Тёмный

SAGAL SOMALI NEW HIT MUSHUP | MUSIC VIDEO 2023 

ASAD FAMILY
Подписаться 160 тыс.
Просмотров 49 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

1 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 57   
@CaaliyaCarfoon
@CaaliyaCarfoon Год назад
Sagaleey waad cod qurxantahay balse kalaamka allh ku aqri codkaan markasaad kasii cod qurxanaaneysaa ogowna sagaley waxaani waa aduunyo haku sirmin dhal dhalalkeda qabribaa ina sugaayo abayo sheydanku yuu kuu sacaba tumin kutusala waxaa kuugu filan inta qof ee ayagoo heesaayo naftu kabaxday khatuma xuma haku dhimanin mcny. Talo walaaltinimo uqaado farinteyda❤
@fatushupdyrizak5935
@fatushupdyrizak5935 Год назад
Mcney intaa yar ee waanada ah xuman bay u qadan😭
@ZamzamHussein-d6z
@ZamzamHussein-d6z Год назад
Dhgahada uma adgeysankaraan rasas,naar oldhalaliyay😢😭😭😭😭😭🙏🙏marga ikadaa wll
@yasminmohamed6924
@yasminmohamed6924 5 месяцев назад
Walaahi waan ka naxay. Walaal ilaheey ulaabo. Xijaabkaaki kunoqo
@hoodoahmed330
@hoodoahmed330 Год назад
SAGAL Abayo Plz Heesta iska dhaaf qof wbaagsan baa tahee Ilaahay haka masaxo Heesaha iyo Danbigooda Aamiin yarabi
@tusheycadey6413
@tusheycadey6413 Год назад
ma sha allah qaaliyey ilxun kuma aragto iyo intii uurka ka neceb macanto ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FaadumoShariif-cq1gd
@FaadumoShariif-cq1gd Год назад
Sax waye Sagal abayo heestan is ka dhaf xumaan kulama jaclan wanaag kula jaclahay abyo abyo sagal iska dhaaf marwoba tahay kum roono heesah ina qaday ruwaayadah ku qurxoontahay abyo isturaada shey qali quruxadada iyo balicad ha soo dhigin social media has dhigin xijaabkag has soo dhigin abyo taas waano iga tahay hadalkay xumaan hu qaadin wanaag kula jaclahay abyo is astur abyo asturaad ku qurxoon tahay ❤😢tayda kale ruwaayadii away labo xaasle aby soo dhiga❤❤❤
@NasroQodax
@NasroQodax 11 месяцев назад
Sagaleey joog wll quruxeey is astuur
@MaryanHussein-nu9yd
@MaryanHussein-nu9yd Месяц назад
Gabadhii hooyadadeed haruurka tuntaa ayadana haadintay baran
@Sowda-nu5hv
@Sowda-nu5hv 3 месяца назад
Qof fican matihiid ee ilaa hay gaba oo ragaata hablahaa filiinka aad isla skam and you
@Raxmo-e1d
@Raxmo-e1d 5 месяцев назад
Sagal quruxley isha bina adim go ilagi haa kaqab to macanto😊
@AhmedsharksDeOska
@AhmedsharksDeOska Год назад
Fanaan caan marka tahy wasithan. Taagera buuxo
@faadumocabdikaafi1881
@faadumocabdikaafi1881 Год назад
Heestan waxay kusocotaa asad xasas badane😂😂😂sagalay abaayo mcn wan ku jeclahy plz and plz heesta iska daa abaayo mcn waa codsi😭😭😭😭wan kujeclahy lkn xuman kuguma jeclahaayo abaayo iska daa😭😭
@MaryanHussein-nu9yd
@MaryanHussein-nu9yd Месяц назад
Cod meeshaad kuma haysid e iska fariiso😊
@umuabdullahi4380
@umuabdullahi4380 Год назад
Rabiyow naa na astur quruxey hoyaa tahaye ilmahaaga unax kalimadaha so garayo Allah kaa rebo hestana
@aishakhafane9913
@aishakhafane9913 Год назад
Subaxanallah 😢😢😢Hoyoo ba tahy Allah ka baq Bari carurtada hesi dono
@ahmedabdi5494
@ahmedabdi5494 Год назад
Agah sagal fanan Mey ehed wll alle kabaq iskada
@tusheycadey6413
@tusheycadey6413 Год назад
ma sha allah qaaliyey ilxun kuma aragto iyo intii uurka ka neceb macanto ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@tusheycadey6413
@tusheycadey6413 Год назад
heesta iskadaa abayo hesta ma kugu tagerayi ee quruxdada iyo qiimahaga kugu tageraa heesta iskadaa❤
@hibohiboabdulahi1237
@hibohiboabdulahi1237 Год назад
Sax waaye wallaahi waatalo wanaagsan Allaha waafajiyo towfiiqda
@FarxiyoXussen-is2sv
@FarxiyoXussen-is2sv Год назад
Wow
@FardowsaBashiir-x4w
@FardowsaBashiir-x4w Год назад
Sagal walalo ilaheey ka cabso dadka horey usoco ku dhahaayan qabri kulama galaayan xitaa bilaa music wey fican tahay inaa ku amaanto zowjkaga ceeb iyo cadaab ayaa lagu muteeysana music iska dhaaf walaahi wanka xumaday markan arkay ado heesayo
@xakiimiciise5616
@xakiimiciise5616 Год назад
Waaw mash allah boqoradii codka keep going ina ader wan ku wataa gar iyo gar daraba walashey macaan💓💓💓💕💕💕💕💕💞💞💞💞💖💖💖💖💖🌍🌍🎤🎤🎤🎤💓💓👌👌👑👑👑💝💝💝😍😍😍
@ahlaamnura749
@ahlaamnura749 Год назад
Sagleey iskda heests wll quruxdada qarsoo❤
@hiboali5025
@hiboali5025 Год назад
Fanka ma fiicna ee iska dhaaf please yuuna afka ku qaloocanin, ma arkaysid fanaan aftoosan naarna waa u dheertahay
@FarhanAli-dt5en
@FarhanAli-dt5en Год назад
🤣🤣🤣ayaga dhan WA wada af qaloocanyihin miyaa
@fowsiasaid2839
@fowsiasaid2839 Год назад
Sagal somali waxaan ka mid ahy dadka la socdaa filmkaa laba xaasle Ileen fanaanadna wad noo ahyd hore u soco xbty ❤
@jamaadcabdulecawal3094
@jamaadcabdulecawal3094 Год назад
Sagaley aby waan kutaageera lkn heesta iskadaa abyo filmkan iskawado musalsalda lee sood aa hesaha dimbi weyn laga dhaxlaa abya bls iskadaa huuno
@radwayar9182
@radwayar9182 Год назад
Hbo mcn sagaleey waanku taageera codmacaan baad leedahay lkn quraanka kuakhri mamo waanku jeclahay wllhi lkn heesaha iska dhaaf hbo pls and pls
@MakoAhmed-j8n
@MakoAhmed-j8n Год назад
Ma. Sha Allah sagal cod macaan commentigan waxaan ka soo qorah Seattle Washington dadkan commentiga xun kuusoo qoraya dag ha udhigin
@MaryanQurux-kf7ru
@MaryanQurux-kf7ru Год назад
Walahi waan kutaageeri jiray lkn hada wixi kadanbeeyo tageeero kuumihi😢waayo qof ilahay caasiyay ooo nabiga nacalada mataageeri kari waayo nabiga Salalahu calayhi wasalam naagaha madax qawsada wuuna caladay😢
@sahraxusen4554
@sahraxusen4554 Год назад
Nabad gelyo korkaaga ha ahaato sagal quruxey abaayo waan ka naxay in aad fanaanad tahay mcnto is dhaaf abaayo kuuma fiicno aduunkaga iyo aakhiradaada ogow gabadha muslimada ah jidhkeeda iyo codkeeda labaduba waa cawro fadlan iska daa oo alle ka cabso abaayo talo walaalnimo u qaado
@Ahmedkacabchannel
@Ahmedkacabchannel Год назад
❤m.a💓 sagal😗 qurux 😍wan kutagera ❤qalanjo💜 sagal 😚somali💙 quruxey❤❤💝💖💕💕💞❣💌
@axmednuurmaxamed4099
@axmednuurmaxamed4099 Год назад
Codkaaga qurux waayahy lkn heesta iska dhaaf pls 🙏 mcnto 😢
@Salmomaxamedcabdi-ui8bn
@Salmomaxamedcabdi-ui8bn Год назад
Oo maad is asturias.abayo waa maxay qawanaata..
@MohamedAbdi-lq6jm
@MohamedAbdi-lq6jm Год назад
Iskadaa hesaha abyo yalagu afenin
@naleycismaancabdi3678
@naleycismaancabdi3678 Год назад
War inle qoftu wey duugned 😅
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 Год назад
❤️❤️❤️❤️❤️👍👍👍
@halimaadow3466
@halimaadow3466 Год назад
❤❤❤❤
@Maryanabdulkadir200
@Maryanabdulkadir200 Год назад
Masham Allah mcn horoyusoco❤❤❤❤❤❤❤😂😂 wankusalamy saga
@saidissa1815
@saidissa1815 Год назад
Walaal waxaan iskadaa alaah kabaq
@rehemaahmed3656
@rehemaahmed3656 Год назад
Subxanallah Noooo iskadaf hesah
@saidissa1815
@saidissa1815 Год назад
War waxaan iska daa
@seynabfarah3212
@seynabfarah3212 Год назад
Iskadaa heesa abaayo
@ayannamohamed402
@ayannamohamed402 Год назад
Hesta iskadaa😢
@Maankahooy
@Maankahooy 6 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤
@ubaxabdullahi5314
@ubaxabdullahi5314 Год назад
❤❤❤❤❤❤❤
@aishaismail5626
@aishaismail5626 Год назад
NOooooooooooooo SAGAL
@amiraqali6554
@amiraqali6554 9 месяцев назад
❤😊😊
@csalamak5541
@csalamak5541 Год назад
Nooooooooopp❤sagal🎉
@sahromohamed3185
@sahromohamed3185 Год назад
Sagal msh allh cod mcn 😍😘😘😘😘😘😘
@fatushupdyrizak5935
@fatushupdyrizak5935 Год назад
Xaasisanidaa
@nimcamohamed1757
@nimcamohamed1757 Год назад
❤❤❤❤❤❤❤
@hiboxidig796
@hiboxidig796 Год назад
ilen fananad aheed sagaleey❤❤❤
@isabellaali7835
@isabellaali7835 Год назад
Hada maa ogaatayna 3yeris kahor wy eheed
@wilfridmatkowsky2851
@wilfridmatkowsky2851 Год назад
"promosm" ❤️
Далее
SAGAL SOMALI | SINJIGEENU WAA DIR | MUSIC VIDEO
4:50
LABA XAASLE QIYAANO JACAYL PART 178
44:52
Просмотров 79 тыс.
БАГ ЕЩЕ РАБОТАЕТ?
00:26
Просмотров 96 тыс.
AlMayadeen Live / الميادين مباشر
Просмотров 15 тыс.