Тёмный

"Sac madow wixii caanihiisa cadeeyay" Barnaamij-ka Waydiimo xalqadiisa 1-aad 

Astaan
Подписаться 1,4 млн
Просмотров 153 тыс.
50% 1

Welcome to Astaan TV channel! Make sure to SUBSCRIBE and turn on the notifications. Astaan tv is local Television Across Somalia, It Promotes local Entertainment Programs included Drams, Music, Sports, Education and Various Social Programs. This is #astaantv
For More:
Website: www.astaantv.com
Facebook: / astaantv
Instagram: / astaantv
Twitter: / astaan_tv
TikTok: / astaan_tv

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 256   
@halabaishwiaba
@halabaishwiaba 6 месяцев назад
Codsi ayaan usoo jeedin lahaa astaan. Bacdamaa waydiimuhu ay soomaali yihiin, astaan TV ay tahay shirkad wayn oo laga rabo in ay ilaaliso haybada afkeena. Waa in ay bedesho sumadaha su'aalaha ee ah A, B, C iyo D. Oo ay ku bedelaan kuweena oo ah: B, T, J iyo X. Thanks
@saidhussein9037
@saidhussein9037 6 месяцев назад
Aad iyo aad walaal 🇸🇴
@elahmedyyare4557
@elahmedyyare4557 6 месяцев назад
Waa talo fiican balse waxaan is leeyahay in muuqaalada la wada duubay.
@user-wv1eu9lb9w
@user-wv1eu9lb9w 6 месяцев назад
Waa ra,yi fiican
@user-uh5hc8ei5g
@user-uh5hc8ei5g 6 месяцев назад
Thanks
@namelos2963
@namelos2963 6 месяцев назад
😂😂😂 b t j x ma lagu dhiga shoolka 2024 wax Englisch ku hadlaya bes aan aragnaa😮 lakin ogow willku wuu ku daraya xarfa oo somali ah
@namelos2963
@namelos2963 6 месяцев назад
Omg Cabaaas is Back🎉🎉🎉walhi we miss you🎉🎉🎉🎉🎉 inta ku faraxday Cabaas pleas like saara👍🏻👍🏻❤❤
@Shugrimohed
@Shugrimohed 6 месяцев назад
Kan cabaas ma ahan
@namelos2963
@namelos2963 6 месяцев назад
@@Shugrimohed Yaa waye walaalkii miyaa😁
@4429
@4429 6 месяцев назад
​@@Shugrimohed sax😂
@ZamzamnorHussien
@ZamzamnorHussien 6 месяцев назад
​@@Shugrimohedcabas wye wah😂
@hananwadaniofficial1287
@hananwadaniofficial1287 6 месяцев назад
Darad ley ayu aha markan dawanayey alx mantaneh wa ramadan 🤲
@SharmaSheeko
@SharmaSheeko 6 месяцев назад
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janalkeega booqato
@HalimaabdimohamedHilkas
@HalimaabdimohamedHilkas 6 месяцев назад
Hadaan noolahay sanadka danbe waan ka qeyb geli doona naftu intey igu jirto maalin uun waan imanaya insha allah
@H.A.M320
@H.A.M320 6 месяцев назад
Sxbow xagee laga codsadaa isheeg bal
@Fataxo7
@Fataxo7 6 месяцев назад
ASTAAN TV xarfaha A , B , C , D ee aad adeegsaneysaan oo weydiimada ah waxaa wanaagsan in aad u badashaan xarfaha AFKEENA-SOOMAALIYEED oo ah B , T , J , X
@hafsaibrahimhassan
@hafsaibrahimhassan 6 месяцев назад
4 sano ayaan dawadaa barnaamujkan Abaal marin ayaan idinku leyahay astaan tv
@mahadmaxamed3509
@mahadmaxamed3509 6 месяцев назад
Hlke kugu sodira 😅
@Dawaalmedia
@Dawaalmedia 6 месяцев назад
Cabaas so noqosho wngsn astan sida sndki hore codsigeyna u aqbasheyn thnks
@ahmedzaakar2142
@ahmedzaakar2142 6 месяцев назад
Astaan hoyga hiilka dhalinta somaaliiyed guuleyzta wiligiin❤
@XanaanXasan-po5bg
@XanaanXasan-po5bg 6 месяцев назад
Ku Sali nabiga scw ❤😊
@engkhadarshiine8842
@engkhadarshiine8842 6 месяцев назад
Scw scw scw
@mahamudjeylaniyare4064
@mahamudjeylaniyare4064 6 месяцев назад
Masha Allah ❤ keep going ❤astan tv ❤ sln sare bro abaas
@Mojr114
@Mojr114 6 месяцев назад
Saabiriin lejemad qishka taqaaaaaaan ❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Sallaan sare habarwadaaaag!
@MOHANHAYBE
@MOHANHAYBE 5 месяцев назад
😂😂😂
@DeeqoowDeeqoow-ty4ym
@DeeqoowDeeqoow-ty4ym 6 месяцев назад
Ramadan mubarak to all Muslims ☪️ ✨
@MashkaxMuse-pp5uz
@MashkaxMuse-pp5uz 6 месяцев назад
Ramadan karimmm walakay
@fadumocabdirisaaq320
@fadumocabdirisaaq320 6 месяцев назад
Cabaas baga loogu dhiibay barmaamijka i miss you cabaaskeena 😂
@wiilwaal8620
@wiilwaal8620 6 месяцев назад
Mahadsanid Astaan Tv wa sugayay Barnaamijkan ❤ Ramadan Mubarak
@fariixamoe9158
@fariixamoe9158 6 месяцев назад
Somali anagaa ah iyo waxaad kala saartaan su,aalahan A B D C, Somalinimada Asliga ahii Somalland ayey taala BTJX ha waarto Somalinimadu, KASMAAL hore u soco
@MrMoe612
@MrMoe612 5 месяцев назад
Salalaahu caleehi wasalam Salalaahu caleehi wasalam Salalaahu caleehi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AhmedYuusuf-k3h
@AhmedYuusuf-k3h 6 месяцев назад
Ramadan Mubarak
@abdulahiabukar232
@abdulahiabukar232 6 месяцев назад
No wax baro Ramadan Kareem
@Husni_l
@Husni_l 6 месяцев назад
@@abdulahiabukar232sida saxda ah waa ramadan mubarak wll
@saharam6329
@saharam6329 6 месяцев назад
Ramadan Mubarak Astaan Sanado ayaan soo daawanayay mashallaah tabaarakallaah a🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 Form Germany
@Nima.Mahmoud
@Nima.Mahmoud 6 месяцев назад
THIS WAREYO IS SO TALENTED .. 👏👏
@ahmedmohammedibrahim4781
@ahmedmohammedibrahim4781 6 месяцев назад
Asc
@arafad5842
@arafad5842 6 месяцев назад
The only barnaamij I like most I couldn't wait
@AbdirisaaqShire-jy7fn
@AbdirisaaqShire-jy7fn 6 месяцев назад
Waydiimo waa baraamij aan aad u jeclahy
@axmednuurmaxamed5407
@axmednuurmaxamed5407 6 месяцев назад
Sabiriin hormar wacan
@mohamedsheikha9793
@mohamedsheikha9793 6 месяцев назад
Waa loo qishayey jawaabaha gabadha dambe Sabiriin.🫣🤔🤔
@zakiaabdullahi5038
@zakiaabdullahi5038 6 месяцев назад
Allah ku xafido walashey nadiya
@Y-ADIL
@Y-ADIL 6 месяцев назад
Barnaamijka kaliya ee aan Astaan ka Daawado Weydiimo 🕵‍♂
@aliderie4978
@aliderie4978 6 месяцев назад
Maashaa allaah sabarina allaah ayaan talasarty ayey dhadey shamurey walaashis miyaa😂😂😂😂😂😂😂😂
@Husni_l
@Husni_l 6 месяцев назад
Hadaana Allah la Talo saaran yaa la talo saaran lahaay ?
@abdallasaid1232
@abdallasaid1232 6 месяцев назад
Waa barnamij aad u qiima badan ee hore u socda astaan tv
@dmohamed
@dmohamed 6 месяцев назад
Saabiriin iyo Ilaahay xiriir weyn baa ka dhaxeeya
@Marjuu7
@Marjuu7 6 месяцев назад
Adi yaa kuu sheegay ha isku dambaabin waxa ka dhaxeeyo adi ma ogide😊👍
@xamzawilool
@xamzawilool 6 месяцев назад
​@@Marjuu7 waa runtiisa walaalo makaxunthy adiga
@Marjuu7
@Marjuu7 6 месяцев назад
@@xamzawilool hhhh SUBXAANALLAH Allah haku caafiyo qulubta aa ka xanuunsantahaye illhey iyo ayada waxa u dhaxeeyo cid og majirto marka laga reebo labada ee sheekada quseyso Waana ALLAH SWT iyo ayada cid kle ma ogaan karto Ok🤗
@abddirashidahmed5191
@abddirashidahmed5191 6 месяцев назад
Masha allah good job
@badribare-mv5px
@badribare-mv5px 6 месяцев назад
Ramadan moubarik ❤❤
@zahruujaabdi
@zahruujaabdi 6 месяцев назад
Barnaamijkaan weydiimo Cabaas uun baa daadihin kara
@asturidle7125
@asturidle7125 6 месяцев назад
❤❤mnshallh welcome abas
@user-tt3fn8hb1h
@user-tt3fn8hb1h 6 месяцев назад
wow barnaamijka hadiiba cabaas dadihinayo waa maansha allah
@mustafhumow8111
@mustafhumow8111 6 месяцев назад
Cabas astan tv la anatada xiso ma laxan so labasho wacan shaqo wacan
@tusmoabdullahi6061
@tusmoabdullahi6061 6 месяцев назад
Astaan my one N only tv I watch
@nafisonuur1409
@nafisonuur1409 6 месяцев назад
masha allh..❤
@ShariifMohamed-cg7du
@ShariifMohamed-cg7du 5 месяцев назад
Mashallaah 💕 💕 💕 💕 💕 💕
@HuzeinAbdulkadir
@HuzeinAbdulkadir 6 месяцев назад
m.a talo saarashada ialahY wax yar ma ahan❤🎉
@wiilqaranofficial5016
@wiilqaranofficial5016 6 месяцев назад
Astaan sanad walbo wan idinku xeranahy hore u socdaa inkastoo an dalka ka maqanahy
@Ibrahimrashid1433
@Ibrahimrashid1433 6 месяцев назад
Guleyso Wariye Abas🙏
@nasroxasanmaxamed4098
@nasroxasanmaxamed4098 6 месяцев назад
Inta astaan follow u love ta iisaara
@mjd7710
@mjd7710 6 месяцев назад
Sidii hore oo Liveka camal kadhiga astaan
@user-bf6fh2of6q
@user-bf6fh2of6q 6 месяцев назад
Mid kale ka daya music ga ileen waa raaaabadan😢
@ashaomar6719
@ashaomar6719 6 месяцев назад
Too many repetition this guy is very slow. Adoo rally ah waa fekradeyda. I like the show. ❤
@salmanosman2607
@salmanosman2607 6 месяцев назад
marka ajnabi maa wax u sheegoosaa? mise English-ka aqoon umaleysaa?! Maxaa Af-soomaali kuu diiday?
@ashaomar6719
@ashaomar6719 6 месяцев назад
@@salmanosman2607 Subxaanaka yaa Cadiim Muslinka aad maageysid iska daa dulmiga ma fiicno adiga kulama hadlin. English keyga laguuma dirsan waxaanan qabigeeyga ku jirin in aan wax ku faanaayo afka ha ii gelinin. WBT.
@nimcocabdi4186
@nimcocabdi4186 6 месяцев назад
Maka qeyb kali karaa walal barnaamijka weydiimo
@nimcocabdi4186
@nimcocabdi4186 6 месяцев назад
Maka qeyb kali karaa weydiimo
@zakariya9304
@zakariya9304 6 месяцев назад
Uma baahnid inaad af english wax ku shegtid adigo af somali adegsan kara
@abdullahimohamed16
@abdullahimohamed16 6 месяцев назад
WEYDIIMO ❤ its 3rd day of ramadan 13-march-2024
@tgrlucky6328
@tgrlucky6328 6 месяцев назад
gabadha labaad dad weynaha qof kamid ah baa u qishaya xaqiiqdi 💯
@saidhussein9037
@saidhussein9037 6 месяцев назад
Masuqmaasuq Soomaali waa meheradeedii 👍🏾🤣
@kaalaynoo
@kaalaynoo 6 месяцев назад
💯%
@tgrlucky6328
@tgrlucky6328 6 месяцев назад
@@saidhussein9037 benta ma aha😂
@apdalamuze
@apdalamuze 6 месяцев назад
Musuq oo dhan anaga aabo u ah runti
@abdiazizmukhtar4846
@abdiazizmukhtar4846 6 месяцев назад
I like the show
@najmaaxmed2736
@najmaaxmed2736 6 месяцев назад
Turjumaanka quraanka waaa Cabdullaahi ibnu mascuud
@ahmedmohammedibrahim4781
@ahmedmohammedibrahim4781 6 месяцев назад
sabirn soo dhawo
@qadroali9261
@qadroali9261 6 месяцев назад
Masha allah
@najmaaxmed2736
@najmaaxmed2736 6 месяцев назад
Dagaalkii ugu dambeeyay u rasuulka scw galo waaa tabuuk
@ahmedmohammedibrahim4781
@ahmedmohammedibrahim4781 6 месяцев назад
Waa taabuug
@ahmedmohammedibrahim4781
@ahmedmohammedibrahim4781 6 месяцев назад
Shallah
@ahmedmohammedibrahim4781
@ahmedmohammedibrahim4781 6 месяцев назад
Manashallah
@falisadan384
@falisadan384 6 месяцев назад
Saabiriin waxay u egtahay in looqashayo sida ay hadba dhankeeda u eegeyso kadibna si,aal aysan horey u dooran u badalaneyso Uma guuleysaneyso
@Omarrashid-m1d
@Omarrashid-m1d 6 месяцев назад
Aan u fiirsado
@aburayaanyasin5968
@aburayaanyasin5968 6 месяцев назад
Maadaama barnaamijka uu ku baxaayo afsoomaali Fadlan isticmaala jawaabaha xuruufta afsoomaaliga ee B T J X
@wardamohamed7257
@wardamohamed7257 6 месяцев назад
☪️🕋 Ramadan kariim
@MUQDISHAAWI328
@MUQDISHAAWI328 6 месяцев назад
ASTAAN WAA BARMAAMIJ FIICAN
@ahmedmohammedibrahim4781
@ahmedmohammedibrahim4781 6 месяцев назад
Amiin
@ahmedmohammedibrahim4781
@ahmedmohammedibrahim4781 6 месяцев назад
Scw
@warbaahintadhacdo7560
@warbaahintadhacdo7560 6 месяцев назад
Qofka fursadba lama siinayo, maxay tahay hal mar haddaad khalado horey u soco? Ugu yaraan qofka hal fursad hala siiyo.
@MusdafIssack-iz7fy
@MusdafIssack-iz7fy 6 месяцев назад
Mashaahli
@mariahappy9532
@mariahappy9532 6 месяцев назад
My cabas❤😁
@abascade1445
@abascade1445 6 месяцев назад
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 6 месяцев назад
Sabriin Dadka meesha ee fiirinoosaa see wax ugu sheegaan
@ibraahimabdullahi5306
@ibraahimabdullahi5306 6 месяцев назад
Mnch allah❤
@ahmedmohammedibrahim4781
@ahmedmohammedibrahim4781 6 месяцев назад
sabirn mahmed adan habalayo
@Abdirisaqustaadsoomaali
@Abdirisaqustaadsoomaali 6 месяцев назад
Cabdillaahi binu mascuud weeye
@SiciidoXaaji
@SiciidoXaaji 5 месяцев назад
Asc
@ahmedkhayr1902
@ahmedkhayr1902 6 месяцев назад
Welcome back abas sandki hore ma daawan la,anta😂l
@ahmedabdi9368
@ahmedabdi9368 6 месяцев назад
Tabuuk
@ahmedissefarah1015
@ahmedissefarah1015 6 месяцев назад
Ha xayeysiin Dahab plus waayo wuxuu dahabshiil qayb ka yahay Dagaaladda sokeeye ee Somaliya
@halimamousa78
@halimamousa78 6 месяцев назад
Ninkii lagu bartay baa imaaday barnaamijka last ramadan waaba la qabsa wayay
@caashajeylani6828
@caashajeylani6828 6 месяцев назад
Wllhi Kaligey Ayaa Mooday Maba Daawan Ramadaanka Lasoo Dhaafay
@ahmedmohammedibrahim4781
@ahmedmohammedibrahim4781 6 месяцев назад
Ok
@aliderie4978
@aliderie4978 6 месяцев назад
Hhhhhhh sabirina guriga baro aqoon kugu filan waa heystahe
@omarsomaliland4563
@omarsomaliland4563 6 месяцев назад
2021
@abdisankushassan8148
@abdisankushassan8148 6 месяцев назад
Astan Tv Qaab noocee ah aan oogu qeybqaadan karaa?
@aliderie4978
@aliderie4978 6 месяцев назад
Madino waa xamardaye loda kubadan weriyaha dhahey❤all
@muminyare125
@muminyare125 6 месяцев назад
Barnamijkan dad goni ah aya logu tala galay waa codsaday mana la iso wicin
@ahmedissefarah1015
@ahmedissefarah1015 6 месяцев назад
Ha xayeysiin dumiyaha qaranka Soomaliyeed iyo qaybiyaha hubka wax dila... Dabadhiil
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 6 месяцев назад
Hala casuumo Dadka dhan HG kaliya yaan laga casuumin
@namelos2963
@namelos2963 6 месяцев назад
Qabiilki ku qaatay kuma dhigo😮😮
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 6 месяцев назад
@@namelos2963xaa kaa xanaajiyay? Astaan Waa wada Habargidir
@makamohamud-n2s
@makamohamud-n2s 5 месяцев назад
sac madow caanaxiisa maxaa cadeeyay
@mohamadmakaraan237
@mohamadmakaraan237 6 месяцев назад
Dhalintena inbadanoo kamida dhanka diinta wa kuliitaan ibnu mascuud wa turjumanka quraanka
@AyaanJamac-rd3bh
@AyaanJamac-rd3bh 6 месяцев назад
Tabuuk waaye
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 6 месяцев назад
Next time, qofka halaga sii jeediyo Dadka meesha fadhiyo
@eng.ibrahinodowa4269
@eng.ibrahinodowa4269 6 месяцев назад
Libista hamarsan wariye
@Darwiish-music-channel
@Darwiish-music-channel 6 месяцев назад
Dahabshiil ilaahay hantida hawbarakeeyo barnaamimkan iyo kasmaal isagaa maal galiya waa labo barnaanij oo aan jecelahay
@yaasir1936
@yaasir1936 6 месяцев назад
Cabaaas masoo laabtay
@halimohassan8926
@halimohassan8926 6 месяцев назад
In cabaas lasoo celsho waaku faraxdanahay
@AbdalleAxmed-l5l
@AbdalleAxmed-l5l 6 месяцев назад
SABIRIIN DHEGTA SHISHE AYAA AYRA FOON UGU JIRA SIDA ISKA CAD WAANA LOO QISHA DHAWR MAR AYEY RAAD BADALASHO SAMAYSEY FICILO LADAREEMI KARANA WAY SAMAYSE
@AhmedYuusuf-k3h
@AhmedYuusuf-k3h 6 месяцев назад
❤❤❤🎉
@Ilhaanita
@Ilhaanita 6 месяцев назад
Wan jeclaan laha inaan kaqeeb kalo😢
@sunsaalsunsaal2948
@sunsaalsunsaal2948 6 месяцев назад
Astana TV barnaamijkii hoo hadoyat majoojisen sanadkan mise?
@abdisalanalfaalfa9064
@abdisalanalfaalfa9064 6 месяцев назад
Sacii madoowaa waxii caanihisa cadey ciwaado lee ma ahinoo waxaa sidaas dhahay bimaal qabiilka ladhaho😂😂
@husseinhassan6389
@husseinhassan6389 6 месяцев назад
❤❤❤❤
@abdulahimohamed9696
@abdulahimohamed9696 6 месяцев назад
Xalay maxaa kudhacay ma cilad ayaa gashay barnaamijka waan waayay halmar sida aan usugayay.
@umulkhermahamed1431
@umulkhermahamed1431 6 месяцев назад
Yeah manta dan sugeyne be wah 😩
@user-ei6vy3hk2f
@user-ei6vy3hk2f 6 месяцев назад
Cabdullahi ibnu cabaas ayaa turjumaanu qur,aanka ah
@jawharaxasan5120
@jawharaxasan5120 6 месяцев назад
Shahiida
@AyaanJamac-rd3bh
@AyaanJamac-rd3bh 6 месяцев назад
Tabuuk oo c
@Engmarcadde516
@Engmarcadde516 6 месяцев назад
Naga war suga hee😂😂😂 waaw
@user-bf6fh2of6q
@user-bf6fh2of6q 6 месяцев назад
Dadkan mahmahyadoda wlhi waa wx lagu qosol 😂😂😂
@user-bt2my6su6n
@user-bt2my6su6n 6 месяцев назад
Where is Guutale
Далее
Каха и жена (недопонимание)
00:37
Nolosha Asad Hagio iyo Team 27 meeqo Qof ?
17:16
Просмотров 127 тыс.
Weydiimo Xalqada 1-aad Tartan Aqooneed | Astaan 2023
43:56
Weydiimo Xalqada 3aad Tartan Aqooneed | Astaan Tv 2022
57:32