Тёмный

Safia Tusmo Iyo Magafeyaasha Cusub Ee Dumarka Usoo Baxay. Digniin😡😡😡 

Fatxiya Cabsiiye Show
Подписаться 130 тыс.
Просмотров 59 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

17 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 308   
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 3 года назад
Fadlan Subcribe and Follow me on Facebook facebook.com/fathiyaabsie Instagram fathia_absie Twitter FathiaAbsie Email: Fathiaabsienetwork@gmail.com 💕❤️😍👍🏾
@nasramahmuud7516
@nasramahmuud7516 3 года назад
Waa ruun walaa
@aaminaahmed2475
@aaminaahmed2475 3 года назад
Fathia Absie memory sanaan kutagersanaa inolow walashey🥰🥰🥰
@lula383
@lula383 3 года назад
Inaa lillahi wa inaa illahi raajucuun. Nimankii soomaaliyeed tana ma u danbaysay. Inay tana u geystaan . Wadankii. Inay birburiyaan. Ilmihii daadiyaan. Hadaa ma sariirtii ma nagu amaan galin waayey. Ilaahow rageena soo hanuuni
@farahdauc6279
@farahdauc6279 3 года назад
Odaygi ku qabay ciilbu u dhinta la yidhi maxa kajira
@mohamedosman-yr2zb
@mohamedosman-yr2zb 3 года назад
You are somalia community rule model 👏👏👏👏
@hindaadan3442
@hindaadan3442 3 года назад
She is masha allah we need more sisters like Fathia Absie 😍
@Me-shakir
@Me-shakir 3 года назад
Fadxiya absiiye gabadha kaliya ee aan waligey RU-vid ka daawado, Balse Somalida youtube isticmaasha badankoodu waa dad aan waxba aqoon bay u badan yihiin,
@ismalurtosidiayeeyded-araw8514
@ismalurtosidiayeeyded-araw8514 3 года назад
Shakir Essa 😂😂 ma RU-vid ka is leedahay arsaaq ka doono mise qofba magacaga ku qadhabanaya 😃
@ashaoali8020
@ashaoali8020 3 года назад
SHAKIR ESSA GACALO UMAHEEYSID FATHIA ABSIYE EE QABYAALAD AYAAD KA WADAA EE FATHIA WAA GABADH WEXEEY LAMID TAHAY KUWA AAF CAYDAAN HADH IYO HABEEN.
@hodanhassan8361
@hodanhassan8361 3 года назад
Alla meel aad ka bilawdo ayaad garan wayday farag ink wali gabadh tageraya majiree maxad qarinaysaa
@ssimanumumustaq7148
@ssimanumumustaq7148 3 года назад
Magafaha ugu afka dheer beenaale 😏
@hudam3760
@hudam3760 3 года назад
‘Jeceelkooda wa emergency 🚨’ omg Habaryar you are so funny! 😭😭🤣
@maxedsiciidmaxed1410
@maxedsiciidmaxed1410 3 года назад
Anigu Shaqsiyadayda Ahaan Aad Baan Kuugu Taageersanahay Dulmi Diid Nimada 🥰
@ruunmohamed1530
@ruunmohamed1530 3 года назад
When you divorce and have a kids u don’t need to married again because you don’t get what you and your kids deserve from some one who is using you so we should take care our self and kids and we should for get that
@xabiibafaarax8820
@xabiibafaarax8820 3 года назад
Exactly . waa runtaa walaalo
@hawomohamed507
@hawomohamed507 3 года назад
Well said, keep going sister.
@WHO2024
@WHO2024 3 года назад
I feel bad for Safiya Tusmo. She is a well respected person in the Somali community and this will not change who she is. I hope the person that did to her this get caught and get the panishment they deserve. There should be tough cyber laws in Somalia to protect women and individuals that get harmed by it.
@s0urbugz837
@s0urbugz837 3 года назад
But I think men who do this disgust act should be killed honestly. Who should you trust if you can’t even trust your own husband , this is crazy .
@saadoaxmed4514
@saadoaxmed4514 3 года назад
Wllo fathia hadiii uu qofku run sheegiisu bato cadawgiisuna wuubata wllo safiya tusmo😭😭😭xalay murug teedii gama way ii diiiday waxay ka helayaan ma garanaayo gabadh wlaashoda cawradeeda waa gurin tirnimo iyo caada qaate nimo wll bal is ilaali wllo
@sahamafgooye929
@sahamafgooye929 3 года назад
😂😂😂😂😂 You make my daily life Happiness waxaan dhalanahay 15 bari Watching you and baby fitting at the same time..
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 3 года назад
Congratulations gacalo. Allah ha idin barakeeyo. Masha Allah!
@faizam523
@faizam523 3 года назад
Congratulations with your new baby. May Allah bless you both!🥰
@sahamafgooye929
@sahamafgooye929 3 года назад
Thank you very much hunoyin🤗
@lindaadam6139
@lindaadam6139 3 года назад
😂 i like the way you explaine your topics you seems very intelligent womana manshallah im definitely subscribing your. channel tonight i enjoyed it watching your channel.
@JamalAli-ir9kx
@JamalAli-ir9kx 3 года назад
Manshalah walashye ilahaye ha ku xafido safiya ilahaye ha xafido walahye waan ka murugodaye
@warisroobo1759
@warisroobo1759 3 года назад
When I watch Fathiya I laughed a lot like crazy person she always makes me proud of my self. she is good talker
@halimamohamed8897
@halimamohamed8897 3 года назад
Walaahi waa qoslay ilaahey hakudaayo alow yaa dumarkoonadhan caqligaagookale siiya maashaa alaah
@muniiroah6013
@muniiroah6013 3 года назад
Masha Allah Fathia dumar ka soomaaliyeed wax waad u sheegtey hadey ku waana qaadanayaan. Halkaan magaalada aan joogo Minnesota kuwa nimanka ku dhaho waxba kaama rabee iska soo xarood baa ku nool oo qoysas badan dumiyey.
@sh.m.m4725
@sh.m.m4725 3 года назад
Mansha allah eedo wlhi qof wanagsan oo caqli badan ayaa tahay alle ha ku xafido eedo haday dadku sidad u fikirayso somali u fikiri lahayd aduunka ayan la qaybsan lahayn l love you so much 🥰🥰🥰🥰👸👸👸
@hodonawil7025
@hodonawil7025 3 года назад
Masha Allah hbo qaaali fthiya absiiye xaqiiq baad kahadshay ilaahay hanookaadaayo qaaaayo badaneey ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👏👏👏👏👏👏👏👏
@sihammohamud493
@sihammohamud493 3 года назад
Nebigu wuxuu yidhi csw:( qofka cawrada walalki qariya ee asturaa inuu illahey cawradiisa asturo malinta qiyaame) Waxa iga yaabisey ka soo dhigyaa ha xumaade kuwa sii faafinaya illahey kama baqanayan🤔
@gigi89gigi17
@gigi89gigi17 3 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣😄🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏👍🙏🙏👍👍🙏🙏😭🙏👍🙏🙏👍😭😭👍🙏🙏🤩🤩😏😏😏😏😏❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👍🙏🙏👍😭🙏👍🙏💎🙏😭💙💎👍👍💎 You are flight one million bus sent
@ruunmohamed1530
@ruunmohamed1530 3 года назад
We are In dangerous time we need to be strong and take care our self and protect our self and family
@elhaanegeh2019
@elhaanegeh2019 3 года назад
LOVE DOES NOT HURT, PERIOD!
@najmafarah6696
@najmafarah6696 3 года назад
@@geeleckariimaydid6193 Run waaye wallhi qof soo maray fahmi Kara taas ..
@najmafarah6696
@najmafarah6696 3 года назад
@@geeleckariimaydid6193 Waa run wallhi
@najmafarah6696
@najmafarah6696 3 года назад
@@geeleckariimaydid6193 hhhhhh dhibkiisa mayara ilahy Hanaga haayo oo qaaybtiisa macaan hana wada siiyo 🤣🤣🤣
@najmafarah6696
@najmafarah6696 3 года назад
@@geeleckariimaydid6193 waya arag yaah run waaye dab adan kulaylkiisa arag Kama leexatit baa layiri hhhhhhhh waxaan sugnaaba Waa faaido walale 🤣
@nasraosman7686
@nasraosman7686 3 года назад
Allaha ku xifdiyo Fathia absie xbbtii💕💕💕👏🏽👏🏽👏🏽
@Lander02
@Lander02 3 года назад
For a while I thought Somalis wouldn’t resort to cyber hacking and exposing people’s private lives like we have seen in the last few weeks . This is a new low even for us . May Allah help us all.
@aminaqaran5075
@aminaqaran5075 3 года назад
Farxiyay masha allh qof waxaa tahay ilaahay karti siiyay iyo fahan iyo caqli Sideedaba ragu waa waraabe ilay waraabuhu wuxuu goobaa wuxuu cuno Dumarku ha ogaadeen in lagu maqanyahay war aamin majiree
@munaibrahim9583
@munaibrahim9583 3 года назад
Absolutely you right sister
@ruweydaartan2533
@ruweydaartan2533 3 года назад
Hhhhhhhhhh thanks qli ( banankiisa mare maradiisa geed ma qabsado) ayey soomalidu tirahda l love you dear Frome Bosaso somaliya
@hindann3057
@hindann3057 3 года назад
Hhhh
@aminaqaran5075
@aminaqaran5075 3 года назад
Wale wrkii soo dhaaf hada waxay maraysaa sheekadu gabdhihii bulshada caanka la,ahaa in ladhibaateeyo waa wax laga xumaado hada gabdha waa inay indhaha furaan waa laysu tashaday Waxaa soobaxay niman waraaba yaalaya oo waxba xeerinayn balse waa inaaa gabdhuhu foojignaadan indhaha fura oo da,da iyo aqoon iyo xadaarda iyo waxa caalamka kasocda wa inaynu Ku waana qaadano dhika gabdhaha ku dhacaya indhibaato nagu fian faraqaan kuhaysanaa naa dumarow jacaylka iyo lugooyada kala barta cakuye dumarow Yaa farxiyoo miiran kawada dhiga masha allh naa hankiina kor uqaada Oo dhibka wax kabarta maalinwalba baroor iyo ciil kuma jiri karno
@munadahirdahir8122
@munadahirdahir8122 3 года назад
Maansha allh wllo dar illhayban ku jeclhay God bless you sistr 🥰🥰🥰
@hindihassan1094
@hindihassan1094 3 года назад
Fadhiya aad baan u jeclahay in aan ku daawado xabiibtiii allaha ku xafido arinka tusbo waxan oran lahaa horay usoco xasid naftiisuu xasid ku yahay .
@Amaalgelle121
@Amaalgelle121 3 года назад
Fathia waxay taabataa meesha sartu kaquruntay inbadan waxay iithy lataliyahayga 6 months midbaa hadawa iga haystay anigu dhufays baan ugu jiray farhia daawadaa maalinkasta cashar ka qaataa hada markuu arkay inaan jixin jixay meel kale ubadashay anna markasta illaahy kabaryi jiray dhagartiisa inuu idhaafiyo
@umalkhayrfarah8459
@umalkhayrfarah8459 3 года назад
I love u habo waayo araga baad tahay alle ha ku xafido
@maryanabdullahi2612
@maryanabdullahi2612 3 года назад
Fathiya maashaa allah ilaahay ha ku xifdiyo sister halyeeda dumarka u daqnata
@fdajnckds7790
@fdajnckds7790 3 года назад
Mashaa allaah farxiya waa gabdheheenii hore muqdisho qiimaha lahaa wey taqaan qayaanda ninka xun allaah baa siiyay karti iyo aqoon mahad sanid sister
@madam3675
@madam3675 3 года назад
Maasha alaah Fathia go forward
@shuali2740
@shuali2740 3 года назад
Masha allah Farhiya caqligaga iyo cimrigaga allaha ku xafido huuno gabadhaha somaliyed haldoorkoda tahay wanada halka kawad kuwani kuwo wax qadanaya mahan nin uun ayaa ka cararay dumarow hada ilma haystan ilmihina wakhti geliya rag majiro is ilaliya malinkasta ohintina ma dawan karne
@annaahmed2564
@annaahmed2564 3 года назад
Fatiha absiye salaan. Sare qaaliyeey e love 💘 xabiibtii keep it up good work.
@lulubile2563
@lulubile2563 3 года назад
Indeed waa magafayaal waxaan maqli jirey Ku qabso Ku qadi meyside, waa tanoo kale
@anisaosman6192
@anisaosman6192 3 года назад
Big respect farxiya hada 📷 ayaaba ciidaa ah Qalin baa la keenay galuus baa la keenay yacni iyadoo badhan oo kale ah, muraayad indhaha oo Camera ah! Marka Allaha u hiiliyo dumarka soomaaliyeed.😘
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 3 года назад
Habo hore usoco aad ban kutageera mama safiya muragada laqaybsanaya alaha haka saro yarabi
@safiswisdom9369
@safiswisdom9369 3 года назад
Allow maxaan ka dhalaney dad wax weyn ka dhiman yihiin oo waxay arkaanba cirka ula booda sidoo dhulkeyni u dumey ayuu mushtamaceenii u dumey very sad 😥 😢 😞 😔 😕 💔 😥
@kaabafarah6480
@kaabafarah6480 3 года назад
Walaashaa markay dhibtooto Qalbiga Waa loo dhayaaye Ka daa hadalada dhibaaya
@fatumaahmed4304
@fatumaahmed4304 3 года назад
This is absolutely needed topic.Tusmo needs to speak of and own it if it's a legit.If not she can the legal action. Who knows who and why she took it it was not intended to the hand it fell to.Owning will take away the power from this corrupt men.She should learn and rise above this InshaAllah
@sahraabdi9198
@sahraabdi9198 3 года назад
Walaashay rer you toub adiga ugu caqli badan ugu wax garadsan qalbiga daweeysa
@ayanmohamed7741
@ayanmohamed7741 3 года назад
Farxiyo so funny 😂 walahi allah ku barakeeyo abaayo mcnto ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@kawsarmohamedahmed6576
@kawsarmohamedahmed6576 3 года назад
Fathia masha allh qli allh haku barakeyo
@lakihassan9440
@lakihassan9440 3 года назад
Love you 😍 💗 💓 farxiya shan karoon wax ween bad nootahay wax badan ayad noo iftimisay
@mariansaid6369
@mariansaid6369 3 года назад
Love you 😍💗💓my dear sister from Edmonton Canada 🇨🇦♥
@ru.storytimeanimation3103
@ru.storytimeanimation3103 3 года назад
Kkkk I love my sister
@sidewalkstreetview
@sidewalkstreetview 3 года назад
I love you Fadxiya igudar barnaamijka Dumarka
@anna-dj8fo
@anna-dj8fo 3 года назад
You're one in a million 🌹🌹🌹.
@Nima798
@Nima798 3 года назад
Macha Allah sis
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 3 года назад
kuwaasi wa sixiroolayaal islan 70 jiraa ayay helen ku yidhahdden waan ku guursan oo maalkeedi wada siisay malintaas waxan is idhi wa sixiroole ragaasi walahay waan ka fajacay
@muuminoinamuslin2562
@muuminoinamuslin2562 3 года назад
Farxiya cabsiiye waa ku slmaay🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@yaasmiinabdi3043
@yaasmiinabdi3043 3 года назад
Habo fathia absie love you
@leilaabdullahi2026
@leilaabdullahi2026 3 года назад
Masha Allaah abaayo ❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰
@amiraa9577
@amiraa9577 3 года назад
Super funny 😄 fathia 👌😘😘
@nimcoxasanlife8043
@nimcoxasanlife8043 3 года назад
Wallaahi waa sax waa way ku dhasheen muslimnida ee ma yaqaanaan
@jasminhassan8942
@jasminhassan8942 3 года назад
My dear fathiya i love u kib going.
@hilaalhassan833
@hilaalhassan833 3 года назад
Wllo mcn neey fariintadiidi iyo mansegkagu in uuwaxbadlo ayaan Rajeeynynaa Ilhy heeyna xafido 🥰🥰🥰🥰
@hoodoxassan7968
@hoodoxassan7968 3 года назад
Hbo mcn farxiya maxaa ka qaldan ragan baas hadii mid la ciqaabo way baqn laayeen ,lkn waa alyska dhaafayaa uun ax allh haw gargaaro dumirkii somliyeed maalinkasata hogoodaa ,batee, dee iyaguna ha aarsadaan 💗💗💗💗💗💗💗
@ssimanumumustaq7148
@ssimanumumustaq7148 3 года назад
Wallaahi sister xaqiiqdaa ka hadaa haa Waa saqarjaamiin uuuf qashin 😢
@nimam7846
@nimam7846 3 года назад
Ala run badana dumarka somalida wa naxdin ujoog
@zeinabh3509
@zeinabh3509 3 года назад
Hello.Beautuful.Inadeer:From 🇨🇦 Toronto
@___saxarla
@___saxarla 3 года назад
I love you habo my lady Queen 💙🌾💓
@Hanaan-Wacan
@Hanaan-Wacan 3 года назад
Wlhi it is funny! You found all they keys as it is honey👌👌❤️🌹❤️💕 haduu u sheegay asxaan buu u sameeyey.
@sabahmuuse1567
@sabahmuuse1567 3 года назад
Marmarka qaar waan iswaydiiya faraxyasha soomalida qalbigoodu waxan is dhahaa waa xadiid
@abdikey6255
@abdikey6255 3 года назад
Fathihiyaay nin abwaan ah oo habeen dhawayd dhagaystay ayaa dhahay doqonimada iyo jacaylka xiriir ayaa kadhaxeeya.
@ayanahuzein2248
@ayanahuzein2248 3 года назад
Mamadii mamoyinka hapo fathia ilove Uh dear ❤
@abdiwahidahmed5577
@abdiwahidahmed5577 3 года назад
SI KASTA OO AAD RAGA ,UDHALIISHO HADANA DUMARKU NAGAMA MAARMAN .MARKA WAXBA HANAGU FOGAAN
@aebhassan8429
@aebhassan8429 3 года назад
Ilaahey amarkiis ilove her walaahi she is my favourite ❤❤❤❤
@hanoush101
@hanoush101 3 года назад
Big love❤🙌 Afkiba juuqda gabay wlha arintan waxay noqoto musalsal soconaya wlha😭😭😭💔
@mafsuudmusa8450
@mafsuudmusa8450 3 года назад
Walhi waaa yaab qof 2ciaho wada sheekyaanysaan amba bil.BAA ku odhanya waan ku jeclahy what can love is this? Way ogyihiin in dumar ka somaliyeed jacal aqoon oo ay ku soo Korean dil iyo hanjabaad tii dhashay kii dhaly BAA kow ka ah waa sababta ka ugu hureeya u racaan ineel waa gabdha wax u naxariista oo jecl may arag markaas tuugi iyo kal ma kala saari karaan.
@najiimaciisefaarax5191
@najiimaciisefaarax5191 3 года назад
Habaryar groupkas aad habaryarka u tahaan rabaa inaan ka mid noqdee halkeen kaalaso xidhiidha
@bigcatshukri3773
@bigcatshukri3773 3 года назад
Fathia you are hilarious 🤣🤣🤣
@munayusuf9938
@munayusuf9938 3 года назад
I miss you dear fathia baryaha waan mashquulay 😍😍😍
@asiahassan5435
@asiahassan5435 3 года назад
Masha allh hapo qali
@zuhurali8697
@zuhurali8697 3 года назад
Hello hello sis Fatiha I missed you lately I was working in the night time I enjoy your program. You talk about the reality Safiya tusmo nobody can do shit she is intelligent lady nobody can break her be strong please some somalia men are disappointing and disgusting because of what they’re doing to Somali sisters❤️🌹❤️🙏
@qunesfakhy9403
@qunesfakhy9403 3 года назад
mashaAlaah farxada Allah ha kuu siyaadiyo dadka yutubleyda video qol ah u diyaarsan soo galiyeen adiga clib ma u baahnid mashaAlaah
@masbaalh4270
@masbaalh4270 3 года назад
Fadxia aniga waa kahela shekadeda waliba afsomaliga ay kuhadasho mash allah allah kudayo
@safiahassan2950
@safiahassan2950 3 года назад
Habeen hore ayaan galay Clubhouse ciwaankiisa ahaa dhibaatada loo geystay safiya tumo meeshiiba waxaa la wareegay niman 20 aan ku qiyaasay oo sawiro isku mid ah profil kawada dhigtay oo caytamaya oo u sii gafaya gabadhii ladhibay, waxani xagey kayimaadeen aqlaaqda kaba aradan. Islaamku meel cad ayuu iska taagay qofka sharaftiisa iyo cirdigiisa inaanan la taaban karin
@qunesfakhy9403
@qunesfakhy9403 3 года назад
There is no jaceyl these days hablihiina boogtii laga tabanaayi noqotey
@farxiymohamuud5057
@farxiymohamuud5057 3 года назад
mansha allah hooyo farxiya
@nylam1317
@nylam1317 3 года назад
Farhia you have start traveling to do talk shows I love you
@safisharif1334
@safisharif1334 3 года назад
Kkkkkkkkkkk walahi there is no trust anymore subxanallah if you can't trust your life partner who can you trust
@aminaesse1031
@aminaesse1031 3 года назад
Wan drive gareynyey markad soo gashay walee Ka soo gaaray!🙏🙏🙏🙏. Waan rabay inad tusmo Ka hadashid Thanks a lot dear fathiya.
@farahabdulla1484
@farahabdulla1484 3 года назад
Wad naga qoslisay
@deerocali2032
@deerocali2032 3 года назад
Jaceylka waa wax qaabdaran sababtoo ah marmar baa waxaa arkeey adoo meel aan kuu qalmin taagan waliba raadinaayo nin xunoo qaabdaran hada neh NAFTA Ku qasbeeyso wax aad Ku qaadatay neh Adan garaneeeyn
@maryanhaji3960
@maryanhaji3960 3 года назад
Allah run badanaa , wax uun bay gaadayaan oo lu, gooynayaan nimanka soomaalida badankood , tan kale nin ha aaminina oo wax privacy ah yeelo wax xun oo lagaa faafinkarana ha ku heysanina mobilkiina ama bariihiina bulshada , maalin walba dumar soomaaliyeed baa laga oohinayaa , war dumaroow feejignaada oo is ilaaliya ilaahay ha ina wada ilaasho
@sofiaa885
@sofiaa885 3 года назад
Fatiha I just love you💕.
@mounatiti8446
@mounatiti8446 3 года назад
Sawiirada soo print garaystaaa habloooo hadaad ba ka maarwi waydaan by Fathia👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼😂❤️❤️❤️❤️
@ismalurtosidiayeeyded-araw8514
@ismalurtosidiayeeyded-araw8514 3 года назад
Mouna Titi 😂 hadii la xado marka print gareyso ka waran wax ka fiican majiro in la noolaado sidi waayo waayo kaamirad jiri jirin
@abukarhassan1157
@abukarhassan1157 3 года назад
Farxiyo illaaheey ha ku dhoowro illahna ha kuu dhaafo qosolkaaga quruxda baddan qalbigaagana waa qalbi fiyoow ee illah ha kuu dhoowro niyaddaada fiyoow
@fardousadan9298
@fardousadan9298 3 года назад
Waxaa la yidhi intey balaayo kaa maqantey qeyr kaa ayey ku maqantey ilaahow adaan magantaa Nahey....fathiya ilaahey ha ku xifdiyo wallo
@samiiracabdishakuur4588
@samiiracabdishakuur4588 3 года назад
Fathia Absiye Qof igu Qaaliya Oo Runta Kahadasha Oo Dulmiga Neceb we love you dear ❤❤🤲🤲🤲🌹🌹
@siman8001
@siman8001 3 года назад
Magafayasha libya kuwa kadaran baa sobaxay wale 😂😂😂
@haboonhoodo2663
@haboonhoodo2663 3 года назад
Aad. An uga xumaday runtii safiya dhibatada loo gaysay sad xaasid ah ayaa helay soomalidi ceeb iyo xumaan raadis u batay .bal qof noloshiis iyo privacy gisa maxaa loogu mashquula yaab badana fadxiyay magafayaashu ooday soo jabsadeen safiyo waa gabadh la jecelyahay qurux iyi sharafba ka muuqato ha ujabin nacabkaa ayan leeyahay fadxiyay ku jecli adna halkaa halganka ka wad qali❤
@abdimatan2714
@abdimatan2714 3 года назад
Waxaan la yaabay goormaa diintii laga tegay waa ceyb inaad sawiro xun aad iska duubtid
@amalismail7772
@amalismail7772 3 года назад
Nimanka waa doofar manaxaanin.. dumarow nimankina wax sawir ah ha u dirina
@naciimosheikhhassan9925
@naciimosheikhhassan9925 3 года назад
Allaah asturo ceebaha Kulligeena
@nima3696
@nima3696 3 года назад
NIMANKI FICNA DAAGALADI 1970 KII AYAY RAACEEN WAY DHAMAADEEN WAXA SO HADHAY "FARAX DHURWA" OO KEYNTA KU JIRA CABSI DARTEED MARKA DUMARKI UMBU KA ADAGYAHAY ...NA DUMAROW MEESHA KA CARARA ..
@farhiyaali1183
@farhiyaali1183 3 года назад
Manshaa allaah
@ahmedzaki4077
@ahmedzaki4077 3 года назад
Habo noloshu Kuma ciisho
@lindaadam6139
@lindaadam6139 3 года назад
oh well if you think is Not shy people will do more please .
@ridwanfarah3262
@ridwanfarah3262 3 года назад
Anigu waxaan aaminsanay inat kuwa America la joogaa ay jabsadeen snapchat keeda
Далее
Пряный осенний баббл чай
00:44
Просмотров 393 тыс.
MALYUUN ROOBLE OO DHIIQAYSATAY
20:15
Просмотров 605