Тёмный

SADAQADA AYAA FURATAY:-Gabadhii Sadaqada baxsaneysay ee ka badbaaday Weerarkii Xeebta Liido. 

Somali cable
Подписаться 377 тыс.
Просмотров 38 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 43   
@AbdirahmanAdan-ru2ou
@AbdirahmanAdan-ru2ou 2 месяца назад
Sadaqada waa lagu badbaadaa waa run rasuulkeena ayaa innoo sheegay
@muniitaismail3550
@muniitaismail3550 2 месяца назад
Ku sali nabiga markaa magaciisa aad sheegtid S.C.W
@DeeqoTaqal33
@DeeqoTaqal33 2 месяца назад
Alxamdulaahi wa alle mahadis alaaah u naxariisto dhamantoda 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@fatumaali1463
@fatumaali1463 2 месяца назад
Sadaqada cimri dheer ayey leedahay Waa gabadh sifiican uxijaaban ilaahay ayaa badbaadiyay الحمدلله Sadaqada badiya somaliyey Abaayo ilaahay qalbiga hakuu adkeeyo
@mohamedabdulle358
@mohamedabdulle358 2 месяца назад
Badbaadadu in aad noolaato kaliya maaha in aad ka badbaado naarta ayaa ka muhiimsan ilaaheyoow intii dhimaty allaha u naxariisto wiil walaalkey ah masaajid ayuu lacag ugu deeqay maalintii xigtayne waa uu dhintay allaha u naxariisto
@someonesomewhere4344
@someonesomewhere4344 2 месяца назад
Janatul firdows ilahey haku casumo
@anisMohammed-c9f
@anisMohammed-c9f 2 месяца назад
Allhu akber gabadhan qiso xanun badan baa ku dhacday
@Kheyr_show
@Kheyr_show 2 месяца назад
Subxallah walashey Allah wa jecel yhy Allah ha u mahad celi gafkii ka dhacaya Allah ha ka caafiya kuwii dhintay Allah ha u naxarista
@Abdikahinshukri-gx2cb
@Abdikahinshukri-gx2cb 2 месяца назад
m.a Allah haku dhowro abaayo gabar asturan o xijaaban aadna u qurux badan baa tahay lkn meelaha noocaas o kale ah ha aadin meel dadka ku badanyahayna iskaba ilaali i.a
@Koyama548
@Koyama548 2 месяца назад
Allah unaxaristo walala hena🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🙏
@SahraAli-m8b
@SahraAli-m8b 2 месяца назад
Waxaa.layaableh.gabdha.xataa.mahaysan.hal.dolar.waxy.haysatay.7.5senti.iimaankeeda.waxuu.gaarsiiyay.inay.nus.dolar.bixiso.waxaad.ubaantahay.walaal.kaa.daran.markaad.siiso..waa.cajiib.allah.iimaan.kaas.ha.kuu.siyaadiyo.wax.ka.qeyr.badane.hakuu.bedelo.war.wiilasha.allah.wax.siiyoow.gabdhaas.guursada.waa.gabar.iimaan.lehe
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 2 месяца назад
Sadaqadu waxay xijaab kaaga noqotaa musiibo kugu soo socotay🙏ma ogtahay🙏 Ha u aamusin markuu miskiin kuu yimaado🙏
@Ikismn123
@Ikismn123 2 месяца назад
Sadaqadu geerida way dib dhigtaa ilaahay ayaa badbadiyay
@CumarcabdiXanafi-yx8rp
@CumarcabdiXanafi-yx8rp 2 месяца назад
Maansha allah wlshy masaakiinta caawi
@AminoAbdirahman-s7i
@AminoAbdirahman-s7i 2 месяца назад
😢😢 alahukbar sadaqadu waa gashaan waa xadis asadaqatu burhaanun❤❤weybadbaday alxmdulilaah
@habibaabowe7531
@habibaabowe7531 2 месяца назад
Ma shaa Allah
@AbdirahmanAdan-ru2ou
@AbdirahmanAdan-ru2ou 2 месяца назад
Dadka reer muqdisho hayska ilaaliyaan meelaha dadku ku caweeyan ee dadka badan joogaan
@FeisalAbdulle
@FeisalAbdulle 2 месяца назад
M,a Allah
@abdallabro11
@abdallabro11 2 месяца назад
Masha Allah sadaqadu waa gaashan
@yareys3919
@yareys3919 2 месяца назад
Iska sabar iyo see kusoo batbaadey ayeey ayeey isku raacinee Inta dhimatey allaha u naxriisto in shaa allaah Illaahay ayaa batbaadiyey ee aqli iyo abood ay ku batbaado ma laheeyn
@mohameddhagjar4592
@mohameddhagjar4592 2 месяца назад
gabadhii oo waraysigii dhamaysay oo aan fahamnay ayay leedahay see kusoo bad baaday kkkkkkkkk dadkan dadka waraysta tabo bar ay u baahan yihiin kkkkkkkk allah, ha u naxariisto muslimiintii lagumaaday, ax
@AbdiqafarIlyaas
@AbdiqafarIlyaas 2 месяца назад
Haa walhi 😂😂😂 waa layaabay
@maryamahassan377
@maryamahassan377 2 месяца назад
Ma aragtay weyba sheegtay iney ayadoo naxsan ilaa iyo kaaraan ordeysay 😢😢
@nimosheikadan2044
@nimosheikadan2044 2 месяца назад
Masha Allah sadaqado wacajib
@AhmedMohamed-bo6ss
@AhmedMohamed-bo6ss 2 месяца назад
Ok sadaqaduwaa sidashalagudadalo
@sahrasharaf447
@sahrasharaf447 2 месяца назад
Dadka qaarmaaseejka sooqoraya gabadha masaakiintaa danbi ayaysan galin hakudhajinina illahay waa faaculimaa yuriid marka sadaqadana rasuulkaa sheegay in ay geerida dib dhigto ilahay baan uqorin in ay dhimato ama dhaawac gaaro illahay haunaxariiixto intii dhimatay kuwa dhaawaca ah allaha caafiyo
@Abuu_Naaila
@Abuu_Naaila 2 месяца назад
Ilaahay khaatumada Nagama xumeeyo Adoo Niikaayo ifka katag ilaahayna hor istaag adoo niikinaayo, yaarabii
@HusseinOsman-io5mg
@HusseinOsman-io5mg 2 месяца назад
Waxa ay TUSAALE cad utahay Heerka Fadliga Allaah kubadbaadinayo Adonkiisa marka Qalbigiisa kaniyeesto in uu Garab siiyo , caawiyo walaalkiis Gaajeysan Ayna udheertahay Qeyb in ay kayihiin heerka magaca Adoomo magacoodu ugaar yahay ( ADOOMADII RAXMAAANKA LEH TILMAAMO GAAR AH) Allah agtiisa oo dhowr Aaayadood kuxusay واللذين إذا أنفقوا لم يسرفو ولم يقترو وكان بين ذلك قواما .... اللذين ينفقون في السراء والضراء... IYO ) وأنفقو مما رزقناكم ... )
@hodansomaliahmed8661
@hodansomaliahmed8661 2 месяца назад
Heer waxa lamarayaa qof kii ooyaya oo makarafoon afka looga hayo
@NimcoNuur-t7i
@NimcoNuur-t7i 2 месяца назад
Sadaqada waa lugu badbaadaa
@HanaCabdi-y1v
@HanaCabdi-y1v 2 месяца назад
😢 1W
@NasraMaxamed-zv9mb
@NasraMaxamed-zv9mb 2 месяца назад
😢😢😢😢
@mohamedfarah5700
@mohamedfarah5700 2 месяца назад
Qoftaas noowaramaysa afsomaliga sahlan xataa mataqaan!!!waxay tiri:"sadaqadii geeridu baajisay masaxbaa??" Waxay ahayd sida saxdaa: "sadaqadii geerida baajisay"
@basrabashir5726
@basrabashir5726 2 месяца назад
Sadaqada waxsahlan ma,aha
@ahmedcumar8335
@ahmedcumar8335 2 месяца назад
Ina cardoofaay wariye xumada joogi maxeytahy sidee usuu badbaaday waaba ay kuu sheegtaye 😂😂
@Sahruush
@Sahruush 2 месяца назад
😂😂😂
@143-k1d
@143-k1d 2 месяца назад
Gabadhaan Number Lacag Loogu Tuuro Hadaa Heysiin Waa Ugu Tuuraa Walee
@GoudoneMohamed
@GoudoneMohamed 2 месяца назад
Adu uhore horta 😂😂
@Abuu_Naaila
@Abuu_Naaila 2 месяца назад
Shirkadaha kudhex kariyo laamiga Xaafadaha xamar ee shacabka xaafadahaas Dagan kansar kuridaayo iyaga iyo Carruurtooda Bal weydiiya madaale??? Maafiyada shabaab Qarax ayay shacabka kugumaadaa laa,kin maamulka gobolka wuxuu kugumaadaa shacabka Kansar maxay kukala duwan yihiin maafiyada shabaab iya Dowlada?
@jamalb6925
@jamalb6925 2 месяца назад
Kuli waxa xamar jooga waa 7 sano ka hor waxii gobolada ka yimid
@mahadociise25
@mahadociise25 2 месяца назад
Yaahubo ayada halahubiyo dadka waxqarxiyo ismasheegan hubsiino halgeel ayaa lasiiyaa
@mahadociise25
@mahadociise25 2 месяца назад
Somaliyeey kanwaxqarxinaayo waa somali halahubiyo arikan waa siiriyoos adiga madhihin waa danbiile gabdha lakiin ishiina hakareyso qofna kumadhahaayo waxbaan qarxiyay waxhubsada ruwayada waa midka la idunku gumaaday
@mariyamaxamed7324
@mariyamaxamed7324 2 месяца назад
😢😢😢😢😢
Далее
These Are Too Smooth 😮‍💨
00:57
Просмотров 5 млн
Customer Care Sn2 Ep 75A
21:46
Просмотров 15 тыс.