore usoco wllo nooo soo badi Fadlan qisoyinka nocana xooga zaaara okey
@amlla
@amlla Год назад
Fv youtuper keep going hpiptih💖⛓️😫👸🏼
@Fatia
@Fatia Год назад
Shukran Xbbti Amira
@aishaali7960
@aishaali7960 Год назад
Wll quruxeya dire ba tahay lahjad dada luv ❤ anyhow
@abdikadarsalatali1375
@abdikadarsalatali1375 Год назад
Abaayo aniga fikirkaga wan kuracsanhy lkin iskidey ilaa neftada kajarto marka shegeso qisada 2 qisada hawada dhamestirin uyeel parti 123 se xiiso uyelato hadaba weyledahay lkin iskidey se shekada umacanato melaha fi fican xisada badan kujoji hadan bari kasibilow tasi wxeymasacidikartaa qof kashekada dhagesanayo inuurabo mesheku dhamaneso hor usoco wan kugarabtaganahy good jop thanyo abaayo
@Fatia
@Fatia Год назад
👌👌👌👌👌👌 nice 👌
@marianapoli8162
@marianapoli8162 Год назад
Wan ku wataa walashey ciyal shalemo lambar one ♥
@Fatia
@Fatia Год назад
❤️❤️❤️Maria ❤️❤️❤️😘😘
@hiboxasan4264
@hiboxasan4264 Год назад
vaneer ka kaso hadal abayo marka la xirto mala iska sara mise waligis wu ku jiraya. ilkaha cas miya lahed marki hore
@Fatia
@Fatia Год назад
waa kaso hadli dina inshalh hada maha videga safrka ila somalia ku shegay veneerka
@amiinahassanfarah4765
@amiinahassanfarah4765 Год назад
Mahadsanid sis
@Fatia
@Fatia Год назад
Cafwaan Xbbti 😘😘❤️❤️
@maryamaabokor9967
@maryamaabokor9967 Год назад
Anu Salman Aslanba Ma Jecli Mana Taageero Waxba Igu yidhi Waa qof Xun Anu Istus Ayaan Moodayayba Dabeecad Xumaadisuuna Way ka Muuqata
@Fatia
@Fatia Год назад
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@geenyoegal1635
@geenyoegal1635 Год назад
Beautiful I miss you so much
@Fatia
@Fatia Год назад
❤️❤️❤️❤️❤️
@abdikadarsalatali1375
@abdikadarsalatali1375 Год назад
Whli aniga video iguhoreyo anarko yaahy vedogan wll hailobin thank you
@Fatia
@Fatia Год назад
Welcome hn Abdikadar 🌼 wa argy all ur comments
@abdikadarsalatali1375
@abdikadarsalatali1375 Год назад
@@Fatia wankudhohay thayou
@eliski9560
@eliski9560 Год назад
Makeup ka ka jooji programada xayeysiin kusamee kooban bas, lkn haku dhexwadin maantoo dhan
@mohamedabdifarah373
@mohamedabdifarah373 Год назад
Cay ma lahid wllo hore u soco
@hawomohamed8775
@hawomohamed8775 Год назад
Fadxiya qurux ❤️
@Fatia
@Fatia Год назад
❤️❤️Hawo ❤️❤️😘😘😘
@aynabosman6692
@aynabosman6692 Год назад
Aad iyo aad Baad umahad santahay nosoo Badi haba markaad jaanis hesho 🙏🙏🙏
@Fatia
@Fatia Год назад
❤️❤️❤️❤️❤️cafwaan Xbbti ❤️❤️Aynab ❤️❤️😘😘
@warwannaagchannel7241
@warwannaagchannel7241 Год назад
Thanks waxaad wax usoo gudbinayzaa sifiican
@Fatia
@Fatia Год назад
Shukran Xbbti ❤️❤️
@princesscadceedo3859
@princesscadceedo3859 Год назад
We miss you quruxeey❤️
@Fatia
@Fatia Год назад
Miss you too Alh yaxfdk qali ❤️❤️Cadceedo ❤️❤️😘
@SalmaAhmedzh
@SalmaAhmedzh Год назад
Touha barnaamijyadan oo kale wll noo soo badi please
@Fatia
@Fatia Год назад
Inshalh hada la itacb qasarin ❤️👌👌
@aaminmuktaar553
@aaminmuktaar553 Год назад
Naa wll maxaan ku daawana channelkiba wada make up baad ka dhigte
@ayuushsalah5210
@ayuushsalah5210 Год назад
Thanks Qurux❤👸
@Fatia
@Fatia Год назад
Cafwaan Xbbti qali ❤️❤️Ayuush ❤️❤️😘
@rihanaibrahim3947
@rihanaibrahim3947 Год назад
I can’t wait 2
@Fatia
@Fatia Год назад
❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@allahismylife1206
@allahismylife1206 Год назад
Geep going wlshy from xafadaydii😂😂😂
@nuurmusdhafcabduqadir9950
@nuurmusdhafcabduqadir9950 Год назад
Masha Allah horay usoco sis
@Fatia
@Fatia Год назад
Shukran hn 🌼🌼🌼
@harun9739
@harun9739 Год назад
Salman, Khanis waye. Meqa gabdhod aya ka ogalatey inne guursadan. Lakin asiga ayaa diidey sababtunna waa sidas. Gabdhaha Guurka usoo bandhigtey waa Aishawariya Katerina kaif Kareena kapoor Sonik shetty iyo gabdho badan
@faxaanfiyore1234
@faxaanfiyore1234 Год назад
Chenal kan ma gabdhaha kaliya ayuu u gaar yahy wll
@Fatia
@Fatia Год назад
👌👌👌
@user-nh5iz2if4g
@user-nh5iz2if4g Год назад
My Queen m.a abyo 🥰♥️
@Fatia
@Fatia Год назад
❤️❤️❤️❤️❤️❤️😘😘
@abshircabdule2988
@abshircabdule2988 Год назад
WA.. ku..jaclahay Yaa..caytinkuquro Suleqo
@wacdiiyowanaag3957
@wacdiiyowanaag3957 Год назад
Mid waxa kahyrka ah faafisa illaahay hakaa dhigo
@fadxiyahassan3406
@fadxiyahassan3406 Год назад
Hiritik ka so hadal aktarka ugu jeclahay hindiya abayo quruxeey
@Fatia
@Fatia Год назад
❤️❤️❤️❤️
@ridwanaharir8777
@ridwanaharir8777 Год назад
Asc Touha Bella we miss you too Xappti ❤🤍🥰
@Fatia
@Fatia Год назад
❤️❤️❤️❤️❤️😘😘😘😘
@anisomaxamed37
@anisomaxamed37 Год назад
Saajid nadidwala bala dhaha iskuma eka sangeeta wa laba magac kala duwan sis 😊
@Fatia
@Fatia Год назад
Aha ok 👌
@umuraage8617
@umuraage8617 Год назад
Maba taageero waxaa hindiga jila waan iska daawadaa maxaa i kalifay somaligeyga baa iga badan
@Fatia
@Fatia Год назад
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@nadiyalajecley6829
@nadiyalajecley6829 Год назад
Part 2 wll
@Fatia
@Fatia Год назад
❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@hudohussein6233
@hudohussein6233 Год назад
Sherukhan and kajal kaso hadal plz
@Fatia
@Fatia Год назад
❤️❤️❤️
@user-vw1ly8qx2d
@user-vw1ly8qx2d Год назад
Sharu khan kaso shekey please 🙏
@naciimomahamatt7754
@naciimomahamatt7754 Год назад
Wow
@Fatia
@Fatia Год назад
❤️❤️❤️
@ilhaanxasan3277
@ilhaanxasan3277 Год назад
Abayo katrina keyf xitaa waa uu jecelaa salman khan wana laga guursaday 😍😇🥰
@Fatia
@Fatia Год назад
Haa Xbbti 👌👌👌
@samatarmoh16
@samatarmoh16 Год назад
Thank you sister
@mahamedkader7942
@mahamedkader7942 Год назад
Salu Baay😍💯 Wllka WeYn💕
@kadarmohamedhaji2466
@kadarmohamedhaji2466 Год назад
Qof qalbi wngsan ayd tahy bellaa ❤
@Fatia
@Fatia Год назад
Shukran Hn Khadar 🌼🌼
@deeqzi
@deeqzi Год назад
Ashwariya Waxa ka horaysay Somy Ali oo hada ku nool Maraykan
@sabirinamohamed5380
@sabirinamohamed5380 Год назад
Qiso crime please documentry hindiyad
@Fatia
@Fatia Год назад
👌👌👌
@izraahmeth4414
@izraahmeth4414 Год назад
Hore usoco qlih 😍
@iqrahassan4848
@iqrahassan4848 Год назад
Thanks abayo 😍
@fathiaabdi625
@fathiaabdi625 Год назад
Kajal iyo sharukhan kaso hadel
@Fatia
@Fatia Год назад
❤️❤️❤️❤️
@mahamedyoolax3525
@mahamedyoolax3525 Год назад
touha bella Asc qaali Thanks Good girl
@Fatia
@Fatia Год назад
Shukran hn
@RABIC.Channel
@RABIC.Channel Год назад
Guulayso walaal
@Fatia
@Fatia Год назад
❤️❤️😘😘😘😘
@hibaqail5306
@hibaqail5306 Год назад
Salmon qeybta labaad is soo hadal
@maxamedcabdikariin3610
@maxamedcabdikariin3610 Год назад
my sister keep going
@Fatia
@Fatia Год назад
Shukran hn 🌼🌼🌼
@danjiredakhare
@danjiredakhare Год назад
Keep going sister
@falismohamed9231
@falismohamed9231 Год назад
Deepika iyo ranbir
@Fatia
@Fatia Год назад
❤️❤️❤️❤️
@kamalcali2418
@kamalcali2418 Год назад
Kaso hadal quruxey shaam
@ifrahomer3667
@ifrahomer3667 Год назад
حلوه القصة😍♥️
@Fatia
@Fatia Год назад
Xbbti ❤️❤️Ifrah ❤️❤️😘😘
@khaalidabdi2408
@khaalidabdi2408 Год назад
siba lamoda inad ugu kacsantay mega star hhhh
@Fatia
@Fatia Год назад
Maya 😒😒
@drslarra1938
@drslarra1938 Год назад
💘💖💓
@Fatia
@Fatia Год назад
❤️❤️❤️
@hamzailyas5228
@hamzailyas5228 Год назад
😘😘برامجك وجمالك معا نعمة
@nimcomed7065
@nimcomed7065 Год назад
walaal quruxeey avinash wadhawan kasoo sheekee maxaa filimada ujoojiyay
@abdikafiosman607
@abdikafiosman607 Год назад
Maasha allah gudbintaada ama soo tabintaada aad ayeey u wanaagsan tahay balaaga ayaad leedahay
@Fatia
@Fatia Год назад
Shukran hn Abdikafi 🌼🌼🌼
@umumahado1766
@umumahado1766 Год назад
Thanks xbbt
@Fatia
@Fatia Год назад
❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@user-vn2fk5kt8d
@user-vn2fk5kt8d Год назад
احبك توحة
@Fatia
@Fatia Год назад
فطومه حبيبتي الله يسعدك احبك 💕
@nastexodahir287
@nastexodahir287 Год назад
Iove you sister 😚 💖🙏
@Fatia
@Fatia Год назад
Love you too qali Alh yaxfdk Xbbti ❤️❤️Nastexo ❤️❤️😘
@sukeenaabdulle6821
@sukeenaabdulle6821 Год назад
Waxa noo shegta qisadii jaceyl deepika iyo ranbir kapoor
@gracetahir9474
@gracetahir9474 Год назад
Waa mushrik
@fartuuncabdulle9043
@fartuuncabdulle9043 Год назад
Abdc
@abshirsalahasam5193
@abshirsalahasam5193 Год назад
sallu bhai taageyro ayaan u ahay ninkaas
@Fatia
@Fatia Год назад
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@ayanzaali3623
@ayanzaali3623 Год назад
34 sano
@Fatia
@Fatia Год назад
👌
@khadraismaaciil5246
@khadraismaaciil5246 Год назад
walalshay quruxey codkadu wugaban yahay e dhere wll
@Fatia
@Fatia Год назад
👌👌👌
@user-zr5hg1zt4l
@user-zr5hg1zt4l Год назад
Abayo waxa kaso hadashaa qisada Sushant Singh Rajput.❤️ mahadsanid
@Fatia
@Fatia Год назад
❤️❤️❤️❤️
@sukeenaabdulle6821
@sukeenaabdulle6821 Год назад
Apyo wllhi waan maqlay dadka khaano dhan waa afghanistan ma runbey aheed
@tareesomohamed1902
@tareesomohamed1902 Год назад
Mnta waxa ka so hadashay salman khan waa actork ugu tagero india ninkan love aya ku ahay shalu
@Fatia
@Fatia Год назад
❤️❤️❤️❤️
@tareesomohamed1902
@tareesomohamed1902 Год назад
@@Fatia 🥰😍
@salimsalim2859
@salimsalim2859 Год назад
Asc walal waankahely .
@bassomar168
@bassomar168 Год назад
Waxad Kaso Hadasha Shekada Tiger Shroff Iyo Hrithik Roshan Labada Donayaye
@fartuuncabdulle9043
@fartuuncabdulle9043 Год назад
😊😊😊😊
@asuumoha4685
@asuumoha4685 Год назад
insgrmkga mxa kugu qorn apyo
@Fatia
@Fatia Год назад
FathiaUmKarim
@muudahir7081
@muudahir7081 Год назад
Wuu dabeecad xunyahy wuxu rabo inlosameyo ayu raba dumarka majecla ragas
@Fatia
@Fatia Год назад
Exactly xbbti ❤️
@dayibahmed9387
@dayibahmed9387 Год назад
Waligay ayaan maqlijirya inuu dabeecad xun yahay salmaan caruurnimadiina waaba la necba films 🎥 kiisa
@maxamedaxmed6374
@maxamedaxmed6374 Год назад
Wallalo Ciyaallo Hindi Ayd Aheyd Mar Hadii Aad Ciyaal Hindi Aheydna Kolley Caashaqu wuu kugu BadaN Yahey Ee Nooga So Sheekkee Xidhiidbadada Jaceyl Ee kuso Marey, Macnihii inta Jeer Eed wiil Jeclaatey, Mahadsanid
@Fatia
@Fatia Год назад
🫢
@ridwanaharir8777
@ridwanaharir8777 Год назад
Sual xumida wll 🙄inanta ma Hindi 😂 actress ayaad moday
@pirncessbushra5050
@pirncessbushra5050 Год назад
@@ridwanaharir8777 😂sual ciyal hindi hadi ad mar thy kulaha
@abdikadarsalatali1375
@abdikadarsalatali1375 Год назад
Hhhh fani shaxtiroley igadaa gawdha ciyarta
@fartuuncabdulle9043
@fartuuncabdulle9043 Год назад
❤❤❤❤❤
@qaalibeauty2544
@qaalibeauty2544 Год назад
Salman ❤
Далее
Butch REACT to Creative way to fix damaged tile!
00:46
Bike Challenge
00:20
Просмотров 19 млн
Salman Khan Rapid Fire Round
8:08
Просмотров 26 млн
فضيحة بريطانيا..!
24:52
Просмотров 2,4 млн
Dhacdada Maalmahan Mediha ka nixisay || qiso dhab ah
10:04
Salman on marriage, love & exes...
2:25
Просмотров 187 тыс.
Butch REACT to Creative way to fix damaged tile!
00:46