Тёмный

SAKARIYE KOBCIYE DARTABA LA II ABUURAY OFFICIAL MUSIC VIDEO 

Waqal WStudío
Подписаться 2,4 млн
Просмотров 352 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 443   
@hanadomarofficial7556
@hanadomarofficial7556 3 года назад
Fankiii oo qof ah Kobciye❤️✅
@yahyeboss2068
@yahyeboss2068 3 года назад
Legend ku salamy
@mahamudahmed1965
@mahamudahmed1965 3 года назад
Sax
@abdikachannel9777
@abdikachannel9777 3 года назад
Ceyr Lee laga hela usheg
@khadraciise2044
@khadraciise2044 3 года назад
@@abdikachannel9777 ceyr maxay eh Ninkaan waa nin Samaroon eh waxkasta waa sheeganesan miya shalay ba Nada Alqala dhahden waa hawargidir😂
@sharifahmed9925
@sharifahmed9925 3 года назад
@@khadraciise2044 kkkkk sheegadaa miyaa bilowbday Ninkaan Dhalad wye adeer
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 3 года назад
Ninkaani waxkasta ayuu isku darsaday maalintuu barto sida musiga loo qaraaco fanka haloodaayo🥰kobciye legend 👏😊
@laahiyoofficial4799
@laahiyoofficial4799 3 года назад
Uu tumaaa Music wlaal u Yaqaana
@HodanJamac-cr1re
@HodanJamac-cr1re 6 месяцев назад
alx
@drsifrah8081
@drsifrah8081 3 года назад
Jacayl dadku aannu haysan❤ Adaa ani iigu deeqay😘 Halkaad dagantaan ogoo💘 Anaa adi kuu duceeya💋 Xaajiga ayan intaas u hibeynya cwa, ilaheyna waxan weydisanaya inu dib no kulmiyo🤲❤
@ayshaosma9942
@ayshaosma9942 3 года назад
Heesta sifcn ufahma wuxu dhahay hadan Dunub lahyn oo Danbi laiiqori lahyn waxan dhihi laha darta baa laii abuurey ee muudhihin darta baalay abuurey ootoos ah marka intaasna danbi mahn just heesta waa top🤫🥰
@Sayidka_Exchange
@Sayidka_Exchange 3 года назад
"Daymada qudhee een ku eego anaa ogee waxaan dareemo" "Codkaagana waa dawoo anaa og halkuu dabiibo"
@hamseshaacirent4400
@hamseshaacirent4400 3 года назад
Abwaan, Abu-Laxan ,Fanaan Legend Kobciye Horay usoco Prother
@khaalidkaamilofficial7166
@khaalidkaamilofficial7166 3 года назад
Wow S.Kobciye hees dareen leh waqal wstudio best editing laga Yaab keep going bro
@wariyejaceylow4273
@wariyejaceylow4273 3 года назад
Mhdsanid fanaanka sanadka khaalid kaamil ku wataa
@TheReal_Man
@TheReal_Man 3 года назад
Waxaa laguu abuuray in Alle kaliya caabudid "Adoonow" وَمَا خَلَقْتُ الْجِنَّ وَالْإِنسَ إِلَّا لِيَعْبُدُونِ
@dakar1984
@dakar1984 3 года назад
Sax wlhi intasii uu kuugu qafaay
@mahadabdiigal
@mahadabdiigal 3 года назад
Somali no romantic all of them just they sing only
@mohamedamiinabdihashi8019
@mohamedamiinabdihashi8019 2 года назад
Afeef buu hormarsdy hee wax hubso Hadaanay danuub ahayn Oo aan danbi la ii qorayn Dajiyaay waxan dhihi lahaa Dartaabaa la ii abuurayy
@kinglove5272
@kinglove5272 3 года назад
Fanaan abwaan +mulaxan keep going legend zaki kobciye 🙏😍
@yaxyeym3766
@yaxyeym3766 3 года назад
Iam from Yemen but I realy like I dont understand anything but it's give me relex 🤪🤪🤪🤩🤩
@muhanadcabdullahi3251
@muhanadcabdullahi3251 3 года назад
Wadankaada ku faan sxb like haku raadinin wadan aadan u dhalan.
@khadraciise2044
@khadraciise2044 3 года назад
@@muhanadcabdullahi3251 kkkkkk ma yaabtay dabalnimo ayu ku darsaday magici oo Somali ugu qoran ayu wadan kle sheganaya hada somalidi Edabdaradas bay wada barten like raadis iga dheh
@yaxyeym3766
@yaxyeym3766 3 года назад
@@muhanadcabdullahi3251 magacu af somali wuu igu qoran yhy laakiin ma ahi somalia
@yaxyeym3766
@yaxyeym3766 3 года назад
@@ariaspence267 na mxd ku hadlisa
@ariaspence267
@ariaspence267 3 года назад
@@yaxyeym3766 nah, mxd khon whatever you talking about chalisa, ja meri hai ki prabhu ku faamaa sun
@adamali2035
@adamali2035 3 года назад
Ustaad furinle Legendary 🎹🎹🎹🎹🎹🔥❤🙏
@aftahkaramah5368
@aftahkaramah5368 3 года назад
Yaa qaba cudurka loo yaqaan comment aqris sidayda oo kale 😂😂
@abdikarinahmed2267
@abdikarinahmed2267 3 года назад
Music 100% Erayada100% Laxanka100% Laga yaab❣
@Abokorrrr
@Abokorrrr Год назад
Heestan Heesaha kle waa ka Gaar❤😩Fanaankuna Fanaanita kale waa ka Gaar Sakariye Kobciye🔥🐐
@dhamme0
@dhamme0 3 года назад
Fankii oo maryo loo xidhey S.kobciye erayada waad soo kala shaandheysay . Keep going bro
@abshirmahad4436
@abshirmahad4436 3 года назад
Daymada qure Een ku eego anaa og wxaan dreemo Codkaaguna waa dawoo Anaa Og hlkuu dbiibo (M....i)
@shukriibrahim9636
@shukriibrahim9636 3 года назад
Dawad u Qortaa naftayda dunida laga so helayn💔🤴🥺🖤
@yazier_4456
@yazier_4456 3 года назад
kiniin madax weyan dawadasi😂😂
@najmamaalin2829
@najmamaalin2829 3 года назад
Most heart touching words ♥
@diinosmanapdiwarsame2036
@diinosmanapdiwarsame2036 3 года назад
Walhi sido kale😰
@abdilaahicaska389
@abdilaahicaska389 3 года назад
MUSIC AXMED WALI FURINLE 🎹🎹🎹🎹🥰👑👑👑💯
@deeqsimohaliofficil959
@deeqsimohaliofficil959 3 года назад
Guri Barwaaqo mee wr heestan ka dhanaanso nio waa hees iyo Badheh
@dayesomaliyoutube7108
@dayesomaliyoutube7108 3 года назад
Abwaan, laxamayste , fanaan, Sakariye Kobciye Suldaanka Fanka 👍👍❣❣
@Zaky_garad
@Zaky_garad 3 года назад
Alfanan Zakariye Kobciye, Lyrics,Melody And The Music🔥, The Editing Gacmo Dahabkii Khadar Waqal🙏👏💖.
@nimcodow1230
@nimcodow1230 3 года назад
Woow😱 sakariye kobciye another level walhi waad tagtey bro 😇💯 Waqal studio legend 🥰
@khadrafarah9023
@khadrafarah9023 3 года назад
Woow legend sakariye kobciye waa abwaan fanaan iyo qaar kaloo badan mansha allah 💯👌🌹🌹❤
@gabarhabargidir1834
@gabarhabargidir1834 3 года назад
Abwaan mulaxan fanana Wax kalaa 🤗 tahay lipax waa Ku wataa ani ❤️
@alihajio670
@alihajio670 3 года назад
The one and only kopcıye Waqal studıo legendz👊
@ziham_ayanle
@ziham_ayanle 3 года назад
Kobciye wa fankii o Guuray Axyaa fanan 🔥🔥😍🥰❤❤❤❤
@cabdirasaaqsalaxlaawi6665
@cabdirasaaqsalaxlaawi6665 3 года назад
abwaan fanaan mulaxan aan aad u taageero go forward zhp sakariye kobciye
@farhandhagdheer2186
@farhandhagdheer2186 3 года назад
Legend always legend kobciye Qadar waqal nin weyn
@khatrakhatar9745
@khatrakhatar9745 2 года назад
Fav wllhy…🥺👑
@mabsudaly8246
@mabsudaly8246 3 года назад
Anaa u horeya mnta ❤✌
@dekaahmed1232
@dekaahmed1232 3 года назад
Daciifay hday ku waaYo ©️🌍🥰🤴👸
@ahmedhuseen743
@ahmedhuseen743 3 года назад
waa abwaan waa fanaan waaa lacamiiste heesihiisa hal hees oo fashila kuma hidho
@farhandhagdheer2186
@farhandhagdheer2186 3 года назад
Dadka inta badan erayada si fcn uma dhageysan aya filaa dartaaba la ii abuuray erayada ka horeeyo ma dhuuxdeen ha dag dagina somali maxamed
@muneraaaa11
@muneraaaa11 3 года назад
Ninkan wan wata wlhi💜🔥🔥🔥
@apdirahmanapdala3976
@apdirahmanapdala3976 3 года назад
Adaan ku wataa w😂
@yazier_4456
@yazier_4456 3 года назад
ninku goorma ayuu gaadhi isku badalay😂😂
@Ymansuuri
@Ymansuuri 3 года назад
Waa legend.
@sayidcatoosh6515
@sayidcatoosh6515 3 года назад
Kobciye waa fankii oo socda🤘 Keep going barada🤣😂
@fahadkasocdalka2672
@fahadkasocdalka2672 3 года назад
Abwaan+Laxamiiste+Fanan SAKARIYE KOBCIYE Legend Waqal studio Anather leval Furinle Mucjisada Musica ❤🥀⚘🌹🧡🤍💚💛🌹⚘🥀
@yuusufmohamudali3052
@yuusufmohamudali3052 3 года назад
"و ما خلقت الجن وا لإ نس الا ليعبد و ن " Dartaa la ii abuuray waa qalad allah waxuu kuu abuuray in aad caabudo
@zunduzabdykarim8810
@zunduzabdykarim8810 3 года назад
Heesta fahn marka hore
@dhamme0
@dhamme0 3 года назад
Muu odhan sidaas wllo caadi u fahan erayada
@mkhmahamud2394
@mkhmahamud2394 3 года назад
dib u dhageeso heeska
@iskufilan8503
@iskufilan8503 3 года назад
“Hadaaney dunuub ahyn oo aan dambi lay qorayn dajiyaay waxan dhihi lahaa dartaa baa lay abuuray” ereyga dambe uun hasoo qabsane fahan u jeedka
@mutafaomar1567
@mutafaomar1567 3 года назад
Fanaan Abwaan Laxamiiste Ninkani waa mucjisada fanka oo guuraysa wlhy legend zakariye hesahagu say iigu socdaan illaahow quraanka igu socod sii
@amalali4761
@amalali4761 3 года назад
Daymada qudha een ku eego Anaa og waxaan dareemo Codkaaguna waa ii dawoo Anaa og halkuu dabiibo Waan ku tebey la'aantaana cidlo ayaan dareemay A.G.J kii aan dunida ka jeclaadaw❤🥰
@nagaanshoofficial6661
@nagaanshoofficial6661 3 года назад
Waqal studio and fanzkiisa waan idiin salaamay all asxpta ku xidhan and waqal studio
@mohamedabdulkadir4085
@mohamedabdulkadir4085 3 года назад
Mucjisada Fanka soomaaliyeen Al abwaan mulaxan fannaan Zakariye kobciye ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@officialabdikariimalishaah2625
@officialabdikariimalishaah2625 3 года назад
Kobciye Iyo furinle Iyo WAQALKOO IS HELAY
@deeqkilixofficial6891
@deeqkilixofficial6891 3 года назад
Fankii oo luga leh legend kobciye👑🙏💯
@khaalidtabliqichannel5216
@khaalidtabliqichannel5216 3 года назад
codkiiyoo bili aadam ah zakariye kobciye legend❤️✅
@aftahkaramah5368
@aftahkaramah5368 3 года назад
2:21 Fanankan wuxuu yiri "Dartaba lay abuuray" Jawab aan kusiiyo oo ilahay ha ugafin; Adiga waxaa laguu abuuray, Adiga jidba lagugu talagalay. Adiga waxaa laga rabaa, Inay naftu kaa baxdo adigoo rabigaa caabudaya. Adigu dariiqa saxda ah haaya. Waxaa lagaga baahan yahay Asilada kugu soo beeganta nolosha inaad ka jawaabi karto, Oo uga jawaabi karto hadafki lagu abuuray, wixii aad ku gaadhayso. Kalmadeydu Marka waxa ey ku kooban tahay- ( Nolosha Yoolkeedu Yuu kaa qaldamin ) *Allah inti lusan Hasoo hanuuniyo:*
@queenoftheyear2477
@queenoftheyear2477 3 года назад
Xaqiiqo walaal ilaahy wuxu u abuuray inuu caabudo ma ahan inuu la shariik yeeli aadane
@abdourazakmandela3034
@abdourazakmandela3034 3 года назад
Heesta si fican ugu fiirso fanaanku wuxu dhahay hadaanay danbi ahayn oo danbi la igu qorayn wxn dhihi lahaa darta ayaa la ii abuuray taas micnaheedu waxa waaye inu fanaanku ogahay haduu idhaahdo dartaa baa la ii aburay inay danbi tahay balse afeef ayu ka hor mariyay la soco nio heesta
@maahirabdi6201
@maahirabdi6201 3 года назад
Brother wuxuu yiri hdan danbi lay qorayn dajiyaay waxaan dhihi lahaa dartaa baa la ii abuuray mcnuhuna wuu cad cad hdaad fanka ama adabka wax ka taqaano kumaadan degdegteen wll
@ilkadigirpro2794
@ilkadigirpro2794 3 года назад
Xumaan ujoog waa adiga kaligaa
@alidhuuhabdi202
@alidhuuhabdi202 3 года назад
Somali waa sixun wax u fahan heesta dhagysa erayga aad soo qadatay erayada ka horeeyo micnahooda soo dhuux kaape
@popcriminal1432
@popcriminal1432 3 года назад
Another level ❤️😍zaki kobciye 👏🤴👏🤴
@faadumobarwaaqo415
@faadumobarwaaqo415 3 года назад
Waaaaw jaceel aaan mar hore ayuu igu kiciyay
@khaalidcheesto7483
@khaalidcheesto7483 3 года назад
Heestan hani loo qaaday xaskisa💏
@yaasirkhalif7540
@yaasirkhalif7540 3 года назад
Kobciye in the building keep it up amigo ✌️
@asumeeey4950
@asumeeey4950 3 года назад
daqiiiqad haddan ku wayyo dunidda iguso yarata nalba kulankeena daarma markaad maqanthy damaaya♥️🥺🔐 daymadda qudhe een ku eggo anna og waxan dareemo codkaguna wa dawo idawo anna og halku dabiibo😍 21/8/2021 saturday 10:21
@leilaali2111
@leilaali2111 2 года назад
Daqiiqad haddan ku wayo dunidda igu so
@rahmacabdi9622
@rahmacabdi9622 3 года назад
Walaahi ninkan wanku haystaa heesihisa midlatuuro malleh horre u soco walalkay sakariye kobciye wow
@caaqilkaxaafada3162
@caaqilkaxaafada3162 3 года назад
Fanaanka keliya ee isku filan. Zakariye kobciye 🙏
@mustaphedonyaale9388
@mustaphedonyaale9388 3 года назад
Another level waqal 💯👌
@hannadyarkasannadka8097
@hannadyarkasannadka8097 3 года назад
legend sakariya hees iyo bar murti ku hays ama iskada no filters geesi 👍🏿
@pharahmoge533
@pharahmoge533 3 года назад
This is the best song I have heard ever 😘
@abwaancasiirchannel8546
@abwaancasiirchannel8546 3 года назад
Heesta dad badan ayaa leh Waa danbi wayn Sidaas maahan qofkii wax fahmayoow Fanka ayaaba wax wngsn ahayne. Erayda fahma oo dhugta Hadaanay danuub ahayn Oo aan danbi lay qorayn Dajiyaay waxaa dhihi lahaa Dartaa baa la'ii abuuray . Ina adeer kobciye horay usoco 🙏
@anwarkhalid6236
@anwarkhalid6236 3 года назад
Unugyadii dhiiga ee xidh xidhnaa waa wada dhaqaqeen jacaylban la qubanayaa waxa jeclaheyna ma aqaan axlaa cod zakariye kobciye 😘🥰
@farxiyagababa9871
@farxiyagababa9871 2 года назад
Nacalaa jaceyl iyo ninba ku yaalo wiilkeyga ayan u qaada heestan oon aduunka ugu jecelahay
@Aksel695
@Aksel695 3 года назад
Abwan mulaxam zakariye kobciye
@sharmaakedhiidhaco2769
@sharmaakedhiidhaco2769 3 года назад
wax kale
@hudamohamed8522
@hudamohamed8522 3 года назад
Laayaab layaaab kobciye hore usco hunoh
@shaafofficial
@shaafofficial 3 года назад
Next madaxaa na furan
@ramaazruuxi173
@ramaazruuxi173 3 года назад
Hees iyo badh abwan kopciye lagend fooqa lagend ❤️👌
@najaxmaxamed4643
@najaxmaxamed4643 3 года назад
Illahay qof dartii kumu abuurin ilahay ka cabso illahay wuxu kuu aburay inad cabudo adlastii hadanad ka mar mayn wax caqliga gala erayo ka dhigo
@xafsacabdulaahi8463
@xafsacabdulaahi8463 3 года назад
Heesaha Zakaria kobciye iigu baxdaa keep going Libaxa fanka🙏
@munoballe6095
@munoballe6095 3 года назад
Hees iyo bar Abtigey cod dahab 🙋❤️✌️
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 2 года назад
Jaceylkii oo fan Ah ama quf Ah haduu jiro wa zaki xaqiiq ninkani waxa ka dhax guuxaayo waa jaceyl ka da.ween asiga xaqiiiq
@ismailyare5569
@ismailyare5569 3 года назад
Maal mahaan heesa dambi aa kusoo badanaayo ilaahay inaa caabuto oo kuu abuuray ee qof dardiis laguma a buurin
@mariamelmiofficial7541
@mariamelmiofficial7541 3 года назад
Another level kobciye ina hes isamyso waye
@cadirocmb6259
@cadirocmb6259 3 года назад
Sakariye kobciye keep going pro never give up 😁❤🤞🙏🙏
@ibracosmetics
@ibracosmetics 3 года назад
Abwan fanan laxamiste legand zakariye kobciye kepgoing my bro
@Eng.Shiiqaalow
@Eng.Shiiqaalow 3 года назад
Ninkaan zakariye kobciye iyo Khalid kaamil waa labada fanaan ee heesaha jaceylka kaaga waalayo heesahoda dareen gaar bey wataan
@hibociye3048
@hibociye3048 2 года назад
Ninka kaliyeeeen fanka zomalida ka dhagyzto sakariye kobciye♥️
@somaliyameni202
@somaliyameni202 3 года назад
Legen sakariye kobciye 🙏🔥
@mohamedmowlid7239
@mohamedmowlid7239 3 года назад
Legend hore usoco
@keeyowcadeofficial7456
@keeyowcadeofficial7456 3 года назад
Wow legend waa ku waata nice song 💥libx is back ku fano waa sugaa heesti shidan ♥️♥️💯💯💯🤩
@fowzichannel4868
@fowzichannel4868 3 года назад
The only one ciiltire furinleh and kobciye keep going
@mahatbarise4789
@mahatbarise4789 3 года назад
la aanta aniga dayoba laciifay hadan kuwayo alla maxay dad badan tabaneysaa fifa zakariya best of the best ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤟🤟🤟🤟🤟🤟🤟🤟🤟🤟
@samirahennabeauty780
@samirahennabeauty780 3 года назад
Omg 😳 Darta baa ley aabuuray waqwareey✨❤️
@osobsaed1796
@osobsaed1796 3 года назад
Amazing 💝😘🌹 dajiye waxan oran lahaa dartaa baa lay abuuray💙
@Raaye_Rijaal
@Raaye_Rijaal 3 года назад
My brother sakariye cadde keep going saaxiib.
@yaasiinmuxumed2218
@yaasiinmuxumed2218 3 года назад
Erayada Laxanka iyo waliba codka dhamaan waa sakariye cobkiye Dhamaan waa 100%
@filmaction271
@filmaction271 3 года назад
Jclka dhabta qofki so maray Ayay daremayo hesta 😭😭😭
@hamdaqorane3400
@hamdaqorane3400 3 года назад
Legend sakariye kobciye keep going brother
@nemcohizmael1218
@nemcohizmael1218 2 года назад
Nalba kulankeena daarma mrka maqantahy damaya🙂❤💖
@kiikolyrics3621
@kiikolyrics3621 3 года назад
Waqal another level👏👑
@sakariyecqani7453
@sakariyecqani7453 2 года назад
Wiilka isku magaca nahy Leng keep going pro 💯💯💯💯💯💯💥✨✨✨
@bilyandhaan7379
@bilyandhaan7379 3 года назад
Codkaguna❤ waa Dawoo 💊💊 I Dawoo 💉💉💊💊anaa og halkuu😪 Dabiibo maamo Janno🤱🤱 Duniya 🌏🌏💋❤💯
@asmamxamad2877
@asmamxamad2877 3 года назад
Nin wax walba isku ah kobciye__fav_singer___🔥💞
@saalaxsanaagofficial6249
@saalaxsanaagofficial6249 3 года назад
Legend khadar waqal 👍
@shamuuqcaddeofficial1469
@shamuuqcaddeofficial1469 3 года назад
On the Fire 💥💥🌟☄🔥🔥🔥🔥
@haniabdullahi4782
@haniabdullahi4782 2 года назад
Hees hooyadeed io aabaheed waaye heestaan 💯💯 Axsan fanan
@marcozmusic1593
@marcozmusic1593 3 года назад
Sakariye kobciye hore usoco wlll❤️
@mahamoudnuur5307
@mahamoudnuur5307 3 года назад
The only one legend kobciye nin wey.
@fahiimaiskufilan9105
@fahiimaiskufilan9105 3 года назад
Hees Io badh ❤😱 Zakariye kobciye The only one ✊
@asaldhaladofficial4148
@asaldhaladofficial4148 3 года назад
The only one sakariyeh kopciyah leng waqal go forward 💞🥰👍
@maxamedbaradho4535
@maxamedbaradho4535 3 года назад
Daqiiqad haddan ku waayo Dunida igu soo yarata Nalbaa kulankeen darmaa Markad maqantahay damayaa Daymada qudhe aann ku eego Anaa ogg waxaann dareemo Codkagun waa dawee Codkagun waa i dawee Anaa ogg halku dabiibo Haddanay dunub ahayn oo aan danbi lay qorayn Dajiyay waxaan dhihii lahaa dartaaba lay abuuray Laanta naqay daciifay hadaan ku wayay Dawaad u qortaa naftayda Dunida laga soo helayn Jacayl dadku aanu haysan Adaa ani igu deeqay Halkaaad deggantan ogee Anaa adi ku duceeya
@cqaadirxuseenmaxamed972
@cqaadirxuseenmaxamed972 3 года назад
Zakriye kobciye lajan 🥰🥰🥰
@badrinour6288
@badrinour6288 3 года назад
Sookii Yiri Abwaan Hadraawi Allaha dhowree hadaan lay cadaabeyn Rabi ii Carooneyn dadku inuu ku Caabudo Madowgiyo Cadaankaba.................Hda kobciye wxu yiri hadan danuub aheyn oo an danbi lay Qoreyn Dajiyay waxan dhihi lahaa Dartaa ba lay Abuuray cajiip🤔 waku taageeraa Fanaaan Mulaxan kopciye🥰❤️❤️❤️
@husseinalihassan5121
@husseinalihassan5121 3 года назад
*kobciye* Another level Fankaba adaaba nagu haya
Далее
MAXAMED MAAME - JAWI OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:30
Просмотров 38 тыс.
Я ЖЕ БЕРЕМЕННА#cat
00:13
Просмотров 543 тыс.
Новый хит Люси Чеботиной 😍
00:33
Zakariye kobciye heestii Jaceyl dhofay dhaxalkiisa
7:24
Я ЖЕ БЕРЕМЕННА#cat
00:13
Просмотров 543 тыс.