Тёмный

Safarkaygii Somalia maxaa dhacay wakan ee dhagayso 

Maskaxdii Dunida
Подписаться 82 тыс.
Просмотров 11 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 90   
@MaskaxdiiDunid
@MaskaxdiiDunid 7 месяцев назад
WhatsApp ONLY: +1 699-300-1567
@hamsehashi33
@hamsehashi33 7 месяцев назад
Kkkkk wlhi beerka i xanuunay sidan u qoslayay wll Sahraay gaaladu inamay barin dhaqanka ah: in Rag iyo dumar aanay isku milmin oo is dhex gelin lkn waxa ina bartay Diinteena Suuban ee dhaqanka wacan✅ gaaladu yadaa Diinteena ka qaadatay oo inaga min-guuriyay! waa iga baraarujin uun wllo Sahra🙏🙏🙏
@mohamudabdi5130
@mohamudabdi5130 7 месяцев назад
Todobaatan jir caruur iska dhigaya qurba joogtaa lagu arkaa halkii ay shalay ka tageen markay shan sano ka maqnaadaa n iyagoo wax kale iska dhigaya ayay soo noqdaa
@user-ql1io9pt3t
@user-ql1io9pt3t 7 месяцев назад
waa nacabka somaliland neceb ee islaamuhu inoo keeneen waxaynu dhalnay dadkaa naxligu kabuuxo
@AthmadeyJogow-vf2gw
@AthmadeyJogow-vf2gw 7 месяцев назад
MARKAY TAGTAY WAXAY TIRI AFSOMALIGA WAAN ILAAWAY
@anabhusseun6502
@anabhusseun6502 7 месяцев назад
I went to Hargeisa I never experience something like that.😂😂😂😂
@mohamedguled9075
@mohamedguled9075 7 месяцев назад
Sheekadaada markaan arkay waxaad u muuqataa inaad weligaa baadiyaha fog adhi ku raacijirtay dabeedna admardhoof tahay sida tii dhowrka bilood tuulada tagtay dabadeedna la yidhi orod caddays adhiga ka soo lis ee orgiga Caanaha ka raadisay ee tidhi ridu ma dhiiqayso naa meeshu waa meeshaad shalay adhigu ku raacaysay
@user-ql1io9pt3t
@user-ql1io9pt3t 7 месяцев назад
waa nacabka cadaawadu ka buuxdo ee islaamuhu inoo dhaleen eee nacaybka somaliland kabuuxo haday dadfiican yihiin hooyadood ayaa lajoogi lahayd
@abdiosman1308
@abdiosman1308 7 месяцев назад
Waxaan kuu saxayaa: 1 - muraayadaha indhaha waxaa la yidhaa Okiyaalle not wakiyaalle. 2 - Boosteejo ha odhan Isbaaro. Boosteejo waa Bus Stop
@Rghtman308
@Rghtman308 7 месяцев назад
Purusunal Space ❎️ Personal Space ✅️
@lulafarah2038
@lulafarah2038 7 месяцев назад
Asc walahi waxad shgeyso waa runta elephant ayey kaaga bilabenee lacagta ay ku cashurayaan ayey inte kaa qataan ayey warqad waxey ku soo qorayaan wax kale musuqmaasuq Al maxey wax isdaba mariyeen somaliya qorba joog waa looteshtey is ilaaliya.
@foossamatar7855
@foossamatar7855 7 месяцев назад
Asc wwb maasha Allah tabaarakalah jazaakallah kheyr abaayo wax badan ayaad soo aragtay ,marna waan qoslay marna waan yaabay anigu muddo dheer ma begin dalkii laakiin waan la soconaa waxyaabo badan dalkeenna qurbaha waxay na moodaan dad aa waxba la socon ,thanks sis ❤
@user-lt4bl6yb6m
@user-lt4bl6yb6m 7 месяцев назад
Somalia tagay bishii 7aad waxaan ku soo arakay maba ka sheekayn karo anoo yaaban baan kasoo tagay🙃
@sabaahhersi1909
@sabaahhersi1909 7 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂 waan kula aarkay Sahra kine
@ikhyarali4189
@ikhyarali4189 7 месяцев назад
msha alh mama sahra alle hakuxifdiyo
@asadabdallah4733
@asadabdallah4733 7 месяцев назад
ABSOLUTELY. WAA KUGU RAACSANAHAY WALAAHI WAA ILA ARAGTEY ZAHROY NIN BAA SAR DHEER DHISANAAYO ALBAABKIISA HORTIISANA QASHIN AYAA YAALLA…… YOURE ABSOLUTELY RIGHT . ILAAHEY HA INOO WANAAJIYO DALKA.
@khadija-zy3zc
@khadija-zy3zc 7 месяцев назад
Wallaahi waa Runtaa wll,😂😂 aniguba qurba joog ayaan ahay oo markii iigu horeysay ee aan kunoqday wadankeenii waan kayaabay dhaqan xumada dadkeena .markaas ayaan waxaan kufakarey waar masidaas ayaanu waligayo ahayn mise dadkii ayaa xumaa day?
@fadumoashur8770
@fadumoashur8770 7 месяцев назад
Sahraay waan qoslaay walaal waa ku salaamay salaan saree
@hawamaxamud3869
@hawamaxamud3869 7 месяцев назад
Sahra kiin kheyr badan allah ha ku siiyo waxaad sheegeyso waa Runtaa.
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 7 месяцев назад
Mashallah Mashallah Mashallah abayo 👍 👏 ❤️
@ayanabdiqadir9040
@ayanabdiqadir9040 7 месяцев назад
Meeshan ba day ee ay ka sheekeyneysaa waa meeshee?2004 ilaa 2021 waxan bishii 3 jeer ku tegi jirey hargeysa ilaa burco askartu 1000 shilin bay qaataan hadii aanu haynina gaadhiga soco bay yidhaahdaan
@salmacadey7548
@salmacadey7548 7 месяцев назад
Waa run hbo Anaa somaliya jooga saas weeye runta lama qariye😂😂
@nuraaskar2146
@nuraaskar2146 7 месяцев назад
Qiso cajiiba ayaan hayaa ee isoowac ❤️💚👍✅😀
@user-lq7sg8xf5o
@user-lq7sg8xf5o 7 месяцев назад
Asagaa kuu balamiyay e muqdisho waxad shegeyso kama jiran e beenta iska dhaaf mar walbey qurba joogta yimadan😂😂😂😂
@user-oh2yq6ub3j
@user-oh2yq6ub3j 7 месяцев назад
Been muqdisho amaa tétât waa meesha ugu xun meel kasta askari ayaa taagan xataa maali diyaar adoo waa idatagtay sideey iigu dhegenaayeen lacag meeshaad marto waa lacag
@abdifatahabdullahi1863
@abdifatahabdullahi1863 7 месяцев назад
Waa runta Sahray
@hakemaali5055
@hakemaali5055 7 месяцев назад
😂😂😂😂 Run BADANAA ❤❤❤
@amirahabdulqadir9836
@amirahabdulqadir9836 7 месяцев назад
Asc maashaaa alaaaah loga tem sub xanalaa mogta Walahi malidhaweyd ankuweydinayey magacaga iga gabiyey Mashaaa alaaaah hagasonoqtey walashey ❤ ❤❤❤
@ubahadow7662
@ubahadow7662 7 месяцев назад
Its true 👍
@NimcoAbdi-sd6ep
@NimcoAbdi-sd6ep 7 месяцев назад
😅😅😅😅
@shaj5029
@shaj5029 7 месяцев назад
,🤣😂😆 Sahara waa igaqoslisay anahada ba islaha caruuta sobar wadan kii
@saabrinabdi6330
@saabrinabdi6330 7 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@foziasaid477
@foziasaid477 7 месяцев назад
Reer baadiye. London tagey
@nuraaskar2146
@nuraaskar2146 7 месяцев назад
❤❤️💚👍✅😀
@foziasaid477
@foziasaid477 7 месяцев назад
Walaalo iisilaali Waa qalaad hadalkagu
@waryes39
@waryes39 7 месяцев назад
😂😂😂😂😂runta waa nolusha aduunka my sister ❤❤❤❤❤❤❤...
@sabaahhersi1909
@sabaahhersi1909 7 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂😂 waad soyaaabtay
@princesshawd6859
@princesshawd6859 7 месяцев назад
Labadi sanoba marban baxna dhibato way jirta lakin balayada ilahay nama Tusin dacaayad heer reer miyi ah weye tani
@Am_abdalla
@Am_abdalla 7 месяцев назад
Ma runtaa ku dhibtay ilaa hargeysa iyo burco saas bay gaadhiga lacag uga guraan waa tuug ilaahay ka furtay sahra waa runteed
@buraale134
@buraale134 7 месяцев назад
​@@Am_abdallama reer burca sahra wll
@Am_abdalla
@Am_abdalla 7 месяцев назад
Haa waa gabadh habaryoonisa adeer
@buraale134
@buraale134 7 месяцев назад
@Am_abdalla mashallah thanks bro
@dekosharaf6823
@dekosharaf6823 7 месяцев назад
Somali land wey dhisantahan islahaye masidasbaa xamar baba dhanta markase
@user-ke6xn7df2l
@user-ke6xn7df2l 7 месяцев назад
Kkkk👍👍
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 7 месяцев назад
Asc abayo Sarah kiin Mashallah Mashallah ❤❤❤❤❤❤❤❤
@dekdekow
@dekdekow 7 месяцев назад
😁qashinki magalada kusoodhameyni😂😂😂
@bashiressa2999
@bashiressa2999 7 месяцев назад
Walaahi Waan Qoslay
@faizamohamed1
@faizamohamed1 7 месяцев назад
Hahaha mesha mavio caadiya jogto
@user-mn3tq5vk2z
@user-mn3tq5vk2z 3 месяца назад
Meshan wa waqooyiga hargeisa dhulkas waye walagu jabay lcg fcn ma qatan wa dad qaad &sigaarka xoog u isticmala
@Rghtman308
@Rghtman308 7 месяцев назад
Purusunal Space😂😂😂
@Somali450
@Somali450 7 месяцев назад
Wallo single ma thy ❤
@bilan321
@bilan321 7 месяцев назад
Waaa waxaan kabadali laha hadan wadaanki adii laha😂😂 nadaam mayaqanan wlhii
@ruuney7083
@ruuney7083 6 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂
@samiraali1770
@samiraali1770 7 месяцев назад
Waa runtet xaga nadamka Ana malin mesha tagay 1 sac baan tagna sidii qofkasta iga hormarayay markii danbe bay aniga igu dhehen ma qof waxkasiyihin baad tahay dadku waxay raban wacyi galin tankele wadanka hada waxa unadan dad miyigi kasoo xoroday waxa magalo kudhashay waba yar yihin
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 5 месяцев назад
Waxba dhagaysan mayno somalia Hadaad u dhaxday waa yeelkaa
@mrali3601
@mrali3601 7 месяцев назад
Safka iyo nidamka aad Yurub ku aragtay dhib iyo marxalado bay u so mareen iyo in dadka xanuun lagu baro
@maryannur4299
@maryannur4299 7 месяцев назад
Wadankaga iyo dadkaaga inaad wax ka sheegto hadane waxan jirin inaad sheegto waa kugu ceeb soomaaligaad ka hadle ma garan anaga qurbo jognay 30 sano wadanki markan tagnayne waxad sheege ma anan araag
@abdulbasidsalah2591
@abdulbasidsalah2591 7 месяцев назад
#maryan nairobi 🇰🇪 lagama shekeynayo abaayo 😂😂😂
@fahiimae7336
@fahiimae7336 7 месяцев назад
Hayee ? Intii wacanayd ayaanu sugaynaa 😂
@WardaaweesSheekh-kb5lr
@WardaaweesSheekh-kb5lr 7 месяцев назад
😅😅😅😅😂😂😂😅🤣🤣🙂🙃
@khadijac9841
@khadijac9841 7 месяцев назад
Walee soomaali lagayaab nadaam daro
@degan4
@degan4 7 месяцев назад
Waad iga qoslisay😂😂😂😂😂😂😂
@user-xo6ob6st8c
@user-xo6ob6st8c 7 месяцев назад
eedo wxn kuwaydin lahaa sidee garoobadu suuq ku heli karaan
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 7 месяцев назад
Hhhhhhhhhhh Hhhhhhhhhhh 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👏👌
@yasminqueen2454
@yasminqueen2454 7 месяцев назад
🥰😂😂
@foziasaid477
@foziasaid477 7 месяцев назад
Walaalo marked wax shegeyso wa inaad cilmiledahey
@user-mo1gr6wy7h
@user-mo1gr6wy7h 7 месяцев назад
Mama,midna,ku,dar,qurba,keliya,ha,u,warming,kuwa,kale,oo,afrika,jooga,warhead,sheegayso,gaarsii,arintu,qurba,keliya,machan,ogow,sidra,mida,kale,waxa,qabiilka,dahab,ka,dhigey,waa,kuwa,qurbaha,ka,yimid,sidra,la,soco
@user-jh9il9rb6y
@user-jh9il9rb6y 7 месяцев назад
Sahra wax latus 😂😂
@user-cq4zo7vr1c
@user-cq4zo7vr1c 7 месяцев назад
😂😂😂😂Waa runteed
@khadijac9841
@khadijac9841 7 месяцев назад
😂😂 sahray walalahayga qurbajoogta qolqol joogtu walaalahaa maaha miyaa 😂😂okay then 😂😂
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 7 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂😂
@NimcoAbdi-sd6ep
@NimcoAbdi-sd6ep 7 месяцев назад
Wax bad aragtay😅
@aminahussein2242
@aminahussein2242 7 месяцев назад
Subxanallah imika maxaanu kaa qornaa
@ayanwarsame7044
@ayanwarsame7044 7 месяцев назад
Kkkkkkk waxad iso xasusisay bari aan hargeyso tagay on 🇬🇧 uk katagay wiilyar aan habaryar uahay isbital geyey number banqatay san mesha ufadhiyey qof iyeray majirin marki dambo dr orodban ugalay anoleh san xaqmahan dr wu ifahmay wu irali geliyey
@user-kl5wm8up4w
@user-kl5wm8up4w 7 месяцев назад
😅😅qashinka lawarejiyay
@user-oh2yq6ub3j
@user-oh2yq6ub3j 7 месяцев назад
Waaruntaa dadoo tagan ayaa dushaada gacanta laga taga ayaa waa lagu dardarayaa
@Halgame334
@Halgame334 7 месяцев назад
CAJIIB DALKENI HAWL BAA TAALA ADAGG
@foziasaid477
@foziasaid477 7 месяцев назад
Walaalo waxaad they qof aan wabaran dinta islaamk baro
@monasuja6232
@monasuja6232 7 месяцев назад
Wasaqda lawadasheeg ish
@nayomia3267
@nayomia3267 7 месяцев назад
Zahra kin naga daa dacayada😂 From 🇩🇯
@khadijac9841
@khadijac9841 7 месяцев назад
😂😂 ishabeeya walaahi waarunteed Sas ayaa nagudhaca
@nafisoomar4780
@nafisoomar4780 7 месяцев назад
Wlhi qosol iguma harin
@Xassan86
@Xassan86 7 месяцев назад
Waxaan maqli jiray ceeb looma dhinto, malaha taas innaga soomali unbey naquseysaa dadyowga kale umataal
@maryannur4299
@maryannur4299 7 месяцев назад
Soomaaliya wan tagna waxad sheege ma anan arag
@user-bx9zz7oz7p
@user-bx9zz7oz7p 7 месяцев назад
Boosteego⁉️
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 7 месяцев назад
So disgusting 😂😂😂😂😂😂
@foziasaid477
@foziasaid477 7 месяцев назад
Waxn kaga baqyaa in xanun kugu dhaco waad kaftey
@user-cf1kp5eg8k
@user-cf1kp5eg8k 7 месяцев назад
jow kow now habartan wa cilaaj bay kaso baxsatay mise wa jaaaajuuus wajigeega nacalaad ba ku taaala wana big beenaley wa lo jeeda jow kow now hadana bow
Далее
Mucjdii Aduunka Watan soomaaliyee
13:45
Просмотров 585
Самое неинтересное видео
00:32
Просмотров 1,3 млн
IT'S MY LIFE + WATER  #drumcover
00:14
Просмотров 22 млн
Я ЖЕ БЕРЕМЕННА#cat
00:13
Просмотров 543 тыс.
Sabaayad Jilcan Saa Loo Suubiyo | Team_Isha
9:35
Просмотров 1,9 тыс.
MAALINKI UGU DANBEEYAY GEELJIRONIMADAYDI!
28:07
Просмотров 10 тыс.
Самое неинтересное видео
00:32
Просмотров 1,3 млн