Тёмный
No video :(

SABABTA YASMIN U GUURSATAY WIIL AJNABI AH || CAWEYSKA ADNA CHANNEL || 

Adna Channel
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 184 тыс.
50% 1

#Subscribe#More
Waad Ku Mahadsan Tahay Daawashadaada !
Booqo RU-vid-ka Adna Henna :- / @adnahenna
Booqo RU-vid-ka Saxaaf :- www.youtube.co...

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 553   
@mumtazmuhumedahmedtazy4552
@mumtazmuhumedahmedtazy4552 3 года назад
The best of the persons ,I'm so happy to listen this ,Thank you Yaska❤
@xamdaquruxofficial7581
@xamdaquruxofficial7581 3 года назад
Subscrbe isaar wall qaaaliii
@adontiialle2748
@adontiialle2748 3 года назад
Yasmiin sidey uyartahy iyo caqligedu isma llaha masha allh
@xiddigbeershiya3065
@xiddigbeershiya3065 3 года назад
wll subscribe Iyo Adoo raaliya
@hodanahmed5856
@hodanahmed5856 3 года назад
Waxan sugnaaba waa CK iyo xabadiisa insha allh lamanaha qarniga way salamanyin adna&saxaaf
@xiddigbeershiya3065
@xiddigbeershiya3065 3 года назад
wll subscribe Iyo iisaar Adoo raaliya
@mohaa10
@mohaa10 3 года назад
war jeclid acuudka
@fahanonline8981
@fahanonline8981 3 года назад
Ajnabi nuucow doona hanoqdo guursan maaayo inta wiilsomali arkaayo fiirin maayo quruxdiisa fiirin maayo jcylkisa ajnabi ee ilmaheyga walidkooda ayaan eegi yaa iguraacsan farta taag ☝🇸🇴🇸🇴
@mariyacali6541
@mariyacali6541 3 года назад
Markuu lacageestana 3 ayuu kaa daba keenayaa ilmihiina isma jeclaanayo bah bah iyo balaayo alle ayan ka magan galay
@susuzan9499
@susuzan9499 3 года назад
Ilahay iguma oga nin Somali 😏😏 habeen xataa kuma Riyoon wlhi .... ilahow nin ajanabi ii sakhir
@nasrohasan4943
@nasrohasan4943 3 года назад
Ilahay hooyo ha noodaayo kuwa dhintay na Allaha u naxariis to amen 🥰❤❤🥰
@xiddigbeershiya3065
@xiddigbeershiya3065 3 года назад
wll subscribe Iyo Iisaar Adoo raaliya
@kowsarowkonbe2306
@kowsarowkonbe2306 3 года назад
GabdHa Waa runteed Waaa calafkeeDa ilhey baa Uqorey Alle ha isku kiin Dayo Wiilka muslmka ah Ee walalkaa ah Diintu na walaleysay Hambalyo byo Duma no xifdi YamanTu waa Gob ❤️❤️❤️💐💐💐
@nimcohodan2350
@nimcohodan2350 3 года назад
Yaasmiin waa aftahanad masha allah Ilaa hadda waa qofkii ugujawaabaa wacnaa aniga xagayga Fariid wlhi yaasmiin 👏👏👏
@sawdanour9545
@sawdanour9545 3 года назад
Ramadan is coming soon inshallha 🌙🌙🌙🌙🌙🌙
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 3 года назад
Qofka qofko rabtee guursan kartaa hadu Muslim yahay Ramadaam Mubarak 🌙🤍
@sabaxibrahim2634
@sabaxibrahim2634 3 года назад
Masha allah tabarakallah ilhy ha isku barakeyo familkn cusub yasmiin wa gbr caqli bdn 💝💝💝
@ruqiyasheekh2477
@ruqiyasheekh2477 3 года назад
M.sha allah intii qof caweyska kaqeybqadatay wa gabadha ugu wali badan m.sha allah ayado waliba afsomaliga ku adagyahay allaha xifdiyo
@umaliyachannel9366
@umaliyachannel9366 3 года назад
MASHA ALLAH 🥰🥰🥰
@Amiinzimba
@Amiinzimba 3 года назад
Gabar walba iyo wiil walba oo comment keyga arke waa walalkey ama walashey mcn 🥰😍 subscribe ✌🏻🔥
@aishachannel2473
@aishachannel2473 3 года назад
waan ku saaray adna isaar walal
@rayanhassan6389
@rayanhassan6389 3 года назад
Masha alaaah
@kahiyechannel8580
@kahiyechannel8580 3 года назад
Qof waliba OO muuqaalkan daawanow waxa Allihii ku abuurtay owgiis kaaga codsanaya inaa subscripe, share iyo like no saarto mahadsanid ❤️ SHARAFI KORKAGA HA AHATO ❤️❤️❤️❤️❤️❤️✔️
@aminafamily3805
@aminafamily3805 3 года назад
Isar wan kusaray
@aishachannel2473
@aishachannel2473 3 года назад
isaar walal ana waan ku saaray
@dunxx2140
@dunxx2140 3 года назад
Maasha allah
@xamdiomaromar8119
@xamdiomaromar8119 3 года назад
Masha Allah tabraka Allah wa gabar ad umaskax badan 😍😍😍😍😍
@xiddigbeershiya3065
@xiddigbeershiya3065 3 года назад
wll subscribe Iyo Adoo raaliya
@fardowsocabdullaahi2527
@fardowsocabdullaahi2527 3 года назад
M.a yaasmiin aqligeeda iyo da deeda isma lahn m.a abaayo farxad iigu nooloow😘😘
@xiddigbeershiya3065
@xiddigbeershiya3065 3 года назад
subscribe Iyo Iisaar Adoo raaliya wll
@ramlaaliofficial2633
@ramlaaliofficial2633 3 года назад
Saxiix wlhi qld uqof galay cafia M.a gabdhan alle ha deysto🤲
@aminasaid1673
@aminasaid1673 3 года назад
Alle calaf ha iigu daro wiil ajnabi ah oo aad iyo aad ii jecel oo qoys waan san kadhashey iyo awlaad baariya oo aan nolosha isku dhameysanaa ilaayo janada rabow ducadeyda iga aqbal🤲❤
@faraxsan5814
@faraxsan5814 3 года назад
Aaaamiin aaaaaamiiin yaaarabi xppti 🤲🤲🤲😘😘
@naimadaganofficial8540
@naimadaganofficial8540 3 года назад
Aamin yarabi xabibti ❤❤💋💋👈
@shoshoabdi8091
@shoshoabdi8091 3 года назад
Amiin yaa rabi abayo qali allh haku xafido ka bari waxad jeceshahay waa ku sahlaa
@dekobintuyusuf4061
@dekobintuyusuf4061 3 года назад
oo nin ajinabi ah intaad ku ducaysaneyso wiil somali ah oo intaas aad ka hesho hadaad ku ducaysato sow maka fiicno sisy🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔
@aminasaid1673
@aminasaid1673 3 года назад
@@dekobintuyusuf4061 abaayo Somaliga qaado oo ku ducayso balse aniga dokheyga ha iga dhexgalin magaratey 🙏🏽
@axlaamhirsi8430
@axlaamhirsi8430 3 года назад
Masha Allah tabarakallah she is amazing I love it 😍 how she answered zawaaju arbaca my Allah bless you for ever 🌹 xabibatii alغaliysh
@naimaqaali6014
@naimaqaali6014 3 года назад
Wlhi maansha Allah yasmin waa qof wngsn oo qeyrka jaceyl qadarta rabina taqanaa mansha Allah riyadeda Allah urumeeyo
@muasasada11
@muasasada11 3 года назад
Absolutely 💯 m.a qof qaliyaa keenteeen xga kastaba jwabaha. M.a dumarkar somaliyeed sas noqda
@Nasrohajir
@Nasrohajir 3 года назад
RAMADAN COMING SOON 10K II GARSIYA 😭🙏😭🙏😭
@zuzuqalbisafiyafamily3831
@zuzuqalbisafiyafamily3831 3 года назад
Isoboqda team saxaaf and adna mnsha Allah tabarakallah
@raxmoraxmo225
@raxmoraxmo225 3 года назад
Masha Allah abayo walahi waan ku jeclaahay sido ka Lee bejkaga
@zuzuqalbisafiyafamily3831
@zuzuqalbisafiyafamily3831 3 года назад
Wll wankusaray adneh ii sar
@farhiafagadhe1273
@farhiafagadhe1273 3 года назад
Waryaa comments waad arkeyzaa ha dhaaFin Enjoy iga dhig RU-vidr ahaYee noh🤣🤣🤣🤣🤣😂😂
@farhiafagadhe1273
@farhiafagadhe1273 3 года назад
Ramadaanka inta la gaarin 3k 😭😭😭
@Malikahmed961
@Malikahmed961 3 года назад
Woooow msha allah naag iga dheh yaasminn 😘❤❤
@talisoniiniofficial6700
@talisoniiniofficial6700 3 года назад
5 cish aya kadhiman ramadan Alle gugarasiiyo Hada caafimd kufiirsatay fidiyowkan Supscribe iisary Illhey dartiisa iiisr 1k waxyara idhima Alle gu gaarsiiyo ramadankal keedkale
@aishachannel2473
@aishachannel2473 3 года назад
waa ku saaray adna isaar walal
@aminafamily3805
@aminafamily3805 3 года назад
Walal subscribe isar Aniga waan kusaray
@zaprina8142
@zaprina8142 3 года назад
Mnsha allh yasmiin wad ka baxsatay su'aalahan runtibaadbn ula dhacay jawaabahad bixinaysay
@farhiafagadhe1273
@farhiafagadhe1273 3 года назад
Ramadanta inta la Gaarin Team AdNa channel.....3K igaarziiYa walaaliyaal ❤❤🥰🥰🤩✅
@aishachannel2473
@aishachannel2473 3 года назад
isaar walal ana waan ku saaray
@ApdiKaniOsman
@ApdiKaniOsman 3 года назад
She's smart Masha Allah.
@xamdi5168
@xamdi5168 3 года назад
Masha allah 🤝
@khadroqaali5965
@khadroqaali5965 3 года назад
Manshaallah yasmin waa gabar aad u aqlibadan adna iyo asxafna kama dhacan wan idin salamayaa dhamantiin
@Duceysan361
@Duceysan361 3 года назад
Adno family one love🥰 Ck iyo duma soo qabta🥰
@midhojanno3573
@midhojanno3573 3 года назад
Walal mcn subscribe isar adna lcg kuguma ahan ana waxtar bay I tahay plz walasha somaliyed ahay alle dartis
@Duceysan361
@Duceysan361 3 года назад
@@midhojanno3573 waa kuu saaray
@aminafamily3805
@aminafamily3805 3 года назад
@@midhojanno3573 Walal subscribe isar Aniga waan kusaray
@fartuunpubal8257
@fartuunpubal8257 3 года назад
M.a wa gabar said u wngsn allah ku xifsiyo 🥰❤🥰❤
@bashirbashiirhawaarojaceylku
@bashirbashiirhawaarojaceylku 3 года назад
Ax ax ax ruun ahaanti marka an arko lamaane is jecel waan oya sabaabto ah qofki aan jecla wuu igaa fogadaay wuuna tahribay ax ax💔💔💔🥵😭😭😭🤷‍♀️
@quenshushuu6396
@quenshushuu6396 3 года назад
Masha allh dheh wll
@bashirbashiirhawaarojaceylku
@bashirbashiirhawaarojaceylku 3 года назад
@@quenshushuu6396 mcha allah lkn wxn ka haddlay dareen kayga oo kaliya 💔🥰
@aziiz94
@aziiz94 3 года назад
Awalba nin gaaban ayo aha ka samir 😂😂
@fiidowmrk
@fiidowmrk 3 года назад
AdnA keep going my sister guuleso waligaa wadna mahdsanthy wll macan rabi ha ku xifdiyo waliga
@xiddigbeershiya3065
@xiddigbeershiya3065 3 года назад
wll subscribe Iyo iisaar Adoo raaliya
@farduuzanswer8311
@farduuzanswer8311 3 года назад
Msha allah walalky saxaf iyo walashey adna Allah idiin wada xafido
@sacdiyamohamed6554
@sacdiyamohamed6554 3 года назад
Masha Allah yaaska su/aalaha sifiican ayay uga jawaabtay
@xanaansaleban6280
@xanaansaleban6280 3 года назад
mnsha allah waxa yaro fariida weye qoftan yasmin 😍😍
@user-kx7nl9st1v
@user-kx7nl9st1v 3 дня назад
Masha .masha Allah ❤
@nawaalabdi6845
@nawaalabdi6845 3 года назад
M,a yasmin wa gabar aqli badn cawa qof wangsn so qabaten🥰
@caatiinamahad4228
@caatiinamahad4228 3 года назад
Ha wlhi saxaaf cilmi wn ka koror saday abayo yasmiin waliba wx fiican😍😍😍😍👏
@haboonmowliid7169
@haboonmowliid7169 3 года назад
Maaaansha Allaha hamblyo yaasmiin kkkkkkkk xasus walalhi 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰👌🙏🙏🙏😂😂🤲🤲🤲♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@fadamiinashiine3728
@fadamiinashiine3728 3 года назад
Masha allh abyo adno iyo sojkeda ilhy nixifdo plz iboqda thnkz
@juweyriyaaxmed6676
@juweyriyaaxmed6676 3 года назад
Aamiira qurux na waa u cod egtahay masha allah
@halimamahamud3955
@halimamahamud3955 3 года назад
Maasha Allah waa gabar aqli badan ilaahey ha xafdiyo insha Allah aamiin yaarabi
@MrAmiira
@MrAmiira 3 года назад
Maasha Allaah Yasmin👏🏻👏🏻👏🏻
@nastehahassantohow7092
@nastehahassantohow7092 3 года назад
Mash allaha ❤❤❤❤ aad iyo aad ayaa uxisaayaa
@zamzamxasan2271
@zamzamxasan2271 3 года назад
Woooow masha allh wlhi waa kahely gbdhan sida quruxda bdn ay uga jwb celisy su,alaha
@bariraabubarkar2011
@bariraabubarkar2011 3 года назад
Saxaaf iyo adno salam
@najaxsayid6885
@najaxsayid6885 3 года назад
Masha allha 😍😍😍
@king...3695
@king...3695 3 года назад
wll kusali nabiga scw.
@miskiaxmed4620
@miskiaxmed4620 3 года назад
Scw scw
@koosmaxamednuur4708
@koosmaxamednuur4708 3 года назад
Scw
@susuzan9499
@susuzan9499 3 года назад
Nasiibkagii waad heshay yaasminay 💝 anagana noo so duce in ajaanib alle noo sakhiro🤲
@faysalelmi2091
@faysalelmi2091 3 года назад
Hhhhh ma ajnabi ku ducaysanay walay adaa cirka roob ku og
@susuzan9499
@susuzan9499 3 года назад
@@faysalelmi2091 wlhi nin soomali inan guursado habeen qudha kuma seexan ........ wadankuu doono hakasoo jeedo haduu muslim yahay aniga uu ideeqa wll .... diintuna may diidin
@sunduzalli3090
@sunduzalli3090 3 года назад
@@susuzan9499 aaad iyo aad ziz anagana sido kle🥰❤alle hano saqiro
@billyjean9422
@billyjean9422 3 года назад
@@susuzan9499 aniga xtaa kuma jirto niyadayda inaan nin somali ah guursado sbbto ah waa cadow 😏
@Hadiyah._a
@Hadiyah._a 3 года назад
😂😂 ameen
@ceentecade8377
@ceentecade8377 3 года назад
Masha Allah wlhi sey ugu jawabtay wanka helay
@nimcokyf
@nimcokyf 3 года назад
Yasmin hoyaded waa hoyo aad ufican ilmaheda la faraxdaa waqti laqadata waxan dhihi kara waa hoyada adunka ugu fican she is the best mam
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 3 года назад
Asck walaashen ninkan hadu shiico yahay kiska ilaali shiico yukadhigin adiga iyo hadii ilaahay caruur kusiyo hadu qof islam ah yahay allaha idin barakeyo
@aishaabdukadiraishaahmed9020
@aishaabdukadiraishaahmed9020 3 года назад
Mashallah
@shantiofficial6210
@shantiofficial6210 3 года назад
MashAllah
@mohaazanchannel8823
@mohaazanchannel8823 3 года назад
Ramadan coming soon for ever one of muslims all of here
@nicimaahmet961
@nicimaahmet961 3 года назад
Yasmiin nafyaroon iska tageero Xppti keep going 🥰 from hargeisa
@Fariihahaashi
@Fariihahaashi 3 года назад
Masha allaah Adna quruxy iyo saygeeda wan ini jeclahay🥰🥰🥰🥰🥰
@sumayohassan7276
@sumayohassan7276 3 года назад
Msha allh gabar xigmad leh allh ku xfido
@suhuuraxmed4761
@suhuuraxmed4761 3 года назад
Maansha Allah yaasmiin fariid weeye
@zuhursayid1
@zuhursayid1 3 года назад
Masha🥰allah❤️❤️
@yasminhassen3335
@yasminhassen3335 3 года назад
Keep going Adna and saxaf😍❤️ Love you Yasmin😍
@xiddigbeershiya3065
@xiddigbeershiya3065 3 года назад
subscribe Iyo Iisaar Adoo raaliya wll
@seynabxuseen4444
@seynabxuseen4444 3 года назад
waaaaaaaaaaw masha.alaaaah.yaasmin.maskaxda.alahakudayo.aaamiin
@queenhafsa4874
@queenhafsa4874 3 года назад
Wow m.a yasmiin ilh caqliga hakuu ziyaadiyo
@womenpowerfamily1769
@womenpowerfamily1769 3 года назад
Masha Allah TabarakAllah, keep going my dear beautiful family Allah idin xafido Ameen 🤲🤲🤲💯💯❤❤❤
@nasroyusuf4028
@nasroyusuf4028 3 года назад
Mashaa allaah yaaska gabar aad uaqli badan ❤️❤️❤️🙌
@xiddigbeershiya3065
@xiddigbeershiya3065 3 года назад
wll subscribe Iyo Iisaar Adoo raaliya
@xananmahamuud383
@xananmahamuud383 3 года назад
M.a yaaska waa codkar allaha ku xifdiyo mabruk mansha allah abayo
@Fatima-qw8yj
@Fatima-qw8yj 3 года назад
Asc walalahyg qalig aah fadlan iso boqoda illaahay muurad kina haa nii sahalo walashin ayan aahee illaahay Ramadaan nabad haa nagu waad garsiyo aamin inshallh 🙏🤲🤲
@dahabiyamashaallaah1057
@dahabiyamashaallaah1057 3 года назад
Masha allaah
@fatimaabdifitaxabdifaatima6
@fatimaabdifitaxabdifaatima6 3 года назад
Masha allh
@amaalhassan5257
@amaalhassan5257 3 года назад
Waa muuqaalkii ugu horeeyey isoo jiita xaga caweska adna channel
@safiyoadan8541
@safiyoadan8541 2 года назад
masha allah tabaarakallaah okay walaahi jawabtada yasmin alaya cisak insha allah wiligada hakusax nado go an kaga insha allah allaha na haku xafido iyo dhaman intiiba umada nabi maxamad rasuul salalaahu calayhi wa.ahlihii wasalam oo qeerka jacel oona inta adiga ad jecesha hay ey kamid yihiin yasmin abaayo qaali 😘😘😘😘
@ruweida1123
@ruweida1123 3 года назад
Its my First time i watch adna channel.🧐🧐🙄🙄
@umumohamedamin2583
@umumohamedamin2583 3 года назад
MashaaAllah perfect waaye hadal keyda yasmiin waan daawadaa video yadeeyda anyway Hor mar wacan ayaan idin raheynaa dhamaantiin Hawaaro jaceeylka
@mariahassan5125
@mariahassan5125 3 года назад
Masha allah waa gabar yar oo aqli badan alle haku xafido abaayo yasmiin🤲❤❤❤
@aishahassan4772
@aishahassan4772 3 года назад
Mash allah qof miisaman si caqliyaysan u jawaabtay
@xiddigbeershiya3065
@xiddigbeershiya3065 3 года назад
subscribe Iyo Iisaar Adoo raaliya wll
@hoodomaxuf9413
@hoodomaxuf9413 3 года назад
Masha Allah Boqorada Qalbiga dahabiga ah leh
@miimilovechannel5998
@miimilovechannel5998 3 года назад
Masha allah farxad idiin rajeyna marwalba allah idiin barakeeyo
@naciima_family
@naciima_family 3 года назад
Maasha Allah hormar wacan saxaaf iyo adna waliba waxaan leeyahay hormar wacan yasmiin cadeey illaaheey haidin xifdiyo dhamaantiin
@abdalaahmed9357
@abdalaahmed9357 3 года назад
Waa gaabar iska jaclahay Yasmin cadey 😍❤️❤️ congratulation sister ❤️❤️
@hamadadahir5414
@hamadadahir5414 3 года назад
ماشاء الله تبارك الله اختي ياسمين
@yusrohelowli2508
@yusrohelowli2508 3 года назад
masha Allah
@bahjaabdirahman1782
@bahjaabdirahman1782 3 года назад
Mashallah زواج أربعة suaasha sfiicn ugu jwbty wlhi
@user-br2jh8bu7r
@user-br2jh8bu7r 3 года назад
اكيد
@nasraaden1421
@nasraaden1421 3 года назад
Gabadhan waxa ay tiri Yamaniyad ayan ahay marka in ay carab gursato That's not big deal. Waxba ma sameeyneyso. Mida kale inta an aqan badi walalaheyga rer xamarka ah ama rer xamar weyne Qurbaha marka la’joogo wa ay inkiraan in ay somali yihin Yamen ayey shegtan å qaar an aqan qabil koda in u somali yahay ab ka ab ayanba arkay. Marka walalaheyga ku fana Somalinimadina. peace and 💕🇸🇴🤞🏼
@Aaamina12
@Aaamina12 3 года назад
O maxay uga fanayan wadankoda yaab
@barwaqoshorts2338
@barwaqoshorts2338 3 года назад
Rer xamar badan oo ku fanaya somalinimadane wan aragnay
@ladanfarah3363
@ladanfarah3363 3 года назад
Cascadka weeyan
@jiinaabukar9423
@jiinaabukar9423 3 года назад
Sida saxda ah aya ah reer xamarku in carab yaamani yihin lkn waxan ku dhalanay somaaliya somaaliyana wadan kale kuma doorsanayo
@nasraaden1421
@nasraaden1421 3 года назад
@@jiinaabukar9423 Cadcad ka oo dhan ma ahan Yamaniyiin. Inta yamanta ahna Yaman iyo Somali aya wada dhalay qaaryar moye. Wey jiraan qaar sidada ku fahana somalinimada. Waxan arkay qar xita qarsada in ay Af somali ku hadlan oo manaqan leh.
@user-rj2id6io2z
@user-rj2id6io2z 3 года назад
Adna iyo saaf thks waan idin jclhy keep going 🤗😍😍
@tuuneytahliil750
@tuuneytahliil750 3 года назад
Mansha allah abayo yaaska and adna and saxaf
@_sofialux_
@_sofialux_ 3 года назад
Mashallah wankahel jawabteed
@barliinmahamed9549
@barliinmahamed9549 3 года назад
Mashallah keeping adan iyo saxaf
@marexangirl5093
@marexangirl5093 3 года назад
Nakupendaha hadihiinaa mapenziga wayeeeh sidhaa saxdhaa😚
@midhojanno3573
@midhojanno3573 3 года назад
Walal mcn subscribe isar adna lcg kuguma ahan ana waxtar bay I tahay plz walasha somaliyed ahay alle dartis
@aaaminosheikhmohammed7891
@aaaminosheikhmohammed7891 3 года назад
mash allah yaska ❤
@nastohqalbi9652
@nastohqalbi9652 3 года назад
Mash allah illhay ha isku daayo
@saadaqsaciid9158
@saadaqsaciid9158 3 года назад
Inta ck iyo xabadisa lasoqabto sugayso likesaar
@sacdiyosimaan3084
@sacdiyosimaan3084 3 года назад
Maaha allah barnamij qurux badan ❤️
@gaaradoyusuf9319
@gaaradoyusuf9319 3 года назад
Masha alah gabdhan wa qof adag alha ku xafido aabyo
@raxmaruuxi2166
@raxmaruuxi2166 3 года назад
Ramadanka nabad allah nagu gar siiyo insha allah
@nafisomahamednafisamoha5339
@nafisomahamednafisamoha5339 3 года назад
Masha allah adna iyo saxaf waxaatihiin lamaano aaad iyo aad aan utaageero waxaa mudantihiin kudayasho billhi allah idii xafido
@Xaraaboshow3319
@Xaraaboshow3319 3 года назад
Baqiilka ha iska maqnaado waxa iga badan adigo walasheyda/walalkeyga ah qalbiga iyo gacmaha furan ee qoralkeyga aqrinaayo hal subscribe isiiya. Thnks walaalahayga!...
@aishachannel2473
@aishachannel2473 3 года назад
waa ku saaray walal adigana isaar
@aminafamily3805
@aminafamily3805 3 года назад
@@aishachannel2473 Walal subscribe isar Aniga waan kusaray
@aminafamily3805
@aminafamily3805 3 года назад
Walal subscribe isar Aniga waan kusaray
@umualma9145
@umualma9145 3 года назад
Adna iyo zaxaaf allaha idin xifdiyo lamaane qurux badan yaasmiin iyo xaajigeda allaha idin xifdiyo waxan codsanayaa adna abaayo nose qabo shaadiya sharaf iyo abdifitah yare inta igu raacsan is muujiya
@Malyuunxaashi
@Malyuunxaashi 3 года назад
Kadaawo chanellka wee wareesteen
@ridwaanaxmed7291
@ridwaanaxmed7291 3 года назад
Horay loosoqabtee aby channel ka dib oga fiirso
@aaminocusmaan8311
@aaminocusmaan8311 3 года назад
Asc m.a keep going
Далее
Паук
01:01
Просмотров 2,8 млн
AMIIRA MAXAA KA OYSII IYO SABABTA U UBAAQDAY SAFARKEEDA
11:49
Marwaan yare & liicaato oo....✊✊
9:05
Просмотров 163 тыс.
AFDUUB || HOOYO NAXDIN U DHIMATAY || WAALI & WAL WAL
41:01