Тёмный

SAFARKAYGII MASAR - WAXA UU GALAY GUDAHA AHRAAMTA 

Geedi Sahan - Somali Traveler
Подписаться 229 тыс.
Просмотров 109 тыс.
50% 1

Waxaan booqday Masar ( Egypt ) waxaadna ka arki doontaa muuqaalkan, 7-da mucjiso ee aduunka mid ka mid ah waa Ahraamta Masar.
waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 45 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
"Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
I discover the world on my way, and I have visited so far, 45 countries and i am in mission to reach 197 countries.
socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
==========================================
Follow me:
Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
Facebook: / geedisahan
Instagram: https: / geedisahan
==============================================

Опубликовано:

 

4 апр 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 123   
@GeediSahan
@GeediSahan Год назад
Fadlan subscribe 100kun wax yar baa haray Instagram: instagram.com/geedisahan/
@nucmannucman-wc6ji
@nucmannucman-wc6ji Год назад
Zxb somalida wax ayey kaa faa idaan hadana meel sare kuka kaar siiyaan dadka aan wax laka faa idin ayey meel gar siyan
@travelcaalamka6144
@travelcaalamka6144 Год назад
best Somali RU-vidr
@shlmhd7386
@shlmhd7386 Год назад
Well done bro geedi sahan this is how locals respect u when u speak their languagr..
@l.Mohamednoor
@l.Mohamednoor Год назад
Mahadsanid Saaxiib Aad baan ugu faraxsanahay inaan ku taxanahay channel kaaga Salaama 🙏🏾
@hamcumc4549
@hamcumc4549 Год назад
Geedi sahan 👌👏
@maaweell
@maaweell Год назад
Mnsha allah bro
@GeediSahan
@GeediSahan Год назад
🙏🏾
@abdallamaxamad
@abdallamaxamad Год назад
Maashallah geedi sahan keep goin
@Abdiqanisaleban8154
@Abdiqanisaleban8154 Год назад
MashaAllah Ramadan mubarak dhamaan umada islaamka ah
@shamsoaweis2199
@shamsoaweis2199 Год назад
Mashallah Egypt 🇪🇬 ❤ I remember thanks bro
@mustafNune
@mustafNune Месяц назад
Geedi sahan
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 Год назад
Masha Allah, geedi sahan Best somali yutubar
@waqalwstudio5285
@waqalwstudio5285 Год назад
Marka hore waankusalamy marka labad videogan waxan ku ogaanay magacaga saxda oo ah maxamuud marka sadexad waxan kuleyahy Tunis Moroco ama algeria kasoo jawaab brother thank You
@maxamedshariif4046
@maxamedshariif4046 Год назад
Waqal qof qalbi fican baaad tahay Ana saxib kay ka gaadhsin codsigaa
@ayanbadan8832
@ayanbadan8832 Год назад
Mashaaa Allaaaah wllaahi Aniga masar aad baan ujeclahay
@MUSTAPHAOSMAN85
@MUSTAPHAOSMAN85 Год назад
Caadi maahan Maashaa allah. Horey usoco.
@zir.abdoo.
@zir.abdoo. Год назад
First comment geedi sahan full support
@maxamedyuusuf6593
@maxamedyuusuf6593 Год назад
Masha Allah akhhii
@sakariyeaxmed199
@sakariyeaxmed199 Год назад
Hore u socod wllo ku rajaynyaa.
@bobena84
@bobena84 Год назад
Best Somali RU-vidr
@yasingobsoor
@yasingobsoor Год назад
Asc geedi sahan ku soo dhawoow masar ugaas waxan joga xafada caaahar gar ahan suuq siyaraad soo dhawoow isoo qabo wan ku soo dhaweyna ugaas💖💖💖😍
@Abdikanialimohamed
@Abdikanialimohamed Год назад
Guuleyso my brother
@muscabboos976
@muscabboos976 4 месяца назад
MASAR 🥰
@yaasir5920
@yaasir5920 Год назад
Wooooooooooooooow geedi sahan afsomaligii waad bartay mnshllha waan ka helay how you gonn talk
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 9 месяцев назад
Thanks Saaxiib Geedi
@officialabdiramanywarsame2061
Geedi sahan oo Weli aduunka ina kala baraya ❤
@Mo_Am_Mo
@Mo_Am_Mo Год назад
Guulayso geedi sahan ✍🤝
@maxamadsharfe5626
@maxamadsharfe5626 Год назад
Masha Allah allaha kusharfo Geesi sahan
@11naa44
@11naa44 Год назад
Great video wll
@travelcaalamka6144
@travelcaalamka6144 Год назад
Masha Allah
@sawdahassan9570
@sawdahassan9570 Год назад
wan jeclahay inan mesha mar un tago waa meel taarikh dheer
@gemes1
@gemes1 Год назад
Masha allah
@Suhayb5532
@Suhayb5532 Год назад
Keep going bro
@TamaamChannel
@TamaamChannel 4 месяца назад
Nin culus bro guuleyso sxb
@daauus4448
@daauus4448 Год назад
Wlhi waa taarikho cajiiba ❤
@maxdar11
@maxdar11 Год назад
Fadlan masar muuqaalo badan nooga soo samee haddaad joogto
@ju4965
@ju4965 4 месяца назад
Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤
@bobena84
@bobena84 Год назад
Masha Allah 🎉
@maxamed_Ali
@maxamed_Ali Год назад
Masha Allah ❤❤
@fathi480
@fathi480 Год назад
Harka qabargay ku dhexsameyaen dhagxa dhonada way soo gurn kadiban way ku dhexsameyen bro😊
@marayanahmed8666
@marayanahmed8666 Год назад
Mashalah
@mamaakram7034
@mamaakram7034 Год назад
Mshlh wlkaykayn💙💙💙💙💙
@mohazimone223
@mohazimone223 Год назад
M.a xagee kala soo xiriira
@faxaanfiyore1234
@faxaanfiyore1234 Год назад
Mamuud sahan wan ku salaamy zhp
@abdirahmanbadal6566
@abdirahmanbadal6566 Год назад
MANSHA ALLAH ❤
@aishabadal
@aishabadal Год назад
1000 K INSHA ALLAH❤
@1W-tj3iw
@1W-tj3iw Месяц назад
Qisadii nabi muuse
@naaruto9331
@naaruto9331 Год назад
Geedi sahan runtii Waan Ku Taagera
@maxamedosman3610
@maxamedosman3610 Год назад
Geedi sahan Ramadaan kariim Belgium aad safarka danbe
@maryanmahat4713
@maryanmahat4713 Год назад
Mashallah
@samataraxmed3318
@samataraxmed3318 Год назад
Wad ku mahad santhy Geedi
@KhaalidAli-tk9eh
@KhaalidAli-tk9eh Год назад
Geedi sahan kan ugu fcn yuoberada
@amiindarajo403
@amiindarajo403 Год назад
M.a pro geedi
@leadercommando6237
@leadercommando6237 Год назад
The one only legend ❤
@shaadiyajamac-vy4hl
@shaadiyajamac-vy4hl 8 месяцев назад
rrr
@travelcaalamka6144
@travelcaalamka6144 Год назад
👏👏
@user-jg3ti9nn1y
@user-jg3ti9nn1y 5 месяцев назад
Geedi. Sahan. Saxiib. Sodhawaw. Waa. Clxakiin
@hamcumc4549
@hamcumc4549 Год назад
Ramadan karim
@ahmetkayse5023
@ahmetkayse5023 Год назад
always go ahead brotha❤
@idiriscilmi2267
@idiriscilmi2267 Год назад
Ma khaan khaliil
@mursalducaalemohamed9732
@mursalducaalemohamed9732 Год назад
M,a pro
@thabqadasi
@thabqadasi 11 месяцев назад
Mahdsnid ha lagu arko
@user-ti7lm5um2f
@user-ti7lm5um2f 7 месяцев назад
@hanatAhmet-kg1rr
@hanatAhmet-kg1rr Год назад
Memories t shirt ✅
@yasindahir5091
@yasindahir5091 Год назад
Zxp I ka xeee
@safiyamohamed735
@safiyamohamed735 Год назад
Umu duniuya❤
@YusufAli-vg8vd
@YusufAli-vg8vd Год назад
Bro ramadan mubarak waaye ma aha ramadan karim
@onelove7853
@onelove7853 Год назад
Caadi waaye waa la dhihi karaa wax diidaayo malahan
@YusufAli-vg8vd
@YusufAli-vg8vd Год назад
Waa dhihi jirey aniga lakin arbi ma aqan dadbaa iyiri sidaas baa saxan marka walalkeen geedi sahan asaga naga bashee nasaxayo
@onelove7853
@onelove7853 Год назад
@@YusufAli-vg8vd Ramadaan wanaagsan adigoo dhahay lamid tahay dhib malahan
@jama_Ahmed
@jama_Ahmed 8 месяцев назад
Aad ban ku salamayaa sxb geedi sahan masar travel document ma lagu tagi karaa
@amiirmaxamed2149
@amiirmaxamed2149 Год назад
Ramadaan kariim iyo ma soo mani
@GeediSahan
@GeediSahan Год назад
Ramadan ka hor baan duubay
@amiirmaxamed2149
@amiirmaxamed2149 Год назад
@@GeediSahan garatay sxb
@faxaanfiyore1234
@faxaanfiyore1234 Год назад
M.allah
@bobena84
@bobena84 Год назад
Ahraamtan waa khatar
@HayatInspiration
@HayatInspiration Год назад
Buurta aad sii galeyso wlal anxiety ayaan ku dareemay SubhanaAllah ,
@user-js4jf8vi2e
@user-js4jf8vi2e 10 месяцев назад
Kkkkk
@ahmedabdi695
@ahmedabdi695 11 месяцев назад
Sxb thank you so much
@mohamedadan7815
@mohamedadan7815 Год назад
Hal yeey 💖 💓 💕 never give up 🙏🤍🤎🤍✔🫀💧
@Cabdiqaniqanciye7
@Cabdiqaniqanciye7 Год назад
🖤💯
@kediyemedia7562
@kediyemedia7562 6 месяцев назад
Tuunis ama tunisia jeclaan lahaa
@sadickmed-rk9me
@sadickmed-rk9me 3 месяца назад
Fircoon saxiibadii maxaa noo tusi weysay sxb from Djibouti
@mohamoudali6686
@mohamoudali6686 Год назад
❤❤
@axmeynurka
@axmeynurka Год назад
Azhari sharif waresi kasoqad aradeyda waxa barashadoda Adhigo raali ah wll
@barkhadibrahimmaxamed2404
@barkhadibrahimmaxamed2404 Год назад
🎉
@user-ep6ns8jb5m
@user-ep6ns8jb5m Год назад
Ninyahow musicka kadaa dhagaha umarona wanaxaram
@idiriscilmi2267
@idiriscilmi2267 Год назад
Waan booqdey ahraamaadka Gisa 1995kii
@nicolasotamendi9835
@nicolasotamendi9835 Год назад
Lagama somana mhamudow masar wdiga ka dhex shaaxayynaaya 😂mise vedio preramadan ahaa
@GeediSahan
@GeediSahan Год назад
Before Ramadan duubay walaal
@xiingecadeofficial6337
@xiingecadeofficial6337 Год назад
Salaxu diin al ayuubi markan maqly. Wan farxay waxan so xasustay marka schoolka ku dhigan jiray
@husseencagta7448
@husseencagta7448 Год назад
sxb naga daa erayada carabiga ah oo aad afsomaliga dhax galineyso
@hodanhadalwanaag95
@hodanhadalwanaag95 Год назад
I want to come there type tip😅
@nnpcat625
@nnpcat625 4 месяца назад
ahraantana xaala yiraah xarafka m col.miyaat tihiin
@jilacowshukrishilin2987
@jilacowshukrishilin2987 Год назад
odayasha masarida ka wareyso arimihii hore soomalia iyo xafaaradii ganacsatada 2 dal
@11naa44
@11naa44 Год назад
Ma jecla iney ka hadlan wayo carabta wa xasidiin oo weyna necebyhn
@bobena84
@bobena84 Год назад
Caadi ma aha muqaal Kan
@Drqool-pg1qr
@Drqool-pg1qr Год назад
Привет брат как у тебя дела, Это была хорошая передача, братан.
@idiriscilmi2267
@idiriscilmi2267 Год назад
Waxa la garan laayahay cidda dhistey ahraamaadka Giza
@user-nf9vl6es4v
@user-nf9vl6es4v 6 месяцев назад
Khufu and Khafre were kings of Egypt who built the pyramids
@MohammedadanAbdullahAadanAbdul
@MohammedadanAbdullahAadanAbdul 2 месяца назад
Dheh qabuuuro
@hamcumc4549
@hamcumc4549 Год назад
ام الدنيا مصر
@user-be5dz1sm2v
@user-be5dz1sm2v 6 месяцев назад
Aad baad ilbax u tahay
@jilacowshukrishilin2987
@jilacowshukrishilin2987 Год назад
Wareysi kasoo qaad dadaka masarida
@hamseubdy9826
@hamseubdy9826 Год назад
𝐦𝐧𝐬𝐡
@yousufibrahim1208
@yousufibrahim1208 Год назад
3:00 Europeans ku waxay dhahaan aliens 👽 baa dhisay markay macno u waayen siday u dhisan yihiin ahraamtu 😂
@Ahmedmahadcaruus
@Ahmedmahadcaruus 5 месяцев назад
Somali ba dhistay sxp
@socdaal3428
@socdaal3428 Год назад
مصر ام الدنيا
@Aflamta_filimada_afsomaliga
Aduunku inagu inaga askuumay faracintu hore na way cadeyen hoyada aduunka geeska afrika waye
@ridwanali6919
@ridwanali6919 11 месяцев назад
​@@Aflamta_filimada_afsomaligawllo runta mia
@sidiiqxuseenaxmed6473
@sidiiqxuseenaxmed6473 Год назад
Afurta saladhka badso maxamuudow😂😂😂😂
@aslimmohamed6891
@aslimmohamed6891 Год назад
6:42 wax lama caabo bisha ramadan-ka waye?
@GeediSahan
@GeediSahan Год назад
Ramadan ka hor baan duubay
@user-hf7cc8ju2x
@user-hf7cc8ju2x 6 месяцев назад
Sax
@PinaBinianimals
@PinaBinianimals 2 месяца назад
Hadaadbarto carabi iyo English dhalsho American ama Europe hesho meeshaadoon aduunka kusoo wareeg😂😂
@omarabdullah8958
@omarabdullah8958 4 месяца назад
Acw brother wan ku salamaya laakin why somaliland ad u aad8 wayday waad mahadsantahay
@QamarSacaaci
@QamarSacaaci 3 месяца назад
Asc scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Далее
Dalka ugu yaabka badan Adduunka Republic Uzupis
5:58
Smart Sigma Kid #funny #sigma #memes
00:26
Просмотров 6 млн
Waamaxay Cajaaibta 7 ah ee aduunka ? | Cajaaibta 7 ah |
10:41
WAXAAN BOOQDAY GODKII NABIGA  (SCW)....
23:02
Просмотров 66 тыс.
waa sidee dalka romania - Qaybta 1aad
14:06
Просмотров 84 тыс.