Тёмный

SAFARKA INTA QOF ISKU RAACI LAHEEN IYO TICKETYADA SOO JARANAY..? 

Amira Qurux
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 162 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

1 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1 тыс.   
@MisbaaxUgaaz
@MisbaaxUgaaz 3 месяца назад
Sundus aaway amiiro Sundus aan ucodeenee 😢😢😢
@AsiyaAhmed-g5u
@AsiyaAhmed-g5u 3 месяца назад
Sundus 500k coming soon 😢❤
@SusuppeMustaf
@SusuppeMustaf 3 месяца назад
400k maka booday😂😂
@AsiyaAhmed-g5u
@AsiyaAhmed-g5u 3 месяца назад
@@SusuppeMustaf may dahab lo balan qaaday
@nafisalifestyle9094
@nafisalifestyle9094 3 месяца назад
Walalayaloow 50k wax yara ika dhiman hali garsiiyo somalinimo team Amiiro
@BTSARMY-vs9qw
@BTSARMY-vs9qw 3 месяца назад
Hye indhaheygi ❤​@@nafisalifestyle9094
@Yaana0k
@Yaana0k 3 месяца назад
​@@nafisalifestyle9094 Abaayo waa kuu saaray subscribe horay usoco ❤
@mishkaatabdi
@mishkaatabdi 3 месяца назад
Sundus ayaanle inee raacdo inta rabtay😢❤
@RayaanKhayr
@RayaanKhayr 3 месяца назад
Koko rabay ani😢
@MssFaraxsan2024
@MssFaraxsan2024 3 месяца назад
Hadeeba Team Walbah is Raacooyin Ciyaarta Beelo wye 😮teamkeyga walbah kabax Amiiradeena 🎉 Mocalimogeena🎉 Saalaxeena 🎉 Ceydaheena ❤❤
@sadaamcali834
@sadaamcali834 3 месяца назад
Team.walba inta si ogayd inay is raacayan ❤
@nuuramukhtaar2350
@nuuramukhtaar2350 3 месяца назад
Team amiira wax iga xanunsan abahey igu soduceya 40 qof ducadooda Waa la aqbala blz 😭😭
@Cadarmaxamed58
@Cadarmaxamed58 3 месяца назад
Alle hacaafiyo apayo😢
@Sacdiya-s7q
@Sacdiya-s7q 3 месяца назад
Alle hacaafiyo❤
@Sucdiyeyy
@Sucdiyeyy 3 месяца назад
Ilahey haku cavip
@Amiira96
@Amiira96 3 месяца назад
Allah haku cafiyo 🤲
@NAJMAJAMAC-ou5lj
@NAJMAJAMAC-ou5lj 3 месяца назад
Alle haku cafiyo 😢
@Team_koko45
@Team_koko45 3 месяца назад
Team Amiira like 👍
@FatuuAhmed-hb3gc
@FatuuAhmed-hb3gc 3 месяца назад
Asad
@SuleinmanYusuf
@SuleinmanYusuf 3 месяца назад
A😢
@MaxamedCabdisalan-up3cd
@MaxamedCabdisalan-up3cd 3 месяца назад
Asad xaajiyow asc
@Noloshadakaadkow
@Noloshadakaadkow 3 месяца назад
Asad xage ka helaa
@MiskiMaxamed-y1g
@MiskiMaxamed-y1g 3 месяца назад
Bisinka comntiga dhan wa wada sundus😂😂😂 Sundus Hadeyba safar kle ka timid
@BTSARMY-vs9qw
@BTSARMY-vs9qw 3 месяца назад
Sundus meela ku jirn nur maleh😂
@Amina_Isse
@Amina_Isse 3 месяца назад
Naa amiiraay sxbtaa sundus mxaa uga tagty comment ga dhan wxee ahayen sundus e 😂😂
@Kingzayon112
@Kingzayon112 3 месяца назад
Waxaa laga yaba ineey dashay Sundus
@HananMoha-dd3my
@HananMoha-dd3my 3 месяца назад
Sunduz meedy😢
@Dahiralasow-t8z
@Dahiralasow-t8z 3 месяца назад
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammad 🥰❤️صلي الله عليه وسلم
@BouchraMouhamed-c4c
@BouchraMouhamed-c4c 3 месяца назад
Asad Hagio can you add subtitle choices in your videos please so that I can understand
@Sarasiman123
@Sarasiman123 3 месяца назад
Yes team walba amira wa ku jecel nahy sida nogu farxisay rabi ha kaga farxiyo
@mariasaidmariasiman8934
@mariasaidmariasiman8934 3 месяца назад
Sundus maku jirtaa 😊
@Sacdiya-s7q
@Sacdiya-s7q 3 месяца назад
Aamiiin farxadayda lama sookoobi karo❤
@Sarasiman123
@Sarasiman123 3 месяца назад
@@mariasaidmariasiman8934 sundus hada dhow aye dalxiis ka imadey marka kuma jirto
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 3 месяца назад
Amiira Adi dhar cad iyo dhar madoow lee iska xiro walaleey saa ugu soo baxdo xataa ma dhihi kari yacni magac kale haloo bixiyo ❤😂
@dhamaysdumar7147
@dhamaysdumar7147 3 месяца назад
Anagu sundus baan ku niriye meeday dee nah malahan safarkaan😮😅😂
@zonayaayanzo
@zonayaayanzo 3 месяца назад
Sundus laanta ayaa safar cathy rabtaa😢
@AizhaIpraahim
@AizhaIpraahim 3 месяца назад
Ammiiraay waanogu dhiiqaysy bahasha zunduz baa rabany inay kuraacdee😢
@hayaat1311
@hayaat1311 3 месяца назад
Iyada diiday live ayee ka sheegtay
@queenruun9709
@queenruun9709 3 месяца назад
@@hayaat1311 qac may naga yeersisay inta u jihaadnay hhh cavia
@ikraam_72
@ikraam_72 3 месяца назад
Naagahan amiira wada cayaya naa nasta wiilal ba daba socota un na kwan 3 un bl kuwi 7 wiil watey iga warkeena meel aad u so martaan marka weydan ceyda ku so walaca sbbto ah indhahina asaga un ba ku aragtan xita walalahed ma aragtan 😂wxiina maseer wuu dhafay wxuu maraya xanun allaha iden caafiyo👋😹
@FartuunSalaad-ki2pp
@FartuunSalaad-ki2pp 3 месяца назад
Waanaago ciilan
@sahrasheikh390
@sahrasheikh390 3 месяца назад
Yaa wax ka sheegay mise ruixantada ayaad la hadlee😂😂😂😂 walahi waan raadshay dadka dhan waa positive
@ikraam_72
@ikraam_72 3 месяца назад
@@sahrasheikh390 sfcin u so aqri hal io labo xita ma ahan😂
@akmiishargsan5521
@akmiishargsan5521 3 месяца назад
Kuwaas waa ciilan way dhiban yihiin😂😂😂😂😂
@naturechannel950
@naturechannel950 3 месяца назад
All eyes on Amiiradeena 😂😂😂
@SundusCqaadir-d9c
@SundusCqaadir-d9c 3 месяца назад
Sundus hadey dalxiska imaday maxa sundus logahayaa sundus tiimkaa kamatirsanaa sundus maglkede bashalesha lesaa halaga lexdo meshan meshed mahaa sudustenaa wanjeclnahy❤❤❤❤❤
@SihaamXasan-kj9gt
@SihaamXasan-kj9gt 3 месяца назад
Ku sali xabiibkeena Muhammad scw like
@IkraanXasan-c1o
@IkraanXasan-c1o 3 месяца назад
Scw❤❤❤
@MaxamedCabdisalan-up3cd
@MaxamedCabdisalan-up3cd 3 месяца назад
@@SihaamXasan-kj9gt scw
@hamdaahmed3499
@hamdaahmed3499 3 месяца назад
Sundus malaga tegaya😢
@Ladancidi-j
@Ladancidi-j 3 месяца назад
Aan Aragno inta jecel RASUUL KEENA MOHAMED ( SCW ) kusali nabigeena mohamed scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@IkraanXasan-c1o
@IkraanXasan-c1o 3 месяца назад
Scw❤❤❤
@Somaligamer2
@Somaligamer2 3 месяца назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@NawalApdymahad
@NawalApdymahad 3 месяца назад
Scw scw scw scw ❤❤❤❤❤
@SAMIIROSIMAN-n5l
@SAMIIROSIMAN-n5l 3 месяца назад
Mar ba haday team walba kula socdaan cidkle waxba naga ma galin safar khayr qaba in sha aalah❤❤
@Iqroahmed-qq9us
@Iqroahmed-qq9us 3 месяца назад
Sundus haku raacdo
@humayzahbintuzead9518
@humayzahbintuzead9518 3 месяца назад
Inta sugaysay team walba ❤😂Like
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale 3 месяца назад
Ala farxad ima dhina hadeyba team walba baxayan walhi kuwan san ujeclahy anon dawan masexan karo inkasto sundus tena la.anted abar tahy😢😊😊
@Cadarmaxamed58
@Cadarmaxamed58 3 месяца назад
Ay team walba inay kuraacaan wwaba kufarxay yqey lkn sundus inaa kudartaana aheyd😩
@JaamcApdiasiis
@JaamcApdiasiis 3 месяца назад
Sundus maxaa uga tagtay😢
@Fairygurl23
@Fairygurl23 3 месяца назад
Dan bay leedahay laga yaaba
@AnisaMuuse
@AnisaMuuse 3 месяца назад
Haday safar katimaaday wali daalkii baa kujira
@SumayoAxmed-dc9bt
@SumayoAxmed-dc9bt 3 месяца назад
Amiro sundus hakatagin noh plz😢
@dhelatira
@dhelatira 3 месяца назад
Amiroy away sundus comntiga iyada ubadneed maxa oga tagtaay😢😢
@nuuramaxamud4414
@nuuramaxamud4414 3 месяца назад
Sunsud hada ayay safar katimi waxa laga yaabaa inay ka wahsatay
@Mineyyyyyyy
@Mineyyyyyyy 3 месяца назад
Sudus melwlbe ku jirta🙄uf dheh
@HaniCabdi-ql1zb
@HaniCabdi-ql1zb 3 месяца назад
Mxaa ka gale adi iskiifo orado mobelak xareey sundus afka klaa bax meel walbo way uraace saxiibteda waye uf​@@Mineyyyyyyy
@dhelatira
@dhelatira 3 месяца назад
@@nuuramaxamud4414maquul
@naimaarif745
@naimaarif745 3 месяца назад
Sundus kadis lay nooga dhiga😂
@fowziyomaxamed9109
@fowziyomaxamed9109 3 месяца назад
Dunida masomarin ruux kasharafbadan kana runbadan nabigena mohamed scw 😢❤❤
@8_zzzz669
@8_zzzz669 3 месяца назад
Amiir cod sigyga noo tix gali waan ki barayaa wllshy sundus was🥹🥹🥹😭😭😭😭😭
@NajahJama-ek8mi
@NajahJama-ek8mi 3 месяца назад
Eee wll sundus amiiro ma utalisa qof doqleh weye haday Rabin iny baxdo Kawaram
@rahmaali8146
@rahmaali8146 3 месяца назад
Sundus was aaaa😭😭😭😭😂😂😂😂😂😂
@NimcoCabdiraxmn
@NimcoCabdiraxmn 3 месяца назад
Naago maais w.se karo wllo😂😂
@munamahamed5199
@munamahamed5199 3 месяца назад
Sundus was aaaaaa😭😭😭😭😂
@Mumtaz_20
@Mumtaz_20 3 месяца назад
Inta danbe hoshii dhan uga dheshay😂😂😂
@naimaarif745
@naimaarif745 3 месяца назад
Sundus Kadis laynooga dhigayaa malaga tagin😂
@fardowsaawadfardowsaawad3769
@fardowsaawadfardowsaawad3769 3 месяца назад
Wa haysa😂😂
@naimaarif745
@naimaarif745 3 месяца назад
@@fardowsaawadfardowsaawad3769 😀😀
@ZuuzaanJaamacali-wk6zf
@ZuuzaanJaamacali-wk6zf 3 месяца назад
Sundusna😢
@sihaamclrisaaq
@sihaamclrisaaq 3 месяца назад
inta sugaysay team walba lkn byoh sundus mxaa ugu dariwaydyna😢❤
@NAJMAJAMAC-ou5lj
@NAJMAJAMAC-ou5lj 3 месяца назад
Sundus haku raacdo😂❤
@tuneeyyyyy
@tuneeyyyyy 3 месяца назад
Ayyy amiira tnks aqwan team walpa lee rabny inee ku racaan save journey 🎉❤❤❤
@xamdasaleebanaw-daahir4856
@xamdasaleebanaw-daahir4856 3 месяца назад
Sundus hdii ka tagto safafkasii caajis
@Dheelitira-ej3lt
@Dheelitira-ej3lt 3 месяца назад
Wah sundusle kudhahnay anagee mxaa team walbah
@FadumoWali
@FadumoWali 3 месяца назад
Team suntus away inay kahadho Marabin walhi 😢
@FiyoorMaxamed-qo7zh
@FiyoorMaxamed-qo7zh 3 месяца назад
Sundus hadeey dalxiis ka imatay
@BishaaroDaahir-q6r
@BishaaroDaahir-q6r 3 месяца назад
Amiiro sudus haku raacdo fadlan
@RayaanMohamed-ms2pp
@RayaanMohamed-ms2pp 3 месяца назад
Amiiro sundus kusoo dar abaayo😊
@queenruun9709
@queenruun9709 3 месяца назад
Amiiro sundus la.aan makaa yeeleyno hadey ayada xataa cudur daaratay xataa nosoo jiid sundus io adi waan isla kiin rabnaayee
@Cadarmaxamed58
@Cadarmaxamed58 3 месяца назад
Usheegbo😢😂
@hanadkingmd3758
@hanadkingmd3758 3 месяца назад
sundus shly ayay safar kasoo noqotay3 is dajiya
@Sarasiman123
@Sarasiman123 3 месяца назад
Sundus hada dhow aye safar ka imadey Mar 2bad qarash kama kacdo
@safiyomaxamed8108
@safiyomaxamed8108 3 месяца назад
Amiira sundus neh maxa ugu tagty😢😢
@AdnaNuur-z4b
@AdnaNuur-z4b 3 месяца назад
Naayaa amiiro sundus kudhahnay maxaa kuwaan 😮😮
@Sarasiman123
@Sarasiman123 3 месяца назад
Team walba aya ugu badna mide kale sundus hada dhow aye ka imadey
@Milyanquruxfuns
@Milyanquruxfuns 3 месяца назад
Maxaa Ka galay😂
@ameyra1
@ameyra1 3 месяца назад
Ma argteyy commentga dhan sundus saamiyo koko looqoraaay🥲lkn amiiro sidii horeba maahan wejigii badalaatay
@Sarasiman123
@Sarasiman123 3 месяца назад
@@ameyra1 Dib ugu labo video
@Milyanquruxfuns
@Milyanquruxfuns 3 месяца назад
@@ameyra1 ikhtiyaarka balayo ah iyada is maamusha ee lama mamulo
@FartuunCabdi-kw3lr
@FartuunCabdi-kw3lr 3 месяца назад
Amiira sundus awdayna
@Raizaroomar
@Raizaroomar 3 месяца назад
Yeeeeeeeeeeeeeeees Team walba 4ever safarka hadaba sii oganaya i nuu qurux badnanyo❤❤marba hady team walba is raacayan❤
@alinamoha3556
@alinamoha3556 3 месяца назад
Sundus maniraacayso miya😢
@NasteexoSubeer-q5y
@NasteexoSubeer-q5y 3 месяца назад
Coodsiga noo tix galiy bllis sundus haku raacdo 😢
@iiqlaas5803
@iiqlaas5803 3 месяца назад
Team walbah san ujeclhaby aaaa❤❤❤❤❤❤yea wy nogashay hday teamkeen israaceen
@BintuAmina-y3c
@BintuAmina-y3c 3 месяца назад
Yess team walba haday ku raacayaan waa ku mahad santahy sidaa cod sigeena. Noogu tixgalisay
@MssTuTu-z1c
@MssTuTu-z1c 3 месяца назад
Sundus maxaa loogu tagaa😊
@bahjamahamad3006
@bahjamahamad3006 3 месяца назад
Sundus away amiiiro😢
@nayumaaismail8788
@nayumaaismail8788 3 месяца назад
Way sundus inaa lama filaan ticket ugu soo jrtaan aheed . Yaa igu racsan team sundus.meel sundus kama qantahy borin waaye
@Amiira603
@Amiira603 3 месяца назад
My queen💕qurux bdan is not easy habro bdan baad ciishay wlahi😂
@safsafsaid7041
@safsafsaid7041 3 месяца назад
Qof hormar sameeyey waxa lagu gartaa nacabkiisa badan...Milyan qurux gabar taktay oo talabsatay. Allah Yihfidik habibti. Amiin
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 3 месяца назад
Koko habro ciisho
@Amiira603
@Amiira603 3 месяца назад
@@ubaxcali2067 adigaa iskeenay habar yhy daalani🤪🤪
@safsafsaid7041
@safsafsaid7041 3 месяца назад
Amiira dhocilo ciisho
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 3 месяца назад
​@@ubaxcali2067maya Amira iyo koko baa habraha ciilay habrahaasna adaa 1 ka eh wada taageer ama waa ciilan tahaye is ogow 😂😂
@rahmaissack6536
@rahmaissack6536 3 месяца назад
Sunduse yadha oga tage yqy😢😢
@Fairygurl23
@Fairygurl23 3 месяца назад
Hda sootay dalxiiis katami Malaha iyadan rabin
@rahmaissack6536
@rahmaissack6536 2 месяца назад
@@Fairygurl23 wan iska jacel iney is raac
@AnusheYabdi
@AnusheYabdi 3 месяца назад
Lkn sundus aawey😢
@NuuriyocaliXuseen
@NuuriyocaliXuseen 3 месяца назад
Team sundus xalda daji ya sundus manta walsheyda imaneyso ladhahye teyda kale sundusten haday dalxisa katimada ee ma.lacagta kadhameynsin bishin haday dhaltay oo bil iyo kiro laga sugaya😂😢😢😢
@MuscabAbuukar-bk6zg
@MuscabAbuukar-bk6zg 3 месяца назад
Team walba waa team ugu shactirada badan waxaa tahin fani
@munamaanka8020
@munamaanka8020 3 месяца назад
Waana sxpo run ah maaha camera show off micnaha dadka camerada horteeda jiliinka kusameeyo😂
@FardowsoIsak
@FardowsoIsak 3 месяца назад
​@@munamaanka8020 haahey😂✌️
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 3 месяца назад
Sundus ban ucodayey maxay tahay saan haka taginina 😢😢😢
@NastehoBashir-n6p
@NastehoBashir-n6p 3 месяца назад
Team walba lee rabta inay raacdo saas aa ufahmy iyo walalheed😂😂😂
@CaashoCabdixakiin-z6t
@CaashoCabdixakiin-z6t 3 месяца назад
Sundus maracyso miyaa😢
@darkfool-en4ui
@darkfool-en4ui 3 месяца назад
TEAM SUNDUS SAAN DHAN MAY UBADAN YIHIN GACANAA IDIIN TAGAY ANI😂
@MasuulMaanka123
@MasuulMaanka123 3 месяца назад
Sundus❤ war anaga iyo ciida nidna ma kala badna😂😂😂 boqoradi dalxiiskay bby paladki malaysiyaay bby fanyyga wad u dhalateey siii isiii❤❤❤
@Naagnool102
@Naagnool102 3 месяца назад
Sundus waa xaraabo qalbiyadeene kasbatay😂❤
@simancadey4099
@simancadey4099 3 месяца назад
Na mana nabe wxan uma codenine sundus wad😂
@mariasaidmariasiman8934
@mariasaidmariasiman8934 3 месяца назад
Alla beerka 😂😂😂
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 2 месяца назад
xoog miyaa hee sundus maxa loo wadaa hada lee imaataye
@Somaligamer2
@Somaligamer2 3 месяца назад
Salax jj walaahi fanny tahay away boorsadihii kulahaa safar salaama team walbah keep going amira qurux 2MILION SUBSCRIBERS ❤❤❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 3 месяца назад
Team Sundus One Like ❤
@Bahjuuniindhadeeqa212
@Bahjuuniindhadeeqa212 3 месяца назад
Sundus maxad uga tagtay Nayaa Aqas dalxiisku xalad maleh markass
@ArdoMohamed-ms4oj
@ArdoMohamed-ms4oj 3 месяца назад
Naa so iyada hada timid mxy dinysaa
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 2 месяца назад
dalxiiskeeda iyadaa xor u ah sundus maxa la dhahaa sotaad maqlaysay inay dhahday waa xanuusanahay
@Hana..sheeko
@Hana..sheeko 3 месяца назад
Asxaabta waxan sogudbiya sheekooyin igu dhirigaliya team amira 😢😢
@isaakbakool273
@isaakbakool273 3 месяца назад
Yes T.walba Forever Shaxda fahma 😂❤❤❤
@Mineyyyyyyy
@Mineyyyyyyy 3 месяца назад
Team wlbah❤sidan le ku wada sudus io mala yacni naga daya ilen sudus mel kuma tosna qofwlbo wela jirta team wlbah wa 4 qof okliya ma rabno is dawa yac
@kowsarmohamed672
@kowsarmohamed672 3 месяца назад
Arag naa sundus bad ku naxsan thy cago dhaqo dhaaqo yhy team 27 wa iskgu mid mlinba mid race mxa ka badale ma sidada cuqdad qabto u modey labo qof is raca ka maseyreysid shuubo dad iska ka xiga ka dhex bax
@darkfool-en4ui
@darkfool-en4ui 3 месяца назад
@@kowsarmohamed672 atatattata qac
@Uqtimuslimah
@Uqtimuslimah 3 месяца назад
​@@kowsarmohamed672zunduz maxa loga naxaya😂 shalay dalxiis ka imaaday xage dadka sanka uga galineysan😂😂😂
@FardowsoIsak
@FardowsoIsak 3 месяца назад
Ceyda Meshaan kaligiisa u kuyahay wlaladiisa majogaan waangaan naxriis u Ka arkay sodhoweyn ayuu uwehsadaa amiiro Ka dhaca ❤
@NajmaAli719
@NajmaAli719 3 месяца назад
Yes❤😊 team walba one like ❤😊
@siciidyare
@siciidyare 3 месяца назад
Tgerha kaliya ee an aqano njma😅😊🎉 ali
@AhmedKulane-j7u
@AhmedKulane-j7u 3 месяца назад
Sundus makujirt❤😊​@@siciidyare
@InaMohamett-q3n
@InaMohamett-q3n 3 месяца назад
Amira ddk dhn xly sundus bee Uwada codeyen mx dhce
@Amiira603
@Amiira603 3 месяца назад
ala farxad waynaa team walpa is not easy💕💌
@ikraanfaaraxCali
@ikraanfaaraxCali 3 месяца назад
Talxiiska hada beela waaye waan aqbalnay❤
@FarahIssaSaynab
@FarahIssaSaynab 3 месяца назад
Team walba haday ku raacayan waa ku farax sanahy allah safarka ha idin fuduudeeyo
@Pretty-s7r
@Pretty-s7r 3 месяца назад
waa ku faraxsanhy inad mamo kawsar ka tagtay😂sundus baa fiicnayd inad israacdan😍💕
@safiamuhamed4935
@safiamuhamed4935 3 месяца назад
Saas ha dhihin pyoh team amiiro caayda laguma baran iskadhaf ilhy drtiisa Adiganeh danbiyaa kasoogaryo
@MinhaajAbdullahi-of1wi
@MinhaajAbdullahi-of1wi 3 месяца назад
Abyo dhip mlhn sundus hada Lee dalxiis ka imaaday waxa laga yaabaa iney iyada diiday
@ikraam_72
@ikraam_72 3 месяца назад
Naa maamo ma cay ba moda midkle amiiro io koko ayaaga iska xiga ee ha isdanbajin un
@Sacdiyamaxamuud-x6z
@Sacdiyamaxamuud-x6z 3 месяца назад
Copy isn't easy 😂😂😂
@queenruun9709
@queenruun9709 3 месяца назад
​@@safiamuhamed4935beentaa mahan team amiiro saxda ah dadka ma caayaan qofka hadow ku cajabinin iskaga amus dadka waa dad wada shaqeyn ka dhaxeyso ayagana iskeena dhaw
@SharifoShimoy
@SharifoShimoy 3 месяца назад
Sundus na maxaaaaaàaaaa
@Ur_fvv_sundus_
@Ur_fvv_sundus_ 3 месяца назад
Sundusna wada plz😭
@Anjalii143
@Anjalii143 3 месяца назад
Ani waa codeye team walba ine is racan sundus ine idin racdo kasi jecla lehen lkin hada dhaw safar katimid daalki kudanbeyo ine dan shegate laga yaba kuwa caacda kuhayo comments naasa garaca kadaya amiira janis idinma hese❤❤❤❤❤❤
@Umi_aragsan
@Umi_aragsan 3 месяца назад
Yes inta t. Walposs ku farxady iney racda kabax kabax 🥰🥺
@FaraxAbdirahmaan
@FaraxAbdirahmaan 3 месяца назад
sundus Daraad lee ka imaatay Safarka Amiirana Choice ka ayadaa leh Team walbana makala haraaan buuqa Xira Nayada Shaqo malahdiine
@HodanMohamed-ks6fh
@HodanMohamed-ks6fh 3 месяца назад
SUNDUS MAXAA UGA TAGTAY😂😢
@Nasteho2004
@Nasteho2004 3 месяца назад
Wxan arag sundus codeenta u badneed wlhi😢❤
@DrsbilyanDhan
@DrsbilyanDhan 3 месяца назад
Amiirooooo wiligeyyy comments maso qorin wllhi lkn sunduseyyyyyy la'anteda nurmaleh beh😢abaa no wad noh love ku aheee❤
@BatuuloJeylani
@BatuuloJeylani 3 месяца назад
Sundus 😢😮
@Hariiribrahim
@Hariiribrahim 3 месяца назад
Ma garan karo qofka fariinteyda arki doona lkn si naxarisleh waxan kaga codsanaya inaad so booqoto chanalkeyga 😢❤
@Hariiribrahim
@Hariiribrahim 3 месяца назад
Mhdsanid wll hadii aad iso boqotey ❤😊
@MuniirocllaahiMuniiro
@MuniirocllaahiMuniiro 3 месяца назад
Waa ku faraxsan nhy inaa israacdaan team walba amiiro balan naga qaad fiidyowyo inaa horey horey noogu soo galinaysid amiiro nooga soo jawaab adoo mhdsan
@saynabfarax1225
@saynabfarax1225 3 месяца назад
Safarka hadii team walba kugu weheliyaan khatar waye thanks amiiradeena❤
@daadirmaxamedbarqatle533
@daadirmaxamedbarqatle533 3 месяца назад
Meeshan waxan kamaqan cumeer asa safarka kuficn inaa niiraaco maxa yeeli waa bashal loo ee asni kudar
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 3 месяца назад
Sundus baan rabnay maxa looga tagay 😢😢😢
@susua1895
@susua1895 3 месяца назад
Amiiro waxa lashegayo waxa ka jiro aloore ami ma aminsanene sunduus aa codenta ubadneed lkn adi ceyda iyo asxabtisa ka doratay 😂 lkn sunduus weku shidi laheed safarka iyo dalxiska hada boring waye team walba iyo wakala xishonesiin wilaal waye
@azraAali
@azraAali 3 месяца назад
Naa Sundus bn ku dhahnee been hanga sheegin waaxy team wlpa mxad ulahd cudeeya🧐
@QueenQueen-z3p
@QueenQueen-z3p 3 месяца назад
Xoog maku ledahay adi dawade edab leh noqo
@Amiiroqurux2
@Amiiroqurux2 3 месяца назад
Team Amiira qurux one like 👍
@MuniishaMuniisha-nx5cn
@MuniishaMuniisha-nx5cn 3 месяца назад
Sundus halke ugu taktayna😅
@nasteexowarzame2369
@nasteexowarzame2369 3 месяца назад
Amiiro sundus ka tag taye
@HaniCadey-u6i
@HaniCadey-u6i 3 месяца назад
Amiro mxa san kawada sundus mxa kutagtay
@WxakstaWaxwalba
@WxakstaWaxwalba 3 месяца назад
Amiiro sundus saxibadaa waye weyn ku jceshahya aydane safrka ku dar tokadii dhaweed wye ku cajistay safrkii dhaawaa sbabtoo ah kaligeed eehed teamkle nuuckle ula dhaqmayeen marka sundus yaan laga tagin😢
@SumayoYuusuf-k1u
@SumayoYuusuf-k1u 3 месяца назад
One like team emira❤
@SapnaAbukar
@SapnaAbukar 3 месяца назад
War bax sundus aa rabnay😅 lkn waa ogay❤🎉
@NastehoBashir-n6p
@NastehoBashir-n6p 3 месяца назад
Wxii raci laha mar hore ay qorshesteen dadka lamada daalinooyaa maahee😂😂😂
@quenayanna2553
@quenayanna2553 3 месяца назад
Yeeeeeeees walahi waan ku farxay markaad dhaday amiiradeyna ❤😊
@RuqiyoxaajiCabdulaahi
@RuqiyoxaajiCabdulaahi 3 месяца назад
Jah amira abaayo waan ku jeclhy❤wlhi anigo niida kuhaayo aa iirumese❤
Далее
Вопрос Ребром - Серго
43:16
Просмотров 1,2 млн
MAALINTA 2AAD DALXIIS IYO DAMAASHADKII UGU SHIDNAAY..?
23:30
LASHEKESO SAXIBTA ADOO MAQLEENIN
9:19
Просмотров 238 тыс.