Тёмный

SAFARKII UGU NAXDINTA BADNAA EE AANU GALNAY 

Подписаться
Просмотров 648 тыс.
% 35 740

Опубликовано:

 

13 сен 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 2,5 тыс.   
@ogaansho
@ogaansho 2 года назад
Safar dhiiranaan badan leh , waad sigatay is ilaali mudane .
@cabdikariinismaciil2100
@cabdikariinismaciil2100 2 года назад
Ogaasho legend 👑
@jubayryare7070
@jubayryare7070 2 года назад
Sowkan odaygii 😂😂😂
@abdishakurqaasim9793
@abdishakurqaasim9793 2 года назад
Ogansho legend 🥰
@Xariif_1
@Xariif_1 2 года назад
Mudane wajigaan caaliyada ah natus 😀
@MUBAARIK___MMC
@MUBAARIK___MMC 2 года назад
Ogaansho keep going bro from gobolki raga 👍
@maaweell
@maaweell 2 года назад
Safar Naxdintiisa iyo dalxiiskiisaba watuu ahaa ❤️
@caaliyaofficial7974
@caaliyaofficial7974 2 года назад
Wll malin I kexeeya🌎♥️
@Jookar.official
@Jookar.official Год назад
Alla Ba'ay oo ba'ay
@daadirhaajiahmed4153
@daadirhaajiahmed4153 2 года назад
Degaan nabad ah aat hesataan Allaha idin barakeyo From mogdisho 😍😍
@sakariyedayib1491
@sakariyedayib1491 2 года назад
Amiin wll mudane alle nabad buuxda ha idin siiyo from burco
@younesismannhusein738
@younesismannhusein738 2 года назад
@@sakariyedayib1491 wad ma hadsantahy wll
@cherishanzi446
@cherishanzi446 2 года назад
Idiinkana alle haydiin keeno nabad wartaw
@daadirhaajiahmed4153
@daadirhaajiahmed4153 2 года назад
@@cherishanzi446 Aamin wll
@ilaymaxamed1946
@ilaymaxamed1946 2 года назад
Aamiin walal idina eebe nabad haydin siiyo aamiin
@hudaahmed706
@hudaahmed706 2 года назад
Maxamed is amazing and absolutely love his personality waa qof wanagsan ilahay ha sharfee ❤️👑
@cabdijapaarmuztave7597
@cabdijapaarmuztave7597 2 года назад
Muhimadu waa Inan NABIGA KU SALINA ZCW💯🥰
@KadanMahmoud
@KadanMahmoud 2 года назад
Scw scw
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 2 года назад
Sallalaahu caleyhi wasalam💔
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 года назад
Csw csw csw
@suhaybsabca7952
@suhaybsabca7952 2 года назад
Scw Scw Scw
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 2 года назад
Scw scw scw scw
@suhaybmuxumed1933
@suhaybmuxumed1933 2 года назад
Mohamed is a good man he welcomed you and i really liked his personality and our good somali culture say we should get better
@mohammedahmedfarah6894
@mohammedahmedfarah6894 2 года назад
Absolut waa nin wanaagsan
@astrodaproducer
@astrodaproducer 2 года назад
Get better what!?...
@tamerlanibrahimibrahimtame3052
@tamerlanibrahimibrahimtame3052 2 года назад
Mohamed waa somali dhabaa Masha Allah ilaw SOMALINIMADa no barakey
@suhaybkobciye9265
@suhaybkobciye9265 2 года назад
Exactly
@nimcocabdi2813
@nimcocabdi2813 2 года назад
Walaalo dalxiis badanida waa IGA kaftan Alla jecliya dalxiiska waddankayga
@mawiabashir3230
@mawiabashir3230 2 года назад
I’m Sudanese I don’t understand your language but still love your contents
@younesismannhusein738
@younesismannhusein738 2 года назад
But you can understand
@guledhassanhaji8570
@guledhassanhaji8570 2 года назад
we love sudanese as well, welcome bro.
@hamdahassan1360
@hamdahassan1360 2 года назад
Welcome we respect our Sudanese brothers👍👍💙💙🇸🇴
@shabeelweheshade4297
@shabeelweheshade4297 Год назад
Gaadhi habeenkii inaad Yara kulaylisaan ayay ahayd
@cumarmaxamed5643
@cumarmaxamed5643 2 года назад
Wiilkaa Sida Fiican idiin Sooryeeyay Allah Miisanka Xasanaadka Ha Ugu Daro Ducadii Dadkaba Wuu Helay Insha Allah. Qaysna Waxan Ku Odhan Lahaa Wiilkaa Adna Si Fiican Mar U Sooryee
@umalkhayrhassan5293
@umalkhayrhassan5293 8 месяцев назад
❤❤❤
@khadardugul1686
@khadardugul1686 2 года назад
Zxipayal ninkan 1m buu u qalma lkin 140k bu tagan yahy ninka halo shere gareyo zxipayl 💘😻💜
@mahadabdilahi911
@mahadabdilahi911 2 года назад
Waa rijaal iga wala sxb Somaalidu waxay ka hesha madhaxlayaasha RU-vidr ka ogow ogaansho qays Xusen kurdi
@khadardugul1686
@khadardugul1686 2 года назад
Wlhy zxp wa kula arky #maanta haduu ahn laha kuwa dadka ka dhexshaqeya 700k ba la garsin laha le
@suleimanyasin6199
@suleimanyasin6199 2 года назад
Waa runtaa. Wuu gaadhi intaa iyo in ka badanba, insha allah.
@Sara-hx8wu
@Sara-hx8wu 2 года назад
Ha wlhi wax badan uqalma 🥰
@hodanhappyahmed9618
@hodanhappyahmed9618 2 года назад
Insha alh guul wll qays
@hamdahassan1073
@hamdahassan1073 2 года назад
Masha allh maxamed waa ninwanaagsan si waagsan buu idiinla dhaqmay🥰🥰🥰🥰
@xanaanhassan9653
@xanaanhassan9653 2 года назад
haa waa wiil gob ah
@ayaana4673
@ayaana4673 2 года назад
dadkeena rer miygi wago🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@to2557
@to2557 2 года назад
Ragnimo wllhi ikama tageysaan buu dhahay .....our culture is amazing..🌶🖤🖤
@imanhassan6488
@imanhassan6488 2 года назад
Masha Allah absolutely beautiful, our culture is Amazing and our people are welcoming and share with what ever they have. I always say Somalis are one big family, masha Allah we should be proud ❤️
@yurub5288
@yurub5288 2 года назад
Mashallah Dhalin yarada somalilaan waxasi waa ANABA ilahay HAYDIIN SIYADSHO ✊✊✊❤❤❤❤❤
@asmacabdi2263
@asmacabdi2263 2 года назад
آ امين
@asmacabdi2263
@asmacabdi2263 2 года назад
Shuran wll idinkana nabad Allah haydinsiiyo
@rodajama7459
@rodajama7459 2 года назад
Mansha allah nabadu waa waxaad soomaali dheertihiin alle haydin siyaadsho
@davidjohn1285
@davidjohn1285 2 года назад
Aamiin aamiin walaalo. Soomaali oo dhan ilaahay nabad buuxda iyo barwaaqo ha siiyo.
@ganishire5872
@ganishire5872 2 года назад
Hal qabiil waaye saasaa ugu wacan waa lays wada yaqaanaa
@foziayusuf1439
@foziayusuf1439 2 года назад
@@ganishire5872 kaxunta
@asmahussein4275
@asmahussein4275 2 года назад
@@ganishire5872 in aad ka xuntay waa macquul ee Somaliland baro inta qabiil ee dagta intay ka kooban yihiin indhaha haska ridine lax baa tahee se hana cawriyin 🔪🔪
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 2 года назад
Maansha Allah si gobanimo ku dheehan tahay ayuu wiilkaasi idin marti sooray waaka caanihii geela idin lisay Allah yacisak vlog aad u qurux badan 🥰
@samera5805
@samera5805 2 года назад
somalida hantideedu waa reer miyiga allah ha noo daaye marti socotaba haday arkaan neef ayaa loo kala tuuraya mashalah ❣️
@kamiilahkulmiye1755
@kamiilahkulmiye1755 2 года назад
First comment today wn ku slamy wll qys qyser keep going I.Allah 🥰🙏
@dhalinkaabechannel
@dhalinkaabechannel 2 года назад
Qays qaysar wllhi legend wuxuu dadka tusaya dhaqankii soomalidee hore xata sida uu ninku u tilmaamayo ayaa amazing ah wllhi keep going brother allah protect you
@hodojama1798
@hodojama1798 2 года назад
Maxamed waa gob gobi dhashay wallahi. Masha Allah🥰🥰
@gethappywithnature5111
@gethappywithnature5111 2 года назад
Mansha Allah waa gobanadii dhaqanka soomali qof baahani ma dhaafo reerka uu uyimi😍😍😍
@ahmedcawad5171
@ahmedcawad5171 2 года назад
Hi
@arraweeloessa8347
@arraweeloessa8347 2 года назад
Masha Allah. Waa qof Wanagsan Wiilkaas Maxamed dadnimo ayaa ku beeran 🥰
@amunibrahim5311
@amunibrahim5311 2 года назад
Maxamed waa gobonimadii oo qof ah rabbi haxifdiyee❤❤❤
@TheMoustafafarah
@TheMoustafafarah 2 года назад
Despite living in a very harsh environment, Badiye hospitality can't really be equalled. Real people with real Heart Masha ALLAH!
@sahroahmed4485
@sahroahmed4485 2 года назад
Walhi funny ayaadtihiin waan idin wataa abtiyaal hhhh
@abuabdulah1668
@abuabdulah1668 2 года назад
Best RU-vidr by far , I don’t mess any uploads form this channel, thank you for showing us our beautiful Land bro
@sahrojama1056
@sahrojama1056 2 года назад
Alla soomalidu dhaqan ficanaa Oo gobsana❤❤❤❤
@ahassan1205
@ahassan1205 2 года назад
Maxamed is the man of the match whats a hero❤️❤️
@sahalsahnuuni1935
@sahalsahnuuni1935 2 года назад
Maba jiro muuqaal aad soo dhigto oo idhaafa, muuqaaladaadu waa iiga duwanyihiin kuwa kale awoowe hore usoco.💪🏽🙏🏽👏🏿👌
@fardowsaahmed4302
@fardowsaahmed4302 Год назад
Awoowgaa miyaa
@aminaali2771
@aminaali2771 2 года назад
Mohamed is a beautiful spirit MashaAllah
@saidmoussa9930
@saidmoussa9930 2 года назад
This young man video contents as well as its execution is world class.
@shugriahmed926
@shugriahmed926 2 года назад
Manshalah rer somalilnd dad goba wan idinsalamey abtiyaaal ❤️❤️❤️💉💉 from hiiraan muqdisho gobaad tihin abtiyadey rershiikhisixaaq❤️❤️
@nimcocawl7144
@nimcocawl7144 2 года назад
Inabti we love you 😘
@shugriqali5248
@shugriqali5248 2 года назад
M.a hobo sidoo kle wan ku salamaynaa
@mohamett_hassan_official2355
@mohamett_hassan_official2355 2 года назад
Abti Love U
@hibaaqkhadar410
@hibaaqkhadar410 2 года назад
Hpo MCN🥰🤚
@XamdaCismaan-in6jp
@XamdaCismaan-in6jp 6 месяцев назад
Habo guuleso ❤❤❤
@learneasy4008
@learneasy4008 2 года назад
Heesta igu socota safar hore buu isoo xasuuusin aan la galay the one and only jaceylkeygii hore🥰🥰
@hamdacali5844
@hamdacali5844 2 года назад
Mahamed waa gob walalo inankasi xidhidhi oo la noqo walalo dhab ah ❤
@abdiwakilismail2073
@abdiwakilismail2073 2 года назад
You’re different from other youtubers keep it brother 🔥
@hodangafadi9374
@hodangafadi9374 2 года назад
Indeed he's different from other RU-vidr for sure in a good way
@hanimuqtaar6108
@hanimuqtaar6108 2 года назад
jk
@ayanhassan9982
@ayanhassan9982 2 года назад
😑😑
@GalaGymka
@GalaGymka 2 года назад
Masha Allah Ha ilaabina ninka isku magaca nahey maxamed Abdilahi jaamac ninkaa idin soorey Magalda keeno markiina soo dhaweeya ilmaderyaal Waa nin ragga!
@dhaqanesedow300
@dhaqanesedow300 2 года назад
War ninku gobsanaa wallee waa soomalidii layaqiinay masha Allah
@hajjimohamed1317
@hajjimohamed1317 2 года назад
keep up the good work walal abdirahman u are promoting our good culture nd presenting the world a nice view. thanks walal u r another level 🙏🙏❤❤.
@skillhup_Som
@skillhup_Som 2 года назад
Gacal isma ciririyo Maxaxmed Waa Gobamimadii oo Qofa❤
@intasamahajecelofficial8710
@intasamahajecelofficial8710 2 года назад
Fanaanaddu waa saynab cige, ee maha sahra cige my brother qays qayser❤✊
@Ismael_xayo
@Ismael_xayo 2 года назад
Nin aan dhul marin dhaayo maleh Keeping going bro ❤
@nawalhassan4470
@nawalhassan4470 2 года назад
9 sano miiga ma arkin😢long time wlhi thank you so much king 🤴
@Landers2024
@Landers2024 2 года назад
Unadulterated Somalis. The beauty of Somaliland. Truely the land of the brave and home of the free.💚🤍❤️
@fathikhadar7802
@fathikhadar7802 2 года назад
Alhamdulilah
@arka3676
@arka3676 2 года назад
Home of the free
@aishaomar2695
@aishaomar2695 2 года назад
@@arka3676 Were not free from Allah, Alhandulillah!
@KhalidAbdi1
@KhalidAbdi1 2 года назад
Amazing wllhy🙆‍♂️ waa rag wax walba adkaysigeda leh nin aan dhul marin dhayo la'a👍👍
@awo_officiall2642
@awo_officiall2642 2 года назад
keep going bro we all appreciate you bring more videos from our mother land
@nassirm7040
@nassirm7040 2 года назад
Mohamed wuxu ixasuusiyay gobonimada, geesinimada, isku kalsoonanta, iyo deeqsinimada ay somalidu aduunka kale kaga duwantahay. Ilaahay haku xafido adeer hana kuu barakeeyo xoolahaaga iyo reerkaagaba.
@hannadiamond3643
@hannadiamond3643 2 года назад
Reer somaliland Mel waloy jogan gobanimada walagu yiqiina❤️
@mohamedjama6062
@mohamedjama6062 Год назад
Dear Hanna, we love you so much❤😍
@ahmethbeanzofficial547
@ahmethbeanzofficial547 2 года назад
Alla Ba'ayoo Ba'ay, QAYS QAYSAR LEGEND😆 Gobtii Martida Soori jirtey Ayaad la kulanteen👏👏👏
@khaliddeeq2859
@khaliddeeq2859 Год назад
Haa wlahi
@Dr.HusseinEid
@Dr.HusseinEid 2 года назад
Mansha allah youtuber kan hala taageero quruxda wadanka ayuu soo gudbiyaa
@ronaldosleftfoot526
@ronaldosleftfoot526 2 года назад
Best Somali RU-vidr by mile. Keep it up inader and teach about our beautiful country Somaliland to the world 🌎
@jamafitness6047
@jamafitness6047 2 года назад
The one and Only QEYS and his team, I appreciate you for this work❤️
@ahmedzaki3452
@ahmedzaki3452 2 года назад
Safarki oo qofa😂❤
@cabdikariinismaciil2100
@cabdikariinismaciil2100 2 года назад
👎
@abdiasis2428
@abdiasis2428 2 года назад
Walhi waan uxiisay wadankayga, nolosha miyigu waa nolosha aduunka ugu macan, I miss my beautiful country somaliland ❤❤❤😭
@ducofilms5749
@ducofilms5749 2 года назад
Maasha allah Dhulkeena nimcaa fadhida Alle ha barakeeyo maxamed❤ Qayz qayzer another level❤🙏
@aiys11
@aiys11 2 года назад
Hesta adan ka bartay vlog hore samasay.😊 nothing more calming and beautiful enjoying the nature and beauty of the land😌💚 bring some Cano gelo with you🤌🏼
@abdirisaqbookh1873
@abdirisaqbookh1873 2 года назад
Dhiil caano iyo xoogaa garow ah kusoo dhawow
@dontworry1396
@dontworry1396 2 года назад
@@abdirisaqbookh1873 hessta magaceed
@zeytushihena2521
@zeytushihena2521 2 года назад
.
@abdirisaqbookh1873
@abdirisaqbookh1873 2 года назад
@@dontworry1396 heesta magaceeda waxa la dhahaa "Haybad waxad ku leedahay dhulkaaga Hooyo".
@dontworry1396
@dontworry1396 2 года назад
@@abdirisaqbookh1873 mahadsanid zhp
@sakariyezhabeel7275
@sakariyezhabeel7275 2 года назад
Mansha allah dadkeena reer miyigu waa dad gob ah ❤❤ inankaana ilhy ha ubarakeeyo xoolihiisa
@ayanahmed4148
@ayanahmed4148 2 года назад
Ninkan mohamed gobsanaa
@hamzaabdihakim9718
@hamzaabdihakim9718 2 года назад
#QaysQeyser:' "Iam just a simple guy who leads a simple life"❤ KEEP CREATING BRO
@zakissak3868
@zakissak3868 Год назад
Franchement la tradition somali est basée sur le partage et de bon sens. C'est vraiment agréable à regarder le socle de notre existence...!
@esmahan143
@esmahan143 2 года назад
Masha allah maxamed abdullahi jamac🥰🥰
@therealcherif
@therealcherif 2 года назад
Best vlogger qeys qayser😇😍🥰
@abdirsaksaid2903
@abdirsaksaid2903 2 года назад
Ragu magaca youtuber waa wada sitaa lakala wacanse guulayso sxb adiga iyo asxaabta kalaba❤✌
@halimamohamed1302
@halimamohamed1302 2 года назад
Honestly i really loughed when he said alabay oo bay.🤣🤣
@Engkafi
@Engkafi 2 года назад
Masha Allah marti soor fiican buu idiin sameeye walaal Maxamed adinkana qays iyo asxaabtiisa dhul iyo dad wanaagsan oo kala gadisan bay ina bareen Allah idiin xafido walaalo qaali ah🙏
@legendfuadherro3912
@legendfuadherro3912 2 года назад
mnsha Allah muhiimadu waa inay somaliland Dal somali ka madax banaan tahay 💚🤍❤
@hamdiapdi8145
@hamdiapdi8145 2 года назад
No
@legendfuadherro3912
@legendfuadherro3912 2 года назад
@@hamdiapdi8145 inaad ka xuntahay waa macquul qadaadwaynoow
@abdalaali6591
@abdalaali6591 2 года назад
Waxaas meelaha kala tag Lagamaba hadlayne
@legendfuadherro3912
@legendfuadherro3912 2 года назад
@@abdalaali6591 Qadaadkaa kuwaayin waan ku arkayaa de 🤣🤣
@mohomedjoker4006
@mohomedjoker4006 2 года назад
@@abdalaali6591 ilmo qarax anas waso kuli
@iisheheneb811
@iisheheneb811 2 года назад
Wad iga qoslisay wlhi Wan uxiisay dalkii hooyo....🥺 Keep up wll qays qaysar🙂
@yahyehussein
@yahyehussein 2 года назад
Dalkii aynu mar u wada dalxiis tagno
@ahmedzawaaj4293
@ahmedzawaaj4293 2 года назад
Maweel waa zxp wanagsan illhow iska daa🥰🥰🥰
@nouraden4755
@nouraden4755 2 года назад
Never tired his vedio go forward brother 🌹
@zimbayare5554
@zimbayare5554 2 года назад
GopanimaDa somaliDu wa dadka miYaGa joGa wlhi martiDa xagodana lagama maro♥️🌍
@abdifatahabdirashedmohamme4895
@abdifatahabdirashedmohamme4895 2 года назад
Mansha allah dhaqankeena iyo dhulka soomaliYeed ficanaa dadka ree miyigaana Gobsanaaa🥰
@saidasultan6826
@saidasultan6826 2 года назад
Fariid Yar Mansha allah Tabarikallah 👏👏👏👏👏
@mohamedabdiaziz4398
@mohamedabdiaziz4398 2 года назад
safarada habenkii ah soo badi sxb wlhi video gan aad iyo aad bu igu socday💪🏽💪🏽💪🏽keep going brother
@dmohamed
@dmohamed 2 года назад
Masha Allah gobonnimada Alle ma wada bixiyo, Maxamed gobonnimo iyo deeqsinimaa Alle isugu daray, Rabbi haka abaalmariyo.
@axalwoibrahim5876
@axalwoibrahim5876 2 года назад
Mansha allah inan dhaqanyaqaana oo deeqsi ah ayuu ilahay idinla kulmiyay oo si fican idin soray intu awodayay idinkuna aad bad ugu mahadsantihin intad nala wadagten safarkina xiisaha lahaa.
@cazaanyomedia1829
@cazaanyomedia1829 Год назад
Somalinimo reer miiga waa dad somalida jecel masha allah🇸🇴❤️🥰
@DelPiero-nv5ub
@DelPiero-nv5ub 2 года назад
MashAlla Qays Qayser, beautiful vlog my brother, I was enjoying too much before it ending, can't wait part 2.
@zuhaib2229
@zuhaib2229 2 года назад
I love how you record your videos it's just amazing
@haykuulofficial4203
@haykuulofficial4203 2 года назад
Oo horta maxaad u tagi wayday buluxaar prother
@nasraxilkas1958
@nasraxilkas1958 2 года назад
The one and only youtuber, keep moving walaal.
@ilaymaxamed1946
@ilaymaxamed1946 2 года назад
Maxamed waa nin goba masha Allah
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 2 года назад
Wonderful travelers and photographers. You all deserve to be honored 🙏 ❤ Allahu macakum. Patriots
@zainabkhalif6683
@zainabkhalif6683 2 года назад
maxamed saran sare suldan masha allah waa wiil so dhawen iyo in la xigaleysto ku habon masha allah allah ha ku dhowro
@muslimsarenotviolentbutpea4908
@muslimsarenotviolentbutpea4908 2 года назад
Reer miyi baan ahaan jiray illaa iyo goortaan jiray 7 sano maantana anoo new york jooga waan qiiroday nolosha fiican ee aan ka soo tagay darteed 😥😥
@amranhussein6078
@amranhussein6078 2 года назад
This youtube channel is amazing 👏 I couldn't stop watching your whole videos keep going 👏bro
@GloLeaders
@GloLeaders 2 года назад
I enjoy your video brother love from Oromia ,wuul wacan baan kuurajeen hayaa
@ahmedhirad412
@ahmedhirad412 2 года назад
Safarja iyo heesaha qaraamiga 🥰
@hibaqabdi5898
@hibaqabdi5898 2 года назад
Mashallah walahi I learned so much from you guys keep going bro you are the best 👍👍
@gamilaismael4095
@gamilaismael4095 2 года назад
Mnchallh wllhi ninkan waa legend
@ciidtimz3609
@ciidtimz3609 2 года назад
Dad, Qalbiyo iyo safar Qrux bdn Amazing🥰
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 2 года назад
Allaha idin nabadyeelo we love you all. Mom from Columbus, Ohio USA 🇺🇸 ❤ ♥ 😍
@fixpro7168
@fixpro7168 2 года назад
Welcome to your motherland
@abdikaniak
@abdikaniak 2 года назад
Gobanimada maxamed wax la siisto maleh si wngsan buu idin soo dhaweyy allaha barakeeyo❤👏
@hamzeahmetahmet622
@hamzeahmetahmet622 Год назад
Ninkaa idin wanaajiyeyy in badan xidhiidhiYa🙏❤
@zeniosman2494
@zeniosman2494 2 года назад
I love your smile! 😭
@abdirashiiddirie4635
@abdirashiiddirie4635 2 года назад
Maansha Allah, Dhulkeenna iyo Bulshadeenu waa isku muuq iyo dhaqan🥰 Maxammed Gobonimo ayuu idiin muujiyey e, ha la xuso ninka Qaysoow.
@MohamedMohamed-kj6rv
@MohamedMohamed-kj6rv 2 года назад
Yes, you are a great RU-vidr and many people around the world enjoyed your clips and I am one of them. Keep up the good work.
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 2 года назад
Qays Qeyser runtii waa Inan kudayasho mudan sifiican baana u daawadaa barnaamijyadiisa horay u soco
@ribax314
@ribax314 2 года назад
wallahi cawa xanun Aya iga lisay qeysow hor mar cawan wall qali ♥️😍😍😍💔🌹
@xaawadireh3568
@xaawadireh3568 2 года назад
Waaaaaaaawo wa gooob wiilku masha allah dalkahooyo🇮🇷🇮🇷🇮🇷🐪🐪
@LeofaiNo1
@LeofaiNo1 2 года назад
Wey QEYSKA NINKA KELIYE RU-vidrkaH Ee AaN Taageero KEEP GOING BEOTHER ♥️
@fahad_cigaal
@fahad_cigaal 2 года назад
Wiilkaas hasha dhashay lajoogey wlhi dhaqankii asalka ahaa ee somalida ayaa ka muuqda walee noloshii miiga sharaf bay lahayd
@rahmaabdikani6516
@rahmaabdikani6516 2 года назад
What a beautiful of our culture 😍😍😍
@jamiiloahmed4936
@jamiiloahmed4936 2 года назад
Wllhi safarada aad ayan uga hela wllhi safarada sidan oo kle waan jeclahay allah dalkena nabad noga dhigo
@suhaybfarhaan241
@suhaybfarhaan241 2 года назад
Ilaahay safaradaad galayso hakgu nabad galiyo wll adiyo Asxaabtada insha allah 🥰💞🔥
@aminamohamedabdi3670
@aminamohamedabdi3670 2 года назад
Masha allah ilahaya haa u barkayo gelisa
@Msskavya9139
@Msskavya9139 2 года назад
Qays qayser our leggend👑Hadanu reer burco nahay😁🖐