Тёмный

SAFARKII YEMEN 🇾🇪 ILA SOMALIA 🇸🇴 IYO QABKII AN KU TAGAY YEMEN INTA KHARASH IGA BAXADAY SAFARKA 

Yamaaritravels
Подписаться 6 тыс.
Просмотров 13 тыс.
50% 1

#yemen #somalia

Опубликовано:

 

24 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 85   
@daarali
@daarali Месяц назад
vidio waa gaabibsey bada gudaheedana si fiican umaa duubin safae aad u qaaliya ayuu ahaa waxay ahayd inaa duubto dadka soonta ado waraysato inty u sucdaa iyo khibrada badz iyo wax fara badan oo kale lkin ma xuma thnks sxb
@Nnoks828
@Nnoks828 Месяц назад
Yaman waa dad somaliada yasaan oo waagi 90 u qaxne wey na dibaateeyeen dumarkeena wey ku fsadeen xita kamka un dilkiisa noo gadeen waxay na dijiyeen saxaro oo biyo laheen shaqo qof somali uma ogoleen babuura iney titiraan ku kaliftay mantana ayaga noo soo qaxeen sida loo soo daweeyay oo loo sharafy tukaano iyo maqayo ku furteen qof wax madaha ayagana wey na bahdileen 😢
@MameOsman-oq3wx
@MameOsman-oq3wx Месяц назад
Sorry zxp aniga oo yamani ah aya ka rali galinaya taas😢
@liibaansoomaali6284
@liibaansoomaali6284 Месяц назад
Isoqabo​@@MameOsman-oq3wx
@engnajmudiinabdirahman8347
@engnajmudiinabdirahman8347 Месяц назад
Sorry wll.wan ognhy waxy sameeyen
@user-cl8lm7qn5n
@user-cl8lm7qn5n 25 дней назад
Wlhi aniga xataa majecli yemen waa dad xunxun
@user-cl8lm7qn5n
@user-cl8lm7qn5n 25 дней назад
Waaa badiye
@khalif-w
@khalif-w 19 дней назад
Somaliyey yarkaan ha la taageero talent ayaan ka arkay. Saxiib vlog yada kuwa badda iyo yemen noo soo baddi.
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 26 дней назад
Amazing raascaseyr ❤❤ and breda
@Cabdiqanisaalax1
@Cabdiqanisaalax1 Месяц назад
Dalkeega Yaman❤ Marwaan tagi doona, insh❤❤
@liibaansoomaali6284
@liibaansoomaali6284 Месяц назад
Mardhow ayan imana ee isoduceya
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 26 дней назад
Yeman waa jeclahay ❤
@samakaabchannel3093
@samakaabchannel3093 Месяц назад
Balse doon maaha waxad saarantahay waa laash
@AhmedAkFilmsVlogs1
@AhmedAkFilmsVlogs1 Месяц назад
Horumar wacan saaxiib
@mohamedalpha1644
@mohamedalpha1644 Месяц назад
Waxa soo xasuustay 2015ayaa utahribay yemen mudo aan kashqeynayey xududka yemen ilaa sucudiga tahiribiye qaadka ayam ka shqeyey waxa kaso noqday 2016 nolol adag wyeh runtii lakin inaad soo jabto weyeh ragu socodku waa udoor hadu mowfku daayo😎
@liibaansoomaali6284
@liibaansoomaali6284 Месяц назад
Sxp meeqo aya bishii lagu sinayay qaadka
@IbraahimKhaliil-rj1ih
@IbraahimKhaliil-rj1ih 27 дней назад
Ninaan dhul marin dhaaye maleh
@AbdulahiAbdalla-js1jc
@AbdulahiAbdalla-js1jc Месяц назад
gacan dahab❤ nio lkn doomaha ma soomaali ba iska leh
@khalidfantastic5007
@khalidfantastic5007 Месяц назад
Mashalah waa video aad u qurux badan
@alquran772
@alquran772 Месяц назад
yamRi travel❤
@ahmedcabdijibaar2959
@ahmedcabdijibaar2959 Месяц назад
Top WaaYeh Awooweh
@kalamaaniskumaan8434
@kalamaaniskumaan8434 Месяц назад
Keep going ❤
@Apdala-kaatun64
@Apdala-kaatun64 Месяц назад
Wow what a vedio 😮 bro keep going
@Yamaaritravels_somali
@Yamaaritravels_somali Месяц назад
Thanks ✌️
@yahyeMohamud-cb5vd
@yahyeMohamud-cb5vd Месяц назад
Soo badi sxb
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 26 дней назад
Walaal vlogyada soo badi ❤
@Upthikalick
@Upthikalick Месяц назад
Best vlog🎉
@Axmedsiciid-fn4py
@Axmedsiciid-fn4py Месяц назад
Guuleyso sxb ❤
@DuraanMohamed-ls5fh
@DuraanMohamed-ls5fh Месяц назад
Zxp video qurux badan badubtay gacanta allaha Ku barakeyo sxpyaal idinkuna video ga like ta ka dhisa si video yaal nalagu soo gudbiyo🎉❤
@sacdiyafarah6056
@sacdiyafarah6056 Месяц назад
Waw amazing vedio Nala wadagtay
@Yamaaritravels_somali
@Yamaaritravels_somali Месяц назад
Tnx ❤️
@Hamda-Omar-Musa
@Hamda-Omar-Musa 28 дней назад
Mashallah, you never fail to amaze us. Keep going. We need more travel vlogs. 🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶
@CadceedCnaasir-xd2xg
@CadceedCnaasir-xd2xg Месяц назад
Keep going bro❤
@asmaaxmed3729
@asmaaxmed3729 Месяц назад
Video aad uquruxbadan weeyi wllhi mash allah❤
@Yamaaritravels_somali
@Yamaaritravels_somali Месяц назад
Tnx
@BqorAbdalla
@BqorAbdalla Месяц назад
Guleyso broh
@user-ml8ld1kl6b
@user-ml8ld1kl6b 25 дней назад
Walaal Bashiir numberkiisa maheesaa Aden baa joogaa oo mukalla baa rabaa inaa wax udiibo uusa ii gudbiyo inshaa allah
@b-heroofficial
@b-heroofficial Месяц назад
Sharci màad wDan
@asadmohamutt864
@asadmohamutt864 Месяц назад
Saxiib Guulyso
@khairecadde6262
@khairecadde6262 Месяц назад
Amazing video❤
@Yamaaritravels_somali
@Yamaaritravels_somali Месяц назад
Thank you!!
@user-cl8lm7qn5n
@user-cl8lm7qn5n 25 дней назад
Ilahay haku nabad geeyo dadka raaca doonta inshaa allah walalkeey waan kacabsada wlhi ❤😅
@osmaanmaayow5731
@osmaanmaayow5731 Месяц назад
m.a intaas waan maray sxp video mxaa u dheren waysay
@_security7076
@_security7076 28 дней назад
Gobal waynaha bari waan uxiisay😊
@canabiinadia
@canabiinadia Месяц назад
Waa u xiisay wlhi yemen mar waa tagi doonaa i a❤❤❤
@S.USAwg6ux
@S.USAwg6ux 21 день назад
ma yaman bad jogi jirty m.a wan jeclhy yemen
@canabiinadia
@canabiinadia 21 день назад
@@S.USAwg6ux haa walal 1 sano iyo badh waa jecladay wlhi
@saidabdulahiabshir6769
@saidabdulahiabshir6769 20 дней назад
Sxp magaalada ib tag wa magaalada qurux padan oo cagaaran.
@saacidqaylyahan6409
@saacidqaylyahan6409 Месяц назад
Horey u socda Is ilaaliya Insha Allah Wana kula socdaa
@Yamaaritravels_somali
@Yamaaritravels_somali Месяц назад
Tnx. Wll i.a
@sabirinahmed7860
@sabirinahmed7860 Месяц назад
M.a pro ❤video qurux bdn so duubty keep going 🤍🤍
@rnuura334
@rnuura334 Месяц назад
🥰🥰🥰
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 26 дней назад
Sxb donyahodan iskumid maaha idinku tan ad wadataan aya digada ah laakin donyaha casriga ah musqulo cajiba ayay leeyihin
@suheybsaalx
@suheybsaalx 28 дней назад
Istutus walaashaa
@AhmedcadiIsco
@AhmedcadiIsco 28 дней назад
Guleyso zhp
@CabdiXasn-wd9zs
@CabdiXasn-wd9zs 20 дней назад
😊😊😊
@aminasaladmohamed5971
@aminasaladmohamed5971 28 дней назад
❤❤❤
@qubaariomur7916
@qubaariomur7916 Месяц назад
☄️
@Cabdiqanisaalax1
@Cabdiqanisaalax1 Месяц назад
waxaan Heesta Bidaaqada Aabahey Marka Maku galikaraa? 🤔
@qayaasamechannel3473
@qayaasamechannel3473 29 дней назад
wan salamayaa kaptan abdiqaadir dhago childhood friend. haday macquul tahay numbarkiisa isoo qor zxb
@user-ds7nw4mm8g
@user-ds7nw4mm8g 29 дней назад
Doonida halkee laga leyahay saaxip
@Ahmedmahadcaruus
@Ahmedmahadcaruus Месяц назад
Guleyso sxp
@faniabdulahi6340
@faniabdulahi6340 Месяц назад
Fulaynimadayda weligy doon ma raceen hadaan balaayo icayrsanayn😂
@Yamaaritravels_somali
@Yamaaritravels_somali Месяц назад
Hhhh dabasha inaad barata ka horeysa
@alquran772
@alquran772 Месяц назад
passport iyo viso inlagu galo nooma sheegine mida kle xgee kaala soo xiriiraa poqor
@maanali3770
@maanali3770 27 дней назад
Abdiqaadir maxamad nugus igu salaan
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 26 дней назад
Allayacisak heesta cumar dhulle aun
@Dabiyoholac
@Dabiyoholac 8 дней назад
Imisa kharash ku baxday ? Waxba nooma aadan sheegin
@rnuura334
@rnuura334 Месяц назад
♥️❣️♥️❣️♥️❣️♥️❣️♥️❣️♥️❣️♥️❣️👌
@muusesiciidjire4609
@muusesiciidjire4609 Месяц назад
Zxb safar bada way adag thy w shaqo adag 😢
@user-A2b9
@user-A2b9 Месяц назад
Sxb buuga see manka halkee kahelayana
@naasirabdi4044
@naasirabdi4044 Месяц назад
Suaal doomaha maxa laguso qaada noo fah faahi ganacsiga yeman iyo somalia maxaad Shidalka dalka uga gadan weyseen oo aad kan yeman udoorbideen
@aliabdallamoalim2137
@aliabdallamoalim2137 Месяц назад
Sxb Doomaha waxaa laga qaadaa malaay Anigaa 2021 ku safray Yacnii jacayl aan u qabo safarka bada ilaa 3maalin ilaa 4 habeen bada dhax baashaaleyney wlhi waa jawi aad u qurxoon
@rnuura334
@rnuura334 Месяц назад
🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉🩷🩷🩷
@MahirHassan-oh5qk
@MahirHassan-oh5qk 24 дня назад
Allaha kugu Amaansado Sxb lkn Xuutiyinta Yemen iyo Alshabab Hanagu Barin Wadadaan Sahlan Sxb hadii kale Hub Sharci daro ah iyo Qashin ayee Wadanka soo galinayan
@fantasticwiilqaranofficial9427
@fantasticwiilqaranofficial9427 Месяц назад
War nio safar qorxoon baa safartay
@hafzuun5918
@hafzuun5918 Месяц назад
Safarka bada 😕 waba laba labo
@S.USAwg6ux
@S.USAwg6ux 21 день назад
Horta miye jirta diyarad yemen iyo somalia ka shaqeyso?
@Dabiyoholac
@Dabiyoholac 8 дней назад
Maya , yemen diyaarad kama dagto
@sacdiyoxuseen6951
@sacdiyoxuseen6951 25 дней назад
Nonsense
@inspirationalvideos1818
@inspirationalvideos1818 Месяц назад
boqororw video cajiib ah ayaad soo dhigtay
@haachannel8793
@haachannel8793 Месяц назад
Cake somali iyo music hess bila music ah dageysta ayadaa xalal idin ah qatuma wanagsana idiot horsedeyso
@noohaliahmed3978
@noohaliahmed3978 Месяц назад
😂😂😂 gaagabkii oon biyo ismarin.
@AnazUpdiupdullhiAnazthomaz
@AnazUpdiupdullhiAnazthomaz Месяц назад
𝗛𝗼𝗿𝗮𝘆 𝘂𝘀𝗼𝗰 𝘇𝗵𝗽
@AnazUpdiupdullhiAnazthomaz
@AnazUpdiupdullhiAnazthomaz Месяц назад
𝗛𝗼𝗿𝗮𝗬 𝗨𝘀𝗼 𝗭𝗵𝗽 𝗤𝗮𝗹𝗶🖤
Далее
Maybe a little TOO much gel 😂
00:12
Просмотров 12 млн
МОЙ НОВЫЙ ДОМ
1:01:04
Просмотров 2,1 млн
SOMALIA'S INDEPENDENCE DAY!!!
19:51
Просмотров 76 тыс.
Xuduuda Somaliland iyo Ethiopia 🇪🇹
10:43
Просмотров 222 тыс.