Тёмный

Safarka Aniga Iyo Xaajiga aan Ku aadnay SAUDI ARABIA 🇸🇦 iyo Suprise aan ugu Tagay…. 

Nasra Abtidoon
Подписаться 935 тыс.
Просмотров 83 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

16 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 161   
@xikmadoTube
@xikmadoTube 29 дней назад
Mar kastoo aad is tiraahdo maanta maalin xun ayay ii tahay, Xasuusnow in qof meel kale jooga uu la halgamayo nafti oo ka sii baxeysa. Ku Shugri Allaah in uu ku siiyay fursad kale oo Nolosha ah maanta.❤🌹
@sumayaayub421
@sumayaayub421 28 дней назад
Alhamdulilah
@muna607
@muna607 Месяц назад
Maasha allah tabaarakallah ilahay acamaash ha idinka aqblo abayo macanto iyo sowjkaag anaga iyo intii islaam oo ku hamineysa iney mar uun tagto beydka alleh ilahay ha no rumeyo🤲🤲🤲🤲💖
@farahaprilahmett9680
@farahaprilahmett9680 Месяц назад
Masha allah hbbt alle ayaa mahadleh kugu casuumay baytkiisa Dhaman musliminta inta aan tagina alle haku casuumo
@adoontiialle7370
@adoontiialle7370 29 дней назад
Aamiin yaa rabi
@fartunmohamed4463
@fartunmohamed4463 Месяц назад
Man sha Allah habibty Allah haka aqbalo cumradha adhiga iyo xajigaga Allah hakuxifhdiyo nasroy..anagana ilahey hanokaso inu Allah baydhkisa nagu casumo amiiin❤🎉
@user-qq3sw7qd6x
@user-qq3sw7qd6x Месяц назад
Mar ad jogtay kenya ayaa kuriyooday adoo aaday beetka alle wallhi wa farxad ❤❤❤ anagane alle ha inoo rumeeyao💯
@user-tc3qv5vv5n
@user-tc3qv5vv5n Месяц назад
Masha Allah riyo fcn ayaad ugu riyootey
@ANHARITA
@ANHARITA Месяц назад
mashaAllah tabaraka Allah I'm really crying happy tears for you habo xppti nasra qurux kun iyo kow jeer ily hada aduunka kugula kulmi waayo janada inoo balana I.a Allah ka aqbalo acmasha anagana Allah no kaso inaa tagno I.a 😭🫂🫶🏻🤲🏻
@NadiaNada-gn6ze
@NadiaNada-gn6ze 23 дня назад
Dunida masoo marin qof Ka wanaagsan Nabi maxamed scw scw ❤️❤️❤️♥️
@sheikhsheikh8514
@sheikhsheikh8514 Месяц назад
MaashaAllaah Tabaarakallaah Allaah Yahfidakum, waa meesha aduunka oo dhan ugu fiican ka faaideyso , Alhamdulillaah thuma Alhamdulillaah waa Allaah mahadiis Qaali
@YUUNEY2
@YUUNEY2 Месяц назад
Manshallah abayo noo soo ducey xabiibti "Rabi"ha idin xifdiyo
@Beru700
@Beru700 22 дня назад
Wlshy qli nasro abtidon. Sharaf iyo karam .. Wan ku farxay in aad xaramka nabad ku tagtay hambalyo ❤❤
@MunaMohamed-tj5bk
@MunaMohamed-tj5bk Месяц назад
Masha alah wllo ilahay noloshada ha ku barakeyo anagana no so duce in ilahay muradkayaga no sahlo
@MarwaSaalax
@MarwaSaalax Месяц назад
Iso duceey xppti nasro murad ayn leyahay inu lixadkeyga allah idhameystiro pls wa iga codsi apayo allah dartis igu so ducey mustaqbal qurux badan oo qeyr ah inu allah iisahlo apyo aniga & walashey ino so ducey plzz🙏🥺🥺
@farxiyacali9727
@farxiyacali9727 Месяц назад
Abyo wey kaso tagte hda illhy haku dhameystiro lixadkaga wxd jeceshhy illhy haku saqiro
@Fartuun1207
@Fartuun1207 Месяц назад
Ilahay swt haku sahlo waxkasta ad jeceshahay ilahay lixaadkana haku dhamaystiro inta Ka dhiman abayo mcn
@dekaosman7483
@dekaosman7483 Месяц назад
Waxkasto jeceshahay Allaha ku siyo abyo
@keyfladan673
@keyfladan673 Месяц назад
Abaayo rabigeena haku dhamaystiro lixaadkaada mustaqbal fcna allaha idin siiyo adiga iyo walaashaa allahuma ameen yrbi
@SaynabMaxamuud-m2b
@SaynabMaxamuud-m2b Месяц назад
Allah haku dhameeyo wll
@SahraAhmed-m3t
@SahraAhmed-m3t Месяц назад
masha allah Wa u xisay Nairobi 2 sano ka hore ayan joogay Sacudi wa ku so laabanaa inshaallah ❤
@CabdimaxamedMaxamed-g7u
@CabdimaxamedMaxamed-g7u 29 дней назад
Wakala makujogty wll
@Xasanid
@Xasanid Месяц назад
Masha Allah nasro Abtidoon Allah ku xiftiyo mar walba
@RaxmaCali-ly8ds
@RaxmaCali-ly8ds Месяц назад
Maa shaa allaah xabiibati allaha idin xafido, ku soo dhawaada s,careebiya❤
@Rayaan12-sj9oc
@Rayaan12-sj9oc Месяц назад
nasro adi familka allah kubarakeeyo frxd io cfmd kuwaar xppt
@asmaxasan7803
@asmaxasan7803 Месяц назад
mansha allah allha idinka aqbalo cimrada ❤❤❤❤ 1m 🏃🏃🏃🏃
@MulkicabdulaahiGodax
@MulkicabdulaahiGodax Месяц назад
Masha allh nasro abyo illhay dartii ku jeclahay 2019 ilaa hada kugu xiranhay RU-vid kaaga iyo aalad walba o ad social media ku ledahay markaan muqaladada arko wn iska farxaa ano kugu xiran la iguursaday gabadheyda xita gabadhaada manaaal ku samiyey waxaaan rajeynaa inaan mar un kulmi doono illhay idankii ❤ allh haku xafido adiga iyo caruurtada iyo xajigadaba
@fartuunahmedsaafi6016
@fartuunahmedsaafi6016 Месяц назад
M.xafidulaah wllshy qaali Nasra Abtidoon io duma and ina aderkay sida saxda ah waa dumaashigey waayo adi kugubartay ina adernimada waxaa kadhaw brashad and dumar lannimada siy a haa taba mrkle xafidulaah Abayo mcn ❤❤❤❤❤
@ubah_cx
@ubah_cx Месяц назад
Masha allah wallo waabase navade qabte naga nixiyen
@haboonmowliid1573
@haboonmowliid1573 Месяц назад
Masha allaha xabibti isoo ducey waan ku xiisey wlhi 💯 ♥️ ❤️
@luulyusufabdulle3929
@luulyusufabdulle3929 Месяц назад
Mashallah allaha idinka aqabalo camasha cimrada inshallah aniga iyo Caruurteyda allaha noo fududeeyo inaana tagano bi idami laaha kariima
@farxaancabdalaahi3703
@farxaancabdalaahi3703 28 дней назад
Mansha allaah wll nasra iyo xaajigeda waxaan idin leyay raabi ha idinka aqbalo acmasha wanaagsan anigana isoo duceya wllayaal inu raabi igeyo awlaad salixana igu arsaqo aniga iyo intan haysanba
@farhiyaidi7188
@farhiyaidi7188 Месяц назад
Masha allah
@hanihani-gq7oe
@hanihani-gq7oe Месяц назад
Mashaa allah
@mohamedok94
@mohamedok94 Месяц назад
Ina ader Royadan iyo inkaloo badanba Alle ha ku rumeeyo🙏
@Fatmachannel-kf8
@Fatmachannel-kf8 28 дней назад
Isooo racaa channel one like 👍 ❤
@najma649
@najma649 Месяц назад
Allaha kuu fududeeyo safarkaaga
@user-kv9qs3xv1w
@user-kv9qs3xv1w Месяц назад
masha Allah abayo ilaahey haydinka aqbalo acmasha wanagsan nakana noso ducey ilahey inu nojkaso beydkiisa inaan tagno aamiin alaahuma saqirnii
@nimokhalif9935
@nimokhalif9935 Месяц назад
Masha Allah alle hakuu nabada nasaro cadet iisoo duceye quruxeey ❤
@falxadcisman6768
@falxadcisman6768 Месяц назад
Masha allh abyo allh wuu ku rumeyay riyadadaanigne allh hano rumeeyo riyadeena no soducey insha allh abyo farxd igu nolda xajigada allh Haku dhowro
@LailaMohamed-o3h
@LailaMohamed-o3h Месяц назад
Masha allah the best country in the world
@man0shismael
@man0shismael Месяц назад
Masha Allah inaa ku arko waan jeclaaa ❤
@MssFaraxsan2024
@MssFaraxsan2024 Месяц назад
Nasrayyyy Abyo Mcn Maxaa ii Soo Mari weysay Ani xaramka aa kula jogaa dee😢inaa ku arkaa rabee 😢
@hodanmaxamedsheikh-bj9gf
@hodanmaxamedsheikh-bj9gf Месяц назад
Mnsh Allah abyo wan jeclahy in aan arko insh Allah ❤❤adigan riyadaadi ale wuu kuu rumeeye alxm aniga ale hii rumeeyo riyadeeyda Aamiin Aamiin yaa Allah yaa rabi 🤲🤲🤲
@SahraKiin-m8s
@SahraKiin-m8s Месяц назад
Masha allh alle ha idin barakeeyo isha xasdakana ha idinka leexiyo ❤
@ifraaxayaanle736
@ifraaxayaanle736 18 дней назад
Mashaa allaah tabarakallaah queen ❤🎉
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada Месяц назад
masha Allaah
@nasrocabdiqadircabdullahi6338
@nasrocabdiqadircabdullahi6338 28 дней назад
Mashallah allah ha idinka aqbalo
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 Месяц назад
Masha Allah may Allah bless u anaga inti muslim ah cfmd hanugu geyo
@YasminHassan-t9b
@YasminHassan-t9b Месяц назад
Wll alle haydin barakeeyee isha bini aadamka iska qariya❤
@HaboonAdan-ng2qh
@HaboonAdan-ng2qh 29 дней назад
Nasra Abtidoon keep going insha llah 1m ❤❤❤❤❤❤
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 28 дней назад
Masha Allah Masha Allah ❤❤🕋🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@xaawoluul2269
@xaawoluul2269 Месяц назад
Masha allah❤❤
@FartuunCali-d3n
@FartuunCali-d3n Месяц назад
Masha allah nasra abtadoon allaha hakunabad geeyo abaayo 😊😊🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊🎉
@CaliRaayaan
@CaliRaayaan 29 дней назад
Masha Allh
@ubah_cx
@ubah_cx Месяц назад
Canada maa usocote ilaahey haku geeyo wallo sharafey
@user-vo8xx6hh7f
@user-vo8xx6hh7f 29 дней назад
Maashaa ALLAH aad io aad bu'u wangsnaa❤
@faaisacali8335
@faaisacali8335 Месяц назад
Nasro video waa soo gaabisay ciyaarta maa naga day sid
@user-jz9nz9ue2e
@user-jz9nz9ue2e Месяц назад
Masha.allah anaka alle hanookayero xaramkiisa
@aweysa.1422
@aweysa.1422 Месяц назад
Asc , Nara waxaan kuleeyahay hanbalyo adiga iyo dumaashigeey Safar qeeyrleh , Allaah ha,idinka dhigo bye
@sahrasiciid3139
@sahrasiciid3139 Месяц назад
Nasra abtidoon malyan waa inay gaadhaa 🎉🎉🎉🎉🎉 dar illahayban ku jeclahay wllo
@fadumaali4556
@fadumaali4556 Месяц назад
Masha Allaha 🎉🎉🎉🎉🎉baaraka laaha Allaha ha idninxafido
@N.A.M1234
@N.A.M1234 Месяц назад
Mashaalah cimra maqbuul ducaduna wa halkiina
@Simancaynte4426
@Simancaynte4426 Месяц назад
Masha allh cimra maqbul qali
@nimoadam3508
@nimoadam3508 21 день назад
She's queen 👸 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
@SamaraQueen-s5e
@SamaraQueen-s5e Месяц назад
Nasro Abtidoon mash Allah keep going boqorada lkn no so duco xppti ❤❤
@FaizaAbdi-b1y
@FaizaAbdi-b1y Месяц назад
Masha Allah cimra maqbuul I.a
@nimcomaxamed7538
@nimcomaxamed7538 Месяц назад
Masha allh Allha idinka aqblo dumashi adi io abowe lkn acmasha siriya ka dhigto sumco io riyo ka ilalista cmra maqbuulah
@Miski62-w9k
@Miski62-w9k Месяц назад
Masha allah allah ku nabadgeyo abaayo
@Kheerto-un5cy
@Kheerto-un5cy Месяц назад
Masha allaah allaah kuu barakeeyo
@SahrocaliKulmiye
@SahrocaliKulmiye Месяц назад
Masha allah allaha ku barakeeyo
@UbaxAxmadadan
@UbaxAxmadadan Месяц назад
Masha allaha xapibti isoducay qalbiyay
@saamicadde4380
@saamicadde4380 Месяц назад
M.a my queen 👸 boqorada. Ila dhalatay 🎉 farxad raagta I.a
@HindamohamedHindamohamed-zm7yg
@HindamohamedHindamohamed-zm7yg Месяц назад
Mashallaaah hore usoco nasra qaali
@youssoufamina3793
@youssoufamina3793 Месяц назад
Huno machllah nolosho média wey isbadasha si fudud ee sidi hore ku sonoqo khaire rhabeyso
@princessgacal3678
@princessgacal3678 Месяц назад
Nasro Abtidoon abyo waxa ka codsana sxpty oo iga xanunsan inaad iiguso duceyso plz🥺🥺🥺🙏
@RaxmaCumar-vv5yh
@RaxmaCumar-vv5yh Месяц назад
Nasra waa kujecelahay xppti❤
@safiahussein8467
@safiahussein8467 Месяц назад
My favourite country Jeddah❤
@ashaabdi2917
@ashaabdi2917 Месяц назад
Masha Allah nasra
@MunoAxmed-nf4ti
@MunoAxmed-nf4ti 29 дней назад
Masha allaah❤
@fadumomohamed2113
@fadumomohamed2113 29 дней назад
Masha Allaah ❤❤ ukhtii
@Muna4r-
@Muna4r- Месяц назад
My sucuudi arabiya illaahayaw igu celi
@SagalKaaba
@SagalKaaba Месяц назад
Masha Allh nasra qurux
@UmucabdirxmamUmucabdirxm-fz6yj
@UmucabdirxmamUmucabdirxm-fz6yj Месяц назад
Nasra an isa soqabano maka joga wa tagerahage ❤
@maymunali8408
@maymunali8408 Месяц назад
Mashallah ❤❤❤❤🕋🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🎉🎉🎉🎉👩‍❤️‍👨🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽
@Minalove5529
@Minalove5529 Месяц назад
ماشاء الله تبارك الرحمن
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 29 дней назад
Maaha Allah gulayso huno mcn ❤❤❤❤
@haniabdi3866
@haniabdi3866 Месяц назад
Horumar wacan allow sahal amuuraha (Arkaa milkiile)
@HamdiadanIssack
@HamdiadanIssack Месяц назад
ماشاء الله تبارك الرحمن ❤
@saafilifestyle6516
@saafilifestyle6516 Месяц назад
Cimro maqbuul anaguna waan joognaa Alhamdullah
@Starcabduu96Starcabduu96
@Starcabduu96Starcabduu96 Месяц назад
Maashaa allaah tabaaraka allaah
@SahroYaasiin-q7i
@SahroYaasiin-q7i 24 дня назад
Mnshalh
@zaynabali2712
@zaynabali2712 Месяц назад
Nasrooy dumaashiday inaan ku arko ayaan rabi lahaa nairobi
@Hidanhuda
@Hidanhuda 29 дней назад
🎉gabadhada iguso dhacdo marka kuarko waayo saaida isugu egtihiin Ilahey hakudayo
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Месяц назад
Manshaallah tabarakallah ❤🎉❤
@sowdoahmad5450
@sowdoahmad5450 29 дней назад
Alla safar dhanba waa inacsisay wlhi
@Happyhmlaki
@Happyhmlaki Месяц назад
From saudi xayaa kumullaah ❤
@daaiofficial1303
@daaiofficial1303 Месяц назад
Waa maxay Dadka nasra Abtidoon habaaraya sowtan Nool Allaha hadaaye inanta inoo Daaya
@IfraaxKhadar-v4r
@IfraaxKhadar-v4r Месяц назад
Amiin
@SaciidoMohamed-qv7mc
@SaciidoMohamed-qv7mc 29 дней назад
Dumashi Allha ku xafido ❤
@hamsehalane7154
@hamsehalane7154 Месяц назад
Nasra maxaad uraacdey ethopia airline somalida ayay bahdishaye
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 Месяц назад
Mashaa Allaah👍❤️
@xasancabdixasancabdi3017
@xasancabdixasancabdi3017 Месяц назад
❤masha allah so cumresta
@KiineyKiiney
@KiineyKiiney Месяц назад
manshaallah ❤❤
@murayomohamud2070
@murayomohamud2070 Месяц назад
Waxyabahan illaa laga qada wallahi oo zaid loso bandhigayo illaah ha idinku barakeyo lkn zaid ee noqden youtubleda hadhowna midkasto xanuno ka cawada 😢😢😢
@SmilingGazingIguana-nb7dy
@SmilingGazingIguana-nb7dy Месяц назад
Masha Allah duu
@ladanmuhumed1367
@ladanmuhumed1367 Месяц назад
Beautiful vedio 😊
@sucdisiman2925
@sucdisiman2925 Месяц назад
Masha allha abaayo
@RAMLONURHASSAN
@RAMLONURHASSAN 28 дней назад
Welcome ❤❤
@aminaabukar1092
@aminaabukar1092 Месяц назад
Maxa u racday Ethoian Air
Далее
Al-Hamdulilah Riyadeydi Wee ii Rumowday🥹
19:59
Просмотров 72 тыс.
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 13 AAD
22:43
DAY-1  MOMBASA IYO HOTELKII RIYADEYDA  WITH MY HUSBAND
10:41