Тёмный

Sagal Arts Iyo Feysal Hanad Heestii Aroos .mp4 

Aflaanta Studio
Подписаться 840 тыс.
Просмотров 969 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

18 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 500   
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Год назад
Umalayn mayo inuu jiro Qof ciyaal Xamar ah oo hestan garaneyn😂😂 Bari baa lagu waalnaa wlhi oo Jaamka lagu ciyaari jirey xusuus kkkk Miss you #Xamar
@calimaxamuud3151
@calimaxamuud3151 8 месяцев назад
Dadki horay❤😂
@MahamedCusmaan-p1s
@MahamedCusmaan-p1s 8 месяцев назад
Wlhi been ma sheegin aroos aan laga shidin aroos ma aheeyn xiligaas lkn waqtigaas ayeey nolosha ila wacneed ❤
@MahamedCusmaan-p1s
@MahamedCusmaan-p1s 8 месяцев назад
Heestaan aroos aan laga shidin aroos loma aqoon aad ayaa logu daadsanaay yaa ila arkay kasoo bilaaw 2009 ilaa 2015 dadka waxeey ahayeen dad is dhax galo shekeesto weliba hal tv oo deriska ayaa la isla daawan jiray lkn hada dadka social media ayaa kala fogeeyay qof kasta mobelkiisa ayuu qolka maxbuus kula yahay hada wlhi waqtigaas waan u xiisay murug maba aqoon xiligaas wacanaa caruur nimada iyo xasuusaha qaar markaa dib u milicsaneeyso❤️❤️♥️
@abdirahmanmohamed4971
@abdirahmanmohamed4971 2 года назад
Ciyaaal xamar hada tahay heestan wad xasuusataaa jaam wad kusoo dheshay wan hubaaaaaaaa❤️😭
@mohamedosmanomar5982
@mohamedosmanomar5982 2 года назад
Legend Lee yaqaano mxey waayo laso maray waqti tagaayo salaama
@yaasmiincabdalla6691
@yaasmiincabdalla6691 Год назад
Xaqiiq wlhi xasuus quruxbadana❤
@haidarsweedendream9101
@haidarsweedendream9101 6 лет назад
Qof waliboo xamar joogay wuu xasuusta heestan markay soo baxday siday ushidneed ciyaal xamar like isaar
@mandeqmaxamed1199
@mandeqmaxamed1199 3 года назад
Aniga ka mid ah walahi
@zaabiriinzaqiyozaytuun9976
@zaabiriinzaqiyozaytuun9976 3 года назад
haa illa iyo hada dhageysanaya
@abdiazizmohammed1012
@abdiazizmohammed1012 3 года назад
Ha walhi mid la hil mAmi kro mhn
@mohamedsuryan
@mohamedsuryan 3 года назад
Wlhi waa runta wey no shidneyd heestan schoolka ku dhageysan jiray
@ahmadali-zy6qp
@ahmadali-zy6qp 3 года назад
Kuwii shaly imaaday aa like u saray hhhhhh kan
@mohamedyousuf5935
@mohamedyousuf5935 4 года назад
2020 yaa ila dhaqeysanayo fast January xasusu wale heesihii hore aya hes lagaa dhahaaa
@ashoabdiali7254
@ashoabdiali7254 Год назад
Heesta aduunka ugu jeclaa oo manta mar kle dhageysty 2015 igu danbeysay mantana 2022 waye❤🤗✌✌
@Garyaqan
@Garyaqan 4 месяца назад
2024 kaali iladageyso
@Ismo3211
@Ismo3211 5 месяцев назад
Who is watching in 2024 😅
@Aliaden-zw1ul
@Aliaden-zw1ul 4 месяца назад
Yes 🙌😅
@Ayan_0105
@Ayan_0105 4 месяца назад
Me still watching and being single 😅
@nasracadeey2970
@nasracadeey2970 4 месяца назад
Me😂😂😂
@xamdiabdalla6313
@xamdiabdalla6313 4 месяца назад
Hda😂😂​@@nasracadeey2970
@Staronggirl
@Staronggirl 4 месяца назад
Me 😂😢 amar ilahy
@ugasmubarakofficial8165
@ugasmubarakofficial8165 2 года назад
heees xuusus walahi arooski walalkey Ayub Abdiweli Bashir Iyo Samiha Ilaahda rerkodi barakoobay🥰🥰🥰💘💘🙏🙏
@samihasiman1022
@samihasiman1022 4 месяца назад
Waa sax deris beynu eheen donholm abihiis iyo markabo iyo
@ugasmubarakofficial8165
@ugasmubarakofficial8165 4 месяца назад
@@samihasiman1022 hada xge kunoshahay
@zakariyaabdisalam8002
@zakariyaabdisalam8002 Год назад
Heesta ina Shaadiyo sharaf kuso aragtay o so raadisay love ii saara❤😂
@yuusufxasan131
@yuusufxasan131 2 года назад
Yaa salaam one of giant marvelous somali singers sagal arts and feysal hanad. Fan waa kii hore wallee 2:11 still listening 10-8-2022 anigoo yar ayan deriska kamaqli jiray xasuus qimoleh.
@shufeyrhore2422
@shufeyrhore2422 2 года назад
Xasuus 2012 ayaan gabaraa jeclaa isla dhageysan jirnay hada sweden ee ku nooshahay 2 cunugna nin kalee udhashay anigana calafkaa iga waday farxad baan u rajeynaa maanta waa 2021
@kheirabdullahi5350
@kheirabdullahi5350 Год назад
12/9/2023 is the date and still I love this song.....runti kamaxiso doco hestan😢❤
@huthahasan3443
@huthahasan3443 5 месяцев назад
Who is watching in 2024😂
@elhajitwariq9702
@elhajitwariq9702 3 месяца назад
😂😂😂😂
@JohoraFarah
@JohoraFarah 2 месяца назад
Meh😂
@mogadishutime7725
@mogadishutime7725 4 года назад
Heesta aduunka ugu jeclaa Oo maanta markale dhagaystay 2014 iigu danbeysay Maantana 2020 waye😎💪
@amaldaganamaldagan1333
@amaldaganamaldagan1333 5 лет назад
2019 hada daweneso like ha iga baqilin
@ismaaciilcaaqil289
@ismaaciilcaaqil289 5 лет назад
Wan kula dawanoyaa adunyo wa tana hestan Qiso gooni ah
@quruxiyocaafimaad-
@quruxiyocaafimaad- 4 года назад
Ismaaciil Caaqil 😰😰😰😰😰
@jamadarwiish6048
@jamadarwiish6048 5 лет назад
1million views maxay ugari weyde Dadkii xigmad maraban Falaq falaq iyo futo banan rabaan War like isaara
@garyaqaanqaalib592
@garyaqaanqaalib592 4 года назад
Jama Darwiish heestan Mp3 ayay 4m ku gaartay sxb
@kabtanayuubkiiruntaahaa1251
@kabtanayuubkiiruntaahaa1251 4 года назад
Waa runta wllahi dadka manta jooga xikmadii way ka dhamatay beenta ayey jacelyihiin
@quruxiyocaafimaad-
@quruxiyocaafimaad- 4 года назад
Jama Darwiish hhhhhhhhhhhhhhhj
@liibaan-790
@liibaan-790 4 года назад
Waa runtaa wllo Waa wax muuqda
@jamadarwiish6048
@jamadarwiish6048 4 года назад
@@liibaan-790 Thnks waan waxaa la yaabe runtii Waxan qiimo iyo faaiido laheen Yacni heesaha dhan faaiido malhan Balse murti iyo amaan uqalatan ruux la amanayo mahaayan Bal eeh falaq falaq Nin rag wax uu dumar uqaado miyaa kkkk
@xidigmillionaire1189
@xidigmillionaire1189 Год назад
Still I love this song 2012 to 2023❤❤
@atalbacade2387
@atalbacade2387 Год назад
Musicga macanaa Xasan cujeeri gacanta alle kaama gooyo❤❤❤❤❤❤❤
@zakariyemudey9323
@zakariyemudey9323 4 года назад
#2020 ka hdad iga dnbeysid wllo like kugu wjibto🙏🙏🇸🇴💪💪
@Gantaalahamedia
@Gantaalahamedia 3 года назад
Bal wakaa heeska macaan ha gaadho 1m aaway dadkii Sharma boy madaxa ka galay Old is gold 2012
@ikramdiini9278
@ikramdiini9278 5 лет назад
Xasus wye wllhi hestan markey so bxysay love ku ahaa xamar ayey ugu shidneed ya ila dawanaya 2019❤💃👌🙏💯
@mandeqmaxamed1199
@mandeqmaxamed1199 3 года назад
Aniga
@mohamedsuryan
@mohamedsuryan 3 года назад
Xasusta waa halkeedi waqtiga wuu socda samaday aniga xasus igu leedahay waagii nimbuzz ka la isticmaali jiray galabta iga shidna jirtay wardhiigley xasus laamiga laba dhagax asxbteyda isku schoolka ahayn aniga xasus😭😭🙏🙏🙏
@Nuurkeyhaji
@Nuurkeyhaji Год назад
AFTER 11 YEARS 🙌🙌🙌🙌LEGENDS ARE HERE AGAIN
@Manoww-b1b
@Manoww-b1b 4 месяца назад
Hestaan ani ahaan xasuuus gooni igu ke dahay dacadi sacan waxan ku fikirayaa malinta guursan lahaa aniga gabar gacanta ku heynin ilhy guur xalaal ah ii sahal
@hamzalucky3381
@hamzalucky3381 5 лет назад
2020 hada dawaneso liketa dac cml
@adnanhaji2478
@adnanhaji2478 3 года назад
8year Ago Sagal arts Faysal Hand Wali waan In Xasuusana💔🔥❤️
@mandeeqnoor4713
@mandeeqnoor4713 Год назад
Still listening 2022 1th October 😮 xasus wlhi 😥❤️
@abdishakuurnour1419
@abdishakuurnour1419 2 года назад
heestan wxaa maqLi jirey ano dugsi dhigto habiyarteY dhageysan jirtay cawana ana dhagesanaaya mar kale aduun🌍😍
@MOHAMEDFARAH-hv1db
@MOHAMEDFARAH-hv1db 9 месяцев назад
It's now December 2023 and I still love this song..still vibe manze
@NabiilMayow
@NabiilMayow 4 месяца назад
Still listening 2024 what a song❤
@MohaMoha-br6pg
@MohaMoha-br6pg 4 года назад
2020 hada dawaneso like i saar
@mohaxarakeye4800
@mohaxarakeye4800 5 лет назад
2019 yaa dawanayaa heestan
@Zr-Muparik_
@Zr-Muparik_ 3 года назад
Heestan Wn Jeclahay Wlhi Wxn Ku Xasuusta Arooski Wllshy 2010 Waqtigaa Ma ogayn Inaan Maalin Ka Daawan Doono Phone an Leeyahay Wlhi Wxn Xasuustaa intaan u tagay Dj Gii Ayan Ka Codsaday inuu Soo Celiyo Heestii Waanu iga Ogalaaday 🥰
@nimcodiamond8759
@nimcodiamond8759 Год назад
Waxaan dhagaysanayaa markii ay shaadiyo copy soo dhahday intii I dawaneeso like dhac iiku siiya 👍
@ahmedmohamud5308
@ahmedmohamud5308 Год назад
Iqradheyda ,whenever I listen this song you hit my soul ,I miss u❤
@sacidibrahim959
@sacidibrahim959 3 года назад
Waa hesihi 2013 shidnaa qaramigana kasokeyay faladka hada jirana an ahayn waah waah xasuus 14/12/2020
@YusufAbdi-ue9rh
@YusufAbdi-ue9rh 13 дней назад
Waa hees runtii xasuus dheer igu leh iyo saamayn kalgacal ❤ jacaylku ha waaro labada is jecelna raabow riyada uu rumee
@gureymadare6957
@gureymadare6957 10 лет назад
Waaw Sagal &faysal hanad waa labo aad isugu dhacaysa talan taaligooda soobarbaara faysal sxbkeyga qaaliga ha msha Allaah Cjb
@ShukriAbdirahmaanAfjar
@ShukriAbdirahmaanAfjar 4 года назад
Gurey Madare 5 years ago yoo
@shamsoali1273
@shamsoali1273 Год назад
waxan xasusta 2015 anigo dugsi quraan dhiga naayo ayaa waxa is Baranay wiil markas ayaa jaceel iga lay anigo u shegan Karen ayaa habiin iyo malin telefonka abowe ayaa ka dhageysan jiray marki ka dib aya iscelin wayay jacelka aan u qabo waxan u shegay 2017 woo iga aqbalay alx wan is guur sanay alx wiil ayaa u dhalay alx
@maxamudmaxamed7610
@maxamudmaxamed7610 Год назад
I’m still lessening to 2023 November date 4😂😂😂
@qalaamjalaaamaj366
@qalaamjalaaamaj366 5 лет назад
Xasuus 2012 Hadana 2019 Waqtigu Waa Ispadalaay
@quruxiyocaafimaad-
@quruxiyocaafimaad- 4 года назад
Haaaa walhiiiii
@Zakariaxaajijanikedajanikeda
@Zakariaxaajijanikedajanikeda 4 года назад
who’s watching 15/04/2020 from Nairobi Eastleigh
@fantastic44138
@fantastic44138 12 лет назад
Waa maasha allaaah heestaan runtii aadaan ugu raaxaystaa Cododka sagal iyo Faysan sii wada ayaan idin lee yahay caml
@ahmedmohamed2241
@ahmedmohamed2241 3 месяца назад
11 yrs after
@AffiliateAlley1
@AffiliateAlley1 3 года назад
2021 still who dhagesanayo 😂😂😂
@user-oy6ft2gr1r
@user-oy6ft2gr1r 5 месяцев назад
Who iz watching in 2024😢.but my weeding was 17 /12/2023 nd stll my fvb 😢
@abdiwakiil2263
@abdiwakiil2263 Год назад
AMAR ILAHAH UBAD KALA HELOO IDIM ILAHAY UBADKALA HELOOO 😮🎉❤
@SohailKhan-or7ld
@SohailKhan-or7ld 6 лет назад
2012 wan iska farxa markan maqlo alaabtan
@abdishakureid795
@abdishakureid795 4 года назад
Xasuus wayn ayay igalisaa wllhi ilaa 2009 hadda waan dhagaysta 2020 waan dhagysanaya
@hamsemohamed9930
@hamsemohamed9930 9 лет назад
heestaan 2013 ayaan dageesan jiray waana xasuus marwalbo qoff aan jeclaa ayaan ku xasuustaa markaan arkaba
@ilwaadquruxilwad3326
@ilwaadquruxilwad3326 6 лет назад
Hamse Mohamed qoftaas hada ma heshay mise weli
@Malapo22__
@Malapo22__ 8 месяцев назад
Anoo dugsi dhexe marka kujira ayan xasuustaa heestan niicle yar hoyaday isiisay aya gabadh saxibtay iga waynèd oo reer mudug ahayd midyaro qurxan ay lahayd igu badashy shashada laga isticmali jiray ana wx shashada laga isticmalo mahysan talefankas ayay hestan igu siisay gabadhasi oo ay kujirty 2014 xasuus xita shukansi ma aqoon meelay kudanbysy maqan inantii ilaa hada 28/12/2023 illhy sanadkan cafimad haynogu dhameeyo 2024 nabad haynagu gaadhsiiyo intii iga danbaysana frxad kunolada❤😮
@faatimalovechelsea228
@faatimalovechelsea228 5 лет назад
yaa dawanayo 2019
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 5 лет назад
2012 iyo ISLII NAIROBI Sagal arts flait aan 10 streat ka daganaa ayay qol igu dhagan ku ...... kkkkkk heesaheeda ayaa nairobi ka shidnaa 2011 2012 Ciyaalkan dambe waana waaleen
@ifrahyussuf8031
@ifrahyussuf8031 4 года назад
Beenta mahan walahi waagas ayee fanaan jireen waxan dambe waa qashin
@tacabtv1896
@tacabtv1896 5 лет назад
3 sano kadib yaa ila dhageesanaya 2019 1 luuliyo awgeed ayaa Ku raaxesanoya
@Abdullahgii
@Abdullahgii Год назад
Xasuus! Heestaan 2013 dhageesan jiray weliba iyado xili Soon aytahay(Afurka kadib), habeen walba afurka kadib dhageesan jiray. Caawa si kadis ku’arkay 10sano ayaana kaso wareegatay💀 Walle waqti wuu socda😭. 17/09/23🇪🇹🙋‍♀️.
@SamiiroMaxamed-nn9zb
@SamiiroMaxamed-nn9zb 2 месяца назад
Yaa ila mida oo 2024 daawanooyo hestan❤❤❤❤
@worldtoday1331
@worldtoday1331 Год назад
2012 kadib maanta miyaaan dib u dhagaysanayaa oo 2022 december ah. Best of that time
@farxaandaahircali5806
@farxaandaahircali5806 4 года назад
10/3/2020 habeen Arbaco sacada 10:41:32 Ilaahow gabdh dacad ah ii sahal
@maryanmohamedyusufmariya1614
@maryanmohamedyusufmariya1614 4 года назад
ilaahey hakuu sahlo dad badan dhiban aa aduunka kunool ilaahey ha qaboojiyo
@rockybwoy7884
@rockybwoy7884 4 года назад
@@maryanmohamedyusufmariya1614 hhhh waigaqoslisay wlhi hun0
@nastehoabdirahman1166
@nastehoabdirahman1166 3 года назад
Wll mcn ilahey ha kusahlow
@farxaandaahircali5806
@farxaandaahircali5806 3 года назад
@@nastehoabdirahman1166 thnks wllo qaali
@maxamedgalgale
@maxamedgalgale 3 года назад
Heesta anigoo dhagaysanaya ayaa waxaa ila fadhiyay nin saxiibkeye oo 10 sano ka hor arooskiisa laga shiday heestan saxiibkay xasuus ayuu galay walhi arooskaas wuxuu iishegay inaysan bil kabadan uu san udhisnayn uuna ka xumaa sorry saxiib aniga xitaa wala.dan qaday 😪😪
@korneelgagaale6614
@korneelgagaale6614 3 года назад
Sorry 😪😪😪
@Qurxoon
@Qurxoon Год назад
😢😢😢
@cabdikaafiofficial4120
@cabdikaafiofficial4120 2 года назад
Idama ilaahey ubad kala heloo heestaan maalinta bartay ilaa haddda hal marxalad ayaan wali ku jiraa ilaahow adaaa iga saari karaa marxaladaa
@abdifatahsheikh5215
@abdifatahsheikh5215 7 лет назад
xasuus bey igu leedahay heestaan in 2012
@najmaabukar4381
@najmaabukar4381 6 лет назад
still listening 2018 💓💓💓💓💃💃
@ubahmohamed2653
@ubahmohamed2653 Год назад
Waa balan arooskayga tanaa laga shidi♥️😂
@abdulkadirmohamedyusuf
@abdulkadirmohamedyusuf Год назад
Hadad 2023 daawanayso legend tahay wlh☝️. 👇 Sagal fans
@cadnaanmohamed3250
@cadnaanmohamed3250 Год назад
Faanka waa kii hore ango carur ah ayan maqli jiray nd now is 2022...old is gold wllh.....
@odowaayare9618
@odowaayare9618 6 лет назад
Sagal arts & faysal hanad aad ayaan utaageeraa heesahoodana malahan wax xunbo waxaan idin leeyahay meeshaas kasiiwada guul wcn
@ahmedkhayr7534
@ahmedkhayr7534 5 лет назад
Labadaan Hadda Intee Aadeen 😁♥
@sameersharma2967
@sameersharma2967 5 лет назад
😂😂😂 Walawayy wlhi
@adendaacad3480
@adendaacad3480 4 года назад
Dhinteen sxb fud kadheh
@kumaaandooskadanab
@kumaaandooskadanab 3 года назад
@@adendaacad3480 waraa waxdhintay malahan ummadda masaakiinta afka kacesho gabadhaas waa gabadh maskiin ah weliba daacad ah ee niyahow ilaahay kabaq
@abdirahmanrage4988
@abdirahmanrage4988 3 года назад
Willkan Nairobi ayu hada borsada kugada aboow
@gaafoaafo5652
@gaafoaafo5652 6 лет назад
Faysal sxb bilaa calaykum isteelka inaga soo sax
@qoodaarmedia3468
@qoodaarmedia3468 5 лет назад
2019 stilling by mogadishu somalia
@awalemohamedelmi54
@awalemohamedelmi54 4 года назад
Yaa salaam sagal arts xasuus waaye wllhi🔥🔥🔥🔥😘😘
@ajboy9738
@ajboy9738 4 года назад
Nairobi anoo ciyalka xafada dhagaysanjire blhi xasus
@AbdulYusuf9
@AbdulYusuf9 6 лет назад
who's watching 2020😂
@najmamasaricadeey1852
@najmamasaricadeey1852 4 года назад
Me
@hafsamohamed9590
@hafsamohamed9590 4 года назад
Me👌🤗
@abdirizakmohammed4360
@abdirizakmohammed4360 3 года назад
Ana Hada Ku Marqamoyo giisa Cunoya Cirka Dururha A Maroya xxx
@Hani11112
@Hani11112 2 года назад
@@abdirizakmohammed4360 😂😂😂😂
@rahmokadar5213
@rahmokadar5213 2 года назад
2022
@nadirmohamed6751
@nadirmohamed6751 3 года назад
A song am still listening ❤❤
@shasmeenahmed173
@shasmeenahmed173 5 лет назад
I miss her I cant stop listening her songs...✌✌✌
@flighthub4305
@flighthub4305 Год назад
She needs help she not feeling well
@abdrahmanahmed3439
@abdrahmanahmed3439 3 года назад
I am listening 2021 ❤️❤️
@Cirshiida
@Cirshiida 5 месяцев назад
Wonderful still I’m listening now upto 2011
@dahirmahad9291
@dahirmahad9291 4 месяца назад
2024 and still watching ❤
@abdirahmanabdi5947
@abdirahmanabdi5947 12 лет назад
mashal gabadhan sagal cod ba ilaahay ku siiyey tani wa u dhalatey fanka isma ka dhigayso walee
@aishacali607
@aishacali607 Год назад
10.ka dib warunta
@princesskajal9595
@princesskajal9595 3 месяца назад
2024 baan dhegeysanaayaa heestan wa dooqeyga weliba qeybta,amar ilaahey ubad kala helooo ❤omg 😮
@qalbinator
@qalbinator 12 лет назад
nice sog wit too beautiful voices masha allah
@sadiqmoha9284
@sadiqmoha9284 Год назад
From TikTok 😂❤
@hassanaliyuusuf388
@hassanaliyuusuf388 Год назад
2023 i am still listening ❤
@farhiafilms2723
@farhiafilms2723 6 лет назад
still watching 2018. sagal arts intey ka baxday ya garanayo?
@mahomodosmaan3735
@mahomodosmaan3735 5 лет назад
Sagal fanka hada ayey kuso noqotey 2019 heeso cusub
@AliAhmed-mc8sm
@AliAhmed-mc8sm 15 часов назад
One day I will back here 18 10 2024 )😢
@salmaancadewaaye3323
@salmaancadewaaye3323 Год назад
Heestaan anoo dugsi sare ku jiro ayaa dhageysan jiray waliba xililga break aan ku jiro schooL rajab xamar degmada waaberi alle maxaa jecLaa hadana anoo Holland jooga wali dhageysaa 🥺🥺❤sagaL arts iyo faysal Hanad 2 Legend 🙌🙌
@habibomohamud
@habibomohamud Год назад
Tiktok kusoo arkay wasoraadiye hada ilamid thy one ♥
@habibomohamud
@habibomohamud Год назад
2022
@Zakariaxaajijanikedajanikeda
@Zakariaxaajijanikedajanikeda 6 лет назад
Who is watching 20/7/2018 we really miss u Sagal arts
@nasragarad4138
@nasragarad4138 6 лет назад
Cade Abowe MCN srltill am les 2018
@Zakariaxaajijanikedajanikeda
@Zakariaxaajijanikedajanikeda 6 лет назад
Nasra Garad waaw
@nasragarad4138
@nasragarad4138 6 лет назад
Hhhhh ani iyo adiga markey hestan sobexese waan yaryaren kolowa
@Zakariaxaajijanikedajanikeda
@Zakariaxaajijanikedajanikeda 6 лет назад
Nasra Garad hhhhhhhhh aniga oday ayaan ahaa waqtigaas hada ayaan yaraaday hhhhhh mybe adiga ayaa yaraaa waqtigaas hhhhhh
@nasragarad4138
@nasragarad4138 6 лет назад
EvEr MaXiMilyAnO ZaKaRiA Devid BAnEga hhhh oky waye
@maryanmohamedyusufmariya1614
@maryanmohamedyusufmariya1614 4 года назад
heestan markaa maqlo wan dhegesta kama siitago sagal feysal waa cod macaantihiin
@ConfusedCaterpillar-uo8gf
@ConfusedCaterpillar-uo8gf 4 месяца назад
2099 hadaa dawani donto isoducee inan kahoseyo dacda 100/99.9 inshaallah ❤
@abdiqadirabdullahimohamed2872
@abdiqadirabdullahimohamed2872 Месяц назад
Heestan 2013 baa iigu danbaysay 24/7/2024 ayaa Dib usoo booqday😢❤❤
@anigayaawaayeadigayaawaaye9954
WOW CAASHAQA SONG VERY GOOD THANK YOU VERY MUCH MUSIK ARTS
@ramaazruuxi173
@ramaazruuxi173 6 лет назад
Heestaan xasuus itahy maalinta arooskeyga la inoo daaray wlh caawa igu so xigto dhagesiged 2014 hadana 2018🌹🌹🌹🌹
@mohamuudabdirahiimseekh1835
@mohamuudabdirahiimseekh1835 5 лет назад
masha allh heysataan ku raaxeystey dhageysigeeda
@bashiirmaxamuudbarre3148
@bashiirmaxamuudbarre3148 4 года назад
Labuu siday ayhahu sida aada samila noqdaa samilaa noqdaa amar ilaahay ubad kala heloo amar ilaahay ubad kala heloo 👪👨‍👩‍👧👨‍👩‍👦‍👦👨‍👩‍👧‍👧👫👬👭💋💋💋💋💋💋UUR MIDAYSAN AABO HOOYO WAA GUUL AROOSKUYE WAA GUUL AROOSKUYE KU ISTAREEXA AQALGALKIINA KU ISTAREEXA AQALGALKIINA KU IS TAREEXA AQALGALKIINA KU ISTAREEXA AQAL GALKIINA KU ISTAREEXA AQALGALKIINA 👃👃👃👃👃👃👃👃👃👃👃👃👃👃👃👃👃👃👃👃👃👃👃👃👃👃👃👃👃👃👃👃👃👃👃👃👃👃👃👃👃
@muniirasamatar6000
@muniirasamatar6000 Год назад
Heestan tiktok kaso arky mcn waye ♥️ feysal hanad iyo sagal arts 🥰♥️ 16/10/2022 hbnimo 9:41pm 🤣
@mohamedali-mw3tu
@mohamedali-mw3tu Год назад
🤣🤣🤣🤣 late comers ayn nahy 2deena. Me 2✌️
@Iman_ahmed_abdi
@Iman_ahmed_abdi 3 месяца назад
Amar ilaaheey ubad kala helaaa😭❤️🫶 2024 old is gold
@sirmedi9378
@sirmedi9378 3 года назад
Two days to 2021 allow kheyr nooga dhig
@afraxhd348
@afraxhd348 4 месяца назад
Amar ilahay ubadkala Heloo🤲🤲🤲🤲 bishu waa may 6 2024
@CabdifitaxDaahir-mt8ft
@CabdifitaxDaahir-mt8ft 3 месяца назад
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 talow silaca an ku jiro malaga yaaba anoo kabaxay heestan oo aad u jcl lahay ina soo xasuusta wlhi oo. 12.sana ka hor la qaaday. 2012.baa la qaday sagal san u tagero lee. Caawona wa. Haben .sabti soo galeyso. 25 bisha. 5. 2024 gabar aan is jcl nahay baa iisoo socota oo mudo 7 sana is jcl nahay aniga wax qarash mahaya ala maxa meel walba ugu silac sanahay rabow meel qeer qabta ii fur ax
@user-fd8pj5ch7z
@user-fd8pj5ch7z 8 месяцев назад
Hestan wan jecla wnaan maqli jiray cawana dhagaysty 25/12/2023
@lsg4263
@lsg4263 5 лет назад
2019 someone?
@mulkiabubakar499
@mulkiabubakar499 8 лет назад
aroos wacan masha Allah
@abdulmalikfarah
@abdulmalikfarah 2 месяца назад
long time ago wht a singer 💪
Далее
SAGAL ARTIS GARAAD XUMO HEES CUSUB 2021
4:26
Просмотров 19 тыс.
Семья с двойным дном. Рассказ
2:45:06
Faysal hanad
5:35
Просмотров 1,2 тыс.
Sagal Arts Heestii LOOLI New Video 2011.flv
5:53
Просмотров 1,2 млн
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Просмотров 3,8 млн
coma coma - shamsa Mohamed Foot & Mandela
6:03
Просмотров 2 млн
Abuurka-Feysal Hanad & Sagal Arts New 2011.flv
5:11
Просмотров 199 тыс.
sagal arts heestii  intey i dhaliilayaan
4:56
Просмотров 956 тыс.
Faartun Birimo Iyo Fesal Hanad bayb kiss me 2012.mp4
5:21
Семья с двойным дном. Рассказ
2:45:06