Тёмный
No video :(

SAGOOTINTA ABUUKAR AMIIRO ILAMADA CESHAN WEYSE SAFAR SALAAMA. 

King Ceyda
Подписаться 1 млн
Просмотров 102 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

13 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 391   
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Месяц назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤🫶🏻
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 Месяц назад
Scw❤Scw ❤Scw ❤
@ShukriAhmed-gm3nx
@ShukriAhmed-gm3nx Месяц назад
❤❤❤❤❤❤​@@lavieestbelle-neutre3431
@HOOYOFAADUMO-ci9nf
@HOOYOFAADUMO-ci9nf Месяц назад
Scw
@XaliimoAxmed-xk9ld
@XaliimoAxmed-xk9ld Месяц назад
Scw scw scw scw
@FartuunNuur-bz9yd
@FartuunNuur-bz9yd Месяц назад
❤❤❤
@Sihaammostaphe
@Sihaammostaphe Месяц назад
Inta Amiira Elinteeda Ka Murugootay one like 👍😢❤
@queenayush1463
@queenayush1463 Месяц назад
Wll adiga iyo walidkaga ilahay janada haidinkubishareyo amiiin wll isoboqo InshaAllah ❤😢❤
@-ikraam5872
@-ikraam5872 Месяц назад
Amiira saxiibo fican ba kagu dhacay wlhi siba ceyda gabdhahaba ayga kaga ficnaade masha allah ilaasho wax yalaha fican markasta lama helo🥰❤️
@Eva_1046
@Eva_1046 Месяц назад
Haa walhi sax waye allaha udaayo❤🥹
@hayat-q8y
@hayat-q8y Месяц назад
Sxbtimo qiimaheda 7+7 baku ciyaarey waxkasto jaceyl iyo views raadis bey ka dhigen very shame
@NajuuAhmed-qd3yq
@NajuuAhmed-qd3yq Месяц назад
Zxbada dhabta mudo markay is yaqanan wey isku ekadan isku dabecadna wey noqdan m.a intiba labadan wan Ka arka🎉❤😅
@-ikraam5872
@-ikraam5872 Месяц назад
@Taliso269 muhiimada waxan aragno io waxey inu shegen waye bil adankana qofba si bu wax u arka waa caadi hoshina iska wate dhahe
@MilleteryGirl11
@MilleteryGirl11 Месяц назад
Amiiro ❤😭😰walalnimo😢allh ha nabd geyo abukr
@queenayush1463
@queenayush1463 Месяц назад
Wll adiga iyo walidkaga ilahay janada haidinkubishareyo amiiin wll isoboqo InshaAllah ❤😢❤
@Fairygurl23
@Fairygurl23 Месяц назад
Amiiradeena wlahi murugadedu waa idamaqdaa waa ooyaa markasta oon soo xusuusto xanuunkay soo martay😢 ilaahay farxad waarta hasiiyo❤my queeen ilove youuuuuu amiiradeena🤍😫
@queenayush1463
@queenayush1463 Месяц назад
Wll adiga iyo walidkaga ilahay janada haidinkubishareyo amiiin wll isoboqo InshaAllah ❤😢❤
@CaashoCarab
@CaashoCarab Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤❤
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Месяц назад
dadk markay dhibaato ku dhacdo badankooda way is dhiibaan lkn iyadu fariid waaye aad u karti badan iyadoo yar bay hooyo iyo Aabo ba u noqotay cunugeeda o ay meel kasoo saartay nolosheeda iyo tii cunugeeda karti badnaan iyo sabir iyo dadaal baa la is dheeryahay hadana Alx famliy keeda ayaa u jooga cunugeeda u haya bashaal iyo inay farxad ku qaadato wakhtigeeda ayay ku jirtaa kiina isagaa qasaaray maahe Amiira habeen uma baahan walee Nin nasiib leh baa hela Amira qurux joog iyo jamaal bay isku darsatay iyo naxariis karti sabir dadaal masha Allah❤
@queenkaxda6393
@queenkaxda6393 Месяц назад
Waaw wllkey king ceyda wlhi waxa thy ruux ku dayasho mudan amiro nisb ayey ledahay madam adiga sxb kula ah waligiina sidas igu farxsanada ilaahey dhibato idinma tuso amin wllkey abukrna safar slma ayan lenahay i.a nwd ku tag meshad u socota mida kle waxn rajeynaa in wlshey xanaan ey mar dhow no imato si ey nola dabaldagto 1M i.a wxna ku rajeynaa sida ugu dhasiyaha badn in ad ku garto 1M I.a kabadn ayd u qalntaa wllkey qer bdn dhamantina aniga o an kala rebeynin asxpta team27 dar ale niii jeclhy❤❤❤❤❤
@user-ws2tn6gc9h
@user-ws2tn6gc9h Месяц назад
Wallhi amiira wan la oyay ilinta iga so dhacdy telefankeyga ayey ku dhacdy safar salama wallal kuleyahy qof familkaga kamid ah marku tagayo dhib wa wallhi 😢😢😢😢
@MssFaraxsan2898
@MssFaraxsan2898 Месяц назад
Wllhi Waa xanuun walalanimo Wx kaweyn majiro Amiiradeena Amus yaqay😢😢 Anaga xitaa waa kula ooynay 😢 abukar nabad ku tag apowe Mcn 😢
@queenayush1463
@queenayush1463 Месяц назад
Wll adiga iyo walidkaga ilahay janada haidinkubishareyo amiiin wll isoboqo InshaAllah ❤😢❤
@Pretty-s7r
@Pretty-s7r Месяц назад
Amiiradeyda pls don't cry😢 ilove your beautiful smile and your happy face❤❤❤❤
@isackbakool7969
@isackbakool7969 Месяц назад
Safar salaama Abuukar Ceyda iyo Amiira inta ila jecel❤❤❤
@Inacarale
@Inacarale Месяц назад
Ala amiradeydii heyga oyin macanto ohiintadu wey dhibee faraxadada jeclahy my miros🥺🫶❤️abukar safar salama😊😊
@KOKO_BUULE_45
@KOKO_BUULE_45 Месяц назад
Dunidan Ma Soo Marin Ruux ka sharaf Badan kana Run badan Nabi Muxamed ﷺ ❤️😢
@XaliimoAxmed-xk9ld
@XaliimoAxmed-xk9ld Месяц назад
Scw scw scw scw
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 Месяц назад
Masha"Allah Abuukar ❤ Walaalkeena ❤ Safar Salama ❤🎉❤
@AmranCabdinuur-qy7uk
@AmranCabdinuur-qy7uk Месяц назад
Aan Ku Salino Nabigeena Muxamed Scw❤❤❤
@XaliimoAxmed-xk9ld
@XaliimoAxmed-xk9ld Месяц назад
Scw scw scw scw
@NajuuAhmed-qd3yq
@NajuuAhmed-qd3yq Месяц назад
3 dan wiil family ka ayba kamid noqden sida amiira iyo ayaga isku jecel yihiin m.a❤🤌🏼🔏
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Месяц назад
aad iyo aad Famliy gob ah waaye wayba mudan yihiin in laga mid noqdo ❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 Месяц назад
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤
@Aswaan-duriyada
@Aswaan-duriyada Месяц назад
Team walapa amiira nooo ilaaliya horay usooo martay dhib e dhib kalè u ma rabneee😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 wlllhi waan la ooyaya cawa amiiradeema
@zahruujadeey4083
@zahruujadeey4083 Месяц назад
Amira qalbigeda sa id bu u jecanyahy😢by abukar❤
@queenayush1463
@queenayush1463 Месяц назад
Wll adiga iyo walidkaga ilahay janada haidinkubishareyo amiiin wll isoboqo InshaAllah ❤😢❤
@Sihaammostaphe
@Sihaammostaphe Месяц назад
Hada nahay Team Ceyda dhaxalka kaliya kugu leeyahay waa like 👍 faqiired 😂❤
@queenayush1463
@queenayush1463 Месяц назад
Wll adiga iyo walidkaga ilahay janada haidinkubishareyo amiiin wll isoboqo InshaAllah ❤😢❤
@sabriincadey2522
@sabriincadey2522 Месяц назад
Haye walal
@LadanAhmed-sj1xm
@LadanAhmed-sj1xm Месяц назад
Amiira wnjeclhy wllhei ❤😢
@Fairygurl23
@Fairygurl23 Месяц назад
Amiira i love youuuuu pls don't cry i😢i love your beautiful smile🤍💓💓💓
@caynicudoon9767
@caynicudoon9767 Месяц назад
Best friend 💓
@ShamsoShiiqcali
@ShamsoShiiqcali Месяц назад
Kusaliye nabegeena muxamed scw nawdkaliye naxriis korkiisa haahaatee
@IdoFarah-jl8pp
@IdoFarah-jl8pp Месяц назад
Ceymiiir 😢❤😊
@user-sh8ob5sp7b
@user-sh8ob5sp7b Месяц назад
ku saliya nabiga naxariis iyo nabad galyo kor kiisa ha ahaatee❤✋
@SuldaanCqaadir-t6c
@SuldaanCqaadir-t6c Месяц назад
First one team ceyda 1m coming soon wax yar kadhiman waa sugar kari laanahy
@safianuur8754
@safianuur8754 Месяц назад
Amiiro oyneyso marka arkay waba iska ilmeyey wllky malintuu baxa igu so dhacday ilahey ha nabad geyo 😢
@Msskavya9139
@Msskavya9139 Месяц назад
Cayda 1M walagala daahay ku yaaca 🎉🎉
@ItsBariyayy
@ItsBariyayy Месяц назад
Team Ceyda let's go 1M 🤴 ❤
@user-jk6rg3jv6q
@user-jk6rg3jv6q Месяц назад
Amiira oohinteeda way iga oysiisay😢
@ApdiqaniShucayb
@ApdiqaniShucayb Месяц назад
Amiira ❤😭walalnimo 🥲allh ha nabd geyo abukr ❤😭😭
@user-rd2ut4yq1k
@user-rd2ut4yq1k Месяц назад
Caloosha i hurtay amiira waan la oynay😭😭😭
@QueenAmiira-fw6cn
@QueenAmiira-fw6cn Месяц назад
amiira my Queen wallahi waa kula ilmeyay ha oynin farxadada Io qosolkaga jecelnhy ❤😢
@CabdalleSacad-p5x
@CabdalleSacad-p5x Месяц назад
Masha aallah walllalo shidan❤❤❤
@queenayush1463
@queenayush1463 Месяц назад
Wll adiga iyo walidkaga ilahay janada haidinkubishareyo amiiin wll isoboqo InshaAllah ❤😢❤
@user-me4fd7uw5l
@user-me4fd7uw5l Месяц назад
Amiro dar alle ayan ujcle wlhi cwe wan kula oye😢😢
@QueenNajmita
@QueenNajmita Месяц назад
Team walba one like 😊❤
@Dahab-pf4tb
@Dahab-pf4tb Месяц назад
Ah Amiira walalnimo Abuukar allah nabad hageyo❤😢😢
@hayat-q8y
@hayat-q8y Месяц назад
Ceyda 1M xaflad ha dhigan adigaba wiil arday ah asad xita 1M xaflad uma sameysan at least lacagta waxas ku bixin lahed sadaqeyso dad u baahan ba jira
@Gbdha_Riyada
@Gbdha_Riyada Месяц назад
Ani xitaaa wansugi lahy 1m hdaaa awuudo kligy wanku geenlahaa🎉🎉🎉🎉
@AliAfrah-p9l
@AliAfrah-p9l Месяц назад
Team Ceyda is muujiya ✅
@queenayush1463
@queenayush1463 Месяц назад
Wll adiga iyo walidkaga ilahay janada haidinkubishareyo amiiin wll isoboqo InshaAllah ❤😢❤
@NajmaNayloon
@NajmaNayloon Месяц назад
Cayda boorsada xtaa Wiilka isaga uwado wa respect tigii oo qof ah
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Месяц назад
aad iyo aad ❤❤
@Sahara-fc2bz
@Sahara-fc2bz Месяц назад
Safar Salaama walalkey Abuuukar Allah ha ku nabad geeyo iinashaallah ❤❤
@KingAkwadani-fu4pq
@KingAkwadani-fu4pq Месяц назад
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️
@user-md1fl5tw4w
@user-md1fl5tw4w Месяц назад
Safar salama wllkey mcn ♥️😢
@user-to3gi7ij3d
@user-to3gi7ij3d Месяц назад
Wllhi markan arkay amiira oo oyaysa ani xataa wan la oo oayay 😭😭by abukar 😢❤
@AbshirAadanMohamed
@AbshirAadanMohamed Месяц назад
Kusali nabigeena scw scw ❤❤
@XaliimoAxmed-xk9ld
@XaliimoAxmed-xk9ld Месяц назад
Scw scw scw scw scw
@amiishaahmed3348
@amiishaahmed3348 Месяц назад
Safar salmo wllo safar kheir qaba insha allh😢
@user-ki2cl1ox3e
@user-ki2cl1ox3e Месяц назад
Walahi bilaa zbb Ayaan u ilmeeyay Ax Ax Amiiradeenii hana ga ilmayn plz Walahi farxadadan jecelnahay❤i.a uu nabad tagi mar danbena waad kulmaysaan
@Kim___hana2525
@Kim___hana2525 Месяц назад
Ala amiira calooshey iga hurisey walaahi safar salaama abukar 😢
@Abeera_cade-s8q
@Abeera_cade-s8q Месяц назад
ONLY TEAM AMIIRA QURUX ONE LIKE 🎉👋🫡🫶🫶
@cabdallaxidig-uf3ds
@cabdallaxidig-uf3ds Месяц назад
Safar salaaaama sxb abuukar waan kuu xiise donaaa🎉
@Fuadfarxan
@Fuadfarxan Месяц назад
Kusaliya nabi mohamed scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ 1:32
@queenayush1463
@queenayush1463 Месяц назад
Scw😢❤ Wll adiga iyo walidkaga ilahay janada haidinkubishareyo amiiin wll isoboqo InshaAllah ❤😢❤
@Fuadfarxan
@Fuadfarxan Месяц назад
@@queenayush1463 Ana sabckarb isra.wll
@qabqabaishiya
@qabqabaishiya Месяц назад
❤❤❤
@XaliimoAxmed-xk9ld
@XaliimoAxmed-xk9ld Месяц назад
Scw scw scw scw
@faizaHirsi
@faizaHirsi Месяц назад
1 million coming ❤❤🎉❤🎉❤🎉❤
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Месяц назад
Amiira wllhi ani waa la ooyay miskiinta qalbi jeleeca ayan is kaga mid nahay anaaba hada bixitaankiisa la ilmeeyaye iyada o wllkeed u yahay maxad u maleen waliba ay mudo badan kala maqnaayeen iyada darteed u imaaday o waliba saaid bay u jeceshahay so waxa xaqiiq eh inay qalbiga ka oynayso 😭😭😭
@Pretty-s7r
@Pretty-s7r Месяц назад
Amiira i love youuuuuuu❤
@user-eg9qk7cr6c
@user-eg9qk7cr6c Месяц назад
Safar Salam Abuukar 😢😢Amira qurux Love ❤️
@QueenAmiira-fw6cn
@QueenAmiira-fw6cn Месяц назад
safar salama abuukar Illahey nabad hakugu geyo❤😊
@user-qs1pr9to7f
@user-qs1pr9to7f Месяц назад
I can’t wait 1m cadeyyy ❤🎉🎉
@XamseIsco
@XamseIsco Месяц назад
Walahi amira wan kula oyay adbay uxanun badantahay abakar alaha hanabadgaliyo wala 😢😢😢😢😢😊😊😊😊❤❤❤❤❤
@IbraBoy-rs1lr
@IbraBoy-rs1lr Месяц назад
Please aan Please cyda aan gaarsino 1M asxabta cyda keep going pro Mar walba wxan nahey garab kaaga ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Sadiashafici82
@Sadiashafici82 Месяц назад
😢😢safarkan safar aaan la yey buu noqdey ❤❤ alle haku nabad geeyo
@QueenXanaan24
@QueenXanaan24 Месяц назад
amiiradeyda don't cry i.a mar un wa wada kulmi dontan😢❤
@LovelyCosmos-vx7ri
@LovelyCosmos-vx7ri Месяц назад
Amiiro MArka oyday caloodha ihurtay wllhi amiiro waanjeclahay
@user-yp1cb8nh6n
@user-yp1cb8nh6n Месяц назад
Wllhi wn ilmeyey😢 ilahay ha nabad geyo wllken abukar🤲 qof aan baranay inuu naga tago ma jaceyleyn lkn wax walba waqtigaa kena safar salaamo wllkena
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 Месяц назад
Wcs sfar slmaa leyhy abukr illhy ha nbad geyo sgotinta wa xnun wllhi 😢❤
@DalmarYare-po4ch
@DalmarYare-po4ch Месяц назад
Coming soon 1m after 2 days ❤🎉
@nurtaadan-zt3fl
@nurtaadan-zt3fl Месяц назад
Save journey mi brother Abukar cade❤😢
@Calicabdulaahi-o4n
@Calicabdulaahi-o4n Месяц назад
Halugu saliyo nabiga scw❤❤❤
@user-vh7fw9gh2f
@user-vh7fw9gh2f Месяц назад
Abukar nabad alle ha kugu geeyo 🤲🏻🥰
@zamzamsaed8557
@zamzamsaed8557 Месяц назад
Team cayda one like😂❤
@IsmahaanBashiir
@IsmahaanBashiir Месяц назад
Alaha nbd geeyo abowe abuukar❤❤❤❤
@umalmohamed1666
@umalmohamed1666 Месяц назад
Ooh Sorry boqoradena Amiira Qurux 😢😢
@user-ft2zd5ls4q
@user-ft2zd5ls4q Месяц назад
Ilahe ha nabat geyo insha allaha yaaa rabii 😭😭😭😭💔💔💔
@user-yo6us8pe9b
@user-yo6us8pe9b Месяц назад
Sfr salma pweh mcn Abukar nbd ku taga mesha rabtid pweh ❤❤🙏
@Lo-wx6fo
@Lo-wx6fo Месяц назад
Wlhi Amiiro inaa nodubtan mahen 😢 caloshay ihurise😢
@SucdiOsman-zw2mm
@SucdiOsman-zw2mm Месяц назад
Team amiira qurux❤
@queenayush1463
@queenayush1463 Месяц назад
Wll adiga iyo walidkaga ilahay janada haidinkubishareyo amiiin wll isoboqo InshaAllah ❤😢❤
@nadramoustaphe6253
@nadramoustaphe6253 Месяц назад
Kuxisidona wll abokor cdeh 😢😢😢😢😢 ilahay haku nabad geeyo
@user-qc4nm6rb7h
@user-qc4nm6rb7h Месяц назад
Amiira wllkyd alle hakuu babad geeyo qli
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 Месяц назад
Amiiro😭 nabad ku tag abukar 👋😢
@user-nw3yi9fx1o
@user-nw3yi9fx1o Месяц назад
Safar salaamo abuukar allaha ku samo geeyo ado nabaga
@HikmaMohamed-hu7vn
@HikmaMohamed-hu7vn Месяц назад
Inta ceyda inu oyay aragtay😢
@AhmedNuur-y5k
@AhmedNuur-y5k Месяц назад
King ceyda waan ku salaamay pro❤
@KatrinaAbdi
@KatrinaAbdi Месяц назад
Safe journey to him ✈️❤
@MuuminaXaaji-us7kx
@MuuminaXaaji-us7kx Месяц назад
Cwa wxaan soo xasuustay hooydy 3 mr ayey iga fogaatay mr aniga 12nil dhln Mr nh 13 jir mrka iga tgeysi waan oyy wxy adeysi boosaaso Hddanh 17 sano jiraa wey iga tgty I miss you moomyy mesha joogtit nbd ku joog
@user-tm7iq2kx7b
@user-tm7iq2kx7b Месяц назад
Safar salamo legend abuukar
@ItsBariyayy
@ItsBariyayy Месяц назад
Mr 1M 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@FadumoRermagal-pj7zb
@FadumoRermagal-pj7zb Месяц назад
Tiim Amiira 😭
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Месяц назад
😢😢😢😢
@Farhia_ali
@Farhia_ali Месяц назад
AMIIRAQURUX. CALOOSHA. IHURISAY. Caawa SORRY INSHALAAH. WAAD IS ARKEESAN ASGANA ILAAH. BABADGEEYO. GURIGIISA❤❤
@DeeqoAli-x9m
@DeeqoAli-x9m Месяц назад
Waa kuu xiisi doonaa abuu bakar ilaahay nabad ha kugu geeyo❤️🫶🏽😢😢
@Somaligamer2
@Somaligamer2 Месяц назад
Safar salaama abuukar nabad ku tag turki ❤❤❤
@user-zd8uz6nk7f
@user-zd8uz6nk7f Месяц назад
Amiiro calooshaaa na hurisay😢😢
@Jisoo._.soo2
@Jisoo._.soo2 Месяц назад
King ceyda supcribe waan kuu saarey magacayga waa xamdi black my young brother keep going ❤😂🎉😢 and iwish you well 💘❤️‍🩹❤️‍🩹 hormar wacan kuu rajeynaayaa macsalaama my brother walaalkey qaaliga ahow hal million kuu rajeynaayaa caawa asalaamu calaykum warax matullahi wabaraatuh my brother keep going
@SacdiyoMohamed-hd3yo
@SacdiyoMohamed-hd3yo Месяц назад
Allaha nabad geeyo wllken safar salaama
@Fartuunxassan720
@Fartuunxassan720 Месяц назад
Amiiro walaalked Abuukar safarsalaama ilaahey ha kunabad geeyo Aamiin walaalkena 😂😂🎉
@Cumeer_Bigfan-t3t
@Cumeer_Bigfan-t3t Месяц назад
TEAM KAAMIL AND MALIKA ONE LIKE ❤😊
@f.mohamed4638
@f.mohamed4638 Месяц назад
Safar salamo illahey haka digo walalken abukar waan loyay Amira qurux walahi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Месяц назад
ani xataa waan la ooyay aad bay u qalbi jilcan tahay miskiin 😭
@ItsBariyayy
@ItsBariyayy Месяц назад
Safar salama abu❤
@Mineyyyyyyy
@Mineyyyyyyy Месяц назад
Ax😢wlhi dadka ila yawe mata sida ino aniga wllke iga tagoyo okle u oyee😢❤sorry amirdena😢❤
@farxiyofiska5483
@farxiyofiska5483 Месяц назад
Alla nabad kugu geyo abukar abowe😢😢
@NajmaAli719
@NajmaAli719 Месяц назад
Ala amiradena waa oyaye😢😢
Далее
NAFTAADA YAA KU AAMINE XAASIDNIMO  ISKU BADAHSE😂😂
15:25
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
Просмотров 9 млн
Classic Italian Pasta Dog
00:20
Просмотров 1,7 млн
Behind The Scenes | HA IS DISHO NIN LA'AAN MIYAA JIRTO
13:39